Masha Allah Allaha ku xafido walashey qaali qalbigaga quruxda badan Allaha ku deysto wana kuso duceya malin kasta iyo waqti kasta oo an dukado salaadaha wajibka ah iyo sunoyinkaba
Asc My Abaayo Mashaa allah Amin yaaa rabi dadka israaco dalka Nabad ah maxaa heee xiligaan waan jiifnay hada nahay rer Danmark 🇩🇰🇩🇰🇩🇰 Amin yarbi my dalkeygiii macaanaaay ❤️❤️❤️waa. U xiisay in badan mahadsanid in badan faadumo xasuus i galisay ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Masha Allah fadimo wankusalamay alahasamo ale hakuyelo aamiin aamiin walal waxan rabaah in aan kulahadlo ee masiijarka iga aqbal rabi hakuxafido aamiin aamiin
wcs Aamiin walaashey adiguna hakuu sahlo muradkad iinshaa allaah alle hanooga soo qaado caruurtena allaahuma aamiin adigoo nabad ah alle ha kuu soo celsho caruurtena abaayo aamiin allahuma aamiin
Ma sha Allah, I love muqdisha.caddey in sha Allah. wan u so socoda in sha Allah
Aamiin yaa rabi
Beautiful city mugdisho
Aamiin aamiin aamiin
Ameen ya Rabi
Sax sax qaaali damar rabi ha inoo kaa xafido waxaan u maleynaa in aan kala Aqooni waaye ny city markaan imaado inshaa allah waaaaaaaaaw
Aamin
Dadka dibadaha jiroow dhista wadankiina intaa wadamada islaameed dhisi laheedeen qurxidta dalkiina ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ 🌹❤️🌹❤️
Mashaa Allah tabarakallah muraadkaga iyo muraadul muslimiin ilaheey ha sahlo walasheey faadumo mesha u socoto qeer kala kulan abaayo macaan ilaheey hakula jiro
ANAA KAA IIMAADEEY MAANA UU SOO SOCDOO ILAA SHARCII ADAAG LOO SAMEEYO
Macha'Allah, ( I agree with you) 🤲🏼🙏🏼
Aamiin
Alle muradkaaga ha kuu sahlo
Allaha Kuu Soo Sahlo Muraadkaaga oo Macsi Laheyn Insha Allah.🤲🤲🤲🤲
Allaha kuu sahlo xabiibti
Mansha allah tabarak ilahoow dalka.iyo dadkaba nooxafid walashay fadumo buraabur wadmahadsantahay
Masha allah ilaahow aamiin aamiin yaarabi
Mashalaaha alahaidinxafido xamarnogusalam
masha allha Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️😘😍😍
Ceelqalow ❤
Amin Amin Amin
Xamar waan jecelahaye
Masha Allah Allaha ku xafido walashey qaali qalbigaga quruxda badan Allaha ku deysto wana kuso duceya malin kasta iyo waqti kasta oo an dukado salaadaha wajibka ah iyo sunoyinkaba
mash allah
Aamiin abaayo Allaha kuusoo fududeeyo dantad utimid ooqeyr Allaha kulakulniyo . 🥰
Illaahay ha kuu sahlo arimahaada oo dhan inshaa allaah
Alahuma aamiin abyo muraad kaaga ha kuu sahllo anaga rer muqdishu waan ku jecel nahy ku nuur nurse Mogadishu ood waqti bdn ka maqneed
Mash allah 😍😍😍
Masha allah abaayo allaah ha ku sahlo muraadkaga xafadena aya u sodhawaaday
Asc xaafadeyda ahaa walalshey hormar wacan korontada ahaa meeshaan ku bar baaray 💗💔💞♥️💖🧡❤💜💝 muradkada muraad qeyr qabo ilaah ha kaaga dhigo walashey Adigo badqaba hakugu soo celiyo goobtada
Ilaahey ha ku sahlo walaashey Amiiin yaa rabil caalamiin
Masha allah wll illaahay dartiis bankujeclahy muraad kaga wanagsan allah hakagadhigo aamiin aamiin yaa allah
insha Allah my sister ❤
Asc My Abaayo Mashaa allah Amin yaaa rabi dadka israaco dalka Nabad ah maxaa heee xiligaan waan jiifnay hada nahay rer Danmark 🇩🇰🇩🇰🇩🇰 Amin yarbi my dalkeygiii macaanaaay ❤️❤️❤️waa. U xiisay in badan mahadsanid in badan faadumo xasuus i galisay ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Aamiin aamiin aamiin yaa rabi
Aamiin Aamiin Aamiin yaa allah
Mansha Allah abayo. Subax wanagsan. Ilahay dantaad ubaxday haku saqiro. Sakay xasus ayaan galnay fiican mahadsanid abayo.
Bajaaj badanaa bismilaah. Hhhhalis waaye in shil la galo.
Maashaa allaah anaa reer maadina ah oo machinery abtigaa daganaa
MURAAD KAAGA OO QAYR AH ALLE HA KAA SIIYO FARXADANA ALLE HA KUU SIYAADIYO GUULAYSO WALIGAA ❤️❤️❤️🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🕋🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Mansha allaaah abaayo
Masha allaah qeelqalow meeshaan ku barbaaray fay xasuus baad i galisay caadi ma ahan
AAmiin abaayo muraad kaaga illahay hakuufududeeyo aamiin
Asc abayo fadumo sakay markan salada dukaday ankuduceynayey abayo waxan kugu duceynayey in ilmahaga galada gacantoda kaso saro wan igahay abayo inaad dhawacan tahay ilaahey hakuboga dhayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah kheer Allah hakusiyo cadey waan jeclahay dadka wadankoda kufaana quruxdisa 🥰 muraadkaga o macsi leheen Allah hakusaqiro
Masha allah bulaxubey waxafadeydha♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Masha Allah bulaxu❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲💋
mashaa Allh meshaa ayadoo dhiiqaa ogaa
Allah ha kuu fududeeyo garabkaadaan allah ha galo
Maasha Allaah muqdisho nagula raaxeeyso
Masha alaah baraka laa alaaha.kugu nabd yeelo cafimaad lasokulan
Ilahaye hakusaqiro inshallaaha aamiiinyarabi
Ilahow nabad noga dhig yarabi
Allaha kuu fududeyo amuurahaaga xbbti👍👍👌🏻👌🏻👍👍❤❤🤲
masha allh ceel qalow wa xafadan KUdhashey aadbn ujeclhy buluxubey iyo celqalow
Aamiin aamiin guul iyo gowanimo ban rabbi kaga baryaa qaali sido kale ale dartiis banku jeclahay❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋
Mashallh xaafadeydi wan uxiisay ceel qaloow askuulkeygi jabuuti😍😍
aamiin aamiin muqdisho waanba ka baqayaa wallhi waana jeclahay waa msha aan ku dhashay
Wow mashaallah qurux Camaro cade
Yaa rabi Muraadkaga ku so sahal
Asc anaa aroos utagay maasha alah walaashey xaafadeeyda ayaamaroosaa aniga ayaadaganaajiray ceelqalaw faadumo xaafadaheyga ayaamaroosaa 🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️
Amiin aamiin
Masha Allah fadimo wankusalamay alahasamo ale hakuyelo aamiin aamiin walal waxan rabaah in aan kulahadlo ee masiijarka iga aqbal rabi hakuxafido aamiin aamiin
Mansha allah
Amiin
Ma shaa Allaah faadumoy farxad kunolaaw rabi idanki abaayo mcnto dhunta qur aan utuf o cab in shaa Allaah❤❤❤💋💋💋🙏🙏🙏🙏🙏🙏 guuul 💪💪💪
mashalla and 💜💜
Allahakuusahlo abaayo
Insha allaah guul guul guuul
Mashallah Allah kugu xafido mel waliba jogata
Abayo ilahey haku Soo sahlo muraadkaaga oo kheyr leh aaamiiin intii muslim ah ha u sahlo muraadkooda
Shukran abayo waa iga farxisay idigana
Alaaha kaa farxiyo waan jeclahay Muqdisho ❤️💖💖💖
kuraaaxayso wadankaaga mansha alaah kamadh muqdishooy wal wal kiiqubaha aloow noosooceli caruurtayadiina noogasooceli gaalada aaamin aaamiin yaarabi
MashaAllah Alhamdulilah
Muraadkaaga o kheyr qabo inshaa allah rabi hakuguu xafido
Amiin yaarabi mashallah
wcs Aamiin walaashey adiguna hakuu sahlo muradkad iinshaa allaah alle hanooga soo qaado caruurtena allaahuma aamiin adigoo nabad ah alle ha kuu soo celsho caruurtena abaayo aamiin allahuma aamiin
Asc muraadkaga alah kuu sahlo walasheyda wadankeen alah noo hagaaji qofkasta kiis ayuu sharaf ku leeyahay abaayo
Masha Allah
Faadumo abayo macanto allah hakuxafido xabibti😘😘😘❤❤❤⚘⚘⚘⚘🥀🥀🥀
Amiiin amiiin 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Aamiiiiiiiiiiin
Masha alah qali cafimad kuwar
Mashaa Allah
Msha allah xasuus bulaxube xafadeedi 😘😘😘🥰🥰❤❤❤❤❤
Murad kaga alllah hakusaqiro xabiibti
Masha Allah tabaraka Allah illhay ha ku xifadiyo abaayo illhay ha ku xifadiyo caruutadA amiin yaa rabi amiin ❤❤❤❤💯❤❤❤❤💯💯💯
Muraad kaaga allaha kuusoosahlo abaayo xijaabka aad ayaad ugu qurxoontahay il cadaw kuma arakto illaahay idankiisa Maasha allaah ❤️❤️
Asc caawa intii seexan bad Soo gashay Masha Allah
Amiin Amiin yaa Allah
aamiin aamiin
Amiiiin
aamiina ayaa alaah walaasheey mcnt
Amiiin yaa rabil caalamiin
Walaashey mashaalllah 😺 dalxis makugirtaa
Aamiin aamiin aamiin illahay abaayo dantaada hakuu soosahlo
Anaa soo dhigtay school jabuti waan uxiisay 19996 baan igu dambaysay xafadenii guryaha sarakiisha iyo madiina
Asc ilahay haku sahlo aamiin aamiin
😍
mashaa Allah muqdisho caday abaayo Ilaahay hakuu sahlo muraadkaga
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ mesha ku so koray waye
Maasha allah aniga ayaa Soo shifty waa xasuus
Ilahay hakucawiyo