sidee ku noqon kartaa qof miisaaman!!!!????

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • sidee ku noqon kartaa qof miisaaman!!!???# noqo qof karti iyo awood leh # horimarinta nafta

ความคิดเห็น • 9

  • @daahirmacalin3042
    @daahirmacalin3042 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah jizakalah

  • @Qalanjo.14
    @Qalanjo.14 2 ปีที่แล้ว +2

    Abyo Caaliyo aadaa kaga mahadcelinayaa, aad bay ii anfacaysaa ciladayda waa haa. Mahadsanid in badan.

  • @garaad-badanofficial2713
    @garaad-badanofficial2713 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs walaasheey qurux

  • @yasserabdulhakim6380
    @yasserabdulhakim6380 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashallah walaashey waxyaabahaan dhan run waaye walaahi aney igu dhacday inta topic aa kahadleeysi laakin saan kis kis isaga reebaayi wey igahareen ani markeygi hore qof masaakiin aa iska ahaa oo naxariis badan naagihii wey iga faaideesteen maskaxda ey iga qabsadeen xukun naag walba iyadaa isla ween markaasey rabaan adi xaga fariiso adi xaga istaag iney kugu amraan yaahuu ilaahaa isoo gaari dad munaafiqiin ey ahaayeen shartoodaa allah imootiyay

    • @caaliyashuceybchannel
      @caaliyashuceybchannel  2 ปีที่แล้ว

      Alxamdulilah xabiibti qadarinta naftaada ayaaba ah inaadan ogolaan qofna inuu kugu amar taakleeyo

  • @xanaanmaxamuud4062
    @xanaanmaxamuud4062 ปีที่แล้ว

    qaaliyey caliyay habo thnks lkn su al ban rab inan kuwaydiyo private I ah sekula soxirira

  • @saidaomar658
    @saidaomar658 2 ปีที่แล้ว

    maashaa allah baarakallah walaasheey waanadaada wanaagsan wax weyn aanka fahmay