1. Horta wlshisa dhabta ah miyaaa yaa hubo hadad awood uledahay camred Guriga ku xiro ama recoding cod duubaya qolka fadhiga iyo ka jiifkaba dhig si aad u maqasho waxa jira adon waxba waydin isaga 2. Way xanunsanysa Wlhi haduu faaraxas kugu ogaado kawrn hadhow ayaa la leyhy gabdhba la dily ama la gubay dhakhtar tag wlaley oo isa so dawe 3. Tan waxba lama odhan karo qoom 2030 so socday xayeysiis u tahay 😂😂😂😂
Waxa laga yaba in ay nagkale bartay marka hore ayada soo wacdo kadibna nagta kale loogu dhibo talefanka nagta gariga ku jirtay amey larabta walalked waa fikirkeyga
Waxan is leyhy nagta Gariga lasarned buu lashekeysta walashiis neh wey ku cawisaa kow mar ku talefanka so dhaco cod ka walashis mu ku maqashiya sida uga shakin gadib Iyada talefanka loo dhiwa uu lashekeysa Nagta kle yacni tas ka fakara hada qaldanen 😩
Fartuunay 5 sanaa ku daawanayaa xaqiiq maalmaha qaar anoo hawl hayaa 6 muuqal meelahaa fiirsadaa maatadan kuwo badan soo qaleeyay dad badan ku dhahaa gabadhan waa gabadh fiican fiirsada badanaa ramadaanaha dadka iidhaw oo dhan ku yaqaana qaarbadan igu kaa bartay oo dhaha qoftan way uqalantaa in la daawado🥰
ooooouch, i will disagree with you on this one, she is probably not a real sister, biologically.... something is not right, IF SHE IS, she should ask him WHAT IS UP WITH YOU TWO..... i hope im wrong
Salam warxma wllo fartuun waxan ahay wiilku nool dalka India hada ka hor ilmo sidaan caml ah ayaa lay keeny Dr aan geyay waa ku cafimaaday hada weeks kadibna cunug aan ka kaajayn xubinka ayaa la so wadaa waana isku case lkn walalo Africa ilmhaan ha ku lug gaynina aniga laftarkyga dhaawac ayay igaadhsiyeen 2022 September qallin yar oo fudud aan ku gly ayaa almost times kle lyga waly waana qaladadka dhacay markaa walalo caawinaad hadhay noqoto anaa cawinaaya ee wlalo ilmhaan ka ilaaliya Africa mustaqbalkisana ka fakara
Fartuney wxn rabaa in aan london imaado saddex caruur ah oo yaryar ayan kaso tagayaa❤talow dhakhsi sharciga ma heli karaa inkasto wax waliba qadar rabbi yihiin
Waxa jiro dad badanoo wllo ahan iskula nool lkn biologically wll aheen oo hadhow is damcaan so waxas dhan maxa ku galiyay waxba ha weydin camera guriga kuxira plus telkisa farimaha fiiri plus recording sameey adooo hadhoow waxba ka shalaaynenin ama shaki baxay weydi
Ani Hal mida leyahay gabashas haday ka shikisay labadoda waxa laga yaba gabadhas inay so kur saden oo ay walalo ehen lkn waxa samesaa marka aad baxdo soo guriga ma imato waxa sogadanesaa camiro yarisa oo la arkenin waxa ku xirata melaha mihimkaa waad arki dontaa waxa aya somenayan ina ka hesha rajena ani maskacdayda sasee ii shgtay
first gabadhas walashis saxda matahe opinionkeega hadaa ka dhibto ninkas xirir buu lee yahay walashisna waa la ogtahay maybe mida baaburka la sarneyd buu xirir la leeyahay ogowna gut feeling inuu sax yahee adina marar bdn baad dareente your gut feeling is warning you so be safe
The second one plz report her she’s dangerous woman and she shouldn’t never be close to anyone hasbunallah. Allergy reaction is life threatening and someone could lose their life. That’s not a joke as someone who have allergies it really bothered me!
Or he is cheating on her with another girl(maybe the one who was in the car), and the sister knows that is why he talks to her privately. Why did the girl wait in the car for 40 minutes. I would say put cameras and listen and watch before you confront them
Nin ka hadu xunyahay oo sirtaada walashis usheego iyo waxwalba idinka dhexdhaca haben masijogen wayo nolosha buuq maha ayar aya ugasiban laha naagtay larabto ha udhiste
Maybe she is his to go person and they have a good sibling bond. Or maybe not but you gotta take that place and be his person and talk to him without making it look like you’re accusing him of something like that. Only he can tell you the truth on the ground
Wanku salamay abayo fartuun ilaa tali wax jiro wiil aan rabo inaan waqti laqato waanh marka igu horeeyday aan dareemayo waxas marka arko qofkas watnahan wuuna igaraacma sababtanh ma aqaano sidokale indhah ayaa iskalahadalnah abaayo ilaa tali max keenayo waxas
Abayo Somaliaba lagu daaweyn karaahe, reasonka basaa la ogaanaa Nepherology centers fcn Mogadishu ku yaalaan, kaadi xiran wadan kale malagala gaaree sidaasaa u arkaa
Asc? Abaayo naagtan talada u bahan marka 1aad ayada ayaa wax dulmineyso tan labaad maseer waxaan arki jiray naag kale laga maseero lakiin labo Isla dhalatay laga maseeraayo ma arkiin gutigaaga ha iska dumin sheydaan ayaa wax kuu qurxiyey dadka aad ka shakisay isa Kay cafi dheh hana dagdagin shaydaanka ayaa dag daga war ka markii aan dhageysay waxaan u fahmay qofka wax qarinaayo inaad adiga tahay wana sida uu yahay sab too ah ma jirto nin walashiisa inaad ka maseerto qofka na danbi waxaa ugu filan wax laga qarinaayo in uu ogaado haddii aad dadka la share garayso dadka waxa ey kuu arkaayaan nin aad qof walan tahay ninka walashiis aad ka maseeray mac Qual ma aha
Waxa qalad ah in rerkisa waxa kadhex jira in u dibada ubixiyo wa insan gabadha wa inay hadasho torahdo mad igadayn noloshena oo dibada ad gaysay naagta imow mawaxaye war difaac gal
www.gofundme.com/f/knwaxc-help-baby-mustaf-receive-life-saving-surgery-abroad
Byo qiso raba ina ku shego
@@Najmacalicabdime too abyo meshe ugu shegi kara
Jobs is done
Fartuuney wallow ilmaha Kenya hakeenin ee Ethiopia geeyaa ama hindiyaa Kenya iyo Somalia Waa isku miid ana joogaa oo 20sano joogaa faiido dr malahaan
Peoples confessions be wild subhanallah 😭😭😭
Ninka Walashiisa amay naag kale ku dari rabtaa wlhi naagaha somalida maskaxda la yihiin Allah caafiyo 😢😢
Saas baan ufakiray markeee gariga naag kle ay KU jirto maqlay.
Wan kugu raacsanahay
Sase u badan tahay
1. Horta wlshisa dhabta ah miyaaa yaa hubo hadad awood uledahay camred Guriga ku xiro ama recoding cod duubaya qolka fadhiga iyo ka jiifkaba dhig si aad u maqasho waxa jira adon waxba waydin isaga
2. Way xanunsanysa Wlhi haduu faaraxas kugu ogaado kawrn hadhow ayaa la leyhy gabdhba la dily ama la gubay dhakhtar tag wlaley oo isa so dawe
3. Tan waxba lama odhan karo qoom 2030 so socday xayeysiis u tahay 😂😂😂😂
Waxa laga yaba in ay nagkale bartay marka hore ayada soo wacdo kadibna nagta kale loogu dhibo talefanka nagta gariga ku jirtay amey larabta walalked waa fikirkeyga
Sax waa macquul
اللهم اشفي مرضانا ومرضى المسلمين اللهم امين يارب العالمين ❤❤❤❤
Fartuney 1m aya yu qalanta 2018 ila hada aya ku dawada wlhi ad aya u xiiseya dilemmarka❤😂
Zinaa waye SubxanaAllah
Waxan is leyhy nagta Gariga lasarned buu lashekeysta walashiis neh wey ku cawisaa kow mar ku talefanka so dhaco cod ka walashis mu ku maqashiya sida uga shakin gadib Iyada talefanka loo dhiwa uu lashekeysa Nagta kle yacni tas ka fakara hada qaldanen 😩
Xoogaa adiga meel lataaban kro 😊ayaad udhowdahy yh🤨
Naa camera ku xidh guriga yagooon ku ogeyn eeeg waxay sameyaaan waxba ha waydiin horta wlhy
I second this
U are right that is the best opinion😅
Isku fikiraa nahay ani iyo adi that is right wllhi
😢walashis maha isjir 😢
Fartuunay 5 sanaa ku daawanayaa xaqiiq maalmaha qaar anoo hawl hayaa 6 muuqal meelahaa fiirsadaa maatadan kuwo badan soo qaleeyay dad badan ku dhahaa gabadhan waa gabadh fiican fiirsada badanaa ramadaanaha dadka iidhaw oo dhan ku yaqaana qaarbadan igu kaa bartay oo dhaha qoftan way uqalantaa in la daawado🥰
Markay wada hadlayan mobilkaaga record daar oo ka bx qolka mobilkba qari❓️
Nagatan wee xanuusatahay inee ninka disho ayee rabata subaxanalah
ooooouch, i will disagree with you on this one, she is probably not a real sister, biologically.... something is not right, IF SHE IS, she should ask him WHAT IS UP WITH YOU TWO..... i hope im wrong
I felt the same sis !!
I said the same thing coz there’s no way two siblings are gonna have that kind of relationship
Same that what I thought
My fv youtuber fartun duvet ❤😊
The third one is wild omd Holly Lord 😱 😳 😮
Malaga ninka iyo naagtu walaalo maaha naa guriga kaamaro qarsoonku xidh
Walaashiis xariirka ka dhaxeyo asaga hadheelsanin girigaas dhawaa iyo dheeraa wuu burburidoonaa aneey igu dhacday bee strong
Walla sidee kugu dhaceeen😮😮😮
1 : ninka iyo naagta walaalo miyaa soo hubi marka hore waxaas walaaltinimo lamadhehee
Fartuun abaayo confesionka noo so badi plz 😂😂
Gabadha koobad abayo nagtas iyo ninkas something wrong bay miskaxdayda iledahay wll guri logu yeranayo markey gabadha baxdo nooo. walaalo sax ah mahan baan umalayn wll nimadu xuduud bay leedahay
Masha allah ❤
Salam warxma wllo fartuun waxan ahay wiilku nool dalka India hada ka hor ilmo sidaan caml ah ayaa lay keeny Dr aan geyay waa ku cafimaaday hada weeks kadibna cunug aan ka kaajayn xubinka ayaa la so wadaa waana isku case lkn walalo Africa ilmhaan ha ku lug gaynina aniga laftarkyga dhaawac ayay igaadhsiyeen 2022 September qallin yar oo fudud aan ku gly ayaa almost times kle lyga waly waana qaladadka dhacay markaa walalo caawinaad hadhay noqoto anaa cawinaaya ee wlalo ilmhaan ka ilaaliya Africa mustaqbalkisana ka fakara
Jasakallah kheir
Somaliyey gabdhaan haaf Milyan geeya ❤🎉❤
ماشاء الله جزاك الله خيرا حبيبتي
Mida kale wxaa kaloo laga yaabaa in ay gabar kale la rabto ama sxbteed cml ay bartay oo ay isku balamiso oo lakala ilaalinaayo
Subxaan Allah
Fartun my love❤❤❤
Always routing for you 🎉🎉🎉🎉keep going abayo mcn 💕
Allaha kula garab galo fartuuney wiilka yar ❤❤
guriga kamaro kuxidh guriga😢
Yeah
www.gofundme.com/f/knwaxc-help-baby-mustaf-receive-life-saving-surgery-abroad
WAAN KU TAAGEER SANAHAY❤
Fartuuney love you ❤😂
Fartun confesionka inoo soo badi dilemmasa stress baan ka qaadayaae😂😂
Same us😂
Anigon dawan like saraa inaa ka helyo waan ogahy fartuney keep going❤
Guriga camera ku xir kadibna ogow waxay sameyaan
the second girl is crazy walahi, qof dhan oo aad nolashadii ku aamintay oo isna dilkaagu waxba la ahayn kawaran. ilaahayow naga nabad gali.
Wllh guurka wa cabsi waxaas cml oo bahalka ah lal noolyahay nin naagtisa gubay too ninkeda qashay balayo allergy isku kaceeso xasbuna allah allow nafuro hhh
@@firdaushassan2082 wax kheyr qaba Insha Allah.
Fartuuney wey jiran thy gabdha 2😂😂😂😂
Job is done
😂😂😂😂 the last two girls is funy wlhi 😂😂😂😂😂
Fartuney wxn rabaa in aan london imaado saddex caruur ah oo yaryar ayan kaso tagayaa❤talow dhakhsi sharciga ma heli karaa inkasto wax waliba qadar rabbi yihiin
Inta sidii hore ma’aha. Hadii qof xaas ahaan kugu keeno. Sharci waa heli. Hadi si qooq ah ku timaado. In kugu adkaato baa laga yaaba. Ireland baa fiican. Ireland waxee ku xuntay waa guri la’aan. Ilaahay talada saaro iska imoow.
@@FartunDuvetGirl Lkn ireland sharci miyaa hore laga helayaa
Fartuuneyy nawaal ha sameeso call prankiga 😂 plz fartuuney
lol Faaartunn! Why is the couch so big alahuma barik . You’re so small compared to the couch 😂😂😂. I love youuuu sm❤
Subxanllh labada udambeya way walanyihiin😂😂
I am in a same boat of that third girl, I am 27 who want kids so badly but can't take care of them 😂
isoo badi video❤❤❤❤
Nawaal iyo adiga call pranks pls 😂❤
wlahi wa aduunyo dhamaatyy Heer walalo wada dhashyy la iskaga shakiyo la marayaa 😮
Adunyadi ba qalibantay wax bdn wa isbedelen😂
Naag kle Uu qabaa ninka waiska cadahay sbbta uu iyada ugu dhaw yahay waa taas sbbto ah arintiisa La,ogthy
Mobil kale samayso kaas qolkisa udheg marku sogalo recoding fur sharabka kirid sarirta hos dhig wad heli
Xagee lagu diraa talada gabdhaan waan rabaya
Waxa jiro dad badanoo wllo ahan iskula nool lkn biologically wll aheen oo hadhow is damcaan so waxas dhan maxa ku galiyay waxba ha weydin camera guriga kuxira plus telkisa farimaha fiiri plus recording sameey adooo hadhoow waxba ka shalaaynenin ama shaki baxay weydi
ilmo xataa haday dhasho intan aakhiro la gaadhin aduunka ilmahaasi wuu ku dhibanaan doonaa ilmo bilaa nasaba manu noqonayn
Fartuun dadka qaar markey ilatali kulasoodoonanayin all ready weey ogyihiin waxeey sameeynaayiin go aankoodan weey gaareen
I didn't agree the first one cus im feeling whe girl feels so i should say to her make more your investigation but allah with you
Allaha caafiyo aamiin
Fartun babyga India geeya kenya India ka cafimad fcn
Amee naag kale u shukamisaa oo marka hore iyda la hdashy siyeen u shakin gabdha gariga u saarneed
Marka hore baaristada wado adigoon wax caden ah heyn waxna haweydiinin aniga ahaan waxaan u maleynayaa in ey walasha nag kale u shukaamiso
Furtun love ❤️yuo abayyyo❤❤❤
Ani Hal mida leyahay gabashas haday ka shikisay labadoda waxa laga yaba gabadhas inay so kur saden oo ay walalo ehen lkn waxa samesaa marka aad baxdo soo guriga ma imato waxa sogadanesaa camiro yarisa oo la arkenin waxa ku xirata melaha mihimkaa waad arki dontaa waxa aya somenayan ina ka hesha rajena ani maskacdayda sasee ii shgtay
Subaxanalah
tan 1aad fartuun ku raacsanhy
first gabadhas walashis saxda matahe
opinionkeega hadaa ka dhibto ninkas xirir buu lee yahay walashisna waa la ogtahay maybe mida baaburka la sarneyd buu xirir la leeyahay ogowna gut feeling inuu sax yahee adina marar bdn baad dareente your gut feeling is warning you so be safe
The second one plz report her she’s dangerous woman and she shouldn’t never be close to anyone hasbunallah. Allergy reaction is life threatening and someone could lose their life. That’s not a joke as someone who have allergies it really bothered me!
Gabadha labaas movie you mee dawatay cabsi cabsi wye 😅😅😅
Isku day ka dheh inay cadeemo raadsato kolay waxba jiree
Fartuun dhuubo horey usoco
Or he is cheating on her with another girl(maybe the one who was in the car), and the sister knows that is why he talks to her privately. Why did the girl wait in the car for 40 minutes. I would say put cameras and listen and watch before you confront them
Baaristeeda hasi wadato si hadhw wax cad u hesho
I’d say trust your gut sis and follow your instincts get enough evidence
Gabadh iyo ninku amaanay wllo ahayn mad halka aad u baadh halka wllo guriga isagu yeedhanaya waxay😢
More confessions!!!
Nin ka hadu xunyahay oo sirtaada walashis usheego iyo waxwalba idinka dhexdhaca haben masijogen wayo nolosha buuq maha ayar aya ugasiban laha naagtay larabto ha udhiste
What if she just not his real sister but his second wife? And they r tricking her to be siblings😂
😂kugu fikira ahay👍
Maybe she is his to go person and they have a good sibling bond. Or maybe not but you gotta take that place and be his person and talk to him without making it look like you’re accusing him of something like that. Only he can tell you the truth on the ground
Plz kenya kadaya india u qaada
Tan ukuntaa qosol igu dishe😂😂
Wanku salamay abayo fartuun ilaa tali wax jiro wiil aan rabo inaan waqti laqato waanh marka igu horeeyday aan dareemayo waxas marka arko qofkas watnahan wuuna igaraacma sababtanh ma aqaano sidokale indhah ayaa iskalahadalnah abaayo ilaa tali max keenayo waxas
Wllshy wan ku tagera halken kala so hadla
Naag kley ku dari rabta show nGtu maxay gariga u dhex fadhiday oo lagaga qarinyey ziz
Abayo Somaliaba lagu daaweyn karaahe, reasonka basaa la ogaanaa Nepherology centers fcn Mogadishu ku yaalaan, kaadi xiran wadan kale malagala gaaree sidaasaa u arkaa
Mxirno wllo mel kle e kaso imahe mrka wadadi inlaguso celiyo waye Allh cafiyo dlkena sas ma awodo inu sameyo
Nagta labad mid fiyow 😮maba ahane ,ninkas gacanteda ayu ku dhiman doono akhirkii
fartun hoyada siciido cilmi ereg farax khare ma la dhaha oo ma sacad rer hilowla oo rer ciisa isheg
Fartuney momada qosolkeeda ayaan jeclahay wlley momada prank noogu soo samey 😂😂
Hadad walal waye those two conversion bisinka
amay walaashiis ahyan
Ta sadexaad qoomkeena maaha 😅😅
Waxeey ilatahay walaashiis ineey jirto gaberkale ee iida wadato
Asc? Abaayo naagtan talada u bahan marka 1aad ayada ayaa wax dulmineyso tan labaad maseer waxaan arki jiray naag kale laga maseero lakiin labo Isla dhalatay laga maseeraayo ma arkiin gutigaaga ha iska dumin sheydaan ayaa wax kuu qurxiyey dadka aad ka shakisay isa Kay cafi dheh hana dagdagin shaydaanka ayaa dag daga war ka markii aan dhageysay waxaan u fahmay qofka wax qarinaayo inaad adiga tahay wana sida uu yahay sab too ah ma jirto nin walashiisa inaad ka maseerto qofka na danbi waxaa ugu filan wax laga qarinaayo in uu ogaado haddii aad dadka la share garayso dadka waxa ey kuu arkaayaan nin aad qof walan tahay ninka walashiis aad ka maseeray mac Qual ma aha
Waxa qalad ah in rerkisa waxa kadhex jira in u dibada ubixiyo wa insan gabadha wa inay hadasho torahdo mad igadayn noloshena oo dibada ad gaysay naagta imow mawaxaye war difaac gal
Waxaa laga yaabaa inay naag ku dari rabto
Fartuuun prankcaall rabnaaaa
Gabadha 1 wxn leyahay guriga camera ku xiro wxba haweydiin wx laga yabaa walashiis guri cusub iney udhiseyso gabadha gariga kujirtay ey thy gabadha larabto 2kale talo uma haayo Allaah caafiyo wey xanunsan yihiin😂😂
In my opinion xidhidh khaldan amu jira
❤❤❤❤❤❤
Ala barnamujkan jecliyaa