Sheeekh mustafe khayr allah ku siiye soo ma ogid israaiil iyo shico inay wax isku yihiin ilaahay umuda ehlu towxiidka ha ugargaaro hana mideeyo kuweena wax garadkahana madax ha inooga dhigo
Asc wuxuu ku xanaaqsan yahay in Suriya laga tuurey Bishaar wuxuu leeyahay waxaan caawineyney Falastiin, Calikhumeyni wuxu yiri kama Dolan Turkey iney Waxan sameyneyso Falastiin uma aysan helbi gareyney Sunni waaye helbi gareeya ee waxay u arkayen fursad ay ku wiiqi karaan yuhuuda, asxan waa uga heynaa grabistaagooda Falastiin maxaa ka galey Suuriya, Cida garab istaagooda daacada ka tahay waa Xuuti Alle ha soo hanuuniyo Aameen 🤲🏻🤲🏻
Sh Mustaf Duruuzta waxay dagaan Lebanon,Siria and Israel waa qolada ciidankooda ka buuxaan ama ka tirsanyihiin kan yahuuda mana aha shiica laakiin waxay la yihiin dir.
Shiico shalay iyagaa xasuuqay sunniga suuriya,barakiciyey oo badan inay dunnida meelo badan ku dayacnaadaan! Awalbana far baa ku godnayd! Warkooduna israa'iil kama joojinayo hamigooda ah inay burburiyaan nukriyeerka iiraan.
Wan yabay sheekh Arab wa 2 billion people Israel o ah 9 million ya xasuuq ku haysa walahi wa yaab iyo akhiro saman ma yamanba ma Syria ama Lebanon miya Palestine miya
الهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Inaalilaahi wa inaahi raajucuun allah ha u naxariusto dhamaan muslimiinta aamiin
Allah unaxariisto walhay waa very sad sheekh la dilay 😥😥😥😥😥😥
Aaadbaaan uaqanaaa wlhi anigoon walikay lakulmin rabi waxan waydisana janada inuu nakulmiyo 😢😢
Amiin amiin amiin❤
Mahadsanid walaalkeyga Islam.ka ahow
alaha unaxaristo amin alow rer qaza ugargaar amin
Sheikh mustafa mahdsanid anoo canjeero dubanaya ku daawanaya ❤
Masha Allah
So duceey
Allow u naxariiso oo u danbi dhaaf allow jana fardowza aclaa ugu bishareey
Inaalillaaha waa cinaa ilaahey racajuna ilaahey haa nxariisto sheeq Khalid
Allah swt haunaxaristo intii kudimate amin
Kusaliya❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤
Inaalilaaahi inaa ilaahi raajucuuun dhoolaba waa dhinte lkn waashiday inshallaah shiidnimo cid nasiible uu helo.illaahay shiihidno nagu irsaaq aaamin
Subaxanalah qofaka shecada inay muslim yihin uhayasata ha ogado inay cawaga muslimaka yihin ilahow sharakoda naga 😢😢😢😢😢😢😢
hadii suni is dhiibtay ma xaay ugu dhiminiyaan suni is dayacay allow jabiy yahuud mareykan aamiin
🥺. 🥺. 🥺 . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
alle ha ku gargaaro
Asc wallaal allaah ku caafiyo caafimaad qeerqabo allaah ku siiyo oo dagdag insha allaah
Allaahu❤akbar❤allaahu❤akbar❤
❤ Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa ❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda ❤
Sheeekh mustafe khayr allah ku siiye soo ma ogid israaiil iyo shico inay wax isku yihiin ilaahay umuda ehlu towxiidka ha ugargaaro hana mideeyo kuweena wax garadkahana madax ha inooga dhigo
Shiiq Khaalid allah ha'u naxariisto
أنا لله وأنا اليه راجعون
Allaha u naxariisto shahiidkaasi
Asc inaallillaahi wa inaa illeyhi rajacuun kitaab kiisa midigta allaah kasiiyo awoowga riim
I heard when adajjal is near shiia will help Israel ya Allah protect us from fitna of adajjal Amiiin
Ilaahy haunaxariisto sheekh khàlid Waa shahiid insha allah😢 14:37
Shiites iyo Israel marki hore digal mey kujirin ,Hamigoda maxey ahed in sunnida Syria kasaran❤
Subxanallah walahi wakanaxay ilahey haunaxaristo
Walahi wan ooyey Allah Yarahma Rahimiin
Asc shikh waxaan rajeynaa inaad tahay nin caqiido fiican noo soo tarjum afghanistaan sidaay ugu xukunto dadkeeda kitaabka ale si soomalida ujeclaato
Allha ugargaaro muslimiinta meelwalba joogaan cadawgooda allha jabiyo
وعليكم ألسلام و رحمة ألله وبركاته
Ma amaan baa waa xaasidnimo darted kursiga hagaarin idam allah
nolow wll allaah haku xafido
Subxanllh yahuuda allha baa bi,yo😢
Shiicada kulaylki yuhuudaagaaray eiileey shiicowaagun
Weligodba heshiis Bay ahaayeen
Waan ogayn inaan israaiil iyo shiico faraqweyni udhaxay cadawtinimada suniha uqabaan maantuuna caderysy
Thanks for talking about ruxu ruxu
Shiicadu way cadaysatay inaanay Muslim ahayn,
Cadaawada ka dhaxaysa muslimka iyo yuhuuda Alle ayaa Quraanka inoogu sheegay.
Awalba shiicada qaarkood yuhuuda ayeey hoos ka wada xariiraan
Asc wuxuu ku xanaaqsan yahay in Suriya laga tuurey Bishaar wuxuu leeyahay waxaan caawineyney Falastiin, Calikhumeyni wuxu yiri kama Dolan Turkey iney Waxan sameyneyso Falastiin uma aysan helbi gareyney Sunni waaye helbi gareeya ee waxay u arkayen fursad ay ku wiiqi karaan yuhuuda, asxan waa uga heynaa grabistaagooda Falastiin maxaa ka galey Suuriya, Cida garab istaagooda daacada ka tahay waa Xuuti Alle ha soo hanuuniyo Aameen 🤲🏻🤲🏻
Kanaalada somalida ee shiicada buun buniya habarteen waxa shiico tahey iyo iney kafog yihiin yahuuda
Yuhuud ilahey masibo hakurido ilahayow yuhuud babi yarabi awod ey ushekten kuwi larabay in eykaqabtan galadi ayey kacab sanayan cabsidi ilahey wey iloben ilahayow cawi umada muslinka Garahan falastin iyo siriya Ialahayow adunka katirtir adigan kuhesana yarabi 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Waa hadal munaafaq oo weyn kana xun yhy horumarka xagga awooda ee turkiga in kasta oo uu inaga na khayaaney
Kooxaha khaniisiinta taageera waa kuwo khatar ku ah caalamka! Laakiin trump iyo xisbigiisu waa kuwo ka bisil xisbiga kale haba taageeraan israa'iile.
Sh Mustaf Duruuzta waxay dagaan Lebanon,Siria and Israel waa qolada ciidankooda ka buuxaan ama ka tirsanyihiin kan yahuuda mana aha shiica laakiin waxay la yihiin dir.
Sheikh sawir Nama aadan tusin waad iloowday markaa edit garaynaysay
❤❤❤❤❤
انا لله وانا اليه راجعون
Wanaagsan Laakiin anigu waxaan joogaa habeen saq dhexe
Wala ogyahay inshiicada iyo yuhuudu islajiraan
Shiico awalba gaalay ahayd ahun shiikha
Allah doqon maxa aduunka joga Fuulaynimo kulah waxa la joga markii yahuuda la hishiin lahay ma yahuud baa hishiis taqan
Walaahi Waa Waxaa kasugi lahaay😂😂🤣🤣🤣
Shiico shalay iyagaa xasuuqay sunniga suuriya,barakiciyey oo badan inay dunnida meelo badan ku dayacnaadaan! Awalbana far baa ku godnayd! Warkooduna israa'iil kama joojinayo hamigooda ah inay burburiyaan nukriyeerka iiraan.
🎉🎉
Ordugan waa Rageedi
Hadii Aad Daacad u noqoto
Wadankaaga ,Cadawguna wuu
Kaa haybaysanayaa.
Shiico awalba yahuuda kama sokayn
Laakiin waxaa yuhuuda dabo ordaayo waa madaxda suniyiinta ee carbeed
❤
Asc ustaad musdhaf ma arko meesha aad tiri minbarka
Awalba shico io yahuud halmel baykasoojeeden waxay 2 qolo ukala yihiin dadka aantaariikhda islaamka aqoon ama diinta jaahil ka ah alle iskukiin jabi waxay rabaan suniyinta inay uhishiiyaan lakiin allaa koonka iskaleh waxna kamatarayaan mujrimkasta meelxunbuuku danbayn insha allaah
Sheikh mustafe Ali sxb warbahintaa syria give me
Shica iyo Israël 🇮🇱 waa saaxiibo colaad madgextaalo maraykanka ayaa u dhaxeeya oo Sunnida kuwa loo socdo sxb indhaha fur aqoon yari ayaa ku haysa walahi 😢😢😢
Shiicada yaa qoorta u geliyay yuhuuda mase lagu dhaafaa heshiis???
Shiico waa shiico Diin malaha shiicadu kirishtaanka iyo suniga kirishtaanta ayee jecelyihiin muslimka waa sheegtaan soomaalida Inyar ayaa. Lasocota
🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭💔💔🇵🇸
Wsc bro
Waxaan owalba sheecay ahaayeen nadhaafa dheh
🤲🤲🇵🇸🤲💔😭💔🤲
Waa la rabaa ina loo kala baxo Muslim iyo gaalo
Maxaabiis dhinac kaliya maahine labada dhanba maxaabiista ay kala haystaan ha soo daayaan!
Bisinka
When 4.000000 dead
And 4000000 missing
.’2 million Amputated
The whole country destroyed do u think Hamza was right?
Israel wax hishiis ah yaa lala gelin balan ma leh
Wan yabay sheekh Arab wa 2 billion people Israel o ah 9 million ya xasuuq ku haysa walahi wa yaab iyo akhiro saman ma yamanba ma Syria ama Lebanon miya Palestine miya
Yuhuuda maakala jecel shiica iyo suni
❤❤❤❤❤❤❤❤