Barnaamijka Fahmo iyo Fagaaraha + Heeso Cajiib ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 37

  • @mustafebulshaale2648
    @mustafebulshaale2648 5 ปีที่แล้ว +1

    Ubax Fahmo waaba sii yaraan cajiib wlhi qoftan quruxda badan waan taageera, tolow lambarkeeda yaa isiiya😂

  • @muhamedashka4308
    @muhamedashka4308 5 ปีที่แล้ว +1

    Maansha alaah hooyada fanka ubax daahir ibraahim maamo nolow

  • @shabcaanahmed9001
    @shabcaanahmed9001 5 ปีที่แล้ว +2

    Maamo ubax daahir mama xadiyo wan so dhawaynaya wajigaa cusub fahmo official

  • @khadrafarah9023
    @khadrafarah9023 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah ubax fahmo fanaanad aan taageero hadana barnaamij diyaarisey welcome 💯❤

  • @hodanmohamed3204
    @hodanmohamed3204 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah Ubah Fahma adiga iyo Hinda ba waan idin salaamayaa ❤❤❤

  • @kanzagelinbacayn
    @kanzagelinbacayn 5 ปีที่แล้ว +4

    Ubax Fahmo waa la helay, walaahi Hhhhhh.
    Fanaanada noo hees keliya dheh.😜🤣🤣

  • @abdalleofficial3970
    @abdalleofficial3970 5 ปีที่แล้ว +2

    Hinda mar labaad noosoo celi waa funy wlhi😅😅

  • @sedeimvocal3761
    @sedeimvocal3761 5 ปีที่แล้ว +1

    Maamo ubaH daaHir faHmo qoftan Hinda ha siidaY Channelka ku socod sii waa qosole #Go forward

  • @mohamoudmohamed1918
    @mohamoudmohamed1918 5 ปีที่แล้ว

    Ubax Daahir sikaste waad noo madadaalisey
    Hore usoco

  • @gacal1000
    @gacal1000 5 ปีที่แล้ว +1

    Ok weeye barnaamijkani

  • @amiiroamiiroahmed5784
    @amiiroamiiroahmed5784 5 ปีที่แล้ว

    Mamo ubax horey uu soco wanku tagerna

  • @kanzagelinbacayn
    @kanzagelinbacayn 5 ปีที่แล้ว +4

    Programe keligeed kasoo qado Fadlan, aadbaan ula dhacay sheekadeeda #Hinda❤🤩

  • @ruwaydacali3588
    @ruwaydacali3588 5 ปีที่แล้ว +2

    Waan hasuusayee sug😂 inanta kii maga baan hasuusayee😂😂 Alla Hinda way Naga qoslisay. Love ka kii maran tii gaadaysaa adi maaha😂. Tii warka qaad qaadaysay ubax kulahaa may warka ma qaad qaadee😂🤣🤣 Alla beerka nacasaaday

  • @axmedyusuf4068
    @axmedyusuf4068 5 ปีที่แล้ว

    Qosol naguma hadhin bercasadka aduunka😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂

  • @ahmednuur4232
    @ahmednuur4232 5 ปีที่แล้ว

    Masha alah ubah daher Ibrahim nolow mama jirto

  • @Ahmedkooke
    @Ahmedkooke ปีที่แล้ว

    2023😂baa qoslayaa

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 5 ปีที่แล้ว

    Maamo ubax fahmo qoftan channelka waa kala kicine ha siidayn channelka shaqa ka sii

  • @wardaamiizha3661
    @wardaamiizha3661 5 ปีที่แล้ว

    Hooyo ubax daahir fahmo sharafi korkaaga ha ahaato
    Mama

  • @fatimahaid8705
    @fatimahaid8705 5 ปีที่แล้ว

    Love ka kii madhan hinda walle wa fariid

  • @cilmikaab8069
    @cilmikaab8069 5 ปีที่แล้ว +1

    ubaxee mar walba barnaamijka hinda ku soo martigaad waayo (WAAN KU JEHLAHAY........KKKKKKKKKK

  • @HARGEISAH
    @HARGEISAH 5 ปีที่แล้ว +6

    Abax Dahir (Fahmo) shakhsiyad xariira #GoForWard, dhamaan dhinacyada microphone-ka hibaad u leedahay.

    • @زهرهعمرعغ
      @زهرهعمرعغ 4 ปีที่แล้ว +1

      uwax fahmo waan kusalaamay waan ❤️ku jeclahay kuna taagera mar walbo hinda waan salaamay ❤️

    • @HARGEISAH
      @HARGEISAH 4 ปีที่แล้ว

      @@زهرهعمرعغ hhhh, waan kula salaamanay

  • @abdifataah4458
    @abdifataah4458 5 ปีที่แล้ว

    👸👸👸poqorada hinda calku calku salaam HINDA

  • @Xirsi695
    @Xirsi695 5 ปีที่แล้ว

    Madaxdii ubax daahir fahmo

  • @salmakamil911
    @salmakamil911 5 ปีที่แล้ว

    Kkk@youtubeka la fadhiisanayay warks la galgalayo

  • @ArtanDesin
    @ArtanDesin 5 ปีที่แล้ว

    Noo soo badi Hinda Oromo

  • @nayruusabdulkadir3903
    @nayruusabdulkadir3903 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @amiiribrahim2097
    @amiiribrahim2097 5 ปีที่แล้ว

    Sowta carabkii la soo bxday hhhhhhh

  • @khadrafarah9023
    @khadrafarah9023 5 ปีที่แล้ว +2

    Kkkk gabadhan way heesi kartaa hadana Somali ma taqano sidee wax u jiraan

    • @shaadiaofficial7006
      @shaadiaofficial7006 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh anba wn ka yaabay lkn inay iska dhigayso

    • @akramhaji1930
      @akramhaji1930 5 ปีที่แล้ว +1

      waydhacdaa sxb 🤔🤔🤔🤔

  • @axsanfarxaan1272
    @axsanfarxaan1272 5 ปีที่แล้ว

    hinda igu salaam ciidi taqan

  • @Nasiib4
    @Nasiib4 5 ปีที่แล้ว

    tukaanka kii weyn ma aragtay ciyaar ciyaar maaha aniga

  • @apokorkhalifa2689
    @apokorkhalifa2689 5 ปีที่แล้ว +1

    Maanzha allah barnaamij loo baahnaa

  • @salmakamil911
    @salmakamil911 5 ปีที่แล้ว

    Markay heesayso iyo markay hadlayso waa kala laba qof oo xda iyo cda way karaysaa markay heesaysee sideeda jalena waa comedian bey u eeg tahay

  • @geesigaasidhalay1146
    @geesigaasidhalay1146 5 ปีที่แล้ว +3

    Ubax fahmo anoo 11 sano jira ayaan jacayl dhab ah kuu qaaday maantana waxaan jiraa 26 sano. Ilaahada waan ku jeclahay maxaan sameeyaa waligayna kulama kulmin markaa talaan ubaahanahay adiga iyo daawadayaashaba