Guri barwaaqo He’s the best actor. Waxan oran kara waa jilaga kaliya ee Marka laga reebo . Alle how naxariiste sooran. Gayiga somaliyed. Aan oran karo waa number 1. Boowe alle haku Xafido Keep going
Riwaayadan waa top film lkn hal cillad ama gef oo weyn ayaa ku Jira waxaa inta udanbysa filmka ku Jira khuraafaad ay tahay inaad alle uga toobad keentaan kaasoo ah fargalkan aad leedihiin wxbuu cid taraa cidna wax mataro ee ilaahay shirki noociisa ayaan garanayn haka gelina.
niyoow Guri sidaan u taageera yaa u taageera walaahi waa ninka kaliya oo Aan shooshi yaal midhiyah ka taageero oo kliya😅😅😅😅🤣🤣🤣❤❤❤
English-taa Inaga Cun 😁
@@qalidmohamed317 waa faran siis Bili Aadan ku ma Qaldami karaa
@@qalidmohamed317
Sidaa miya Ka dhab ah
@@xamsewadani4729 😁
Abtow waa iga qoslisay shooshiyal😂😂😂😂😂🤦♂️
Guri barwaaqo He’s the best actor. Waxan oran kara waa jilaga kaliya ee Marka laga reebo . Alle how naxariiste sooran. Gayiga somaliyed. Aan oran karo waa number 1. Boowe alle haku Xafido Keep going
400k wx yar ka hadhay guriyoow xafladi waa laga sugayaa waayo waa wada tacbnay 😎inta igu raacsan is muuja
Anaa ugu horeya manta love ii.sar guri barwaqo views
Guri barwaaqo and his team guul✊✊
Thanks
@@samdaoffical6375 u welcome wlloh quruxey
Hadii anayn arkayn waxaad arkayso waa iska sidan true story about Somalia 🇸🇴😇💯✅
Zxbkii ba la fahmi waaayay hhhhh funny wlhi
Ilaahay dambigiisa hadhaafo isaga iyo hoyadiiba qofka hal subeskareebka iisaara aamiin ee walashay
Miridhada soo badiya way nagu socotaaye ciyaalkii horee burcaan ahaye
Riwaayada qaladaadkeda gurow noso daa Yaa igu raacsan ☝️
𝙵𝚒𝚛𝚜𝚝 𝚟𝚒𝚎𝚠 𝚙𝚕𝚣 𝚕𝚒𝚔𝚎
i can wait qebta 2
4:00 waan heesa markay naftu ihayso guro cilmi badanidaa😁😁😁😁
gurow abwaan diirshe kuzsoo dar flimka wlhi waa tallent guy
Zhp izmaciil abdilaahi cali boqortooyo filmku WAA azal lakiin waad yar yaraynayzaane ilaa 20minid ka dhiga zhp alle ha idin dhawro waan idin wataaye hore uzocda
First veiw
M.a guri saydhîye university 💗💗💗💗💗💗💗
Funny wllhi Guri wuuruxmay wle Manaagtaa😃😀🤣🖐
Ismail Abddilahi Cali Guribarwaaqo Legend
Two Legends ✌🔥🔥💝
Qaybta 6 soo geli 💯💉
🚨
Ala berka qosol iguma hrin🤣👏thank you bro Canada kaso slmya guri brwqo
Guri iyo saydhiye the legends
GURI barwaaqo Yuutuubar Kaliyee Kolba wax CUSUB Nookeena Ismaaciil Cabdilaahi Cali Hore usoco sxb Gacmo Wadajir Baywax ku Gooyaane Noolow bro🔥🔥🔥🔥
Sxp gurayow caafimadka ilahy ku siiyay haku ciyaarin bal adigu eeg kuwa jinku ka dhex hadalyo ee dhibataysan
Gurow wlhi ruwayada khaladadkeedu wa iga codsiye inader bal sida ugu dhakhsiyaha badan
Ala bay gurayoow lagu qaadi waaah walahi anaaba gariirey murkuu gariirey😭😭
Guri barwaaqo keep going brother
Ana ugu horeye baratee Ana imakaba ugu horeeya
🤣🤣🤣guribarwaaqo you are so funny🤣🤣
M.a Guribarwaaqo hore u soco bro
Guri barwaqo Nin qaLbi FuraN wllHi waxgarad na aH kuwataaH pro
Filinkii filimaanta layaab layaab 🤞
Ma anay arsaaqadayda hayaan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ku lahaa fartan ma shiikhaa iga calaashaday guri barwaaqo legend😂🤣
Qofkii ugu danbeyay😔😊🖤🤍💯
Guroow qaladaadka soo badi sxb
Saaydhiye nagu salaan gurow 🙏🙏🙏
Ismaciil c.LaHi caLi💯 Mr Guri barwaaqo thE besT Somali actor and onE only ❤️💔 I like your films please no so badi filimanTa🙏
Guri barwaaqo big lagend 🙏🏽
Guribarwaaqo Leggend khaladaadki sugaynaa
inta igu raacsan like iigu qabo 👉👍
Film iyo bar 🍸War Halkaa ka haya Legend
Naso dadjiYaHa ruwaYdaHa🙌🏻😩
Legend Guri barwaaqo👑
Ar quranka ciyarta kadaya kadhe kan sheekha
zhp qaladaadkii mee
Guri legend
Wᴀʀ ʜᴀʟᴀʏɢᴜ sʜᴀʀғᴏ ʟᴏᴠᴇᴛᴀ💯😎😘
Asxaapeey filimka ha socdo part 6 waan idinka sugeeynaa I.a
dee nagasoo daaya haaye part 6 youtubaanu sidaa utaaganahaye
Kusali nabiga scw
Guri barwaaqo zxp axyaa jaceyl iyo axyaa dareen jaceyl
💝Guri parwaqO legend
Guri barwaqo waa ciyaalkii hore muxu dumar dhacaya dul joogay 🤣🤣🤣🤣
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Part 6 👈🥰🥰guri barwaaqo ✅
NAAGTA jinka ah ba idaqartey anige, qaybaha ay kujirto soo badi niyow 🤣😂🤣
Guri bar waaqo iyo saydhiye
Lagend guri barwaqo iyo sydhiye
Choice essentials
Ismaacil Abdulaahi Cali Guri Barwaaqo
Abdikariin Saydhiye Zhp Filimku Waa Igu Socda EE Sii Wada Zhp Walhi Waa Malabe
Guray wa qosol midhan😂😂😂😭
Best flim
Markay naftu ihayso guri barwaqo ✋
Guri barwaaqo weewe
Guri Barwaaqo waa ruxmy dhe
Zxp qaliya halka kaga hy
Manta #Xoogsade xagaad ka soo qabatay 2006 ayaa igu danbaysay wlhay
legends✌✌✌
I can't wait party 6
Wall adinkoo quraanka haku cayaarina idinkoo ruwaatad madadaalo jilaayo tan kale cudur lama saadsado eee wax yaabaha nuucaaas ah iska daaaya plz Guribarwaaqo & saydhiye idinkoo mahadsan
Guray khaladadka filinka noo soo gal
Gabadha hawaalin ee siidaah
Heesta Sharma boy reactions kasoo baxi Guri
Air conditions kulahaa qaybta niistaa
Guri barwaqo sxb coowtul gasiir no micneey her kuufurka wey ku adgatahy mahoo
Wr Gurayow nio
QaLadaadka FiLimkan noo Soo GaLiya
Please 🙏🙏🙏
Guray barwaaaaaqo😂😂❤️
Qaybtan khalalaadka ayaa beer casaad noqon doona wlhi fadlan noo soo geli 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Ar waqtiga soo dheeriya zxp
hore u soco ismaciilaw qabti rectionda iyo heesaha in so badi
Meshi ugu macanyd imika lasoo gadhay 😅😅😅🤣🤣😂😂
Waa qosol noowada riwaayada
War sida kale waad wacantiHine lkn zhp gurow . Wax khaldan baad gudbineysaan oo ah sixir wxn la xidhanaayo ee intaa inaga hagaajiya . Keep going bro
First
Wala hay waa qosal aan waligayen aan qoslin g
Maxa kudhacay parti six no naga so gasha dee
Fartaa ma shiikha i calashaday kulahaa😂😂
Riwaayadan waa top film lkn hal cillad ama gef oo weyn ayaa ku Jira waxaa inta udanbysa filmka ku Jira khuraafaad ay tahay inaad alle uga toobad keentaan kaasoo ah fargalkan aad leedihiin wxbuu cid taraa cidna wax mataro ee ilaahay shirki noociisa ayaan garanayn haka gelina.
Zxp wlhi wan kugu qoslaa walipa ninka kaliya ee aan ku xidhanahy bartiisa ayd tahy hore u soco 😂 🙏🏼
Part 6 laso dhaqsada ruwaayadan wey igu socota xaqiqdi
Guri barwaaqo kulaHa_____maalinkasta ma babaasiir ban iska baadhnaa
Waar gurow shp muuqaalada markaad saa iso dhigto ayaan daawadaa lkin kulaan baan doonaya
Waa lagu rugmayaa wllahi🤣😂😅😅😁
Wa salad la aanta ku ye guribarwaaqo filin miidhan wey iyo saydhiye war ninka diinsar😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Goorma jiniyada saydhiye ogaanaya😁😁
Hhhh wa lo fadhiyaa
Halka danpaapu ku ogaanayay show😁
Haa walaga saaary jiniyadi guri barwaqo jeceyl ku abuurmay xge ka doonin.hhhhj
Inantii halkay ku danbaysay ayaynu ka sugna
Guri barwaaqo please qalalaadka filmkan no so gali aad bu u qosal badanyahee
😂😂😂🤣😂😅😂😅alllah beerka gurey dhib badanaa kullh blutohe kula xidhidhsadey 😂😂😅😂🤣😅
𝐤 𝐞𝐞𝐩 𝐠𝐨𝐢𝐧𝐠 𝐛𝐫𝐚 𝐠𝐮𝐫𝐢
Aar GurayOw Saydh¡Ye GoormUu Arkaya a DuMash¡dii 🤣🤣😁❤️
Gurow ku soco
Bro musasalkan noso bdi sxb qli waa codsi😂🤣👏🙏
Kkk war wad kajidhen odayga