Khas war waxan doqonka ee dhandhanka hooyadii haday dhimatay mu necbanee jahilka ayaa lagu yaqana waxaa war balayo idin firsataa xawayayinyhy😭💔walakugu khasaray waryaa doqon ilhay ku abuuray ed maleh lakiin indhihi ku arka ayaa ayaan daran nacas
Abwe barnaamijk qaabka u sameyneysiin ayaa qaldan barnaamijka waxaa la dhahaa kaftanka cataleya raadi waad arki doonta qaabka su aalaha loo weydiiyo 2017 ayaa reer fecbook sameen jireen wada badan oo laga sameyna wey jirtaa lkn su aalaha ayaa idin ka qaldan Waa intaa idin ku dhaamey mahadsanid
Muqalkan 3 days ago ayaan duubay asxap badan wax isku qaldooyin marka sidaas u ogaada
Jaahilsana😭😭hooyo hadey nooshahay iyo hadey dhimato marna manici kartid walee hooyada wakugu qasaartay 😭😭😭😭
Nin cas oo dheer inaanu faiido lahyn hore ogaa hooyadey ma jeceliya
War enjoy wa Shamsi halagu waado
INJOYA. WAA QOSOL. MIIRAN. WALASHI. AYAANIITA. ABAAYO. IIMAAN. FARXADIINA. HAWAARTO❤❤❤❤
Nuurdiin please soogal khilaafka kadhaxeeya Ayaan iyo saygeeda waxaan jeclahay farxadooda waliba sidagdag ah OK ❤🥰🥰🥰🥰
Seygeeda maxe thy oo miyuu qabaa jiliin lee wye isma jeclo xataa views lee sameenoyaan iyo in la sheegsheego lee
Nuurdiin misaajidka sheekh cabdiqaadirka ma u xiistay
Hoooyo kuma nici karo si walpa 😭😭
Masha Allah 😂so funny wlhy kahelaa nocan camal huunoyaal prankiyada un iskadaya kuwaasi waa madhax wax jira maaaha wax qosol ah iyo murti waxlaga faaido sooduuba because dadka noocwalba iskugu jira ❤peac and love
Ladies first diin aa kadhigten lkn ogada in alle yiri arijalu qawamuna cala nisaa 😊
Yaa muxu idhi doqonkan iska cas hooyady haday dhimatay ma jecli😢😭 jeceelkeedu waxba iima tarayo kuyeee Allaa hooyoooy Allow kuu naxariiso😢 Anoo la yaaban sheekh mustafe ma jecli ayaan hadana maqlay haday dhimatay hooyadeey ma jecli Saddex jeer xaq mudan😭 Akhas balaayaa idin daawatay
Supxanala walhi Wan qirodoy marka enjoy hadalka maqley doqonimo bu sameyey hooyo mcn bu lacag darted ka dornya
Enjoy a hooyo maray dhimato kasii jeclow markay nooshahay waayo markii waalidku dhinto awlaad baariyabuduceyso ayaa anfacaayo
Khas war waxan doqonka ee dhandhanka hooyadii haday dhimatay mu necbanee jahilka ayaa lagu yaqana waxaa war balayo idin firsataa xawayayinyhy😭💔walakugu khasaray waryaa doqon ilhay ku abuuray ed maleh lakiin indhihi ku arka ayaa ayaan daran nacas
😂😂😂
Vaar vaar ayaaniita iyo imaan weeba kalaxanaaqsanaayee eee hadana weeba faraxsanyihiin bee nio dadkaan unugah miyee musasal jilaayeen😂😂😂yaap weeye wllhi😂😂😂😂
Taas chenelkooda lee waaye 😂😂😂😂
Marki qofki aminsanay digalkas lee utala wahas😂
@@simanmoha6064waba jiliin been jcl ma jiro views isku keenay
Yarka sualaha waydina tartiibta su uleyahy funny ah
Nuurdiin atarisho badiyo xaladeeda iga waran xanuunka hada seekatahay
All maa noli
Hooyo macaan
Subxaanallah lacag jaceyl dartiis
Miyaa waxaa loo samayna
😢😢😢😢 jana iyo hooyo cidiisku hesho nasiible😢😢😢😢
Soo badiya wllo
Kulaha hoyadey wey dhimaty jecelkeda muxu ita bisinkow hoyadey hadey noshahay iyo hadey dhimato wan jeclahy ano 100 rigid darteda waxa u dhahe bal wada leyahy 🙆♂️🤦
Janadu ciyaar magasho ✅
Mashallah
Soo badiya azxabeey
Alvaro melu jogah qosol lee waye😂😂😂
Nuure ma leys inkiraa😅😅😅
Amin.aaman.injuy.❤susmiy
400k congratulations 🎊
Enjoy Horta aqliba malahan ish
400k hambalyo hambalyo hanbalyo
Nuuradiin walaal aa jeclahay barnaamijkaan aala timid dambi yookaaso raacin wiil wnagsan tahayee enjoa nin xun inoo noqdo iyo kan fanaanada madoow adaa usabab eh hooyo hadee dhimato iyo hadee nooshahay waa isku xurma waliba markee dhimato jeceelkeda sii ziyaadaa waaloo duceeyaa niyada lagu haayaa ma hooyaa lacg xun lasiistaa ilaahow malaayin mee ahaato waaka xumaaday enjoya kan kalena aakhiradiisa janada oo eh waxa aduunka ugu ween ee naloo keene inaa ushaqeesano oo lasiisan karin dunidaan dusheeda wax saaran oo kadoortay meeshaan khayr kama soo socdo aakhiradaada adoo ilaashaaayo jooji barnaamijkaan
Abwe barnaamijk qaabka u sameyneysiin ayaa qaldan barnaamijka waxaa la dhahaa kaftanka cataleya raadi waad arki doonta qaabka su aalaha loo weydiiyo 2017 ayaa reer fecbook sameen jireen wada badan oo laga sameyna wey jirtaa lkn su aalaha ayaa idin ka qaldan Waa intaa idin ku dhaamey mahadsanid
barnaamijkan waa wataa wlhi prt 3 sugeynaa 😂😂 enjoy tiktok iska raadi caasi hooyadaa hadey dhimatey iyo hadey nooshahy waa uun hooyo
Part2
prt two
Kkkkkkkkkkk Allaah ha u naxariisto hooyo macaan
Hhhhh
Hhhhh Nosobadi part 3
Soooo funny😅😅😅😅😅😅
Money is not easy 😂😂
20 sano kadib ilmaha dawana kulaha wuu iga qosliyay😂😂😂😂
Sooo badi he
Soo badi
War barmaamishka enjoy ka reeba plz
Enjoy dhiiqo gashay hooyadaa ku dhashay oo dunida ku keentay maa 100rd ka dooratay
Astaqfullah jano marabta maya aa subxanallah 😢
M.a nurdin atrisho stxy ,hampslyo an walal
Soo badiyaa😂😂❤❤
400k hanbalyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
M.a keep going 😂😂😂😂
Hooyo ma jecli 🤣🤣🤣🤣
Hambalyo hambalyo♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🍰
👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️
Ayaan dabaal miyaa nimanka maxay lafadhisa😂
Part two I.a noosoo samee
Al varo 😂😂😂😂 dhiblow
Ijoy jahil waye 😂😂😂
I don't understand the game
Kkk
❤❤❤❤❤❤❤
Wlhi wa funny barnamujkan 😂😂
Wnka helnay noso badiya
Part 3 kadhiga seriesna haloo jawaabo
So badi 😂
Lkn nuurdiinow wiil ka su aalaha idin wey diinaayo 1 su aal oo 2 qof weydiinaa
Keep going my family
Muqaala aan ku raaxeysto noo soo badi😃😃😂😂
Ciyaar mcn weeye😂
😂😂😂😂😂
Al vaaro muqdisho qastay 😂😂😂😂😂😂
Enjoy mxaa kaa qaldan hooyo maa 100 ka dooratay 😢
m. a😂😂
m.a
Keep going Brather 🎉
Muqabil😮😅
😂😂😂😂😂😂❤
Suaalo macquul is weydiya mida kle jwabta ay dhiboyin lacgta dartis wxas caqli xumo wye
Hal talo niku darsanaa saddaxda suaal qofka laweydiinaayo hala sooqoro soo qofka uogaan inuu guuleysan rabo iyo inkale wuuniiqiyaamooyaa ninkaan markaa kajawaabtiin wuuniku sii adkeenooya. Su,aalaha sooqoro intuu barnaamijka bilaamain
Mobel ka firsanoya wu u qoranyahy
😂😂
😂😂😂