NINKAYGA BAA RABAA INUU SAAXIBTAY ILA GUURSADO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.พ. 2025
  • FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
    FOLLOW MY SOCIALS:
    INSTAGRAM: FARTUSHH
    SNAPCHAT: FARTUSH
    SONG: CHRONIXX- LIKES

ความคิดเห็น • 337

  • @KhadraAbdalla-ze4vl
    @KhadraAbdalla-ze4vl หลายเดือนก่อน +65

    Dhamaan inta guurka xaas ka 2 aad la yaaban Alle ka baqa dad isku wanaagsan oo is aqbaley ayaad negative ula taagan tihiin ood wax ka sheegeysaan Alle ka baqa dadka wanaag u muujiya sunnadana ha ceynina.

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  หลายเดือนก่อน +141

      Are you a second wife ?

    • @naamiabdi7552
      @naamiabdi7552 หลายเดือนก่อน +15

      @@FartunDuvetGirl😂😂😂😂kuleylka ka garo😊😂😂

    • @KhadraAbdalla-ze4vl
      @KhadraAbdalla-ze4vl หลายเดือนก่อน +5

      @ maahi second wife laakiin maxaa loogu fogaanaa dad is aqbaley oo raali isku ah?

    • @naamiabdi7552
      @naamiabdi7552 หลายเดือนก่อน +7

      @@KhadraAbdalla-ze4vlwada qaloocan bey u martay dee

    • @KhadraAbdalla-ze4vl
      @KhadraAbdalla-ze4vl หลายเดือนก่อน +2

      @@FartunDuvetGirl aniga maahi subjectigaaga laakiin qofbaa talo kusoo weydiisatey markaasaad xagxaganeysaa bal isku noqo

  • @FartunDuvetGirl
    @FartunDuvetGirl  หลายเดือนก่อน +117

    Fadlan like ii saar ❤️

    • @AbubakarMohamed-ro1qv
      @AbubakarMohamed-ro1qv หลายเดือนก่อน +1

      Fartuuneeey waxaad nooodiidey meeshii aankaagalasooxariirilahyn

    • @Abdiwali-Osman
      @Abdiwali-Osman หลายเดือนก่อน

      @@FartunDuvetGirl qofka guurka loo soo jeediyey soo adiga mahan

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 หลายเดือนก่อน +20

    Fartuney is caateyntii waad ku guuleysatey mnsha Allah 9/10 ani ahaan👍

  • @Xidigolifestyle
    @Xidigolifestyle หลายเดือนก่อน +48

    Sheekada markaad wadday baan fahmay in ninka ay ka timid fikradda guurku 😂 deetana gabadhii waxay iskaga dhigtay in ay iyadu saaxiibteed la rabto 😮 Absolutely 💯 fikirkaaga waa sax Fartuun 👏🏼 adaa soo galay meesha ee wixii dhaca u dul qaado.

  • @Najma98
    @Najma98 หลายเดือนก่อน +81

    Maanta fartuuun reer bey leedahay sheekada xanunkeda waxbey ka dareemaysa 😂😂😂😂

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  หลายเดือนก่อน +49

      One eye open waaye sheekada 😂😂 tashuush bee igu furtay

    • @inasheikhdahir6647
      @inasheikhdahir6647 หลายเดือนก่อน

      @@FartunDuvetGirl😂😂😂

    • @FatmaAli-s2z
      @FatmaAli-s2z หลายเดือนก่อน

      @@FartunDuvetGirl😅😅😅 yaan la gaadremin fartuney naag waa dayuus

  • @kaafiyaabdirizak
    @kaafiyaabdirizak หลายเดือนก่อน +70

    Waa bilaa dhiiga naagtaas 😂😂markaan qoraalka video aqriyey waan qoslay wlhi fartuuneey 😂💔

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  หลายเดือนก่อน +20

      qarasta igu kacday 😂

  • @khadrajama1754
    @khadrajama1754 หลายเดือนก่อน +5

    Fartun hadii aan awoodo inaan 1m ku gaarsiyo adaan ku gaarsiin lahaa wlhay waligay kuma arag somalia joga ado 10k haysta ban kugu so biiray still wan kula joga wax badan anoo stress ah wa iga qoslisay love u abayo

  • @amalnuura4789
    @amalnuura4789 หลายเดือนก่อน +26

    Naaagtu indho adka kulha waa iska yeley iyadaba ninka hore u rabtey wlhi waliga naaag ha so dhaweysan zxp ma gasho ciiil Wayns wabey isla si qumantey 😒😂

  • @HaboonDayib-e7v
    @HaboonDayib-e7v หลายเดือนก่อน +30

    I’m shock for the first story 😮😅

    • @AsiyaMuhidin-qq4ci
      @AsiyaMuhidin-qq4ci หลายเดือนก่อน +1

      That story can not be real🤦🏽‍♀️🤦🏽‍♀️🤦🏽‍♀️

    • @Rahadua
      @Rahadua หลายเดือนก่อน

      Subhana’Allah I’m so shocked either knowing woman and their jealous tendencies she’s should never accept it Inalilah

    • @aishamaxamed4977
      @aishamaxamed4977 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@AsiyaMuhidin-qq4ci you can't believe some woman

  • @Ahlamsharif8984
    @Ahlamsharif8984 หลายเดือนก่อน +29

    Fartuun wallahi Naagta shit keeda ayaa siisay . 🤣🤣🤣 You gave her the right answer. I wonder why is she complaining after she agreed to share someone else’s man😂😂😂😂😂😂

  • @Xantiikudhaaftay
    @Xantiikudhaaftay หลายเดือนก่อน +18

    😂😂😂 Aduun wax waliba ka filo wlhi yaab badanaa fartuun wanku salamay qaali❤

  • @fardowsamohamud9431
    @fardowsamohamud9431 หลายเดือนก่อน +18

    😂😂😂 omg dadka qaar waxa ween ayaa ka qaldan walahi 😂 Ninka saaxiibtey waa sida walaalkay oo kale. Midda kale sidee ku gentay inaad tiraahdo guurso ninkeyga? Omg 😮

  • @MaaidaMaxamad-m7c
    @MaaidaMaxamad-m7c หลายเดือนก่อน +13

    Ani aadaa ulayaabay😮 sheekadaan wey iga dhaadhicila.adahay lkn hadee runteed tahay abaayo waxaan kula talilahaay saxiib tinimadiina sedeedi kuwad waxeekuwey diiso ugu jawaab wax ayada maseer galileynin adigoo kufaraxsan reerkaada oojecel run ha uwada sheegin tusaale adigoo casho wada aadeen kudheh meelkalaan aaday ayada sicaadi ah uga sheekeey oo maseer iyo madax xanuun keeneen si aareerkaada ugu uwadatid sidee kuuweydiineyso ayadaa jooji doonto markee wax faaiidaa kaweyso wax maseerane qalbiga hagashan adiga

  • @beautiful1423
    @beautiful1423 หลายเดือนก่อน +14

    That story is like a movie 😢🤬💔💔💔

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 หลายเดือนก่อน +9

    Masahlano Nag iney Ninkeda Nag ku darto fishey waxbey darentay gabadhana shakigi ayey urumeysay balse hada waxey ku fikirtay iney nolashoda sidas aga war qabto ushada Ninka ka qado karta lodhibta iska celi badida hadi laga sodonto imanka kiyabo ku dhuuqso

  • @Dhowrsan544
    @Dhowrsan544 หลายเดือนก่อน +29

    Muqaalkaan dawashadiisa anoo usoo ordaayo aa kufay 😂walalaeey.War jecli iyo fartuun jeceyyl dartiis.

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 หลายเดือนก่อน +6

    Asc maansha Allah habo waa sax Alle ayaa yiri 2,3,4, but hadaan saaxiib taa aad ku dareyso, ha dhow ha ka shaleynin, isaga iskiisa ha u guursado qof kaa fogna ha guursado, maseerka qaar baa gabdhaha ku xanuun sado, iska illaaliyo waase fiican tahay maansha Allaah sunnada ha la nooleeyo❤️😂

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 หลายเดือนก่อน +5

    Wallahi Fartuunaato waa iga qoslisay 😂😂😂😂😂Adaba fiyoobaydee maxaaa kuwaalay kulahaa 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @lakisaed6784
    @lakisaed6784 หลายเดือนก่อน +4

    Hada ma waxay rabtaa siday saxiipted iskaga fogayn lahayd in lagala taliyo yaaab Naa kalsonidada gurigas kujoog Ada uso bareeray noloshane ama kala bax kolba faaido wa qabta hadii wlasha lagu keenayee

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 หลายเดือนก่อน +8

    Marka hore Wax calaf ladhaho majiro guurka waa goan qof weyn garay,calaf waa lagu ganbadaa moye,ninka weydidesay marka hore marke danteeda uso bandhigay aye gursatay

  • @amiiradiamond1064
    @amiiradiamond1064 หลายเดือนก่อน +11

    First naag saxibada ah ninkeedu siduu kugu cuntamay weliba durba wad hinaastay mrki hore wadku gashay wxii kugu dhacaya adaa ku galay ee ilahy haku sahlo wlley😂

    • @fatimaabdi636
      @fatimaabdi636 หลายเดือนก่อน +1

      Bal ma aragte sxbty ninkeed hadde kala tagaan xitaa ima so galo

    • @IlhaanDaahir-vg2nf
      @IlhaanDaahir-vg2nf 26 วันที่ผ่านมา

      @@fatimaabdi636xaaran bey iga tahy walle sxbty ninkeda naagaha qar waxba ma diidan yaahu 😏

  • @bilon8141
    @bilon8141 หลายเดือนก่อน +20

    ❤❤❤ fartuun aaad ayaan kuu taageera ❤❤

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  หลายเดือนก่อน +2

      ❤️❤️❤️❤️

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 หลายเดือนก่อน +6

    Fartun maseyr maa darentay 😂😂😂 jawabtada xanaq camal yaah 😂😂😂

  • @phartush_bint_ahmed4106
    @phartush_bint_ahmed4106 หลายเดือนก่อน +6

    Ayyy fartuuneey anooo gbr eh kudaaawan jire hada nh marwo ahy walibo adoo marwo eh😂😂I'm newly married ❤soo hampalyo iso dheh ina adeeeer

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  หลายเดือนก่อน +5

      Hambalyo macalin iyo arday wada marwo ah 😂😂😂❤️ Ilaahay kheir hanaago dhigo

    • @aishuukunwilkaron6743
      @aishuukunwilkaron6743 หลายเดือนก่อน

      @@FartunDuvetGirlameen

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 หลายเดือนก่อน +1

    Masha FRTN wa idin Salamay adiga iyo hoyada. Gebertan waxan kula talih iney si an kurkeda uu burburin ugu horen
    saxibtet iyo ninka wa iney dhexedoda gelin. Tan lamat
    wa iney sabar badan latimado
    si labada rerba uu dhisnada.

  • @aminasalad-ch5qx
    @aminasalad-ch5qx หลายเดือนก่อน +3

    Your hijab looks lovely x

  • @FatumaAbdi-h1s
    @FatumaAbdi-h1s หลายเดือนก่อน +8

    Please 🙏 guys 🇸🇴 400k🎉🎉🎉❤

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah,Fartun horta midan ma ahayeen nagtan ay shaqo ku yeesho aniga waxa ay ila tahay naagta masayer ku jiray marki hore, mida kale gabadha ma waxay noqotay naagih nagah kale jecela, Markii hore ay shaki jiray. Wa ku haysat ha ka saarto. Fartun filimka no so gudbi mida sadaxad marka ay timado. Filo, wa dhacda.

  • @Novadiiya22
    @Novadiiya22 หลายเดือนก่อน +3

    I wish daily video inaa kaaa heli karno

  • @Najma98
    @Najma98 หลายเดือนก่อน +8

    11:34 alla fartuuuney ka daa qeybta minwayntaa ku xanuunayse anago dhanna wan kula dareemayna tashuuushke 🤣🤣🤣🤣

  • @ItsSaadah
    @ItsSaadah หลายเดือนก่อน +4

    Fartuney somalidu calafka qiil bay ka dhigta iyo waxan wa calafkaygi iyo wu iqorna waxasasy lawregan intay ayagu sababti layimaden, bal wakasaye wanyabay miyan dhaha malinba wax kalo kayabtid mad maqli😂 ilaahay ha isku asturo wa cajaibe

  • @Hafsanor22
    @Hafsanor22 หลายเดือนก่อน +6

    Waaba bilaa damiir ma ninkyga naag ku daraayey waaba iska furi lahaa nin naag damcay ma heesteeen

  • @ShaafiaIsmail
    @ShaafiaIsmail หลายเดือนก่อน +6

    Fartuun halkay ku yaabty fadhidaa😂😂

  • @Alizia396
    @Alizia396 หลายเดือนก่อน +3

    Nayaa fartuun imika waad naga waynaatayde 😂 We need more dilemma and confusion.

  • @anfachassan9462
    @anfachassan9462 หลายเดือนก่อน +4

    barnamijkan latalinta ah hooyo kusoo dar fartuun u aqri kadib iyadane rayigeeda ayaa rabnaa wxn umaleynaa in xiiso bdn sii yeelan doonta barnaamijka

  • @Caaliyoqurux
    @Caaliyoqurux หลายเดือนก่อน +3

    😂😂😂ala ku jecliya fartuuney cawa waa iga qoslisay wlhy 😂😂❤❤❤❤🎉

  • @indho_adayg3268
    @indho_adayg3268 หลายเดือนก่อน +5

    Walaal seexo baan islahaye xageed dhiiga iigu karin 😭💔

  • @FarhiaAbdi-s8d
    @FarhiaAbdi-s8d หลายเดือนก่อน +1

    Iyadana lacag ta waashay fartuuney 😂😂❤😊

  • @nasraabdullahi4409
    @nasraabdullahi4409 หลายเดือนก่อน +1

    Iyo nin fiican isku hetso labadoodabo ogaawne inaan lahelin ee Allah ku Mahdi nimcada oo ku siiyay alxamdulillaah ❤👍🙏🌷🌹💐🌺

  • @AshaAbdi-h4e
    @AshaAbdi-h4e หลายเดือนก่อน +3

    😂😂😂 iyaa ani maaba naag uraadaayo 😮mafiyoowo taas mse ninka majeclo

  • @KhadraAbdalla-ze4vl
    @KhadraAbdalla-ze4vl หลายเดือนก่อน +3

    Aniga ra’yigeeyga waa ka duwan yahay tan dadka kale ee i maqal waayeel baan ahaye waxaad tihiin dad ayagoo isku fiican guur wada galey oo is aqbaley ka horna saaxiib isku fog baad aheydeen welina waa tihiin ee ha bilaabin xumaan gabadhaas sidii hore si ka wanaagsan u ahoow ka ilaali maseer iyo xumaan intaad awoodid wixii aad dhibsaneysid ama ayada dhibi doono ha u sheegin laakiin qalbi wanaag tusi waxaan rajeynaa reer soomaaliyeed oo reer wadaaga looga deydo inaad noqotaan. Ma aamin sani inaad qalad u guursatey ama saaxiibtaa aysan daacad ka aheeyn ee waxaan qabaa dhamaantiin inaad wanaag ka taliseen siiba saaxiibtaa oo guurka kuusoo bandhigtey oo waan bogaadinaayaa ee adiga ha noqon mid fitna bilaawdo isku kalsoonoow wanaagna ka tali.

  • @Sadiya_wehliye1
    @Sadiya_wehliye1 หลายเดือนก่อน +1

    I'm shock wlhi dhiiga igu kacay
    Calaf wax la dhaho ma jiro way rabtay ninka 😭😂😂😂

  • @nasraabdullahi1495
    @nasraabdullahi1495 หลายเดือนก่อน +2

    Fartuun madama reer yelatay manta xalada sikale u daremeysa 😂😂

  • @kadarahmed8637
    @kadarahmed8637 หลายเดือนก่อน +1

    Walhi fartun wad iga qoslisay xata ada masiri gadhyba mashlah

  • @Sahro567
    @Sahro567 หลายเดือนก่อน +3

    Omg fartuun waan kusalaamay abyo waan ku taageeraa😢❤

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  หลายเดือนก่อน +1

      Abaayo Macaan thank you soo dhawoow ❤️❤️

    • @Sahro567
      @Sahro567 หลายเดือนก่อน

      @@FartunDuvetGirl noolow intay nololi jirto abyo mcn💋🫶🫅

  • @marwogeele1254
    @marwogeele1254 หลายเดือนก่อน +5

    😂😂😂😂😂 Fartun waa funny 😄 block her that’s good advice

  • @AzharKahin
    @AzharKahin หลายเดือนก่อน +4

    Saxiibta rmaad ninkiida😂 ayada ninka rabtay heedhe marmarsiyo markay hshayna wayba ku yaacday😭😂😂

  • @MuwahibAbdisalan
    @MuwahibAbdisalan หลายเดือนก่อน

    Fartuun waligaa talo kugma nicin aan tan ka ahayn zxp dhib ma jiree maseerna waa wax jiree iska dul qaado hagaajina waxad hagaanjin karto ❤

  • @Its_dyyjih
    @Its_dyyjih หลายเดือนก่อน

    Masha Allah love nurkaga ifayo💗🎀

  • @najmanuur7148
    @najmanuur7148 หลายเดือนก่อน

    Abaaayo usii baaaarinimo fal habar yar waa hooyo ❤

  • @princesssz5557
    @princesssz5557 หลายเดือนก่อน +1

    nin la,aan madhacday😂😂😂bisinka ninkeyga iyo saxibtey acuudu bilaah ilahow haitusin malaha ninkee hora ujecleed tan saxib mahine subxanalaah

  • @Maryama-idil
    @Maryama-idil หลายเดือนก่อน +1

    Naa iyadaba ninka amee hore u gaad gaadaysay kadib markii love you lagu dhahay tiri sidaan rabay rabbi ma ii yeelay, Meelaan rabay roob ma iigu da’ay kkkkk

  • @ximpiloohmohammed8702
    @ximpiloohmohammed8702 หลายเดือนก่อน

    Fartuuney in guurka qaybta farxafada ay dadku kuso dhiibta ba' iyo hoogan ka dhaafa yaakheyaaw wah gabadha hada wa marwo la qabee❤😂

  • @aishamaxamed4977
    @aishamaxamed4977 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekada 1 aad ma xumo inaa xaas labaad noqotid lkn qaladka aad gashay baa wuxu ahaa inaad saaxiibta ka ogalaatid ninkeeda
    inaad laguursatid iyo ninka marku
    ku dhahay waan kaa helay inaa
    dhahdid bay aheed saaxiibtay baa qabtaa meel kale kaqaraabo
    Hada godka waaba ku jirtaa moohoo qoftaas ka gaabso waxaan ku dhahdaa taleefan ku hadal badan majecli ninkaygana majeclo 😂😂

  • @nasraabdullahi4409
    @nasraabdullahi4409 หลายเดือนก่อน +1

    Waw waxaa waaye saaxiibad fiican

  • @najmanuur7148
    @najmanuur7148 หลายเดือนก่อน +1

    Illahy kawada baqa koly saxpada Alle kacabsi soo xasuusi abaayo qalbi ledahy waa jeclan kartaa Asina illahy iiga baq dheh jecel umuuji labadoodaba ogowna bili aadam lama raali gali karo hadu rabin macan koly ninkas naftada ha raacsin

  • @SadiaOmar-jy3fq
    @SadiaOmar-jy3fq หลายเดือนก่อน +1

    May ha dhihn block sababto ah ninka wu waydina maxad u block gareysay lkn haday ninka ku tirahdo arimo qaas i waydisa waa macqul nimanka waxay jeclyihn inay wax kala qariyan

  • @SacdiyoabdiAli-u9w
    @SacdiyoabdiAli-u9w หลายเดือนก่อน +2

    Ani wxey ilaa thy mrka hore saxiibdeyda ka hshey ninkeda jaaniskeda ka faaiideysatey ngta mlha😂😂😂saas ku wda 😅😅

  • @لذن-ل3م
    @لذن-ل3م หลายเดือนก่อน +1

    fartun shekadii waaba dhacday markaa sxbtaa si hoose ula hadal ku dheh xbbti tan qadar weeye isma lahayn sxbtaa inay saas dhacayso lkn wll hada way dhacday adna sxbty baad tahay sirtaadu waa taada tayduna waa tayda su.aalahan waa dhibsaday igadaa

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekadaas Anigu ma rumaysan waa Illahay amarkiis cid iga dhaadhicin karto majirto qofka so qoray Aya donayo inu Xalimo gang ka qayli siiyo😂 E walaley energy gina haiska qasarinina

  • @aminoabdullahi1653
    @aminoabdullahi1653 หลายเดือนก่อน

    Fartuuney aniga shekadan cml igu dhacday waxaanba ka jartay sxbti nimadii waana ka diiday in aan ninkeda la hadlo ama aan lasheekeysto guur iska daayee balayada ilaa hada waan layabanahay waxaa is dhahaa ma u sheegtaa walidkeda oo inantiina ogaada xaladeeda

  • @fiifii8276
    @fiifii8276 หลายเดือนก่อน +3

    Maseer is not an excuse the first wife is to be blamed for this gabadha weakness kede kaso martay kulaha I know 9 siblings ina masuul ka tahay and my man have money what? Dadke isku aroosisay private life kooda ha u nabad galiso or si toos ha uso wada baxdo who told her to look a second wife for her husband Let alone someone she is close to😡 let her pay for her nacasnimo and for the second wife shalay ba wa lagu keenay iska bax hadi lagu dhahana bax nooh awalba tala xumada wa ku raacday hadana tallo walbe la imadaan ku qanac ati wa cabsana

  • @iamproud7936
    @iamproud7936 หลายเดือนก่อน

    Asc Fartun first story nin baa soo qoray i believe

  • @LegendAhmed1997
    @LegendAhmed1997 หลายเดือนก่อน +2

    dhowr bilood ka hor naagtayda naag kulul ah baa waxay idhadey sxbtay baan kubarayaa ila guurso sxteedna waa naag shidan ayada cml anoo raba baan dhahay maya oo waxaan isdhahay amay adi ku fiirinaysaa weliba lacagtaa ku doonanayso ana bixinaya bay idhahdey show jaanisbaa idhaafay nimcadan oo kale baa laila rabay

  • @nijaj9157
    @nijaj9157 13 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂 fartuunee anaa adi cml u qoslay film miyaa cml

  • @fadricaisse5750
    @fadricaisse5750 หลายเดือนก่อน

    Wanku tagera wana kujalahy ilahy haku xifdiyo 😂❤

  • @RamlaBaslawe
    @RamlaBaslawe หลายเดือนก่อน +2

    Abo indha adkaa gabadhu
    Bal kwrn gabdha qisada so gudbisay maahne ti kale hade pagekaga ku xiran tahy ma fahmeso miya in iida la hesto 😂😂😢❤

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  หลายเดือนก่อน +1

      Waaba BEELO markaas hurdada ka kici

    • @alcamaarifardo7334
      @alcamaarifardo7334 หลายเดือนก่อน +2

      yaab dhagahayga waligay ma maqal sjeeko noocaana😢

  • @gabadhugaradkudhalay4387
    @gabadhugaradkudhalay4387 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂Fartuun dhex dhexad noqo wa farda baxde 😂😂😂😂😂😂

  • @Abdiaziz-z1
    @Abdiaziz-z1 หลายเดือนก่อน +1

    Kkk maxamadow arintaan adigaa igu tashkiiliye ahaa afaarahan jiimbaartaada kuseexo dheh minyarooy adigaa galay arinkaan

  • @hamdihiis5240
    @hamdihiis5240 หลายเดือนก่อน +1

    Naagta ninka wey raptay cos markii loo so bandhigo ka boodi laheyd lkn yaa mar ila hadlo ka taagneet
    Waxakaloo xanun ah nagti shalay usoo bandhigtay iney rapto iney ka taqaluusto yaab badanaa😮

  • @Qrahma_13
    @Qrahma_13 หลายเดือนก่อน

    Qisada kowaad iga yaabise alla dadka qaar ma fiyooban 😭😂😂

  • @saladohasan1715
    @saladohasan1715 หลายเดือนก่อน +2

    Ku soco🎉😮

  • @khadroahmednur8296
    @khadroahmednur8296 หลายเดือนก่อน +1

    Fartun waa lagu kcy kkkk iyadii baa maseyrtey ilove it jwbta block ku dhaji

  • @SuweidaAbdiqadar
    @SuweidaAbdiqadar หลายเดือนก่อน +1

    Fartuney malagugu kacay wxy waa sabti jimco mho 😂😂😂

  • @ambaroabdille
    @ambaroabdille หลายเดือนก่อน +1

    Gabadha ninka la guursatey saaxiibteed waxaan oran lahaa koley hadaad gashey number kaaga xajiso

  • @qadroyarisow7211
    @qadroyarisow7211 3 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂 sewax yeshey fartuuney 😂😂

  • @MohamedCabdi-z4d
    @MohamedCabdi-z4d หลายเดือนก่อน +1

    Fartuun wll gang love u nolow😊

  • @maandeeqmaankauroon1278
    @maandeeqmaankauroon1278 หลายเดือนก่อน

    Because walaalsheed bay kaa dhigatay ee adna sida walaashaa Hooyo kuu dhashay oo kale ka dhigo

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 หลายเดือนก่อน +3

    fartuun waa xanaaqdey😅

  • @idman-p8x
    @idman-p8x หลายเดือนก่อน

    Omg fartun you amazing my sis wlh good advice waye she is look her only opportunity 😂

  • @Suhaila685
    @Suhaila685 10 วันที่ผ่านมา

    Walhi that’s why I don’t have a friend and I’m alone with this guy I act I can’t raise 5 kids myself he does every thing goes where ever I go girls don’t act strong woman who are independent act vulnerable so he would never think of another woman marka ka dhameysto maybe but no know soon IA

  • @Abdiwali-Osman
    @Abdiwali-Osman หลายเดือนก่อน

    Anigu waxaan kugula talin lahaaa. View Haka Taasunil Hadii. Aad ninka guursato. Ogoow no more youtuber

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 หลายเดือนก่อน

    Nin aduunyo joogow maxaa aragti kuu laaban maahmaahdaas iney dhabtahay waxaan ka ogaaday barnaamijyada fartuun😅

  • @nurtoadam1972
    @nurtoadam1972 หลายเดือนก่อน +1

    😅😅😅fartuun maseerkii adiga miyu kugalay managa jimco aheed gormee sabti noqotay 😂😂😂

  • @Novadiiya22
    @Novadiiya22 หลายเดือนก่อน

    Shidnaan badanaa markaa casheen rabtid inee Fartuun kasoo horbaxdo❤❤

  • @NastexhoIbrahim
    @NastexhoIbrahim หลายเดือนก่อน +1

    Fartuun iskaabulo ayaad ahayd markii hore hadan xaas intaa ayaa kugubeysa 😂😂

  • @HalimaOsman-xn2cg
    @HalimaOsman-xn2cg หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 hadi lagu qadanqadiyo peace and love ❤️😭😂😂alaa Fartun umadeena maahan 😂😂😂

  • @NZAYNM
    @NZAYNM หลายเดือนก่อน

    Mashallah waa catoode Maxa samesay

  • @Blessed-thankful._.7
    @Blessed-thankful._.7 6 วันที่ผ่านมา

    Fartun you are girl’s girl, great answer 😂

  • @RahimaRuzaa
    @RahimaRuzaa 28 วันที่ผ่านมา

    Ala ma qosli kari sheekada hore yaab bdanaa 😭😭😂

  • @NastehoLove
    @NastehoLove หลายเดือนก่อน

    Wow 21 yala wa ku daraxsanahy tuney wa ku salamay

  • @maryanahmed4477
    @maryanahmed4477 หลายเดือนก่อน

    Asc habibty gabasarta madhi gadha walal plz isojawab

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 หลายเดือนก่อน

    Iyaa fartuu adi xataa mala hinaastay maadaama aad xaas noqotay😂😂😂😂😂

  • @AyanaApdi-gv1vn
    @AyanaApdi-gv1vn หลายเดือนก่อน +3

    Sheekadan wlley gaaski bay igu kicisay 💀

  • @ubaxaden2485
    @ubaxaden2485 หลายเดือนก่อน +2

    Meshan kuyaba fadiya 😭

  • @naamiabdi7552
    @naamiabdi7552 หลายเดือนก่อน +1

    Talo fiican baad siisay block😂😂😂😂

  • @aminomoha-is4od
    @aminomoha-is4od หลายเดือนก่อน +1

    Meshan ku yaabay ban xanaq la fadhiya dumar noocasana ma jiran😮😂

  • @DaltabyoTube
    @DaltabyoTube หลายเดือนก่อน +1

    Cajayib 🙀maxan yabey

  • @ayaanissa8493
    @ayaanissa8493 หลายเดือนก่อน +6

    Hadii dumarland nahy xaaska kobaad baan lamaseerne 😂😂

  • @ladnadeeq9010
    @ladnadeeq9010 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 shekadii filimaanta weeye oo run laga dhigaay