Caanaha debeda iyo wax debada laga keenay wax ka caafimaad badan caanaha xoolaheena. Cuntada debda waxa lagu dara daawo cimriga u dheeraysa. Cudura laga qaada ha la iska daayo
Da,da gabadha wey khalday waxay tidhi 28 ka hor baa la waayay ..hooyo caruur ah dhashay bey ahayd haddana waxay sheegtay iney cimrigeedu 40 sano ku dhaw yahay...40-28=12...markaa ma 12 sano jir bay caruur ku dhashay..
Cabdicasiis Weliga wax aadan aqoon caafimaad u lahayn sida caanahan iyo cuntooyinka dalka lagu soo daldalo iska ilaali ku dhiiri gelinta in la qaato Ensure Milk badanaa waxa la siiyaa qofka cunto kasta cuni karin hadii kale protien ayaa ku badanaya , Protienka oo batana dhibta jirka uu u keeno raadi weliba kelyaha
Walalo 😂cabdicaziz, sorry to tell this but how old was this 28 years missing lady is less than 40 years and she had 2 kids 😂 how old was she when she gave birth 12 years 😂😂😂 Sorry to tell this but somalis never say their right ages they always mention less years and always younger from their true age😂😂😂
Cunnooyinka suntan ah, walaaloow ha xayeysiin. Caano-boore ma fiicna.
ILAAH waxaan ka baryayaa in uu helida walaashaa kuu sahlo.
Caanaha debeda iyo wax debada laga keenay wax ka caafimaad badan caanaha xoolaheena. Cuntada debda waxa lagu dara daawo cimriga u dheeraysa.
Cudura laga qaada ha la iska daayo
Wcs walaal rabi ha sahlo waan sugaynaa adoo faraxsan in aad kusoo labatid halkaan mar kale eebe idinkiis hooyo mcn ❤❤❤
illahaya ha ku sahalo walasha rabi ha ku soo fudeya inshallaha
Allha u sahlo walaasheeda o nabad qabta
Allah u sahlo
Illaahay ha kuu soo dhaweeyo walaashaa amiiin amiiin yaarabi
ilahey ha sahlo walaashaan maqan
Allaha u soo sahlo walaasheeda
ALLAHA USAHLO WALASHED OO NABAD QABTA
Walaalo ilaahay hakuu soodhaweeyo
Da,da gabadha wey khalday waxay tidhi 28 ka hor baa la waayay ..hooyo caruur ah dhashay bey ahayd haddana waxay sheegtay iney cimrigeedu 40 sano ku dhaw yahay...40-28=12...markaa ma 12 sano jir bay caruur ku dhashay..
Kkkk waan qoslay walahi anigo sidaa ku fakeraya baan arkay qoraalkaga
wlh qof igu mida tahay anigo yaban arkay qoral kada qof wax radinayo oo hadane wax qarinayo somali ugu imow
Lol wan yabay somali da baa ka carar tay qoftay
Maxa nugu qasbi inan kawaregana intan shegna da'ada saxda ah. Wa layab
Qer alaha kusiiyo cabdi casiis ❤❤
﴿ إِنَّ الْمُنَافِقِينَ لَكَاذِبُونَ ﴾ المنافقون
( KUWA MUNAAFIQIINTA AH
WAA BEE NAA LA YAAL )
QOFKII BEEN SHEEGA WAA
MUNAAFIQ
Surat Al-Munaafiqiin
ADEER XUSEEN
Gabadhaas waay dayaceen ayada hadleyso.xitaa waay dayacfay
Ilahey Subxaanahu Watacaala ha uso sahlo walasheed lkn waxey qaladay nabarka meesha ku qoran iyo da deed
Side kuogatay ine dadeda Aya jirin iyo labaraka inuu khaladayahy
Maskiin hooyo ilmeheeda laga qaatay wax ka xunuun badan maleh Ilaahay hasoo sahlo walaashaa ayadoo nabad qabta walaal ilaahay hakaa farxiyo
Allaha usaqiro
28 ka hor baa la waayey ilmana horey u soo dhashey 38 sanana wey jitaa ma sansaney ku dhashey
Walalaha dalka jooga idinkoo caano xoolad heli kartiin boore ha cabina wadamada an joogno ama wadamada la idinka soodiro lagama isticmaalo
Asc gabadhisi..alaha uso dhaweyo
Alle..hassoo.sahlo..gabadaa.maqan
Alah soo sahlo yaa rabi
Ilaahayoow usooceli
3:57 4:01
Cabdicasiis
Weliga wax aadan aqoon caafimaad u lahayn sida caanahan iyo cuntooyinka dalka lagu soo daldalo iska ilaali ku dhiiri gelinta in la qaato
Ensure Milk badanaa waxa la siiyaa qofka cunto kasta cuni karin hadii kale protien ayaa ku badanaya , Protienka oo batana dhibta jirka uu u keeno raadi weliba kelyaha
Abaayo ALLaha ha Ku sharfo WA runta
@ abaayo dalkeenii allaah baa dhigay cunto fresh ah
Way nasiib badan yihiin
😢😢😢😢 talow xagee ku dambeysaa ma dhimatay mise goaan by ka gaartay walidkeed
Caano gasaca no xayeysine kuwa dalka xayeeysi
Cuntada Santa ah ha la iska daayo
Nooo walal caano xoolaha ka Fican
Dalkeena baa caano fareesh ah laga helaa. Ee maxaa ka si ah soomaalida
40_28=12
Ma 12 ayay 2 ku dhashay
Abbot dadka daciif ah la siiyaa American company weeye
Asc wllo alha u soo dhaweeyo waan kugu xidhanahay ilaa bilawgii barmamujka lkn waxan soo jeedin lahaa in qorka laraadinayo dadiisa la saxo waxa suurto gala in uu qofkana laradinaya xanuunsanayo markaa hadii aanu aqligisu sax ahayn si tilmaamaha la iskula fahmo hala saxo dada imaka waxay tidhi 28 inka badan ayay maqantahay 2 carurana way dhashay waana 40 ku dhawad markaa isma qabanayso marar badana waanku arkay barmamujka qalad xaga dada ah
Caano booraha WA sun
WAx kale no sheeg
Dadka ha u xayeesiinin umada caano maaha dameeraha iyi doofaarka ayaa laga sameeya ha cabina caanaha
Walalo 😂cabdicaziz, sorry to tell this but how old was this 28 years missing lady is less than 40 years and she had 2 kids 😂 how old was she when she gave birth 12 years 😂😂😂
Sorry to tell this but somalis never say their right ages they always mention less years and always younger from their true age😂😂😂
Lakin dadakaqaldan mamada
﴿ إِنَّ الْمُنَافِقِينَ لَكَاذِبُونَ ﴾ المنافقون
( KUWA MUNAAFIQIINTA AH
WAA BEE NAA LA YAAL )
QOFKII BEEN SHEEGA WAA
MUNAAFIQ
Surat Al-Munaafiqiin
ADEER XUSEEN
﴿ إِنَّ الْمُنَافِقِينَ لَكَاذِبُونَ ﴾ المنافقون
( KUWA MUNAAFIQIINTA AH
WAA BEE NAA LA YAAL )
QOFKII BEEN SHEEGA WAA
MUNAAFIQ
Surat Al-Munaafiqiin
ADEER XUSEEN