Jawaabihii sualaha aad na waydiiseen

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 1.8K

  • @curasho1
    @curasho1 4 ปีที่แล้ว +583

    LamaaNe adun oo aan Tagero alah ha idin sharfo

  • @nimconajuum9941
    @nimconajuum9941 4 ปีที่แล้ว +210

    Inta jeceyl in ay inooga shekeyaan xiriirka jeceylkooda xiligii uu bilaamay lita isaara

  • @hiboahmed5889
    @hiboahmed5889 4 ปีที่แล้ว +249

    Inta ila aragtay in istay khajilayo like dhac kusii

  • @nimcohasaan7326
    @nimcohasaan7326 4 ปีที่แล้ว +3

    Isku waara oo ubad khayle💞 kale hela kuwa diintooda an faca 💝 aamiin 👇aamiin👐

  • @ismailxusen7654
    @ismailxusen7654 4 ปีที่แล้ว +19

    m.a waan ku faraxsanahy arookiina 1000 jeer m.a 2 qof aad u jelahay baa tihiin run ahaantii mar badan waa leys ku kiin xantay lkn way romaaday Hambalyo kun iyo kow jeer from moqdisho horo mar wacan idin rajeena lamanaha quruxda badan wiil iyo caano gabar iyo doolar aamiin wllhi waan ku farxay markaan xaqiiqsady kow been moodaye waayo marar badan been niilaga sheegay lkn waxan ka xaqiiqsady yaasmiin naaleye markaas baan xaqiijiyay marka faraxd idiin rajeena

  • @barwaqoyar8559
    @barwaqoyar8559 4 ปีที่แล้ว +116

    Clraxman muu qajili jirin lkn imika wuu qajilaya inta ila aragtay😂

    • @sahracabdisamed3928
      @sahracabdisamed3928 4 ปีที่แล้ว +2

      Haa wlhy

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 4 ปีที่แล้ว +3

      Aaad iyo aad........masha Allah tabarakallah isku wara oo ubad khayr qaba rabi SWT haa ini kala siyo 🤲🤲

    • @nadiramoumin1054
      @nadiramoumin1054 4 ปีที่แล้ว +1

      haa wllh nafta haysa

  • @suhayb_saanjo
    @suhayb_saanjo 4 ปีที่แล้ว +48

    Hore usocda lamanahaygii ❤👏👏

    • @xafsabaashe9629
      @xafsabaashe9629 4 ปีที่แล้ว +1

      Suhayb zaanjo wllky 🤗🤗

    • @xafsabaashe9629
      @xafsabaashe9629 4 ปีที่แล้ว +2

      Lagumahayo dee

    • @xafsabaashe9629
      @xafsabaashe9629 4 ปีที่แล้ว

      @@suhayb_saanjo hyee nagasoo hagaag

    • @umuaxlaam7735
      @umuaxlaam7735 4 ปีที่แล้ว +2

      ZuhaYp zaanjoh baryaHn youtob maxa ka helaY plz ii jwp thnkz

    • @ayaanbintuhassan1956
      @ayaanbintuhassan1956 4 ปีที่แล้ว +1

      @@suhayb_saanjo wll qli ah ku salamay 🙏🙏

  • @boqoracademy2485
    @boqoracademy2485 4 ปีที่แล้ว +13

    adiga iyo cabdiraxman waxay tihiin lamaane isku nuuraya. much love and respect. from Burao

  • @saynabkhalif7170
    @saynabkhalif7170 4 ปีที่แล้ว +7

    👏👏💯Dugsiyay dalas batihiyo doga sobaxaye derir horay badtihiyo damal har wawayne dadadiyo habalahad dereja der tahaye dugsiya lagu hirtad u noqon deqsi sayiga ❤❤istey bad hantiday ragana dor dhere islam weye iyo raga aragtodotiye wa curad habsami lagu aqon hilka manta ahe istey isirkisu waa ehel darawishe aqal gala oo ubadna dadihiya wa ayan khayre asalkinu noqoy aqalki waraye alle ba casise cirado dadihiya caqligina shada anigu wa idiin cimamadaye mansoyin ban curinaya caykan matahe👏👏👏👏👏👏👏👏mabruuk istey anad dugsiya dad igu qali marna an tagero farxad ku wara

  • @abdimajidakdaahir609
    @abdimajidakdaahir609 4 ปีที่แล้ว

    M.allah wllakay c/raxman istay iyo dumo ubax dugsiiyo waxan ilahy idiin kabaryaya awlad bariyay guur farxad cafimad cibado suuban iyo isfahan wanagsan ilhy idiin kabaryaya barakalahuma lakuma wabarakuma caleykuma wajamaca beynakum bilkher hampalyo hampalyo hampalyo hampalyo

  • @sayitopuma8061
    @sayitopuma8061 4 ปีที่แล้ว +152

    Asc wll wax yar an idin sheege xuman ha u qaadanina
    Masha allah isdan maqlay waxd noqoteen lamaaneyaal waan idin hamlayeeynayaa.
    Ta kle salaad iyaduu la tuganayo wxaba lama duubo qof ka ay islaamnimadu ay ku wayn tahay xataa haadnu tukanayn wakhtiga wuu joojiya videoga markaa allah wxa salaadiisa loo tugadaba 5min 24h na waa 25min markaa waa iga talo xumaan maha/

  • @muusecabdi4443
    @muusecabdi4443 4 ปีที่แล้ว

    Manaha allaah ilahay haa isiu kiin barakeyo farxaad warta ku dhamaysta nolosha
    Noqda laba lagu daydo dhalinta u
    Noqdaa suraad wacaan oo haa baydhine noqda kuwa layidha manaad araag ubax iyo cabdiraxman mabruuk mabruuk sualahana waan yara salugsanay ha salaugin wayaha calafba kaa wayne ayaan leyaya dadkana haa u qadan wayina ee calafba isku dare ducada ugu deqalamanaha

  • @khadradawoa2750
    @khadradawoa2750 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah hambalyo ubax iyo abdiraxman illahay ha isu kiin khayro ubad khayr le kala hela 💐🌹💝❤️💓💕💞💖💗

  • @shamsocali4442
    @shamsocali4442 4 ปีที่แล้ว +1

    Wwwww masha allh hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo iskuwara abidkin wan nitagera wana idin jeclahay farxad ku nolada insha allh ubad qeyrqaba allh idin siyo walashey iyo wllkey mar lawad hambalyo hambalyo ❤❤❤❤🎂❤❤🎂❤🎂❤🎂❤🎂❤🎂❤🎂❤🎂❤🎂❤🎂❤🎂❤🎂❤🎂❤🎂❤👌❤👌❤❤👌❤👌❤👌❤👌👌❤👌❤👌❤👌❤👌❤❤👌❤👈❤❤❤💋❤💋❤❤💋❤💋❤🍷🥂🍷🥂🥂🍷🥂🥂❤🥂❤🥂❤🥂🥂🥂🥂🥂🥂❤🥂❤🥂❤🥂❤❤🥂❤❤❤❤🥂❤🥂❤🥛🥛🥛🥛🥛🥛🥛🥛🥛🥛🥛❤🥛❤🥛🥛🥛❤🥛❤❤🥛❤🥛❤👍🥛👍🥛🥛❤🥛❤🥛❤❤🥛🥛❤🥛❤🥛❤❤🍷❤🍷❤🍷❤🍷❤🍷❤🍷❤🍷❤🍷❤🍷❤🍷❤🍷❤🥂❤🥂❤🥂❤🥂❤🥂❤❤🥂❤❤🥂❤🥂❤🥂❤🥂❤🥂❤🥂❤🥂❤❤❤❤❤❤❤❤💋❤💋❤💋❤💋❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @caliyaaxmed6550
    @caliyaaxmed6550 4 ปีที่แล้ว +30

    Aaad baan ugu faraxsantahy inaad kaso miqataan TH-cam ka haynaga tegina
    Oo mar walpa noso geliya video taxane ah🥰🥰🥰🥰

  • @ruqiyadaauud354
    @ruqiyadaauud354 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah taageero buuxda ayaan idiin hayaa wllshay ubax dugsiiye iyo wllkay abdiraxmaan istey aad iyo aad ayaan idiin Ku hmbalyaynayaa Masha Allah tabaraka allh isku waara abidkiin noqda ul iyo diirkeed aamiiin aamiiin❣️💟💝💞👑👑👑👑🌹💋💓💕💐🌺❣️❣️❣️

  • @najmahassan2015
    @najmahassan2015 4 ปีที่แล้ว +9

    maasha allah eedo abdirahman iyo inanta sodohda u ahay ubax dugsiya isku waara ♥️🥰😍🥰

  • @ismacilmahamed8735
    @ismacilmahamed8735 4 ปีที่แล้ว +6

    Mansh Allah HAMBALYO HAMBALYO reer kiilagunastee lagu nagado aleh haidinka dhigo
    Arooskina hanaga qarininaa

  • @nastehoahmed7884
    @nastehoahmed7884 4 ปีที่แล้ว +18

    Mazhaa Alaa ubax io cabdirixmn eztey dad aan tagero isku wara abid 💋❤️❤️💕❤️❤️

  • @canbarockariim7621
    @canbarockariim7621 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allh San ujecla inaad isguursatn iyo Suu alle uaqbaly
    Ana waan kufarxay masha allh ilhy haydin xifdiyo ubad khyra kla hela

  • @queenbushrashariff465
    @queenbushrashariff465 4 ปีที่แล้ว +19

    Marwalba san uwada socda ❤❤ inshallah video yada isla so duba

  • @anizah7435
    @anizah7435 4 ปีที่แล้ว +68

    Wlhi dadka hadalka adag ayaa jacelka wax ka yaqana qarsodidu ku ficnhy🥰

  • @sakeriyehussein7564
    @sakeriyehussein7564 4 ปีที่แล้ว +11

    Masha allh inaderkay cabdirahman iyo dumashi ubax qli allah haysku kiin daayo 🥰🥰❤❤

  • @hudaahmed8833
    @hudaahmed8833 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah hanbalyo hanbalyo hanbalyo isku waara abid ilaahay ubad khyr qaba rabi haydin kala siiyo amiin insha Allah ubax dugsiya iyo cabdirahmaan isteey

  • @hamdahamse9719
    @hamdahamse9719 4 ปีที่แล้ว +13

    Keep going Wilshire ubax iyo walkie istey ilhy hyskukin dayo apid🤩🤩🤩🤩🤩

  • @faysacabditrewgd.8873
    @faysacabditrewgd.8873 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh Alĺe ha izku kiindaayo lamaane qaringa farxd ku nooaaDa aduunka iyo aakhiroba

  • @zacdiaizmail7505
    @zacdiaizmail7505 4 ปีที่แล้ว +31

    Mcha allaH noqDa kuWii izkU farXa izHa CadwaGiiN jaP ubaX dugziiye anD c/RahMaN ztey👑❤💓💕

  • @maxamednuurcismaan344
    @maxamednuurcismaan344 4 ปีที่แล้ว +1

    Lamaanaha qarniga waan idin salaamey salaan kadib xagee kadhacayaa arooskiina aan idin imaadee

  • @munahusen7513
    @munahusen7513 4 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah allahuma baarig mapruuk mapruuk isku waara ubad khayr qaba kala hela ubad diinle kala hela 😍😘❤❣💞

  • @aymanzaxanzaxo1951
    @aymanzaxanzaxo1951 4 ปีที่แล้ว +7

    Inta ila aragtay in cabdiraxmaan istey af somaligu ku adag yahay like ii sara

  • @jamalofficial2974
    @jamalofficial2974 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah Alle Haydin Barakeyo Lamaane Ama Laba Qof oo Aad IIgu Qaaliya Barakallaah Wajamaca Beynah Wa Bilkhayr🤲🤲🤲

  • @maryanhussein6274
    @maryanhussein6274 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allh dad aan aad utaageeri jiray oo lle calfku isugu daray alle ha idin barakeeyo hampalyo hampalyo wllo

  • @kaifupdinazir6383
    @kaifupdinazir6383 4 ปีที่แล้ว +15

    😂😂😂WaaxaY Qadhaaadhkani Naga macaaneeya Deeee Romantic Kuso dara Meshah teda Kale si WaNgzn Uma jawaapasaaneh AnY way HambLyo❤

    • @kediradare9691
      @kediradare9691 4 ปีที่แล้ว

      Aar nio waad ila a ragtay sida looga jawaabayo ee bila qaabka. Ah Horta ubax waa istusad waliba kibir badan ado Dagan si qurux badan uga jawaab suaalaha iiish

  • @kowsarmohamed8735
    @kowsarmohamed8735 4 ปีที่แล้ว

    Ubax waa runtaa wll xidhiidh ka asturan baa fiican aakhiro iyo aduunba ale haydinxafido reerkii lagu nasto ee lagu negaado amen yaarabi

  • @abdulwiitalfanan7947
    @abdulwiitalfanan7947 4 ปีที่แล้ว +66

    Abdirahman Sitay maxad adi ku jclatay ubah dugsiya allah isku kin barkeyo

  • @ayaanjanoofficial
    @ayaanjanoofficial 4 ปีที่แล้ว

    Idinka midoobaye rabi muxibo an gurin ifka idinku magansii wax kasto madow iyo mugdi nolosha galin kara rabi idin hareer Mari ubax iyo Abdirahman 👏👏👏

  • @calidaacad784
    @calidaacad784 4 ปีที่แล้ว +6

    Hambalyo wlalo ale hydin barakeeyo UbAx and zeygeeda stey💟👍

  • @aminoyar1494
    @aminoyar1494 4 ปีที่แล้ว

    Maashaalaalh wllo ubax iyo seygeda cabdirixman hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo ban iidinleehay wllo iyo walkey baaa guuleytaa horeyna usocda

  • @najahfarah9625
    @najahfarah9625 4 ปีที่แล้ว +67

    Abdirahman istay wad qajilsantahe ma gurigi soddohdabad vidioge ku duubaysan😂

  • @ubaxjamac2963
    @ubaxjamac2963 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allh wall isakuwaar abidkiin aleh haidin Sharfo wall laakiin suaal baanraba aroosaka inan imaado ayaan doonayaah ee iisoosheega wll isha allh

  • @hamdadheeman749
    @hamdadheeman749 4 ปีที่แล้ว +3

    Mnsh allah mnsh allah mnsh allah ubax dugsiya iyo abdirahman alle haysku kiiin dayo ruunti aad ayaan idiin tageera wanan ku farxey guurkina ruunti waxan ahy qof jcyl ku dhexjira garanayana qimaha uu leeyahey sida awugi ayaan ugu farxa jcylka guulaystey hambalyo hambalyo hambalyo waan idiin ku tageersanahey jcylka qarsodiga ah lkn mid ayaan idiin faraya walaldey maaanta reer cusub ayaad dhisten waxanad yeelaneysan cadow cusub iyo xasiid cusub oo aydan hore uu yeelan somalidu waxey dhahda aaman uu dhimo cayna uu guurso sida daraded meel uga soo wada jeesta cadowga cusub sido kale xasiidka cusub dhabarka na uu dhiga dhibta dad weynaha ilahay na waxan idiinka baryaya inad noqotan kuwa guulaysta isku duqoba ubad badana idiin siyaa noloshinana farxad ku dhameysatan walashay ubax dugsiya iyo walalkey abdirahman stay waxan idiin leeyahay isku samra idiinku dhexdina jcylkuna haydiiin ahado qarsodi sidii hore ah hana soo ban dhigina ee ku koba guriga cusub ee aad dhisten kana dhiga iftinka gurigo kaliya waxanan idiinku racey hadalka ah wax waliba waxey ku fiican yihiin qorsodiga aniga na igu duceya qofka is jeclnahey oo aan daal kala fog jogno ananu dhof ku kala maqanahey ana leeyahay dhoof jcyl uu darana allahow uu darana in alle isku kayo soo dhaweeyo qoralkaya waxan rajeynaya inad soo qadatan sii dadka qaar ugu faideystan hambalyo hambalyo ayaan idiinku dhafaya ❣❣❣❣❣❣💑💑💑💑💑💑💑👨‍👩‍👧👨‍👩‍👧👨‍👩‍👧👨‍👩‍👧👨‍👩‍👧❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰😍😍💖💖💖💖💖💟💕💕💕💕💕💕

  • @ayaanamiiindaauud5797
    @ayaanamiiindaauud5797 4 ปีที่แล้ว

    Wllyalow sifican suaalaha ugu jawaba nagadaya xishoodka iyo jikarka dadwawayn iska dhiga ubax ninkaga hadal dabacsan kula hadal

  • @CabdiMaan706
    @CabdiMaan706 4 ปีที่แล้ว +25

    Si Fiican suaalaha uga maad jawaabin ubaxeey ee markaa marka xiga maga soo hagaag😂😂

  • @nimcoabdi9446
    @nimcoabdi9446 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh Ubax Dugsiiya Wllo Qaali isku waara Hambalyo CBDI raxman wllo Qaali isku waara Hambalyo 👍👍👍👍

  • @azuumabdiaziiz8934
    @azuumabdiaziiz8934 4 ปีที่แล้ว +60

    Ubaxeey is dhafiinta Naga dayo cadi sulaah uga jawaba

  • @tasliiminamohamed3382
    @tasliiminamohamed3382 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah hambalyo waligiinba waan isla kiin jeclaa inad is guursataan xitaa markad ruwadayaha jileysaan waxaan jeclaa in aad isku soo aadaan agtar iyo agrarad markle mabruk isku waara ubad qeeyr leh Insha.allaah

  • @Light_p
    @Light_p 4 ปีที่แล้ว +14

    Hmmmm in Layzku kiin qazbayba La moodaH, Yaaaqii Romantic camaL jilla nioH🤣
    Congrats and Keep going Couples aduun❤

    • @samiiraahmed3247
      @samiiraahmed3247 4 ปีที่แล้ว +1

      Reer woqooyi iyo romantic kala dheer

    • @Enissa7
      @Enissa7 4 ปีที่แล้ว

      @@samiiraahmed3247 😂😂dhab u qosly wllee been maaha

    • @samiiraahmed3247
      @samiiraahmed3247 4 ปีที่แล้ว

      @@Enissa7 waa runty walaal saw maaha dee bay isku hayaan hadana lamaane ahaan bay noogu imaanayaan

  • @quuenindho7711
    @quuenindho7711 4 ปีที่แล้ว

    Mashalaah hablyo lamanayashayda
    Fadlan noloshiina ha idin ahaato
    Qarsoodi wax kasta qarsoodida ku wacanatahay

  • @kifaxalii8064
    @kifaxalii8064 4 ปีที่แล้ว +6

    Abdirahman staY io ubax dugsiya wllo Allah ha idin siiyo nolal farxad ìo reenreen waadato inshaAllah ❤🤲 much love from Nairobi 👄

    • @jamiilacabdi9650
      @jamiilacabdi9650 4 ปีที่แล้ว +1

      mnsha alla hampalyo hampalyo c/Rahman istey io ubah dugsiye ilaahay haysku kiin daayo lkn wxan jeclahay inan arooskina kasoo qayb galo jilayaal aan tageero ayaad tihin noqda ul io dirkeed

    • @jamiilacabdi9650
      @jamiilacabdi9650 4 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedcabdicasiis4965
    @maxamedcabdicasiis4965 4 ปีที่แล้ว

    Alle haysu kiincalfo wllyl qli Dumadayd ubax dugsiya iyo c,raxmaan istay isuwaara wllyl Baarakalaahu lakum wajamacabaynakum noqda kuwii farhad u waara inta nolosha ka hadhay iyo ubad khayr qaba 🤞❣👫👨‍👩‍👦

  • @hanabaaruud1019
    @hanabaaruud1019 4 ปีที่แล้ว +4

    Illhy hysukiin barakeeyo upah and c/Rahman stey❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nimoabdiweli975
    @nimoabdiweli975 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allh ubax dugsiiya and abdirahman stay lamaane qurux badan oon aad ujecelahy iminka iyo markii horeba alle ubad khyr qaba haydin kala siiyo suashaydu waxay tahy please waxan idinka codsanaya sidaad isku barateen iyo mudadu xidhiidhkiinu Socday oo videoyow ah noso galiya insha allh waa cadsi

  • @marwadajacelka6005
    @marwadajacelka6005 4 ปีที่แล้ว +25

    Dadkan shoofsanaah si fiican uma jawaabayaan inta igu raacsan ismuujiyah

  • @saamiyaibraahim2887
    @saamiyaibraahim2887 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllky cabdiraxman stay and ubax dugsiiya iskuwara ubad khyr qaba kala hela

  • @ismo_official
    @ismo_official 4 ปีที่แล้ว +52

    SU'AAALAHA SIDII DAD WAAWAYN UGA JAWAABA SIDII CIYAALKA UGA JAWAABAYSAANE

  • @salmanahmedmohamed97
    @salmanahmedmohamed97 4 ปีที่แล้ว

    Haltalo aan idin siiyo lamaanahaygii qajilka iyo xishoodku waa meeshisa firfircooni iyo qosol badan muujiya InzhallH heer kan kasareeya baan idin rajeynayaa

  • @maahirzaciid1179
    @maahirzaciid1179 4 ปีที่แล้ว +24

    M.a dhaqma oo dhisma Lamaanaha qarniga❤️ arooskiina hotelkee ku dhiganyzaan wll☺️

  • @crinaahmedofficial7410
    @crinaahmedofficial7410 4 ปีที่แล้ว

    masha allah alle ha idin barakeeyo wllalhey stay iyo ubax lamanihi qarniga hambalyo
    waan qaătey hadalkaga iyo fariintadadaba wllshy waa idin taageraa labadiinaba

  • @cabaasmadxay8029
    @cabaasmadxay8029 4 ปีที่แล้ว +97

    Wax walba waad qarineysaane sida dadka youtuperada wax uga jawaabaa Jawaab cad keen ilmaaderayaal soo inika reer woqooyi caadiya loqdey🤣🤣🤣

    • @nadiiramaxamuud5338
      @nadiiramaxamuud5338 4 ปีที่แล้ว

      😘😗😗😗

    • @nafiisanalka4319
      @nafiisanalka4319 4 ปีที่แล้ว +1

      Haaaah agaa ugu talagaly maaaha cadi uga jwba ama mesha uga taga ilmderyal

    • @haboonsoobe441
      @haboonsoobe441 4 ปีที่แล้ว

      Vaar badanida ninyahow ka dhac lamanaha qarnika😂🙈❤

    • @cabaasmadxay8029
      @cabaasmadxay8029 4 ปีที่แล้ว

      @@haboonsoobe441 lugugu dhufayee nin ma ahi🤣

    • @jimcalekaafi5616
      @jimcalekaafi5616 4 ปีที่แล้ว +1

      @@cabaasmadxay8029 😅😅

  • @mufakirraashid2395
    @mufakirraashid2395 4 ปีที่แล้ว

    Msha allh stey iyo ubax wad iskuso bxysn alle ha isukin barakeeyo mataanahana waan idiinku duceynaynaa🤲🤲

  • @samsamcabdi3251
    @samsamcabdi3251 4 ปีที่แล้ว +7

    Clraxman iskudookhnahee matano alle haydin siiyo❤🤴👸

  • @fatimafariido6527
    @fatimafariido6527 4 ปีที่แล้ว

    Hambalyo hambalyo hambalyo
    My sister warda dugsiiye & my dum A.rahman
    Owlad barakeysan Allaha idiinku Deeqo🤲

  • @sagalmahamet1475
    @sagalmahamet1475 4 ปีที่แล้ว +31

    Uabah dugsiiya ❤ Abdirahman stay
    Isku waara walaalyaal ❤
    Codsi: Xafladii Aad dhigateen Oo dhamays ah noo soo geliya TH-camka plz 🙏

  • @hindaawbiixi4188
    @hindaawbiixi4188 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah tabarikalah hambalyo walalayal Wan ku farxay gurkina waxan idin rajayeynaya nolol warta suashaydu waxay tahay caruur nimadini miyaa is taqanen ✌️✌️✌️✌️

  • @hodanosmanhodanqlanjo152
    @hodanosmanhodanqlanjo152 4 ปีที่แล้ว +27

    Dadka caadi suaalaha uga jwaba wad iska dhafinaysane

  • @amuun7636
    @amuun7636 4 ปีที่แล้ว

    Alle Ha izu kiiindaaaY Lamaane quruxbdaN❤🙏

  • @asmaxasan6935
    @asmaxasan6935 4 ปีที่แล้ว +3

    Alpha maprouk mnchla lamaana qurux badan apidkiin sda uwada jira wllhy ❤ubah dugziiya❤apdirahman stey💖❤

  • @riwaananuur2893
    @riwaananuur2893 4 ปีที่แล้ว

    ubax dugsiiya wllo qali guul ayan kuleenahay adga iyo sidigeen c/raxmaan istay wanad ku mahadsantihiin jawaabha ad nasiiseen

  • @munobarako1213
    @munobarako1213 4 ปีที่แล้ว +14

    Lamaaane isjecel Ilhey ha Idin daaYo♥️🔥

  • @nimcoahmed9753
    @nimcoahmed9753 4 ปีที่แล้ว

    alle ha isu kiin barakeeyo
    uubad khayr qabana ha idin siiyo
    wllo cabdiraxmaan timaha iskajar waa iga talo

  • @najmocumar8463
    @najmocumar8463 4 ปีที่แล้ว +14

    Su,aal ieeydiya an idinka jawabe kadibna an is dhafino wa maxay ama sifican uga jawaba ama iska daya wll

  • @maxamedismail9551
    @maxamedismail9551 4 ปีที่แล้ว

    masha allh lamaanaha qarniga waxaan idiin rajaynayaa ubad yaacaya inuu ilaahay idinsiiyo craxmaan iyo ubax

  • @kayohavtar9440
    @kayohavtar9440 4 ปีที่แล้ว +5

    Mnsh Allah
    Dad akhlaaqi ka muuqato
    Isku waara walalayaal♥️♥️👋👋

  • @faizamaxamed8660
    @faizamaxamed8660 4 ปีที่แล้ว

    Manshallaha manshallaha Tabarakallah ilahaye isku kin daayo oo ha isku kin barakeeyo Ubaax Dugsiya and Abdirahman Istey wllhi waxa tihin Lamane an jecelahye❤♥️♥️♥️♥️♥️💋💋💋💋💋💋💋❤💯💯

    • @nimcoahmed9597
      @nimcoahmed9597 4 ปีที่แล้ว

      Hnblyo isku wara ubda khyr qaba kalhe😘😘😘

  • @salmaanabdiaziiz9001
    @salmaanabdiaziiz9001 4 ปีที่แล้ว +4

    War nio inta aad kacado salada rabi bax tuko wx runta ku sheego ayaa ladahaye wlhi salada waa nuurka nolosha🔥🔥💯

  • @ubaxjaamacmaxamedgaylan8397
    @ubaxjaamacmaxamedgaylan8397 4 ปีที่แล้ว

    Ha u jojinina hore usocda waan idin tagerijiray filimkii maantana waan ku farxay hambalyo

  • @mascudyare1478
    @mascudyare1478 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah, بارك الله لكما وعليكما وجمع بينكما بخير
    دامت لكم الافراح والمسرات psychological waan dareen sanaa inaad is jeceshihiin. Intaan filmafiina daawanayayba body language kiina ayaa cadayn karaayay .allah keep you forever

  • @maxamedcabdifataax1925
    @maxamedcabdifataax1925 4 ปีที่แล้ว

    Mashallaah ubax dugsiya iyo cabdi raxmaan iskay isku wara adban utageeray jacaylka qarsooon e kadiska isku waaara wllo adban idin jecelahay

  • @abdis70
    @abdis70 4 ปีที่แล้ว +3

    Laba qof oo Aftahan ah, oo aan jilidooda ka helo. Congratulations. Hambalyo. You are talented, ha joojin wax aad hibo u jeceshay.

  • @aasiyajamaaadan7053
    @aasiyajamaaadan7053 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sidaa isugu soo baxaysaan waa lay su kiin abuuray alle Haysu kiin bara keeyo laba qof oo aan taageero ❤💋

  • @falisfatush536
    @falisfatush536 4 ปีที่แล้ว +8

    M.a ubax dugsiya and updirahman stay ilaahy ha isku kiin barakeyo
    Hamplyo noloshu private ayey ku macantahy ee is ilaaliya ➡😙😍💖

  • @safaasli6017
    @safaasli6017 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walashay ubax dugsiiye. Iyo istey wll Ilaahay haysku kiin barakeeyo kuwe lagu nasto eelagu naagado ilaahay haysku kiin barakeyo

  • @fardowzakhaliif8679
    @fardowzakhaliif8679 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah allaha isku kiin barakeeyo labo qofo jeclahy

  • @queenfarah7822
    @queenfarah7822 4 ปีที่แล้ว

    M.a farxad Ku nolada abidkin noqda reerki lagu naste lagu nagoda ubad khayr qaba Alle haydinkala siiyo

  • @aboflah1103
    @aboflah1103 4 ปีที่แล้ว +8

    Ubax mxad istey kU jeclatay allah ah idin sharfo
    💓❤️

  • @monam7931
    @monam7931 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah hanbalyo hanbalyo alla man Isla kin jeclaa wad isku nuraysane isku wara 😘😘💕💕👏👏🙏🙏

  • @nimcoahmed5167
    @nimcoahmed5167 4 ปีที่แล้ว +12

    Xaraape wlle c/rahmaan iyo ubaxoo isu kayaa guursadey😂

    • @saadjamal3351
      @saadjamal3351 4 ปีที่แล้ว

      Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo waal

  • @umalkhyrcaaqib1987
    @umalkhyrcaaqib1987 4 ปีที่แล้ว

    WalshaY ubax iyo seedigay isteeY wax su aala ma qabo alle haYdin barakeeYo inahalah ilmaha curad hadaY gabadh naqoto umalkhayr u bixiya 😭😭😭😭😭

  • @nimcomuhamoud5287
    @nimcomuhamoud5287 4 ปีที่แล้ว +25

    horta illhy hysku kiin barakeeye 😘😍su.aalaha ZIDII DAD WAAWEYN UGA JAWABA WXY IS DHAAFINTU INTAA LE.GI😏😂😂😂

  • @abdourazakmohamud8068
    @abdourazakmohamud8068 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah marka hore hambalyo marka labaad Su'alaha sifiican uga jawaaba

  • @zumizhqlnjo199
    @zumizhqlnjo199 4 ปีที่แล้ว +9

    Mncha allha wllky Abdi Raxman adna wllshy ubax dugisiya ale hasukin diyo lkn wllo ubax Apdi raxman jcylkisa marka lawyfiyo wuiska caday sanjiray lkn adiga wad qarsan jirty lkn isku wara🤲

  • @queenfuny7996
    @queenfuny7996 4 ปีที่แล้ว

    M.a dugsiiya iyo cabdiraxma ku wii isku wara oo ubad kheer kabo kala hela 💋❤❤❤❤

  • @salmacawil3400
    @salmacawil3400 4 ปีที่แล้ว +17

    Masha Allah ubx lkn odgag timh iyo gadhak dubu habn ku smee iyowyo hada waa qurudad i adigu masha Allh wnnan idan hambly hambly⚘⚘⚘⚘⚘⚘❤❤❤❤❤🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷

  • @munamuna3686
    @munamuna3686 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashalaah mashalaah ilaheye haa isku kiin barakeyo reerki lagu naste lagu nagado alaaha idka dhiiho aaamiiin 🌹🙏🤲🏻😘👌💚👏

  • @faraxburcaawiyoadam7643
    @faraxburcaawiyoadam7643 4 ปีที่แล้ว +5

    Ubax dugsiiya is debci ❤❤
    Ehlu jcyl iska dhig camal
    Sala
    Cale
    Xbbt

  • @omerali9930
    @omerali9930 4 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah cabdi raxmaan iyo ubax waxan idin leeyahay habalyo hanbalyo anuu waxan idin waydiin lahaa inta halkaad soomarteen maryasa maxaad kulatalin lahaydeen

  • @elyahyelaaskawi2341
    @elyahyelaaskawi2341 4 ปีที่แล้ว +21

    Sheekadan Uma Bogin, Laf timir ba kujirta✌
    Su'aalaha Caadi Ma uga Jawabtan Oo iska caabinta iska dhaftan , mise prank ba wadaan Lol😂✌

  • @rayaanmohamed3043
    @rayaanmohamed3043 4 ปีที่แล้ว +1

    waxaan qashinka ee mobilka ku dhegan waaxay daawadayaasha maba qancin kartaane orda qolka isla gala. mida kale maad si fiican wax uga jawabtan belada fooda dheer ee iyadoo la tukanayo daldalmaya ilaahay u sujuuda

  • @puresomalilander3248
    @puresomalilander3248 4 ปีที่แล้ว +12

    Dadka cometiGu 80%romantic mee LeYihiiN meesha ma rer xamarba joGa ilmaderaYaaL dadkan aad arkaYsaN xishodka ku danbeyeyyy

    • @samiiraahmed3247
      @samiiraahmed3247 4 ปีที่แล้ว

      Xishood la aan haduu jacayl ku yhy dee ha is guursanina

  • @roodhaahmed9964
    @roodhaahmed9964 4 ปีที่แล้ว

    Mansh allh lamane quruxun waan islakin jecela labadina wad iskusobaxdan ilahy haiskukinbarakeyo walshy ubax iyo sidokale sayigeda wallkey cabdiraxman ilahy haidinkuguleyo xilka ad qaden mansh allh