Abyo naguhu wxba iskuma quraan teda kle naag adi kuso wacaysa waa mid aan kalsoni haysan oo istress hysto isgana usan rabin Rerkaga ha u dumin naag teda kale nin ragana waliga laiskuma jilciyo ee afarahasba midan ogayn iska dhig ado og iska indho tir wll bari ka malin isagaba kuso daba hadaayo hda saz zamayso adina uur ledahy buuq ha isku furin kuma wacno wll ee amusnan ku dadal insha allh khyr noqon donta 🙏🙏
Aniga waxay ilatahay wllshey at wiseau hay Sato nag gabi lalada gurigaga ha udu min tankale wax ba hakumashquli naga kusabsan madama uu ilmihiisa iyo reer kiss wanaagsan yahay waayo nimco waliba nus qanleh
Waxaa dhihi laha abaayo iska dulqaado naagahas oo daba socdo faaido ma leh yay gurigaaga laa duduminin, ado ku jecelyhy oo ku rabaa lkn dhaqan xumo iyo edab daro bu kugu dul wadaa, xal ma ahan furnin caruurtadane uma fiicno.. waxa sameysaa ilaahy u duceey sujuuda ugu duceey inu ilaahy soo hadeeyo, ilaahy tala saaro iska sabar hadu kuu roonyhy ilaahy ba kuu so hadayn karo hadii kale ilaahy bari haduu kheyr ii yhy soo hadeey hadii kale si fudud ina waraqadada u heshid ku duceyso. Wixi kheyr eh markas iska sug hana fikirin hana walwalin ilaahy u daa 💜💜💜
Filsaney xaqiiqdii ayaan ku raacsanahay qaaliyey wali wuu ku jecelyahay ninkaaga haduu ku rabun wuu ku bahdi lahaay xabiibti naag maalin la heysto guri dumis waaye ilmahaaga heyso ninkaaga allah u bari oo u ducey
Ayaaneey waxan u baqaya in uu xanuun uu ukeeno naagahan iyo meelahan uu tagayo lagu tumanayo, xumaanti ba fara badnatay. Iga raali ahaw lkn tan wa fikirkayga ha isku badnaato hooyadas
Naagta so wacaysa o cayaysa naag larabo mahan waa midusan dan ka lahayn o melay qabsato la naagtu qarinayo o hotelada ku dhuuq dhuqayo xataa ma usan rabo waayo wax la jecelyahay lama qarsho reerka ha iska dumin dheh ninkaga xagso😂😂
Abyo naguhu wxba iskuma quraan teda kle naag adi kuso wacaysa waa mid aan kalsoni haysan oo istress hysto isgana usan rabin Rerkaga ha u dumin naag teda kale nin ragana waliga laiskuma jilciyo ee afarahasba midan ogayn iska dhig ado og iska indho tir wll bari ka malin isagaba kuso daba hadaayo hda saz zamayso adina uur ledahy buuq ha isku furin kuma wacno wll ee amusnan ku dadal insha allh khyr noqon donta 🙏🙏
Taasaan been ahayn
@@ayaangobdoon3254 my queen
Talo fiican ayaad siisay ilahay ajar iyo xasanaad hakaa siyo qaali
Aniga waxay ilatahay wllshey at wiseau hay Sato nag gabi lalada gurigaga ha udu min tankale wax ba hakumashquli naga kusabsan madama uu ilmihiisa iyo reer kiss wanaagsan yahay waayo nimco waliba nus qanleh
Ayaaneey xbbti naayaa dadi wan uxiisay alle hakuxifdiyo qali
Abaayo ilaahey qalbiga hakuu dejiyo hada xaamilo ayaa tahay adigoo nabada ilaahey hakula keeno kdb ninkaaga waa inaad iskaga dhigtaa mid uusan horey u arkin waa inaad is qurxisaa inaadan u baahneen oo la,aantiisa farxad haysatana dareensiisaa waxaa jiro wax yaabo badan aad isku mashquulin karto markaad mashquul ka noqoto dhankiisa adigoo faraxsan oo quruxbadana ku arko waa hubaal guriga lagama weynaaayo raga in laga maarmo aad ayeey u necebyihiin niyadana dhiso wax walbo oo dhacay ilaahey ayaa qoray hore usoco farxadna kunoolaaw
Mansha allah ilaahow ku xafid adiga iyo famikaga ❤️💖♥️❤️💖♥️❤️💖♥️❤️
Alaa yacizaayaan ayaankuraacsanahay abwaanad ayaaka talisay jir oojoog ayaaneey
Ayaaney abaayo aadan kugu xiranahay runtii indhaha iigu furma qisoyinka🥰😘✋👍
Wcs ayaan qurux ramadaan karima waa kuslamaya xbbti ilaaheey haku xifidiyo🤲🤲❤❤
Waan kaa qaday xbbt mid malim ah😘😘
Acs walaashee ayaan😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Masha Allah Ayaan hore u soco, gabareey wax lagaa qariyay ha barbaarin hadoow ninkaadu ku fcnahay u samar
Waxaa dhihi laha abaayo iska dulqaado naagahas oo daba socdo faaido ma leh yay gurigaaga laa duduminin, ado ku jecelyhy oo ku rabaa lkn dhaqan xumo iyo edab daro bu kugu dul wadaa, xal ma ahan furnin caruurtadane uma fiicno.. waxa sameysaa ilaahy u duceey sujuuda ugu duceey inu ilaahy soo hadeeyo, ilaahy tala saaro iska sabar hadu kuu roonyhy ilaahy ba kuu so hadayn karo hadii kale ilaahy bari haduu kheyr ii yhy soo hadeey hadii kale si fudud ina waraqadada u heshid ku duceyso. Wixi kheyr eh markas iska sug hana fikirin hana walwalin ilaahy u daa 💜💜💜
Asc walalaha kuxiran ayaan goobdon Ramadan mubarak dhamtina Siqasa ayaan naayaa wan kusalamay hhhhhhhh wayahan wlhi qadka wan kamaqna wana kuxiisay sisters qisoyinkagi lkn hada dibuso labtay alxm
Wllo iskasamar oof rabigaa bari oo iskatasbiigso was gulaysan qaali inshahaah
Ramadam mubarak abayo ayaan ❤️❤️
Everytime your mind me to "like" the video 😂😂 but today i "liked" early
Ayaan qurux waan kusalamay waxan kula talin lahaa reer kada iska heso isaga dib ka ogan wanagaga
Masha alhaa ayan cdey kuuxisay wlh ale haku xfdo xbbt
Subxanaallah maserku qaar wa walnii yarabi Hana walin abyo iska samir wxas cml wan aragna marwalbo
Abayo hadad nabad qabti waa alle mahadis
😘😘😘
Well come back, alxamdulila cala salama,
Wcs abaayo ayaan waa ugaaso ayaamahaan waanxanuunsanahay iisooduceeya adiga iyo asaxaabta allaha idi xifdiyo adiga iyo asaxaabta shaman inshalah allaah
Wallo ilaahey ha ku caafiyo
Keep going xbbti 💯
naaya ayaan seethy xayaati waan ku weenay wxaan rajeena inaad fiicn tahay😘😘😘😍
Anaa u horeeyo ayaan Gobdon😆
Nayaa ayaan neeyi xageekadhacadyi wll rabadaan Mubarak
MshAllah ukhti ayaaney hore usoco
Wcs 🤝M.a Allah kuxifdiyo
Abaayo mcn illahay qalbiga hakuu dajiyo abaayo waxaan kugulatalinlahaa ninkan inaad faraha kaqaado caruurtaada naftaada kumashqul ninka hadad ka mashquusho jidhkaaga naftaada labiskaaga caruurtaada quruxdoda ku .mashquul ninkan hadad dabagalka kadayso markuu wax ku waydiiyo waxaad ugu jawaabtaa ani bataatan kuma jecli lkn caruurtayda dartood kugula jooga hadalka usoo gaabi anaa kuu balanqadaya inuu kugu waalanayo🤐
Asc abayo mashallh Allhaha kuxfido
Abaayo caruurtayda dartooda usaber allaah talada saaro sallada sunadana badso qofwanaagsan lasheekeyso ama lasheergalay allaah ha kuudejiyo qalbigaaga abaayo
Ma abyo ayn xppti waan kuu xiisay . Halkee jirtay maalmahan
dulqaado lkn ha u ilmo badsanin ninkaan bari waji cusub in uu lasobaxaa kabaqaaa lkn waa macquul in uu qof wanaagsan noqdo
Masha allah naaag isku kalsoon noqo oo Karti hadabagalin ninkaas qofko rabo hashukaansado
♥️🥺😂💋first ahy hodaneeyy
😂😂😂😁hodaneeey aaa
Masha allh abaayo qaaliya
WCS SCW BALLAAYIIN JEER SCW SCW SCW THEN KEEP GOING INSHALLAAHUTACAALA
Waaa dhacdaa iin lanasta ee maskaxda ladagsado abayo waa kugu qaadanay
walshen macan waxan ku orlahay waley iska sabir raabi aya kaga ariadono
Wcs abaayo macan anigu xitaa maalmahaan waan mashquulay
M.alh ayaaney ku xiisnay qli❤
😘😘😘😘😘😘❤❤❤❤❤yaa xbbt alpii naima kuusoo laabtay
Asc abyo Ramadan mubarak
سبحان الله abayofarxada caruurtada kafiker sababto ah hoyo wanaksan ayaa hisho caruur wanaksan noloshada osabar insha allha farxad ayaa kudambayneyso nagsesharaflih loqabin ayaa bahdilan sedokali ninkagah hadii u koniceb yahay indhahaga o shsta ah ayu gursan lahaa kali hadii okuxon yahay meshan kasoqat inay waxbadhicn salad walbakadib allha bare inshaa allh qalbiga ayaa ku qawubidono
Ninka haysto dheh walalo oo samir manta Ada jilicsanne
Ayaan qurux dar alhbaa ku jeclahy walhy
Saliga nebiga badso abayo iska samir....ALLAH sw taladada u dhiibo🥰
Waku xiisay walashey qaali 😍
Dareemay intaad maqnayd darsady🥺anigu adi ku darsady ayaaney nayaa ban u xisnay wlhi😂♥️
Yaa xbbt alpiio 😘😘😘😘😘😘 biritaan naayaa kusoo dhahaa hasugi waayin yaahee
😆😆😆😆
Naayaa ayaan qurux kuu xiisay mcny
Abayo uur leedahay nin kuma naxayo iska daa ilmahaga dartod isku daji marka dhasho allaah ku garsiyo sis
Masahllha 😍 😍 😍
Shukran ayaney
UsawR ilmahaada abaayo isku day inad ninkaada lafaraxdo sixirka banan wa ina sameness ufarax ninkada
Asc wlshy ayaaneey ramdaan kareem
Wanku salamey ayaney malmahan kuwaye welcome xabibty
Hi shabaxeey waan ku salaamay
Mashallha abyo
wcl sis❤❤👍🙌
Nayaa muqaalka like Saar wankuu jeedaa. Weelkaad Ku xalaysa
Asc abaayo waan ku salamay.
Nyaa ayaaneey waxan ku shegaa waxaa tirahdaa yuu edhis kugu ridin ee iska lilaali
Ilmahaaga wixii u dan ah wa inaad garata abayo naag banaanka lagu hays haysto yeena kaa waalin
Wll rerkaganag hawgategin marhadukuficanyey usamir allena iskuxidh
Darsaday anigu adi kuu Darsanay walhi ayaaney saan Ugo noqnoqanay waabn yaabay lkn Alx hadaa adoo fcn soo laabaty waaa ku salaaamy ayaaney xppti💋💔
Yaaa xbbt alpiii alaha kudhaafo qaaali😘😘😘😘❤
Aniga waxaan leeyahay iskafur maxaayelay xanuun ayuu kenikaraa khore xamari
sax waye talo fican aya sisey
Filsaney xaqiiqdii ayaan ku raacsanahay qaaliyey wali wuu ku jecelyahay ninkaaga haduu ku rabun wuu ku bahdi lahaay xabiibti naag maalin la heysto guri dumis waaye ilmahaaga heyso ninkaaga allah u bari oo u ducey
Ayan gabdoon ilhay dartisa ayan ku jclhay abayo qisoyiinkaga waxn kdhaxlay dhira galin
Alaha kujeclaado xbbt sami
*Giriiga* safarkii an ku tagay iyo kan an uga sii bixi rabo ma rabtaan inan idin so duubo shekadisa. Ok i kalakiciya dadkeygow ●••
Abaayo waxaan kugula talin lahaa iska samir oo arimahaas oo dhanba qalbigaaga kasaar tfonkiisana dib haw baadhin.abaayo ilmahaaga u danee hadaad ilmo wadato meel kuqaadayso majirto xataa cidiina ilmahaaga ma kafaalo qaadayaan.
Haye kulahaaa
Congratulations ❤ 🧡 💛
Asc Xbbitiyey samirka wu ficanyahy ninkana hadu sida kale ficnyhy wa ok Lkn walley amuu xanuun ukeena madamu shapel naagod yahay hadana bararka iyo baqtiga tagayo miskiinta samir intay leday cafimadkeda alle haw badbaadsho
Walahi wan kuxise ayaneey xale odhan wan suqaye vidiyowgada
Yaa xbbt alpii😘😘😘😘
RAMADAAN KARIIM ABAAYO
Imiss u ayaan qurx
😘😘😘😘❤
Asc walashey ayaney
Xaqiiq aney iheysataa o wallaahi ah iska samir sidii la ilahay jirkeygi ba ku dhamaday xitaa ilmo 6bil ah ayaa igaso dhacay maseer lkn aniga waleyla guursaday waliba naag askari ah oo qayisha ninkeygane wa askari asne wxeyna isku so diri jireen labada cowro 3sano ayaa iska sabar islahay lkn hada ani waxa talo kubaxa ilmaha ninka hoyada naftada iyo cafimadkaga kasii qalisan naagti nafteda tan ilmaha reerka isku badbadi karto fcn tii aan isku badbadi karine abayo kafarxalo ayan leyhy waxne wa sabar waxne waa wax aad doratay adi sabar naftada udhamaneyso sabar ku noqo maayo ani ninkeyga marka amuso kaba hoyo mayo muran marada madaxa kuduubo hada isdhaho wa ijafalaya nayaa laseexamayo mrka asoo dabecad xumo aan ugu dulqada jiruu igu daray bahdil iyo inuu naagta gogosheyda ku dul biyo baxo kadibna macawista uu baqti igu reebo mrka kala barta sabarka iyo dulinimada sabra lkn yaan leyni duleysan gabdho naag laguursaday o sharaf lagu qabo walayaqaan mrka aragtaan inuu ini waalayo my dhaha ninnaag kama walato kamana dhimato ayaan gobdoon wan kusalamaya adigane abayo qof aan jeclahaa thy
masha allah wlhy ayaan tolo cajiib ah bad siisay illahay haku shafro wllo
Asc asaxaabta sharafta leh subxaan alaah taasi doqon bay ahayd wiil keeda sadaas u gashay walaa xowla walaa quwati ilaa bilaaj
Mashalla Mashalla
Ayaanay xagee naga aaday mcnto
Soonasanaayay xbbt
Xbbti Waan kaa walwalay walaahay
Naag urdun kadhathey.ayatha walaguthi laxa
Asc ayaaniita xbbti wankun kuwayey 2badan bari xagee gashay naayaa
Ayaaneey waxan u baqaya in uu xanuun uu ukeeno naagahan iyo meelahan uu tagayo lagu tumanayo, xumaanti ba fara badnatay. Iga raali ahaw lkn tan wa fikirkayga ha isku badnaato hooyadas
Tuuxisi ayaney❤️
Rabadaan kariim
Asc ayan gobdon
Wlhi been idiin sheegi maaye
Anay dhibtasi ihaysata shabel naagod iqaba ana tellkisa baadhayaa
Kalsooni daro iyo niyad jab lAkulmaa ilahay qulubtena haqaboojiyo
Xbbt waligaa nin telkiisa habaarin
Iska samir Abayo
Cafimada kusolaabo abyo
Abayo waan kuhise manebedqabtaa
Xbbt alpii alx llh nabad kusoo laabtay
Asc ayaaney hadal kaga kugu raacsanahay
Ayaaney qisoyinka hadal haka hormarin
Hye xbbt
@@ayaangobdoon3254 mcny❤️💯
Wll rereka gaadhaqo
Ayaaneey mcnto hada islaha maxaa hely Markan ilaa xaly ku waayey 😍
Ayaney wan kuxisinay xabibti albi
Abayo allha kunabad yelo
Aamiin dhamaanten xbbt😘😘
@@ayaangobdoon3254 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Naagta so wacaysa o cayaysa naag larabo mahan waa midusan dan ka lahayn o melay qabsato la naagtu qarinayo o hotelada ku dhuuq dhuqayo xataa ma usan rabo waayo wax la jecelyahay lama qarsho reerka ha iska dumin dheh ninkaga xagso😂😂
Asalamo calaykum
Ninkan hadu kalab aaday yuu cudur kuguridin meelahaas xarana lootaga ilahey hakusoohanuuniyo
Nimanka nag le ka fekeran LKn caruurtoda farxadoda maka fekeran hadi hoyada wuu waalo caruurtas sow ma dayacmayan???
Asc