Sababaha Uu Jaceyl-kaagii Hore Kuugu Soo NOQDO Kuulana Soo Xidhiidho

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ก.ค. 2024
  • Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
    Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
    Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
    Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
    Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
    Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789
  • แนวปฏิบัติและการใช้ชีวิต

ความคิดเห็น • 199

  • @andinormmm4583
    @andinormmm4583 3 ปีที่แล้ว +250

    Hadii uu jacayil kagii hore kula soo xidhidhay halmabr wax ka badan
    Like isaar ❤🏃‍♂️

    • @hodanxuseen7828
      @hodanxuseen7828 3 ปีที่แล้ว +1

      wllhi wuu ila soo xidhiidhay

    • @andinormmm4583
      @andinormmm4583 3 ปีที่แล้ว

      @@hodanxuseen7828
      Ma isku soo labateen mise

    • @almaz100
      @almaz100 2 ปีที่แล้ว

      Woo ila so xiriiray 🙂

    • @farxiyaxiis6772
      @farxiyaxiis6772 2 ปีที่แล้ว +1

      Wuu ila so xidhidhay lkn wlhi waa xanun 💘💘💔💔😪😪😥😥

    • @suhaybkayse2246
      @suhaybkayse2246 ปีที่แล้ว

      Ma fahmiin

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon 3 ปีที่แล้ว +143

    My Fav Channel 👌

  • @marla_arag6880
    @marla_arag6880 ปีที่แล้ว +12

    Aniga oo jecel ayuu iga tagay block ma saarin kaliya wn iskaga aamusay xidhiidh kale ayuuna sameeyay isaga oo hada xidhiidh leh hadana mar walba wuu ila so hadlaa mana aqaan sababta balse anigu mar walba si dagan ayaan ula hadlaa maxad iga tagtay iyo maxad san u samaysay midna ma idha haduu ila kaftamo wanla kaftamaa haduu sual I waydiiyo wan uga jawaba balse mar walba waxa uu isku dayaa inuu iso xasuusiiyo xasuusihii hore waxanan ugu jawaba hada muhiim inomo aha waxan kaso gudubnay inan dib ugu laabano mana aqan sababta uu isaga oo xidhiidh igu dul sameyay ila so xidhidho alhamdulilah hada wnka bogsaday xanuunkiisi isaga unbana iso xidhiidhiya 🙏

  • @siciidjamac1554
    @siciidjamac1554 3 ปีที่แล้ว +21

    Mhdsanid wll c.risak faarax arintan shalay ayaan kafekerayey waayo qof aan ad ujeclaa oo igatagay ayaa dib ilasoo hadlay mrkii an noloshydii abdate siiyey oo an isbaray keli nolaanshaha
    Waayo waxbadan ayaa iskakay bedelay xagayga danbe dub umaan egin sifiicsn ayaan ushaqaysty higsigayga iyo himiladayda ayaan fogeey kadib waxay ibilawday beer laxawsi
    Aniguna waxan sodaliishaday halkudhiga ah micno kumasamynayo buug aad bajajkiisa akhriday Taasna waxa kadhigan kunoqoshada jacayl aad hore usoosamaysay goforward inta ilamidka ah hanbaliyo ayaan leyahy qofkasta qof kuqaaliya ayuu helaya hawerwerina tabcada lacag

  • @marialove4543
    @marialove4543 3 ปีที่แล้ว +21

    Taan o kle wey I heysta lkn ilaa hada wax kama fahamin lkn muqalkan wu I cawiyey keep going wll

  • @nemodiamond6401
    @nemodiamond6401 3 ปีที่แล้ว +12

    my favorite person all youtubers good job macalin abdirisak waan kuu xiisnay

  • @yahyayunis580
    @yahyayunis580 3 ปีที่แล้ว +13

    Masha Allah nin aan wax badan kafahmay ayaa tahay casharada noo sobadi mahad sanid 😍😍🙏🙏

  • @saynabsomalia9555
    @saynabsomalia9555 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah keep going wax kabaro channel 🥰❤🙏

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaaalah nice ustad jazakaallah🙏

  • @naasirfanax6641
    @naasirfanax6641 3 ปีที่แล้ว +15

    anaa u horeeya hadaad iga danbeyso like 🙏

  • @rahmaali2008
    @rahmaali2008 3 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah la aan taaaa abaar waye hore u soco ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰👍👍👍👍👍✅

  • @zamzajw5594
    @zamzajw5594 3 ปีที่แล้ว +1

    Fav channel wllhi alle haku barakeeyoh🥰🥰

  • @zumayoxasan6333
    @zumayoxasan6333 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you very much brother🙏❤

  • @maahirali7227
    @maahirali7227 3 ปีที่แล้ว +22

    I am first to day

  • @cabdikariim9587
    @cabdikariim9587 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsnid sxpsare cabdirizaaq faaraxa
    Thank you so much

  • @drabdimalikmusaegalledrqos8902
    @drabdimalikmusaegalledrqos8902 3 ปีที่แล้ว

    Keep going Lipah Sare

  • @itsayaan-5
    @itsayaan-5 3 ปีที่แล้ว +10

    Qofkiii ugu horeyey🥰💋😫

  • @ayaancumar9192
    @ayaancumar9192 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah maclin wax soo saar leh

  • @inahjamah2147
    @inahjamah2147 3 ปีที่แล้ว

    Hore u soco prother ❤🙏

  • @drsyasmiinsaeed9837
    @drsyasmiinsaeed9837 3 ปีที่แล้ว

    m.a mahdsanid

  • @mohazmaphia1503
    @mohazmaphia1503 3 ปีที่แล้ว +1

    Tesekkur ederim arkadeslar

  • @fihimaadhemaan1219
    @fihimaadhemaan1219 3 ปีที่แล้ว +1

    Walahy waa janalan ku faa iiday cabdirsaaq shugran walalo alle haku karaameeyo

  • @kowsar39
    @kowsar39 3 ปีที่แล้ว +1

    Soo badi huno 💞

  • @Mariadentist
    @Mariadentist ปีที่แล้ว +4

    2023 Ba Daawanaya Channelkan Halkee bu Tagay So Laabo Wlo😢

  • @muparicvarah7775
    @muparicvarah7775 3 ปีที่แล้ว +87

    inan ayn 3 sano wada Soconay waan isku Dhacnay Block ayey i Saartay inan kale ayey is Barteen waxyar markii ay Wada Socdeen inankii ayaa xumeeyay oo Si Xun ula Dhaqmay Aniga ayey ila soo Hadashy wax Walpa way ii sheegty Aan isku soo laapano ayey Tiraahday Waan ka Diiday Maalin Walpa Way ila soo Hadasha Wayna i Barida Anigagana Zppta aan u Diiday Qof Qofkale kaa Raacay Haddi uu si Walpa ku Baryo Lagama Yeelo Zppto ah Bari ayuu Sidii Samayn Karaya Anigana Aad ayaan u Jecelahy Marka Azxaapta Miyn ku Qaldanahy Mise Waan Ku Saxanahy

    • @dilaasuujino
      @dilaasuujino 3 ปีที่แล้ว +10

      Sxb Inee Iyada Ku Jeceshahay Hadaa Og Tahay Ka Aqbal Lkn Inta Badan Qof Ku Jecel Marnaba Kaama Tagilaheen

    • @yaasiinciise9942
      @yaasiinciise9942 3 ปีที่แล้ว +8

      Sxb wad ku qafilantahay ee ku noqo hana iska dhigin qof daciifa gabadhana go'an kala saxixda kuna dheh sidi hore inaysan soo noqonayn ballan iga qaad

    • @muparicvarah7775
      @muparicvarah7775 3 ปีที่แล้ว +8

      Hatem Zhp Dumarka Somaliyed Wax Aad Fahmaysa Ma ahan iyaga oo Ku Jecel ayey Adigana aad Jeceshay ayey Nolosha Kugu Silcinayaan Waan Ka Moraal Jabay wllhi

    • @muparicvarah7775
      @muparicvarah7775 3 ปีที่แล้ว +2

      Yaasmiin Wllo Naftayda ayaa Diidan Moraal Jab wayn ayaa i Haysta Mana Awooda in aan Kula Laapto

    • @zechariyeali8725
      @zechariyeali8725 3 ปีที่แล้ว +1

      bruh everyone deserve second chance si hda awodo

  • @mohtayoqr1375
    @mohtayoqr1375 3 ปีที่แล้ว +7

    C risaaq faarax
    Pro: Abaal wayn oo aanan gudi Karin bad igu leedahay👍

  • @drabdimalikmusaegalledrqos8902
    @drabdimalikmusaegalledrqos8902 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @ciisecabdulaahiaadan6742
    @ciisecabdulaahiaadan6742 3 ปีที่แล้ว

    Kip going my proder

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa sax qodobka u danbeeyay ayaan igu dhacay oo wlaaltinimo lnaga dhaxaysa hadda inan aan mudo 4 years aan jeclaa

  • @siciid_yaranka5184
    @siciid_yaranka5184 3 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsanthy sxb

  • @abdimuuse2994
    @abdimuuse2994 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalin maleedahay lambar lagaa soo Waco waxaan rabaa inaad talooyin igu saabsan isiiso oo muhiim aH mahadsanid

  • @ayaanlemohamud3024
    @ayaanlemohamud3024 3 ปีที่แล้ว

    Hor usoco wll

  • @abdirashiidadenkoffi2918
    @abdirashiidadenkoffi2918 3 ปีที่แล้ว +3

    Maanta ayaan kusoobiiray waxka barro chanel

  • @kingqardho2952
    @kingqardho2952 3 ปีที่แล้ว +5

    Wajirta sxb qof aan mar hore xirir kayaga ko aay oo hadana iso xirrisah lakin wn qadariya sii wansgn ayan ulaa hadlaa

  • @sihammohamud493
    @sihammohamud493 3 ปีที่แล้ว +4

    Taas amba wn is weydiya aad baad u mahdsantay ⚘

  • @Xamaaza_iconic
    @Xamaaza_iconic 3 ปีที่แล้ว +7

    Maclin waxa nokeenta video dabeecadaha bini adamka🙏🙏mahadsanid

  • @user-um8oo6yh3z
    @user-um8oo6yh3z 3 ปีที่แล้ว +3

    M a WALHI waan raadshay qodobkaan
    Wax badan waa is wey diiyay sabta
    Likn alx maantaa helay shugran wllky

  • @mubaarakmoha6263
    @mubaarakmoha6263 3 ปีที่แล้ว +6

    wllhi waan rabay mawduucaa pro 🤐🤐

  • @sacadiyomaxamuud2049
    @sacadiyomaxamuud2049 3 ปีที่แล้ว

    Mansho allhha

  • @amiiracadey711
    @amiiracadey711 3 ปีที่แล้ว +9

    Hdii qof an ogahay iso labaan lahaa yaa reytaa wallahi plz iso duceeya inuu alle iso celiyo hduu khyr igu jiro🤲😭

    • @Gudbi755
      @Gudbi755 3 ปีที่แล้ว +1

      Amiira Cadey alle ha kuu soo celiyo wlo aamin waa xanuun kaloy markaad wax aad u bahantahy aad waydid

    • @sidramoha1646
      @sidramoha1646 3 ปีที่แล้ว +1

      Sxb ducada badi qaali illahay hakuu soo celiyo yaa waduuud insha allah

    • @amiiracadey711
      @amiiracadey711 3 ปีที่แล้ว

      @@sidramoha1646 insha allah abaayo

    • @amiiracadey711
      @amiiracadey711 3 ปีที่แล้ว

      @@Gudbi755 haa wll

    • @mohtayoqr1375
      @mohtayoqr1375 3 ปีที่แล้ว +4

      Wllo anaa dawo kuu tilmaamaya waa hadii aad rabto inaad ka bogsato
      Kaliyaata 5 salaadood ee waajibka ah wakhtigooda tuko 40 habeen oo isku xigtana salaatu laysha tuko: aduun kalaad raaxo maydhanaad gali doontaaye

  • @rafiiqofficialchanel
    @rafiiqofficialchanel 3 ปีที่แล้ว +2

    Jaceyl aaa iga joojiya intan la gursanayo

  • @wiilkahamigafogleh4318
    @wiilkahamigafogleh4318 2 ปีที่แล้ว +2

    Wayba dhacday kawaran arintanoo kale ayaamo kahor ayay dhacday lkn wax jacayla iyo xiiso midna uma qabo qofkaas waanan ilaaway dadka kale iigama duwana lkn waan ixtiraamayaa oo kaliya

  • @mssnimcd
    @mssnimcd 3 ปีที่แล้ว +5

    Qof ka tagy bilaa sabab oka gursady ohadana ku soo xidhiya maxay tahy tasii pro

  • @naxnumusafiiruun445
    @naxnumusafiiruun445 3 ปีที่แล้ว +3

    Jacayllku haduull meero ciidu dayn ku leeyahay Nafta jiil jilaca lama barro

  • @abdirahiimnaniofficial949
    @abdirahiimnaniofficial949 3 ปีที่แล้ว +4

    Aniga midaan way iheysataa waqtigaan lajoogo mar walbana waan isla hdlna lkn ma aqaan waxa ina hortaagan inaan isusoo laabano

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 3 ปีที่แล้ว

    Libaax🎁⭐️👑🖐🏻🌹

  • @Hamdi831
    @Hamdi831 3 ปีที่แล้ว +4

    Aniga ilaa hada wuu I soo wacaa
    Asagoo og Inaan Inaan xariir kala yeeshay💁‍♀️

  • @najipnacho8503
    @najipnacho8503 3 ปีที่แล้ว +2

    SiDey Dadku ku Arkn iyo QiimaHey kuu Hayn markasta way is Beddelan
    Runtii casharaDani BadnkooDu waa ‘’ cilmi Nafsi my Teacher Respectful

    • @amiinsergio805
      @amiinsergio805 3 ปีที่แล้ว

      Zhp CasharaDu Cilmi Nafsi Ayey u BadnyiHiin
      Keep going bruh

  • @mohamedhassan3234
    @mohamedhassan3234 3 ปีที่แล้ว +3

    xaqiiqda iyo runta aadbaad utaqan any hada ihysaaa
    sxb

  • @user-lm2vx5xn6j
    @user-lm2vx5xn6j 2 หลายเดือนก่อน

    Anoi jecelk ayuu iga tagaa😊

  • @ibrahimabdiali
    @ibrahimabdiali 3 ปีที่แล้ว

    🙏🙏🙏

  • @maxamedmuxumedmakaraannuur2068
    @maxamedmuxumedmakaraannuur2068 3 ปีที่แล้ว

    Nolow sxb waxaatahay tababaraha dhalinta

  • @marwahasanofficial6990
    @marwahasanofficial6990 2 ปีที่แล้ว +1

    Shufran walal

  • @molkamosmi6139
    @molkamosmi6139 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc walal aniga forex iika.caawi

  • @noordinhuncho
    @noordinhuncho 3 ปีที่แล้ว

    WOW MACLIN NOSOBADII

  • @fatimatahran4034
    @fatimatahran4034 3 ปีที่แล้ว

    Dhiirigeliyahyga

  • @alleelchannel4099
    @alleelchannel4099 3 ปีที่แล้ว

    Nin rageed

  • @ifraxxasan8842
    @ifraxxasan8842 3 ปีที่แล้ว +2

    In u arsanayo Ayeey u badanthy wll qofkas

  • @ardeyguleysta3269
    @ardeyguleysta3269 3 ปีที่แล้ว

    Jawaabteyda waan heley waan raadiyey lkn ugu danben waan heley waad mahsanthy wax ka baro

  • @saidsomali6690
    @saidsomali6690 3 ปีที่แล้ว

    Imadaayo jacelkeedu mana daayo doon doonisteeeda duniday igu celaysay

  • @diamondfaarax4431
    @diamondfaarax4431 ปีที่แล้ว

    ❤️

  • @zalmanhariirkhaire4314
    @zalmanhariirkhaire4314 3 ปีที่แล้ว

  • @halgankanolosha7992
    @halgankanolosha7992 3 ปีที่แล้ว +4

    Ka wrn hadii uu gabadh guursaday ninkii aanu is jeclayn hadana uu aniga markasta iiso garaacayo iiguna leeyahay aynu isku soo noqono

  • @saciidsuleiman1355
    @saciidsuleiman1355 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga gabar ayan isjecleyn wankala tagnay hadana wanna hadlaa lkn jaceyl uma sheegan karo qoralkeda ayaa iso dhacay hada

  • @apdirizakcaawiye8097
    @apdirizakcaawiye8097 3 ปีที่แล้ว

    Oɴᴇ ʟᴏᴠᴇ ᴀʟʟ

  • @mohakobrachannel2594
    @mohakobrachannel2594 3 ปีที่แล้ว +1

    Nooloow zxp

  • @Suldan-IMW
    @Suldan-IMW 3 ปีที่แล้ว +1

    Boqol jeer ayay igu dhacdy runtii.

  • @midhye2445
    @midhye2445 3 ปีที่แล้ว +1

    Aniga hal sabaab ayan u xudhiidhiyay ma ku sheega de marka

  • @zerkaafficialking4380
    @zerkaafficialking4380 3 ปีที่แล้ว +1

    Cabdirisaaq farax zxp WhatsAppkaga iisoo zheeg zuaal igayabisay ayan donayaa inad iifa idayso

  • @faadumomohamed2966
    @faadumomohamed2966 3 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👌👌👌👌

  • @sanayaairaani6977
    @sanayaairaani6977 2 ปีที่แล้ว +2

    Aniga mid aan jeclaa oo asna ijecla ayaa sifudud block igusarey waxna kamaan bi.in waxan sameyo ayan garanla ahay qLbiga ayaa I ololaya

  • @umaamano3321
    @umaamano3321 3 ปีที่แล้ว

    Wan. Jacelahay. Wan kalataganey. aniga wa gusadey. Hadan. Wa jacelahay. asigu. Joog imadhaho. Baxn. Imadhaho. Maxa sameya

  • @amalqueen4890
    @amalqueen4890 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allh waxabadan ayaan kaa fa iidy hore usoco wll

  • @mohamedabdullhi4149
    @mohamedabdullhi4149 2 ปีที่แล้ว

    Asc walalo xaasban qabay aad iyo aad ayan ujecla hadana wan jeclahay waxan ka Rana sifii aanusoo cshan laha

    • @heegomuuqdheer944
      @heegomuuqdheer944 2 ปีที่แล้ว

      Masoo ceshatay wll🥲 inad isla jogtaan rajenaya

  • @Hassan-ey2le
    @Hassan-ey2le ปีที่แล้ว

    Farxad aala jiriro jiriro coo day

  • @kanlkadiinta1276
    @kanlkadiinta1276 2 ปีที่แล้ว

    Wuu sok naq nodaa saa si wll waa jacal ka

  • @farhiakaftan7689
    @farhiakaftan7689 2 ปีที่แล้ว

    Waxkabaro

  • @naimastar9366
    @naimastar9366 ปีที่แล้ว

    Haduu kuu washay guri Lagu so xiray waalida dardeed kawaran Kaas aar koosasho Uma socdo waa jeceyl dhaba

  • @amlamohamedofficials9748
    @amlamohamedofficials9748 3 ปีที่แล้ว

    Waaba dhibsaday😔

  • @medysmart1059
    @medysmart1059 3 ปีที่แล้ว +1

    Yo
    I need to asked U
    I love One gril mar hore hidhidh naka dheheyay so hw to foget

    • @seaditeyib9070
      @seaditeyib9070 3 ปีที่แล้ว

      Soomaali ama English maad iskaga hadashid intaad luuqadaha iskudhex bajalaysid

  • @zahramaxamed3321
    @zahramaxamed3321 3 ปีที่แล้ว +1

    Walhi Xaldan anigeY hada ihaayzta
    Wala mahd sanid

  • @ihatelove3107
    @ihatelove3107 3 ปีที่แล้ว +2

    Wll plz ila tali jacaylkaygi hore oo aan walipa aad ujeclaa ayaan kala hadhnay niyadayda kama baxo lkn wiilban imnka is baranay sideen jacayl ugu abuuri kara lan danbe walipa wacan rabaa ilaa heer guur inaan gaadhno lkn kii horan wali niyada kusii hayaa

    • @amiiracadey711
      @amiiracadey711 3 ปีที่แล้ว +1

      Ana kula qaabo wllo taad sheegtay alle ayaa og meshu khyr ka nagu jiro

    • @ihatelove3107
      @ihatelove3107 3 ปีที่แล้ว

      @@amiiracadey711 incha allah wax khayr leh alle haynala kulmiyo

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 3 ปีที่แล้ว +1

      Qofkaas waa inaad is ilowsiisa waxadna raacda qodobadan aan kula wadaagayo .
      1_ Aamin inad ilaawi kadho
      2_ delete garey sawiradiisa , numberkisa iyo wax walba oo aad ka hyso
      3_ jooji dhagaysiga heesaha siiba kuwa jaceylka ah
      4_ jooji daawashada musalsalada iyo aflaamta jaceylka ah
      5_ jooji ka hadlida iyo ka sheekeynta sxbka
      6_ hadii ay jidhay asxb idinka dhaxeysay labadiinaba jooji mudo la xiriiridooda wayo wad kuso xasuusan
      7_ hadii ay jidhay hadyad uu ku siiyey oo aad hyso iska tuur
      8_ soo qaado buug iyo qalin kuna qor dhamaan waxkasta oo uu laha oo ceebo ah sida
      • gaabni • dheeran siyaado ah • buurni. • kibir badanyhy
      Waxkasta oo unoqon kara ceeb ama iin ku qor meel kadibn akhri 3 jeer mar walba oo aad soo xasuusato adigo u,akhrinaya si qoto dheer dareen xanaaq ahna isku ridaya
      9_ khalad walba uu hore kaga galay ku qor buug kadibna sido kale akhri markad soo xasuusatoba isla sidi hore
      10_ buug ku qor qorshe aad ku maareynayso waqtigaaga goorta aad seexanayso iyo waqtigad kacayso wax walba aad qabanyso iyo waqtiga aad qabanyso si waqtigagu uu unoqdo mid nidaamsan
      11_ isu diid waqti yar oo firaaqo ah inad hesho oo aad ku fakarto si aadan uxasuusan
      12_ hadii aad joogto meshi aad ku wada noolayden ka fogow melahad ku kulmi jidhen inad marto ama aad tagto si aadan uso xasuusan
      13_ hadii aad kaliga qol seexato qof hakula dago
      14_ habeenki wayso ku seexo , qur'aana shido
      15_ ducayso
      Mudo asbuuca wad ku hilmaamin kaga danbana si wanagsan oola dhaqan oo akhlaq iyo diin ku jidho

    • @ihatelove3107
      @ihatelove3107 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdalaali6591 mahad sanid wllky qliyow wlhi plhi intaa aad isiisayba waan qabta oonka ahayn buug kuma qorin

    • @amiiracadey711
      @amiiracadey711 3 ปีที่แล้ว

      @@ihatelove3107 Ameen qaali

  • @naimoibrahim.1339
    @naimoibrahim.1339 3 ปีที่แล้ว

    🥺🙈

  • @khadarcraxmaanali2255
    @khadarcraxmaanali2255 3 ปีที่แล้ว

    Waayo arag waan sugaynaa cabdiraq zxp

  • @muhiawal4509
    @muhiawal4509 3 ปีที่แล้ว

    Mana yihi mid xuman dadka kusojidata

  • @muhiawal4509
    @muhiawal4509 3 ปีที่แล้ว +4

    Will ayaaa ayn isla sheeekysan jirnay muddo sanad ah kudhow taasina sidaaan uwada soconay mrki dambe wn islaynay qalad ayuu igu sameeyey wn daaaayay hadana uuu igu sonoqday isla mrkaaana wxu iimodi jiray qof isaga kahoooseeeya mrki uu ibartyna inaaan kawanagsanahy ayuu ijeclaaaady hdana wxuu ku go,aan kugaadhay inuuu wxyaaalo fool xun igu sameeyo sida dad isqaba oookaliya video mrkn kwada hadlyno iska bixi dharka isna qaaawi waaa ina giii uuune Ana wnka xanaqy Arinkaaa isla markana waaan Block maan saxsanhy wyo wxn ahay gabdh uu ilaaahay siiiyay haybad wxsooojidasho ah taaana waxy sababty inlaynaco

  • @ayaanaxuseen1408
    @ayaanaxuseen1408 3 ปีที่แล้ว +2

    Ila taliya wllyal nin aanu xidhodh lahayn waanu kala hadhnay block buu isaaray wats apka imo dana waxan soo dhigo wuu eegaa balnila taliya maxaf umalaynaysan

    • @aaaAaaa-yy6vq
      @aaaAaaa-yy6vq 3 ปีที่แล้ว +3

      Abyo waxa sameydaa in adan status soo dhigin wax calacal ah heso calacal ah ama qoralo calacal ah ee umuji inaa ubahnen wa balan asaa kusoo radayo marku kusoo radiyana sifican ula hadal ogow qof hada kala hartaan status firinayo kuma necbo ee wuxu ogana inaa tahay qof adag

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 3 ปีที่แล้ว +3

      Aniga talo hadaan ku siiyo gabadhan teeda raac waa mid statuskagana qosol qosol iskaso dhigo kaftan sheekoyin madadaalo ah bas haduu kugu hayo xiisana asbuuc khadka ka maqnow is ilowsii

    • @zamzajw5594
      @zamzajw5594 3 ปีที่แล้ว +4

      Labadaa qofba talo wacan bay ku siiyeen oo la hubo ee raac huuno mcn

    • @samsamali4206
      @samsamali4206 2 ปีที่แล้ว

      @@aaaAaaa-yy6vq 🥲Aniga midan iheysato

  • @sadiayasiin2671
    @sadiayasiin2671 2 ปีที่แล้ว

    Waxbadan wan isla hadalna maxay tahay

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 3 ปีที่แล้ว +3

    Abdirizaaq hal abuure hore usoco

  • @midhye2445
    @midhye2445 3 ปีที่แล้ว +1

    Lkn sxb anna xidhiidhiyay qof aan kala tagnay saabaabahas oo dhana uma xidhiidhin ee cawa waad seegtay taloyinkaaguna waa iska wada ag dhawaayen ka waran

  • @umubukhari1796
    @umubukhari1796 3 ปีที่แล้ว

    Wa khalad arintaas!

  • @ifrah-wl1lv
    @ifrah-wl1lv 9 หลายเดือนก่อน

    Ani magaranayo wuxu igu so labanayo waa markii 2aad marka ku xariirku dhamado ilaa dhawar bilod wa maqnada hadi an odhanlaha wad izbadashay ma waxad samaysay waxyabo u hora kugu arag ma jirto taasi oo baraha bulshada melkasta oo iga arku laha wan ka saaray iimana dhawa hadii uu muuqalkayga arki laha hadaba maxay tahay waxa uu igu zo labanaya

  • @apdirizakcaawiye8097
    @apdirizakcaawiye8097 3 ปีที่แล้ว

    Wᴀx ᴋᴀ ʙᴀʀᴏ ᴡᴀᴀ ᴡᴀᴛᴀᴀ ᴀɴɪɢᴀH

  • @commandomohammedismaacill872
    @commandomohammedismaacill872 3 ปีที่แล้ว +2

    Maya anigu jaceylkeygi hore iyada ayaa xumeysany waxna laga jogaa 2.4 walina jaclhy si ahaan wana jeclhy inan marka kasta inan garab taagnado lkin walina kuma fakarin inan ka aarsado markasta dhowr jeeroo hore wan la xirirey walina isma badlin marka aan xirirsho ma jeclha iney ila hadasho hasa yeshee anigu ma kama rabo faraxdeyda lkin waxan jeclhy iyadu iney markasta ii faraxdo nolol ficn ah igu nolato wey ficnan la heyd sida aan wax u ogahy iney wax u ogaatoh halku dhigii jaceylkeena oo ahaa (10/axd saras)ii nolow hadad aragto frinteyyda

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 3 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂

  • @abdikadirhussen7655
    @abdikadirhussen7655 3 ปีที่แล้ว +3

    Maskax dagan ku fikir kadib wax kasta xal ayaad uheli kartaa waa sax abdirisaq taladiisa

  • @abdimajiidali4062
    @abdimajiidali4062 2 ปีที่แล้ว +2

    ISQOOMAMAYN
    AARGOOSI
    ISBARBAR DHIG
    ISTIJAAABIN
    HORU MAR AADGAADHEG
    ISBADEL JIDHEED OOD SAMEYSEY

  • @maryamaabdurachid4161
    @maryamaabdurachid4161 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhh been Mhw

  • @naajiabdi993
    @naajiabdi993 3 ปีที่แล้ว +2

    Aniga qof aan jeclaa asna i jeclaa ayaan ku dhahay waxan rabaa inan kala harno wu ka xumaaday runtii arinkaas qofkii wu iga xanaaqay block ayuu isaaray wan ka shalaayey qaladkan sameeyey ilaa hada ima soo laaban melan kala xirirana wan wayey waxan jeclaan lahaa mar un inan dib u midowno

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 3 ปีที่แล้ว +2

      Hhhh kaasi tagyee iska dhaaf wll
      Qof aad qalbiga ka jabisay weeyaan kaliya uduceey khaladka adiga laha waxna hays ciqaabin kaliya samir una ducee in ilaahay meel kheyr geeyo

  • @abdalaali6591
    @abdalaali6591 3 ปีที่แล้ว +5

    Qofkii qof uu jeclaa ay kala tageen oo hadana wali jaceyl uhaya xusuusana ay ku hayso oona garan la' sida uu u,ilaawi laha talaaboyinkan raac .
    1_ Aamin inad ilaawi kadho
    2_ delete garey sawiradiisa , numberkisa iyo wax walba oo aad ka hyso
    3_ jooji dhagaysiga heesaha siiba kuwa jaceylka ah
    4_ jooji daawashada musalsalada iyo aflaamta jaceylka ah
    5_ jooji ka hadlida iyo ka sheekeynta sxbka
    6_ hadii ay jidhay asxb idinka dhaxeysay labadiinaba jooji mudo la xiriiridooda wayo wad kuso xasuusan
    7_ hadii ay jidhay hadyad uu ku siiyey oo aad hyso iska tuur
    8_ soo qaado buug iyo qalin kuna qor dhamaan waxkasta oo uu laha oo ceebo ah sida
    • gaabni • dheeran siyaado ah • buurni. • kibir badanyhy
    Waxkasta oo unoqon kara ceeb ama iin ku qor meel kadibn akhri 3 jeer mar walba oo aad soo xasuusato adigo u,akhrinaya si qoto dheer dareen xanaaq ahna isku ridaya
    9_ khalad walba uu hore kaga galay ku qor buug kadibna sido kale akhri markad soo xasuusatoba isla sidi hore
    10_ buug ku qor qorshe aad ku maareynayso waqtigaaga goorta aad seexanayso iyo waqtigad kacayso wax walba aad qabanyso iyo waqtiga aad qabanyso si waqtigagu uu unoqdo mid nidaamsan
    11_ isu diid waqti yar oo firaaqo ah inad hesho oo aad ku fakarto si aadan uxasuusan
    12_ hadii aad joogto meshi aad ku wada noolayden ka fogow melahad ku kulmi jidhen inad marto ama aad tagto si aadan uso xasuusan
    13_ hadii aad kaliga qol seexato qof hakula dago
    14_ habeenki wayso ku seexo , qur'aana shido
    15_ ducayso
    Rajada niyadada kujirta ee aad isledahay mar uun amu kuso noqda kasaar niyadada rajadas hadii kale waliga ma ilaawaysid

    • @munamunish3690
      @munamunish3690 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll waa sax kwrn qofka isaga qalad u kaa gale darti aad ukala harten blse wxd fb soo dhigto comment kso dibto watsapk wxa soo dhigto fiiriyo marne isku daye inu asc kuso daho blse an iska tire qofkas maa qaladkisa ayu grte mse argudasho ayu rba,aniga daren dhn uma hayo alxm ,block ma sari kra qofkas mse wn iska daaya.wx calacal ahne maso dhigo

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 3 ปีที่แล้ว +1

      @@munamunish3690 wlhi waxay ku xirantahay qofka shakhsiyadiisa awal siday ahaan jirtay yacni qof ahantisa ma qof cuqdad badanba ma qof xunba adiga kala garanaya hadu aha mid shakhsiyad qallafsan oo jecel aargudashada iska dhowr ayan ku oran laha .
      Mideda kale inu ku rabo waa macqul uu wali daren ku qabo , lkn adiga waxna kama galin halmid samey wuxu dono ha dhoho block ha saarin hadalka uyaryare waa nin raga hadu ku jecelyhy isaga kuso bandhiganaya markas ama ka aqbal ama ka diid wa mid adiga ku jirta .
      Hadii aad ka aqbalaysana ballamo haka qaado iyo qaabka aad iskula socon lhyden ku heshiiya waqtiyada isasoo wici lhyden iyo wixi lamida .

    • @munamunish3690
      @munamunish3690 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdalaali6591 wll qofkan ma fhmi karo sbbta inta bdn telefon ayn kashekeysan jirne hda kulano xta wx salan ahen isma dhafsan jirin aniga ddka kulanka jecel maihi.mrka an kala hareyneyne waa waqti an js bdal ku arke o ku dhawad hal isbuc ima soo raadin isago whatspka iyo fb gaba online kaaha mrku ila soo hdle ayu iweydiye mxa lagu wye o noo turte mrkas iri wxbo maturin .mrkasu iri isbadal bn kaa dareme .anigana ha labadenabo wn is badalne aniga ula jedho adigaba imasoxiririn ana kuma soo xiririn.suu yiri madicin anago sbb laan kukala amusne intan dhn,e dhib soo naguma keeneyso wxn kuiri mya, suu yiri hda mxa cadi kadige awalba maahenin wxn kuiri anaga dorane,suu dahy mrkn madaneynesid miya ina sidan ukala fogano mrksa iri haa ,sbb ayu idahy wxn dahy sidas aya ila fcnate wxu dahy mxa xal ah wxn kuiri same sad jeceshahy hdl bu igu soceliye o ah adna? wxn uga jwbe ana sidan jeclahy ayn sameynaya on ulajedho wn ku daaye.meshi ayuna xirirki ku soo afjarme.wxbdn ayuna qalad iga gale,sida inu igu dagesto mrka mssge u diro mse intu furo usan ii soo jwbin mrkn weydio sbbta wxu igu jwbi jire in telka marmar lalaisticmalo u qofkas fure farinta wxn kuiri qfka mrka ad telefonka udibeyso iso sheg si an wx kugu soo qorin ona umaleynin adi thy qofka online ka ah.hye àyu idahay qaladkas o kle ayu wx bdn igu socelceliye .marna mgac gabdh statuska soo dhihe mrka weydiye igu yiri asxab lenahy. Midban ilowe ciwan kle ayn kla hdli jire mudadi u iga amusna o wali xarirrkena soo af jarmin waa isheken jire yacni sheko cadi iyo kftan blse mrka ani laso hdlo dhnka watsapka igu dagesan jire tas aya kente inan weydin sbbta u isku badale qof an ujedho inu wqti dbme online yhy ona qf kle cml ilasheysanayo mrka ani watsapka kla hdlo ne igu dagesto mamudanyhy ina sual weydio

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 3 ปีที่แล้ว +1

      @@munamunish3690 horta aad baan kaga mahadcelin maadama aad qisadaada ila wadaagtay qoraalka qoridisana aad waqti ku bixisay mhdsanid.
      Dhumucda hadalkaga wan fahmay wll wiilashu waa iska naago jecelyihiin midna ogow jaceyl aroos kahor faa'ido badan maleh waqti dhumis iyo qalbi jab weeye anigu hada gabar aan isjecelnahay aya jirta wana wada hadalna lkn marar ayeyna asbuuc wada hadal iso raadin iyadu anna aan raadsan , hadana iskama xanaaqno .
      Marka kaas is dhaafi waxbaro heer iskaso saar wiilkale hadii aad baratidna dee sifcn iskaga hubi inshalh nolol fcn ban ku rajeyn .

    • @munamunish3690
      @munamunish3690 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdalaali6591 wll m.A inan kulawadago sbbta kalifte aya ah taladada wngsn an mrka xore aqriye ,mxsanid ayn kuleyahy hlka kasi wad,melahan o kle comentigoda inan aqriyo adban ujeclahy sbbto ah wxd arkeysa dad aad uqalbi jilcan mse niyad jabsan,qarkoda xta ey leyihin wn is dili subxana Allah ,mrka faidada coments aqriska ayaba ah in dadkas cml lawaniyo mse comentyada fcn laga faaido sida kga o kle,taladada wn qate wll hdana xirir umasocdo ila wxbarashadeyda ka dhameyo i.A mana ku dhagdhagayo midki xore ba kuma dhagdhag ila sanad wx lajiro bn iska hubinayae on ka didana xirir blse mrka dmbe bn ka yele waa qadarta rabi alxm qasaaro maqabo,nolol qurux bdn bn kurajeynaya sdokle insha Allah,rabi hanaga haayo wxi shar wadho o khyr inogu jiro dhmnteena Ameen Ameen