Allah unaxriisto carurta Ka gariyotay rabi naxriistii janno ha siiyo 😭🤲 inta uhartay rabi ha udhaafo habo macaan wad ku mahadsantahay sida wacan nola wadagtay shekda ❤❤❤
Ala ohin ayaan kuu dhintey kheybtan aax ala aduun silac badana aduun aduun wakasa ninkas sas kuu cawiyey ilahey subxana watacal jano 100jibaran alllh siiyoo
Hayaaaaay❤❤❤, Farxiyo Waa ku salaamay. Sheekadan Waa iigu socotay meel fiicane way ku dhamaaday. Ilaahay makuu gar-gaara mise gandi cad aaskuu dhabaa. Lol❤❤❤
Inaaa lilaahi wanaa ileyhi raajucuun allaha u naxariisto inta dhimatay adeerka dhintayna allaha maamo falxado samir io iimaan allaha ka siiyo ilmaha rajadana allaha la koriyo 😢
Ma shaa Allah falxado kherbadan Allha kusiiyo wad kumahasanthy dardarankada ilmahada way shahiiden insha Allah gabdhaha way wada umul raceen wilashana koranihi geeridu waa xaq Allha unaxariisto anaga Allah hanoga daba naxaristo adiga inta hartay qalbiga Allah idindajiyo cimridheer cabada suban Allah haunsiiyo
Allah ha u naxariisto 😢😊 curuurti iyo xajigii Amiin amiin Allah qalbiga ha ku qabojiyo amiin amiin Falxado Allah ha idiin xifdiyo amiin amiin . Wan dhagays day qisa doo dhan .
Inna lillahi wa inna ileyh rajicuun aad ban ula calool xumaaday falxado. Ilmahaaga dhamaan Allaha u naxariisto adne samir iyo iimaan Allaha kaa siiyo qalbigana Allaha kuu qaboojiyo kuwa kuu harayna Alle kaama hormariyo
Hooyo farxado ilaahey ha u na xa riis to wala la heena naga hor maray ilaa hey waxaa n kaa ga baryaa nabi muxammed in uu rafiiq jana al firdos kala dhigo hooyo aniga ne inuu ilaahey nolo shaan oo iga saaro iygu soo doceey aduun yadaan waa kol bo nooc in sha alaah wansabreeyna docadeena ilaahey hanaga aq balo😥aamiiyn yaarabi😭🤲🤲💔😭
Waxaaa maqli jiray ilaahey ma kuu gargaaraaa mise gadac gadac kuu tuuraa allllah kuu siyaadiyo falxado lkn Dib aa ka calool xumaaday allllah u naxariisto ilmahaaga iyo xaajigaaga😢
Allah unaxriisto carurta Ka gariyotay rabi naxriistii janno ha siiyo 😭🤲 inta uhartay rabi ha udhaafo habo macaan wad ku mahadsantahay sida wacan nola wadagtay shekda ❤❤❤
Subhanallahi oyhiinta igaa dhaamatay adunyo qiimo maleh, yaa Allah gaafkayaga iyo gaarediyada halkumin 😢😢😢,farxiya tanks abaayoo
Waa sheeko naxdin ah ilaahay ilmaha u naxariisto dhammantood falxadana qalbiga alle ha u qaboojiyo aamiin 😢😢
Subxanallah wa qiiso xanuun badan. Illahay ha u naxaristo ilmahagi oo dhan inta ku hartayna ha kuu daayo cimrigana ha idiin wada dheereyo😢😢
😢😢😢😢 meel murugo leh bay ku dhamty ilaahay ilmaha kuu haray hakuu badbaadsho
Ala ohin ayaan kuu dhintey kheybtan aax ala aduun silac badana aduun aduun wakasa ninkas sas kuu cawiyey ilahey subxana watacal jano 100jibaran alllh siiyoo
Alla hooyoyinka soomaliyeed habaarka waaba ku badanyihiin please hooyo caruurta ha habaarin ee u ducee
inalilalahi wa ina illahey rajucuun falxado habaryar sabar iyo iimaan allalaha kaa siiyo owlaadada inta ku joogto iyo adiga cimri dheer allaha idiin siiiyo❤❤
Hayaaaaay❤❤❤, Farxiyo Waa ku salaamay. Sheekadan Waa iigu socotay meel fiicane way ku dhamaaday. Ilaahay makuu gar-gaara mise gandi cad aaskuu dhabaa. Lol❤❤❤
Bolol fiican ayuu ilaahay galiyay laakin Alle muusan iloobin habaarku Ay is habaartay ilaahoo naxariistaada natus
subxanallah ax waa sheeko xanun badan wlhi falxado samir alle hasiyo owladeda naxarista jano rabi ha siyo owlada habarka halaga dhafo afka hala baro duco inta u hartay rabi ha udhafto
Inalilah wa inaa ileyhi raajicuuun allahuma najinaa 😭😭sabarkii nabi yaqub allah ha ku siyo qalbi xanun wa aragtay
Inaalilahi wa inaa ileyhi raajicuun ilhey ha u naxariisto falxadana samir iyo imaan allah haka siiyo
Subxnallah illaahy haw naxaristo dhamaantod dhibato bdan waa maraty smairkedi sed way ku heshay ilmaheda illaahy haw naxaristo aamin yaa rabi
Falxado sheekadeda àad bay u xanun badantahay walahi alllah ha u naxariisto intii dhimatay 😢😢iyadana qalbiga alllah ha u qaboojiyo😢
Falxadooy samirkaadii ilhy qeyr buu kugu bedelay Masha Allah
❤ilahay haunaxariisto dhamaan intii ka dhimatay caruurtwwdii iyo saygeedii wanagsanaa inta uhartay baari Allah uga dhigo insha Allah
Ameen ya allah 🤲🏾🤲🏾🤲🏾
Awalaasaana samir iyo iimaan alaha ka siiyo ayagana alaha u naxariisto aamiin yaarabi 🤲
🥺🥺sheeko ka murug bdn wlh hore ma u dhageysan cwa ilinta iga dhmatay allah y rahma inta dhimaty ilahow inta dhib ku jirto ka saar 🤲🏼
Wcs abayo farhiya 😢😢 ilahyoow unaxariso dhamaantod falxado iyo inta uharteyna rabiyo cimriga u laban laab o ubarakeey😢😢
Inaaa lilaahi wanaa ileyhi raajucuun allaha u naxariisto inta dhimatay adeerka dhintayna allaha maamo falxado samir io iimaan allaha ka siiyo ilmaha rajadana allaha la koriyo 😢
Allaha unxariisto dhamaanba caruurti kadhimatay walaashen falxado iyo sowjkeedi iyadana waa qof samir badane inta u hartay familkeda allaha xifdiyo cimri caafimaad ay isku calfadan allaha siiyo ❤❤🤲🤲🤲
Oo caruurta dhaman maka dhintan sheekada wali ma firsanin😢
@@halimajeylani9243 maya ee 5 gadhimaty ilahay ha uaxriisto sabir iyo iiman ilahay hakasiiyo
@@halimajeylani9243Maya 2ba uhartay gabadhi wey need io wiilki uyara🥺🤲
@@halimajeylani9243 2 uga hartay
Mashaalaah tabaarakalaah ❤alaha u siyaadiyo nolosha quruxda badan ninkaas waxwalba oo duruufa u dulqaatayna Janatulfirdoowsal Aclaa alaha siiyo aamiin yaarabi ❤ Subxaanalaah
Run tii waa qiso xanuun badan Allah unaxariisto dhaaman caruurtii dhimatay falxado qalbiga Allah u qabojiyo ,😢😢🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Alle ha u naxariisto inta caruur ka dhiamto iyadana qalbiga allaha u qaboojiyi falxado waanaag sabar badan lkn hawaarka ma dixno 😢😢
Allaah unaxariisto dhamantood ilmaha
Aamiin yaarabi😭🤲
Ma shaa Allah falxado kherbadan Allha kusiiyo wad kumahasanthy dardarankada ilmahada way shahiiden insha Allah gabdhaha way wada umul raceen wilashana koranihi geeridu waa xaq Allha unaxariisto anaga Allah hanoga daba naxaristo adiga inta hartay qalbiga Allah idindajiyo cimridheer cabada suban Allah haunsiiyo
Falxado habar yar uducee inti kaa dhimatay iyo zowjkaagii illahyna danbi dhaaf weydiiso markastoo salaad dukato ❤❤❤❤❤ adna cimri dheer iyo cibaado suuban allaha kusiiyo adi iyo awlaadaadana janada allaha idinku kulansiiyo iyo zowjkaagii ❤❤❤❤
Wllhi waa sheko aad uxanun badan ilahy samirkeda haku abaal mariyo falxado😢
Allah ha u naxariisto 😢😊 curuurti iyo xajigii Amiin amiin Allah qalbiga ha ku qabojiyo amiin amiin Falxado Allah ha idiin xifdiyo amiin amiin . Wan dhagays day qisa doo dhan .
Allha ha u naxaristo ilmaheda wlshena falxado
Omg. Wlh wa sheko aad qiiro badan lkn Alhamdulillah sabar keedi bey intas kuso gartey oo illhey ugu badaley. Alhamdulillah.
Asxaapata caawa naxdin dareema iisoo duceeya in alle oofarxad noogubadalo caawa hooyadey iga murugbadane yarabi qolba nooqabiiji
Inna lillahi wa inna ileyh rajicuun aad ban ula calool xumaaday falxado. Ilmahaaga dhamaan Allaha u naxariisto adne samir iyo iimaan Allaha kaa siiyo qalbigana Allaha kuu qaboojiyo kuwa kuu harayna Alle kaama hormariyo
Ilaahay cimiriga ha udheereyo ayada io ina uso hartay intii dhimatay ha unaxariisto amiin 🤲🥺
Dhaaman Allah u naxaristo inta dhimatey
Habaarka mafiicno wlhi 😢hooyinkeena somalida hawaarka ubadan yihiin
Allaha unaxariisto caruur tedi inta hadhayna allaha udaayo murugay ku dhamaatay
Allow unaxariiso habaryar falxado caruurteedii intii dhimatey allow ku xafid inta ku hartey
Farxiya tawakal waan ku salamay form djibouti 🎉🎉🎉🎉🎉
Allahu Samir ka sii subaxnlaah wlhy waa Adun ma ficna Habarku ma ficna ilahow no danbi dhaaf
Wacaleykuma salaam waraxmatullahi wabarakaatuhu.
Mahadsanid.
Allahumma salli wasalim wabaarik calaa sayidnaa Muxamed wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam.
Mashaallah Abaayo mac 😢
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲💔💔😭😭
Inaa lilahi Waa inaa ilahey rajicuun😢😢 subxanalah this is soo sad wlhi ax
Hooyo Mcn ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤲🤲❤️
Alle irid hadii uu xiro mid ayuu furaa ninkaas bil sii dhaceyao ahaay ayu alle risiq ugu furay ilmahana alle ha unaxariisto ayadana ha uduceeso
Mashaalaah farxiyo wlhi qisadaan wa amiiin
Alxamdulilah wlhi waa qiso xanuun bdn sabar ilaahey haka siiyo
Hooyo farxado ilaahey ha u na xa riis to wala la heena naga hor maray ilaa hey waxaa n kaa ga baryaa nabi muxammed in uu rafiiq jana al firdos kala dhigo hooyo aniga ne inuu ilaahey nolo shaan oo iga saaro iygu soo doceey aduun yadaan waa kol bo nooc in sha alaah wansabreeyna docadeena ilaahey hanaga aq balo😥aamiiyn yaarabi😭🤲🤲💔😭
farxiyo salama Caleykum maasha Allah ❤❤❤❤❤❤
Subxaanalaah nolosha quxurda badab markay kashay wan farxay lkn naxdin ayaa ika dambeesay ilahay ha nuxariisto intii ka dhimatay walaasheen samir Allah ka siiyo iyo iimaan
Xanuun allaa qoray alle qalbiga hakaaga masaxo
Abayo Allah hunaxaristo amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
Allah ha unaxariisto ku wa nool ALLAH HAKUU CAYNSHO 😭😭😭😭😭
Allah ha kuu badbaadiyo inta kuu hartay
Subxanallah wa qiso xanuun badan 😢😢😢😢😢😢😢😢
ASC
samir iyo imaan alaha kasiyo intahaysato alaha kubarakeeyo adeerna iyo walalkina alaha cafiyo ooxafido asna janada alaha geeyo😢😢😢😢😢
Amiin allaha qalbiga Ha uqabojiyo
Anaa ugu horeye manta😂
subxaanlaah inalaaha maca saabiriin
Falxado wan la qirooday 😢😢
Wcs alow falxado waxfican ugu qatim history geds
alaa xanuun badanaa qisadan si bay ii tabatey subxanllah 😢😢😭😭
Dhibka Laguma waaro 😢😢😢 waliga rabbi Talo saro
Allah unaxaristo dhaman 😢
Alaah haunaxariiseto dhamaato ayda sawir iyo iiman alaah ha kasiiyo
ilahow iku arsaq owlad bari ah Insha Allah waqti dhawow yarbi 😢 🤲
سبحان الله سبحان الله سبحان الله ❤
Abaayo mcn Waan ku takeraa 😊
Allha uncariisto dhamaanba ❤❤❤
ilaahey haunaxariisto❤❤❤❤
Alx Maasha allaah ❤❤❤❤
Amiin Amiin amiin 🤲🏾🤲🏾🤲🏾 Abaayo mac 😭😭
Mashaallah ❤❤❤❤❤ wa ninco alle
Aamiin.yaaa.rabi
Alaha qalbiga u qabojiyo😢😢
Farxiyo keep going sister Allah ha ku xifdiyo
Subxanallah wlhi wa la ilmeye shekada falxado farxiyo abayo mcn no so badi shekoyinkan why waxey mudanyihon in lagu cibro qate 😢😢😢😢😢
Allaha unaxaristo
Subxaanlaah❤😢
😂😂😂😂😂😂ma falaxaa mshlh
Walhi wa sheko aad uxanon badan😢
Masha allh nin fican rabi usahlo
إنا لله وإليه.را.جعون.
Alxamdulilah dheh Allah ilmahaagii dad bay kaaga tageen cidlo majoogtid ayeeyo tahay
Ilahya qalbiga hakuu qaboojiyo❤️🩹
sc wr wb xbibti allh ku xafido adiga io familigaga ❤❤❤ wlshena falxado samir io iiman allh siiyo adunyada wa iskasaas allh no danbi dhaafo
Lkn alle cidla ma dhigin badal qer qabo ayaa siyay m.a
Waxaaa maqli jiray ilaahey ma kuu gargaaraaa mise gadac gadac kuu tuuraa allllah kuu siyaadiyo falxado lkn Dib aa ka calool xumaaday allllah u naxariisto ilmahaaga iyo xaajigaaga😢
Masha allh
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo Allaha unxariisto ya Rabi
Horta su,aal Aan idin weydiiye faarax kasta qoftii usoo samirtay markuu ilaabo oo qof shidan oo kista heysto markuu arko ka daba ordo markeey cabaar ku dangaarto usoo burisaaa waliba nolol xun ugu dambeeyaa
Waligaa daacad ahaaw wllahi waa liibaaneysaa guushana adaa ku dambeeynaya marwalba insh
Sheekadii gabadhii hooyo la,aanta kusoo kortay ka dibna ninkii reer qoryoleey guursaty markeey dhibka usoo samirtay furay ka dibna gabadha eedadiis ka raacay
Muxuu ku dambeeyey isagana naagtii uu ilmihiisa darteed u dayacay inay ka tagtay ilmana meel kuma sheego inuu iyagii uu dayacay maciin bido
Sheekadii gabdhii10 gabdhood dhashy iyo 1 wiil oo naafo ah ka dibna gabdhihii dayacay naagtii kle oo wiilasha u dhashy eey is dileen wiilashii oo meel cidlo ah kusoo dhacay ka dibna gabdhihii uu 20 sano ka hor dayacay uu maciin biday faarax ilmaha uuu dayaco ayuu u dambeeyaaa
Faarax ilhy ka cabso qof rafaad kula soo marty sidee u dayacdaa😭😭😭
abyoo xaqiiqdaa😢😢😢😢
انالله وانااليه راجعون
Walahi aad ban umurugoday
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha unxariisto ya Rabi
Wcs bayo mcn wan ku salamay bayo ❤👋😍
Subxnallah allah u naxariisto 😢😢
Falxado allh qalbig haku qaboojiyo inta dhimanat naa ale hau naxariisto inta ku hartay naa ale haku desto hanku barkeeeyo wixi wax katagen waab alxm ilmah kurso imah dhintay dhalin allh hakul koriyo mar walbo qadirtah aman kuna samir habo
Abaa adi xamar luuq luuq ukala taqaana😅😂
😢😢😢😢😢😢😢waa qiso xanuun badaan