Home Tour Part 2 / Isbadalka Gurigena 🏡

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024
  • asxaabey videoga inuu idin cajabiyo ayaan rajeynaa plz share dhaha like saara Subscribe saar chanelka lana wadaag asxaabtaada love you guys
    social mediaha naga so radin kartiin
    instagramka anwar| / kinganwarofficial
    Instagramkeyga | / queenhawaof. .
    Snapchat | Queenhawaadam
    Kinganwaroff
    Tiktok | vm.tiktok.com/5...

ความคิดเห็น • 136

  • @asamaaliabdullahi9939
    @asamaaliabdullahi9939 ปีที่แล้ว +8

    Qufkaugu horeeyolove saara iyo comment

  • @sacdiaabdirizak756
    @sacdiaabdirizak756 ปีที่แล้ว +2

    Sariirta dhinaca kle dhig daahana daaqada ku xir wuu isa soo sara msha allha sida kle waa qurux

  • @niizabusuri
    @niizabusuri ปีที่แล้ว +7

    Xawa guriga wu qurux badan yahay lkn rinjiga cadaan kawada dhig sidaa ayaa qurux badan ayay ila tahay

  • @missmariah4102
    @missmariah4102 ปีที่แล้ว +10

    Mash allh abyo alle Haku barakeyo abyo wxn raba kaliya inan ku dhaho plz ciyalka haa iska fogen ama qol gonii sexso qof ku shaqeyo hadusan aheyn family waa dhibato ciiyalka haa iskala sexiin kalsoonidaa bdn qofkaa lama siyo xuman igama ahan kaliyaa wxy iga thy inaa ciylka adiga ku ag dhawyahiin wadna mahadsan thy abayo inolaw family quru bdn ku deydo aan tagero yahiin ciso &karamo🙏💯🥰

  • @abdikhadirabdi5717
    @abdikhadirabdi5717 ปีที่แล้ว +1

    Gurigii iyo meshee qaska aheyd ee lagu Noola aya magala ahaan Loo soo dubayaa oo views lagu raadinaya wa yaab.

  • @hudamohamed6810
    @hudamohamed6810 ปีที่แล้ว +12

    You have a beaitiful family and equally a beautiful home. The most important is that you live in your motherland and raising your family there. Exactly what I want to do In Sha Allah. Dalka hooyo waa lama huraan ❤

  • @user-es7pv2jx5q
    @user-es7pv2jx5q ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah it a beautiful house
    Just a little advise sweety change the paint to whites and beige trust me waxkasto baa kuso baxayo guriga and it will look more spacious❤ but still stunning Allahuma baarik🎉

  • @fartunali6813
    @fartunali6813 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah lkn ilmahaaaga iyo gabadha ku caawiso hal qol hawada seexin ilmahaga wa iga calol adagtahay ciyaalkeyga ina naag la seexiyo ninka baal kama gali karo

  • @Dunida191
    @Dunida191 ปีที่แล้ว +4

    Qolka hurdada waan ka helay Masha Allah qurux weyaan

  • @frdwsawye5746
    @frdwsawye5746 ปีที่แล้ว +3

    Qolka qurux waye qolalka jifka dhan cadan ubadal

  • @shukricismaan452
    @shukricismaan452 ปีที่แล้ว +2

    Qolkaaga jiifka iyo qolka martifa qolka ilmaha ka dhig ilmaha ha iska fogeyn sister

  • @Anzal1
    @Anzal1 ปีที่แล้ว +2

    Xaawoy abaayo ranjiga qolalka mrkaad marineysay vedio mka duubtayna

  • @arawelo9504
    @arawelo9504 ปีที่แล้ว +2

    Jiifka somali caadimaha jiifaf qurxon wayr😮😮

  • @umumaazimadem
    @umumaazimadem ปีที่แล้ว +4

    gabadha qol gaara seexi caruurta halaseexin😢

  • @kimkiz5207
    @kimkiz5207 7 หลายเดือนก่อน

    MASHA ALLAH TABREK RAHMAN RAHEIMM

  • @user-up5lu2um8c
    @user-up5lu2um8c ปีที่แล้ว +5

    Abaayo qolka martida ilmaha keenso see kuugu dhawaadan martida geeska gey

  • @qadroomar4143
    @qadroomar4143 ปีที่แล้ว +2

    Fadhiga iska badl abyo ama dharka kabadal rinjiga si uu u soo saaro

  • @lok2603
    @lok2603 8 หลายเดือนก่อน

    Beautiful ❤. (Please clean paint off doors and skirting boards) ❤

  • @zamzamabdirahman210
    @zamzamabdirahman210 ปีที่แล้ว +1

    Abyo qolka a martida u gogashay ciyaal ka dhig madama u qolka jifka ad ugu dhawyahy

  • @kimkiz5207
    @kimkiz5207 7 หลายเดือนก่อน

    Ilove hawa's content❤ it gives me life bcs im new mom my age is 22 nd im 2month c section mom

  • @fadumoahmed967
    @fadumoahmed967 ปีที่แล้ว

    Masha Allah qolka huradada colourka iyo alaabta saaid bay iskugu soo bexen Allahuma barek 🤲♥️

  • @user-ts8yr2ns2g
    @user-ts8yr2ns2g ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah is beautifully arranged May Allah protect all of you ♥️♥️♥️♥️

  • @ayanali7911
    @ayanali7911 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allaah aad baad uga shaqaysay kalar ka qolka waan kaheley allaah ku barakeyo gacmaha hooyo shaqaysaneysa waan ku farxaa hadan famille ah guul ban idiin rajeyn adiga iyo xaajiga ba .

  • @maryanmohamed5142
    @maryanmohamed5142 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo firaashka qolka martida waa in aad kalaabtaa sababtoo ah hadii aan laguseexan sheydaanka ayaa jiifanaya qofkii seexdana weydhibaateynaayaan nabigeena caleyhi salaatuwasalaam ayaa noosheegay. Marka on aan kuusheego ayaan jecleystay.

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 ปีที่แล้ว

      xadiithkaas iisheeg bal walgy ma maqlin

    • @nafisoomar5679
      @nafisoomar5679 ปีที่แล้ว

      Xadiiska nugu cawi wllo

    • @maryanmohamed5142
      @maryanmohamed5142 ปีที่แล้ว +2

      @@nafisoomar5679
      وأما حديث الفراش فهو صحيح، فقد رواه الإمام مسلم (2084) عَنْ جَابِرِ بْنِ عَبْدِ اللهِ، أَنَّ رَسُولَ اللهِ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَ لَهُ: (فِرَاشٌ لِلرَّجُلِ، وَفِرَاشٌ لِامْرَأَتِهِ، وَالثَّالِثُ لِلضَّيْفِ، وَالرَّابِعُ لِلشَّيْطَانِ)
      Waakaasaa xadiithka walaalaheyga
      Firaashka aan laguseexaneen in uusheydaanka leeyahay.
      Martida maraka ay timaado ayaa loogoglaa markeebaxdana waa la laabaa.

  • @jaaizaandthehthnow8000
    @jaaizaandthehthnow8000 ปีที่แล้ว +1

    ❤ MASHA ALLAAH ABAAYO IYO ABOOWE ALLEY HA NI BARAKIYO QOOSKINA MASHA ALLAAH SAA UHABISAN LAHA AYAA KA DHIGTEY ❤ MASHA ALLAAH ABAAYO IYO ABOOWE ALLEY HA NI BARAKIYO QOOSKINA FARXAD KU NOLADA IDINKA IYO CARUURTINA❤

  • @rakia143
    @rakia143 9 หลายเดือนก่อน

    Mutuleelka maqurxana white inuueyahay oo liisho ah oo waaweyn uu kuqurxanaa

  • @Ebrahim0990
    @Ebrahim0990 ปีที่แล้ว +1

    Finjerka xaga matorka qawow aa loo raba kaas lee xaga daaqada kaso jeedi jikadana nafis ay kuu noqone from waaberi👊🏽

  • @asmahassan6289
    @asmahassan6289 ปีที่แล้ว +2

    Qolka caruurta color pink ugadhig

  • @user-ct5kf6ey5i
    @user-ct5kf6ey5i ปีที่แล้ว +1

    Abayo nashqada hadaa kutuso cabayad ma iitole xafladeyda ina ku labistaa rabaa plz 😊

  • @samuu7275
    @samuu7275 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂 masha allah Anwar somaliga sifeecan ubartay

  • @havertz2945
    @havertz2945 ปีที่แล้ว +3

    mashallah guul iyo hormar idin rajeenayaa family qurux badan

  • @bosslady3640
    @bosslady3640 ปีที่แล้ว +2

    Abyo school fashion designer ah mad noo furtid ❤

  • @kalsancookingchannel7631
    @kalsancookingchannel7631 ปีที่แล้ว +1

    Kkk Anwar iga qosliye jini le kamaqan kullaaha

  • @UmmuAmira-sw6dh
    @UmmuAmira-sw6dh ปีที่แล้ว +2

    Guryo saan uweeyn maba kuyaalaan wabari

  • @simrannimcan5214
    @simrannimcan5214 ปีที่แล้ว +1

    Wwwww aniga kow ah mantay. LOVE U hawa And ilmeheyga duma allah idin xfido idin jecelahy wlhi

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 ปีที่แล้ว +1

    I Love home maasha allaha 💖👍❤️❤️😍🇸🇴👍🤲🤲

  • @hamdigodane3616
    @hamdigodane3616 7 หลายเดือนก่อน

    Ma sha Allah qurux

  • @dheemaney7670
    @dheemaney7670 ปีที่แล้ว +1

    Abaya soomali mlhn miyaa Armaajada guriga lgu sameysta

  • @honestdude70
    @honestdude70 ปีที่แล้ว

    Masha allah guriga waa qurux family kana waa kasii quruxbadanyahay

  • @djamilaonly8528
    @djamilaonly8528 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤mashaalah my wallo qali ilahy haku barakeyu carurtana haku xafido

  • @dheemaney7670
    @dheemaney7670 ปีที่แล้ว

    Msha Allh guri quruxdisa Waa degty Msha Allh ❤❤ ilhy ha idn barakeyo

  • @faraxabdiahmed6819
    @faraxabdiahmed6819 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah queen always is a queen beutiful house Maasha allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah tabaaraka allaah illaahey ha idin barakeeyo ❤

  • @moabdi1996
    @moabdi1996 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah 🎉🎉🎉 beautiful family and 🏠 house 🎉

  • @Diyaa88y
    @Diyaa88y ปีที่แล้ว

    Wow mashaallh wlhy lagama sheken karo qurxda u kuso baxay guriga

  • @IdilJimale
    @IdilJimale ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah it's a beautiful home 🏡 ❤️ 💕 💖

  • @bintumuse1650
    @bintumuse1650 ปีที่แล้ว

    Qolka ilmaha waxaa u badalataa kanjiifka ku dhagan caruurta way yar yar yihiin

  • @kifuuzhmohha6358
    @kifuuzhmohha6358 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah allahuma barik habibti ❤

  • @hamdasamow5315
    @hamdasamow5315 ปีที่แล้ว

    M.a qurux wye

  • @redroses4071
    @redroses4071 ปีที่แล้ว +1

    GURIIGII BADA KU AG YAALEY MIYAAD KA GUURTEEN XAAWA??

  • @niizabusuri
    @niizabusuri ปีที่แล้ว +1

    Waaw masha allah sidi hore ayan umaleynaayay ano nfiirsanin ayay wax so qoray 😂😂😂

  • @msszooya1919
    @msszooya1919 ปีที่แล้ว +1

    Ilmaha gudaha gasho qolka jifka midka ku dhagan dagso

  • @iloveallah6411
    @iloveallah6411 ปีที่แล้ว

    Masha Allah allaha nii barakeeyo

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah queen hawa and anwar beautiful family ❤❤❤❤

  • @kiinabdinoor9777
    @kiinabdinoor9777 ปีที่แล้ว

    Qurux aniga mku so martiyaa🥰

  • @feysalmohamed1974
    @feysalmohamed1974 ปีที่แล้ว

    Maasha allah tabarakalah sister keep going Maasha allah 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 ปีที่แล้ว

    Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah ❤.

  • @WARMOOG804
    @WARMOOG804 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤ walahi wa cajiib wa igamaseersiisay

  • @kalsancookingchannel7631
    @kalsancookingchannel7631 ปีที่แล้ว

    Masha allaaah abaayo keep goin iso booqo qali

  • @ridwaanosman6153
    @ridwaanosman6153 ปีที่แล้ว

    Part one xagee so dhigteyn

  • @iqrahcadey1068
    @iqrahcadey1068 ปีที่แล้ว +2

    Ruumi yaroo gareey eh aaka maqan qolka jiifka hawo

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 ปีที่แล้ว

    Masha Allaha tabaarakalaah

  • @hibao9569
    @hibao9569 ปีที่แล้ว +2

    Haa naag wax kama dhamaado guri badaloow lol

  • @muwahibahmed
    @muwahibahmed ปีที่แล้ว

    Misigu waa dambiye iskada

  • @nimcokyf
    @nimcokyf ปีที่แล้ว

    mansha alh alaha idin xafido ❤❤❤❤

  • @islamicquranchannel2909
    @islamicquranchannel2909 ปีที่แล้ว

    MashAllah its good colour all

  • @user-lf3qn6zb3g
    @user-lf3qn6zb3g ปีที่แล้ว

    Color guri wa gidaaro cad cad iyi albaabo brown wax kle wa reeernimo😂

  • @aishaahmed9772
    @aishaahmed9772 ปีที่แล้ว

    Masha Allah so beautiful family keep going ❤❤❤

  • @UmmuAmira-sw6dh
    @UmmuAmira-sw6dh ปีที่แล้ว

    Xafadee waaye masha allaah

  • @brickyrobloxlol8183
    @brickyrobloxlol8183 ปีที่แล้ว

    Afsomaliga obartey

  • @salmasalma-hx3tm
    @salmasalma-hx3tm ปีที่แล้ว

    Masha allah abyo

  • @nuseybasacid4982
    @nuseybasacid4982 ปีที่แล้ว +1

    M.a❤my fav somali-family 😍

  • @ladancaday2092
    @ladancaday2092 ปีที่แล้ว

    rooting soo samee

  • @amalomar380
    @amalomar380 ปีที่แล้ว

    Masha Allah I loved

  • @HamdaJama-tj9lh
    @HamdaJama-tj9lh ปีที่แล้ว +1

    Daaqadaha bess idinka xun

  • @sahraali8731
    @sahraali8731 ปีที่แล้ว

    Mashallha waa qurxa wallhay

  • @Suweysmaxamed-zj3ke
    @Suweysmaxamed-zj3ke ปีที่แล้ว +1

    Wawa❤masha allh ❤macanto

  • @queenniita7510
    @queenniita7510 ปีที่แล้ว

    Aba daris nahy maku imana😂❤

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 ปีที่แล้ว

    Wow 🤩 sariirta saxuunta dushk 😂😂😂😍

  • @rahmoosman3760
    @rahmoosman3760 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah

  • @nadaabokar646
    @nadaabokar646 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤maasha allah baarakaallahu kheir

  • @huriyomuhudin2757
    @huriyomuhudin2757 ปีที่แล้ว

    Manshaa allah

  • @ruqiyo9067
    @ruqiyo9067 ปีที่แล้ว

    Masha allh ❤❤

  • @malkiabintishurie6372
    @malkiabintishurie6372 ปีที่แล้ว

    M.a qurux waye ❤

  • @ayansaed5889
    @ayansaed5889 ปีที่แล้ว +1

    M.a❤

  • @ikranawale5450
    @ikranawale5450 ปีที่แล้ว

    Mash Allah tabarakallaah

  • @katram-kt6ce
    @katram-kt6ce ปีที่แล้ว +1

    Marshall alah

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ilahey haku barakeyo xabiibti 👍❤❤

  • @nimomohamed7123
    @nimomohamed7123 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @idilomar3051
    @idilomar3051 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah

  • @filsanahmed4084
    @filsanahmed4084 ปีที่แล้ว +1

    Walal Muqdisho daaqadaha muraayad lama galiyo miyaa?

  • @sacdiyacismaanw.a6338
    @sacdiyacismaanw.a6338 ปีที่แล้ว

    Masha allah abaayo ❤❤❤❤

  • @halimaahmed1844
    @halimaahmed1844 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah

  • @aslijama7735
    @aslijama7735 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah

  • @ayaanhussein2046
    @ayaanhussein2046 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamdishiigdon2044
    @hamdishiigdon2044 ปีที่แล้ว

    Manshalaah

  • @faizaahmed1993
    @faizaahmed1993 ปีที่แล้ว

    Msha alalh

  • @maxamedcarab8412
    @maxamedcarab8412 ปีที่แล้ว

    mashaalh❤

  • @nejmahaaji7142
    @nejmahaaji7142 ปีที่แล้ว

    Masha'allah ❤

  • @sahrohumble
    @sahrohumble ปีที่แล้ว

    Masha allah 🥰🥰