Subxaanalaah Hadii aad maqasho Heestaan Ka Fogoow Ha dhageeysan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 199

  • @ZeinYare
    @ZeinYare 3 หลายเดือนก่อน +12

    Hees odhan wa xaram qalbiga ayeyna madoobeysaa wllyal allah ka cabsada qabri aya idin sugayo

  • @Djmkmnh
    @Djmkmnh 4 หลายเดือนก่อน +18

    Wlhi wxay ahayd heesahayga kuwan ugu jeclaa ee aan mcaansado dhegaysigiisa blse wn Nacay💯💯

    • @XamdiXasan-rb4gj
      @XamdiXasan-rb4gj 3 หลายเดือนก่อน +1

      Wll dhagaysiga heesaha oodhan waa dambi

  • @abdirahmansiat6
    @abdirahmansiat6 4 หลายเดือนก่อน +6

    Subxanallah hees oo dhanba iskadhaafa walaalayaal

  • @AbdikaNi2
    @AbdikaNi2 4 หลายเดือนก่อน +2

    macalin jeekeey ilaahey haku xifdiyo howl qaran ayaad heysaa guul ayaana kuu rajeynayaa aduun iyo aakhiraba wllkey nooloow

  • @kingyenasofficial9142
    @kingyenasofficial9142 4 หลายเดือนก่อน +4

    Macalin jeekey sidaan ufasir heesaha adigana ajar ka hele wlhi🙏

  • @CabdulqaniCabdulqaadir-oh9tb
    @CabdulqaniCabdulqaadir-oh9tb 3 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah Alle Ayaa Xumaanoo Dhan Kahufan
    1446/01/13

  • @AdanMusic-r6o
    @AdanMusic-r6o 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maya Macalin Jeekey fisiraada Waa Muhiim Aniga waan kuxeeystaa

  • @hanaddigaale4623
    @hanaddigaale4623 3 หลายเดือนก่อน

    Macalin Jeekey Wlhi Wada Saxan Tahay Aniga heestan wan dhageeysta balse manta Igu dambeyso waxan kale oo ka codsana heesaha hindiga Ee dambiga ah soo badi sii aan iskaga ilaaliyo wada Mahad Santahay abwaan❤❤❤❤

  • @SomSports-l4q
    @SomSports-l4q 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maacalin jeekey heesta tujumeeh miraptitaahee SOO Qaado Macalin ❤❤❤

  • @Nuurzaki-143
    @Nuurzaki-143 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢 subxanallah 😢😢 wlhi wan ka xumahay allah ha ino danbi dhaafo kumar sanu iyo uditt heesa hoda wan dhagestayee

  • @abdiqanidigard-hm1tn
    @abdiqanidigard-hm1tn 3 หลายเดือนก่อน

    Macalimow thank you ninka ku luuqaynaya heestan diinlaawihii kumar sunu cawaan weynaadey waaye

  • @oromia24media75
    @oromia24media75 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid walaalkey dadka ubaraaruji ma ficno heesta huhun. In la dhageesto sideeda hees madhageesto.

  • @asinababe
    @asinababe 3 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalaah heesaha hindiga iyo waxii afkoda aan aqoonin bes ayey iga yihiin ilahow intaan ka dhageystay ama aan lacagu ku bixiye iga cafi yaa rabi

  • @Hawaldn
    @Hawaldn 4 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah kuwa sheeydanka caabudu ayaa ku jiro ayaan umaleyna shirkadaas soo saartay heestan hdale iigu horeyso

  • @maxamedxaajicabdulaahiabii1272
    @maxamedxaajicabdulaahiabii1272 3 หลายเดือนก่อน +1

    Macalimuu jekey heestaan heesaha aan ugu jeclahay ayeey aheed balse maanta wixii ka dambeeya leygu ma oga

  • @abddulkadiralihaji5054
    @abddulkadiralihaji5054 3 หลายเดือนก่อน +2

    Khud micnaha adiga waye hakuqaldamin khud iyo qudaa

  • @AdanMusic-r6o
    @AdanMusic-r6o 3 หลายเดือนก่อน +1

    My dear teacher keep going on you are doing well

    • @yacuubosman7534
      @yacuubosman7534 3 หลายเดือนก่อน

      Ninkan English Kuma hadloyo maxa afsomaliga ku diiday Adi

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks wllk qalad bootiisa 👏👏👏🙎🏻‍♂️

  • @cabdullahimohamedxusien4678
    @cabdullahimohamedxusien4678 3 หลายเดือนก่อน

    Macalin jekey ugu horeen waan ku salamay waxaa ino soo fasirtaa hesta hiritik roshan or dibakwaan or Allah heestaaan ino soo fasir

  • @AhmedAhmed-bc9dr
    @AhmedAhmed-bc9dr 4 หลายเดือนก่อน

    Jekey allaah yakhaliik sidaas aan kaa rabaa waa sax ❤

  • @NimoDaad
    @NimoDaad 3 หลายเดือนก่อน

    Oo wuxu muslimba maaha laa ilaaha illallaah maxamadu rasuulullaah

  • @ziyaadahmed609
    @ziyaadahmed609 4 หลายเดือนก่อน

    jeekey waan ku salaamaya adiga iyo Familkaaga wll qaa
    Aktarada heesaha ma iyagaa wataa , Mise waa waxay daaraktarada ay usoo dhiibaan

    • @abdirahmansiat6
      @abdirahmansiat6 4 หลายเดือนก่อน

      Heesta ayaga maqaadaan ee fanaaniin baa iskaleh waa loodaaraa ayagu wey un laqaadaayaan

  • @liibaansheekhcabdi1474
    @liibaansheekhcabdi1474 3 หลายเดือนก่อน

    Jeey waan ku salaamay, waxaa ka mid ah dhoom bajaale, dhoom waxaa la yiraa sanam ey caabudaan, marka micnaheeda waa dhoomom noo gargaar, yacni marka filimada naagaha la xoogaayo waxey dhahaan bajaaw bajaaw

  • @Maaido-s2l
    @Maaido-s2l 4 หลายเดือนก่อน

    My wllhi ma qldanit ee noo so badi ani waan jeclhy heesah hindiga mcnlin jkey

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 2 หลายเดือนก่อน

    Subxaanllah jaahil awalba waa jahil iftiinka islaamka ka qarsan Allaah cawaanta hanoogu caroon🌙⭐️🌻

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 4 หลายเดือนก่อน +4

    Allaha iga saamaxo waanjeclaa waana laqaadi jiray soosoobadi😅😅

  • @Nawaley8
    @Nawaley8 3 หลายเดือนก่อน

    SubaxanaAllah 😢

  • @fartuuncalibarrecilmi3398
    @fartuuncalibarrecilmi3398 3 หลายเดือนก่อน +2

    سبحان الله

  • @AhmedDiiriye-gm6um
    @AhmedDiiriye-gm6um 3 หลายเดือนก่อน

    Aniga Hindi/ Urdu waan aqaana wax khalad ah kuma jiro Erayadaan "Chand se parda kijiye"
    Chand se parda kijiye
    Haan chand se parda kijiye
    Kahin chura na le chehere ka noor
    Aye mere hum nawaan
    Aye mere huzoor
    Chand waa Dayaxa
    Parda waa Daaha
    Churana. Waa xadid
    Noor. Waa iftiin
    Chehra. Waa wajiga
    Na. Waa maya
    Le waa qaadid
    Hum waa anaga
    Kahin waa meel
    Kijiye waxay ka timid Karna oo sameyn ah.
    Haan waa haa
    O mere Humnava. Waa jeceylkeyga ama saaxiibkey
    Huzoor waa madane ama marwo

  • @OlfadBaashi
    @OlfadBaashi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Khudse barda ki jiye mecnaheda waxaa waaye adiga naftada kadhumo adiga qalad ufasirta kalmadaas inta kale waad kusaxantahay aniga afka hindiga afsoomaali wuu iiga fududyahay

  • @suluuali3262
    @suluuali3262 4 หลายเดือนก่อน +1

    ADEER WAX SOOBARO GAAR AHAAN DIINTA SOBARO BISHA IYO DADKA WAXAA QURUXBADAN DADKA CULUMADA LAFADHIISO XAMAR WEYNE KULA JOOGTA HALMID WAAN KAAYEELNAY BRO HEESAHA WAADANBI

  • @takarbarre2517
    @takarbarre2517 4 หลายเดือนก่อน

    Macalimuu jeekey waa ku mahadsan tahay ee noo soo raadi heesaha noocan ah

  • @itzManha125
    @itzManha125 3 หลายเดือนก่อน

    Heeso badan baa ka buuxa in allah lagu kufriyo yacani dhahaa allah adaa ka jeclaheye ama aniga adaa la ii kaa abuuraye allah waa kaa soo xoogah xiding baan ahaa intaa ku arkin waxaa ka dalbanah allah in uu aniga i gubo itii adiga wax kugu dhici layaan anaa ah awooda iyo wax ka daran hadaa rabto to in aa oogto heesah dalabo heesta qoralkeeda

  • @IqroAbduweli
    @IqroAbduweli 3 หลายเดือนก่อน

    Aniga af hindi xoogaa fahmaa marka waan fahmaa ereyada qaar akxm 😢

  • @CabdixamiidMaxedusman
    @CabdixamiidMaxedusman 4 หลายเดือนก่อน

    Maclin jekey waxa rawa hesti bangaj udhas chitihi aayi hai vatan se sanjey dutt please and please 🙏 Maclimu

  • @ismaildahiri
    @ismaildahiri 4 หลายเดือนก่อน

    Jekey afhindiga sifican inu uyaqan waxan kugartay in luuqad heesteeda lafasiro wey adagtahay. Marka horay usoco sxb.

  • @FeysalNoor-ek3fj
    @FeysalNoor-ek3fj 3 หลายเดือนก่อน

    Wll Qer ilah hako siyo hees Hindi danbe laiguma ogo

  • @Maqmaq1979
    @Maqmaq1979 3 หลายเดือนก่อน

    Macalin jekey wa saxan tahay. Lama qeeb aa isku ka qaladamay
    khud se parda kijiye
    Kahi chura na le chehre ka
    (Mid qalad weyn
    Gef weyn maclin jekey ula jeeday )
    Waa
    Tanaa
    Rab se parda kijiye
    Rab se parda kijiye,
    Kahi chura na le chehre ka noor
    Wax fiiican in umada. Loogu digo wax cun. Cali jeylani mcln jekeey

  • @AdanMusic-r6o
    @AdanMusic-r6o 3 หลายเดือนก่อน

    Fadlan Macalin Jeekey Kuwan Ookale Noo Soo Badi

  • @HappyChameleon-ck4lt
    @HappyChameleon-ck4lt 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hees laxiiseeyo ma'aha sidokale heestkalee oo kujirta filimka auzaar o salman kuluuqeeyo wey jirtaa isagoo og muslim ayuu qaaday waxaani iyagaaba diintooda shaki kujiraa

  • @HaniAhmedAhmed-fj6gq
    @HaniAhmedAhmed-fj6gq 3 หลายเดือนก่อน +1

    😂 Mclin jekey wan ku salame wana ku wataa waa sxbka kalilow

  • @husseinomar6882
    @husseinomar6882 4 หลายเดือนก่อน

    Wa ku salaami jeekey.
    Filmka (Kurbaan- saif ali khan and kareena) heesta ku jiro (shukran Allah) nola wadaay sxb...thanks

  • @Beylling
    @Beylling 3 หลายเดือนก่อน

    Hadi laa helaayo dad badan oo sidada wax uu macneynaya way ficnayd laki iin badan lama hayo

  • @deeqahmed2366
    @deeqahmed2366 4 หลายเดือนก่อน +2

    Chandse parda kijiye (dayaxa ka dhuumo ama ka hagoogo) kahin churana le chehre ka noor (yaanu kaa xadin iftiinka wajigaaga) maaha rabigaaga ka xijaabo, dabcan waa ereyo qaldan lkn jeekey ogow adiga ayeyba xooga fasiraada kaa qaldan tahay.
    Aikho kuch lekin bure tarha se bhaisaab, idhar udhar matt jao

    • @shaqallechannel629
      @shaqallechannel629 4 หลายเดือนก่อน

      macalinku afarta baydba wuu turjumay ee adiga laba kalmadood ayaad soo baratay sxib😂

    • @AhmedDiiriye-gm6um
      @AhmedDiiriye-gm6um 3 หลายเดือนก่อน

      Aniga Hindi/ Urdu waan aqaana wax khalad ah kuma jiro Erayadaan Chand se parda kijiye
      Chand se parda kijiye
      Haan chand se parda kijiye
      Kahin chura na le chehere ka noor
      Aye mere hum nawaan
      Aye mere huzoor
      Chand waa Dayaxa
      Parda waa Daaha
      Churana. Waa xadid
      Noor. Waa iftiin
      Kahin waa meel
      Kijiye waxay ka timid Karna oo sameyn ah.
      Haan waa haa
      O mere Humnava. Waa jeceylkeyga ama saaxiibkey
      Huzoor waa madane ama marwo

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 4 หลายเดือนก่อน

    Waxaa danbi ah rabigii ku abuuray ka hagoogo lkn bisha iyo ubaxa adigaa ka qurux badan xoogaa taas in culumada la weeydiiyo ayeey iila muuqataa aniga.

  • @XamdiXasan-rb4gj
    @XamdiXasan-rb4gj 3 หลายเดือนก่อน

    Wll hes odhan waa dambi midakale adixitaa hala qaadin

  • @abdirisaksugulle2810
    @abdirisaksugulle2810 3 หลายเดือนก่อน

    Jekeey ninka dhahayna
    DAYAX KA NUUR BADANEEY SHAANBA DAHAB iyadana soo dambi maaha Alfanaan Aweys Khamiis

  • @maxamedAbdi-dc3ys
    @maxamedAbdi-dc3ys 3 หลายเดือนก่อน

    Horay u soco jekey ❤❤

  • @yacuubosman7534
    @yacuubosman7534 3 หลายเดือนก่อน

    Macalin jeekey heesta ku jirta filmka Daud ee SANJEY DUTT iyo URMILA wadaan ee magacedu yahay SHABBA SHABBA HAI RABBA noo soo fasir please codsi waaye

  • @NimoDaad
    @NimoDaad 3 หลายเดือนก่อน

    Ala waan jeclaa heestan waan nacay haatan

  • @cadnaanmahamed3432
    @cadnaanmahamed3432 4 หลายเดือนก่อน

    Subxanallaah Allow iga cafi Ani Heestaan In Badanaa DhageYsan jiraY Waaba Jeclaa Acuudu Billaah Allow Naga Cafi j⃠k⃠Keep going Pro Waadna BaraarujisaY Wlhi Heestaan Gaar Ahaan Ani Waaba Ku Hesan jiraY lkn Maanta Kadib Alle AYaan Ka Magan GalaY AheYdaanka ✍️

  • @DaadirYeena
    @DaadirYeena 3 หลายเดือนก่อน

    Subxaana Laah

  • @yusufguulofficial
    @yusufguulofficial 3 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsan tahay Jeekey

  • @MaxamedYare-ju9xr
    @MaxamedYare-ju9xr 3 หลายเดือนก่อน

    Sax waye ku soco,,, ❤❤❤

  • @mohammedmukhtaar2895
    @mohammedmukhtaar2895 3 หลายเดือนก่อน

    Allow na bad bdi

  • @sadiqshula4286
    @sadiqshula4286 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah wllky sifican bad no fahansisay

  • @ibracarabeto1923
    @ibracarabeto1923 4 หลายเดือนก่อน

    Sxb Barsaat boby doel heesahaas iga baar kumar ubadan waa kashakiye

  • @Moha57959
    @Moha57959 3 หลายเดือนก่อน

    Subhanalah lkn macalin jeekey heso xun Kaliya maahane xataa waxa noshegtaa filimada hindiga islamka lagu maago hadana lagu suurad xumeeyo

  • @KoshinCumar-ug6fv
    @KoshinCumar-ug6fv 3 หลายเดือนก่อน

    Jekey Somalia qeybta luuqada hindiga adaa noo fadhi naga qabo wax yabaha diinteena qilafaayo

  • @ruqiyahassan5437
    @ruqiyahassan5437 4 หลายเดือนก่อน +11

    Jekey keep going ❤❤❤

    • @nuuraaden6692
      @nuuraaden6692 3 หลายเดือนก่อน

      Wxn raba filin hada cusub tiger shaff iyo akshey kumar mgc bade miyan iyo chote miyan

    • @nuuraaden6692
      @nuuraaden6692 3 หลายเดือนก่อน

      Ciwan afsomali an kudawankaro isheeg wll adigo rali ah jwb

  • @dauddahir4170
    @dauddahir4170 4 หลายเดือนก่อน

    Asc macalim jekeey aad ayaa kutaageraa macalimuu commented kudhiigle warkiisa kabax waa saa sheegtay macalimu waxaa rabay filimikii war ee hirtik roshan iyo tiger shrif asoo dhamystrin fadlan ustaad iisoo raadi❤❤❤❤❤❤

  • @Sultan-ee3ej
    @Sultan-ee3ej 4 หลายเดือนก่อน

    Macalin Jekey salaan sare Gabar ayaa la dhalatay kaligiis maahin.

  • @ShriifMuhabad
    @ShriifMuhabad 3 หลายเดือนก่อน

    M.allaah

  • @Cambeyste
    @Cambeyste 3 หลายเดือนก่อน

    Maalin walbo hal hees soo qarxi Macalimuu!!

  • @Aadansabca8072
    @Aadansabca8072 4 หลายเดือนก่อน +2

    Keep goin legen

  • @ShineCade-d7z
    @ShineCade-d7z 4 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaana llaah

  • @drdek9790
    @drdek9790 3 หลายเดือนก่อน

    Shaqo Wacan Macalim Jekey

  • @SaskatoonOpenDoorSociety-lk3bq
    @SaskatoonOpenDoorSociety-lk3bq 3 หลายเดือนก่อน

    Jekey hesta pal pal ladhaho noso fasir please

  • @shaqallechannel629
    @shaqallechannel629 4 หลายเดือนก่อน

    macalin heeska dhibtiisa waxaa leh oo kuluuqaynaya kumar sanu waana midaan ugu jeclaa heesihiisa❤❤❤❤❤❤

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 4 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallaah sbxnllah sbxnllaah

  • @mohamedabdullahi3246
    @mohamedabdullahi3246 4 หลายเดือนก่อน

    Asc jekay kolay saif Ali Khan Muslim ayuu ahaaye maxaa helay

  • @JacelowCr
    @JacelowCr 4 หลายเดือนก่อน

    Sxib noo sheeg salman khan bahijan majiraa hooso xun uu qaasay nala wadaag barnaamijkaas pls

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 4 หลายเดือนก่อน

    ABAABA JEEKEY ANI WAXAA JECLAHAY AANA JEEKEY

  • @mohamudweli2597
    @mohamudweli2597 4 หลายเดือนก่อน

    Saif ali khan iyo somy ali labaduba waa dad muslimiin ah

    • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
      @sucaadcabdisucaadcabdi7079 4 หลายเดือนก่อน

      Tani wa shilpa

    • @omarhassan2876
      @omarhassan2876 4 หลายเดือนก่อน

      Saif ali khan muslim wu udashay lakinse asaga diin maheysta muslim nimada udafy

  • @abdukadirtersale
    @abdukadirtersale 3 หลายเดือนก่อน

    Sidana ajir kuheshay wax ficanaha no shegtay wa iska dhageysan jirnay

  • @abdirahmansiat6
    @abdirahmansiat6 4 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxaa leh aan kuqiyaasay yahuud ileen yahuuda Alihi uumay ayaa kabaxsan waayay oo eey kutilmaameen faqiir iyo bakhiilba

  • @MohammedYare-yd6zu
    @MohammedYare-yd6zu 4 หลายเดือนก่อน

    Abti Jeeyey Sidaan Ufasir Heesaha Wlhi Waad ila Saxanatahay ilmo Yare Yare Oo. Fahmeynin Ayaa Buuxa Thks 😅😅

  • @mohamedhassansaney2575
    @mohamedhassansaney2575 4 หลายเดือนก่อน

    Saif ali khan gaal inu yahay mar hore ayan dareemay nacalad haku dhacde macalimu horey u soco heestan wllh waan jecla lkn maanta laga bilaawo waa iga dhamatay

    • @abujole3992
      @abujole3992 4 หลายเดือนก่อน

      Kuwaan reer khan waayey gaaalo ma ahan diinta muslimiinta ayaa wataan adiga shiicada oo kale wayey

    • @almaxidigtachanel8103
      @almaxidigtachanel8103 3 หลายเดือนก่อน

      QOF MUSLIM GAAL DHEHE INE DAMBI WAYN THY MAOGID MIYA

    • @mohamedhassansaney2575
      @mohamedhassansaney2575 3 หลายเดือนก่อน

      @@almaxidigtachanel8103 wllky saif Ali khan waa gaal diid ana yeel

  • @UmulqeyrIbrahim-ph5qr
    @UmulqeyrIbrahim-ph5qr 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid jekey ❤

  • @AxmetoCabdi
    @AxmetoCabdi 4 หลายเดือนก่อน

    Sxb wn ku salamay tager sharif muu dhintay

  • @ibrahimnoor1367
    @ibrahimnoor1367 4 หลายเดือนก่อน +1

    Somali

  • @Ayaanleaxmed-ly9wo
    @Ayaanleaxmed-ly9wo 4 หลายเดือนก่อน

    Jekey wa ku salamay legend 🎉

  • @mahirbakri8059
    @mahirbakri8059 3 หลายเดือนก่อน

    Channel kaan in aan kusoo biiro waxaa u sabab ahaa Muuqaalada caynkan ah ee aad dadka ku baraarujiso shirkiga iyo gaalnimada kabuuxda

  • @dromarhabeb
    @dromarhabeb 4 หลายเดือนก่อน

    Heesta iyada Afsoomaali ah waa danbi runti. Kuwa pakistan arkayay iska so dubat beydka hore.
    Chand se parda kijiye,
    Ka qari dayaxa
    Ha chand se parda kijiye
    Haa, ka qari dayaxa
    Kahi chura na le chehre ka noor
    Hadii kale wuxuu qaadan doonaa iftiinka wejigaaga
    Eye mere ham nawa,
    Oo, saaxiibkayga
    Eye mere huzoor,
    Oo, sayidkayga
    Eye mere ham nawa,
    Oo, saaxiibkayga
    Eye mere huzoor
    Oo, sayidkayga
    Ha chand se parda kijiye
    Haa, ka qari dayaxa
    Julfo se uddi khushboo pyar ki,
    Udgoonka jacaylka ayaa ka soo baxay timo laanta
    Hotho par khilgai kaliya bahar ki
    Ubaxyadu waxay ku iftiinayaan bushimaha
    Hotho par khilgai kaliya bahar ki
    Ubaxyadu waxay ku iftiinayaan bushimaha
    Hotho par khilgai kaliya bahar ki
    Ubaxyadu waxay ku iftiinayaan bushimaha
    Phul se parda kijiye,
    Ka qari ubaxa
    Ha phool se parda kijiye
    Haa, ka qari ubaxa
    Kahi chura na le chehre ka noor
    Hadii kale wuxuu qaadan doonaa iftiinka wejigaaga
    Eh mere ham nawa, eh mere hazur,
    Oo, saaxiibkayga, sayidkayga
    Eh mere ham nawa, eh mere hazur
    Oo, saaxiibkayga, sayidkayga
    Ha chand se parda kijiye
    Haa, ka qari dayaxa
    Lagti ho kisi sayar ka khyal,
    Waxaad u egtahay aragtida gabayga
    Aisi sadagi to hai khud mein bemisal
    Sidaa darteed xishoodkaagu waa mid aan caadi ahayn
    Aisi sadagi to hai khud mein bemisal
    Sidaa darteed xishoodkaagu waa mid aan caadi ahayn
    Khud se parda kijiye,
    Ka qari naftaada
    Ha khud se parda kijiye
    Haa, ka qari naftaada
    Kahi chura na le chehre ka noor
    Hadii kale wuxuu qaadan doonaa iftiinka wejigaaga
    Eh mere ham nawa, eh mere hazur,
    Oo, saaxiibkayga, sayidkayga
    Eh mere ham nawa, eh mere hazur
    Oo, saaxiibkayga, sayidkayga
    Haa chand se parda kijiye
    Haa, ka qari dayaxa
    Has de aap agar banjaye dasta
    Haddii aad qososhid, waxay noqon doontaa sheeko
    Has de aap agar banjaye dasta
    Haddii aad qososhid, waxay noqon doontaa sheeko
    Palke jo jukhi kahi jukjaye aasma
    Marka indhahaagu hoos u dhacaan, cirka ayaa hoos u dhacaya
    Palke jo jukhi kahi jukjaye aasma
    Marka indhahaagu hoos u dhacaan, cirka ayaa hoos u dhacaya
    Rab se parda kijiye
    Ka qari Ilaahay
    Rab se parda kijiye,
    Ka qari Ilaahay
    Kahi chura na le chehre ka noor
    Hadii kale wuxuu qaadan doonaa iftiinka wejigaaga
    Eh mere ham nawa, eh mere hazur,
    Oo, saaxiibkayga, sayidkayga
    Eh mere ham nawa, eh mere hazur
    Oo, saaxiibkayga, sayidkayga
    Chand se parda kijiye,
    Ka qari dayaxa
    Ha chand se parda kijiye
    Haa, ka qari dayaxa
    Kahi chura na le chehre ka noor
    Hadii kale wuxuu qaadan doonaa iftiinka wejigaaga
    Eh mere ham nawa, eh mere hazur
    Oo, saaxiibkayga, sayidkayga
    Eh mere ham nawa, eh mere hazur
    Oo, saaxiibkayga, sayidkayga

    • @NimoDaad
      @NimoDaad 3 หลายเดือนก่อน

      Intaa hore iska laqwi iyo amaanbay iska ahayd inta igu dambaysaa waa gaalnimo kumar sanu gaal wayn

  • @AyuubAli-ns9ko
    @AyuubAli-ns9ko 4 หลายเดือนก่อน

    Sxb jeekey cumri kuumaharin markaan kaakiihore iyo kan hada aakudhaxjirto ee sxb plz waxaan waxaa eheen wax kubadalo kumar sanu udit naryan abhijeet iyo kuwo intaa kabadan inaa heesahooda afsoomali noo kuturjumto waxaa kafiican madadaalo cusub aa latimaadid anika laftirkeeka waa dhakeesta hind maadama aan aqoon uleeyahay lkn adi fans aaleedahay ee waxaan wax kubadalo sxb sare

  • @ibraahimcabdulaahi3226
    @ibraahimcabdulaahi3226 3 หลายเดือนก่อน

    Jekey taagero ayan kuu ahay abti

  • @mohamudweli2597
    @mohamudweli2597 4 หลายเดือนก่อน

    Asc macalin jeekey heesta sama hai suhana
    Filmka pyar zindagi hai waa dambi ee kasoo hadal

    • @mohamudweli2597
      @mohamudweli2597 4 หลายเดือนก่อน

      Fiira gaar ah macalin jeekey hala sii gaarsiiya

  • @ismacicabdi-qy9uw
    @ismacicabdi-qy9uw 4 หลายเดือนก่อน

    Macalin jeekey shahrukhan iyo salmaankhana maku luqeeyaan heesaha noocaan ah oo danbiga ah

  • @osmanosfilms
    @osmanosfilms 4 หลายเดือนก่อน

    Haye macalin jeekey keep going❤❤❤

  • @falkhal6848
    @falkhal6848 3 หลายเดือนก่อน

    Weligey ma dhegeysan heestan

  • @janomusic4783
    @janomusic4783 3 หลายเดือนก่อน

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkk 60 jir xikmad guurey oo hindi baaba ka sheekaynayaa reer xamar ugu imow caqli ma jiro 00000

    • @Maqmaq1979
      @Maqmaq1979 3 หลายเดือนก่อน

      Igar yariis ka. Sheeko. Ma ahn. Wax diinta loogu baxi karo umada loogu digayaa ma grty
      Mise yaaan loo shegin ley dahay

  • @Mohamedsaid-gm9ql
    @Mohamedsaid-gm9ql 3 หลายเดือนก่อน

    Macalinka heestaan ayaa kasugena waxaan u malena iyada xitaa in lagu juro so qabo 😂

  • @maryancali3288
    @maryancali3288 3 หลายเดือนก่อน

    Hees fiican maa jiryo magaceeda ii sheeg aan so dhegeestee teeda kale wuxu waa ereyo mal dahan😂😂😂

  • @NurbileahmedmohamodBileeste
    @NurbileahmedmohamodBileeste 4 หลายเดือนก่อน

    Maclin jekey heesaha dambiga so badi

  • @muhanadabdiibraahim9308
    @muhanadabdiibraahim9308 3 หลายเดือนก่อน

    Ke going jeekey ❤️

  • @jamiloabdinor8333
    @jamiloabdinor8333 3 หลายเดือนก่อน

    Wakuwataa jeek

  • @MulkiMaxamad-ok9yb
    @MulkiMaxamad-ok9yb 3 หลายเดือนก่อน

    Waxan ku iri khudse barda kijiye bu yiri nafsadada hagogi ama qari mahan rabigaga kahagogo

  • @samiirosetuni6929
    @samiirosetuni6929 4 หลายเดือนก่อน

    Asc maclin jekey salman khan ku xiji hado hes xun qaday salman ayan u badanahay

  • @MascuudFarxaan-sp5dr
    @MascuudFarxaan-sp5dr 4 หลายเดือนก่อน

    Jekey huray usoco guuul

  • @ismacicabdi-qy9uw
    @ismacicabdi-qy9uw 4 หลายเดือนก่อน

    Sxb jeekey waa ku salamay