Jeef Caaqil Reer SSC-Khaatumo Ah Oo Kabaha LaDulmaray Ra’iisul Wasaare Xamsa’

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 106

  • @fahima6186
    @fahima6186 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah codkar waxaasaa lagaa dhahaa❤❤❤

  • @HassanSharif-k9d
    @HassanSharif-k9d 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dameerki dhinacna usocon waa kkkkkkkk

  • @cusubohormar7319
    @cusubohormar7319 2 หลายเดือนก่อน +2

    SSC ilahay bay u baahantahay wayna tashateen guulayso caaqil

  • @jaroosecumardheere8723
    @jaroosecumardheere8723 2 หลายเดือนก่อน +1

    Rwasare xamse laa khaatumo khaatumo seeg haday wada magaca xamse

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waar cidlad ka walanaysan gobol maamul ma noqonkaro ama putland ku darsada gobalkina ama somalikand ku noqda hays dawakhininee 🤨

  • @fahima6186
    @fahima6186 2 หลายเดือนก่อน +3

    Raisul wasaare waxba kama oga miskiinkaas😢 inaan hoos uga dhaadhsco intaas ma aam rabo😏 khaatumo waa guuleeysatay waana sii laba jibbaarmeysaa Insha Allah ❤❤❤ waagii madaacficda laidinku rusheynaayey hadii wixii laogaa uu kuhadlay ma aqaan waxaad udaba socotaan weli😢

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland guuuuuuuul

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 2 หลายเดือนก่อน +1

    Khaatumo seegii pranki ahaa Iyo awdal state qac buu.kayeedhsiiyey Wlee 😂

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi kaas WA marxuum marxuum dhalay weeye SSC khatumo cidna kama baryayan aqoonsi iyaga is aqoonsan maxbuus xamse WA Iska hadlay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน

    ssc khaatumo wa boqortoyo guuleysatay ilaahay ba kufilan

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 2 หลายเดือนก่อน

    100-kiiba 100 adeer waad kusax santahay waanuna kula qabnaa aragtidaada anigu xamze ayaanu isku reer nahay balse khaladka uu reerkiisa iyo reer kale oo somaliyedba uu kagalayo ugu dhinac beeli maayo ilaahay haku anfaco kuna saxo ehelnimo canaansigaaga iyo sixitaan kaaga aad ugu naseexaynayso nin abuuran maaha nin isaga oo kale ahi oo aan nasabnimo iyo dhalasho toona dheerayn ayuu adoon unoqday wax waliba uu marsiisto oo uu kudul qabaysto ilaahay hasoo nooleeyo aamiin 🤲🇬🇲🇬🇶🇬🇲🇸🇴💯🍇☂️

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 2 หลายเดือนก่อน +5

    Hawiye anagaa ah darodow niyadiina ka saara hawiye ayaa ka xun reer khaatumo waa idin wadanaaa lkn ninkii idinku matalayy kursigiina haduu idin gabay maxaan idin sameyn karnaaa darodow

    • @BadelFaraholad
      @BadelFaraholad 2 หลายเดือนก่อน +1

      Meesha hawiye baa xukuma hamze is nothing

    • @asxaabi
      @asxaabi 2 หลายเดือนก่อน +3

      Waar sharciga miyaa dastuur u jebin karaa RX. Dhulbahante abtiyaashii ayuu la degaalamay, 2 tuullo dowlad ma noqon karaan, lascanod iyo taleex bes. Dhulbahante waa dad kacsan mar walba cabasho badan

    • @BadelFaraholad
      @BadelFaraholad 2 หลายเดือนก่อน +1

      Galmudug waa intee gobol

    • @fadimaahmed8302
      @fadimaahmed8302 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@asxaabianagu hadaan nahay reer SSC cidna ugama baahnin aqoonsi. iidoor na xoog baanu ku saarnay, dalka yagana anagaa u xor ah.

    • @Maanka_789
      @Maanka_789 2 หลายเดือนก่อน +1

      Oo ma cid la adoonsadey baa jira maamul walba dulkiisa un buu ka talinaye ❤​@@fadimaahmed8302

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dawladii Siyaad barre iyaga iyo ogadeen aya umada somaliyeed loo adeegsaday. burburki inay iyagu ka masuul ahaayeen ha qirteen

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 หลายเดือนก่อน +3

    CID AAN UGA BAAHANAHAY AQOONSI AMA AAN U DABA FADHIISANAYNO DAWLADA SOOMAALIYEED MA JIRTO INTA LAGA HELAYO DAWLAD LOO DHAN YAHAY WAXAANU DHISANAYNAA DHULKEENA IYO HORUMARINTIISA, XAMSE IYO XASAN WAXBA YAAN LA WEYDIIN.

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc ma sha alaha Jef caaqi hadalka kugu malnay dhar baxo kul ba lagu dhufday xasan gorgurde marxun xamza

  • @abdirashidduale2883
    @abdirashidduale2883 2 หลายเดือนก่อน

    Waa qof bahdilan ala somalia samir iyo iman ha ka siiyo xamee marxum

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 2 หลายเดือนก่อน

    Adeer kheyr ilaahey hakusiiyo
    Waa waxkale maaha gobolo
    Maaha SSC khaatumo cid dhul iyo magaalin. Badadani majirto soomaaliya ee waxkale baa jira oo laqarinyo

  • @saramohamud314
    @saramohamud314 2 หลายเดือนก่อน

    Nimankaas dowlada sheeganayaa waxay lacag ku qaataan in aan soomaaliya israacin 😭😭😭😭😭😭waa ayaan daroweyin

  • @hah7064
    @hah7064 2 หลายเดือนก่อน +2

    Magaca foojariga ah iska dhiga marka hore. SSC dhul aad keligaa leedahay maaha. Sool iyo Sanaag waa laba gobol oo la yaqqaan cida degan. Gobol Cayn layidhaa kama jiro Soomaaliya. Xageed ka keentay Cayn. Markaa magacan foojariga ah iska dhiga oo magaalooyinkaaga sheego oo Laaacaano, Taleex iyo Buuhoodle LTB sheego.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

      Haaa fake name by rabaaan iny wax ku cunaan 😂😂😂

  • @asxaabi
    @asxaabi 2 หลายเดือนก่อน +3

    Hadee dastuurka miyuu jebin karaa 2 ilaa 3 gobol oo ah goboladii somalia ayaa state noqon karaa

    • @_22260
      @_22260 2 หลายเดือนก่อน +1

      Muu wax taro oo.dadkaa.labaabiyey asaguna tol u.xigo

    • @Maanka_789
      @Maanka_789 2 หลายเดือนก่อน +1

      Adeer booska daarood buu ku jiraa lkn waa naag wax inu taro baa laga rabey fuley ka cabsanayo waaye hassan shiek 😂😂

    • @Abdikanijibril
      @Abdikanijibril 2 หลายเดือนก่อน

      Hadee galmudugba sowtan loo jebiyey dastuurka khaatumona maxaa u diidaya

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

    Oooya deee 😂 laasdhiig maamul noqon myso 😂😊

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 2 หลายเดือนก่อน +1

    Khaatumo waxjira maahee hadalina raslwasaruhu runtuusheegee

  • @Zamzam.044
    @Zamzam.044 2 หลายเดือนก่อน

    Hadhow baad maqlaysaa ogaden baa loosocdaa😊

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 2 หลายเดือนก่อน

    We come for you Mogadishu boy

  • @xalinta2
    @xalinta2 2 หลายเดือนก่อน +2

    Runtii dhulbahante ha loo duceeyo. Waxaan ka quustay 30 garaad oo isku raacay dagaalama oo magaalo nabad ku sugan gacmahooda ku dumiyay oo mid yidhaa dagaal faa'iido male laga waayay runtii waa tii caglixumo ugu darayd. Laascaanood oo kaliyi m/gobaleed ma noqon karto

    • @mohamud12adam50
      @mohamud12adam50 2 หลายเดือนก่อน

      Oroma baa tahay mise mooryan. Is cadee aan ku jawaabee

    • @gmkamilmuse168
      @gmkamilmuse168 2 หลายเดือนก่อน

      Waxay kujiraan 100 kiisano ee waalida

  • @MohamedAhmed-xn1eo
    @MohamedAhmed-xn1eo 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa goorma ma markii lagu soo laadey ayaa taa noo sheegeysaa waar isku qajil odey nimadii waad ceebeysey aqas aqas .

  • @ahmedwairah9489
    @ahmedwairah9489 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ma Runtaad Diiday caaqil kkk.

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ceerigaabo kulahaa 3% xagay joogaan kkkkkkkk qoobadaa laascaanood ee habaaran oo somalilandna go’doominayso wax dhaafsiisan ma lihidin Sool baa 65.% ISAAQ ah
    Yaa Duq hantaatac

  • @vodecresundemojialokejanha
    @vodecresundemojialokejanha 2 หลายเดือนก่อน

    Hadal ka caaqilku waa ku degdegey

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน

    muqdisho naf yeelan weyday

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 2 หลายเดือนก่อน

    Ha ceytamin run buu sheegey

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 2 หลายเดือนก่อน

      OO Qudhmisoow, Galmudug iyo ssc khaatumo keenaa Dhul Weyn

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdirisakdirie3124 galmudig gobol buuxa hysaysata o galgudud ah hobyo iyo xarardheere o bad ah iyo xaafad galkcyo ah adi mxd hysata waana mamul hawiye marexan, dir iyo madhibn adi mxd hysataa

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdirisakdirie3124aduun lascano oo lagula dago aya joogtaa sanaagna ragi lahaba jooga

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 2 หลายเดือนก่อน

    Odaygaan dameerka ah hala xiro?

  • @Ahmed-ki3tb
    @Ahmed-ki3tb 2 หลายเดือนก่อน

    Villa somalia khadra xayd iyo gabadheeda ayaa ka taliya iyagaana diidan in la aqoonsado khatumo ha ku daalina sanad aynu adkaysano kani soo noqon maayee

  • @gmkamilmuse168
    @gmkamilmuse168 2 หลายเดือนก่อน

    Waxay kujiraan 100 kiisano ee waalida

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 2 หลายเดือนก่อน

    DHULBAHANTE WAA WAASHEEN.

  • @AlanHays-rf8nl
    @AlanHays-rf8nl 2 หลายเดือนก่อน

    Looma baahno Hasan Tuug iyo Xamsa Marxuum

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed5662 2 หลายเดือนก่อน

    Ssc khaatumo waa dawlad cidna uma baahna waa dowlad ssc khaatumo

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 2 หลายเดือนก่อน

    😂marxuun xamse madax muuqda allaah kariiimm

  • @suldanmaxamuud2556
    @suldanmaxamuud2556 2 หลายเดือนก่อน

    Dee somaliyi miyay kurabtaa balhorta iswaydii sowtaa isaaq labaryaayo.sxb

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed5662 2 หลายเดือนก่อน

    Xamsa waa doqon ssc khaatumo 2 gobol Dagan Buu leeyahay sharuudihii ma buuxin galmudu oo gobol iyo bar ah baa xasan shiikh maamul goboleed ka dhigay

  • @Ahmed-ki3tb
    @Ahmed-ki3tb 2 หลายเดือนก่อน

    Jubbaland ma dhama oo hir shabeele ma dhama oo galmudug ma dhama intaaba alshabaab baa haysta shuruudihiina ma buuxin maxay kaga bedelan yihiin reer khatumo kuwaa.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

      Hhhhhhh waxay kaga badelan yihiin deegan by hystaan iyo bad adi mxd hysataa😂😂

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed5662 2 หลายเดือนก่อน

    Magac mar Buu baxaa marxuun xamse afkii xasan dhiiqo kuhadlayaa

  • @gmkamilmuse168
    @gmkamilmuse168 2 หลายเดือนก่อน

    Laascaanood waa soomaliland ama kagura ama lanoolaada

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 2 หลายเดือนก่อน

    Odayaasha waxay ku waasheen raisul wazaare xamze cabdi bare

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 2 หลายเดือนก่อน

    Waar odayaashii sool ma hooraayey noqdeen oo bilaa xikmad ah..... xamse haduu marxuum yahay marxuumka waa loo duceeyaa ee lama caayo waxna lama weeydiisto ...

  • @AminaAli-ft9tk
    @AminaAli-ft9tk 2 หลายเดือนก่อน

    Adeer sharafow plz GALMUG DHAAF. tabashadada hana so dul marin.tankle SOOL gacantada ma ku wada jirta.wxn ujeeda in MAGALADA CAYNABO marka lafiirsho Luogada ka mid tahay G.SOOL marka maxad indhah isaga fiiqi

  • @AliHaybe-w1y
    @AliHaybe-w1y 2 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅Ooo hadaan somali jirin maxaad somaliland ku haysataa inay go, do waar yaa na habaar

  • @NuuxAhmed-ih8fz
    @NuuxAhmed-ih8fz 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkk ader meesha buuq loma bahana darood hawiyaha sidasay sax ku tahay loma bahna darooda

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 หลายเดือนก่อน

    Waxani madaxmaha ee xabaalo qodyo kan snm baaxamarku haysa

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn 2 หลายเดือนก่อน +2

    1 DEG. OO LAASKA & BUHODLE OO TOGDHER HOOSTAGA AYAD MAMUL GOBOLED KU DONAYSAA WAR CIRKA HADA U BAXDAN S.LND AYA TIHIN E DADKA WAXLA QAYBSADA

    • @Maanka_789
      @Maanka_789 2 หลายเดือนก่อน

      Adeer hadalka badan iska daaf Togdheer anaga leh hadana idhin ka soo ceshaneyna iyo Sanaag halaha ka dagan tahay iyo xata sool inta yar aa ka dagan tahay hana sugi waayin inshallah 💖 😊❤

    • @Maanka_789
      @Maanka_789 2 หลายเดือนก่อน +1

      Adeer hadalka badan iska daaf Togdheer anaga leh hadana idhin ka soo ceshaneyna iyo Sanaag halaha ka dagan tahay iyo xata sool inta yar aa ka dagan tahay hana sugi waayin inshallah 💖 😊❤

    • @gmkamilmuse168
      @gmkamilmuse168 2 หลายเดือนก่อน

      Waasdaasi

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 หลายเดือนก่อน

    Adeer ha ku dalin xamar ssc I yadah is Aqonsan umah bahnah hargaysah iyo xamar

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 2 หลายเดือนก่อน

    Kani wa macas

  • @hah7064
    @hah7064 2 หลายเดือนก่อน +1

    Raysalwasaaraha ma indhahaad ka tuuraysaa ma inuu wax aan jirin iska taageero ayaad ka rabtaa. Ceerigaabo ayaad sheeganaysaa soo ka Muuse Bixi jooga hhhhh been ha isu sheegina adeer

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz 2 หลายเดือนก่อน

    XAARWEYNE XAARMAAJO KAGA REYN KHATUMO IYO SSC MA AQANO YIDHI .CID BEEN IDINKU MAWELISAAD DONEYSAAN RUNTAD KA XANAQEYSAAN

  • @maryamalinuur9337
    @maryamalinuur9337 2 หลายเดือนก่อน

    WAR reer ssc hawshii a wata cidna uma baahnidin dawlada xamar idinkaa ka dawlad fiican ee idinku isku kalsoonaada oo is aqoonsada ninkaas iska hadlay isagaa tiisii haysata

  • @FaisalMohamud-x9p
    @FaisalMohamud-x9p 2 หลายเดือนก่อน

    Galmudug Habar gidir baa dagane
    Oo dadka indha kala baxa

  • @AminaAli-ft9tk
    @AminaAli-ft9tk 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkaasi RAYSAL WASARAH SOMALIA wx lagu cayayaa mxd XASAN uga hor iman waday

  • @munayousuf8460
    @munayousuf8460 2 หลายเดือนก่อน

    War heedhe dadkii waa waasheen

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 2 หลายเดือนก่อน

    Ma tuulaa wax lagugu siiyaa bal doqonkan waxloosoo laqimay eeg Way iskadhinteen yaa dirsaday kuwan oo dhulhaystaa caacdooda waa layaabilahaa kkkkkkkkk

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 หลายเดือนก่อน

    Reer SSC Khaatumo somaliya wey idin sugeysa weyna idin sodhawey ney na lkn xisaabta mesha ay nogu xirantahey waxa weyo Sool Sanaag Cayn
    Wixii intaas kashisheyo dal iyo dad tona nagama jiro somaliya da koonfur hadaanahey sidaas baa nogo an melna noyalo aa ogada mw HSM iyo xamze na
    Ma ahan madaxda dhabta ah

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

      Soool waxa ka sokeeya puntland o itoobiya ah cirka soo leef 😂😂😂😂

  • @FaisalMohamud-x9p
    @FaisalMohamud-x9p 2 หลายเดือนก่อน

    Bal qofka inta uu le egyahay
    Oo caytamayo war dadka iyo illaahay ka xishood yaa la dagaashay

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 2 หลายเดือนก่อน

    Adeer kuuma fiicnayn hadalku waxa ku haboonaa nin dhaliyaro ah waayo indha adayga da'daad tahay ma fiicna maagaalo qudhi maamul gobaleed maaha sharci

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 2 หลายเดือนก่อน

      Tuulo qudha dheh

  • @_22260
    @_22260 2 หลายเดือนก่อน

    Dhulbahate is aqoosada oo dalkiina dhista xamar hadeey waxyalaan puntland baalashaqeeynlahaa dad kii xamar joogey baa intaa mudaharadaya

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 หลายเดือนก่อน

      Puntland afkaaga ka saar waa international pl washiton by na la siyasad thy

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 2 หลายเดือนก่อน

    Adeer ilaahey kacabso caayda madaxda kajooji dowlada adaa ubaahan ee kuma baahno hhhhhhhhhhhh

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer weli maydaan bislaan waxa socdana maydaan fahmin
    Intaad leedahay soomaali ayaan u halgamay caruurtiinu yaanu idinka dhamaan lk dhulbahante ayaad u tihiin xisaab la aanta iyo inaad meel uu joogoba dagaal gashaan
    Bilaa faaiido waa taas maanta ku haysata

  • @abdirashidduale2883
    @abdirashidduale2883 2 หลายเดือนก่อน

    Wa runta wa marxum waxna makala oga

  • @SakariyeSiciid-df9zs
    @SakariyeSiciid-df9zs 2 หลายเดือนก่อน

    Odaygan waa jaahil maskiin ah ama wuu waalan yahay!!. Galmudug waxaa degan 10 qabiil oo kala duwan haba ahaato gobol iyo badh. Waalida iyo indha adayga dadka kala tag. Hadii runta laguu sheego miyaad caytami..
    Laascaanood idinkaa kala qabsaday.. cajiib 😢

  • @mlkcali5058
    @mlkcali5058 2 หลายเดือนก่อน

    cid umabaahnidin hadaad wadatan hawshiini kana shaqaysaan nabada iyo midowga umadiina

  • @faadumosaalim9668
    @faadumosaalim9668 2 หลายเดือนก่อน

    War idinku ku bira kilinka i dhama

  • @Thewho444
    @Thewho444 2 หลายเดือนก่อน

    Idoor waa cadow

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 2 หลายเดือนก่อน

      Faqash no more mamul gobeled ku jir tuulada afarta dhagax ku waregsan yihin

  • @geediali437
    @geediali437 2 หลายเดือนก่อน

    Waar isku qajila runtu fanto maahee runtaa laydiin sheegee xamse afks kadaaya waa nin laandheeraa dal iyo dadkala yaqaanee

  • @CabdirisaaqDarmaan-o9j
    @CabdirisaaqDarmaan-o9j 2 หลายเดือนก่อน

    Almarxuum xamse reer sool kuuma baahna adaa u baahan waa halgamayaashii somaliya keliya waxay u bashan tahay deegaankooda inay difaacdaan deegaankoodana hora mariyaan xamsena waa ninkii iyadoo madfac lagu garaacayo yidhi refer sool maxay la qaylinayaan markaa xamse isagaanba waxba ahayn markup hadlana umada somalidu way ku qososhaa isaguna waxuu is moodaa nin macna leh maantana xasan shiikh baa intra u soo dhiibay marxuumka

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 2 หลายเดือนก่อน

    Waar Nacasyahow gaal baad tahay ma ninka towxiid tuuray ee Calanka Dadka shaydaanka caabudaa qaataan baad qaadatay gaal Ashahaado kacararay baad tahay jaahil jaahil dhalay kkkkk

  • @amalahmed6812
    @amalahmed6812 2 หลายเดือนก่อน

    Isaaqow labana nin ee file wardhiigley xabsiga ku ah wax ey idiin tarayaan ma jirto hadey riyo dibleeyihiin dabadoodey ku qarsan lahaayeen, ee haisdaalinina hadal garaadkaa idin dhameeyey qaatumo waa calaacasha oo timo ka soo bexen in aad waa dhambe aragtaan ama virology yuul Keena ama Faisal faaruq
    Ssc soo noqon meyso ama xasan xoolo ama xamse marxuun soo adeegsada waqti ayaa idinkaga lumayo dhulbahante turubka barey walee firdhiye gym ayuu idinla ciyaarey waxa rabteen inuu meel isku odo aad jabhad ku shabeesan laakin wuxu sameeyey meelkasto aad gashaan wuu idinla galey markuu wajigiina dhabta ah uu shacabkiisa usoo bandhigey ayuu faraha adinka qaadey markaad ogaateen in la idin fahmey ayaa tirahdeen xamse matagow orod ooku soo matak saa adiga ma xishootit

  • @m.khadarhassan8637
    @m.khadarhassan8637 2 หลายเดือนก่อน

    Ma magaalo iyo degmo ayaad maamul goboleed ku doonaysaa , keen horta wax ka badan Laascaanood iyo taleex

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 2 หลายเดือนก่อน

    Dalka waa lagula yaqaan been ma shaqeyso

  • @CabdiMajabe
    @CabdiMajabe 2 หลายเดือนก่อน

    Adeertaßbiixbaa.kù.eeg

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 2 หลายเดือนก่อน

    Hhhh 🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @YurubAyuub
    @YurubAyuub 2 หลายเดือนก่อน

    hhh somalidu xqgqy joogtaaaa intiii heesjiogtybaa ku wxl oooadigu maxaad kuwaad kuwa ilaahah waxkuugu daray aad uuga rooori kuwa kalena meesheeda uugu waaani oday washay warkiisa soool waaa somnnnnd waaaaaalo wiligaab umada aad metesho sidaaa ayaaa uabadaaa

  • @JamaAbdullahiQalinle
    @JamaAbdullahiQalinle 2 หลายเดือนก่อน

    Cabaad Wayne kkkkkkk beentaad ISU sheegteen ee hantidiinii iyo naftiinii ku waydeen socon waydee ciidaa ka dhereg dhan waliba kaa xidhan kkkkkkk ciil u dhimo