PART1 WAXAY II SHEEGTAY WAAN AMINI WAYEY OOYINTEEDA AYAA …QISADA ABWAN CIZO IYO GAGAR UU LA KULMAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 278

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 6 หลายเดือนก่อน +13

    Niow wareysiyada somalidana waxan ku nacaa wixii oo meel fican ku maraya ayuun bay part 2 iska odhanayaan. Bowe podcast ka dhig oo warka na wada deeqsiii

  • @bish_hassan
    @bish_hassan 6 หลายเดือนก่อน +23

    Qisadan dhalinteena aad ugu badantahey abwanka allah barakeyo 🥰wax badan kafaidey qisadan🥰👏🏻👏🏻

    • @HamdaiphoneQuruxwaang
      @HamdaiphoneQuruxwaang 6 หลายเดือนก่อน +1

      Oo imika ma abahay ban iska ilaaliya ilaaliya 😂😂😂😂

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 6 หลายเดือนก่อน +16

    Hooyo mcn Allah ha u naxariisto😢😢

  • @fathimohamed-un5uk
    @fathimohamed-un5uk 6 หลายเดือนก่อน +12

    Allah u naxariisto hooyo adnah faraj kheeyr qaba Allah ku furo wll😭😭😭

  • @ayanahmed915
    @ayanahmed915 6 หลายเดือนก่อน +16

    Allah unaxaristo hoyoyinkena intii dhimatey iyo intaa xanunsa Allah cafiyo amiin yaa rabi 🤲🤲🤲

  • @calimaxamudmaxamed9346
    @calimaxamudmaxamed9346 6 หลายเดือนก่อน +8

    Abwaane Hooyo Mcn Alle ha u Naxariisto😢😢 Maamo Macaan waa Horseedka Hormarka😢😢

  • @Fatxi-p4q
    @Fatxi-p4q 6 หลายเดือนก่อน +14

    Sorry abowe wanku xumahee abo iyo hoyana ilahy hau naxaristo damanten😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @faisafarah960
    @faisafarah960 6 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah wiilkan waa very brave, shekadisa qaar sameyn bey igu ledahay dhibta laguma waaro waa laga gudbaa alxmdulilah

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 5 หลายเดือนก่อน

    Allaha kuu gargaaro Kuna barakeeyo. Mustaqbil danbe oo wacan, bi idni laah kariim .

  • @IlhanNor-u9v
    @IlhanNor-u9v 6 หลายเดือนก่อน +2

    Wlh wilkan cwa wa iga ilmeysiyay abowe ilahey haku yelo sida jeceshahy 😢 sabarkada ayad ku heleysa wax walbo Insha’allah

  • @AishaCrihman-ec4sn
    @AishaCrihman-ec4sn 3 หลายเดือนก่อน

    Alaw unacariiso inta dhimaty iyo inta nool ba yaa rabbi❤❤❤❤😅😊😊

  • @HassanMukhtarAbdirahman
    @HassanMukhtarAbdirahman 6 หลายเดือนก่อน +6

    Jakaarta wll qiso ayaan haayaa ee isoo qabo

  • @IfraxcabdiEx
    @IfraxcabdiEx 5 หลายเดือนก่อน

    Abawaan hooyo mcn Alle ha u Naxariisto😢😢😢 Maamo mcn waa Horseedka Hormarka Mamo ilaahy ha kuu naxariisto😢😢

  • @MohammadMohammad-dw3cb
    @MohammadMohammad-dw3cb 6 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyo mcn Allah unaxariisto inta nul Allah ha xafido Hooyo mcn Adun iyo Aqira guliysta mar walba Hooyo mcn ❤❤❤❤

  • @QaaliInaabdi
    @QaaliInaabdi 6 หลายเดือนก่อน +1

    Plz qebta lawad😢😢😢

  • @jamilahassan8487
    @jamilahassan8487 6 หลายเดือนก่อน

    Asc aboowe ducadada ku dar intii dhimatay Allah u naxariisto aboowe jazakumullah kheyr

  • @CabdilahiMukhtar
    @CabdilahiMukhtar 5 หลายเดือนก่อน

    Ilhy ha unaxariisto hooyo

  • @MustafeAbdulahi-bc8yv
    @MustafeAbdulahi-bc8yv 6 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaa Goorma Ayaan Sugnaa❤

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 6 หลายเดือนก่อน

    Ilahay ha u naxariisto hooyada iyo hooyaday iyo hooyo walba oo mulim ah aamiin

  • @Abdirashid-w8o
    @Abdirashid-w8o 6 หลายเดือนก่อน +3

    Hoyo luul allha u naxariisto😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hibaaqdaaha2846
    @hibaaqdaaha2846 6 หลายเดือนก่อน

    Allehaw naxariisto hooyo macan adigana alle qalbiga hakuu qabooyiyo wllo😭😭

  • @Fadumahirsi-v2n
    @Fadumahirsi-v2n 6 หลายเดือนก่อน

    Abwaankaan AaD baa u taageera wlhi Abwaan Ifka ugu Sareee Abidkaa ADun iyo AaQiraba

  • @DeeqoAbdulleCali-wl6ki
    @DeeqoAbdulleCali-wl6ki 6 หลายเดือนก่อน +2

    Sorry abowe mcn allah ha u naxariisto 🤲 🤲🥺😭😭😭😭😭

  • @SagalDahir-ui8lc
    @SagalDahir-ui8lc 6 หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxariisto hooyo mcn abowe mcn qalbiga nadiif ah m.a wlky❤❤

  • @XamdiShiikh-f8r
    @XamdiShiikh-f8r 6 หลายเดือนก่อน

    Alah ha naxaristo hooyo abowe 😢😢😢😢😢😢

  • @abdirahmandhashane6684
    @abdirahmandhashane6684 6 หลายเดือนก่อน +11

    Waa musiibo kale aabayashii la aflagadeyna ilahy kuwan mesha lagu cadaaba hana joojin SUBXANALAAH

    • @NaimaIssaac
      @NaimaIssaac 6 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin hadey run thy xitaa in faafiyo ma ahan

    • @Axmadmaxamed-u3z
      @Axmadmaxamed-u3z 6 หลายเดือนก่อน

      In laga hadlo ma eheen

  • @foozia426
    @foozia426 6 หลายเดือนก่อน +7

    Ninka iskoriska ahi wa fariiid oo nin adag buu noqda wa waxaad noloshaada runta ugadheegeysa geesi batahay nooloow ❤

    • @AbdirizakCabdiraxman
      @AbdirizakCabdiraxman 6 หลายเดือนก่อน

      Haa anigaaa iskoris ah qofku naftiisa ayuu ku kalsoonaadaa

  • @saleebansamiira6828
    @saleebansamiira6828 6 หลายเดือนก่อน

    Aamiin aamiin wllkey ilaahay garabkaaga ha gali wlhii aad baan uga murugooday qisadaada😢wllkay ilaahay umadaa uslaamka ah hooyo iyo aabe ha kaaga dhigo😢

  • @maryanapdirizaq
    @maryanapdirizaq 6 หลายเดือนก่อน

    Aamiin aamiin 🤲🤲 walaalo HooYo mcn ilahay haunaxariisto naxariista Jano hageyo walaalo hooyo❤

  • @CharmakeMed-c6y
    @CharmakeMed-c6y 6 หลายเดือนก่อน

    My brother guuul ban ku rajan inchallha 😢😢😢

  • @IqroAxmed-w3e
    @IqroAxmed-w3e 6 หลายเดือนก่อน +2

    Walahi waa qiso xanuun bdn Walahi 😢😢😢

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 6 หลายเดือนก่อน +1

    Qisada abwaankan waa mid cajiib ah
    Mahadsanid walal jakaarta

  • @hadiyamuse
    @hadiyamuse 6 หลายเดือนก่อน

    Abowe Alaha u naxaristo hooyo😢

  • @امالخير-م9ظ
    @امالخير-م9ظ 6 หลายเดือนก่อน +1

    ax abowe allaha ku garab galo hore usoco sad no jeceshahy allaha ku dhwro hooyo mcn allaha unaxaristo 😢😢

  • @abdikhayrmohamud
    @abdikhayrmohamud 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wallky illhy haku garabgalo😢❤

  • @fihiimaaxmed2992
    @fihiimaaxmed2992 6 หลายเดือนก่อน

    Ilahay Ha u naxariisto hooyo wll😢

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 6 หลายเดือนก่อน +16

    Kusaliya rasuulkeena muhammad scw❤❤❤❤❤

    • @AyansahalCarab
      @AyansahalCarab 6 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw ❤

    • @xalimoSacadiyo-y7w
      @xalimoSacadiyo-y7w 6 หลายเดือนก่อน

      صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤

    • @saabiridiris
      @saabiridiris 6 หลายเดือนก่อน

      scw scw scw scw ❤❤❤

    • @Iqraabdullahi4390
      @Iqraabdullahi4390 6 หลายเดือนก่อน

      Salalahu caleyhi wasalam 😊

    • @yuusufismaaciil6178
      @yuusufismaaciil6178 3 หลายเดือนก่อน

      Scw scw

  • @Cadnaancismaan-ic6eh
    @Cadnaancismaan-ic6eh 6 หลายเดือนก่อน

    Alaha unaxaristo

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 6 หลายเดือนก่อน

    Lkn hal talo ayaan sin lahaa wllken mar nah abwankena abowe qali waligaa ha shegin halka ad ka jilicsan thy wax yalo badan bey ku horsidi kartaa 🙏hoyo mcn nah rabi ha u naxariso 🤲🥺😥

  • @ASHAMOHAMED-t7l
    @ASHAMOHAMED-t7l 6 หลายเดือนก่อน

    Cajiib wlhi wll hoyo alle haw naxariisto😢😢😢😢 adine alle haku garabsiyo

  • @sacdiyoxaaji1271
    @sacdiyoxaaji1271 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wlh wiil kn yari ee abwaan ka ah run tii yoo wiil ah waaye masha allh allie sida uu karaa meeyay dumar ka uuna jecel yahay uu na noogu duceeyay allo isna u xafid isaga iyo walaa dii iyo eheladiisa raboow hooya dii dha shay ne janada ku abaal Mari waxa ay inoo dha Shay walad salixoo xaqa aan sinaba ugaleexan aaaamiin aboowe waad noo duceysay wllo waxan ku hey na abaal kaa soo ah in aad noo ogtahay clues ka aan dul qaadano

  • @FahimaAhmed-to3bv
    @FahimaAhmed-to3bv 4 หลายเดือนก่อน

    Allhu naxrsto wll hooyo 😭😭😭😭😭

  • @FaadumoMohamuud-g7i
    @FaadumoMohamuud-g7i 6 หลายเดือนก่อน

    Allaha ha naxariisto hooyo mcn 😢😢😢

  • @ladanecade8307
    @ladanecade8307 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha u naxariisto hooyadii😢

  • @KowsarMohamett
    @KowsarMohamett 5 หลายเดือนก่อน

    Sorry Abowe mcn Allah ha unaxariisto 🤲 😭 😢😢

  • @Naimo.xusein
    @Naimo.xusein 6 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah war iga amus maxa ka qaldan yaaahuuu amus❤😂😂

  • @Haboonibrahim-cv4jk
    @Haboonibrahim-cv4jk 6 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going pro guuleyso🎉

  • @HamdaAbdilaahi-i4f
    @HamdaAbdilaahi-i4f 6 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha ku xifdiyo wll aduun io aakhiraba😢

  • @IqroAxmed-w3e
    @IqroAxmed-w3e 6 หลายเดือนก่อน

    Allow ku dhowr aakhara iyo aduunba aamin yaa rapi allhuma aamin ❤❤❤❤

  • @QueenifrahMohamed-xq7jn
    @QueenifrahMohamed-xq7jn 6 หลายเดือนก่อน

    Allh ha unaxariisto hooyo macan 😭😭😭🤲🤲

  • @DeqaAhmed-p9q
    @DeqaAhmed-p9q 6 หลายเดือนก่อน

    Ale ha naxaristo hoyo wllo😢

  • @daud_8122mohamed
    @daud_8122mohamed 6 หลายเดือนก่อน

    Ale haunaxariisto pro hooyo mcn ❤❤

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 6 หลายเดือนก่อน +2

    Amiin amiin amiin ya rabi

  • @Fatuush2022
    @Fatuush2022 6 หลายเดือนก่อน

    Wlh hooyo macan waxan adunka ugu jeclahay alah unaxariisto

  • @Farhia143
    @Farhia143 6 หลายเดือนก่อน

    Hoyo io aabo alla ha unaxariisto wll😢

  • @Hinda_02
    @Hinda_02 6 หลายเดือนก่อน +8

    Reer comment hadan nahay wx na wareysta ma haysanaa😢

    • @JinolaCade
      @JinolaCade 6 หลายเดือนก่อน +1

      Abayoh ani mku wareysan kara TH-camber ma ihi lkn ina dhageysto jeclan laha

  • @NasroXamud-lu6mf
    @NasroXamud-lu6mf 6 หลายเดือนก่อน

    Sory wllky alle ha u naxariisto hooyo mcn

  • @deeqoqorane6695
    @deeqoqorane6695 6 หลายเดือนก่อน

    Alaha unaxariisto hooyo mcn😢😢😢😢😢❤

  • @soosaare
    @soosaare 6 หลายเดือนก่อน

    Hooyo rabi hakuu nxristo 😢😢😢

  • @SahraYaasiin
    @SahraYaasiin 6 หลายเดือนก่อน

    Allah ha unaxarìisto hòoyo mcnn❤❤❤❤❤

  • @ABDIFATAHASAD-cj1if
    @ABDIFATAHASAD-cj1if 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Dumarkeenna Allah barakeeyo

  • @momoofswedenabdi6823
    @momoofswedenabdi6823 6 หลายเดือนก่อน +1

    magiciisa mada weydiin

  • @Sareed0Ahmet
    @Sareed0Ahmet 6 หลายเดือนก่อน

    Allah ku furo wll😢😢😢

  • @Fadxa-tt9og
    @Fadxa-tt9og 6 หลายเดือนก่อน

    Wll mcn waxaan idinka baryaya inaad ila dareentan xanuun kayga wll wiilka aniga waxaan raba inaan qoso ugudbiyo waan idinbarya lanbarkiisa iishega😭😭😭😭

  • @nimcodegan4369
    @nimcodegan4369 6 หลายเดือนก่อน

    Horey soco walky😢

  • @NaciimaAxmed-r7v
    @NaciimaAxmed-r7v 6 หลายเดือนก่อน

    Hooyo allaha unaxariisto wllo 😢😢😢😢

  • @MaryanBashiir-uj4ll
    @MaryanBashiir-uj4ll 6 หลายเดือนก่อน

    Aboowe mcn hooyo iyo abo Allah ha unaxarisoto😢

  • @fardowsahussein-qw1ko
    @fardowsahussein-qw1ko 6 หลายเดือนก่อน

    Allh haw u naxristo hoyo😢😢😢😢

  • @IfrahMohamedXasan
    @IfrahMohamedXasan 6 หลายเดือนก่อน

    Ilahow unaxariso wllo

  • @maahirkee3656
    @maahirkee3656 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ma ninka qisadaa ka shekeyay iyo ninka waraystay gabadha abeheed kawarantay wlhi waa dad liita sbbtoo ah qof aaminayaa majiro walidkaygaa dareen iiqaaday

    • @Naxariis_lugaleh
      @Naxariis_lugaleh 6 หลายเดือนก่อน

      Waxan o kale lagamaba sheekeyo aqas🤮waalidkay ba dareen iiqaday wxy bisinke sheekoyinkan wxy shaki ku abuurayan qoysaska soomaliyeed

  • @MunaXasan-s2s
    @MunaXasan-s2s 6 หลายเดือนก่อน

    Allah.kahugarabgalo.abowe

  • @samaronchenal7198
    @samaronchenal7198 6 หลายเดือนก่อน +2

    Xanuunka iyo foosha ba waxaa mara hooyo madaxweenaha waxaa dhala waa hooyo maxaa ugu naxariisan weenay 😢 raga

  • @DeqaAhmed-p9q
    @DeqaAhmed-p9q 6 หลายเดือนก่อน

    Ale ha dayo wllken wa wil ad uwanagsan

  • @FardowzaFarah
    @FardowzaFarah 6 หลายเดือนก่อน

    Hooyo macan aloow unaxariiso

  • @berdilaacsheninweyn
    @berdilaacsheninweyn 6 หลายเดือนก่อน

    Qeebta 2aad sodaa

  • @InaCaliJaamac
    @InaCaliJaamac 6 หลายเดือนก่อน +1

    M.a hory usoco wll❤

  • @hamdaahmed8996
    @hamdaahmed8996 6 หลายเดือนก่อน

    Wlhi waaa qiso layaab leh

  • @SabirinaAbdi-fc8fy
    @SabirinaAbdi-fc8fy 6 หลายเดือนก่อน

    Soori abawe kiitaarama ❤❤❤

  • @IdmanMuhumed-r9z
    @IdmanMuhumed-r9z 6 หลายเดือนก่อน

    Plz part 2 laso dhaqso abowe

  • @SowdoCiise-ek2xk
    @SowdoCiise-ek2xk 6 หลายเดือนก่อน

    Part 2 soo gali wall

  • @MohamedAbdi-hw8rx
    @MohamedAbdi-hw8rx 6 หลายเดือนก่อน +2

    Like tii waankala noqday kubadh jarka awgii kolay afkartayduna way saxantey

  • @DucaysanAli
    @DucaysanAli 6 หลายเดือนก่อน

    Illahay haunaxariisto abowe😢😭😭😭😩

  • @Fahiimaindho-bw7lv
    @Fahiimaindho-bw7lv 6 หลายเดือนก่อน

    Wll alle ha u naxariisto hana idnku kulmiyo janatul fardawsa

  • @ABDIFATAHASAD-cj1if
    @ABDIFATAHASAD-cj1if 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah sxb abwan Duruuf kaste oo manta lagu jiro walaga Gudbaa insha Allah

  • @RamaJamac12
    @RamaJamac12 6 หลายเดือนก่อน +3

    kaptan happy ahmed so qabo wareesi ah 💯👌

  • @ayanahmed915
    @ayanahmed915 6 หลายเดือนก่อน

    Waa runtaa wlky mahadsanit

  • @maltamanka2717
    @maltamanka2717 6 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga aya laigudahay xaskeyga weydimatay ayadho curudkeyga urkisa leh wlhi anigana zait ayan uaminay markan almost 1 year an socono ayan ogadhay inu 3 canug udashay xaskisa urna uleh markas wlhi xanun ayan kaqadhay nimanka qayano zait anan laamini kerin ayago lodayay😢

  • @Yartawalan38
    @Yartawalan38 6 หลายเดือนก่อน +1

    part 2

  • @amiiryarechannel8172
    @amiiryarechannel8172 6 หลายเดือนก่อน

    Allaah is on ❤❤❤

  • @SafaGolley-u1k
    @SafaGolley-u1k 6 หลายเดือนก่อน +1

    sorry ilahay ha,unaxariisto hooyo mcn😢😢😢😢😢

  • @DeqaAhmed-p9q
    @DeqaAhmed-p9q 6 หลายเดือนก่อน

    Ilahy garabkaga hagalo wllo 😥

  • @leylamayow7179
    @leylamayow7179 6 หลายเดือนก่อน

    Part 2 🙏 plz 😢

  • @MucaadJaamac-tv6mk
    @MucaadJaamac-tv6mk 6 หลายเดือนก่อน +1

    Away part2

  • @RoodoCllhi
    @RoodoCllhi 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry 😞 my pro keep going

  • @RahmaMahad-or2gf
    @RahmaMahad-or2gf 6 หลายเดือนก่อน +1

    سبحان الله

  • @Maanbaashi5050
    @Maanbaashi5050 6 หลายเดือนก่อน

    Abee xuun buu ahaa sidee ugu hawodaay gabadhisa xalal Kuma dhaliin hadu u hawooday

  • @LeyloAbdirahman-iq5zr
    @LeyloAbdirahman-iq5zr 6 หลายเดือนก่อน

    Allh ku garabgalo😢

  • @NimcoMohamed-ht5uq
    @NimcoMohamed-ht5uq 6 หลายเดือนก่อน

    Hore u socoo💯

  • @Maxamed-g8c
    @Maxamed-g8c 6 หลายเดือนก่อน +1

    The first my pro😂😂😂😊😊😊

  • @xawoosman1601
    @xawoosman1601 6 หลายเดือนก่อน

    Sory sory wlllky alle haku barakeeyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤