prank ABDIRAHMAN STAY OO GABADH SHUKAANSADAY IYO UBAX NAXAA KALA QABSADAT

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @ashwaankaduula
    @ashwaankaduula 4 ปีที่แล้ว +470

    Ubah iyo istay best couples waan idin wata💗

    • @mabsuuddiamond5331
      @mabsuuddiamond5331 4 ปีที่แล้ว +9

      Kada arsiga nio ubax wan jeclahaye

    • @ahmedshaakir1766
      @ahmedshaakir1766 4 ปีที่แล้ว +3

      🤣🤣🤣ubah iyo iztey xa Kala hyzta

    • @abdikani6830
      @abdikani6830 4 ปีที่แล้ว +4

      Inkarbad thy nio inaad marwada ka daysaanbay ahayd

    • @badrauk6940
      @badrauk6940 4 ปีที่แล้ว +3

      Huno ashwaan prankiga wad la ogayd sow ma ahan😂😂😂😂

    • @samsamcabdiwali7185
      @samsamcabdiwali7185 4 ปีที่แล้ว +2

      Dj00 i421m

  • @xamdixarale9073
    @xamdixarale9073 4 ปีที่แล้ว +161

    Inta nabi maxamed scw jecel like isaar

    • @abdullahikhalif4827
      @abdullahikhalif4827 3 ปีที่แล้ว +1

      Scw♥️♥️♥️💯

    • @aduunka7134
      @aduunka7134 3 ปีที่แล้ว +2

      scw

    • @philfoden9537
      @philfoden9537 3 ปีที่แล้ว +1

      Scw

    • @amaaldagan6537
      @amaaldagan6537 3 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw💗❤❤

    • @muhiimkhadar9416
      @muhiimkhadar9416 3 ปีที่แล้ว +1

      𝒔𝒂𝒍𝒍𝒂𝒍𝒂𝒂𝒉𝒖 𝒄𝒂𝒍𝒂𝒚𝒉𝒊 𝒘𝒂𝒔𝒂𝒍𝒍𝒂𝒎

  • @garadkaofficial1395
    @garadkaofficial1395 4 ปีที่แล้ว +408

    Marku prank maqlay yaa soo orday......like taabo

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed 4 ปีที่แล้ว +147

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 1k i gaadhsiiya bes😭😭😭😭😭😭😭😭😭👏👏

    • @hamdachannel1668
      @hamdachannel1668 4 ปีที่แล้ว +2

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @hamdachannel1668
      @hamdachannel1668 4 ปีที่แล้ว +3

      Inanta waad waashay craxmanow

    • @nadra24chanel46
      @nadra24chanel46 4 ปีที่แล้ว +2

      Isar wll anigana

    • @oscorhanad6889
      @oscorhanad6889 4 ปีที่แล้ว +3

      Wllo waxkastood jeceshahey ilhey maal aanad fileyn hakaaga dhiibo aaammiinnn

    • @pagekahiddoiyodhaqan2574
      @pagekahiddoiyodhaqan2574 4 ปีที่แล้ว +2

      Haye ee ana subscribe iso saaran ana kusaaraye

  • @iii1780
    @iii1780 4 ปีที่แล้ว +197

    Naa ubaxay waa prank war reer hergeysa waan ni salaamay lamaanaha ugu akhlaaqda badan ee carriga somaliland waan idin salaamay

  • @alowsahal5235
    @alowsahal5235 4 ปีที่แล้ว +18

    maasha Allah lamaane is jecel hadii aad rabtaan in uu jeceylkoodu sii waaaro like👍👍saar

  • @xalimomoha3704
    @xalimomoha3704 4 ปีที่แล้ว +176

    Yes tiiim stay ismojiya

  • @rahmamahamoud9257
    @rahmamahamoud9257 4 ปีที่แล้ว +42

    Ubaha waa fariid wlhi 😍❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedqaaje1395
    @maxamedqaaje1395 4 ปีที่แล้ว +15

    Wlhi ubax waa inan alle sharaf kabadiyay oo asturan , masha allah , halkaa kahay walal

  • @Janno_Moha
    @Janno_Moha 4 ปีที่แล้ว +10

    Ubax gbdh Caqil Badan Ma sha allah Allahuma baarik wllshey io wllkey👏❤️

  • @nimconajuum9941
    @nimconajuum9941 4 ปีที่แล้ว +47

    Mnsha allah lamanaha qaligaa dugsiiya iyo stay noolada❤💯🥀

  • @ayaanmohamed1862
    @ayaanmohamed1862 4 ปีที่แล้ว +15

    Walhi ubax wa fariid
    Guuleyso mar walna quruxeeey😘😘❤❤❤

  • @umukhairabdullahi7918
    @umukhairabdullahi7918 4 ปีที่แล้ว +14

    Dee anu waan is huba kulaha🤣
    Boqortooyo alla ha idin barakeeyo ❤

  • @needleyare3973
    @needleyare3973 4 ปีที่แล้ว +120

    ubaxeey nacasbaa nasta second prank insha allah
    hinaasahana inaga ilaali odaygu waa inoo daacade
    #haweenka anoon salaamin
    #hablaha gabigood ka leexda
    #hankayga anoo kasaaray
    #inaan haasaawo maalin
    #ayaad adiguna hinaastay
    intaasna stay baan u idhi🙌🙌🙌

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhh abwaan hoose iga dheh

    • @anisaail6136
      @anisaail6136 4 ปีที่แล้ว +2

      Www Masha allah abwaane

    • @needleyare3973
      @needleyare3973 4 ปีที่แล้ว +2

      @@nimcoayaan6197 wll mahadsanid

    • @needleyare3973
      @needleyare3973 4 ปีที่แล้ว +2

      @@anisaail6136 wll mahadsanid

    • @xarromarro2286
      @xarromarro2286 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhhhhhhhkkkkkkkkkkk

  • @hafsoabdi640
    @hafsoabdi640 4 ปีที่แล้ว +47

    Dugsiiya Iyo Stay Alle Ha idinbarakeeyo One love famil🥰

  • @munobarako1213
    @munobarako1213 4 ปีที่แล้ว +195

    Inta. Laamanahan. JeceL. Like ta Ha ila DhaaFin 🙏

    • @xamzezanchez7685
      @xamzezanchez7685 4 ปีที่แล้ว +1

      WAR HOZANPAYDU IZKU CUNTAN WAN OGAHY

  • @khadarsudaysi1785
    @khadarsudaysi1785 4 ปีที่แล้ว +32

    Masha allah jiro joga ubadkhayr qabana kala hela isha xasidkuna idinka dadan big respect 💋❤😘

  • @kingarapk143kboss5
    @kingarapk143kboss5 4 ปีที่แล้ว +16

    Wlhi caawo wa marki ugu horeysey aan daawaday wlhi Qosolki Aduun ka Wlhi wan idiin tageray Full Rezpact Family

  • @suhrizain4193
    @suhrizain4193 4 ปีที่แล้ว +5

    Manshaa allah ubax wlhi waa inan wanaagsa hinaasah aniga dhibco ayay idhaaftay noolow qaali fariid 👍❤

  • @faadumoahmed2764
    @faadumoahmed2764 4 ปีที่แล้ว +7

    Mnsha allaah ubaxeey illhy ha ku daayo cabdi raxmaan waa nin wanaagsan madaama uu kuleeyahy is astur taas wax ka fiicaniba ma jirto mnsha allaah

  • @anfacganow471
    @anfacganow471 4 ปีที่แล้ว +36

    Xanaqu wax walibu ka keni 4guroso kulhaa ubah😂😂 team stey ban ahaa lkn manta ka baxa ubaxey noso ar wllo

  • @hareedkaiseOomaar
    @hareedkaiseOomaar 4 ปีที่แล้ว +90

    Jcylku mrka lais adheeco ayu wngsn yhy m.a xijaab so xidho adhecday ubad khyr qaba kala hela allow ana #ubaxo kLe i sii amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin
    Ubah io stay tageero buuxda idin haya
    From #Hargeisa Somaliland

  • @mohammedbrahim7086
    @mohammedbrahim7086 4 ปีที่แล้ว +63

    Inantii uBax wixii ku dhacaan la yaabay🙆‍♂️😅😂🙏

  • @ifraahomar818
    @ifraahomar818 4 ปีที่แล้ว +8

    Ani iyo bqorkeyga wxa noo tihin model family aan ku dayano idun jeclhy lmaanaha qarniga💖👑

  • @Jecelowstudio
    @Jecelowstudio 4 ปีที่แล้ว +90

    PRANK UBAX WAY KU DHACDAY
    LIKETA DHAC DHAC KU SIIYAH INTII KA HESHY PRANKIGA NOOCAN AH😂😂😋😂😂😂

  • @z012y
    @z012y 4 ปีที่แล้ว +67

    1:11
    Waa halkii youtuberadee aamusa suus 😂

  • @ayaanaibrahim5037
    @ayaanaibrahim5037 4 ปีที่แล้ว +6

    Naga waad sawir kulaaha🤣🤣🤣🤣 lamanha quruxda badan keep going

  • @anasirkhadr3652
    @anasirkhadr3652 4 ปีที่แล้ว +21

    Ubaxeey maanta waa lagaa guuleystee qaado hanaga xanaaqin dumashi

  • @bahjabiihi2569
    @bahjabiihi2569 4 ปีที่แล้ว +94

    Ubah Kulaha HaL XiJaab ban Leyay Intii Ila MaqazHay🤣🤣

    • @hayhagranofficial2037
      @hayhagranofficial2037 4 ปีที่แล้ว +6

      Intiikale dawaarkay igajiraan baytiriye hailaawin

    • @AbdiApdilahi132
      @AbdiApdilahi132 4 ปีที่แล้ว +3

      Cabayad iyo sheelad xidhataa huno hal hijab hady leedy dhip Male wll

  • @xamdiitohibraahim3205
    @xamdiitohibraahim3205 4 ปีที่แล้ว +70

    Hala Qaato Ubaxeey adoo Taagan Stay 😂😂

  • @cimaanmaxamed5916
    @cimaanmaxamed5916 2 ปีที่แล้ว +2

    Mash'allah cabdiraxmaan iyo ubax best family 👪

  • @ayanleismail6866
    @ayanleismail6866 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah wllhy Abdiraxmanow ubax way ku ❤ jeceshaye ❤Ilaasho zxp alle haysukii barakeeyo ubadkhayrlana kala hela

  • @abdiqaadirali1220
    @abdiqaadirali1220 4 ปีที่แล้ว +3

    Stey nin adag runtii dumaashi waad
    Kaga xanaajisay😂😂😂😂
    Lkn marka Ubax baan sugnaaa❤️🤣🤣🤣 iyo waxay soowado Insha Allah guulaysta marwalba

  • @ayaanabdirahman1367
    @ayaanabdirahman1367 4 ปีที่แล้ว +30

    Mnshaa AllaH dadkeygiii Ubax iyo ApdiraHman nooladaH 💞💞💞💞💞

  • @asmacaydaruus2318
    @asmacaydaruus2318 4 ปีที่แล้ว +6

    Best couples of the world ❤👑🌷💐

  • @AYsar.official
    @AYsar.official 4 ปีที่แล้ว +38

    Nimaan aarsan uurka HoYadibuu Kujiraaa Team IsteY IsmujiYa

  • @maizaupdyrahman4846
    @maizaupdyrahman4846 4 ปีที่แล้ว +2

    Lmnha kaliye Yutubkooda La socdo keeb Going wllhy❤

  • @hamdiabdirizak8856
    @hamdiabdirizak8856 4 ปีที่แล้ว +10

    Nimaan aarsan uurka hooyadiiyuu ku jiraa
    Ubaheey waxaan sugnaaba waa aarsigaaga😍

  • @cabdirizakhassan6204
    @cabdirizakhassan6204 4 ปีที่แล้ว +27

    Ubax walahi Waa miskiin nio Upxy adna goormaad prank samayn doontaa walipa life 🤣🤣🤣

  • @متعةعين
    @متعةعين 4 ปีที่แล้ว +17

    Team istay 💪💪💪💪
    Dumaashidayo waxanu leenhy wey ku dhacdaye naga raali ahow
    War stayow kii labaad baanu kaa sugaynaa ilayn ciyaartu weli waa barbar dhac 1-1 ⚽️

  • @LAQAAYE
    @LAQAAYE 4 ปีที่แล้ว +26

    Keep Going ban idin Leenahy
    Anagad Pranka Nagu Samyseene
    Nin kaan Fahminow
    Daaqada Stay ka dambysa eega
    Bilowga Vidoe-ga
    0:40
    🤣🤣🤣🤣

  • @mohamedazanyo8331
    @mohamedazanyo8331 4 ปีที่แล้ว +21

    Waa Prank Cajiiba Ubah waa madaxa hinaasaha 😂😂

  • @munadeer9743
    @munadeer9743 4 ปีที่แล้ว +5

    hhhhhhh Abdiraxan Amus kulaha Hhh Hore u socda ❤❤❤❤

  • @najaaxsouleimanaaden795
    @najaaxsouleimanaaden795 4 ปีที่แล้ว +25

    Mnsha Allah 🤩 abdirahman stay wllhi waa fariid gabadhada mar walba astur please WLLO ♥️anigu wllhi lamabasii dhurmeen EE intaa kaco Ku dhaho akhtiyaar leedahay baan indho cadeyntiisa mobilka afka kaga dhufan lahaa waba iskaga kici lahaa 😂aniga iyo ubah isku Midnahay wllhi waa CADHOODa anigu mana caayo mana ooyo sidaa ubax kudhahaa noloshada xorbaa utahay

    • @mohaqayz147
      @mohaqayz147 4 ปีที่แล้ว

      MTiri

    • @najaaxsouleimanaaden795
      @najaaxsouleimanaaden795 4 ปีที่แล้ว

      @@mohaqayz147 haaa is adkeyn🤣baa Ku dhintaaa wllhi lkn waa xanaaqa

    • @M19-u8v
      @M19-u8v 4 ปีที่แล้ว

      😂 fariid yar ayaa thy gabdhu haddanay ninkeeda uu hinaasin Maxay ka shaqeenaysa😂😅

    • @najaaxsouleimanaaden795
      @najaaxsouleimanaaden795 4 ปีที่แล้ว

      @@M19-u8v HINAASO waa jiraa😅lkn maaha kii ninka lagu waalan jiray🤟🏿maxaa oohin iyo NIN dabagal iyo NIN ilaalin idaba dhigay adeer ninku haduu irabo wuu irabaa hadaanu irabina ima rabo maxaa 😅🤔iskugu qasbayaa taas aaminsanahay NIN haduu karabo waaku rabaa hadaanu karabina gal magaalka wah 🤔 hadaa maka daba ooyaa 😭💔 waa ilaaliyaa police 👩‍✈️👩🏻‍✈️🕵🏼‍♀️ ayaan noqdaa miyaa 🤔 wllhi qofka ijecel waa ilaashan qofka iga maarmi karana waaka maarmay

    • @M19-u8v
      @M19-u8v 4 ปีที่แล้ว

      @@najaaxsouleimanaaden795 😂😂 haddannu irabin dheh minyaro hakula guursadee waxas ninka ha maqashiin waa waraabe wllhi markasu mid kaleh shab dhahayaa adiguna second second uu dabasoco Macaa moopilkiisa Badh waa talo muhiim 😂😂😂😂😂😂😂😀

  • @sacdiyamaxamed9785
    @sacdiyamaxamed9785 4 ปีที่แล้ว

    Mashalaah walalahayga sharafta badan isaara subscribed fadal fadal xabaabi

  • @hamseroyal5485
    @hamseroyal5485 4 ปีที่แล้ว +20

    Abdirahman istay Dumaashi yo Golkii raga Geen!!!! 🤣🤣🤣✌️

  • @nuraahmed3352
    @nuraahmed3352 4 ปีที่แล้ว +9

    Mansha Allah family qurux badan oo aan jeclahay clraxman and ubax keep going

  • @barwaqonashaadofficial5071
    @barwaqonashaadofficial5071 4 ปีที่แล้ว +14

    Mnchaa allah alle isha xaasidka hadinka hayo garabahyGii🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @amiirofficial7400
    @amiirofficial7400 4 ปีที่แล้ว +9

    Keep Going Prother nd Sister 😜

  • @mohalimohsamii5570
    @mohalimohsamii5570 4 ปีที่แล้ว +49

    Qabrigad igu dhibaysa 😄😂dugsiiya

  • @radiitayousuf6388
    @radiitayousuf6388 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw walee waa barank shidan inta igu raacday like iisaar

  • @zuhaybrealgoat6689
    @zuhaybrealgoat6689 4 ปีที่แล้ว +16

    Dad is jecel ubax iyo istey.
    ubaxeey istey ilaasho wlhi waa nin akhyaara 🖐️🖐️

  • @sacdiyamaxamed9785
    @sacdiyamaxamed9785 4 ปีที่แล้ว

    Mashalaah walalahayga sharafta badan isaara subscribed

  • @kimjanno358
    @kimjanno358 4 ปีที่แล้ว +4

    Abdirixman iyo ubax dugsiya noloshu inima xumayso wllyal ❤❤💯

  • @hodansiyaad2592
    @hodansiyaad2592 4 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi clraxman iyo ubax wan idin jecelahay xata inan idinla kulmo doonaya inzhalah wll jira oo joga waligin wlll mcn❤

  • @najiib_fapinho7086
    @najiib_fapinho7086 4 ปีที่แล้ว +68

    prankigan io kii Horaba Waa La izla Ogaa Praankigu Cadaalad ayuu Rabaa 😂🤣intii ila aragtaa like 😂

    • @nasirsiyaddaud8510
      @nasirsiyaddaud8510 4 ปีที่แล้ว

      Kkkk 😂😂 waa runtaa cadaalad buu rabaa anagay wax ay isla ogyihiin nosoo jilayaan

    • @saaidnuur9127
      @saaidnuur9127 4 ปีที่แล้ว

      Caqliga hawaayin was sax way isla yihiin nilowgii barnAmijka ayaan dareemay iyadaaba ubilowday maad guursan iyadaa sii salaxday barnaamijka

    • @zamaarailkacaz9448
      @zamaarailkacaz9448 4 ปีที่แล้ว

      Aniga

  • @samsamcabdi3251
    @samsamcabdi3251 4 ปีที่แล้ว +11

    Wuu kaajartay wllhy mid kadaran kusamee anaa kulaqabanayee ubaxeey waan kanaxee

  • @hamzeabdirahman4244
    @hamzeabdirahman4244 4 ปีที่แล้ว +9

    Amazing Prank Weeyan Beautiful Couple's Wada Jira

  • @wiz-akjr8793
    @wiz-akjr8793 4 ปีที่แล้ว +1

    Nio stey sxb qali wlhi ubax way ku jeceshahay ee please ilali ila xad wyo hadii aad aragto qof ku ilashanaya waa qof si dhab ah ku jecel we love you so much ❤👑💯❤⚘✌❤❤❤❤🔥

  • @umalqueen1247
    @umalqueen1247 4 ปีที่แล้ว +87

    Stey ooow walahi wali ma ilaawin hadalkaagi
    Adoo taagan hala iqaato dee
    Waar ma alaabad ahayd tolooow

    • @hibonuura7787
      @hibonuura7787 4 ปีที่แล้ว

      Riwaayadee ayay ahayd wll iisoo sheeg

    • @khadramowlid7881
      @khadramowlid7881 4 ปีที่แล้ว

      @@hibonuura7787 lugooyo haween weeyi wll

    • @hibonuura7787
      @hibonuura7787 4 ปีที่แล้ว

      @@khadramowlid7881 mhadzanid wll qli

    • @ameliaalli1127
      @ameliaalli1127 4 ปีที่แล้ว

      Hibo Nuura riwayadi dumar ee uu amin walanayay

  • @abdiyare4603
    @abdiyare4603 4 ปีที่แล้ว +1

    A/rah iyo ubah
    Waan idinka giijinayaa marwalba
    Xagayga like iyo waxkasta
    Waayo taageero buuxdaan idiin ahay
    Himiladiina la idinkuma qadiyo
    Guulaysta marwalba 👍👍👍👍👍

  • @Caalamka_iyo_Ciyaaraha766.
    @Caalamka_iyo_Ciyaaraha766. 4 ปีที่แล้ว +4

    BeZT CouPLeZ UPaH AnD EZtaY KeeP GoiNg🥰🥰🥰

  • @izzabellainamomin3890
    @izzabellainamomin3890 4 ปีที่แล้ว +1

    Aaad baan idiin jclhy walaaleheyga ii noolaada from muqdisho idinka soo salaamaa

  • @ugbaadmaax2989
    @ugbaadmaax2989 4 ปีที่แล้ว +10

    Ubaxey adoo tagan hala qaato istey 😅😅 one love my family 💋❤🥀💫

    • @maryamocabdiqadir4291
      @maryamocabdiqadir4291 4 ปีที่แล้ว

      🤣🤣wlhi istaY hdlkiisa mn ilaawin ado taagan ba laY qaadanaYa hhh dugsiiYa ninka xfido alpo🤣✌💑🌹

  • @saraaragzan5122
    @saraaragzan5122 4 ปีที่แล้ว +19

    Team istay💪🏻😂😂😂

  • @somalicomedian5635
    @somalicomedian5635 4 ปีที่แล้ว +37

    Ubax wixii ku dhacay waan ka xumay sorry walashey
    Talo ahaan waxaan idin dhihi lahaa prank iska dhaafa

  • @fadhiahmed1123
    @fadhiahmed1123 4 ปีที่แล้ว

    Gabadhii dugsiiya ahayd waxbuukudhigay sty lkn wan aarsanaynaa dugdiiya inoo soo aar wankusugay naaye team dugsiiya ayan ahay ilove yuo familly quruxbadan allaha idin sharfo

  • @raxmoshariif9540
    @raxmoshariif9540 4 ปีที่แล้ว +6

    Inta lamanaha jecel Like haiila Dhaafin walll

  • @hassandweeu4096
    @hassandweeu4096 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhh mansha allah indr ubaxey sxbkey wuu ka gashadey sln sare my family from Germany guuleysta

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 4 ปีที่แล้ว +4

    Keep going my walal anigane isoo booqo 👈❤️♥️❤️♥️❤️

  • @najaxdalmar6221
    @najaxdalmar6221 4 ปีที่แล้ว

    Wllhi billaahi ubax waa gabar gob ah oo karti iyo dadnimo leh
    Maashaa allaah
    Cabdiraxmaanoow wllhi waa iga talo walaaltinimo gabar baa allaah ku siiyay oo calafku kuugu dhacaye ku fara adeyg qalbigeedana ilaahi in badan❤❤
    Aad ban idiin jeclahay💝🇸🇱💝🇸🇱💝🇸🇱💝

  • @zalmaqueen4213
    @zalmaqueen4213 4 ปีที่แล้ว +6

    Walalkei istay iyo wlzhy ubax dugsiiya iinolaada idin taageera iga wallee❤❤❤

  • @Layla6793
    @Layla6793 4 ปีที่แล้ว +1

    Ma Sha Allah
    Ubah waa marwo waxay tidhi waxkastood i tidhi waan sameeyey is astur. Raaliya Wallee... Jiroo jira. Ubaheey gabadh kaa maskax iyo qurux badani ma jurto e ogow

  • @ibtisaanyaasiin56
    @ibtisaanyaasiin56 4 ปีที่แล้ว +3

    Ubax waxn sugnaa waa intaa nooso ary so 🥰🥰🥰hawaro jacylkiinu👸🤴

  • @huseinabdiwiish3300
    @huseinabdiwiish3300 4 ปีที่แล้ว

    😁😁😁 Badirahman&Ubax wllo dulqadka iyo samirkiyo tanasulka badiya si uu udhisnado reerkinu
    Intasan idinkula talinaya 🙏🙏🙏🙏
    Wanad mahadsantihiin runtii qoyskinu wa qayskaygo kle

  • @awosalepan9384
    @awosalepan9384 4 ปีที่แล้ว +22

    🤣Sheikh dirir inay caydo wlhi inyarbay ujirtaa ubax

  • @hodanmohamud3705
    @hodanmohamud3705 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah allah haydiin barakeeyo laba shaqsi oo akhlaaq badan wan idin jecelay

  • @munobarako1213
    @munobarako1213 4 ปีที่แล้ว +5

    ubax dugsiiya. Keep. Going. sisteR ❤️

  • @simransimran4449
    @simransimran4449 4 ปีที่แล้ว

    Run ahaanti ubax aadban uga helay waa anigoo barta tagan walhi qofka quriyad buu leeyahay 🙏💖💝

  • @faizaibrahim7579
    @faizaibrahim7579 4 ปีที่แล้ว +18

    hhhhhh waa lagaa gashtay marwooy mantay is kadulqaado toogtiisa sugeenaa 🤪

  • @dhamaysdumar7147
    @dhamaysdumar7147 4 ปีที่แล้ว

    Tolo,ay ubaxay xbbti waan aarsan doonaa iska dulqado team ubax 💪💪👌🙈🤣

  • @hibaaqdeeq7062
    @hibaaqdeeq7062 4 ปีที่แล้ว +16

    Manshallh lamanaha qarniga dar ilahay idiin jecelay

  • @halimaahmed7449
    @halimaahmed7449 4 ปีที่แล้ว

    Labada lamane aan yutubka uso galore inan dawado❤❤❤❤❤💋

  • @inahjamah2147
    @inahjamah2147 4 ปีที่แล้ว +3

    dadkii cadiga u nololaa updirahman and upah❤👏

  • @suuniyoboy2949
    @suuniyoboy2949 3 ปีที่แล้ว +2

    Gabadh adag 💪 ubah dugsiya Adkaha lasheegaaba waa gabadhaa 💪👍💥💗
    Waryaa istey mardanbe waxa ha ula noqon ubah

  • @hodanabdimahamuud7402
    @hodanabdimahamuud7402 4 ปีที่แล้ว +4

    Mnsha Allah ubax and her husband nolol warta 💝

  • @somaliland5268
    @somaliland5268 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh dadkaygii ubax iyo stey noolaada intay nolol jirto alle ha idin xifdiyo 🤩😍

  • @Ayuub.muuse886
    @Ayuub.muuse886 4 ปีที่แล้ว +13

    Abdirahman istey nimanka Afar baaa Looo baneeeyey Sida yareed Uqoslayzid kugu taageeraa😂❤

  • @abdiyare4603
    @abdiyare4603 4 ปีที่แล้ว

    Op op sxb xaaskaagu way ku jeceshahay
    Ee xaga dumarka ha ka soo marin
    Dumaashi aniguna waxaan ku leeyahay raali ka ahaw saygaaga
    Marna iftiinka noloshaada
    Sxb ubax xaall marinta aad siisay way qaadatay lkin balanka inaga oofi oo xaga dumarka mardanbe
    Yaan laynugu arag
    Walee dumaashiday way ilaashanaysaa xaajigeeda
    Alle swtc ha isu kiin daayo
    Ilaahayoow shaydaan kala kaxeeya ka ilaali noloshooda quruxda badan insha allaaah
    Sxb c/rah iyo ubax waan isugu kiin ducaynayaa royel fmly 🤲🤲🤲🤲👍👍👍👍👍💕💕💕

  • @xamsecabdi9992
    @xamsecabdi9992 4 ปีที่แล้ว +7

    Alala c/rahmanow miskiinta waad ka oohisay wllahi😂🤣

  • @mokhtarmohamed304
    @mokhtarmohamed304 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi prank qarniga Abdirahman stey adiga ku wataa zxp dumaashiday ubah wad ka aarsatay👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽🙋‍♂️🤪

  • @forgiveyourbrother2426
    @forgiveyourbrother2426 4 ปีที่แล้ว +8

    Ayan: prank naag mawax mesha lakenaa ?!
    Abdirahman: kkkkk de laken ba !
    Intaas igagadan .

  • @chamaapdy9027
    @chamaapdy9027 4 ปีที่แล้ว

    Masha ubax iyo isty wan idin wata hore usocda

  • @suhayb_saanjo
    @suhayb_saanjo 4 ปีที่แล้ว +32

    Prank goorman samayn talow 🤪

  • @aayafuaad9837
    @aayafuaad9837 4 ปีที่แล้ว

    ubax waa naag adag waalh noloshada xor bad uthay markad tiri waan ku wataa ubah qalli 😍😍😍😍😍😍😍stey adna marwada ka daa prankyds oo kle 😍😍😍😍

  • @cabdifataxkuriya3906
    @cabdifataxkuriya3906 4 ปีที่แล้ว +19

    Wllhi beerka ikasaaday ubax caadi u mooday dhab asna raga soti 4 lo baneyay ku lahaa abdirahman idin wataa gar io gardaraba adna abdirahmanow naag tadbe mesha ha keenin yay ubax xanaqine

  • @ihatelove3107
    @ihatelove3107 4 ปีที่แล้ว +43

    Ninkayga iiso dry video gan lkn ila malinti ma daawan manta markan is laynay baan xasuusty😥😥😥ilahow maslaxo na dhex dhig

  • @mohamoudothman7253
    @mohamoudothman7253 4 ปีที่แล้ว +2

    Prankigan 10jeer ban daawaday wan ka helay☆ best family nolaada ubax iyo istey from bosaso

  • @hamdiabdiqani8663
    @hamdiabdiqani8663 4 ปีที่แล้ว +4

    Ayyy mia fav couple😍

  • @mohammedcabdirahman4062
    @mohammedcabdirahman4062 4 ปีที่แล้ว

    Wllahi ubax way xanaqi ugu danbeyay kaganty zxp istaw prank wax layaidhaa baabkisa xidha wayo lph xidhiidhkina daciifaya wan idin jeclahay walalhy ♥️♥️♥️♥️♥️💫🙏🙏