TABLIIQ MAXAA LAGU HAYSTAA?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 291

  • @ubaxmaxamed8860
    @ubaxmaxamed8860 2 ปีที่แล้ว +50

    Tabliiqu waa dariiqa saxda ah subxaana laah ilaahayow umada nabi maxamed scw qalbigooda midee

    • @abdellahyacin5648
      @abdellahyacin5648 2 ปีที่แล้ว +2

      Bidco wayee
      Mohamed ilyas baa ababuley hindiya
      Marka maa dariq sax baa?

    • @hamzahsiraaji
      @hamzahsiraaji 2 ปีที่แล้ว +3

      @@abdellahyacin5648 dinta miyu qof ababuli kara mida kala qof wuxu kushegi miyad Amini manta malin aan ehen ayad ogani tabliq waxay yihin

    • @Abdulahialinour
      @Abdulahialinour 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdellahyacin5648 nin wanaagsan buu ahaa waliba wuxuu ahaa dariiqada naqshabandiya qaadiriyadana wuu u nisba sheegan jiray caqiida ahaana waa maaturiidiyah waan nin aad u wanaagsan❤

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 6 หลายเดือนก่อน

      Sallalaahu caleyhi wasalam

    • @CabdulahiXariir
      @CabdulahiXariir 3 หลายเดือนก่อน

      Maya wll tabliiqa waa khuraafiyiin bidco kujira kolay suufiyada mushrikiinta ah way dhaamaan

  • @AhmendyJully-tx5xe
    @AhmendyJully-tx5xe ปีที่แล้ว +8

    Waligey ma arag ninkaan oo kale wuxuu iiga sheekeynayaa tabliiqa marka eykasheekeynayaan cadamatullah ilmadu kusoodhaafeyso nimankaa iyo shirki waa mashriq iyo maqrib subhanallah

  • @gazudinabdiazizgaas8195
    @gazudinabdiazizgaas8195 2 ปีที่แล้ว +21

    Dacwadda tabliiqa Meel uu shirkii kasoo galo anigu ma arag waagi hore aniga khalad ka aaminsan ayaan 40 beri la baxay Ilaah baan ku dhaartii Cubaadada Iyo khayrka sida ay ugu dedaalan waad yaabaysa Shirkina iskama daa agtooda masoo maro.waxa ay ku dhamaan 8 safi waxa ugu horeeya Waa tawxiidka iyo in Cibaadda allah loo badhax taro.

    • @abdirahmaansagaale5937
      @abdirahmaansagaale5937 2 ปีที่แล้ว +2

      waa run walal allaha ku barakeeyo

    • @Ilyaaslucky
      @Ilyaaslucky 2 ปีที่แล้ว +1

      Sxp waa runtaa

    • @Farxanyare99
      @Farxanyare99 ปีที่แล้ว +1

      Waa la isla wada arkay ducaada.

    • @SalmaanBajajle
      @SalmaanBajajle 2 หลายเดือนก่อน

      😂jeylaani yaanla caabudin muudhahy mise somalida shirkoda lama yaqano oo dadka kale uma looso tusaale qaadanye tabliiq shirki kahdlaya imaade miyaa

  • @maxamedxashi4401
    @maxamedxashi4401 2 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah masha Allah tabliqa waa diiriqsax saxabti Nabig scw mark waan tageerah cuulimad walib diint shaqany Ayaan 💚🤍❤ sheekh xasan Cali masha Allah shaqay ayad kalab somalid

  • @abdimuhumed422
    @abdimuhumed422 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh Musdafa iyo sheikh xasaan waa culumadha ugu fasaaxad badhan culumadha soomaaliyeed lakin wey faanan

  • @qadarabdullahi5165
    @qadarabdullahi5165 2 ปีที่แล้ว +3

    tabliiqu diinta ayeeyfaafiyan waxeynakudadaalaan ineydadka xaqausheegaan, iskamahadlaan ee kitaabka ale iyo Suna rasuulka scw ayeeyshegaan, haduualekuuqorey adiguna waadgaadhidoonta meeshaygaadhen mustafow.

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir 6 หลายเดือนก่อน +2

    Tabliiqu ma gaareysid ❤ee qaaqda nakula dul tag😂

  • @khadaryuusuf610
    @khadaryuusuf610 ปีที่แล้ว +3

    Waa dadaalkii asxaabta wlhi in uu qofku inta uu yaqaan dadka gadhsiiyo dadaalkii nabiga

  • @CabdiCabdi-m9w
    @CabdiCabdi-m9w ปีที่แล้ว +1

    Sh Hussein ali m.a

  • @Farxanyare99
    @Farxanyare99 ปีที่แล้ว +6

    Tabliiqu lix sifo ayey ka hadlaan ta ugu hooreesana waa 'Towxiidka"

  • @butbat3097
    @butbat3097 2 ปีที่แล้ว +14

    Tablii maasha Allah 100kiiba 100 maasha Allah

  • @BomSeventeen-jf3wc
    @BomSeventeen-jf3wc ปีที่แล้ว +3

    Tabliiq m.n

  • @MUSTAFE-ART
    @MUSTAFE-ART 3 ปีที่แล้ว +7

    Sh.mustafe caanood DIB ISKUGU LAABO SHIIIKH....WAXKLE KUMA DHAHAYOH..

  • @fatumali4500
    @fatumali4500 2 ปีที่แล้ว +1

    Tabliiq sheekh cali jabuuti oon diin waxba dhaafin sheegideeda sow kuma
    Jiro naga daa sheekhow khalad hanaga fahsnsiin tabliiqa waa aasminsanehee.

  • @rashkaff3242
    @rashkaff3242 2 ปีที่แล้ว +3

    HADAAD RUNTA SHEGEYSO KALIMADIISA DHAGAYSO SHEEKH XUSEEN CALI JABUUTI WAA DAACI ALLE AYAY UGU YEERAAN TOWXIIDKA RISAALADA DIINTA SUBXAANALLAAH

  • @suleymanali414
    @suleymanali414 ปีที่แล้ว +2

    Kaan video hakadubina, baraha bulshadana hasodigina, unashega inuu cilmiga ziyadsadho sifa u ugaaro shek jabuti iyo a.rashid Sufi. InshaAllah,

    • @abdullahelhajji2337
      @abdullahelhajji2337 ปีที่แล้ว

      baraha bulshada yaa iskaleh?tabliiq waa mushrig madhahayo lkn baraha bulshada inbadan runta wayqariyaan Musliminta qaar waala diloyaa qaar waa la xasuuqey qaar ayagaba iskumashqulsan...yahuuda goalkoda waygadheen yaa Allah islamka midey yaa Rabb

  • @naxwoibraahim5858
    @naxwoibraahim5858 3 ปีที่แล้ว +36

    Ahlu hebel intaa iska deysiin
    Aan ku duceysan inuu
    Ilaah naga dhigo
    Ahlu Allah

    • @okashgagaale3650
      @okashgagaale3650 2 ปีที่แล้ว +1

      Ma Sha ALLAH..
      I Intaas kama shaqeeyaan.
      Tabliiqa Aya dhaama Kan.
      Waan taageerijiray laakiin inaan kudambaabo marabo hadda. Iga daa

  • @naanibo6808
    @naanibo6808 3 ปีที่แล้ว +6

    Diintina mahada laysku khilaafay
    ilahayow taan akhira iyo adunkaba ku badbaadayno noo door ada Wayne🤲🤲

  • @abdialimohamed3298
    @abdialimohamed3298 2 ปีที่แล้ว +2

    Tabliiq wax haka sheegin sh.xuseen jabuuti ayaa uwadaa hadalkaasi

  • @SaidMahamed-tx4lp
    @SaidMahamed-tx4lp ปีที่แล้ว

    Ikhlaas wa Niya waa qodobada ay is baraan

  • @abdiabassi8857
    @abdiabassi8857 ปีที่แล้ว

    Jawaab an ineeh waax xikmaad an leheen

  • @nasserabdallah8185
    @nasserabdallah8185 2 ปีที่แล้ว +1

    Rabi Alleh waaye nabiguna Mohamed (scw) waaye inta wixii kasoo hara caloolihina kuhaysta

  • @AlisaeedMahamed
    @AlisaeedMahamed ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey cidow doono ayuu amaan galiyaa qofka oo gaaladu nabad lanoqotane maahan in eey raali uga yihiin inow raacay ee asagoo ah midkii suulin lahaa ayaa ilaahey kuqasbi karaa inow rali kanoqdo waxana daliil u ah modaa nabi muuse ilaahey gurigii uu kukoriyay oo ahaa midka asaga loodiri rabay marka dalilka meelo badan ayuu kujiraa

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 2 ปีที่แล้ว

    Isku soo diiba dawlada hadii aad rabtid cafis ciimada ku wareejiya dawlada

  • @abokarmohamed7059
    @abokarmohamed7059 2 ปีที่แล้ว +3

    Tabliiq in uu kusoo Caan baxo ayuu rabaa
    Mida xigta culumada tabliiqa wax aysan ka hadlaynin majiro dad badan Ayaa Allah dartooda kusoo hanuuniyay

  • @ustaadbashiir8076
    @ustaadbashiir8076 2 ปีที่แล้ว +1

    Oo ma midkaan ayaa towxiid yaqaan subxaanallaah

  • @AbuuCabdiraxmaan-v9m
    @AbuuCabdiraxmaan-v9m ปีที่แล้ว +1

    Maashaalaah sheekh caanood

  • @abdikeynan9852
    @abdikeynan9852 2 ปีที่แล้ว +5

    Sh caano allaha kubarekyoo dacwa tabliq Waax xuumaan ah kuu maaheyside taabliq waa daadka kaliya oo u Ficaan in taan daad arkaay anigaa waana raacay m.a ceeb maloho

  • @maxamedaashaguur
    @maxamedaashaguur ปีที่แล้ว +1

    Ilaahey weynidiisa iyo in la caabudo waxka weyn oo loo sheego miyaa jira

  • @hamseabdiahmed3990
    @hamseabdiahmed3990 3 ปีที่แล้ว +4

    Sawka ay marwalba ka hadlaan maad u fiirsatid Allah ka baqa waxaa thy takfiir

  • @nadiir7783
    @nadiir7783 3 ปีที่แล้ว +3

    Channel-ka takfiirta howshiina iska wata warkiina cid ku jirto ma lhn tabliiqna ma gaari kartaane

  • @UmunasraMayow-mo4ko
    @UmunasraMayow-mo4ko ปีที่แล้ว +1

    Tabliiq waasuufiyo

    • @abeyxabib3106
      @abeyxabib3106 3 หลายเดือนก่อน

      Subhanallah jahilsana docilkan wax baro nefow

  • @davidbinhab9784
    @davidbinhab9784 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxannalah....WaXan okali islamka lamsowdiko

  • @zaahid9831
    @zaahid9831 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaah dadaal baad wadaan hor usocda walaalayaal

  • @abdirahmanmohamedaden7036
    @abdirahmanmohamedaden7036 ปีที่แล้ว +1

    Innalillah,ninkan muxuu maxsiidkisayahay,ilen dacwa maehe

  • @mascuudmaska5521
    @mascuudmaska5521 2 ปีที่แล้ว +1

    Ina Canada alle Mataqani ishig bas qaraxa rer muqdisho sx ama qald

  • @abdiabassi8857
    @abdiabassi8857 ปีที่แล้ว +1

    Musliminta masaajidka so caamiro eyega kusoxiira Hal qox otaariq kusalaat ah Sabaab maunoqotaay inaad masaajidka kusoxiirta

  • @ramlodhalhow6088
    @ramlodhalhow6088 3 ปีที่แล้ว +12

    Somali runta Hadeey raaci laheed weey libaani lahayeen

  • @ahatnoor4272
    @ahatnoor4272 2 ปีที่แล้ว

    Adigon qof wax kashegin so dadka wax lomashegi Kara?

  • @abdihakimnoor9544
    @abdihakimnoor9544 2 ปีที่แล้ว

    Sh tapliq wey kasahantahay

  • @axmedmowlid8786
    @axmedmowlid8786 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashruuc ayay Nimankani Soo Qateen waa in Dadka la Is Nacsiiyo.

  • @mahamuudhassan3367
    @mahamuudhassan3367 2 ปีที่แล้ว

    Shiikhan magiciisa waa kalidii qumane dadka dhan oo kale wax saxan male isagaa saas qaba

  • @abdidahirabihi9275
    @abdidahirabihi9275 9 หลายเดือนก่อน

    Subxaana Allah muxuu ahaa kani? Alle ha ku soo hanuuniyo.

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว +1

    culimaw has khilafina e qaladka yar hos iskugu saxa wll

  • @24hrs.dawaaa
    @24hrs.dawaaa ปีที่แล้ว +1

    Ahlu tabliqh are the only group which is following the true sunnah of the prophet and IAM proud to be among them heading for one year from ijtimaa of Mogadishu

  • @H.E.ABDIKANIFARHAN.MOHAMED
    @H.E.ABDIKANIFARHAN.MOHAMED 4 หลายเดือนก่อน

    Mawduuc uu. Isaga jawaabteeta saxaY ayuuu hadana diB ka dhaliilayaa

  • @xasanmaxamed5446
    @xasanmaxamed5446 2 ปีที่แล้ว +1

    Takfiirkan tabliiqa ka fican100%

  • @cabdiqadiriya4718
    @cabdiqadiriya4718 2 ปีที่แล้ว

    Shiikh been kashegaya tabliiq

  • @WalaalABPess
    @WalaalABPess 7 หลายเดือนก่อน

    War gaalo ilaahay raali kama ahe laakiin Allah xifaadadiisa ayey ku socdaan jameecadka Allah waxa uu yiri waLLAHU yacsimuka mina naas

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 2 ปีที่แล้ว

    Cilma beynta aad ku abuurtey ku soo wareeji dawlada

  • @nuunamushaani1605
    @nuunamushaani1605 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah kuwaasi furuuc Melina ayuukahadlaa

  • @MOHAALIABDI
    @MOHAALIABDI ปีที่แล้ว

    Caanood aqlaaq dhan malahiin saqajaanka

  • @معلماحمد-ف4ل
    @معلماحمد-ف4ل 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa akhlaaq xuntahay wasaq yahow dhagaha weenneh
    Tabliiq ahlu towxiid maahan miyaaa

    • @adowadan2252
      @adowadan2252 2 ปีที่แล้ว +1

      Mustafa canood waa suffi

  • @calicumar228
    @calicumar228 2 ปีที่แล้ว

    Hadda ma waxxad dhihi rabtaa Tabliiqa toxiidka dadka uguma yeero

  • @malyunmoha1435
    @malyunmoha1435 2 ปีที่แล้ว

    Nabi muxamad intuu ka raacay diin duleeye been badanaa sheedaan caanood

  • @c.qaadirmaxamad1927
    @c.qaadirmaxamad1927 2 ปีที่แล้ว +2

    Nusradii ilaahay ee ilaahay ubalan qaaday anbiyada iyo ducaada ayaa lasocoto waykaa maqantahay wll

  • @muxumadaxmad8911
    @muxumadaxmad8911 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaa wabad is kahadlay

  • @cabdidaahir8040
    @cabdidaahir8040 2 ปีที่แล้ว +1

    Mushrig aan asaga ahayn majiro

  • @CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip
    @CabdiqaadirCalimaxamed-ft2ip ปีที่แล้ว +1

    Allah ka baq tabliiq sidaas ma aha

  • @warsameali4751
    @warsameali4751 ปีที่แล้ว

    Tabliiq iyo towhiid labada waa diin jahilsana umudu yaa kala qabta

  • @nuursiciid4901
    @nuursiciid4901 2 ปีที่แล้ว +1

    hhhhh ma mustafaa jaamacad dhigtay

  • @husniadan6264
    @husniadan6264 2 ปีที่แล้ว +1

    Kan kale sheikh miya mis wax kale way war hadhadh sheikh tahay Allah ka cabso een waxadh kuhadhleso iyo wax kale kala firi

  • @Quruxdc
    @Quruxdc 3 หลายเดือนก่อน

    Tabliq waa culumada in lagu daydo ugu fican allaha kabaq

  • @maxedshabcaan794
    @maxedshabcaan794 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Alh daya tabliq

  • @hamsejamaali1173
    @hamsejamaali1173 2 ปีที่แล้ว +1

    Midna saxmaaha kiisa iyo tibliiqo

  • @xalanesuldan7232
    @xalanesuldan7232 2 ปีที่แล้ว +1

    Subzanallaah warkani mawalanyahy

  • @zakariyeaskar2756
    @zakariyeaskar2756 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxa ka dhiman ee ka hadalka shirkiga ah adu ka hadal haday intas oo idil ku fican yiihin

  • @ayuubmohammed2296
    @ayuubmohammed2296 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashaalah sheikh xusen Cali jabuuti

  • @mohameddaqare1358
    @mohameddaqare1358 ปีที่แล้ว

    Bidco siyad BA tihin mar walba culumadenu waxay noo sheegta wa waxan oo kale

  • @mahamedcade5327
    @mahamedcade5327 2 ปีที่แล้ว

    Alla muxu washay nin kanii foooda dher lii

  • @tahiraabdul1701
    @tahiraabdul1701 2 ปีที่แล้ว +1

    Kuwa tabliq soo horjodhe Dan inkar ba kudaccadha..

  • @saddam_bulle
    @saddam_bulle 2 ปีที่แล้ว

    Wuu kamisayray

  • @axmedmaxamed2163
    @axmedmaxamed2163 2 ปีที่แล้ว

    Xaqiiq weeyaan warkaa

  • @DUplogS
    @DUplogS 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh allle kabaq
    Sheekhe baa alle ushirki yeela???

  • @cabdicasiiskhadar6972
    @cabdicasiiskhadar6972 2 ปีที่แล้ว +1

    Tawxiid Alle hakucaafiyo waajirantahay

  • @carbisremedialschool7782
    @carbisremedialschool7782 3 ปีที่แล้ว

    Takfiir

  • @idirischannel803
    @idirischannel803 2 ปีที่แล้ว +1

    Tabliiq baan taageersanahey

  • @zackyabdulhajji8180
    @zackyabdulhajji8180 2 ปีที่แล้ว

    ilahey ka cabso ninkaan ahlu towxiid ka sheeganaaayoow beenta iska daaa

  • @ayuuubxaajiapdyrisaaq6361
    @ayuuubxaajiapdyrisaaq6361 2 ปีที่แล้ว +1

    Tabliiqa hala nabad galiyo

  • @cabdiftaxibraahim9763
    @cabdiftaxibraahim9763 2 ปีที่แล้ว

    Anaku tabliiq ma ogalin Adiga ayaa kasiidaran mustafaw

  • @maahirabdalla1524
    @maahirabdalla1524 3 ปีที่แล้ว

    Inteee ukala wadaa muslim iyo towxiid

  • @cabdiwaaxidbashiir5153
    @cabdiwaaxidbashiir5153 2 ปีที่แล้ว +1

    waa codsi musrafe caanood shifo hala geeya xasad ayaa hayo xaasisidin idaa xasada

  • @maalinmahamed5435
    @maalinmahamed5435 2 ปีที่แล้ว

    Waxkasta waxbaad kasheektaa daacina matihid xataa wacdigaagu waa un dood allaah kacabso dadka unasexeey dooda badan jooji

  • @TicoHamze
    @TicoHamze หลายเดือนก่อน

    Asc anu salafi al biri tablliq inta ba waan ahay markey nafyu iga xogbadatana khurjka naftayda ayaa ku taarbiyeeya kitabka IILAHAY ST IYO SUNZ NABIKEENA waxa haynaa maa falo

  • @Xirsimedi
    @Xirsimedi 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheydankan muxuuleeyahay

  • @Somali24.
    @Somali24. 2 ปีที่แล้ว

    Nio sawirkaan yaa wax ka dhageesta

  • @mawliidmahadmaxamedxajigal1475
    @mawliidmahadmaxamedxajigal1475 2 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay ka cabsada

  • @maxamedcabdiamin1164
    @maxamedcabdiamin1164 3 ปีที่แล้ว +1

    Tabliiq iyo sufi lekukarnaaw
    Waa oktahaye tawo dat an ogahay

  • @abaasahmedwarsame4442
    @abaasahmedwarsame4442 2 ปีที่แล้ว

    Waad qaldantahe wadaadoo

  • @SuhuurxuseenCabdi
    @SuhuurxuseenCabdi 8 หลายเดือนก่อน

    TabliiQ mansha Allah

  • @wisdompio231
    @wisdompio231 2 ปีที่แล้ว

    Wuu qaldan yahay wadaad kaan

  • @cumarmohammedshariif4871
    @cumarmohammedshariif4871 2 ปีที่แล้ว

    Shekh mustaf dibcufiri ceriga
    aledahayu اتق الله

  • @ayuubmohammed2296
    @ayuubmohammed2296 2 ปีที่แล้ว

    Kadib takfirka sheikh hakuben aburan kadib sheikh xusen Cali jabuuti 2004 ayu New York tagay ben low

  • @mohamedabdirahman1439
    @mohamedabdirahman1439 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaa wadaad iska hadlay runtii

  • @maxamedcabdiamin1164
    @maxamedcabdiamin1164 3 ปีที่แล้ว +2

    Dinta karunsheek

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahan in aad xasuus did walaallahaada in baabi isid wax fiican mahan ciimada ku wareejiya dawlad shongoley isku soo diib dawlada

  • @ahmedhassanahmedhassan3300
    @ahmedhassanahmedhassan3300 2 ปีที่แล้ว +1

    tabliiq wlhy cigar maha

  • @maxamedcabdiciise9602
    @maxamedcabdiciise9602 2 ปีที่แล้ว +1

    Tabliiqu waxay dadka ugu yeedhanba waa towxiidka allaah in
    Lagu camal falo

  • @AbdiAli-xw3my
    @AbdiAli-xw3my ปีที่แล้ว

    Asc Sheikhow bikuli ixtiram fadhi inaguma so gadhin taa 2 fadakir ina dikru tanfacal muminii rali ahada

  • @haarunabu1835
    @haarunabu1835 2 ปีที่แล้ว +1

    Jamacatu tapliq holo badan dayacan oo culamada masajidada ku ekeyen aya bananka usaren tapliq runti wa dad karunshegey kashaqenta dadalka dinta iyo munkarka jojintisa goob kasto homan kasocoto kama amusan wadada ayey kulugeyan sidey dadka ubararujiyan culomad kale ma awodan iney wadada dadka wax ugu shegan