CAASHO KIIN CILMI FT MAHAD XIDIG HEES CUSUB AMAANA LA KOOBE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 19

  • @ashaabdilahi9914
    @ashaabdilahi9914 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hees cusub maaha waa eraydii abwaan sangub❤ dadka heesahooda u daayo bilaa xishood salaan jigjiga

  • @apdifitaahdaahiraaden7976
    @apdifitaahdaahiraaden7976 3 ปีที่แล้ว +2

    Nin kaan wlhi zxb isku dheer baa nahay waxaana la dhaha mahad xidig wlhi

  • @kuwaatare8312
    @kuwaatare8312 3 ปีที่แล้ว

    Saalax qaasim oo yar
    Wale barteeda aya dhigtay

  • @Abduljeylani
    @Abduljeylani 3 ปีที่แล้ว +1

    Markaan maqley Music_ga waxaan soo xusuustey Ruwaayaddii Dhedo marka xigtana waxaan soo xusuustey music_gii ay tumi jireen kooxahii Waaberi iyo Onkod.
    Fanaanad Caasho kiin si gaar ah ugu mahadcelinayaa waa fanaanad buuxda.

  • @idiristempo6561
    @idiristempo6561 ปีที่แล้ว

    Horey u socda my fanaaniiin

  • @Maslaxgoox
    @Maslaxgoox ปีที่แล้ว +1

    Fanku xoog maha
    Mamada fanka xamar

  • @abdiaweil5188
    @abdiaweil5188 3 ปีที่แล้ว

    Waa xusuus qaali ah abaayo caasho saalax qasim iyo khadro ayaad na xasuusiseen caasho caadi ma tihid abaayo wiilka soo dhis wuu cod macaan yahay

  • @MuuseTurbin
    @MuuseTurbin 6 หลายเดือนก่อน

    Casho walika koorso udir oo soodhis wayo maslaxa markoow qofka kahesa hoos ayaa looeega wayo noocas laguma

  • @Zurich527
    @Zurich527 3 ปีที่แล้ว

    Wallahi barteediibey dhigeen

  • @somalilandwaamuqadas4405
    @somalilandwaamuqadas4405 หลายเดือนก่อน

    Khadra daahor iyo saalax qaasin

  • @rahiimaibr8619
    @rahiimaibr8619 2 ปีที่แล้ว +1

    Both well done!

    • @AbdiSiciid-ln1mk
      @AbdiSiciid-ln1mk ปีที่แล้ว

      Wanku soo dhaweenya salalantuunakamamaqna abdi jokar

  • @MuuseTurbin
    @MuuseTurbin 6 หลายเดือนก่อน

    Salax qasin iyo qadro dahir ayaa LaHay wayo qadro dahir wa ninki kow gursaday waye salax qasin abayo waxatahay fanan hore ee cunugan hoos ueeg wayo qofka Markow hesaha ow qada waa inoow korso kasobaxa wayo itagisa iyo sow uqada firi Nankin wa lakufsaday walahi

  • @khaliphsirdique623
    @khaliphsirdique623 2 ปีที่แล้ว

    Waxaasoo amaan ah ifraaxe baa u qalantaaa

  • @mohamedabubakarahmed8800
    @mohamedabubakarahmed8800 3 ปีที่แล้ว +1

    Boqorada Codka

  • @MaxamadAdaan
    @MaxamadAdaan 5 หลายเดือนก่อน

    Xamse is a very ❤ very 🖊🖋🧬💠🎀🎁

  • @mohamedabubakarahmed8800
    @mohamedabubakarahmed8800 3 ปีที่แล้ว

    Caasho Kiin Cilmi

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 หลายเดือนก่อน

    viking*❤£(Wcb)2 bullring-3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.