Sanad walba waxaa lafuraa kiiska Divya Bhaat Yeey ku Cadaatay Dilkeeda

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 มิ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 91

  • @SaredoAbdiSaredo
    @SaredoAbdiSaredo หลายเดือนก่อน +34

    Wlo Nabi mahamed mad ka shegesid intad galanden aad wadid

    • @XamdiXasan-rb4gj
      @XamdiXasan-rb4gj หลายเดือนก่อน +5

      Wll waa runtaa ee kusali xabibkena scw ❤

    • @user-ld5xk9xh7z
      @user-ld5xk9xh7z หลายเดือนก่อน +1

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Ogaalka1
      @Ogaalka1 หลายเดือนก่อน +1

      @@SaredoAbdiSaredo war gabadhaan waa muslim

    • @user-ld5xk9xh7z
      @user-ld5xk9xh7z 29 วันที่ผ่านมา +1

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Muxamed-9
      @Muxamed-9 21 วันที่ผ่านมา

      @@SaredoAbdiSaredo scw scw

  • @aweesahmadmohamad
    @aweesahmadmohamad หลายเดือนก่อน +8

    ❤jekey libax somaliyed wan kugu fana sxb qosol jilin Masha alaha sxb alaha ku xafido

  • @fadomaahmed8739
    @fadomaahmed8739 หลายเดือนก่อน +9

    Saxib jeekey please kaso hadal filmka Baap mithun, sunny deol, sunjay, jackie shorif

  • @oordiinauush4940
    @oordiinauush4940 หลายเดือนก่อน +5

    Keep going 🎉

  • @user-zx1xc4qz6f
    @user-zx1xc4qz6f หลายเดือนก่อน +3

    mclinkeyga jeekey vijay bhat hesta raho me unse mula qata hogaye codsigaas ii tixgali mclinkeyga 🎉🎉

  • @mohamedomar6294
    @mohamedomar6294 24 วันที่ผ่านมา

    Macalin jeekey tageero ku ahay Ila yaranteydi alfaghi dadkii ka dambeya aya ka mid tahay thanks 🙏

  • @user-up1yu9ft8e
    @user-up1yu9ft8e หลายเดือนก่อน +2

    Welcome macalin jekey🎉

  • @user-xc9df2vk1b
    @user-xc9df2vk1b หลายเดือนก่อน

    waankusugeynaa macalin jeekeey qisadaan oo dhameystiran❤❤❤

  • @DrmukhtaarYousuf
    @DrmukhtaarYousuf 12 วันที่ผ่านมา

    Shakiga ugu badan waxuu ahaa ninkeeda dhismaha lagasooturay wixuu ahaa dhismihiisa directorka dabaqa 5aad ayuu ahaa

  • @somalighosht999
    @somalighosht999 หลายเดือนก่อน +1

    First time in comment maxay ayad

  • @munoyusuf2101
    @munoyusuf2101 หลายเดือนก่อน +4

    Asc macalin jekey way cadahay in ladilay gabadhan waliba wax dilay shaqaalaha hotelka wana loso adeg saday

    • @AhmedDiiriye-gm6um
      @AhmedDiiriye-gm6um หลายเดือนก่อน

      Hotel ma daganeyn Guri dabaq ayey ka soo dhacday

  • @KhalidNuur-l6o
    @KhalidNuur-l6o หลายเดือนก่อน +2

    1993dii xasuus 3:52

  • @IqroAbduweli
    @IqroAbduweli หลายเดือนก่อน

    Divya bharti waqtigeedii actorad qurux badan oo jiliinkeedu wacnaa

  • @Weetowofficial
    @Weetowofficial หลายเดือนก่อน +4

    Divya bharti waxay kasoo dhacday guriga lagu qabo dabaq ku yaalay waxaana ka aqristay joornaalada aqbaaraadka hindiga oo ingiriiska ku qoran

  • @abshirosman419
    @abshirosman419 หลายเดือนก่อน +1

    Macalin jeekeey horay usoco

  • @ragehussein124
    @ragehussein124 หลายเดือนก่อน +3

    Dilka divya bhat waxaa ka dambeeyay sara devi maadaama ay suuqa ka qabsatay waa wax iska cad divya phat marti qaadka loo sameeyay wuxuu ahaa shirqool cad sara devi ayaa ka dambeysay

    • @cabdiwali2375
      @cabdiwali2375 หลายเดือนก่อน +2

      Ma adaa ogaa waxa meesha ka dhacay mise camal kalaa weyday

    • @abyaninanuur8253
      @abyaninanuur8253 หลายเดือนก่อน

      May be

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 หลายเดือนก่อน +7

    Sara def difeeya weey dishay ayadana ninkeeda ayaa dilay isheeda ayaaku dhacday😅😅😅

    • @cabdiwali2375
      @cabdiwali2375 หลายเดือนก่อน +3

      Adiga maaa ogaa

  • @Bile.sharif
    @Bile.sharif หลายเดือนก่อน +2

    Ciidee.. makaa wareertay jeekeey ciid tagtaye

  • @AbdirahmanUgas75
    @AbdirahmanUgas75 หลายเดือนก่อน +3

    Hesti sunny deol iyo amisha patel kawa kale urta jawe nosotafsif plz maclin jeekey

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g หลายเดือนก่อน +2

    ANI AHAAN WAXA ISLEYAHAY GABADHAAS WAXAA DILAY JACKOOW
    JACKOOW LEE AMUU BASHKAAREEYAY

  • @FeysalFeysal-p7k
    @FeysalFeysal-p7k 27 วันที่ผ่านมา

    😮😮😮😮😮

  • @user-jj7sc7xk7r
    @user-jj7sc7xk7r หลายเดือนก่อน +2

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @qadijacusman793
    @qadijacusman793 หลายเดือนก่อน

    Asc furiinka esha deol ka soo hadal

  • @warsameyaahoo7274
    @warsameyaahoo7274 หลายเดือนก่อน +1

    asxaabta intiina sheekooyinka Hindiga ah jecel fadlan soo Booqda @Zaki Media maxaayeelay Baabajeey meeshan sheeko kuma hayo ee waa mataatac balse chanelkaa ayaay sheeko taal iyo macluumaad update ah

    • @user-km9fj2jf2f
      @user-km9fj2jf2f หลายเดือนก่อน

      @@warsameyaahoo7274 sxb si qaldan ayaad u shaqaynaysaa rabitaan kaaga ku shaqee ha xad gudbin odaygana dhibka ka daa

  • @user-up2yo8fm6x
    @user-up2yo8fm6x หลายเดือนก่อน

    Sushant singh kasoohadal

  • @HaraadtirMEDIA
    @HaraadtirMEDIA หลายเดือนก่อน +6

    Niyaw sxb subscribe badan iyo veiws yar ayaad haysataa Markaa waxaan badal oo riwaayado iyo majaajilo samee

  • @ismaciilamadichannel6884
    @ismaciilamadichannel6884 หลายเดือนก่อน

    rambha waaye tan

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 หลายเดือนก่อน +1

    Jeekey waa duqowdee

    • @malakoslo
      @malakoslo หลายเดือนก่อน +2

      Duqnimo wax laga yaabo miyaa way nawada suge ilahay cimrigas hana siiye

  • @aweesabdullahali1633
    @aweesabdullahali1633 18 วันที่ผ่านมา

    Jeekeey adaaba dishay gabadha hadana dilkeedaskahadlee😅

  • @Abaaso001
    @Abaaso001 หลายเดือนก่อน +1

    Sushan sin side lagu dilay maclin jekey

  • @MohammedMohammed-ki1ct
    @MohammedMohammed-ki1ct หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abukarali7403
    @abukarali7403 หลายเดือนก่อน

    Saxib waxa fiirisa 10:17

  • @abukarali7403
    @abukarali7403 หลายเดือนก่อน +1

    Macalinka weyn ee youtube iska leh ila soo xiriir aan ku cawimo waxan deganahay sud indiya 37 Sano

  • @MascuudFarxaan-sp5dr
    @MascuudFarxaan-sp5dr หลายเดือนก่อน +1

    Sxb sare jekey

  • @AhmedDiiriye-gm6um
    @AhmedDiiriye-gm6um หลายเดือนก่อน

    Divya Bharti iyo Sridevi wey isku e kaayeen
    filmadi Sridevi heli jirtay iyada heshay sanadki 1992 Sridevi labo Film ayey soo saartay.
    Divya 12 film ayey Soo saartay
    Laakin wax cadeyn dhab ma jiro in ay dishay

  • @ayaanaragsan7544
    @ayaanaragsan7544 29 วันที่ผ่านมา

    Sir devi ba dishay

    • @idiris2007
      @idiris2007 25 วันที่ผ่านมา

      hasan sheikh mahamud ayaa dilay iyo farmaajo iyo abduwali gaas kkkkkkk waxii doona ayaa la isugu sheekanaa

  • @abdikadirmumin855
    @abdikadirmumin855 หลายเดือนก่อน

    Baba jekey anaa ka tuuray sarta😂

  • @cjumer7431
    @cjumer7431 หลายเดือนก่อน

    Filima ajay diif ee jackson yaa haya halke ka heela

  • @Dr.hassan.007
    @Dr.hassan.007 หลายเดือนก่อน

    Jekey beenta dhaaf Divya bhart markii dabaqa Laga Soo tuuraayey Dharka arooska ayey wadatey SUNY Dool ayaa habeenkaas balansanaayeen

  • @user-zp8vl9zp5h
    @user-zp8vl9zp5h หลายเดือนก่อน

    Jk❤

  • @issaamouni1415
    @issaamouni1415 หลายเดือนก่อน +1

    Warya somali ka hadaal oo iska dhaaf waxn wax ka gaaliin😢

    • @mohanabdi3715
      @mohanabdi3715 หลายเดือนก่อน

      wuxuuu lacag kahelaayo ayuu kahadalayaa chanelkisa asaga leh bro ka dhac

    • @lilGaraad4985
      @lilGaraad4985 หลายเดือนก่อน

      @@issaamouni1415
      Ma inu qaabil ka hadala rabta, SomaaLidu qabil iyo qurun bey ka sheegeeyaan!

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj หลายเดือนก่อน

    Jekeey ugaas waaye

  • @Siyaadbarre-jt9pj
    @Siyaadbarre-jt9pj หลายเดือนก่อน

    𝐣𝐤 𝐟𝐢𝐥𝐢𝐦𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐣𝐢𝐥𝐢𝐝𝐨𝐨𝐝𝐢𝐢 𝐦𝐚𝐚𝐝 𝐝𝐚𝐲𝐬𝐚𝐲

  • @aliguuleed9652
    @aliguuleed9652 หลายเดือนก่อน

    S❤❤❤❤

  • @FarxanBishar
    @FarxanBishar หลายเดือนก่อน

    Abooo jekey heetii Salman Khan iyooo Shahrukh khan.arooska taronka chamakta kehnahooo

  • @xidigahaaddis9860
    @xidigahaaddis9860 หลายเดือนก่อน

    Jeekeey waxa ka soo hadashaa shahrukhan iyo ajey devgan maxeey isku naceen

  • @user-km9fj2jf2f
    @user-km9fj2jf2f หลายเดือนก่อน +1

    Asc macalin sheeko dadka aad kaga aqoon badan tahay uga sheekee fadlan sridevi odaygeedu ma ahayn wasiir ee waa directar BOONI KAPOOR anil kapoor iyo sanjey kapoor walaal kood ka wayn arjuna kapoor aabihi oo hada actor ah oo xaas kale u dhashay riwwayadihii soomaaligs baad ku fiicnayd ee maad noo samaysid ayagaa fiicnaa macalin

    • @user-zp8vl9zp5h
      @user-zp8vl9zp5h หลายเดือนก่อน +1

      Waa sax booni waa director

    • @user-km9fj2jf2f
      @user-km9fj2jf2f หลายเดือนก่อน

      @@user-zp8vl9zp5h 🙏🙏🙏

    • @user-km9fj2jf2f
      @user-km9fj2jf2f หลายเดือนก่อน

      @@user-zp8vl9zp5h mahadsanid wll

    • @AhmedDiiriye-gm6um
      @AhmedDiiriye-gm6um หลายเดือนก่อน

      Boney Kapoor. Waa
      Film producer
      Ma ahan Director

  • @KhalidNuur-l6o
    @KhalidNuur-l6o หลายเดือนก่อน

    1993dii xasuus

  • @yasminmaxamed5504
    @yasminmaxamed5504 หลายเดือนก่อน

    Dadkaaga soomaaliyeed kahadal hindi waxba kaama galin ninyohow

  • @user-vw9wv4tc5j
    @user-vw9wv4tc5j หลายเดือนก่อน

    Maxan ka faidna marka

  • @user-di1nb4lq7z
    @user-di1nb4lq7z หลายเดือนก่อน

    Maclin jekey ila hada kama hyo waxi aan ka codsaday chitihi I hai khutu se chitihi I hai bangaj udhas sanjey dutt

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 หลายเดือนก่อน +1

    Ayadana ninkeedaa biyo ku dilay hog hadiimo haqodin

  • @MakhtuubsiinMaxad-jg2gb
    @MakhtuubsiinMaxad-jg2gb หลายเดือนก่อน

    wow s x b j siwet sh

  • @abukarali7403
    @abukarali7403 หลายเดือนก่อน

    Kkkk

  • @NasteexocaliCusman-rn1tj
    @NasteexocaliCusman-rn1tj หลายเดือนก่อน

    Hhhh

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 หลายเดือนก่อน

    20 sano ka hor inay dhacdaa umalayn qisadan wayo waxaan xasuustaa anoo yar in la iiga sheekeeyay waagaas na ma dhawayn

    • @Zanetti8090
      @Zanetti8090 หลายเดือนก่อน

      @@kayfmohamed565 31sano ka hor Ayee dacdhey

  • @cabdiwali2375
    @cabdiwali2375 หลายเดือนก่อน +4

    Marka aragto dadkan reer xamarka waxaa kuu muuqanaya dadkan inaan horta caqli buuran jirin oo xoolaha ay la mid yihiin bal fiiri aduunka saxaafada iyo baraha bulshada waxbaa laga dheefa cilmi iyo murti hada kan xoogaa muufa intuu cuno buu caawa dhan wuxuu ku hayaa ajay iyo hema malina mithun waa dadaan diin iyo dhaqan midna uusan la wadaagin anaa saaka waxey muqdisho ku baridey iyo horumarka ka socda xaalada dadka iyo deegaanka aduunku meesha la joogo kana waramo dadkiisa iyo dalkiisa maxaa ka horjeego af biija laheed

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm หลายเดือนก่อน +1

      Adigoo cidne af lagaadeynin. Waxba uma sheegi kartid miyaaaa

    • @saidharedaden1424
      @saidharedaden1424 หลายเดือนก่อน +1

      Adi waqtigagas meshan maxa ugu dhumisay xolaha tahy was

    • @CabdicasiisBa-vq8gi
      @CabdicasiisBa-vq8gi หลายเดือนก่อน +1

      Anigu waxan ahey reer burco Xamarna cay male iyo dadkeeduba Mida kale waa dad hinaga Ilbaxsan aqoon iyo wax kastaba Midda kale dadka qabyaalada ka sheekaya iyo waxyaaba xun ayey Hayd inaad wax ka sheegtid Waxan Haddanad adigu fahmeyn aad yar iska dhaaf adigaan cidna Caayin

    • @qabdulkadir8505
      @qabdulkadir8505 หลายเดือนก่อน

      @@cabdiwali2375 waxaa tahay cawaan ku xad gudbay abuuristii Alle. Afkaada xunka ah hana horkeenin lee ninkaan ayaa maseer kaa hayaa iyo inta qof oo ku xiran. Maa la imaadid inta asaga ku xiran xataa haafkeed markaa meeshiisa ka dhax tuugsaneyso siina caayneeso. Walahi caqli inaadan leheen ee orod u tag xayawaanada coska la cun

  • @ConfusedNorthernLights-dr9wo
    @ConfusedNorthernLights-dr9wo หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤👍👎

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 หลายเดือนก่อน

    Macalin jeekey , waxad Ii sheegta
    Ii turjumtaa , Haramsatee Kalmadaaa maxay Tahay😂😂

    • @Aminaabdi-oo3jc
      @Aminaabdi-oo3jc หลายเดือนก่อน +1

      Xaraan yahow waye af urdu ama af hindi hadad rabto inad baratiid khaliijka taag ama Dubai

  • @sadiaibraahim1230
    @sadiaibraahim1230 หลายเดือนก่อน

    Hhhhhh

  • @PeaceBeuponhim7
    @PeaceBeuponhim7 หลายเดือนก่อน

    Anaga marka maxaa naga galay.. Hindiyad waa hore baqtisay?!!! 🫢hadan somali nahay.anagaba dhib keena nagu filanye?!!!!🤔

  • @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy
    @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy หลายเดือนก่อน

    Waryaa maxaa markaso uga hadashaa kuwa lo'da caabudo
    Ma adee ku dhaleen
    Qofka hadoo isdabaaleeyo farbaa ku qaloocan
    Kuwa lo'da caabudo sheekeeyinkooda iyo hadaladooda qiimo kama lahan soomaali dhaxdeed
    Sharafta yaa lagaa ridin adi

  • @mohaasifamily7935
    @mohaasifamily7935 หลายเดือนก่อน

    Waxs bojada nagadaa jakeyow

  • @Malakiiya
    @Malakiiya หลายเดือนก่อน

    Ye khabar jhut he😂😂😂

  • @KhalidNuur-l6o
    @KhalidNuur-l6o หลายเดือนก่อน

    Sideview ayaa dshay saaxiib ayadana musqul ayeey kudhimatay sorry

  • @BarrekhayrebarreBaabaa1234
    @BarrekhayrebarreBaabaa1234 หลายเดือนก่อน +1

    Islam ha shegan waxbadan baa hadii nasi ku heleyso kuu dhama tani