"Hadaanu Dumar nahay waxaanu awoodnaa inaan Nin Taajir ah Fiqiir ka dhigno..." Dood HCTV.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 95

  • @mop01-r4f
    @mop01-r4f 4 หลายเดือนก่อน +17

    Ku saliya nabiga❤

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 4 หลายเดือนก่อน

      ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ🙏

    • @MunaAadan-h5p
      @MunaAadan-h5p 4 หลายเดือนก่อน

      صلى الله عليه وسلم

    • @رحمةدلمر
      @رحمةدلمر 4 หลายเดือนก่อน

      Scw scw❤❤

  • @SOOMAALIY-1960
    @SOOMAALIY-1960 2 หลายเดือนก่อน

    Mash allah xalka kaba dan beyseetii ayaad isla gara teen ❤❤❤

  • @mohameddakane
    @mohameddakane 4 หลายเดือนก่อน +12

    Inta marwo markay tiktok kusoo arkeen soo raadisay asc

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 4 หลายเดือนก่อน +1

      ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ🙏

  • @daarusalaamchannel1200
    @daarusalaamchannel1200 4 หลายเดือนก่อน +6

    Doodaha noocan ah ee madhalayska ah ee aan wax faa,ido ha layska daayo waxa ay sii kordhinayaan xifaaltanka u dhaxeeya Ragga iyo Dumarka

  • @AmiinYasiin-zz8nf
    @AmiinYasiin-zz8nf 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah hablahaayagu wayna daaweyeen ❤❤❤❤

  • @ayaanqaali8570
    @ayaanqaali8570 4 หลายเดือนก่อน +1

    Xishoodku waa qaali ❤

  • @KhadarKhadar-n1v
    @KhadarKhadar-n1v 4 หลายเดือนก่อน +9

    Dad waxa laga faa'idayo noo keen walaaley , ciyaal bad noo keenteen

  • @ayaanleabshir2023
    @ayaanleabshir2023 4 หลายเดือนก่อน +2

    Nin waa kii faqiira❤

  • @faraxcali1236
    @faraxcali1236 4 หลายเดือนก่อน +2

    Nin taajira ayan guursadey uu igu xumaadey wan iska furey nin shaqaysta oo diin leh baan guursadey waanan kabaxey buuqi iyo ninki isla weynaa

  • @NimcoMahamuudsaleban
    @NimcoMahamuudsaleban 4 หลายเดือนก่อน +3

    Gabdho waa nii wataa ❤🎉

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 4 หลายเดือนก่อน

      Dumarka waan u ogolnahay Nin Taajira, Lkn idinkuna ku talagala Oday Wayn iyo inla lagula guursado... Waayo Taajirku 95% waa nin kawayn 45 oo waliba Xaas kale qaba🙏
      Ma Been baa midhkaasi Nimco🙏?

  • @YoussoufSaredo-ux1zp
    @YoussoufSaredo-ux1zp 4 หลายเดือนก่อน

    Hye Thanks wllshy qali allah iik xiftiyo ❤❤❤❤

    • @anabhasan5930
      @anabhasan5930 4 หลายเดือนก่อน

      C

    • @mohamedosman2262
      @mohamedosman2262 4 หลายเดือนก่อน

      Faqiirnimo joogto ah iyo taajirnimo joogta ah midna majiraan inta badan.

  • @BAADIMEDIA
    @BAADIMEDIA 2 หลายเดือนก่อน

    Isma dhaamto iyo dhashood

  • @ismailismail_mohamed1342
    @ismailismail_mohamed1342 4 หลายเดือนก่อน

    Subxanllh wllhi hablaha dhan ee meesha fadhiya inan kaliya ku jirta waxa kale caqli maleh runtii

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 4 หลายเดือนก่อน

    Reer Hargeysa bilaa Xigmad bay Noqdeen.

  • @____0934
    @____0934 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wax caqli leh majiro meesha😢😢

  • @yuusufmaxamed7354
    @yuusufmaxamed7354 4 หลายเดือนก่อน

    Nin sxbkay ah oo aragti ka dhiibanayay dood-xifaaleedka waayagaan socda ee ragga iyo dumarka u dhaxeeya baa yiri labada qof xaaladooda waa ay badali karaan hadday isku raacaan isagoo tusaale usoo qaatay dad bilow kasoo bilaabay oo noloshooda maal iyo midab ahaanba u badalay.

  • @XAREED-re1sf
    @XAREED-re1sf 4 หลายเดือนก่อน +1

    28:45

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 4 หลายเดือนก่อน +9

    Horta Wargeyskani waxma garatada maxay u waraystaan. Wargeys Aqoon Darrada Faafinaya.😂😂

    • @ayaanqaali8570
      @ayaanqaali8570 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 Maalaayacni baa Meeshaa isku helay iyo waliba xishood la’aan

    • @HassanHaybe-j1l
      @HassanHaybe-j1l 4 หลายเดือนก่อน +1

      wll waa aduun aqoonyahanadii jaahil lgu sheego oo jaahilka la dhagaysto😢😢

  • @CaliCsameh
    @CaliCsameh 4 หลายเดือนก่อน +2

    SIDANI WAAXAY... DADKII AQOONYAHANKA AHAA MEE EE AFKAARTA MACQUULKA AHAA KA HADLI JIRAY .....haaddii kale TH-cam furta 😢😢😢😢

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 4 หลายเดือนก่อน

    No somalia no waa somaliland ok viiva somaliland

  • @1lookmanlook
    @1lookmanlook 4 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga lacag wan haaya 😀

  • @abdilahiyouseph2642
    @abdilahiyouseph2642 2 หลายเดือนก่อน

    Hctv way xikmad beeshay bal waxay noo Keenen eeg

  • @NadiaHuguguf
    @NadiaHuguguf 4 หลายเดือนก่อน +2

    Gabdha mooye kuwani waaaa Bila aqali😅

  • @Isak.a
    @Isak.a 4 หลายเดือนก่อน

    Waxa layaab ah naagahan waxa so bikro jabiyay inamo ciyaalka xafada oo waxba heysan marka guurka noqotana nin taajir ah bay dooneysa wa qaa'imiin midkii so bikro jabiyay faqiir bu aha shilling lacag ahna kamu bixin

  • @CabdishakurJaamac
    @CabdishakurJaamac 4 หลายเดือนก่อน +1

    Anaga aragnay Safina turmoil sawki lagabixiyay nimanka ni dumarkay u today and lkn raga kuwi uhadlilaha meshak3ena

  • @cabdilaahi6540
    @cabdilaahi6540 4 หลายเดือนก่อน +1

    Haduu waa lidkaa kugu tabcay maha in aad uguur seegto ,oo dhuuni raac aad noqoto, waxa la yidhi naago shan wiil way ka tagaan laakiin shandhiil kama tagaan,waa weedh soo jireen ah oo ay odaydii hore ay yidhaahdeen iyada oo aanay doodahani jirin.

  • @ZaMiiRaNImcAn-nr6we
    @ZaMiiRaNImcAn-nr6we 4 หลายเดือนก่อน +1

    Naa hablihinani doqonsanaaa naa nimanka lacgta umaydan dhiibane ordoo shaqaysta idinkuba wd tajirikartaane jah😂😂

  • @user-vc1pp9bx9y
    @user-vc1pp9bx9y 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waar sheekhan soo celiya😂

  • @u.j7332
    @u.j7332 4 หลายเดือนก่อน

    Doodahan foosha xun ee macna darada ah tv yada halaga joojiyo

  • @ismailwarabacadeofficialch9290
    @ismailwarabacadeofficialch9290 4 หลายเดือนก่อน

    Dooda xalkeda wuu dhamaaday

  • @CaliCabdilcasiis
    @CaliCabdilcasiis 4 หลายเดือนก่อน

    Maxaa qol kuraag fooq isa saartay labadan meesha fadhiyaa sedex raac ayaa kadanbeeyay oo kashidan markaa in ay hadlaan maba ah nasiib ayay leeyin hadii laguursadaba intaan faqiir iyo taajir laga hadliba

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 4 หลายเดือนก่อน

    Bisink naaya ayeeeyo xishooode maryad ayeeyo

  • @maxamedthanks3788
    @maxamedthanks3788 4 หลายเดือนก่อน

    Walaahi wax lasii eegta ma hadhin mar hadii dhaqankii suubana sidaas loogu badheedhay ilaahba nadiliye dawlada xilkaas lahayd hadase waajibku dadka ayuu saarmay

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 4 หลายเดือนก่อน

    Dumarka waan u ogolnahay Nin Taajira, Lkn idinkuna ku talagala Oday Wayn iyo inla lagula guursado... Waayo Taajirku 95% waa nin kawayn 45 oo waliba Xaas kale qaba🙏

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 4 หลายเดือนก่อน

      La iskuma helo Lacag, Wiil yar oo waliba Kaligaa ku qabaya... Car yaa odhan kara waa beenmidhkaasi, Rag iyo Haweenow🙏

  • @ramlafarhan4657
    @ramlafarhan4657 4 หลายเดือนก่อน

    Qiimihii guurka hadi laysku af garan waayo 100gela qorio faras hla pixiyo

  • @MariyaKamiri
    @MariyaKamiri 4 หลายเดือนก่อน

    Alah naag walan iga dheh naa yaa deeq da ale ayaa bixiya

  • @mohamedidil8755
    @mohamedidil8755 4 หลายเดือนก่อน

    Meshan malayacni kuuhaysin😂😂😂

  • @suhaybkhadar1855
    @suhaybkhadar1855 4 หลายเดือนก่อน

    Ax Waaxey Ragan Waaweyn Iyo Hablahan Yar Yar Ee Laysasoo Hor Fadhiisiiyey Is Fahan La Aan Ayaa Jirta😢😮

  • @NadiiraAbdulaahi
    @NadiiraAbdulaahi 4 หลายเดือนก่อน

    Maya gaadhi nin laguma qaadanyo ice cream na inan ma bixineyso intaa iyo in ka badan gabadha iyadaaa lo sameynayaaa hooy hawsha raga yey dumarku faraha laso galin

  • @CabdilaahiAxmad-d7s
    @CabdilaahiAxmad-d7s 4 หลายเดือนก่อน

    Waar waxan doodmaahan ee dantiinna raacda

  • @AWO_ABDIRAHMAN
    @AWO_ABDIRAHMAN 4 หลายเดือนก่อน

    War anagu sixirbarar sarifkaa ah unbanu naqaanah😂😂

  • @hamsemoh6547
    @hamsemoh6547 4 หลายเดือนก่อน

    ar niyow naga daa ciiyaal school baa dood nanoo soo fadhisiyeyi😅😅

  • @MohametCasharo
    @MohametCasharo 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ciyaal iskuulkan maxaa meesha keenay😂😂😂

  • @KhadarKhadar-n1v
    @KhadarKhadar-n1v 4 หลายเดือนก่อน +2

    Hablahan aad is ag fadhiisisay way danbeeyan , mida kle jikaar iyo aqoon daro ayaa ka muuqata waana la wada arkaa

  • @ShaahimaYuusuf
    @ShaahimaYuusuf 4 หลายเดือนก่อน

    Wax kale keena waxba kahadli maysaane

  • @guleedaxmed3093
    @guleedaxmed3093 4 หลายเดือนก่อน

    Horta naagu waa nagula Soo tabcay uun bay kaga dhagtay anagaba miyaaa nala Soo helay markaa ninka raga ah ba waa lagu Soo tabcay isagaba

  • @hannaqaali2298
    @hannaqaali2298 4 หลายเดือนก่อน

    Wa maxay noloshan fiqiirka loo wada doodayo

  • @RaabicaXaamud
    @RaabicaXaamud 4 หลายเดือนก่อน

    Fadal dad aqoon leh keena si wax looga faaidaysto

  • @efhjfghj1829
    @efhjfghj1829 4 หลายเดือนก่อน

    Labadaas ninee waawayn iyo gabadha wariyaha ah marka lag reebo waxa kale waa ciyaalkii TikTokta 😅😅

  • @MustafeKhadar-r6i
    @MustafeKhadar-r6i 4 หลายเดือนก่อน +1

    Qaarbaa tiktikdubayaa hhh

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2h 4 หลายเดือนก่อน

    Waxaa haboon cid arimahan aqoonta u keh inayka hadlaan ama dooda loo qabto lkn waliba dadka diinta iyo xikmada iyo waayeelka waayo?
    Waa arin weyn oo bulshadii taabanaysa.

  • @moyusaf7435
    @moyusaf7435 4 หลายเดือนก่อน

    Sheekada faqiirka dumar iyo ragow joojiya/ dhamaan somaliyi waa faqiir 99% mala awaalkan aynu ku noolnahay iska dhaafa dadkana barmaamujyadan aan waxba bulshada u soo kordhinayn tvyadu ha ka daayaan. Oo ha soo duubaan waxyaabo bulshada dan u ah sida qabyaaladan iyo somaliyi siday uga buxi lahaydba faqrigan aan diidanahay.

  • @Kadhe10
    @Kadhe10 4 หลายเดือนก่อน

    Ciyaal ayay raga waywayni la dodayaan sory😅

  • @BahjaMawliid-mj1bm
    @BahjaMawliid-mj1bm 4 หลายเดือนก่อน

    Somalidu aqli xumaaa zual ba idin waydinaya somaliyey waxay thy bal dumarkii waxay leeyhiin waanalagu tabcay haye hadii lagugu tabcay raggu ma garacba iyagaba maan lagu tabcin bal iga jaahil saaraH

  • @abdiqanisuleiman986
    @abdiqanisuleiman986 4 หลายเดือนก่อน

    Xataa uma qalantaan in la idinka bixiyo 100 mafiiqood

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 4 หลายเดือนก่อน

    I don liik faqiir

  • @luulamaxamed684
    @luulamaxamed684 4 หลายเดือนก่อน

    Waar is ka aamusa

  • @nuurkamal
    @nuurkamal 4 หลายเดือนก่อน

    Ta muryada xidhan way madhantey wallhi

  • @hiboziad6039
    @hiboziad6039 4 หลายเดือนก่อน

    Tan yaa aamusiya badhaaciska sheekadiiba niic bay ka dhigtay

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 4 หลายเดือนก่อน

    Khiiq jacelkea kkkkkkk

  • @NadiaHuguguf
    @NadiaHuguguf 4 หลายเดือนก่อน

    Kuwan ayaaa isku balamiye horta😅😊

  • @hamse9977
    @hamse9977 4 หลายเดือนก่อน

    Tan yaree ciyaala schoolkaa maxay kala soo dooneen meesha dad guur u diyaara ayaa meesha la kenaa ama soo marayba oo waxan laga hadlayo garanaya. Waa idiin ceeb inaad dadka waxan la hortimaadaan laakiin magaaladiiba views raadis bay noqotoo iska shaqaysta.

  • @mubaarigismacil3250
    @mubaarigismacil3250 4 หลายเดือนก่อน

    Waxani faa iido malahee umdda kala fadhiista

  • @AbdifstaxAxmed
    @AbdifstaxAxmed 4 หลายเดือนก่อน

    Nio meesha waaxad keenten ciyaal 😂

  • @mohamedosman2262
    @mohamedosman2262 4 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkk doodaha soomaalida ree wuqooyiga haloodaayo.

  • @muusecalibarkhad3469
    @muusecalibarkhad3469 4 หลายเดือนก่อน

    Ciyaalkan ya so dhibay dood maba Garanayane

  • @sidiiqbustaale2392
    @sidiiqbustaale2392 4 หลายเดือนก่อน

    Waar tv yadan way waasheen

  • @AAMINAXirsi-ds3xi
    @AAMINAXirsi-ds3xi 4 หลายเดือนก่อน +2

    Shiekhu maanu ahayN kii safa yar wax ku akhriyayey😂

  • @BarbaraLee-x9l
    @BarbaraLee-x9l 4 หลายเดือนก่อน

    Garcia Gary Garcia Joseph Hernandez Daniel

  • @CabdiraxmanCali-t7g
    @CabdiraxmanCali-t7g 4 หลายเดือนก่อน

    Bila camalbaa tihiine .dadka wax qanciya usoo duba

  • @FarxiyaapdilahiQuule
    @FarxiyaapdilahiQuule 4 หลายเดือนก่อน

    Dhagayso gadhwaynoow
    Istaadyoonka ma fiqiirbaa daga
    Beenaale

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 4 หลายเดือนก่อน

    Danbigaa sheekhad muna ayaa kadanbaysay miyaan dhahnaaa

    • @japans-t7n
      @japans-t7n 4 หลายเดือนก่อน +1

      Fariirku

  • @CabdaleKayse
    @CabdaleKayse 4 หลายเดือนก่อน

    Guri barwaaqo kuso casuuma barnaamijka