Dad kan looga dhigay masuuliyiinta sirdoon ka mayala argataan maaha sirdoon ka in tuu yahay iyo meelii uu ka shaqayn jiray iyo caagalaa iyo wixii ay qabanayeen la soo dhigo feec book maaha mar danbena yaan laga waramin weriyaa soo dhigaana waa cadaw in la xiro ayaan codsanayaa anoo muwaadin ah wsc
Sir doon ka somaliland aad ayay u madan yihiin balse inta yar ee mushaar ka dowlada ka qaadata ayuun buu sheegey Mustafe’ hase yee shee wax uu katagey kuma naanka sir doon ee si dad ban iyo si toosa wadnka u ilaaliya wadan ka gudo iyo dibadaba
wa arin yaableh wa in lakeena sadeda boqol lacagtooda ciidii qadanaysay ninakaasana inu ciro dayo bay ahayd hase yeeshee ilahay ka hada loo dhibayna ha ka dhigo mid wadanka daafacay raas lactooda beenta lagu cunayay yaan laga hadhin tuuugta tuugta dhashay soo qabta
Eedaa waxaa is ka leh madaxweye yaashii somaliland u kala danbeeyey oo aad moodo inay ahaayeen dad wadanka aan dan fog kala hayn oo meesha ujoogay danahooda oo keliya isku soo wada duuboo somaliland waa dal lagu hoosaasinayo shacabka ku abtirsada oo had ba inta xilka qabataa ay ku shaqaystaan shacabkana been lagu jaahwareeriyo
tirada ciidamada in la shaaciyo waxey cadeyn utahey in aan aqoon ciidan dadkani aaney la hayn oo waxaad ar keysaa xero ciidan sawiro laga soo qaadayo ama video duubayo ama waa basaasiin
Taliye wax badan qabtay
Guuuuuuul 😊somaliland 😊😊
Guuuuuul somaliland viiva somaliland
Somaliland guul❤❤❤❤❤
Somaliland ♥️
Baacluul waa very eduction men
Maraykanka turck ayuu wadi jiray waligii sirdoon muu baran
@@xaqudirir244 Taliye aqoon u leh shaqadiisa wax badana dalka u qabtay wuxuu Maraykan ka ahaana waa la yaqaan.
Warbixinaha si fiican usoo hubi wasiirka macdanta iyo tamarta xukumadii muse ayuu ahaa
Dad kan looga dhigay masuuliyiinta sirdoon ka mayala argataan maaha sirdoon ka in tuu yahay iyo meelii uu ka shaqayn jiray iyo caagalaa iyo wixii ay qabanayeen la soo dhigo feec book maaha mar danbena yaan laga waramin weriyaa soo dhigaana waa cadaw in la xiro ayaan codsanayaa anoo muwaadin ah wsc
Meesha taliyihii sirdoonku soo bandhigayo tirada askartiisa iyo meelaha ay joogaan! Somaliland wax sir dawlo la yidhaa ma jiraa! Waa majlis mirqaan! Cid dhibsanaysa ninkaa hadlakiisa ma jirto: walaa xukuumad, walaa xisbiyo, walaa baarlaman, walaa xeer-ilaaliye = Mirqaanland
Beeeeenle
Gen Bacaluul nin jira weeye
Waa ceeb in aad xogta sirdoonkeena Soo bandhigto nacabka hayna ogaysiin ogsoonaw shacabka soomaali land ayaa wada sirdoon ah
Haa ninku hadu fashiliyo caaglaysiga iyo musuqa kudhexjira qaranka waa danbile sir qaran bu fashiliyay😮 wali ma maqal qofba lagu xukumay musuq masuq lkn wxn codsanayna inan laga hadhin cida qaadan jirtay 330ka caagle oo shacabka la horkeno kadibna abaalkoda lamariyo
Mustafa Waa Halyeey qaran waxo laayahay igisbiriyan hada loo dhibay ixtisaam iyo faqash kalkaly God help somaliland
Come back Mustfe please.❤🎉
Kkk heego naasdheer
Haduu bacaluul xilkii wareejiyay shacabka Somaliland haquustaan ilayn xamaryaa abaalla aan ugugacan galnee
Basas itoobiyada iyo kenya u adeega oo laga roona ah
Sir doon ka somaliland aad ayay u madan yihiin balse inta yar ee mushaar ka dowlada ka qaadata ayuun buu sheegey Mustafe’ hase yee shee wax uu katagey kuma naanka sir doon ee si dad ban iyo si toosa wadnka u ilaaliya wadan ka gudo iyo dibadaba
Warkaasoo dhan oo Durban baanu haynaa kolkasaad leedahay in baan ka soo qaatay reer miyi uun baad ahayd
Ciro in uu daayo nin qaran buu ahaaye wuuse garan waayey
Somaliland wa meel dhimatay
Waxa uu ahaa Ninkaasi MUSTAFE BACALUUL NIN SHAQADAASI LAGU TABI DOONO
Jamac maxamuud cigaal aan ku saxee dawladii mouse biixi ayuu ka ahaa Wasiirka macdanta iyo Tamarta
IMIKA HADABA SIRDOONKA CIIDANKA WAA LA BURBURINAYAA MANA SHAQAYNAYAAN SABABTOO AH KOOXDA DALKII QABSADATAY WAA KOOX MIJO XAABINAYSA JIRITAANKA SOOMALILAND OON HABA YARATEE OGOLAYN GOONI ISU TAAGA SOOMALILAND ISLA MARKAAS DAWLADA FADARALKA SOOMALIYA HOOS GAYNAAYA
CIRO WAXA LOO BALAN QAADAY RAYSAL WASAARAHA SOOMALIYA TAASBUU UYIMI DALKA HALKII UU RABAYNA WUU YIMI BALSE SIDAY NOQON ISAGU GARAN MAAYO
Markii u horraysay ee aynu maqalllo codad iyo xogo sirdoon oo uu faafiyay Taliyaha sirdoonku, waa Fashlan yahay ninkaasi. Sirdoona ma ahayn suda muuqata ee Tiktooker ayuu ahaa.
Weli way kaa qaldan tahay Cv Jaamac oo dawladda uu wasiirka ka ahaa waa tii Muuse biixu.
Naag yahay Kala tagnee sheeg sheegeen hadhnee
wa arin yaableh wa in lakeena sadeda boqol lacagtooda ciidii qadanaysay ninakaasana inu ciro dayo bay ahayd hase yeeshee ilahay ka hada loo dhibayna ha ka dhigo mid wadanka daafacay raas lactooda beenta lagu cunayay yaan laga hadhin tuuugta tuugta dhashay soo qabta
Wax qabadki Kulmiye tirada 700 na wa inti hawl qaran may qaban jire burco iyo hrgeysa ayunbey dadka shacabka basasijirey iyo iyi ciyal yar yar o heego
Eedaa waxaa is ka leh madaxweye yaashii somaliland u kala danbeeyey oo aad moodo inay ahaayeen dad wadanka aan dan fog kala hayn oo meesha ujoogay danahooda oo keliya isku soo wada duuboo somaliland waa dal lagu hoosaasinayo shacabka ku abtirsada oo had ba inta xilka qabataa ay ku shaqaystaan shacabkana been lagu jaahwareeriyo
tirada ciidamada in la shaaciyo waxey cadeyn utahey in aan aqoon ciidan dadkani aaney la hayn oo waxaad ar keysaa xero ciidan sawiro laga soo qaadayo ama video duubayo ama waa basaasiin
War adiga inaa lagu xiro wayan waxan add bananka kintay bal iig lamaha amniga deg deg ninkan hala soo xiroo
niyohow sirdoonka ha ceebayn sirdoonka jabhada snm dheh taasanu fahmaynaa