XAFLADA BANDHIGA EE SHUBEYB UGU DAMBEYN IYO SUNDUS OO …… 🥹

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น •

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 4 หลายเดือนก่อน +98

    Sundus saa ugarab tagantihiin amiira iyo adna dad walalo boqora ah ❤❤❤❤❤

  • @Xurmobadan143
    @Xurmobadan143 4 หลายเดือนก่อน +43

    Wlhi adna iyo saxaaf iyo amiira iyo cimraan waa naxariis miidhan familyga kaliya ee qalbi wanagsan sidey mar walba u garab istagen sundus m.a illahay farxada ha idin siyaadiyo waligiin farxad iyo nolol qurux badan ku noolada❤🤲🥺

  • @sukhramohamoud1735
    @sukhramohamoud1735 4 หลายเดือนก่อน +69

    Adna wa naxrstiyo qfa wlhi ❤️😭

  • @ubaxqalbi843
    @ubaxqalbi843 4 หลายเดือนก่อน +17

    Sundus ilahow xaqeedi usoo sikhir ada weyne yaa raabi😢🤲🏻🤲🏻

  • @NAJAXAhmed-n6o
    @NAJAXAhmed-n6o 4 หลายเดือนก่อน +8

    Sundus dad bay haysataa m.a aamira Adna iyo saxaaaf ❤

  • @SUMEYAABASS
    @SUMEYAABASS 4 หลายเดือนก่อน +6

    Wlh sundus family jcl bey hysataa manshaAllah xita dib yar marku qabsadho ayaga ayey uimada😢alow anaga marqati wan kanahaay wanagodha e ayaganeh garabkodha gal😢

  • @raxmamahad2092
    @raxmamahad2092 4 หลายเดือนก่อน +10

    M.a waligiin saas isku garab taagnaada sundusna qalbiga udajiya wax walba qoraal waaye khayr ayay noqon doonan wax walbo i.a❤

  • @FardusAxmedsaleban
    @FardusAxmedsaleban 4 หลายเดือนก่อน +53

    Sundus garbkeeda tihiiin adiyo amiiira😢😢😢😢😢

  • @GodeyGacalo-zk3qs
    @GodeyGacalo-zk3qs 4 หลายเดือนก่อน +6

    Adna iyo amira wlhi wxa tihiin wllo naxariis bdn bal eeg sidey ugarabtaganyihiin sundus msha Allh ❤

  • @Fatimamohamed-li4cx
    @Fatimamohamed-li4cx 4 หลายเดือนก่อน +22

    Sunduz markasta way sheegta adi iyo saxaaf in garab joogtin sidaa u garab jooga gabadha sunduz idinka nigu og nhy adnaay gob baa tahay wlhi
    Amiirna waa sxbteed dhib iyo dheefba la qaybsanysa sunduz😊

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed 4 หลายเดือนก่อน +21

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 4 หลายเดือนก่อน +4

    Walashay Sundus
    Qalbiga Alle hakuu qaboojiyo
    Guuleyso, Aamiin Aamiin❤️❤️

  • @RayanAli-s9i
    @RayanAli-s9i 4 หลายเดือนก่อน +21

    Sundusteena horay uu soca❤❤❤

  • @cusmaanyarow2108
    @cusmaanyarow2108 4 หลายเดือนก่อน +2

    Xildhibaanad koko bulle aqoonyahanadeena was ku salaamey

  • @MulkiSheikh-b5q
    @MulkiSheikh-b5q 4 หลายเดือนก่อน +55

    M.a adna weligiin saas isku garabtagnada
    Sundusna qalbiga udajiya waxwalba qoral wye

    • @HalumIbrahim
      @HalumIbrahim 4 หลายเดือนก่อน

      Maxa helay wll sundus😢

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@HalumIbrahim guri ayay rabtay inay kireysato marka dad aan guriga iyaga lahayn ayaa waxay kudhehen lacagta so hormari intaanan furaha lagu siin markay udirtay lacag dhan 2500 block bay saareen

    • @HalumIbrahim
      @HalumIbrahim 4 หลายเดือนก่อน

      @@khadiijaabdqadir subaxanaAllah soomali miyaa kuwasi walhi waa xanuun ilahow xaq bini aadam ayaynu ka magangalnay

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@HalumIbrahim may somali maaha tuugo meelkastaba way joogan

  • @FaadumoCabdul-s5x
    @FaadumoCabdul-s5x 4 หลายเดือนก่อน +2

    Mnsha alh tabaraka raxman qoyskan quruxda badn san u jclhy allow isku barakeh oo awladoda kuwo kalo bariya ugu dar

  • @SacdiyaxasanYusuf
    @SacdiyaxasanYusuf 4 หลายเดือนก่อน

    M.a adna iyo amiiro waa dad qalbi wanagsan oo naxaris badan alle ha idin sharfo

  • @bahjasahalchannel1218
    @bahjasahalchannel1218 4 หลายเดือนก่อน +5

    Adna love you xbbt ❤respect you ❤❤sa sundus ugarabtgantihin adiyo amira❤

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n 4 หลายเดือนก่อน +4

    Team adna wan niisalaamay idinkadhan abaayaal masha allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉gabdha haa jeclaa ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊🎉🎉🎉❤❤❤😊

  • @NadiiraMohamed-y4f
    @NadiiraMohamed-y4f 4 หลายเดือนก่อน +1

    Adna Love you abyoh saad marwaLba sundus ugarab taagnthy wllhi sundus saad ujeceshihin kabadn anagaa ujeceL iLaahy qaLbiga haw qaboojiyo ❤

  • @NastexaNalka-u2k
    @NastexaNalka-u2k 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahey haidin xafido walaalahey horay usocda😊😊😊😊

  • @Saabo607
    @Saabo607 4 หลายเดือนก่อน

    Adna funny waye wllhi adno naxariistii oo qof ah m.a ❤❤❤❤❤

  • @aishaMoha-pg2hr
    @aishaMoha-pg2hr 4 หลายเดือนก่อน +7

    Amiiro la aanteeda fidiyowga maba daawan Kari 😢

  • @Ciishoyyy
    @Ciishoyyy 4 หลายเดือนก่อน +18

    Adno dhaqankii dadka caanka ay taqaan wllhi dadkeyga lawadaga free halaigu siiyo aaa😂

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 4 หลายเดือนก่อน +9

    Ayaaniitaa oo make up marsan cwa igu horeysa

  • @AbidMohamed-ek4dd
    @AbidMohamed-ek4dd 4 หลายเดือนก่อน

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @Farh940
    @Farh940 4 หลายเดือนก่อน

    Adana waa naxariisti oo qof ah❤❤❤

  • @SamiraAbdi-ov8zu
    @SamiraAbdi-ov8zu 4 หลายเดือนก่อน

    Adno wlhi awal wan jecelaa lkn manta jeceladay side sundus hoyo cml ugarb istagtay malinta xun grbkeda ahed wlhi adno waa beni Adam wansgan sundus waa hoyo yar karti bdn grbkeda sidaa tagnow adna xubi❤❤❤

  • @HawaApdi
    @HawaApdi 4 หลายเดือนก่อน

    Adna naxariis bandeey qalpi wanaageeey dadka oodhan sidadokle haday unaxriis badnaan lahyeen Ala ilohow kudaay wlhy qof qalpi wanagazn hooyo karti bdn naxriistii oo qofa rabbi haku dhowro adi iyo familykga byo ❤

  • @boqoradacadar
    @boqoradacadar 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah famly qurux naxariis wax qabad qalbi furnaan isku darsaday masha allaah ❤❤❤❤

  • @Kartibadan-w4b
    @Kartibadan-w4b 4 หลายเดือนก่อน

    Adno naxariis badaneeey sundus no illaali apaaayoooy alle hanii illaliye

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 4 หลายเดือนก่อน

    MAASHA. ALAAH
    SHUEB. HABALYO. HABALYO. ABOOWE🎉🎉🎉🎉🎉

  • @DekoMohamud-x8i
    @DekoMohamud-x8i 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wiilka carafaat. Ah hala caawiyo pls allah baa wax caawiyee😢

  • @imranadan-e2q
    @imranadan-e2q 4 หลายเดือนก่อน +1

    M.a wlshy adna❤❤❤

  • @WaanoChannel-jb2mi
    @WaanoChannel-jb2mi 4 หลายเดือนก่อน +8

    Foosiya ninkeeda jooga miya
    Ayaanita aroos may galoosa😂😂

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 4 หลายเดือนก่อน +6

    Sundus maskin 😢😊

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 4 หลายเดือนก่อน +10

    TEAM KIKI ONE LIKE ❤🫶🏻🎉

  • @Ftm2993
    @Ftm2993 4 หลายเดือนก่อน

    لاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم واتوب اليه

  • @Nasrocalishiiq
    @Nasrocalishiiq 4 หลายเดือนก่อน +11

    Adana sundus waa ma's kiin

  • @manaaLinamoha
    @manaaLinamoha 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ala amiiro ala hnoo cavio❤

  • @Fayley-p6u
    @Fayley-p6u 4 หลายเดือนก่อน

    M.a adna qurux ❤❤❤

  • @AsmaAxlaan
    @AsmaAxlaan 4 หลายเดือนก่อน

    Manshaallah adna ❤❤

  • @NasroCabdijimcale
    @NasroCabdijimcale 4 หลายเดือนก่อน +1

    Team Amiira and ceyda one like 👍

  • @juweumar5075
    @juweumar5075 4 หลายเดือนก่อน +4

    Sundus hala Cawiyo

  • @hamdabilan838
    @hamdabilan838 4 หลายเดือนก่อน

    Family Barakoba idim Alle ❤

  • @Itaqilla
    @Itaqilla 4 หลายเดือนก่อน

    Shaanshi oo lacag dhiibto waan waayay

    • @BoqranInaboqolle
      @BoqranInaboqolle 4 หลายเดือนก่อน

      Wa akhlaq xunte umada islamed nabad gali

  • @NajmaAbdulaahi-le6bm
    @NajmaAbdulaahi-le6bm 4 หลายเดือนก่อน

    m a wllhi sidad yaristena ugarab tagante adna naxaris badaney❤

  • @MuhiboIbrahim-lc6bz
    @MuhiboIbrahim-lc6bz 4 หลายเดือนก่อน

    Amiira qurux Aaway

  • @SacdiyoAbdinuur-qm3no
    @SacdiyoAbdinuur-qm3no 4 หลายเดือนก่อน

    ayy adna qurux qalbi saafi 😢

  • @QamarNuur-d1g
    @QamarNuur-d1g 4 หลายเดือนก่อน +5

    adna walahi wax tahay gawar ina lagu deysayo mudana walahi beena ma ahan wlhi saxaafa makugu qasaari wax runa ah inaa tahaya gawara aduunka ugu quxubadan
    alaha aku dhaafo

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 4 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah Adna❤❤

  • @Nimacoxabeb
    @Nimacoxabeb 4 หลายเดือนก่อน

    Adna 📷 came daada mashlh

  • @NimcoMahamed-nn4og
    @NimcoMahamed-nn4og 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ayyy lamaanhygii❤❤❤😊

  • @SimranAbdiNor
    @SimranAbdiNor 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ayy sumayo susu waba uxisnay ❤

  • @FadxaMaxamed-r1f
    @FadxaMaxamed-r1f 4 หลายเดือนก่อน

    Adna zethy xldda kwran ❤

  • @Sihaammohamett1
    @Sihaammohamett1 4 หลายเดือนก่อน

    Alla adnaaa cuntada iska dhafa😂😂😂😂🎉🎉

  • @SacdiyaxasanYusuf
    @SacdiyaxasanYusuf 4 หลายเดือนก่อน +1

    Haye wara ku yala hada lays haya hadal hee camera gadasheda wa adigi lagu hayn la aa hhh

  • @MariyabintuAdem
    @MariyabintuAdem 4 หลายเดือนก่อน

    M.❤

  • @hodanabdi6609
    @hodanabdi6609 4 หลายเดือนก่อน

    Team walba cawada lama arkin

  • @saynabyusuf4699
    @saynabyusuf4699 4 หลายเดือนก่อน +2

    How are you doing today and the other shuceeb 8Pak welcome back from your hols and

  • @Ĺaylamaxamed-g8q
    @Ĺaylamaxamed-g8q 4 หลายเดือนก่อน +3

    Adna inter veiw gii koko aaway hee😮❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 4 หลายเดือนก่อน

      Ala habeenkii la duubayay waxan arkay qof dhahaayo Saxaaf channel baa lasoo dhigaa

    • @Ĺaylamaxamed-g8q
      @Ĺaylamaxamed-g8q 4 หลายเดือนก่อน

      @@adoontiallesiman262 adna ayaa dhahday lkn wali lama soo dhigin

  • @AylaSulayman
    @AylaSulayman 4 หลายเดือนก่อน +4

    Views isnot easy wixii atention lagu helyo hala sameyo😂

    • @najmocali6389
      @najmocali6389 4 หลายเดือนก่อน

      Maxa attention eh iga daba gey 😂😂

    • @AylaSulayman
      @AylaSulayman 4 หลายเดือนก่อน

      @@najmocali6389 sundus ladhacy kadip yaga dhan sowada dubayan

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hambalyo Hambalyo
    Shucayb 8pack, guul💕

  • @hodangobsan5798
    @hodangobsan5798 4 หลายเดือนก่อน

    ❤🎉

  • @QuuenAlma
    @QuuenAlma 4 หลายเดือนก่อน +5

    Amira iyo ceyda xagy mareen caawa xitaa videoyadoodu waa kuwii ay habeen hore duubeen lee caawa soo dhigeen

    • @MissLajecley
      @MissLajecley 4 หลายเดือนก่อน

      Filim iisoowadan aau malenaa😂😂😂

    • @Xamdi397
      @Xamdi397 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@MissLajecleywaa sidaas 😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 4 หลายเดือนก่อน

      Amiira way xanuusaneed cisbitaal bay aaday xataa waata Adna sheegayso sanboor baa ku kacay

    • @MissLajecley
      @MissLajecley 4 หลายเดือนก่อน

      @@adoontiallesiman262 Haa SAS miyaa allah hanoo cafiyo aamin 🙏🤲

    • @DeeqoAhmed-g2p
      @DeeqoAhmed-g2p 4 หลายเดือนก่อน +1

      Amiiro meel saaxiibkeed kamaqanyahe xey kasoodonee weysaxantehe ceyda meel uu kamaqanyehe joogis maleh❤

  • @QamarHassan-s7c
    @QamarHassan-s7c 4 หลายเดือนก่อน

    Anaa ugu xoreeyo❤❤

  • @mumtaazqaali2631
    @mumtaazqaali2631 4 หลายเดือนก่อน

    Wlh waa qosly adno hadalka iskuma ficna😂😂😂

  • @SuhaylaMaxamuud
    @SuhaylaMaxamuud 4 หลายเดือนก่อน

    Manqed iyo adna isu eka

  • @HiboHussein-u3i
    @HiboHussein-u3i 4 หลายเดือนก่อน +4

    Podcast koko maxad u soo dayn wayday

  • @nejmahaaji7142
    @nejmahaaji7142 4 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

  • @farhiahussein5544
    @farhiahussein5544 4 หลายเดือนก่อน

    Adna shaafto jeclaa🤣

  • @MuxiAdan
    @MuxiAdan 4 หลายเดือนก่อน

    Hawl. La. Aan badnaa

  • @shataAhmed-uq9uc
    @shataAhmed-uq9uc 4 หลายเดือนก่อน

    sᴀxᴀᴀғ ᴏᴏ ᴊᴏᴏɢᴀ ɪɴ xᴀғʟᴀᴀᴅ ɴᴀᴀɢ ᴀʏ ᴋᴀʟᴀ ᴡᴀᴅᴏ sᴏᴏ ᴋʜᴀʟᴀᴅᴀ ᴍᴀ ᴀʜᴀʏɴ😢

  • @عبداللهحمد-و4ض
    @عبداللهحمد-و4ض 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sual ceyda iyo shuceb naxeey u kulmi wayen ijawaba plzz xata xaflada maka so qeyb galiln

    • @Samiira-m1p
      @Samiira-m1p 4 หลายเดือนก่อน

      Isma yaqaanan shuceyb io ceyda

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 4 หลายเดือนก่อน

      isma yaqaanaan

    • @aadanmohamed6976
      @aadanmohamed6976 4 หลายเดือนก่อน

      Laga yaabo in Dani xiisa ku mashqulsan yhy lga yaabo in ay is aqoon marka wax qaldan ha sawiran nin

    • @DeeqoAhmed-g2p
      @DeeqoAhmed-g2p 4 หลายเดือนก่อน

      Ceyda waa ardey hadana jamacad sanadkii ugu danbeeya kujiro mashquulkiisaa badan teda kale ceyda dadka ey isku cusub yihiin lamahadlo dhibkas uqabaa

  • @najmonoorabdullahi402
    @najmonoorabdullahi402 4 หลายเดือนก่อน

    Adno fani taliye kaasheey farii maa lagu siiyay😂

  • @dulmarkalifali625
    @dulmarkalifali625 4 หลายเดือนก่อน

    Asc mamo adno gabadha caawiya hadaba garabkeda ayaad tihiine

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 4 หลายเดือนก่อน +1

    Adnaay aniga buuga waxa iga daran ninka wheelchair ka ku fadhiya ee ugu qorantahay meeydka 😲😱😳🤔 9:07 iga daba geeya meeyd miya soo wadeen micnaha . Hospital waa ka hadlaysee anigu waa yaabay 😢

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 4 หลายเดือนก่อน

      Cisbitaalka laga hadlaayo waxa waaye Amiira xanuusaned oo aaday

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd 4 หลายเดือนก่อน +2

    Rer Malaysia waa xasidiin Waayo isma Caawiyan ban Maq li jiray lkn wlhy waa Run Gabadha yar Ta ah Sundus Soma hayn inad Garab is Tag Taan Oguriga Uki ray Saan waa awoo dane Alla Xasi sana Dadku idhaaf

    • @Samiira-m1p
      @Samiira-m1p 4 หลายเดือนก่อน +2

      Oo haii guri loo kireynayo ma adaa lagaala tashanaaa bisinka wllo dulmiga io beenta iska dhaaf

    • @MaryamDahir-vh2xd
      @MaryamDahir-vh2xd 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@Samiira-m1p lay lama tasho nayo wll lkn somaha inay is xil Qaman Oka far xiyan ilen ifka lagu yhy wll le

    • @Samiira-m1p
      @Samiira-m1p 4 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@MaryamDahir-vh2xdEe hadii laga farxinayo xitaa adi Maa lagu soo sheega hee wlley side wax kaa yihin dadkas iyagaa is yaqaana iyagaana wxey raban Isa siiya ee aku dambaabin wax aad ogeeen

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 4 หลายเดือนก่อน +2

      Aqas caleeg fiiriya tan cuqdadaysan naa is daji sundus sow Lacagta shalay lagama dhicin guriga la kiraynaayo intee sii yaalaa sow raadin uma baahno xalayna lacagtii laga dhacay baa lagu mashquulay maanta miyaa guri lagu helaa sundus meeqa bari bay raadinaysay guriga yaab naa xalay Guriga Adna lagama seexan siday gabartaas ula murugsanaayeen ayay qoraxda ugu soo baxday xataa gabdhaha iska dhaafe cimraan wuu ooyay marku arkay sundus waxa ku dhacay Amiira xataa murugtii xalay iyo hurdo la,aanta darteed sanboor baa ku kacay oo xaflada way imaan kari waysay Huspital bay ku maqnayd caawa saa adina waxana ku hadlaysaa ala dadka qaar qalbi xumaa bal bil hadii la joogo see u hadli lahayd 24 saacadood wax ka yar baad sidaan u hadlaysaaye

    • @aminaabdisamad129
      @aminaabdisamad129 4 หลายเดือนก่อน +1

      Waxi latarayo ma adiga lakuso sheki lahaa warya Alla yaqan dadga dulmi badana😂

  • @Dowlaaymaxmedcumar
    @Dowlaaymaxmedcumar 4 หลายเดือนก่อน

    Sundus geeya gymka

  • @yasinmaxamedibraahim9169
    @yasinmaxamedibraahim9169 4 หลายเดือนก่อน

    Ayaanita ayadoo San ucayilan maxa dharkan ugeliyey

  • @SacdiyaxasanYusuf
    @SacdiyaxasanYusuf 4 หลายเดือนก่อน

    Adna aamus maxa la ganunacaysa hhĥ

  • @SamiyaCabdi-h2o
    @SamiyaCabdi-h2o 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waxa kamqnaa taem walba😢

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 4 หลายเดือนก่อน

      macalimo iyo saalax Ame tageen Amiira way xanuusaneed

  • @HalimasamowSamow
    @HalimasamowSamow 4 หลายเดือนก่อน +3

    Where is qap qap ❤❤

  • @OG_3-o5h
    @OG_3-o5h 4 หลายเดือนก่อน

    HAWIYE=HAITI MORYAN HA SO OOYIN SUNDUS VIDEO JUGTA CULUS MARKA E KA FAAFIYAN HAWIYE=HAITI

  • @MuxiAdan
    @MuxiAdan 4 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk

  • @CabdulaahiAwees
    @CabdulaahiAwees 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂❤❤❤❤

  • @cusmaanyarow2108
    @cusmaanyarow2108 4 หลายเดือนก่อน

    @ayaaniitaa❤

  • @LakiMahamed-o3u
    @LakiMahamed-o3u 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @ambarashkir3336
    @ambarashkir3336 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @AbdiAli-n7i
    @AbdiAli-n7i 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @ZeynabaaaZeynaa
    @ZeynabaaaZeynaa 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤