Maxa ku ogaan karta Qofka xaasidka cadowgada iska ilali inad Raali Galiso noocan xasad Dambe maya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • Maxa ku ogaan karta Qofka xaasidka cadowgada iska ilali inad Raali Galiso noocan xasad Dambe maya

ความคิดเห็น • 151

  • @Farhiyacdy-4035
    @Farhiyacdy-4035 3 ปีที่แล้ว +7

    Wllh bllh tllh walalyaal wa run taas aniga hada ihesata oon soo radiye xasid waxa layiraah illahow iga qabo oo shartoda iga xijaab 🤲🥺

  • @bilannuur2490
    @bilannuur2490 4 ปีที่แล้ว +18

    Allow sheekhan iyo ahalkiisaba xifdi oo
    Siduu waxnoogu sheegayo illaahaw ajar usii oo udarajee

    • @XamdiCaydiid
      @XamdiCaydiid 6 หลายเดือนก่อน +1

      Walale

    • @XamdiCaydiid
      @XamdiCaydiid 6 หลายเดือนก่อน +1

      Walale to be

  • @saabirahussein8137
    @saabirahussein8137 4 ปีที่แล้ว +7

    Calaamdaha aad sooo shegtay oo dhan ahalkayga dhow ayaan ku arky lkn wax aan ku tilmaamo ayaan waaye
    Ilayn waa xaasidiin
    Ilaahy ayaan ka magan galay
    Thanks sh badbaado

  • @fartunabukar9764
    @fartunabukar9764 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa allaah shiiqow inta aad sheegtay oo dhan waa run waxaadba u maleysaa in aad ka hadleyso in aan anaga aad iga qortay illaah hanaga qabto xaasidka anagana nagama dhigo kuwa wax xasda.

  • @marwodumar
    @marwodumar 4 ปีที่แล้ว +41

    Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo hadii aad subscribe iisarto❤️

    • @faraxhoodo6897
      @faraxhoodo6897 4 ปีที่แล้ว

      Aaamiin dhamaanten

    • @kingabdimalik3372
      @kingabdimalik3372 4 ปีที่แล้ว

      @@faraxhoodo6897 wll qali Subscriber isaar
      th-cam.com/video/hma8UTnlQh8/w-d-xo.html

    • @katraabdi7778
      @katraabdi7778 4 ปีที่แล้ว

      Kusaray

    • @marwodumar
      @marwodumar 4 ปีที่แล้ว

      @@katraabdi7778 jzk kheyr walashay

    • @katraabdi7778
      @katraabdi7778 4 ปีที่แล้ว

      @@marwodumar barakallah

  • @rasmi7359
    @rasmi7359 4 ปีที่แล้ว +7

    Mashallaha sheikh thank you I always listen to your advise mayallha bless you and your family.

    • @XamdiCaydiid
      @XamdiCaydiid 6 หลายเดือนก่อน

      Walale to be a

    • @XamdiCaydiid
      @XamdiCaydiid 6 หลายเดือนก่อน

      Walale to be the most important

  • @banadirproductio
    @banadirproductio 4 ปีที่แล้ว +20

    *Wll mcn aduunyada cisi iyo sharaf ku noolow Aakhirana janada Allah kugu casuumo hal **#Subscribe** igu caawi wll mcn,*

  • @maryanmuxidiin2808
    @maryanmuxidiin2808 4 ปีที่แล้ว +3

    shiqena adiga iyo xaskaga ooladad ilaah hidin xafido nuur cala nuur farxada baan idiin rajenaya aamiin aamiin

  • @hamda2283
    @hamda2283 3 ปีที่แล้ว +3

    Calaamadaha oo dhan waxaan ku arkay naago aan zhp dhow ahayn ilahayow ayaan ka magan galay sharkooda

  • @amiishchoking4952
    @amiishchoking4952 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah sheikhow ma anigad iga hadleysa wan yaabay walahi kuwa idhow aya sidan ku arkay

  • @cqaadiraxmed9363
    @cqaadiraxmed9363 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah thanks jazakumalahi kheyr 😍😍❤❤❤

  • @ikranmahamud3179
    @ikranmahamud3179 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah tabaraka Allah Jazakallahu khayr sheik Abdillahi waa runtaa xaasid waa waxa xun Alle inagama yeelo Aamiin

  • @ubahbashir1387
    @ubahbashir1387 4 ปีที่แล้ว +4

    Mansha alaah walaahi waxaan umaleyay qof aan arkay inaa ka hadleyso qofkaa kaligii inaa ula jeedo hadalka jazaka laah shiiq ilaahay haku xifdiyo wll

    • @faaraxcabdi1957
      @faaraxcabdi1957 4 ปีที่แล้ว +2

      Maasha allaah wad na afacdaye alle haku xiftiyo

  • @ruqiyoese9522
    @ruqiyoese9522 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid sida wanaaga aad dadka ula jecechay allaah ha ku xifdiyo aamiin yaa rabi adiga iyo reerkaagaba

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah sheikh Allah hakuxiftiyo

  • @katroqali6014
    @katroqali6014 4 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allah sheikh rabi sharta ha idinka qabto adi io qoyskaga wa xaqiqda ayad ka hadashey wlahi?

  • @falastiinhappychannel1226
    @falastiinhappychannel1226 4 ปีที่แล้ว +11

    حاسد لا يفلح في دنيا و الأخره اللهم إ نا نعود بك من الحاسدين اللهم امين اللهم امين اللهم 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @cabdicabdulaahiibarahinbel519
    @cabdicabdulaahiibarahinbel519 4 ปีที่แล้ว +9

    Sheekh imbadan waxaan maqlaa isha iyo sixirka calaamadaha lagu garto lkin waxaan rabaa calaamadaha lagu garto in ishii ka baxday jidhkaaga ama uu buray sixirkii laguu sameeyay

  • @khadijaawesi1435
    @khadijaawesi1435 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc Mashaa allah jazaa ka allahu kheyran

  • @ismailjabane2847
    @ismailjabane2847 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh kan run badana alle hakuu barakeeyo

  • @sahraaishachannel9297
    @sahraaishachannel9297 4 ปีที่แล้ว +7

    Illaahoow u denbi dhaaf qofkii SUBISCAREB iisaara janooyinkagana haka maxarimin YAA RABI

  • @munoyussuf994
    @munoyussuf994 4 ปีที่แล้ว +5

    Sahqaw qaar ilahay haaku siiyo walahi wan argaay dad noocas aah ilaahay nolosahayda haa igaa saaro amiin yaa allh iku sodu caaya saahak jazakalah aajaar an laaso goobii kaariin ilaahay haaka siiyo adigana amiin yaarabii

    • @hoo3976
      @hoo3976 4 ปีที่แล้ว

      Muno Yussuf waa buux adiiga kaliga ma ahaan digriiga Allah, sajuuda iyo Ducaada badhii walashay ilah haka qabto inshaalllah

    • @munoyussuf994
      @munoyussuf994 4 ปีที่แล้ว

      @@hoo3976 amiin amiin wall insaha allh ku lii ganabo ilahay hanaga qaabto

  • @safarkaygiisweden6658
    @safarkaygiisweden6658 4 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah Jzkh. This is truth.

  • @faadumomohamed7060
    @faadumomohamed7060 4 ปีที่แล้ว +1

    Illaaheey ha ki xafido aammin.
    Runta ayaa ka hadashay masha allh.

  • @dheeman8930
    @dheeman8930 4 ปีที่แล้ว +2

    Mowduuca narjisi ino faa idey sh jasaka alh

  • @marwomaryanaxmed4550
    @marwomaryanaxmed4550 4 ปีที่แล้ว +1

    Jasaakilaa khayr yaa c/bdalaa faaruuqa allaah yaxfadka

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 4 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا شخ

  • @hsadia2799
    @hsadia2799 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshallaah shiikh jizaa kalaah khyr

  • @aniisajamac2144
    @aniisajamac2144 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiikh ilaahay ha ku xiftiyo aamiin ilaahay dartii baan kuu jeclahay aadbaan kuu taageeraa

  • @هارونالرشيدانكانفيقلبه
    @هارونالرشيدانكانفيقلبه 3 ปีที่แล้ว +2

    صح لسانك يا شيخ

  • @sabirinabubakar8617
    @sabirinabubakar8617 8 หลายเดือนก่อน

    ilahow xasad iyo balo nagahay mid no dhow iyo mid kaste o naga fog ba Aamiin xaqiiq yaa sheekh xaasid nimadu mel kaste way gasha qaraabadu ka kow tahay hada midku gu arka inad gulaysatay iyo mid ku arka inad durufaysan tahayba xaasid nimadu waygasha saan filayo sida inaysan rabin inad gulaysato o kabaxdo nolosha ad hada ku jirtid sida darted kugu coladinaya bahida ad wax uga bahatid ilahayba lo baahdaye kuwasina maxay noqonayan talow ilahow shartoda naga duw wixii xun o dhanba Aamiin 2/4(2024)🤔

  • @abdiazizmaalim1068
    @abdiazizmaalim1068 4 ปีที่แล้ว +2

    Wallahi sheikh waa runtaa

  • @aaminoyasiin3741
    @aaminoyasiin3741 4 ปีที่แล้ว +1

    بارك الله لك في الدنيا والأخرة

  • @ayaansalim621
    @ayaansalim621 4 ปีที่แล้ว +1

    Jasakumullah sheikh ilahay hanage haayo xasidkaa

  • @luushanuurcali8014
    @luushanuurcali8014 4 ปีที่แล้ว +2

    Jizzaakalllah sheikh

  • @handaabdi4746
    @handaabdi4746 4 ปีที่แล้ว +1

    بارك الله فيك شيخ

  • @jetaimemaman4826
    @jetaimemaman4826 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi been ma aha sidad xasidka u macaneysay wlhi aad bad ugu mahadsantahay

  • @nasrahassan5777
    @nasrahassan5777 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay hanagailaliyo xasidinta anagane nagamadigo xasid

  • @ifraaxbintuosman5849
    @ifraaxbintuosman5849 4 ปีที่แล้ว +3

    Qer allah ku siiyo badbaado channel

  • @sadiyaali1607
    @sadiyaali1607 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah. Sheikh waa runta

  • @mohamudabdirashiid9433
    @mohamudabdirashiid9433 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc Sh. Dadka qaar markaan la kulmo ama se aan arko madax xanuun baa igu dhacaya taas maxaa sabab u ah? Fadlan

  • @ruqiyoese9522
    @ruqiyoese9522 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaah ha Kula jiro aamiin yaa rabi

  • @tclchnal7879
    @tclchnal7879 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah tabarakalaah qeyr Allah ku siiyo insha allah

  • @halimoahmedabuukar8560
    @halimoahmedabuukar8560 4 ปีที่แล้ว +1

    Thnks sheikh badbaado

  • @umumuntaaz7822
    @umumuntaaz7822 3 ปีที่แล้ว +1

    2an arkay dd aad igu dha2 oo calamadahan leh samen bayna igu yeshen ilahayo2 na smanso

  • @nimok3474
    @nimok3474 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc walalyal waan xanuunsan ah Allah dar igu soo duceya Jaza Allah kheyr

    • @ikranmahamud3179
      @ikranmahamud3179 4 ปีที่แล้ว +1

      Alle haku caafiyo wllo

    • @deqakulow5370
      @deqakulow5370 4 ปีที่แล้ว

      Wcs cudurka caafimaad Allaha kuugu badalo wllo

  • @fadumaali6391
    @fadumaali6391 4 ปีที่แล้ว +3

    MaShaAllah ⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️🌺🌺🌺🌺

  • @adanmohamed8503
    @adanmohamed8503 3 ปีที่แล้ว +2

    Alle hakuxifdiyo

  • @mohamedrufaiabukar9953
    @mohamedrufaiabukar9953 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah kheer allah haku siiyo

  • @najadosman1063
    @najadosman1063 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa sax jazka Allhu khayr

  • @ismacilcabdi603
    @ismacilcabdi603 4 ปีที่แล้ว +1

    mash,all shkh ilahay haku sharfo

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah ayaan ka magan galnay xasadka iyo sharkooda

  • @princefahanka7359
    @princefahanka7359 4 ปีที่แล้ว +2

    masha allah alle Xaqa Hana Waafajiyo

    • @kingabdimalik3372
      @kingabdimalik3372 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/hma8UTnlQh8/w-d-xo.html

  • @juweriaaqoonjecel7946
    @juweriaaqoonjecel7946 4 ปีที่แล้ว +1

    Alla maxaan inbadan ka faaiiday oo arkay hadalo.badan oo aad noosoo jeedisay sh badbaado allah haku barakeyo talada fican ayan qaatay maanta ani

  • @mahamedsalebanyusra9086
    @mahamedsalebanyusra9086 3 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waan arkay alle ha iga qabtee

  • @hibobilejama7782
    @hibobilejama7782 4 ปีที่แล้ว

    Jasaka Allhu khayr sheikh

  • @seynabmaxamed953
    @seynabmaxamed953 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah masha allah masha allah

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 4 ปีที่แล้ว +1

    ما شاء الله تبارك الرحمن

  • @MARIA-oq7zq
    @MARIA-oq7zq 4 ปีที่แล้ว +5

    2019 ilaa hada 2020 wan ku dawada

  • @HOYGA_HORMARKA
    @HOYGA_HORMARKA 4 ปีที่แล้ว +2

    Waalal waxan kaa codsanaa ilaahay haku xiftiyee igu sharaf 1k alleh hownaxariisto dhamaan qofkasta oo akhriya commentigan waalidiintiisa
    Iisaar wllo sabisgareeb

  • @aminad764
    @aminad764 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaash kula dhalatay xasad manoqonkartaa

  • @salmacadey7829
    @salmacadey7829 ปีที่แล้ว +2

    Shiikhow barnamijka basasha somali dhan kugu dhagan

  • @fllowerhappy8790
    @fllowerhappy8790 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah mashallah 😍👍👍

  • @raxmasaciid6270
    @raxmasaciid6270 2 ปีที่แล้ว

    shiiq maxaad awaloodhan noodhad noogusoosheegi wayday saanwa siinayat naf tiibaaqabatan

  • @shukriyaosman39
    @shukriyaosman39 4 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh ku taageraa allaha ku xafido

  • @sahrasaid140
    @sahrasaid140 3 ปีที่แล้ว +2

    Xasbunalaah wanicma wakiilan xasbunalaah wanicma wakiilan xasbunalaah wanicma wakiilan

  • @Enchantedforver
    @Enchantedforver 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 4 ปีที่แล้ว +4

    Somali ween subscribe noo saara allaha qeer idinsiiyo 💙❤💜

  • @ruqiyoese9522
    @ruqiyoese9522 4 ปีที่แล้ว

    Maan sha allaah tabaaraka allaah tabaaraka

  • @najahahmed5075
    @najahahmed5075 4 ปีที่แล้ว

    Walaahi shekhue xasidku dhibkiisa 8 sano ayaan lajaar ahaa anigana karuuna walina imay deeyn waana gabadh iyo hooyadeed aan dumashi nahay heer waxy gaadhay ay dabka iga ceshato we shekhuw iiso ducee ninkaygaa jeclahay mama awoodo inaan isaga dhaafo waayo waxa dhicikarta inaan isnacno hadaan hawshaa siidaba galo eese rabaa ilajira

  • @gk0535
    @gk0535 3 ปีที่แล้ว +4

    Wllshey wllkey illahay dartii subscribe isaara waxaa rajeenaya in aan channelkan wax khayr leh ku faafiyo hadaad isaarto waxba ku yeeli meyso walalayaal mahsanidiin Alle hainoo wada danbi dhaafo Alle danbiga waaladiintina ha dhaafo Amiin

  • @ikraanqaali8091
    @ikraanqaali8091 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha.alaah keep.goin

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @aaminahassan7162
    @aaminahassan7162 2 หลายเดือนก่อน

    Wlhi runbaad sheegty si toos ah Ayaan u arkay

  • @UbaxFarxan-ur8sw
    @UbaxFarxan-ur8sw 5 หลายเดือนก่อน

    Mashalla

  • @ramlamohamed3702
    @ramlamohamed3702 3 ปีที่แล้ว

    M.a Baraka allh

  • @MARIA-oq7zq
    @MARIA-oq7zq 4 ปีที่แล้ว +1

    Full xashmad will sharaf leh

  • @abdiqafaraftinhussein4147
    @abdiqafaraftinhussein4147 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah runbadhana anayigudhacdi

  • @هارونالرشيدانكانفيقلبه
    @هارونالرشيدانكانفيقلبه 3 ปีที่แล้ว +1

    ان شاء الله تسير ترند يا شيخ

  • @HOYGA_HORMARKA
    @HOYGA_HORMARKA 4 ปีที่แล้ว +2

    th-cam.com/video/Lnqsxo5J9cE/w-d-xo.html
    Waa muuqaal xiiso badan sida loo sameeyo audio specrtum

  • @umuramla5750
    @umuramla5750 4 ปีที่แล้ว +4

    Hal subscribe ad i sarto aktada wax kama ahan base aniga qimo ayu i le yahay fadlan subscribe isar o iso boqo

  • @munodaacad6217
    @munodaacad6217 6 หลายเดือนก่อน

    Allow naga qabo xasidka shartiisa😢

  • @kadidjamohamedomar8311
    @kadidjamohamedomar8311 4 ปีที่แล้ว +1

    Jisaa kalaah

  • @mohalphaofficial9422
    @mohalphaofficial9422 4 ปีที่แล้ว +3

    Reaction
    Somali React Vs Qasaal Tv
    Daawasho wacan
    th-cam.com/video/AcmVJ7sxPDk/w-d-xo.html
    🖥▶️🎵🚨
    Markasta waxaad naga heli doonta
    Wax kasta oo ku xiiso galiya
    🕹©️🥁

  • @caamir7996
    @caamir7996 4 ปีที่แล้ว +3

    السلام عليكم ورحمة الله
    MAC-HADKA NUR-ALQUR'AN ONLINE ee barashada Qur'anka Kariimka ah. Wixii faahfaahin ah nagalasoo xidhiidh; Whatsapp: 252-659219988 ama skype: MACALIN YAXYE. Insh Allah.

  • @ismahanchannal8766
    @ismahanchannal8766 4 ปีที่แล้ว

    Asc shiqow jaskalaaho qeer

  • @maxamedcabdikarin8428
    @maxamedcabdikarin8428 3 ปีที่แล้ว +1

    Mac-hadka AL MUCAAD ONLINE QUR'AAN waxa uu ugu bushaaraynayaa dhammaan dadka jecel barashada qur'aanka Iyo culuumtiisa in uu qaadanayo arday cusub ee hore ugaadh. Nagala so xidhiidh Tell: 0634801035. AMA kusoo biir group what's app kan👉👉 chat.whatsapp.com/I52edeBLXWU5CRnS4k57gg

  • @falastiinhappychannel1226
    @falastiinhappychannel1226 4 ปีที่แล้ว +4

    Walalaha sharfanoow Subscribe ha igala baqelina🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙆‍♂️🙏🙏🤗💝💝💝💝💝💝💝🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @shikriahmed2386
    @shikriahmed2386 3 ปีที่แล้ว

    Amiin yaa allaha

  • @qaasimuuabdimahamednorh3026
    @qaasimuuabdimahamednorh3026 4 ปีที่แล้ว +1

    Waasax

  • @roodoabdi6552
    @roodoabdi6552 4 ปีที่แล้ว +2

    Alow naa bad baadi dhaman teen

  • @ubahelmi9164
    @ubahelmi9164 3 ปีที่แล้ว

    Subxallah

  • @mohaali4896
    @mohaali4896 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc Sheeq waxan raba Meel Angula so Xariiro Ayan raba marka inte Ayan kala so Xariira Msha Allah 0614473478 Sheeq inte ila so Xariir waan ku bahan marka ilahey haku barkeeyo Amiin yaa Allah

  • @husseinabdi33
    @husseinabdi33 4 ปีที่แล้ว +1

    💯🙌🤝

  • @bulshosports0014
    @bulshosports0014 4 ปีที่แล้ว +3

    M.A wll Kle subscribe saar channel waa channel kaada waayo somali adi somali Qry3bdn

  • @ruqiyoese9522
    @ruqiyoese9522 4 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa muranka wuu xun yahay

  • @khadrabotaan9027
    @khadrabotaan9027 4 ปีที่แล้ว

    Alle haynaga qabto

  • @XamdiXasan-y8g
    @XamdiXasan-y8g 6 หลายเดือนก่อน

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @beautyandcookingchannel4201
    @beautyandcookingchannel4201 4 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍👍👍👍

    • @nuurdagane7871
      @nuurdagane7871 4 ปีที่แล้ว

      Ala ruuun badana allow kuxifdiii aqara iyo aduuun

  • @xamdicraxmaan6210
    @xamdicraxmaan6210 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah