Igarre,shugri waa maxay jacayl ? Qosolkii adduunka DAAWO VIDEO

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 146

  • @khaledhashi407
    @khaledhashi407 5 ปีที่แล้ว +3

    khaalid xashi maxamad oo jooga hargaysa aad baan idin salaamay saxibayaal muuqaaladiina aad baan uxiiseeya wax badana wan idin faaidaa ilahay haydin kor yeelo

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha’Allaah awesome aad baan uga helaa sheekooyinkiina keep doing guys from 🇺🇸

  • @hersiahmeddiriye9831
    @hersiahmeddiriye9831 5 ปีที่แล้ว +1

    Waw igare iyo cabdishukri I always enjoys your vedios keep shining brothers

  • @farxiyaxassan3164
    @farxiyaxassan3164 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha wan tageraa wiilshan walaalahay hore u socoda

  • @wanagsanelasohodan7177
    @wanagsanelasohodan7177 5 ปีที่แล้ว +1

    igare shekadad waayo waayo bay ixasusisay guuuulaysta Adi iyo C shugri saxibayaal💪💪💪💪

  • @warsantube
    @warsantube 5 ปีที่แล้ว +3

    Arooskaa cuntada laguranayo waa qurbaha baan filayaa wali way ka jirtaa dalkeena in martida cuntada loogeeyo👏
    Waxaan joogaa laascanod aroosyada xoolo badan waa laqalaa magaalada martibadana waa lacasuuma cuntada dumarbaa kariya lkn ragga ah reerka arooskaleh baa ragga martida ah cuntada u diyaariya

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 5 ปีที่แล้ว +2

    Wwwwww man sha allah we love u love from Switzerland

  • @jamaadelmi4466
    @jamaadelmi4466 5 ปีที่แล้ว +1

    Dharkan waayahan yomina waa iga daba geedii
    Ps: Cabdi Shukriyow kaligey baan u heystay in laygu waco Jamaad Janno balse it's good to know in Jamaad Janno inoo soo badatay intaana kaftan waan salaamaayaa Jammed yar samidey Janno 😍

  • @abdigeeljirehabarbakhtiday4507
    @abdigeeljirehabarbakhtiday4507 5 ปีที่แล้ว

    masha Allh walahay jecliyaa
    Marnaamijyadiina saan ugahelo
    Sababtoo waxaan fahmaya sheekadiina
    Ilahow idin daa inbadan

  • @hanuudahana7454
    @hanuudahana7454 4 ปีที่แล้ว +2

    Abdi shugir adiga xaaaskada nuce ulibisa lahed final tahli lehede👏🏽👏🏽🤔🤔🤴🤴😁🌷🌷⚘🏃‍♀️🤩 asaxabata igu qaliye salma sare

  • @gurey-ology
    @gurey-ology 5 ปีที่แล้ว

    gurey official chanel wad ka faaaidi inzha allah

  • @omargarad1309
    @omargarad1309 5 ปีที่แล้ว

    Asc Mashaa Allaah sheeko xiisa badan weeye runti wey igu socotay.

  • @abdishismacil7929
    @abdishismacil7929 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah waan idintaageersabahay

  • @sumayafaraah9011
    @sumayafaraah9011 5 ปีที่แล้ว +3

    M. A horay usocda family laac TV

  • @minaabdi8000
    @minaabdi8000 4 ปีที่แล้ว

    Keep going bro

  • @nasteexoinashaaciye257
    @nasteexoinashaaciye257 5 ปีที่แล้ว +2

    M.a sxbo igu qaali ah

  • @hodaanmoxamud5158
    @hodaanmoxamud5158 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah KU dayasho ayd mudntihin

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 5 ปีที่แล้ว

    From USA 🇺🇸

  • @maryamamohamed3269
    @maryamamohamed3269 5 ปีที่แล้ว +2

    Ruwaayadahaaa ku fiican tihiin 💯💯💯

  • @ilhaanbhussendhoore1433
    @ilhaanbhussendhoore1433 5 ปีที่แล้ว

    thanks dhamantin

  • @xaalichanal9895
    @xaalichanal9895 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc igarre iyo cabdi shukri waxbadan ban idin ka faida allaha idin dhawro❤❤

  • @mohamedabraas0005
    @mohamedabraas0005 5 ปีที่แล้ว

    Marxuunkii wax kasoo warama mala arkey
    Allayle beentiin maaha jacayl fulaynimuu keenaa
    Wan idin salaamey😁✋

  • @faaraxcumar6955
    @faaraxcumar6955 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkk shukri warbuu keenay "habeenkii lay dhalay waan xasuustaa" 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @umixananabuukar9117
    @umixananabuukar9117 5 ปีที่แล้ว

    Mashaalah adban idintagera

  • @khadijokhadijo8919
    @khadijokhadijo8919 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkk masha allah si fcn bad ugu hadasheen igare iyo cabdishukri waa idin salama noso badiya plz

  • @Ma-hy7bv
    @Ma-hy7bv 5 ปีที่แล้ว

    Waa sidii Gabdhihii hore xishoodkoodii Cabdi shugri Khabeyso shaaraca kaduw

  • @madadmadadyaa6072
    @madadmadadyaa6072 5 ปีที่แล้ว

    Asc wr wb waan idin salaamay iggare iyo cabdi shukri salaan kadib. Iggarow waxaan kaa codsanaayaa in aad iisheegto magacaaga michna ahaan waxaa loola jeedo (iggare) marka laga fiiriyo afkeena

  • @rahmoahmed8311
    @rahmoahmed8311 5 ปีที่แล้ว +5

    masha allah balbalarka iska daaya ee wiilashan murtida wangsn ladarsa asxaabeey

  • @adamkeysanaade2968
    @adamkeysanaade2968 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah dadki hore ayaa tihiin

  • @wanagsanelasohodan7177
    @wanagsanelasohodan7177 5 ปีที่แล้ว

    Asc akhyarta sharafta leh malin wacan

  • @cherri6388
    @cherri6388 5 ปีที่แล้ว

    ماشاء اللة

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 5 ปีที่แล้ว

    That’s true waa run in ay iska dhigaan maryooleey ee anigana markaan imaado Insha’Allaah maraykan Baan iska soo dhigi Ogaada 😀👍

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 4 ปีที่แล้ว

    Cabdi shugri markuu aroosada canjilayo kkkkkk cabdi shugri armaan ku aragnaa adigoo mid sidaasa gacanta haysta waanu kuu xasuusnaanaya

  • @abdifatahismail3263
    @abdifatahismail3263 5 ปีที่แล้ว

    Alle haydinka raali ahaado igarre iyo cabdi shukri

  • @araweelo2940
    @araweelo2940 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh wlhi cabdi shugri waa funny

  • @nuxurshow4748
    @nuxurshow4748 5 ปีที่แล้ว

    waw jacayl lee iga dheh

  • @munasheikhabdullahi3741
    @munasheikhabdullahi3741 4 ปีที่แล้ว

    Aniga hada waxan jeclahy abdishukri igu sheek ninkaas allah dartisa aan u jeclhy💖💖💖❤💗💗💓

  • @mohamedalfa2044
    @mohamedalfa2044 4 ปีที่แล้ว

    Sax beey iigu baxdaa sheekadiina thanks brother's

  • @carafaddeeqzishow8180
    @carafaddeeqzishow8180 5 ปีที่แล้ว

    Ragan hadalada iyo aqoonta dadnimo ee kujirta duqeyda qaar kuma jirto waliba abwaanka igarre

  • @mohamedthegreat4737
    @mohamedthegreat4737 5 ปีที่แล้ว +6

    Ma dumaalo naagaha ninkay nolol ku dayr shaane.

  • @husseingabile
    @husseingabile 4 ปีที่แล้ว

    C/shugri wllhy waan taaageraaaaa

  • @shakircaqil4753
    @shakircaqil4753 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk jaceyl xaaraana suuqa ku jira hhh wlhi funny

  • @abdikarimhassan6270
    @abdikarimhassan6270 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk maasha alaaha

  • @gediibrahim1468
    @gediibrahim1468 5 ปีที่แล้ว

    Waan idin salaamay dhamaan walaala ha soomaliyed waa walaal kiin gedi.

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 5 ปีที่แล้ว

      Gedi walalkey qaliga iso boqo chanalkena 6andme fadlan subcribe saar wana ka qadnay salanta soo dhawow 💓💓💓

  • @sumeyaomar2178
    @sumeyaomar2178 4 ปีที่แล้ว

    Majiro jaceel

  • @munamire9656
    @munamire9656 5 ปีที่แล้ว +1

    Labadan abwan wan tageera wanan ka helaa sheekoyinkooda ima dhafto sheko wudhi wayo waa xagmad miidhan

  • @nadifaessa7590
    @nadifaessa7590 5 ปีที่แล้ว

    horay uscda

  • @seylacyareofficial3104
    @seylacyareofficial3104 5 ปีที่แล้ว +1

    Shukri kusalmy

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 5 ปีที่แล้ว

    Because Ragii hore niman fiican Oo Gabadha u samri jireen kuwa hada jooga may ahayn maya labadiinaba suuqaad ka baqaysaan in uu idinka xirmo hhhh👍❤️

  • @yusreensheikh9922
    @yusreensheikh9922 5 ปีที่แล้ว

    Aboow aboow,wiilasheena waa hinaasayaal Abdishukri hasii daraadee.ayeeyo waqtigu yuu ku sarin.please marmar hal xidhaalayaal iyo maahmaahyo ..

  • @kS-ly3pl
    @kS-ly3pl 5 ปีที่แล้ว

    Igarre ilahay amarki shinkeyga kahela mansha Allah wanu iga qosliya, xasban ahaye khaladna yanlofahmin walaltinimole

  • @ikraanabdi-wb2mu
    @ikraanabdi-wb2mu ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤

  • @doonitvmedho9199
    @doonitvmedho9199 5 ปีที่แล้ว

    🔥👍👍👍👍👍

  • @sucaadmuhudiinmohamed5137
    @sucaadmuhudiinmohamed5137 5 ปีที่แล้ว

    Murtida inoo soo badiye

  • @abdishakurawowga1255
    @abdishakurawowga1255 5 ปีที่แล้ว

    Funny waan idin taageraa

  • @hodaanmoxamud5158
    @hodaanmoxamud5158 5 ปีที่แล้ว

    Igare iyo cabid shugri

  • @nimcoyasin9871
    @nimcoyasin9871 5 ปีที่แล้ว

    one love abdishuri ilah amarkii

  • @abdifataaxijaara2023
    @abdifataaxijaara2023 5 ปีที่แล้ว

    Asc. Abdishukri. Ala. Benbania

  • @saarahsomali5284
    @saarahsomali5284 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkk wlhy kal io laabbaan ugu qoslaa ragaan somaliyeed

  • @xilkascabdi5712
    @xilkascabdi5712 5 ปีที่แล้ว

    Aad baan ogahela shekoyinkiina kusaleysan dhaqanka jecelkii eersaday baloga allhaasosahlo igare iyo cabdishugri hormar baan idiinrajenayaa

  • @nabiilgoets3152
    @nabiilgoets3152 5 ปีที่แล้ว

    Nima kan dhalinyada ah wa funny 😄

    • @yussufmohamud4903
      @yussufmohamud4903 5 ปีที่แล้ว

      tii dabo eheed habeenka walaruxey ayuu dahy

  • @hodanqaali6340
    @hodanqaali6340 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkk kii hebel ahaa bariiska lasoo guranayay Igare Salaan sare jiidhkaygii

  • @shakircaqil4753
    @shakircaqil4753 5 ปีที่แล้ว +1

    Ala beerka , war sxb , cabdi shukri kaaa indho beelka ah anuu imika i hayaaye iiga soo ducèya hhhh

  • @xamdasaalax9830
    @xamdasaalax9830 4 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkkk walahi wan kahela shekadoda

  • @dhaabeyare5503
    @dhaabeyare5503 4 ปีที่แล้ว

    masha allah igare nin murti ka booxdo

  • @geesigaasidhalay1146
    @geesigaasidhalay1146 5 ปีที่แล้ว

    War niyohow ninkan igarre wllhi wuu iga qosliyaa markasta. Kulahaa hadaad aroosdhigato hanooyeedhin wll kaagaysane

  • @osmanahmedmaalim4138
    @osmanahmedmaalim4138 5 ปีที่แล้ว

    Osman Ahmed maalim

  • @shidelyrics2136
    @shidelyrics2136 5 ปีที่แล้ว +1

    Shugri mzul sre shp

  • @jamaxaji6908
    @jamaxaji6908 5 ปีที่แล้ว

    jaceyl halaal ah miya jira

  • @bbcone1325
    @bbcone1325 5 ปีที่แล้ว +1

    Abdi shukri wali waxaan kasugayaa raali galin madaama walasheey cayday ku tilmaatey jeer iyo cowradeeda ku tilmaatey buurihii naasa hablood hadii aadan raali galin kabaxin aduunka intaad ku nooshahay kuma cafin qeer kuu rajeynaa macalinkii afka somaliga intuu wax saxi lahaa danbi galay raali galin ka baxin aswrwb

    • @halimayassin84
      @halimayassin84 5 ปีที่แล้ว +1

      Wllo miyey kula saxantahay qofka aad u hadlayso in cawradeedu bananka taalo

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 5 ปีที่แล้ว +1

      Bbc walal qof kii danbi galaa isaga. Ayaa laga rabaa towbah .mahin qof in la caayo aniga waan ka shalaya qof hadan xanto waan uduceya .marka afkada qoyan oo loo ma hadlo iyo dad ka qosli .marka ilahay hana tuso xaqa asakana ilahay haso hadeyo amiin.

    • @bbcone1325
      @bbcone1325 5 ปีที่แล้ว

      @@halimayassin84 asc ss marka hore salaan mida xigta qof cawradeeda banaanka soowdhigtay malaha marka xigta qofka haduu isqaawiyo waxaad kuleydHay inaad waaniso oo tiraahdo ilaah ka cabso jooji waxaad sameyneeso ee kumalihid inaad ceyso oo tiraahdo nasaheeda buurihii daalo u egyihiin waxeeyna u egtahay jeer inuu dhaho ma ahan wlshy waa intaas jizakalaah ascwrwb

    • @bbcone1325
      @bbcone1325 5 ปีที่แล้ว

      @@HooyoFartuun mashaah Allah wlshy thanks jizakalah♥️

    • @bbcone1325
      @bbcone1325 5 ปีที่แล้ว

      @@naimamohomed3628 wlshy salaan abdi shukri baa cayday wlshy waxuu dhahay jeer beey u egtahay nasaheedana buurihii naasa hablood beey u egyihiin waa ninka kaliyah macalin ah afka somaliga ilaa hada raali galin lagama hayo maxeey kulatahay adiga ascwrwb

  • @carafaddeeqzishow8180
    @carafaddeeqzishow8180 5 ปีที่แล้ว

    Abwan abdishugri jaceylkii black ga eersadey maanso kasoosame hhhhh

  • @sharlaaweabdichannel2061
    @sharlaaweabdichannel2061 5 ปีที่แล้ว

    Rag adag igare iyo cabdi shugri

  • @khadramohamed2253
    @khadramohamed2253 4 ปีที่แล้ว

    Hhhuhhh beeen badaa abdi shukri 🤣🤣🤣🤣😂😂🔪

  • @garashotube343
    @garashotube343 5 ปีที่แล้ว

    Block,gii wxkasoo warama🤣🤣

  • @ZahraDiinIslam
    @ZahraDiinIslam ปีที่แล้ว

    😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @wanagsanelasohodan7177
    @wanagsanelasohodan7177 5 ปีที่แล้ว

    Sheeko qosol badan igare 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @isismadeinisrael.5312
    @isismadeinisrael.5312 5 ปีที่แล้ว

    JACAYL MA JIRO!!! WAA HUUHAA..

  • @drshafsaabdihashi1690
    @drshafsaabdihashi1690 5 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhhh wale rag nool hhh jacalku hanoolaado idinkaan idin jeclahay oo idin taageeraa

  • @abdirahmanabdullahi2678
    @abdirahmanabdullahi2678 5 ปีที่แล้ว

    Wlh nimankani caaadi maahan hhhhhhh

  • @husseingabile
    @husseingabile 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkk

  • @roodaxasangaroon4853
    @roodaxasangaroon4853 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walhay way iga qosliiyeen kuwan

  • @wanagsanelasohodan7177
    @wanagsanelasohodan7177 5 ปีที่แล้ว

    Jacel waa nolow

  • @user-fu3wp1de8x
    @user-fu3wp1de8x 4 ปีที่แล้ว

    😂😂😂

  • @MohamedAhmed-kl4ls
    @MohamedAhmed-kl4ls 5 ปีที่แล้ว

    Ka marxuunkii Soo hadal qaaday, anaguu na dhaamaa, oo shukaaniga ku bilaabno barcelona sadex ku badisay maanta.

  • @lamiahassan887
    @lamiahassan887 5 ปีที่แล้ว

    Arooskayga bariiskiisa miyaydaan cunayn Ina adeer 🤣🤣

  • @abdihakimmohamed4951
    @abdihakimmohamed4951 5 ปีที่แล้ว +3

    Walal igu caawi subscribe adigo raal ah dhaafin allah haku barakeeyo

  • @farxiyaladan5399
    @farxiyaladan5399 4 ปีที่แล้ว

    gabadhi balocka ani waaye telkada so dir ama fb gada

  • @clahimohamudhassancabdulah7031
    @clahimohamudhassancabdulah7031 5 ปีที่แล้ว

    hhhhhhhh hadaa ii jeedid waa ikaa

  • @abdihersi2945
    @abdihersi2945 5 ปีที่แล้ว

    Salaan sare

  • @user-gc4yf1jk3s
    @user-gc4yf1jk3s 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤😂

  • @samiiraahmed2391
    @samiiraahmed2391 5 ปีที่แล้ว

    Jacayl kii block eeersaday

  • @hodaanmoxamud5158
    @hodaanmoxamud5158 5 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhh iga qoslisay marxunkii wax ka warama

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 4 ปีที่แล้ว

    Waar haaye markad sheeko wadaan kadaaya tashuushka oo sheekadaa wada hadii kale sheeko noqoayso

  • @istarguraycaduur5570
    @istarguraycaduur5570 5 ปีที่แล้ว +3

    Wan inisalaamay wllayal marka Hore
    Marka xigah wllayaal talo baan idinkaga baahnahay
    Madaaba aatihiin Indhihii Umada
    Qof baa jeclaa mudo Dhan 2 sano
    Maxaan isku ilowsiin karaa ?????
    Waxaan idinka sugaaba waa jawaabta
    Mhdsanidwllhay

    • @bashiirabdul4627
      @bashiirabdul4627 5 ปีที่แล้ว +2

      Mashallah hadaad islaamty wall hambalyo aniga ila soo xidhiidh

    • @bashiirabdul4627
      @bashiirabdul4627 5 ปีที่แล้ว +2

      Mashallah waa mahad Allah hadaad islaamty wall hambalyo aniga ila soo xidhiidh si private ah

    • @istarguraycaduur5570
      @istarguraycaduur5570 5 ปีที่แล้ว +1

      Mhdsanid

    • @madhaafaanmedia6213
      @madhaafaanmedia6213 5 ปีที่แล้ว +1

      @@bashiirabdul4627 ma islaamtay mise way Salaantay wiilasha war niyow maxa qaldan

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 5 ปีที่แล้ว

      @@madhaafaanmedia6213 kkkk waan idiin salamay bay tiri

  • @jamaadelmi4466
    @jamaadelmi4466 5 ปีที่แล้ว

    Jeceylku marna waa xanuun marna waa mid wanaagsan oo macaan balse haddii uu kaa galo mid qaldan waa inkaar meel kasoo gashay

  • @sagalosman1083
    @sagalosman1083 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk oo cabdi shugri ma daacad ay kaa tahay ma guursan weli

    • @mohamudali8740
      @mohamudali8740 5 ปีที่แล้ว

      Sagal Osman runtiis waye ma guursan adi makuu guurina aniga adeer u ah.

  • @pinkpony6905
    @pinkpony6905 5 ปีที่แล้ว

    Kkkk

  • @rahmarahma9457
    @rahmarahma9457 5 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh fariiiido

  • @cherri6388
    @cherri6388 5 ปีที่แล้ว

    Waa wiillal gobah Af kina cano geel lagu qabay

  • @nimcoyasin9871
    @nimcoyasin9871 5 ปีที่แล้ว

    waku jiiida jclki i block hhh abdishugri