dhib malaha turkiga haduu qibradaas leeyahay waa xal fiican anagoo ka eegeyno in waqtiga laga soo afjaro 1 isbuus ama 1 bil ogoow siin ma aha ee waa wada shaqeen iyo waqtiga oo la soo gaabsho.
Is xayeesiin miyaa 😂😂 ar maxoo xasan sheekh booteeyay film been oo waxbo kama jiraan ayaan daawaday aniga cidkale iskadaayee shacabkaan dhibanaa niiga nabad geli weysan waa hadii alle laga cabsado musuqmaasuq, eex, dil, dhac, kufsi iyo waxkasto filada ee ka biloowdaan ee filada ka soo saxa bahasha marka hore habeen iyo maalin canshuurta shacabka diraado iskaaga kala gooshtiin wadamada aduunka carab iyo cajab guryona ka dhisatiin tuugo
Ninkii Visa u rabo shiinaha ma ogtihiin in faro lagaa sii qaadayo , hafana matkaad imaado shiinaha in faraha lagaa sii qaadro in aadan wafanka gelin, wax sir la dhaho majiro ee ninkii nadiif ah wax uu ka baqo ma jirto aduunka wuxuu joogaa xili dynamic ah waa aduun isku xiran ee faaidada aan ku qabno ayaa ka ween waxa sir la dhaho meesha majiro😂😂😂
Mahadsanidiin bahda hogaanka barrister dambiyada
Masha Allah waba Guul weyn wixi dalka ka maqna waba intaas Allah usiyaadiyoe dowlada Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waa guul dhalanyarada Hogaankaa Haluu dhiibo ilaa madaxwaynaha
M Allaah Waa GuuL Wayn Umada Somaliyedeey
Masha allaah
Ilaaw somali oo idil no xafid 😊
Tv ga qaran muxuu dadka magacyadooda ,number kooda iyo dadooda iyo sawirkooda usoo bandhigeen waaqalad iney sidaa sameyaan waa shey dambi ah iney sidaa sameyaan, waxaan leyahay dadka xoolohooda haloo qariyo
inta barnamishyadina ajaanib ka dhex muuqato sir ma jirto
Turkigaa nolameynayo Caqli aan aheen malihidiin miyaa mataqaniin miyaa inaad Malgalin sameysaan Oo shirkadaha Soomaliyeed malgashtaaan
dhib malaha turkiga haduu qibradaas leeyahay waa xal fiican anagoo ka eegeyno in waqtiga laga soo afjaro 1 isbuus ama 1 bil ogoow siin ma aha ee waa wada shaqeen iyo waqtiga oo la soo gaabsho.
Ma iriti 😆 😂 😆 @@Heimatar
Waxaan Hubaa shirkada Hormuud hadii loo diro iney keeni karto DNA system waayo Engeero badan ayeey heestan iyo taqasusu macamilka dibada
@@beryalex1798 lkn dhaadhac ma lahan xiligan
Qofka baxsad sawirkisa ku qoran yagaranaya
Hadii wax la qabanaayo musuqa iyo dhaca meesha ka jiro wax halaga qabto
Waa nasiib xumo Xaruntii baarista dambiyada in howl wadeenadeydii musuqmaasuq wadanka ka jiro kow ey kasoo hadlay keel yihiin
Turkiga islam nimo ayaa naga dhaxeysa kaliya ee nagama dhaxeeyaan dad dal iyo dhaqan marka yaan gacanta naloo galin walaalo manihine
Asc tvga qaranka waa qalad sharcina maaha in aad soo dhigtaan dadka magacyadooda iyo foon nabarkooda fadlan ka saaara
Aaway ninkii gubay xaaskiisa sayid cali ee maxkamada ku.xukuntay dil halsano.kahor
Xarun ka musuq badan wali ma arkin CID😮
cod dahab abdulkadir isse
Is xayeesiin miyaa 😂😂 ar maxoo xasan sheekh booteeyay film been oo waxbo kama jiraan ayaan daawaday aniga cidkale iskadaayee shacabkaan dhibanaa niiga nabad geli weysan waa hadii alle laga cabsado musuqmaasuq, eex, dil, dhac, kufsi iyo waxkasto filada ee ka biloowdaan ee filada ka soo saxa bahasha marka hore habeen iyo maalin canshuurta shacabka diraado iskaaga kala gooshtiin wadamada aduunka carab iyo cajab guryona ka dhisatiin tuugo
😂😂😂😂
Ninkii Visa u rabo shiinaha ma ogtihiin in faro lagaa sii qaadayo , hafana matkaad imaado shiinaha in faraha lagaa sii qaadro in aadan wafanka gelin, wax sir la dhaho majiro ee ninkii nadiif ah wax uu ka baqo ma jirto aduunka wuxuu joogaa xili dynamic ah waa aduun isku xiran ee faaidada aan ku qabno ayaa ka ween waxa sir la dhaho meesha majiro😂😂😂
Waa been 300 dil kumanan baa dhimatay kuwa qabiilada isku laynaya maxaa loo xisaabin waayey
Futada hawiya ma futada xasan Kirsten am xasan dhiiqo uu sheega beenlow bahane jajuusa shisheeya beenlow bahane
Dhukagii bann futo waxaas kashekeymee qurixeey😂😂