Uk xataa dhulkaas xun xun bay soomaalidu degan yihiin , also they never back up ( weli good isuma istaagaN wax kastoo dhaca ) Allaah ha u naxariisto gabadhaas😢😢😢
Luuqdiba ma yaqaanaan badanaa abayo, maxay police wacayaan? Sharciyada wadamada ay joogaan sharciyadooda iyo luuqadba ma baranayaan, dadka ma dhexgalayaan, midnimana majirto, oo dad Soomaaliyeed oo meel loogu hagaago leh ma arkaysid, Ilaahay swt ha u naxariisto maskiinta, waa ka xumahay.
àsma qurux walal Al ha u naxristo way na tabtay anagaba please ka so hadal is qurxinta iyo protinki aad tiktoga ku darysay mangada iyo istrobariga iyo muska ma waxase isticmali kara qofki jim ciyat oo kaliya
Haa kama adkaysan kartid, waa la yaabaysaa, dadka qalbiga wanaagsani waa ku dhex dhibbanyihiin, comment bad dhiibanaysaa, qof baa replay kuu soo galaya, maxaa naga kaa galay?! Waxan dhahaa, damiirkayga baa i diraya, oo ma aamusi karo.
Waaa problem aynu waxa uu Qabsan lanhye wlhi 😢
#justicenimco 😢
Gabdho please be safe soona iibsada taser iyo papperspray feejignaada gabdho taleefanka haku mashquulina markaad banaanka joogtaan hareerihiina la socda
Waan ka xumahay Ilaahay haw naxariisto Ilaahay Jana firdows al aclaa ha geeyo. Asma adna fariid baad tahay qaali we love you wllo ❤❤❤❤❤
Justice for nimca bashir😢
Uk xataa dhulkaas xun xun bay soomaalidu degan yihiin , also they never back up ( weli good isuma istaagaN wax kastoo dhaca ) Allaah ha u naxariisto gabadhaas😢😢😢
Huuno sheeko wacanidaa ❤❤❤❤❤❤❤❤ mansha allee
TH-cam maalinkasta wax noo soo geli
Illhay ha unaxariisto miskiinta 😢
Gabar wanagsan baa tahay si wanagsan baa U hadashay Waa.run
Walaalo aad baad uqurxananleheed hadad xijaban lahayd, waad na qurux badan tahay
😢😢😢said
qalbiyada somaalida illhy ha mideeyo 🤲🏿 xiqdiga iyo xaasidnimada iyo xumaanta illhy hka saaro marxuumadana illhy sw ha naxariisto
Asc Asma, Allah u naxaristo Nimco 🤲
MaashaAllah ❤salma
Family keeda waa in ay yiraahdaan keena Medical history giisa😢
Waa sidaas
Mashaa allah u are the best ❤❤❤❤
Sorry😢
Ilaahay ha unaxariisto gacan kaxaqdaran baa dishay. Asma hadalkeedu biyo kama dhibcaan ee fadhiga kakaca oo banaanka soo’israago codkiina iyo cududiina mideeya.
Ficnan lahayda iyado dadku sidadas okale inay noqdan ❤
bal kawaran gabada kale e inanta lahadlisi in markiba wacdi ahida ax Allaha haunaxaristo Amin 😢😢😢
Beatiful asma ❤ walaahi waa wax laga xumaado
Qofkii uu soo diray hala raadiyo ninka
Ilahay ha u naxariisto
Amiin wlo macan Illahay hano kaadayo qali love you beautiful 😘🥰💕
Sad feeling😢😢😢😢
Gaalada madoow iyo cadaamba indhaha ayey kuyahaan 😢
Hi asma love you wllo❤
Hi Asma! Wll I've heard you, but somebody has to start the campaign for our justice. Why don't you start first, just a suggestion!
Allha naxariisto
Somalidu isumaroono loomana roona meeshay isugutagaana qabyaaladey koonbeeyaan iyo wadadi xumyd ee aykujaben waxna kamabartan jabkooda
AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN
Uk xataa dhulkaas xun xun bay soomaalidu degan yihiin , Allaah ha u naxariisto gabadhaas😢😢😢
Allaha badbaadiyo
Halkay police ka toos uga wici lahayd, familki gabadha wacday. Yaka radiyeey markay wayeen bay police ka weceen . 40 diqiqo bay lumiyeen, Subxan Allah
😢😢
❤❤❤❤❤❤❤😢😊
❤❤❤❤❤
Wlll Nimco Alle ku naxariiisto
Allaha ilaaliyo muslimka
ax ax. gabadi hada ma dimati miskinta hadan uurka laha 😢😢😢😢😢 somalida waa bila damir
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.fariid
Luuqdiba ma yaqaanaan badanaa abayo, maxay police wacayaan? Sharciyada wadamada ay joogaan sharciyadooda iyo luuqadba ma baranayaan, dadka ma dhexgalayaan, midnimana majirto, oo dad Soomaaliyeed oo meel loogu hagaago leh ma arkaysid, Ilaahay swt ha u naxariisto maskiinta, waa ka xumahay.
Asmaay meel aan joognaba wax halkaas nadhigay oo saageen naga reebay qolo qolo yar iyo qabyaalad urtay oo wax aay nookordhisay aaysan jirin.
Muxu ku dilay Ma mindi 😭😭😭😭😭
Somali caqli male aQoon male nolol male wxba ma leh WA dad yağa beş ISKA dag
àsma qurux walal Al ha u naxristo way na tabtay anagaba please ka so hadal is qurxinta iyo protinki aad tiktoga ku darysay mangada iyo istrobariga iyo muska ma waxase isticmali kara qofki jim ciyat oo kaliya
belaayo ku gashay yurubey waxaasn ku nacay qurbahana belaayo dad cunaa ku daba gelaya
Asmay caqliga somalidu waa naagta aylahadlaysay ee 45 mins ay phone ka ku celcelnaysay no caqli
So she was pregnant 😢😢😢😢
Haa
Maxaa qaldan ayaantaan loo beegsaday gabdhaha soomaalida 😢
Sorry xabibiti
Asma somalidu maanta qabil wa ubanan baxikaraan lakiin sab kaley hadodoniin.
Horta cayda iyo nacdasha iskadaa
Haa kama adkaysan kartid, waa la yaabaysaa, dadka qalbiga wanaagsani waa ku dhex dhibbanyihiin, comment bad dhiibanaysaa, qof baa replay kuu soo galaya, maxaa naga kaa galay?! Waxan dhahaa, damiirkayga baa i diraya, oo ma aamusi karo.
Ax ala beerka jaajil caqli ma jiro markiba inay wacday ahayd no caqli walahi uf
Shame on us
Ax miskiina
Asma qof caqlibadan.baadtahy
Meel waxlagu xadayo mooye nin somali meel kale ma jirto
Asma shekoyinkagaan jeclhy adi kugu sabsan😂❤
😢😢😢
Asmay caqliga somalidu waa naagta aylahadlaysay ee 45 mins ay phone ka ku celcelnaysay no caqli