@@MohaManka-j4c Bal Wxan Eg Ke Wa Qabyalad Quf Ku dafacayo Adiga io Qufkad Reply Ugalisay Asiga Wxa Muqda Ayu Kahadlay Hlka Adiga Qufkas Sida Kale Ogu Jawbtay Dhibkasa Ina Heysta
In aw caroodo maad rabtay sidii farmaajo wax dilo wax weeraro. Dhaqan uma lihin reer ahaan waxaan aaminsanahay dadka soomaaliyeed gugushoodi in aan nahay dalkana Anaka u hiilina wax bixin difaac inta kale afka iyo coloosha mana kuxumayno.
Xassanow wax maqal umada dhagayso ha u malayn dadka soomaaliyeed xoolo yihiin madax wayne baan ahay ma aha in dalka kaligaa saarabto ka yeeshid aan socono wax halaynaysa wax matarto.
Soomaalidu kan si kale isagama dulqaadi karaan illaa ay habeen qura xilliga dambe inta gacmaha kor uwada taagaan iney alle swt ka baryaan inuu kan unada dhaafiyo
Xasan gorgurde siilka hooyada ba cabsi cabsi kunola tuug tuug dhalay batahay badii somaliyad ba ka ibisey ebay ahmed Ethiopia xasan gorgurde dhilada kudhashay was kala tag umada beenta waradka was
WAA HORE AYAAD HAADAN KALA DHACDAY QARANKA. HA DUMIN ADIGA DOWLADA IN AAD DHAAFTAA CAFIMAADKU KU JIRAA. DADKA MATHALA AAD LEEDAHAY MA XOOSH FARTAAG IYO XAMSE OO KALAA. FASHIL BAAD KU BILOWDA WAADNA KU DHAMAYSAN DOONTAA MA ADAA WAX MAQLA ADEEROW SOMALI IN.AAD NA DHAAFTO AYAA CAFIMAADKU KU JIRAA
Kuwa dhageysanaya beentiisa Aya damiir la an ah., war ninkan maxishoda Miya maxuu sida oganta ogu qoslayay darato markuu Aby Axmed lakulmayay, miyuusan ogeen ciidamadi uu salanta kaqadanayay inay yihiin kuwii bada somalia lagu dhici laha.
Xasan shiikhoow waxyaabaha aad ku kaceyso qaladaad lama dhihi karo ee waa qayaano qaran ee waa ku baryeynaa intaan ka badan laguuma dulqaadan karo ee xilka iska casil waad ku fashilantee.
Blah blah blah blah …….. Abiy Ahmed showed the world your words have no weight ……blah blah blah blah …..make some sense…… RESIGN! Do yourself a favor ……… MR. Blah blah blah talking in third person 😂
Garsor bel wa dad aa mel geysatay garsorka majiro cadaalad alla laga sugaa qufka adi ku so horfadhisto ku dhageysanaa waa mid liita meyqey maxkamadaha xukumeyn ilaa hda xabsiyada ku jiro o cadlalad la marsi la yhy dal aa ka taliso mel wangsan garay wala wayey dhanwalba u fashilintay ee vilada banew xasn bahane masalixdaada kursiga ugu fadhisaa ee dal iyo dad midna wax ugu ma talid umada ka hor wareeg
Yaa kurumeysanaayo, hadal macaan iyo wadan xaraasha meel mada galaan, waana kubaraney warkaaga iyo ficilkaaga kala socda.
War meesha iskaga taga waxba kuma yaaala ilaahayow hadii u xabasho keenayo naga qabo yaa Allah
Ninkan yaa yidhi waa madaxweyne ilaa hada way iga dhaadhici la dahay 😢😢😢😢😢😢
Somalia 🇸🇴 waa aasay walhi😢😢😢
Khabyalada Iska dhaaf nio
@@MohaManka-j4c Bal Wxan Eg Ke Wa Qabyalad Quf Ku dafacayo Adiga io Qufkad Reply Ugalisay Asiga Wxa Muqda Ayu Kahadlay Hlka Adiga Qufkas Sida Kale Ogu Jawbtay Dhibkasa Ina Heysta
Dowladnimada iyo qabyalada kala saar
Afnooli waa hadlaa odaygan caafimad ahaan waa xanuunsanyahay walaahi Somali yaa u maqan
Illaahey baa noo maqan
Khabyalada Iska dhaaf nio
Kee waaye kaas adaygan maxishoodo miyaa subxanallaah😢😢
***** 10 CADAYMO OO MDW XSM KU HAYNO *****
1 =>100 dollar niki raba ha qato nikalana ha isga baxo.
Somaliya cidan xog leh uma bah bahano .
3 => 31 décembre halka askari ee ugudan beya somaliya .
4 => cidanka waa la'ibsaday
5 => barakicin shacabka mugdisho
6 => doorashada jublan ee 2019 wa xaq balse 2024 wa xaq daro
7 => dastuurga xaq taro 2022 balse 2024 wa xaq
8 => shalay qabilku waa sax balse matin wa qudun
9 => itopiya waa cadoga labata matana waa walaloh
10 => qaraxa ka dhaca kiniya waa iga xanunu badan yahay ka somaliya ka dhaca
Qabyaalada iska dhaaf
Odeygu ma caafimaad qabaa horta kkkkk
Tuuug tuuug benaal Ethiopia kaa warn akhiro waan kuu laa soobaaxaana inshalllah the king maalitaase xaalkee kaa maarii
Bilaa damiir weeyi Hassan sheekh
Bowe aakulthy meesha makoolaa lacbahayaa
Boowe waxbaa bakh yiri😂
Khabyalada Iska dhaaf
In aw caroodo maad rabtay sidii farmaajo wax dilo wax weeraro.
Dhaqan uma lihin reer ahaan waxaan aaminsanahay dadka soomaaliyeed gugushoodi in aan nahay dalkana Anaka u hiilina wax bixin difaac inta kale afka iyo coloosha mana kuxumayno.
Mw xasanoow ciyaarta naga dhaaf. Wadanka wuu gubanayaa dhan kasta.
Hhhhhhhhh waa aragtidaada
ilaahu na dhaafi anagu ma aanan doorene
Xilka iska casil hadaad doneyso sumcad iyo sharaf
Ilaahay umada ha ka qabto yaa xasan
Khabyalada Iska dhaaf
Ilahey haku dilo silac iyo saxarir Khawarij Ethiopia waso qaniis🤮🤮🤮🤮 dadka kama yaqaano xafullah madaxweyne Hassan sheekh Dalxureeye❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴dowladnimada waa in la qimeyaa nac nac iska dhaaf miiska imada walahi geesi sida dhihi karaa❤️❤️❤️🙌❤️❤️🙌❤️❤️❤️❤️🙌
Ilahey Umada haka qabto sheekh shariif Abdiraham abdishakur Dani Zinsibaar Hassan Ali kheyre kuligod wa qashin💣💣💣💣💣💣💣💣💣👎🏻👎🏻👎🏻
❤❤❤Dalxureeye for ever❤❤❤
Afkiisu daahir maaha
Uurkiisana daahir ma aha
Xasbunallah ilaahay kacabso waxba hako danbaabin adoonkaa waalaga tagaa
Anago guumeeysiga itoobiya wax naga xoreeya sugayna ayuu Hassan sheikh dal kii dhana ee somaliya cadowga itoobiya ku wareejiyay😡
From jigjiga 🇬🇶🇸🇴
Tuug waji adag 😅😅😅😅😅😅😅😅waxa umada hor taaga eega
Munaafaq baad tahay ee noo sheeg hadii aad Ahmed Abey ka baqayso inkaar qabe😢
Khabyalada Iska dhaaf nio
Mw xasanoow xagee inoo wadaa. Shacabkii niyad jab dhankasta ayaad ku riday. Xitaa taageerashaadada
saxibow qabil dambe qof ku tageri meyno i.a
Wara beenta daaya
wadanka ilaahay hakaso gaadho xasanow war itoobiya waxad kasameysay miya dowladnimo ah oo ciidanki soomaliya soo werarilaha salaan iyo qosol iskugu dartay
Tartan ayaa loo galaa ku lahaa
Beeeen badanaaaaaa.
Uma QALINTID MADAXWEYNE SOMALIYED
Xassanow wax maqal umada dhagayso ha u malayn dadka soomaaliyeed xoolo yihiin madax wayne baan ahay ma aha in dalka kaligaa saarabto ka yeeshid aan socono wax halaynaysa wax matarto.
Ma adiga cadawga soo jireenkaa u qoslaya ayaan ku aaminaa yahuudi baa tahay
Bal yaa aamimaya qofkaan hada tuuga ah wajigiisa bal si fiican u fiiriya dilaa arxan daran wax ma dhaamo muuqaalkiisu
Xasanow ilaah ayaa mahad leh beedkii alle masjidka hadaa beentaada Kala soo dhax baxday alhamdulilah
Kan lo weye
Kan dameer weye
Kan waa xanunsan yahay
Daawo fcn lomahayo
Marka allah na dhaafiyo
Carootaye yaaku og war adigu waxaa doonta shub lkn inaga shacbka ah ayuu hogaan nooyahay haku habsaamin meeshee kabeeyr
Xasan sheekh wuxuu ku fiican yahay qalad kiisa mar walba si dadban buu u sheegaa
kalsooni kuguma qabno waayo waxaad ku wacad furtay shacabkii soomaliyeed ee ka dhiidhiyay riyadii madhalayska ahayd ee Ethiopia difaaca baddana adiga iyo qayrkaa
War xoshood ma jiro miyaaa
Maashallaah Pesident Guuleyso Weliga
Ninbaa wuxu yiri waxan day Suu yiri waxa kashisheya day anigu asaga lama yaabani waxan LA yabanahay kuwa tabacsan ee iska dhagaysanaya
Waba layabanahay wlhi waa runtada
Mw x umada oo dhan wey yaban yihiin is cadee wadanka meshad u wado
War Farmaajow nagasoo gar
Xasanow mantolesiga iyo madadalada shacabka kada run iyo ilkaba wala cadeyahe xabashida heshiiska lagashay umada somaliyey u cadey
Khaladka Madax wayne Xassan Sh Maxamuud waa xad dhaaf.
Riyada soomaaliya saan usugaynay madaxwaynoo tiii Ethiopia u rumaysay waase aduuneee naxariista alle ayaan sugaynaaa insha Allah
Xasan tuug illahay dalka iyo dadka haku dhafiyo mooryaan qabyadiste ah oo somalidi kala fogeeyey oodowlad nimadi ku kaajey duli ethiopia badii somaliya ayad usaxiixday wanalagu ogyahay tuug illahay kafurtay
Soomaalidu kan si kale isagama dulqaadi karaan illaa ay habeen qura xilliga dambe inta gacmaha kor uwada taagaan iney alle swt ka baryaan inuu kan unada dhaafiyo
Mar kasta ciyaar ayuu ku jiraa!!
Khabyalada Iska dhaaf
Mw cafmidkiisa hala baaro
Wlhi buuna sidan ku cafimad qabine
Mise qofku marku xaranta badsado waxbo ma xasuusto inuu qaldanyahayna isma arko ayan fillaya waayo xarantu qof xasuusta dareenka ayeeyka qada cajiib
Qalad kutalagal ah waye
Xassan dhiiqo wuxu ku fashilmay Dawladii maxay cadawga ugu arki Laayihiin
Garaoore Waa Allah Xasan ithopia ka sheekee ma walaaleheen baa mise cadoowgeen
Hadii garowe iyo jargeesa siiba garowe itoobiya xal looga waayay maxaa diiday inuu laheshiiyo mahadaa qaracanthy nin ayeeyadii maseryr dilay isagiina maseeyrsanow waan ku arqgnaa ee sidi kooliistayaal usoo hadla
MUNAAFUQ TUUG QABIILESTE AH EE SHALAY MOORIYAAN QABIILED KAABA MOORIYAAN UAHAA AYAGA OO MIRINAAYO TALIS KADIGTAY MISNA LAHAA FARMAAJO WAA MAREEXAAN XAMAR UNUKAA 😢LEH...
Mowtul fajar insha allah cudur aan bixin ilaahey hakugu rido
Wallee waa nin Isku diraya Umadda dhan. Mucaarad iyo muxaafadba maanta Rajadoodi weysii dhimaneysaa. Sababtoo ah siyaasad ahaanbuu u Fashilmey.
FG hadii aad igu mucaaraddo fikirkeyga waan kusoo dhaweynayaah, balsa qabyaalad ha igu soo Gelin adoon ogoon Cidda aan ahay.
Xasan gorgurde siilka hooyada ba cabsi cabsi kunola tuug tuug dhalay batahay badii somaliyad ba ka ibisey ebay ahmed Ethiopia xasan gorgurde dhilada kudhashay was kala tag umada beenta waradka was
Sheeko waxaa waxaan soo xasuusday sidaan u qorneyd.
Sheekadu waxay ku saabsan tahay Madaxweyne Soomaaliyeed oo markasta isku halleeya inuu saxan yahay, inkastoo ficiladiisu aanay danta guud u adeegayn. Maamulkiisa waxa lagu yaqaannay:
1. Siyaasad gudaha ah oo khaldan: Madaxweynaha wuxuu diiday dhaliilaha shacabka iyo talooyinka aqoonyahannada, isagoo ku tiirsanaa koox yar oo dano gaar ah leh.
2. Go'aannada arrimaha dibadda: Wuxuu galay heshiisyo aan dalka faa'iido ugu jirin, sida ku xad-gudbidda madax-bannaanida Soomaaliya, heshiisyo shidaal, iyo iskaashi siyaasadeed oo lagu dheefsaday hal dhinac.
3. Dhul danta guud ah oo la iibsaday: Wuxuu dhulalka ummadda ku wareejiyay dad saaxiibadiisa ah si uu ugu fuliyo qorshayaashiisa siyaasadeed iyo in taageero uu ka kasbado ganacsatada awoodda leh.
Shacabka, oo ka daalay maamul xumo iyo cadaalad-darro, waxay abaabuleen dibadbaxyo ballaaran oo dalbanaya isbeddel dhab ah. Madaxweynaha, inkastoo uu isku dayay inuu iska dhigo mid aan khaldanayn, wuxuu ku dambeeyay kelinimo iyo dib u milicsi ku saabsan khaladaadkiisa. Sheekadu waxay tusaale u tahay dhibaatada ka dhalata hoggaan aan danta dadkiisa ka shaqeyn iyo sida shacabka mar walba u yihiin kuwa badbaadin kara mustaqbalka dalkooda.
Afartadi sanoo hore qalalaadkadi wax waka baranwaysay kuwo hor leh o kadaran ayad wadaa illahay haku toosiyo
Biniaadamka waxa ugu liita qofka wixii uu shalay diidana maanta umada ku khasbaya?
Wa sax Mw Hassan
WAA HORE AYAAD HAADAN KALA DHACDAY QARANKA. HA DUMIN ADIGA DOWLADA IN AAD DHAAFTAA CAFIMAADKU KU JIRAA. DADKA MATHALA AAD LEEDAHAY MA XOOSH FARTAAG IYO XAMSE OO KALAA. FASHIL BAAD KU BILOWDA WAADNA KU DHAMAYSAN DOONTAA MA ADAA WAX MAQLA ADEEROW SOMALI IN.AAD NA DHAAFTO AYAA CAFIMAADKU KU JIRAA
Lacagtiii Xabaalaha iyo Guryaha Danta Guuud kasoo sheekeee halkeeed ku dambeysy
Ilahey ha ku xafido mundane madax weyne
waxad isku qalday qabiilkii iyo qaranimadii ismana qadanayaan .ma waxanu ka yeelnaa gudiga doorashada kaligey ayaa samaynaya war xaqiiqda u so noqo
Xasanow Warkiii ahaa Ethiopia 🇪🇹 waa Cadow iyo Markale Ethiopia 🇪🇹 waaa Wadan ka kaliya ee Somalia 🇸🇴 udhintey ee na difaacey adigu isqabadsiii mudane
Ma baqayside waxaad ka keentid waxba hanaga siin xasan munaafaqoow
Waxan maba xishoonayo o walhi,ninkan wuxu ogaaday somali inaysan ogaynba cida ku ciyaaraysa iyo cida kale
Caday waxa shegasan
Dhibtoonaye nadhaaf
Ficikiza iyo qawlkiza isma laha
Xaabashida Af cas baanu kaga hortagyna waxaanu dhadhansiindoona Jaxiima
Wadadka caytamaya aya lagaraba inad cadaysan
Kuwa dhageysanaya beentiisa Aya damiir la an ah., war ninkan maxishoda Miya maxuu sida oganta ogu qoslayay darato markuu Aby Axmed lakulmayay, miyuusan ogeen ciidamadi uu salanta kaqadanayay inay yihiin kuwii bada somalia lagu dhici laha.
Aryaa dhibka maanta dadka kuheysaa
Allaaa il adakaa ma hooyadii ayaa oromo aheyd
Waayahay said cali maaladilo
Sheekh shariif ayaanu ugu baaqayna inuu talada dalka lawarego
wey cadahay inow badii ibiyay sababtoo ah walagu edeyay shacabka in ushego ayeet waxa jiro xasan allah naga qabto
Dowladnimadu ma in dalka itoobiya lasiiyaa iyo qabuuraha lafagto alle kudulee
Somaliya guul
Duli naarta Allah kugu fogeeyo ahlu naat ethipiaan☝️☝️
Xasan shiikhoow waxyaabaha aad ku kaceyso qaladaad lama dhihi karo ee waa qayaano qaran ee waa ku baryeynaa intaan ka badan laguuma dulqaadan karo ee xilka iska casil waad ku fashilantee.
Shalay marka mucaaradka ahayd maxad dawlada Kalsooni usin wayday? Qofkan waa maranyhy
Madaxweyne kalsooni majirto dadka somaliyeed wax tus haddii kale hadalbadan haan ma buuxiyo
Hadalkaaga iyo ficilada aan aragno isma waafaqayaan
Af xaaraan cunay ma aaminayo
Bisinka khaladka in aan yareyno ayaa na laga rabaa ku lahaa war khalad waa la iska dhaafaa
Dowladnimadii keligii baa isku soo koobay, isagaa madaxweyne ah, isagaa ra’iisal wadaare ah, isagaa baarlamaan ah, isagaa xeer ilaalintii ah…. .. tobaniyeeyo heshiisyo qarsoon buu soo galay, cid la ogna aanay jirin?
Ninkaan xildhibaan jesow ayaa sheegay waa nin xanuunsan
Mudane madaxwene adiga ayaanu kudoorane namaamud oo nahogaami mudane madaxwene xasan shiikh xafida laah
Ilaahay umadan masaakiinta ah hakaa qabto waad dulaysatay
Abgaal baa meesha kugu haya war soomaaliyay idiinka ka badan hal reer ee meesha ka kaca oo hadii aya xasan u racaan in uu xabashi keeno
𝑺𝒂𝒙 𝒘𝒂𝒂𝒚𝒆 𝒉𝒂𝒍𝒐𝒐 𝒌𝒂𝒄𝒐 𝒒𝒂𝒓𝒂𝒏𝒌𝒂
Madaxwyne diyaarada hayaha soodajyo baarlamak horyimaado siloola xisaabtamo
Away waxay xukumeen
Iscasil dameer itoobiyaan ayaad tahay qofka adddunka ugu diciifsan
Idaha deexeed ayaa kaa cararaya.
Aamus qurun yohow cadowga dadka iyo dalka ku ah.
Ciidan somalia aamina marka hore kuwa badda iyo cirka dhisa
Ilaahay hakaa qabto umada khaayinu wadan
Waar ninku IL adagaa ma dhagaxuu liqey?
Dhagax liq Alle idankii oo muuqaada iyo aragaada la waa!!!
Xasan dhiiqo, Kan yaanaga hor dhaqaajiyo
Mudane madaxweyne Dhulka dowlada warnagasii
Buuq ayaa kajiro
ilaahay umada ha kaa qabto waxaa kuu harey waa maalmo
Wuu Cadeeyay Inuu Bixiyey Bada Asigoo Ku Matmarsiyoonaayo Qofka Qalad Waa Kadhacaa?
Mudane mw wayne iyo Rw guul horay uwada wadanka.ka raali.noqda.dawacooyinka.is urursaday.oo caado qaatayaalka.ah.waa ciil qabe yaal waxba.ma galaan shariif biijo.qayr.laawe.shakuuro.shalaaya iyo.Brof burtuqo silic.qabe.
Xasan sh waa xanaaqsan yahey waxaanu dareensan yahry sidan uu wax u wadaa in la fahmey taasna wuu ks cadhoodey kumana sii socon karo
Mucaradka waxad sameysay kadaran masameynayan ee adkeyso ebow
Intaan qof arkeyay kii ugu aqliga xuma uguna damiir xumaa uguna midgaansanaa ma arag
Blah blah blah blah …….. Abiy Ahmed showed the world your words have no weight ……blah blah blah blah …..make some sense…… RESIGN! Do yourself a favor ……… MR. Blah blah blah talking in third person 😂
Soomaaliya waxey hor mar la gaari la dahay kii ugu doqonsanaa ayaa nadaxweyne unoqday wuxuu rabaa bada soomaaliya inuu siiyo itoobiya doirsho haduu galo kN wax dooranayo malaha soo.aali oo dhan wey nacday waa qabiiliste
Garsor bel wa dad aa mel geysatay garsorka majiro cadaalad alla laga sugaa qufka adi ku so horfadhisto ku dhageysanaa waa mid liita meyqey maxkamadaha xukumeyn ilaa hda xabsiyada ku jiro o cadlalad la marsi la yhy dal aa ka taliso mel wangsan garay wala wayey dhanwalba u fashilintay ee vilada banew xasn bahane masalixdaada kursiga ugu fadhisaa ee dal iyo dad midna wax ugu ma talid umada ka hor wareeg
Ilaa hadda Itoobiya waxaad kula heshiisay maada cadayn
Tuug Qaran