Maxaa kalifaya inuu is cadeeyo,waxaa ku filan hooyo hooyaday maahid ee wiilkaagii Allaha kuu sahlo, maxaase kagu samayn karaa haduu ima aad dhil ku ekaado?
AJ wuu Ogaa Hooyadii inay Maalin Soo Fadhiisanayso Baraha Bulshada Sidaa Darteed wuxuu Dedaaley inuu Nin Fiica isaga Dhigo Somalida Si Berito Hooyadii loo Dhaho waa Beenleey Oo AJ waa wiil Fiican Caqligiisa Xun Ayaa Siiyey inuu Hooyadii Sidaa Ku inkiri Karo ❤
Ejey hoyo kale malahan runta ka hadal wa benta wax sax uu hayo malahan ha isku cebobin majertena wax sax ah ma hassan salad iyo sax waxa wayside malahan dhinacaga ha gadan
Tolow anna TH-cam ma furtaa aan AJ ku dhaqaalo raadsadee
Allaah ka xishooda qaala iyo qiila waa waxa lagu cadaab muto
Sucaad Siiilkaaga Qurmoon ku Dhaqaale Raadso ❤
🎉🎉🎉🎉
naa warbadanaa walal get point yaarabi
Maxaa kalifaya inuu is cadeeyo,waxaa ku filan hooyo hooyaday maahid ee wiilkaagii Allaha kuu sahlo, maxaase kagu samayn karaa haduu ima aad dhil ku ekaado?
Why Cabdullahi uugu mashqulaya AJ and his family he need to solve his problem where is his daughters and his wife
War Aj waa la yaqaan ee Naa caruurtaadii meel ku sheeeg
Walal adi maxa kagaley
Dha
ilmaheda
❤❤❤❤❤❤❤
Naagtan soo tii caruurta laga qaatay maahan. Waxa caruurta lagaga gurtay waa dambiga iyo cuqubada aad this mada ka galeysid. Walahi hadaa edebdarad deyn waysid dhibka ayuu rabi kugu sii siyaadin Inshallah. Midkan hadlayo ee dhafoorka weyn waa kii asagana naagtiisa oo foolanaysa hospital ka kaga carary. Subhaanalah
AJ wuu Ogaa Hooyadii inay Maalin Soo Fadhiisanayso Baraha Bulshada Sidaa Darteed wuxuu Dedaaley inuu Nin Fiica isaga Dhigo Somalida Si Berito Hooyadii loo Dhaho waa Beenleey Oo AJ waa wiil Fiican Caqligiisa Xun Ayaa Siiyey inuu Hooyadii Sidaa Ku inkiri Karo ❤
Waarunteet faadumo waa gabadh caqlibadan
Daahir naftigiisa baaritan ubaahan
Naagtan ileen wa dulmileey beenta laysla jiibi naaya allah wax idinka oran
Oo naagtan ilen waa masiibo Aj hoyadiis ku te adiga maa ka dhalisay
Isagaa intaas is gaarsiiyey , waxuu 5 daqiiqo ku xalin karo buu gaarsiiyey 2 week in ay socoto.
Wax uu isgaarsiiyey majirto. Noloshiisa isagaa u xor ah. Cid qasbikartana majirto. Halaga dhamaado wiilkaas.
Waa doqon balse MJ baa kawaalaya
@@Rimj-ur4beKkk maxa tiri? Cuqdad MJ aya kugu dhacday. Nin caasi walid ah waaye.
Sharaf iyo Wanaag waxay lumen 1991dii markii la xalaashadey dhiig iyo dhac muslim
Sax
100.000 kun oo bilaash ah miyaa rabtaan inuu bixyo maskiin wiilkaan waa loo tashaday
jaahilintan wan ku qosla wa dad bila nolol ah yaabka adunka oo social media sharaf ka raadsada 😂🤣😅
AJ ma shaqaad ka dhigateen mooryaaneey waxx xaqiiq ah ma haysaan ee dadka ka xishooda
Soo waa dad aad xun wiilkaana wey ku dambaabaayaan faraha ha ka qaadaan
Asc wllyaal cidkasta oo hooyadaas ka naxeysa ha ugagaaraan oo hala hadlaan wiilkaas dafiraya hooyadiis waxadna ogaataan maragii cismaan jeylaani oo soo bandhigay evendance efect waad mhdsnthn
Sadexda wiil waawayn isagayba danka uga egyijiin wax shaki galin kara majirto.
Xitaa haduusan dhalin, sow isaga kuma qanacsana noloshisa? Somaliyey maxaa uga xuntijiin wiilkaas noloshiisa quruxdabadan uu haysto??? Xasadnimadii aa dalkiina kusoo gubteen miyaa qurbo latimaadeen??
Views kii iyo lacagtii miyaa idinka galay AJ
Naagta claahi salameysay darted miyad uso furtay oo hooyada ssawir lacarartay war isma hubane Yan leydin beengurin
Oo yaa kuu dirsaday inaad baarto
Kkkkkkkk waa yaan caruurteedii meel ha ku sheegtoh
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Soomaali xumaan meeshay ka gaareen ma caruurtii ayaa loo gudbey? Gabadhaa dhashay wiilka dhalay oo maxaa idinka galay iyagaa isqabee
Reer ka uu la nool yahay amaba soo Kori hey.
Maxaad ka ogtahay in ay yihiin reerkii dhalay
Maamadaan naagta gaalada ayaad wada aragteen marka lacag bay haysataa ee afduuba.
Ejey hoyo kale malahan runta ka hadal wa benta wax sax uu hayo malahan ha isku cebobin majertena wax sax ah ma hassan salad iyo sax waxa wayside malahan dhinacaga ha gadan
Yaahuu warmataqaano
Maxaad cadeen u haysaa dhinaca kale ah. Maxaad ku hadlee
War benta jojiya ilahay ka cabsada habertas ma dhalin wiilkan
Qofkaan muno miyaa
Waxaan dareemayaa ninkaan
Inaanu reer mudug ahayn cidwaliba bay ada aykatimi
Muuqaal ahaa wayka muuqataa boqolaal baan
Ognahay xiligii dagaalada
Kalalumay
Reer mudug ma qabiilbaa war AJ aabihiis waa reer waa bakool waa buraashadley waa majeerteen cumar maxamuud
Astaqfurulaah war cabdilaahi ma nocaan ayad aheeyd