Daawo Warkii Udanbeeyey Foolkaanihii O Badd isubadalaya iyo Dhulka Somalida Jaraaya Falanqayn Dhaba

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @abdulwarsame7443
    @abdulwarsame7443 วันที่ผ่านมา +18

    Nabad iyo Nabad galyo illahay ha isku raciyo 5 somaliya amiiin

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 วันที่ผ่านมา +2

      Aby hits somalis

    • @mohamednur3320
      @mohamednur3320 วันที่ผ่านมา

      Aamiin❤❤❤❤❤❤

    • @maxamuudxasan261
      @maxamuudxasan261 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ceeb calayk ... xishood.
      Diridabe ayaa ka hadlayaa oromaduna waxay la warregtey harar iyo jigjiga oo Oromadu la wareegtey.
      Daarood (عبيد دار عود ) intay kasoo cararto Oromada dhulkoodii qaatay ayay Isaq iyo Hawiye damcayaan.
      Kilalka waxa iska leh Oromo. Waynu ognahay inuu geelu ina geeyay sidaynu u daba soconay.
      Ogaadeen ma aha magac ee waxay ahaayeen dad afrikaans ah oo xeebaha deggenaa magacoodu asal ahaan waa ( OOGO AADEEN ) oo ah dadkii GUBANKA ka guuray ee OOGADA u doog raacay.

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aamin

  • @muhudinibrahim9587
    @muhudinibrahim9587 วันที่ผ่านมา +4

    I liked his attitude and farsightedness.
    I agree with his ideas about the people of Somalia in general

  • @Wiilonimeey
    @Wiilonimeey 55 นาทีที่ผ่านมา

    Cid walba iyo dawlad kasta ee dulmi faraha kula jirta,
    illaahay baa quraankiisa ku sheegay in uu ka shalaayi doomo,
    Goor dhow iyo mid fog labadaba,
    Waxaana idiin daliil ah,
    Waxa ka dhacaya Mareykanka iyo itoobiyo oo darisnimadii soomaaliyo ku xad gudubtay
    Subcaanallah
    War dulmiga iska daaya Aboow.

  • @AbdillahiFarah-y4h
    @AbdillahiFarah-y4h 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waan ku salaamayaa.!
    Waan ku soo salaamayaa, qofku jorjooga, maodhan karit, luqad ahaan. Waan kus alaamayaa, weeyi.
    Dad Dr sheeganaya baan afsomaliga silciniya.

  • @idrissanu
    @idrissanu วันที่ผ่านมา +2

    Journée ahmed yassin merci pour interview dr zarhiria ahmed s'est très important extraordinaire 🎉🎉🎉

  • @idrissanu
    @idrissanu วันที่ผ่านมา +1

    Dr zarhiria ahmed Hassan🎉❤ se grand politicien tout cqadc vrai félicitations suit somaaliya tout les politicien et cadavre

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 วันที่ผ่านมา +3

    ADUUNKII WAA GEBA GEBO WAX BADAN BAAN ARAGNAA BAL INDINKU EEGA MUQDISHO GURTAHA DHAA DHEER LAGA DHISAAYO MEESHII DAD LAGA BARA KICIYO HORAA DAARA DHAA DHEER MEESHII CAAWA LAQARXIYO BEERIBA DHISMIHII DHAAR DHEER DAGAALADA AHLIGA AH WXEY ISKU DILAYAAN DHUL CEEL DABKAA HOLCAYA EEGA BUURAHA DHALAALAYA EEGA DHUL ISKA SOCDA WAR HOOY SIYAASAD YEEYNAAN KU HABSAAMIN TOOBADA HALOO LEEDO

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sidee ayay Somaalida buuraha degani ay Oromo ku noqdeen?

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707
    @baadhitaanadawararkaabdira8707 วันที่ผ่านมา +2

    Nin wayn oo aan ogayn waxba ayuu waraysanayo
    Sida la igu yidhi

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 วันที่ผ่านมา +5

    Allaha u gargaaro muslamiinta .

    • @abdulwarsame7443
      @abdulwarsame7443 วันที่ผ่านมา

      Amiiin

    • @JsheEhehej
      @JsheEhehej วันที่ผ่านมา

      Amiin.amiin.amiin.amiin.amiin yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah

  • @zakariyemaxamed9757
    @zakariyemaxamed9757 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War anigoo soomali ah ayaasoodhawaynaya oromo ciisahanaha saxarihiisiii hakunoqdo amase ogaadeen hawtago wan ognahy siyaasada ciisaha&ogaadeenka wiil ogaden &wiil ciise wiil umadhexeeyo haku anfacdo duli wllkii kubadashay shisheeye

  • @mahameddouksieh3630
    @mahameddouksieh3630 วันที่ผ่านมา +1

    Wa runti odaygan .

  • @Wiilonimeey
    @Wiilonimeey 46 นาทีที่ผ่านมา

    Dadka walaalaha 5ta Soomaaliyeed isku wada ah ,
    Waa inay odaygaan qabiirka ah hadalkiisa ka faa ideystaan,
    Oo aan walaalayaal danaheena soomaali nimo u wada midownaa,
    iskana deynaa hadalada dadka dadyowga shi sheeye u adeega ee
    Cisigii iyo karaamadii iyo waliba wadaniyadii dadka ,dalka iyo danahii walaalaha soomaaliyeed ku ciyaaraya.

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Itoobiya naartii ayaa ka soo baxday

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 วันที่ผ่านมา

    Somaalida iyo dhulkooda waa tahriib bada gala iyagaa idab yeelawaayey

  • @mohammedmahamoudbareh5349
    @mohammedmahamoudbareh5349 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dr, aan wax ogeyn oo isagiiba dhaqan celis ubaahan, yaab

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaliland adigo xilka ka doonaya ama tageero yaan lagu arag ban ku odhan waadna u baahandoonta inshallaah
    Somaliland Cadawgeeda Allah ha burburiyo ha jebiyo bi,idnillaah Allahu Akbar Allahu Amiin Amiin Amiin yarabi Salalaahu Calayhi Wasalam Amiin yarabi

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ciise waraabe iyo cagdheer FADHATO

  • @mahameddouksieh3630
    @mahameddouksieh3630 วันที่ผ่านมา

    Ana ku dhashay halka.

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Somaliland allow daa maxaa nacas ku anbaday wax ka sheegooda.

    • @abdikamil7627
      @abdikamil7627 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dhul aanad lahayn ha sheegan: isaaq land la bax. Qabiil dawlad kaligii noqon maayo. Together iyo waqooyi galbeed ayaad dagtaa. Inta kale soomalida kale ayaa daga

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    In 5 soomaali isla-go-do aad bay ufiicnaan lahayd.

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 วันที่ผ่านมา

    Anfac media sidaa hawlaha u wada Soomaalinimo ayeynu u bahaanahay

  • @mahameddouksieh3630
    @mahameddouksieh3630 วันที่ผ่านมา

    He is a typical diredawa man. His accent tells me that

  • @ibrahimoogle3379
    @ibrahimoogle3379 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    30sanaad.sheegaysaa.haday.200sano.gaadhayso..anagu.waanu.difaacanaynaa.dhulkayaga

  • @kamalyasin5008
    @kamalyasin5008 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maaragtay waalida is wareysaneysa ma-aragtay

  • @iiillltt
    @iiillltt 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War soomalidu yeeysan ukala hiilin itoobiyaanka dhex dhexaad haka noqdaan iyagaa iswatay markii horabee

  • @Waryaa1234
    @Waryaa1234 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Odey walba Somaliland ayuu ku asaasaqay. Somaliland horumarka ay gaadhay ayuu ka xun yahay ninkan.

  • @mubarakcabdi7843
    @mubarakcabdi7843 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc

  • @AbdulkadirIssa-o2n
    @AbdulkadirIssa-o2n วันที่ผ่านมา

    Fulkaana maaha waa cuquubadii soomaalidii canfar iyo Ethiopia 🇪🇹 xasuuqeen

    • @mcnncm1318
      @mcnncm1318 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      cagdheer cawaan ALQUSHAASH

  • @abdirisakmuktarumar6434
    @abdirisakmuktarumar6434 วันที่ผ่านมา

    Oromo waa dad raba dhulka Soomaaliyeed balse waa ay kari laayihiin dhulboob oromo waan cambaaraynaynaa iyadoo laguu qoslayo ayaa dhinacna larabaa in hoosta lagaa dhoco dhulkaaga

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nin wayn oomadhan ilhay inuu dhagaxa kahadliyo ayaa fiicnaan lahayd soomali inuu kashifo subxana allh

  • @SamiraMaah
    @SamiraMaah 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tolow maxey somali lagu nacdey wllo marna miyanad cadalad ku hadleyn

  • @mohammedmahamoudbareh5349
    @mohammedmahamoudbareh5349 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dire Dawa, Oromo kuma badno, adeer, oo axmaaro hadi ay racan kuma gulesanaya, ha ubiqin Dire rag CIISSE Ladhaho aya ilaalsada, o Ethiopia shaha ushuba..

  • @caydaroos
    @caydaroos วันที่ผ่านมา

    Volcanohii ayaa bad isku bedelay kulahaa kaalay ku dabaalo aan ku aamin nee

    • @lodoonelmi6875
      @lodoonelmi6875 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Marka dhulku u kala durko
      Koley biyo weey soo dhex
      Geli amarna waa ka ilahay

  •  วันที่ผ่านมา

    Waxan ma dhici doonto inta aynu nool nahay waxay qaadan doontaa 100 sano

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 วันที่ผ่านมา

    Annaga(re Mogadishu), Waanu taageereynaa hadii somaliland dhulkii gumeystaha Ethiopia siiyay ineey dib usoo ceshadaan! New police waa gumeysi kalkaal.

    • @ummuisra6721
      @ummuisra6721 วันที่ผ่านมา

      Mooryaan yahow kaalay sii waxaad tahay dayac

    • @omarhussien8958
      @omarhussien8958 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @ummuisra6721 Wahsbiyad sheytaan inaad tahay magacaaga eeg? Umuisrael?? Adoonta amxaarada waan ka faannaa!?

  • @mahameddouksieh3630
    @mahameddouksieh3630 วันที่ผ่านมา

    Oromada dire dawa nus ba Miyir qabin

  • @mahameddouksieh3630
    @mahameddouksieh3630 วันที่ผ่านมา

    Xafad gadabuursi ba jirtay iyana

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 วันที่ผ่านมา

    Metropolitan in laga dhigo ayeey ku fiicnan lahayn somaliduna ay
    Kasoo baxayan centrol downtown
    Mayerka, gudoomiyahana lagu tartamo.

  • @saeedmusa6958
    @saeedmusa6958 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War kani wa saxran wan subxanalah afkisa casanka waxkale macabo F0DKA XAMŔI CULUS.😅😅😅😅

  • @ibrahimoogle3379
    @ibrahimoogle3379 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxa.kaa.quseeya.somaliland
    Adoonyohow.adoonku.dhalay.dad.1960ilaa.maanta.xorah.baad.adigoo.oromo.kuguumaysato.baad.doonay.inaad.xornimadayada.rooti.qalalan.usoo.qaadato.oo.kula.dhuuqdo.dameer.foqol.dameer

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa wax lalayaabo lkn lax waliba halkay is dhigto ayaa lagu qalaa

  • @omarhassan8219
    @omarhassan8219 วันที่ผ่านมา +1

    War duqan qudhunba kabuxa iyo cuqdad hoyadi wasa afkukuadagyahay hahorkenin dadka xanunbahaye

    • @abdialihersi5004
      @abdialihersi5004 วันที่ผ่านมา

      War xishoo waryaa

    • @muhudinibrahim9587
      @muhudinibrahim9587 วันที่ผ่านมา

      Asluugta baa kuugu yar ama wan qalka aa la gaa himaamay baan u malaynaa
      Qofka ficradiisa ka soo hojeedso laa kin ha caaynin

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 วันที่ผ่านมา

    Abyi ahmed intuu qeylo dhaan u dirsan lahaa caalamka kaalmo weeydiisan lahaa. Shacabka ha la badbaadiyo dhihi lahaa waxuu ku mashquulsanyahay somaalia iyo bad ayaan rabaa. Bal waxashkaas caqligiisa eega. Landlocked ayaad tahay sidee baa bad ku heli.

  • @mohammedAbdullah-d3j
    @mohammedAbdullah-d3j 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haddii Foolkaanu soo durku ee Ciise ha usoo durkaan Saylac

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kala go'a isaaq kaliya ayaa raba meeqa qabiil oo kale ayaa degan oo aan rabin gu'itan ayaa jira waxa ka mida dhulbahante iyo ciise iyo gadabursi iyo gabooye ma raban inay go'aan

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ma afti baad ka soo qaaday?

  • @abdikamil7627
    @abdikamil7627 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    I was with you, though didn't agree with some points, until you made reference to Al shabab attending workshop in Hargaise : a baseless, fictional opinion peice all over Facebook. You passing that as authentic news puts your credibility into question - based on this nothing yiu said can be taken seriously, you disqualified yourself