Aqlifa fiyow sidaan uma hadlo lacagta aad sheegayso lacagta aad u suubiney sid waxaa uu ka shaqaynayaa Garoowe iyo Boosaaso. SACIID DANI SHICIBKA MASAAKIINTA AH EE REER BUDLAAN OO Awalba dhibaateysnaa ha ugu Darin cuna qabateen hal Kay uga soo adeegabayaan war ninka nacaybka madaxwayne Xasan Sheekh ayuu ka waashay.
Guulayso mundane madxweyne xafidullaah
Keep going
guul puntland
Bismillaahi Raxmaani Raxiim, waar siyaasiinta somaliyeedow dadkaa somaaliyed oo masakiinta ah.ha siikala fogeynina lacago aan wadanka oodhan laga isticmaalin ayaan lasamayn!!
Aqlifa fiyow sidaan uma hadlo lacagta aad sheegayso lacagta aad u suubiney sid waxaa uu ka shaqaynayaa Garoowe iyo Boosaaso. SACIID DANI SHICIBKA MASAAKIINTA AH EE REER BUDLAAN OO Awalba dhibaateysnaa ha ugu Darin cuna qabateen hal Kay uga soo adeegabayaan war ninka nacaybka madaxwayne Xasan Sheekh ayuu ka waashay.
Madax.weyne.daniyow.doorashadadii.dambe.ayaan.ku.hambalyeyey..inay..keliya.ka.dhiman.tahay.lacag.ay.budlaan.samaysato
Daniyoow madaxweeyne ayaa lagayaabaa inaad noqotid calankii baan khaatu kataagneen hadana lacagaa
Adeer dhib maleh lakin Puntland First
Meel butland kabaxsan lacag aan ka shaqeynyn umadda maamulkaas haku daalin
Warya Puntland waa Dowladd lacag khaas ah bay yeelanaysaa ciddi dibadda Puntland ka yimaado dollar hala yimaado waxaa lagu sarifaya lacagta Puntland.
@XayaatAbdi324 taaa shacabka butland caqabad bey kuthy hadu federalku ka gaabiyy lacag 5ta maamul ka shaqeyneyso hasoo saarto lama didaaye lkn waxa Dani wado waa gooni ayaan u go.eynaa
@@Alicabdalla7332 anaga shacabka Puntland baa ku raacsan talaabado qaado ilaahay muu soomaaliya naga saaro waan ku raacsan nahay.
Ninka saan u aqli yar ee magaciisu yagay Saciid Dani ayaa madaxwaynaha dalka Soomaaliyeed isku soo sharaxay Ilaahay waa uu na, jecel yahay nooga kaa dhigin madaxwaynaha dalka Soomaaliyeed waxaadba naga gadan lahayd Emaaradka iyo Itoobiye.
Hoyadaa baa caqli Yar