leefleefow wa cuntio hindi shakshuko wa cunto carabik isaga wuuu iska dhigya iyaga inay leyihin bajiye wa cunto kenaya ader xamaray dadkale cuntodood hada soo gurto magac somali u samee ama beenta nagala taga waxas ay shegan somali food maha wana naqana
😂😂😂 kannindhaha yar masiibo waa xanuunsan
Ya ya reer waqayi somali bantuu ha doontaan wallahi ayagay ka dhumeen ha raad sadaan 😂😂😂😂😂
Reer waqoy iyo reer xamar ya isku balamiye qosol igu maharin aaniga 😂😂😂😂
Waa wax la cuno
Leefleefow hadaad cuni laheeyd waad uxiisi, Shakshuuko waa lagu quraacdaa.
Wallahi waa cunno waxaad ku qortaa Google
Kkkk

War waa cunno