kaltuun bacado iyo abdulqadir aj

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @ikraanali6725
    @ikraanali6725 2 ปีที่แล้ว +52

    Ha,inoo hagagtoo ha hirgalo jeclkoo xiji oo hasideen 🥰 inta raabka iyo hesaha malaayacniga necba hesahod😁hada igadanbeso like 👍

    • @dhiirraneh-1999
      @dhiirraneh-1999 ปีที่แล้ว +2

      Heesaha 2014 ka dambeeyey maba dhagaysto, wan wa ahii hore iyo kii dhexe, fanaaniina wa aintii ku heestay.

    • @mustafexasan8581
      @mustafexasan8581 ปีที่แล้ว +1

      Xasuu qaliya wallahi 👍

  • @maxamuudyuusuf6974
    @maxamuudyuusuf6974 4 ปีที่แล้ว +23

    Anigoo ciyaal ah wlhi oo
    School dhigta ayaan dhagysan jiray imkna ciyaal ayaan leeyahy wakhtigu wlhi wuu is guryaaa bali case+

    • @dhuuxyarechannel1486
      @dhuuxyarechannel1486 3 ปีที่แล้ว +1

      Anaa kula mida dhoola yare primary school Baan dhigan jiray ceelafweyn

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 2 ปีที่แล้ว +16

    Waxan dhagaysan jiray anigo primary school ah 2008 oo aad uu yar TV qaranka ka dawan jiray
    Maantan anigo master ah ayeey si kedis ah heestani iga soo hor baxday 21/ 11/ 2022 time 5: 30 afternoon day: Monday alla xusuus weyna

  • @farhandelima9783
    @farhandelima9783 5 ปีที่แล้ว +29

    kaltuun bacado waa Fanaanadi ugu horeyzay aan Fankeeda jeclaado 2009 alla Maxey cajiib aheyd waqtigan ❤❤🔥

  • @WiillkaSiinka
    @WiillkaSiinka 5 ปีที่แล้ว +4

    Kaltuun bacado 2010 saaid Ugu waalna waxey aheyad qoFtan fanka u jecLaa ❤❣ aana u horbartay wlhi .... waqtiga wuu is guraya wlh

  • @aadanabshir9378
    @aadanabshir9378 ปีที่แล้ว +9

    hestan iyo fiska ay khdra dahir lahyd ma ilaawi karo waxa iiqaadi jirtay gabar aan aad isu jeclayn anago afar qaadayna aya summer time iga tagtay anaga is khilaafsan waxa ixigtay ina aderkeed aya gursaday ma ilawi doono macalimadydi ayy ahayd dhnka nolosha iyo jacylka bacdayn waa iska smary laabtana usiidayy 4wiil iyado haysta igu dmeysay noloshu kuma xumayso naciimo iforget but ifeel her love
    like isaar sn markasta uguso laapto udhegysto hestan

  • @farhandreamboy2351
    @farhandreamboy2351 ปีที่แล้ว +1

    Aj waa ku salaamay sxb , heestaan xasuus waa 2009 iyo dalkii hooyo, waqti tagay ayey isoo xasuusineysaa iyo fanaanadeydii kaltuun bacado

  • @aymanmusic6721
    @aymanmusic6721 4 หลายเดือนก่อน +12

    Waxaan ka dawanjiray slntv 2010 wakhti xasuus ayaan dib u gu noqoday azxaabtii aan wada dhegaysan jiray waxay joogan yurub ito ameerika halkan ayaan ka salamayaa anigoo jooga magalada burco ee gobolka togdheer cidii aragta comentigyga farxad ku waara ❤

    • @hibakhasan1598
      @hibakhasan1598 2 หลายเดือนก่อน

      Anigoo reer burco ah baa ku salamaya 👋👋👋

  • @katarinafaysal1200
    @katarinafaysal1200 4 ปีที่แล้ว +9

    Beriga xata Wxy kahadlayan man fahansaneyn wlhi 2011😓😢

    • @farhiyafunny4116
      @farhiyafunny4116 8 หลายเดือนก่อน

      Walhi ku lamid ban ah😂😢

    • @yousfkhadar2880
      @yousfkhadar2880 7 หลายเดือนก่อน

      Hada wad fahmaysa sowmahaa😉😂😂✅

  • @moha.abdi1
    @moha.abdi1 ปีที่แล้ว +16

    Kaltuun bacado iyo cabdiqadir Aj
    Kaltuun bacado iyo batalaale
    Farxiya fiska iyo cabdikhaliq m sirad
    Farxiya fiska iyo diini
    Amiina dhool iyo kastam
    Kaltuun bacado iyo farxan xidig
    2008-2011 heesihi lamanaha ugu shidnaa😪

  • @Cabdikariinkhadar-pg2wc
    @Cabdikariinkhadar-pg2wc 5 หลายเดือนก่อน +6

    Legend baathy hadaa qoraal kan Argty 2024🎉

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 ปีที่แล้ว +10

    Kkkkkk heeskan waqti bay dadku aad u xiisayn jireen 😊

  • @mmcfilms6671
    @mmcfilms6671 4 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi Waan Jeclahay Hesaha K Bacado 30/6/2020
    From Ethiopia 🇪🇹

  • @isbadelmaanta2214
    @isbadelmaanta2214 3 ปีที่แล้ว +10

    Sidda Hoga Kaliileed
    Beesha oo haraad iyo
    Abaar kululi haysoo
    Horseed uu u maqan Yahay.
    Ama Hooyo Wiilkeed
    Intay Kalla halaabeen
    Hiftankiyo xanuunkii
    Hurdo seexan kari hayn.
    Sidda Haradigeegiyo
    Haraddii danoodoo
    Inta Uu Kud-kude helay
    Haraatiyay kar-kaaradda
    Ama Hal Abuurka Mirihiyo
    Heensaynta maansaddu
    Hiba eebe weeyooo
    Hayleey baa hulaadshee.

  • @zamiirdaacad...3474
    @zamiirdaacad...3474 3 ปีที่แล้ว +1

    Runtii waa hees ay ku faro yaraysteen sida ka muuqata dadkii midhaha iyo laxanka tayada lahaa ku caan baxay❤❤ kama daalo

  • @WiillkaSiinka
    @WiillkaSiinka 5 ปีที่แล้ว +16

    Alla Maxaan jeclaa Heeskan 2010 😭😭 .... now 2019 atleast 10 years ayaa ka soo wareegsatay .

    • @abdiamin4403
      @abdiamin4403 4 ปีที่แล้ว

      Farha Brazillian 10 lol Wlhi. Aniga a foliage bn jecla

  • @MaxamedXirsishire
    @MaxamedXirsishire ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤wlhi xasuus habintaado keliya maxaan hawl ka soo maray waayo waayo hada laba caruura ayaa noo jooga allxamdulilahi heesta wakhti baanu ku wada qadan jiray noloshayda barwaaqo

  • @Abufaas
    @Abufaas 15 ปีที่แล้ว +10

    woow..
    Sida Haradigeed iyo haradii Danood
    oo inta uu gud-gude helay
    haraatiyay karkaarada ...
    NICe Song Aj wac---wac

    • @MahmudMilik
      @MahmudMilik 6 หลายเดือนก่อน +1

      Warr mxaatiri waluqaniinye

  • @muxiyadiinkhadarahmedqoran81
    @muxiyadiinkhadarahmedqoran81 2 ปีที่แล้ว +6

    Hees kala kacsan ♥️🤲🏼

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi ปีที่แล้ว

    xasuus Heestan anoo yarbaan maqli jirey wlhy ano mrkaas jira 9/10 jir ano ah wlhy wa hees daren gaar ah wdata oo aad umcaaan 🥰🥰

  • @alxuriyahaqoonmaal5837
    @alxuriyahaqoonmaal5837 5 ปีที่แล้ว +3

    war ineeen ibtilo, kani ma fanaan buu ahaa walee ruwayadaha 2019 baa igu horeysay. cajiib. ilaaahoow xafid kuligood

    • @capitanonacnac4359
      @capitanonacnac4359 5 ปีที่แล้ว

      inbadan ayuu heesaayay ee waa dadka aan hore u soconba

    • @abdulqadiraj
      @abdulqadiraj  5 ปีที่แล้ว +1

      @@capitanonacnac4359 kkkkk Waasas Hore Haloosocdo Aado Ani Waa Fadhiyaye

    • @capitanonacnac4359
      @capitanonacnac4359 5 ปีที่แล้ว

      @@abdulqadiraj adigu ma Aj baad tahay

    • @abdulqadiraj
      @abdulqadiraj  5 ปีที่แล้ว

      @@capitanonacnac4359 maya wll fans

    • @capitanonacnac4359
      @capitanonacnac4359 5 ปีที่แล้ว +1

      @@abdulqadiraj markaa maxaad u leedahay anigu waan fadhiyaa si aad tahay adigu *Aj*

  • @Munayo12
    @Munayo12 2 ปีที่แล้ว +3

    heestan kama daalo dhagaysigeeda allow cimriga idiin dheere abdiqaadir aj iyo kaltuun bacaado💕❤️😍

  • @hodanahmed-kd4zu
    @hodanahmed-kd4zu หลายเดือนก่อน +2

    2009 I was 6 yrs old today I'm 20 yrs😮❤

    • @cabdisamadjama3147
      @cabdisamadjama3147 หลายเดือนก่อน

      Ileen shayb baan ahaa intayda baan le ekaa

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 3 ปีที่แล้ว +7

    Ilove this songs
    Kaltun bacado ft Abdikadir AJ
    Anigo Yar Ayan daawan jiray heestan oo kaso gali jirtay TVga Qaranka Somaliland SLNTV 2009 magaalada Burco

    • @abdulqadiraj
      @abdulqadiraj  3 ปีที่แล้ว +4

      Maansha Allah Adeer Iyo In Kabadanba Allah Nagu Simo Thnx

    • @abdifatahabdi5419
      @abdifatahabdi5419 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdulqadiraj Abdi Aj.heeskani wuxuu ka mid yahay heesaha aan gaboobayn. Heersare weeye midho,laxan,music, iyo Aj,iyo kaltum bacado, sallamullahi.

    • @abdifatahabdi5419
      @abdifatahabdi5419 3 ปีที่แล้ว

      @@abdulqadiraj from:Uganda kampala✋

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdulqadiraj
      Ada mudan adero
      Guul ban ku rajaynaya

  • @abdirahimkayse1751
    @abdirahimkayse1751 5 ปีที่แล้ว +5

    25/8/2019 from Finland
    Runtii hees aan jeclahay

  • @fahimani6107
    @fahimani6107 8 ปีที่แล้ว +4

    woow way I taabatay xaqiiq Aj and Bacado noolaada...

  • @burhaancabdiaxmed3213
    @burhaancabdiaxmed3213 2 ปีที่แล้ว +6

    Heesaha ugu jeclahay wllahi wakaan yaraa dhageysan jiray hada anoo TH-cam ka wareegaayo argay🥺🥰🥰👑wllahi fanaanadan waan daageeraa cimri cibaado leh iyo cimri suuban🦁🦁🦁🥰👑👑🥰🥰🥰👑👑

  • @hapeepahmedpuuh9614
    @hapeepahmedpuuh9614 3 ปีที่แล้ว +6

    Old is Gold❤🔥
    If you are watching 2021 you are Legend✌

  • @hanaaxmed5347
    @hanaaxmed5347 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi xasuus tvga ayaan ka daawan jiray

  • @AnfacD
    @AnfacD ปีที่แล้ว

    Masha Allah AJ & Kaltuun aad ay u yar yaraayeen markan Mahadsanidiin dhamaantiin.

  • @kaalmeeyewaligii6496
    @kaalmeeyewaligii6496 7 ปีที่แล้ว +11

    waa hees macaan si akhlaaqleh ayaa loo qaaday

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +5

    Hestan maxan jeclaa wagan Dugsileyda ahaa meshan kamaqlo wan istaagi jirey😄Music mucjiso ah baa saaran iyo Fanaaniin Cod dahabiya.❤️😍

  • @diindhaarey6938
    @diindhaarey6938 9 หลายเดือนก่อน +3

    Dadkan hada joogo 2 heesod bey u noqon kartaaa heestan ❤

  • @girlwithblogsxx721
    @girlwithblogsxx721 7 ปีที่แล้ว +4

    best song is amazing bacado I'm from djibouti and from barnet anissa hassan

  • @shukriabdi4378
    @shukriabdi4378 ปีที่แล้ว

    Old is gold labadeydii fanaan hestan barigii an yaraa ayan ka mqli wlshy iga weyn mrkaas yaddu secondry bay ahayd ana mrkaas baan wxbarsho bikaabeyba ahhayd alla wakhtigu dheereya ana imika f4 sanadki ugu dnbeyey ee schoolka sare ku jiraa m.a hees aan waligeyd gaboobeyn
    Old is gold heesihi nuxurka lahaa

  • @imabdi9045
    @imabdi9045 ปีที่แล้ว +1

    Woooow manta helay hestan erayadedi iga lumay.😃🥰

  • @marwaanmahamed4386
    @marwaanmahamed4386 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan dhageysanyaa heesta anigoo safar ah ceerigaab ilaa hargeisa 10/10/2024 : 4:53 galabnimo

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aj oo yar waaw masha allah 2024😂

  • @selmenmohamed9973
    @selmenmohamed9973 2 ปีที่แล้ว +48

    Xasuus wlhi 2009kii I was young primary school maantana I'm professional 😎 thanks god 🙏 🙌 😊 Time passing fast

    • @shukriabdi4378
      @shukriabdi4378 ปีที่แล้ว +1

      Oo walal xage joogta hader professional❤

    • @ynwaismail5729
      @ynwaismail5729 5 หลายเดือนก่อน

      Same age bro

  • @asmaabuukar1705
    @asmaabuukar1705 3 ปีที่แล้ว +34

    Heesaha murtida leh dhalinyaradu ma daawato mana views badno 😭😢
    Heestaan iyo heesihi horeba wan jeclahay really 🥰❤

  • @Aaziya13
    @Aaziya13 4 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan waxaan dhagaysan jiray anoo aad u yar oon wax culaysa i hayn imikana qalbigayga alluunba og😢

  • @maxamedjeego4853
    @maxamedjeego4853 ปีที่แล้ว

    Heestan jacaliyaa 210 ki dhagaystay marigan caruurta ahaa masha alleh mantana nin wayn muda kara ahay 🎉🎉

  • @hodan6001
    @hodan6001 ปีที่แล้ว

    Heestan markii ugu horraysay ee aan maqlay waxay ahayd 2016 xilligaa oo dugsiga Form 2 aan ahaa ilaa hadda 2023 oo aan jaamacad ka baxay waa Top 1 kayga.❤

  • @Liibanyaredhofjaceludarana
    @Liibanyaredhofjaceludarana 3 ปีที่แล้ว +2

    2010 wlh Heestan waxe igu tahay xasus igu wen I love ❤️❤️❤️

  • @cosoblemohamed1172
    @cosoblemohamed1172 9 ปีที่แล้ว +1

    run ahaantii ereyo cajiib ah iyo laxan aan caadi aheyn mwshan lagu soo bandhigay afkiina caano mcan lagu qabay kaltuum bacado and abdukadir aj

  • @nadiirbuux7987
    @nadiirbuux7987 4 ปีที่แล้ว +5

    2020 inta ila dawanayza 9years ago

  • @Allamagane
    @Allamagane 3 ปีที่แล้ว +3

    Weli waan dhagaysanaya 22/11/2021 🖤

  • @cabdirisaqfantastic
    @cabdirisaqfantastic ปีที่แล้ว +1

    14/12/2023 still watching amazing song ❤❤

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 ปีที่แล้ว +1

    Hees kamida kuwaan ugu jeclaa waagaan yaraaa still watching 2023

  • @wajeertvbesani8868
    @wajeertvbesani8868 9 ปีที่แล้ว +4

    waaaaw runtiiii Caaaadi mhn wahesmcn

  • @MaxamedDiyaara
    @MaxamedDiyaara 2 หลายเดือนก่อน +1

    2024 inta dawanayza ❤

  • @abdirahmankaamildhamal7356
    @abdirahmankaamildhamal7356 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xasuus dheer 2013 ayaan daawan jiray aniga oo ciyaar isku ah hadana jamacada ayaan maalin dhawayd dhameeyay 2/9/2024

  • @apdiwalimohamed9241
    @apdiwalimohamed9241 5 ปีที่แล้ว +2

    Anigooo caruuur ah ayaaan dhagysan jiray heeskn 208 ayay ahyd wlhi

  • @qalabjaantube5438
    @qalabjaantube5438 2 ปีที่แล้ว +1

    2011- 2022
    Si xidhiidh ah baan u dhagaysanayay heestan kamana daalo
    Sababtuna waa dhaqanka iyo xikmada ku jirta heesta iyo waliba laba fanaan oo hibo fan leh oo si farshaxanimo leh inuu luuqaynaya

  • @ahmedmahad799
    @ahmedmahad799 ปีที่แล้ว +3

    Heesta waxan dhagaysan jiray oo waliba an ku farxi jiray habeenka ay kasoo gasho barnaamijka hambalaya oo ka bixi jiray slntv habeenka sabtida inan nimco la odhan jiray ayan waaga is jeclayn 2009 balse still yadna wa single ana single ban ahay 😂😂

  • @miskisheikhabdirahman9762
    @miskisheikhabdirahman9762 5 ปีที่แล้ว +8

    Qoftan heeseda wan iskajeclaxay

  • @abdisalanismaelmohamed4681
    @abdisalanismaelmohamed4681 ปีที่แล้ว +2

    Hees aan duugoobin💯 2023💕 Hees iyo bar🤍

  • @mustafedheere9891
    @mustafedheere9891 3 หลายเดือนก่อน

    Bari hore iGu danbasysa heestan imnka dhiba u dhagaystye 2024 inta sanadka dhagaystye like iyo wxi ka danbeya baa wan salamaye dhalinyaroy commenta land❤😅

  • @QqQq-s4e
    @QqQq-s4e 11 หลายเดือนก่อน

    Waaw nuur calaa nuuur hinjiyo hasii dayn❤❤❤❤❤❤❤

  • @MustafeAbdi-if5eq
    @MustafeAbdi-if5eq ปีที่แล้ว

    Memories childhood berigaa 10 jir bean ahaa imikana nin hadii loo dhiso dhalaya

  • @xidigadhagaxbuur8361
    @xidigadhagaxbuur8361 5 ปีที่แล้ว +4

    / February /26 / 2019 / from Saudi Arabia

  • @cabdilaahisalaad2241
    @cabdilaahisalaad2241 2 หลายเดือนก่อน

    Noloshu magac ahaan bay tahey nolole micno aheyn, waa mid ka sal weyn shantaa xaraf, waa meel markastaba xasaasi aha oo aan si abadiyan ahna aan kuu wanaajineyn si lamid ahna aan kuu xumeyn, waa tegis iyo bixis waa guul iyo guul daro, waa doonis iyo diidmo ugu yari wa wax ay kala fogyihiin maanta iyo shalaytadeeduba...si kastaba ha ahaate guulysta saxiibayaal

  • @anuushmohamud4571
    @anuushmohamud4571 6 วันที่ผ่านมา

    Heybintada awgeed maxan halaq ku joogsaday marke mareso qalbigeyga💔😭 Hestan waxay kamid tahay hesaha hadan 70 jeer dhagesto xita anan Ka xiiso dhacen😢

  • @MaxamedXirsishire
    @MaxamedXirsishire ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤ waxaa noo farxada cawa oo boshu tahay 7/9/2023 aniga iyo noloshayda barwaaqo inaanu jacaylka xusayno ❤❤❤❤❤❤❤ dhamaantenba farxada baa inoo balana

    • @Malyuuncabdinasir
      @Malyuuncabdinasir 2 หลายเดือนก่อน

      wllo alle haysku kiin daayo waan idinku farxay walaahi ee ilaasho xaaskaaga

  • @CabdilaahiOsman-mn3mx
    @CabdilaahiOsman-mn3mx ปีที่แล้ว

    Haddad mirqaan doonaysaan dawada heesahan ookale❤❤❤❤

  • @shueibahmednour
    @shueibahmednour ปีที่แล้ว +2

    Allah gabar jecelahay
    Oo u shgan karin
    Ayan iska dhagaysta hestan
    Mar kasta way ila hadasha wana ka xishona runti
    See ugu shegta jacayl ka aan u qabo 😰😰😰

    • @sucdiokofficial
      @sucdiokofficial ปีที่แล้ว

      Qoral u dir hadi ad hortagi karin lkn inad ka kulanto wanagsan hadi ad mel isla jogtan inta an mid kalo walan ka arosin😅

  • @abdikareemhassan7249
    @abdikareemhassan7249 4 ปีที่แล้ว

    Looool 2020 ban dawanaya marki iigu horeyaysay wlhi xita mobile malahyn kkkk

  • @khayrecali5691
    @khayrecali5691 ปีที่แล้ว +1

    Still watching untill 6/10/2023

  • @hibomohamoud4116
    @hibomohamoud4116 7 ปีที่แล้ว +8

    abdiqadir aj N kaltuun bacado 😍😍😍

  • @mohamedmario4511
    @mohamedmario4511 4 หลายเดือนก่อน +4

    Who is here in 2024 ? 🔽

    • @Aaziya13
      @Aaziya13 4 หลายเดือนก่อน +1

      Me😢

    • @LooraAliHassan
      @LooraAliHassan 3 หลายเดือนก่อน +1

      And me

  • @eyaanlemuhum3d432
    @eyaanlemuhum3d432 2 ปีที่แล้ว +3

    21/November/2022
    Still watching ❤️

  • @SaynabXasan-ro3tu
    @SaynabXasan-ro3tu 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waqtigan 2009 waa marki iskuulka lay qoray

  • @loverbike87
    @loverbike87 2 ปีที่แล้ว +10

    Still can’t forget this masterpiece song 🎧🤦🏽‍♂️🥰🥰

    • @loverbike87
      @loverbike87 2 ปีที่แล้ว +1

      Abdiqadir aj sxp your legend manshaa allah thanks ✊🏽♥️

    • @SahrApdilah
      @SahrApdilah 11 หลายเดือนก่อน

      ❤​@@loverbike87999999o99tf

  • @maxameddeeq7647
    @maxameddeeq7647 4 ปีที่แล้ว +4

    Waxan dawanayaa 2020 iyo bacado

  • @johncole8857
    @johncole8857 ปีที่แล้ว

    sida geel horwaynoo hareeraha hargaysiyo horehaadle joogo hiigsanaaya deegaan
    ama geesi hiil lahoo hanti eebe siiyo hoodaale ku caanoo loo wada hanwayn yahay
    miyaan halacsigaygoow halyeygaan jeclaayoow hibaaq baxay la moodyoow haybintaada awgeed maxaan halac ku joogsadey
    ha inoo hagaagtoo ha hirgalo jacaylkuye xijiyoo hasii dayn ❤

  • @aliibrahim1012
    @aliibrahim1012 ปีที่แล้ว +1

    Yaa ila dhageysanaya 2023 _2024_2025❤😂😢😊

  • @faras_cadetube2958
    @faras_cadetube2958 2 ปีที่แล้ว +5

    our childhood crush 😭❤️💋

  • @aadansiciid1388
    @aadansiciid1388 ปีที่แล้ว +1

    2023 April 1 anoo lug ka jaban baa dhagaysanaya xasuus Gaara iyo xiiso gaara

  • @aasiyagaabo2884
    @aasiyagaabo2884 2 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus baan dib u galay❤🙏

  • @SomaliBiritish01
    @SomaliBiritish01 3 ปีที่แล้ว +2

    Heestan jecliyaa ❣🥰

  • @CABDULLAAHI_YAASIIN
    @CABDULLAAHI_YAASIIN 5 หลายเดือนก่อน

    Abwaan Ilka-jiir, wuxuu ahaa nin cajiib xilli ayuu shitay fanka.

  • @kingdarmaan5092
    @kingdarmaan5092 ปีที่แล้ว +11

    Back To Childhood Memories...
    Still [2023].🤍🎧

  • @queenifka7114
    @queenifka7114 8 ปีที่แล้ว +8

    woooooow i like this song
    touching my heart
    lkn lyricr ayado ah ayaan raba

  • @hibaakabdimaal-em6qr
    @hibaakabdimaal-em6qr 10 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂ala heesti anoo nuuna yar ku qosli jiray lkn manta wxbadan ka fahansanhy😢

  • @abdirizakosmanfarah596
    @abdirizakosmanfarah596 4 หลายเดือนก่อน

    Erayadii abwaan jiir 🔥

  • @abdirahmanshire3909
    @abdirahmanshire3909 2 หลายเดือนก่อน

    Xasuus wlhi 2009 form one ayaan ahaa hadana i am a doctor 😊

  • @SG-MEM
    @SG-MEM 4 ปีที่แล้ว +2

    2020 bisha 11 🔥🔥👍

  • @ayafaiseli45
    @ayafaiseli45 5 หลายเดือนก่อน

    From Tv qaranka To mobil & youtube ❤😊 2024

  • @FadumoHufan
    @FadumoHufan หลายเดือนก่อน

    2010 xasuus qaali ah inta tiim madhaacis ila necab iyo bilaa ximad like ii saar

  • @casrimarket3305
    @casrimarket3305 3 ปีที่แล้ว +2

    Walhi ciyaal ayaan ahaa markan dhagaysan jiray

  • @dhuhulyarechannel6900
    @dhuhulyarechannel6900 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadaa dawanayso 22022 dhamadkisa like ta ha ila dhaafin sxb😂😂

  • @maxamuudibraahin5814
    @maxamuudibraahin5814 ปีที่แล้ว

    Heesshidan ❤❤lkn erayada yaalaha

  • @rabiaismail3471
    @rabiaismail3471 4 ปีที่แล้ว +4

    Woow kaltum

  • @CabdilaahiOsman-mn3mx
    @CabdilaahiOsman-mn3mx ปีที่แล้ว

    Heesta caawa Ishida asaaxeey😅😅❤❤❤❤

  • @hamzamohammed4877
    @hamzamohammed4877 2 ปีที่แล้ว +3

    Why they don’t sing like these 💔😭

  • @amiinnaasir8043
    @amiinnaasir8043 12 ปีที่แล้ว +3

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw wuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuw yawaye dadkan

  • @mustafexasan8581
    @mustafexasan8581 ปีที่แล้ว

    Waxaa heestan aan wada dhagaysanay saxiib aad igu qaaliya markastoon heestan maqlo waxaan so xasuustaa saxiibkay ,maxamed ,oo ku magac dheer ,mo Gaanbiye , waxaay ahayd ,11/10/2023

  • @MaxamedXirsishire
    @MaxamedXirsishire ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤ markasta waan ku ceshada is not easy

  • @khadaryaasiincaliverrti5101
    @khadaryaasiincaliverrti5101 ปีที่แล้ว

    Weli waa dhegeyznya 210......2023❤❤😢

  • @noradinupdiqadirmohamed9323
    @noradinupdiqadirmohamed9323 5 ปีที่แล้ว +3

    heestan garanaya garanaya wlhi 😥