August 4, 2024 AXMED URUR OO HOGAMINAYA GANACSATO SOOMAALI IYO AJINABI ISUGU JIRTA AYA LAMU NO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 94

  • @abdiazizhashi451
    @abdiazizhashi451 2 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah. Waa horumar fiican. Aniga iyo reerkeyga waxaan ka nimid Somaliya waxaana soo degnay Nairobi. intaanan soo dagin kuma talo jirin inaan deegaan rasmi ah ka dhigano Kenya balse waa ku qanacnay hadana deegaan ku noqonay. Wadankeenii Soomaaliya waan jeclaa inaa ku korsado oo ka shaqeesto balse duruuf baa ii diiday.
    Cidii u baahan in laga caawiyo dhul iibsasho waan ka caawin karaa.

  • @najibenhodan7598
    @najibenhodan7598 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤❤ Queen qurux

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 หลายเดือนก่อน +3

    ❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤

  • @abdulkassim6740
    @abdulkassim6740 หลายเดือนก่อน

    Mashaa ALLAH Mama

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah horay usoco

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 2 หลายเดือนก่อน +1

    ManshAllah tabarakallah Barakallah for him.May Allah bless him.😊.Amen 🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 2 หลายเดือนก่อน +1

    AHMED NOOR ALLAH UBARAKEEYO BEERAHA IYO GEELA KILIFI.MAR DOW WAAN KUSOO BOQANEEYNA CANO GEEL AYAAN SOO CABI DOONA ITS WONDERFUL WORK. CONGRATS. UGANDA

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  2 หลายเดือนก่อน

      Mansha allah

  • @saidsahal6625
    @saidsahal6625 2 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allah mama Somali ILAHAY haku BARAKEYO inshaa Allah soomaaliya HANOOLAATO inshaa Allah 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️

  • @Masturo-y5c
    @Masturo-y5c 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 2 หลายเดือนก่อน

    Maanshallah Allahyabaarikfiik dhamaantiin

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha"Allah ❤ Habo ❤ Horay U Soco 🤲🎉🤲

  • @shafimohamed727
    @shafimohamed727 2 หลายเดือนก่อน

    Maanshallhu❤❤❤

  • @fankafarah701
    @fankafarah701 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah naag nool een habaryarta u ahay ilaahay ha Ku xifdiyo aamiin ❤️ horey u soco

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  2 หลายเดือนก่อน

      Habaryar mahadsanid ❤😊

  • @fakirmaii5914
    @fakirmaii5914 2 หลายเดือนก่อน +3

    mama somali la soo tali dadka khaliijka si gaar ah 😅
    khaliijka waa lagu asaasaqay shaqona ma taallo 😭😭😭💔

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 หลายเดือนก่อน

    Amazing I like that ❤❤❤❤❤ guuul iyo gobanimo ❤❤❤

  • @hawoadam204
    @hawoadam204 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah guulaysta

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc habo channelkisa nosogali

  • @abshironoor346
    @abshironoor346 2 หลายเดือนก่อน

    Asc masha allah hora u soco

  • @abraaribraahim3481
    @abraaribraahim3481 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha allaah horey usocoda

  • @faliza8772
    @faliza8772 2 หลายเดือนก่อน

    Aadban kuusalaamaya walaashy ❤ allaaha kuxifdiyo wakujecelnahy

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  2 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid habo

  • @deeqo123
    @deeqo123 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah
    Mama Somaali

  • @malakaaay
    @malakaaay 2 หลายเดือนก่อน

    mother land Africa ❤❤ maasha Allah Kenya❤❤ and all Kenyans masha Allah❤

  • @DeeqocabdulahiibrahimDeeqocabd
    @DeeqocabdulahiibrahimDeeqocabd 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @hawofarah2365
    @hawofarah2365 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaha ❤

  • @fadumashekadan6487
    @fadumashekadan6487 2 หลายเดือนก่อน

    Acw habo.numberkaada soo sheeg fadlan.

  • @dodorara9532
    @dodorara9532 2 หลายเดือนก่อน

    Maansha allaah allaah ha idiin barakeeyo oo ha idin xifdiyo waa wadan bar waaqo ah oo dhisan tuulo ilaa baadiye magaalana warkeeda daa allaah ha u barakeeyo oo ha siyaadiyo

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  2 หลายเดือนก่อน

      @@dodorara9532 aamin yaa allah mahadsanid habo adigana Sidon kale

  • @hodanibrahim-l4b
    @hodanibrahim-l4b 2 หลายเดือนก่อน

    maashallaah maashallaah

  • @nuraegal4395
    @nuraegal4395 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah waa idinku hambalyeynagaa horumarka iyo adkaysiga

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  2 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid habo

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 2 หลายเดือนก่อน

    Be-Idnillah.Our dreams came true 😊

  • @ZakirMohamed-w1o
    @ZakirMohamed-w1o 2 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allah👍👍

  • @DefNotFarhiyaw
    @DefNotFarhiyaw 2 หลายเดือนก่อน

    Halyaayada waa idinsalaaney maashaa Allah hu tabaarag ❤❤❤❤❤❤❤

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  2 หลายเดือนก่อน

      Mansha allah mahadsanid habo

  • @hassankhayr2963
    @hassankhayr2963 2 หลายเดือนก่อน

    MAMA TAIFA IS COMING SOON INSHA ALLAH❤❤❤❤❤❤❤ALLAN I

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤❤keep going

  • @faliza8772
    @faliza8772 2 หลายเดือนก่อน

    Insha allaah inaankuu imaadan rabna aniyo caruurtayda iskuulka markii kaxiro

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  2 หลายเดือนก่อน

      Insha allah guuleysta Haye soo dhawawaada

  • @deeqaosmam2902
    @deeqaosmam2902 2 หลายเดือนก่อน

    Maashaa allaah u dheh ninka. Adigana Maashaa allaah.

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  2 หลายเดือนก่อน

      Mansha allah mahadsanid habo

  • @sahroduraan6529
    @sahroduraan6529 2 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله

  • @deqoisse8830
    @deqoisse8830 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah mamo waaku raaxesta dawashadaada dhiragalintaada ajeclahay riyo badan leeyahay allaha riyadayda hairumeyo. moom Culeesa ihaayo 40 qof ducadoda wala aqbala iduceya pls. qof kastana muraadkisa allaha usahlo❤❤❤

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  2 หลายเดือนก่อน

      Aamin yaa allah habo muraad kaaga allah kuu sahlo

  • @FaadumoDaahir-wt5op
    @FaadumoDaahir-wt5op 2 หลายเดือนก่อน

    Mama soomali ma soomaliyaa meeshu

  • @fadumoashkir2111
    @fadumoashkir2111 2 หลายเดือนก่อน

    MaashaAllah

  • @suqambi7591
    @suqambi7591 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah dad qurux iyo caqli Allah siiyey

  • @ashaahmed717
    @ashaahmed717 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waaaw maasha Allah dadka aan ku riyoodo in aan iyagoo kale noqdo

  • @faliza8772
    @faliza8772 2 หลายเดือนก่อน

    Asc mama somali

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 หลายเดือนก่อน

    I used to live Utange mombas , unforgettable momery

  • @aminoshire8978
    @aminoshire8978 2 หลายเดือนก่อน

    ASC mama Somali wan kuu imandona insha Allah dhulna isiiqabo

  • @IfrahAhmed-t1f
    @IfrahAhmed-t1f 2 หลายเดือนก่อน

    Eedo macaaan mama Somali waku salaamay beer baan rabay see kuula soxariiraa?? Minnesota joogaa

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  2 หลายเดือนก่อน

      @@IfrahAhmed-t1f 254 742226331 watsabka

  • @buthainabdulkadirhassan2510
    @buthainabdulkadirhassan2510 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maamo soomaaliyeey hadaad heshay laamu waa wadankeena

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  2 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid habo

  • @naseebgade8885
    @naseebgade8885 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @hindiya11m
    @hindiya11m 2 หลายเดือนก่อน

    Asc mama soomaali wanku salaamay
    Nambarkada ayaan ubahanahay

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  2 หลายเดือนก่อน

      254 742226331 watsabka

  • @FaadumoMaxamuud-q3c
    @FaadumoMaxamuud-q3c 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abayo xamar baan jogaa ma isoo dhaweynasaa inan ku soo raadiyo ayaa Raba Insha allah

    • @Anzal222
      @Anzal222 2 หลายเดือนก่อน

      Xamar aniga joogo wll wana jeclaaanlahaa meshaan lkn meesha maqabiil ayaa lagau dagaa mise qabiil walbo oo Somalia eh meel uu dagi karo miyaa

  • @najmadarwesh1654
    @najmadarwesh1654 2 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllah Adheerkey Ahmed Urur ❤

  • @shukriabdullahi8049
    @shukriabdullahi8049 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan joogaa swedhan
    Ee hano telkaaga oo lagaaga sooxariiro ma ii soo qorikartaa adigoo mahadsan

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 หลายเดือนก่อน

    We be back isha Allah

  • @fakirmaii5914
    @fakirmaii5914 2 หลายเดือนก่อน +2

    asalaamu calaykum mama somali ❤
    hadda ayaan ku daawanaayeey subzan allah 😅
    lagayaabaa in aan kugu daydo dhawaan
    maama waxaan eabaa watsabkaaga fadlan ❤❤❤

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  2 หลายเดือนก่อน +1

      254 742226331 watsabka

    • @fakirmaii5914
      @fakirmaii5914 2 หลายเดือนก่อน

      @@mamasoomaali
      aad iyo aad bad u mahasantahay mama somali 🌹

  • @DhoolDheeman
    @DhoolDheeman 2 หลายเดือนก่อน +1

    ASC...
    Walaal waad ku mahadsantahay dhiirigalinta iyo waanada aad noo soo gudbisid.
    Waxaan daawaday Axmed Noor iyo adiga falanqayntiina.. walaal Toronto Canada baan kaa soo salaamay...
    Axmed Noor goobtiisa magaceeda fadlan ma ii soo gudbin kartaa...❤

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  2 หลายเดือนก่อน

      Mansha allah Haye habo

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 2 หลายเดือนก่อน

    Maamo Somali salan sare kadib phone-kaaga maheli karaa waxaan nahay qurba joog xog doona.

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 2 หลายเดือนก่อน +1

    I was thinking to see him too from Canada 🍁 ❤🎉

  • @shukriabdullahi8049
    @shukriabdullahi8049 2 หลายเดือนก่อน

    Maamo dhoor mar baan ku soo qorey fariin.
    Aad baan u daneeynayaa meeshaad dhulka ka xa yeesiisd.

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  2 หลายเดือนก่อน

      254 742226331 watsabka

  • @mos1954
    @mos1954 2 หลายเดือนก่อน

    Imagine a country that its largest third ethnic and second largest region inhabit Somalis are constantly humiliated and subjugated day to day life . Moreover a large Somali Ethnic Diaspora Community use the Ethiopian flag Carrier and still from time to time things like this happen.

  • @shukriabdullahi8049
    @shukriabdullahi8049 2 หลายเดือนก่อน

    Asc
    Waxaan ahay reer swdhan
    Waxaan rabaa in aad isoo dhaweeyso ood isoo qorto telkaaga.
    Maan garanayo in aad aqriso fariintaan ku soo diro mar walba oon arko video gaaga

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  2 หลายเดือนก่อน

      254 742226331 watsabka

  • @Marian-p9n
    @Marian-p9n 2 หลายเดือนก่อน

    Haluw

  • @Maria28832
    @Maria28832 2 หลายเดือนก่อน

    AFRIKA WAXBA MA YAALAAN OON FAQRI AHEYN ADUUNKA HORE MAREY MAAHA SIDA EOROBA IYO AMERIKA IDINKABA LACAGTA HALKAAS KA GEENTEEN MAAMA SOMALIA 30 SANO SOO ARUURISAY CANADA MARKA TAGEYSAY SABOOL BAAD AHEYDE MARKA AFRIKA WAXBA MA YALAN

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  2 หลายเดือนก่อน

      RAGA nairobi u taajirsan waligood qurbo ma tagin

  • @thediamondfamily1673
    @thediamondfamily1673 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤ I ❤❤

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 หลายเดือนก่อน

    Mom Somaali we be there withi my from Mn 🇺🇸 ❤❤❤❤❤❤

  • @halimaomar6633
    @halimaomar6633 2 หลายเดือนก่อน

    Mamma Somali
    ILAAHAY ha ku XIFDIYO Aamiin YAA Allah.xabibti inte Ka hela waxaan raba in aan kula so xiriiro waa mahadsan tahay. ❤

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  2 หลายเดือนก่อน +1

      254 742226331

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  2 หลายเดือนก่อน

      Watsabka

    • @maryamaali6402
      @maryamaali6402 2 หลายเดือนก่อน

      Habo waan soogurayaa sababtoo ah meeshan carur umafiicna

  • @amalabdullahi585
    @amalabdullahi585 2 หลายเดือนก่อน +1

    what is this guy channel or contact @mamasomali

  • @latifayusuf6818
    @latifayusuf6818 2 หลายเดือนก่อน

    Masha alaah