Farxaan qalinle | Heestii Gufaaco | Xasuustii Maxamed S Tubeec | Qaaci Show

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 282

  • @hodomohamed3648
    @hodomohamed3648 4 ปีที่แล้ว +55

    Alle hkuu naxariisto adeerkay maxamed saleepaan tupeec
    Farxaan mazha allah adna codpaa kugu dhan 😍

  • @issealiahmed4098
    @issealiahmed4098 4 ปีที่แล้ว +25

    Farxaan sxb waa cod macaantahay lkn sxb quraanka ku aqri waad libaani doontaa insha allaah heeso kuwi qaadi jiray ayaane garaneeyn ilaa hada waxeey kusugan yihiin ee hadaba kicin wll oo dhalin yaro yeeysan kuqaadin taasi waa talo wll sxb ina samaha jecel like iguqabo

  • @saedpzhe4454
    @saedpzhe4454 4 ปีที่แล้ว +75

    Wiilkan Yari Wlaahi Laysma Xaqiree Waa Nin Rageeed Hore Usoco ProH
    Ana Heesbaan Kuusoo Samaynayaa 🙋‍♂️😂

  • @mohamedabdi8895
    @mohamedabdi8895 4 ปีที่แล้ว +52

    Hargeisa warshada fanka

  • @4E_Official
    @4E_Official 4 ปีที่แล้ว +7

    Inkastoo nin Geesiyi Ragu geeed adayg yahay Haddaan garabka lala Qaban guri oodi maayee
    Xasuustii AUN Maxamed salaeebaan Tubeec😓🙏

  • @siyaadmustaf5054
    @siyaadmustaf5054 4 ปีที่แล้ว +1

    C/naasir Macalin Caydiid top man 2000 ayaan meel odeyga la fariistay isaga iyo buunis Waa qatar cadiim. Hargeysa iyo xaafadiisi sheekh madar. Kan xiligaa Muu dhalan Cajiib

  • @abdirahmanabdilahi8763
    @abdirahmanabdilahi8763 4 ปีที่แล้ว +3

    Jiilkan cusub ee dib uqaaday heesi hore farxan waa wiilka ugu fiican uguna codka mcn laxanka heesta xata meel yar kama khaldin 👏👏👏👍👍

  • @nimashine8475
    @nimashine8475 4 ปีที่แล้ว +15

    Mashaallah habo cod dahable soo waynow inshaallah fanaanka mustaqbalka

  • @hoodomustafe442
    @hoodomustafe442 4 ปีที่แล้ว +22

    Maxamed saleban tubeec allow u naxariiso 😥

  • @abdirahmanhusein2265
    @abdirahmanhusein2265 4 ปีที่แล้ว +4

    Gacmo madhan Illaah ba guudkood xilsaara!!! One of my favourite songs

  • @sacadserbia5643
    @sacadserbia5643 4 ปีที่แล้ว +34

    *Farxaan Cabdi muuse Hore u soco zxb qali*

    • @FARHANYAREFY
      @FARHANYAREFY 4 ปีที่แล้ว +2

      SHUKRAN WLLO

    • @nadyami6514
      @nadyami6514 4 ปีที่แล้ว

      @@FARHANYAREFY edo qaboojiye iska daa halanixin ninbaa kaaga horeye magac aan lagaga horeyn labax

    • @bukharimohamed3828
      @bukharimohamed3828 4 ปีที่แล้ว

      Nadya Mi kaasi waa cabdi qaboojiye kanina waa farxaan qaboojiye maxaa iskagalay fankoodana waxa udhexeeya 17 sanadood iskuqarniba maaha

  • @shamuuqcaddeofficial1469
    @shamuuqcaddeofficial1469 4 ปีที่แล้ว +11

    Wlhi farxaan qalinle wuxuu ina soo xusuusiyay Allah ha u naxariisto boqorkii codka Mohamed Suleiman tubeec

  • @omara7722
    @omara7722 4 ปีที่แล้ว +3

    Eesh calaa Fanaaan! waa faanaan is huba iskuna kalsoon MashaAllah. Waxan ina waalay ee heesihii kuciyaaray quba fanaankan dada yarna dhiirigaliya.

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 4 ปีที่แล้ว +4

    “Inkastoo Ningeesii Ragu Geed
    Adeegyahay Hadaan Garabka Lala
    Qaban Guri Oodi maayo”
    *Tubeec Yare u have best Talent✅*

  • @aaminbidixo9187
    @aaminbidixo9187 4 ปีที่แล้ว +3

    man shalla
    keep going zhp farhan inta kaheshay llike

  • @guuleedrooble7717
    @guuleedrooble7717 4 ปีที่แล้ว +7

    Mayla aragtaan inuu haleedi dhigay axyaa fanaan hore u soco

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 3 ปีที่แล้ว

    Gacmo madhan Ilaah baa
    Guudkood xilsaare
    Sida gallin abaareed
    Cawl gooni-daaqaan
    Aawadaa go'doomee
    Eesh calaa Ereyo

  • @talasamemedia5487
    @talasamemedia5487 3 ปีที่แล้ว +2

    Msha allh waa mucjisada qarniga ee fanka somaliyeed🥰🤩

  • @ahmedyaska9220
    @ahmedyaska9220 4 ปีที่แล้ว +6

    Keeep going
    Inkastoon fanka aan Kula jeclayn zxp farxaan abdi muuse

  • @sacduuz293
    @sacduuz293 4 ปีที่แล้ว +8

    hadan garab lala qaban guri oodi maayee aadbuu u cod macaaan yahay ilaahay fanka hakasoo hanuuniyo anakana allaaha naga masaxo aamiin insha allah

  • @muxyadincllaahimuxyadin938
    @muxyadincllaahimuxyadin938 ปีที่แล้ว

    Masha allh fanan da yar oo cod macan ❤❤❤❤

  • @suleekhacismaan5696
    @suleekhacismaan5696 4 ปีที่แล้ว +3

    Farxaan geesi waa ku farxay inaad soomaali kadhalatay

  • @amiinmohamoud3273
    @amiinmohamoud3273 4 ปีที่แล้ว +8

    mansha'Allah wlhi wiilkan yar si wnagzan ayuu u qaadey heesta, qaabka laxanku waa sidii alle hawnaxariistee maxamed saleebaan

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 ปีที่แล้ว +25

    Wallah Somaliland Caruuyrtiiba Xitaa Muqaniyiin Ah Waahibo Alle Bixiyo Ee
    Iskakadondoon Maaha . Bilaadal Shaacir
    Masha Allah.

  • @cabdiqanicumarxaji1048
    @cabdiqanicumarxaji1048 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah saxib mcn farxan aniga iyo inta ilamidka ah Kama hasanaano cumamada waan kugu tuurnay waxba lagama qaban karo

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 4 ปีที่แล้ว +2

    Wow Tubeec oo yar boqorka codka ❤️

  • @fardous4102
    @fardous4102 4 ปีที่แล้ว +7

    What a voice mnshllh caleek❤❤

  • @goaltechservice8578
    @goaltechservice8578 4 ปีที่แล้ว +1

    Horay soco farhan yare halkeda ayu dhigay marxuum ilahay ha unaxaristo

  • @cabdixukunmuxumed6205
    @cabdixukunmuxumed6205 4 ปีที่แล้ว +1

    Astaan TV fanka wey horumarisay thank you so much

  • @barwaqomobile461
    @barwaqomobile461 4 ปีที่แล้ว +1

    👍farxaan qaboojiye hore u soco gesiyar

  • @ayoubmohamed3227
    @ayoubmohamed3227 3 ปีที่แล้ว +2

    Yarkan Waa MusjisO Amazing Talent Iyo Codka 100%

  • @cabdixaliingalan1379
    @cabdixaliingalan1379 4 ปีที่แล้ว +1

    Farxaan yare ax cod mcn insha allaah waqooyi mar un waa imaan doonaa sxb hore usoco farxaan dadgiisa hiboo uleeyahay

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 4 ปีที่แล้ว +98

    *mudo aan dhawayn baaa la yidhi hargeisa waa hoyga fanka somaliyed maxay maalinba waji cusub oo cod luxdan oo hadana lagdan ina baraysaaa FARXAAN QALINLE waxaad tahay hiiboolayda ugu codka macaan jiilkaagan*

    • @abdulkaderyousefaden7161
      @abdulkaderyousefaden7161 4 ปีที่แล้ว

      @@zakariamohamed3418 Hhhh nacalaa

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 4 ปีที่แล้ว

      @@zakariamohamed3418 hoyga qaraxa somaliyeed

    • @Cad4awe.aep1
      @Cad4awe.aep1 4 ปีที่แล้ว +1

      Qofka waa inuu hibo leeyahay kuma xirno hargeysa sxb bal abdiwali kingeero iyo ninkaan yaa fiican

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Cad4awe.aep1 ninkaan

    • @thiagotakaweyne6562
      @thiagotakaweyne6562 4 ปีที่แล้ว +1

      Chippen Show shaqo iskuma laha ninka 100 ka fiican

  • @iqraomarnoor3576
    @iqraomarnoor3576 4 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤🌹✌walaaahi waaaa halyeeey faneeeed aloow ku xafid

  • @hud-hudbroadcast3027
    @hud-hudbroadcast3027 4 ปีที่แล้ว +11

    Farxaaan cabdi muuse farxaaan qalinle go for ward shoodhehaygii❤❤

    • @idirisabdi3697
      @idirisabdi3697 4 ปีที่แล้ว +1

      Codba ku dhan wiilkan yar waa kaga daryamiyey

    • @geesigacagaaran7968
      @geesigacagaaran7968 4 ปีที่แล้ว

      Adeer heeso iyo fusuq go forward la iskuma yidhahdee kadaa yarka naarta kusii carar weeyaan waxaaguye.

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 4 ปีที่แล้ว

      ninkan ma reer jigjiga mise reer hargaysa

    • @mohamedhamse1061
      @mohamedhamse1061 4 ปีที่แล้ว +2

      @@rock_diamond9475 muuse ismail qalinle ma taqaana fanankii W
      wayna ayaa u awoowa wa asal hargeisawi

  • @barwaqomobile461
    @barwaqomobile461 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashallaha hore u soco♥️

  • @ismo_official
    @ismo_official 4 ปีที่แล้ว +18

    waa cod macaantahay walal

  • @TruthTellerMan
    @TruthTellerMan 4 ปีที่แล้ว +78

    Hadaad corona virus heestan ku ilowday rageedii baa tahay.

    • @NasraSheekh
      @NasraSheekh 4 ปีที่แล้ว

      kkkk dumerkeeda baan ahay, saa daqiiqadaan havada ka maqnaaye kkkk

    • @abdulkaderyousefaden7161
      @abdulkaderyousefaden7161 4 ปีที่แล้ว

      @@NasraSheekh hhhhh

    • @mwarsame5800
      @mwarsame5800 4 ปีที่แล้ว +1

      Maqosli karo adka biyo iga buxaan hhhhh

    • @farduusali2951
      @farduusali2951 4 ปีที่แล้ว

      Fanaan buuxa hore u soco 100%

  • @steazybeazy9816
    @steazybeazy9816 2 ปีที่แล้ว

    Maxamed saleban tubeec oo yar
    Farxaan qaboojiye

  • @iqrawarsame930
    @iqrawarsame930 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah tubeec yare halkiisa dhiktay codka ilahay haku daayo

  • @aal-alimi-805
    @aal-alimi-805 4 ปีที่แล้ว +5

    Laxanka Waxa Allifay- Fanka Maxamed Saciid "Gu'RoonJire" 🙏🏼

  • @Abdiqani079
    @Abdiqani079 4 ปีที่แล้ว +1

    Cod macaan iyo la qabsi hab dhaca heesta intaba wiilka wuu lanhaystaa mansha allah.

  • @naemaibrahim9539
    @naemaibrahim9539 4 ปีที่แล้ว +36

    Cidi igmaY soo horaYn😜😋

    • @maxamedbmstudio
      @maxamedbmstudio 4 ปีที่แล้ว

      Wa cod mcn yahay haru soco

    • @MJZACK_
      @MJZACK_ 4 ปีที่แล้ว

      halkaas telkaga iigu reeb

    • @jacayl4854
      @jacayl4854 4 ปีที่แล้ว

      Waad se la wayday😁😁😁😂😂😂

  • @abdifatahcarvalho2818
    @abdifatahcarvalho2818 4 ปีที่แล้ว +7

    Hooygii fanka Somaliyeed Hargeisa cadeey ❤️❤️

  • @maxbuubyare6791
    @maxbuubyare6791 4 ปีที่แล้ว +7

    Msha allh codkaasi meelbuu itaabtey

  • @siciidmaahir999
    @siciidmaahir999 4 ปีที่แล้ว +8

    Farxaan qallinle sxb guulbaan kuu rajaynayaa

  • @MooganeAdvertising11
    @MooganeAdvertising11 4 ปีที่แล้ว +4

    WOOW ALLA MAXAN KU SUGOON YOUTUBKA KAA BADHAY HOREY USO PRO

  • @aganeygulaad453
    @aganeygulaad453 2 ปีที่แล้ว

    Danbigiina iyo dambigeena rabbi hanoo dhaafo wax kle waa waayey

  • @awilawad473
    @awilawad473 4 ปีที่แล้ว

    Brother waxaad tahay boqorka codka ee bedelay boqorkii hore ee codka Maxamed suleymaan tubeec don’t give up keep going brother. you are still yang .adiga iyo siciid qalinle waxaad leedihiin talant faneed oo aan caadi ahayn

  • @ozzied485
    @ozzied485 4 ปีที่แล้ว +2

    Somali Galbeed iyo Somali Woqooyi ayaan u noqonaynaa marka uu af-Somaligu naga xumaado.

  • @maslahharet5151
    @maslahharet5151 4 ปีที่แล้ว +1

    Codka duqa aya kadibmaan wali maad kenin......tubec Alla ya rahma

  • @abdimuse5433
    @abdimuse5433 4 ปีที่แล้ว +6

    Farxaan keep going pro

  • @shifasheka9514
    @shifasheka9514 4 ปีที่แล้ว +4

    Farxaan qalbigiisaa hadlaya laakiinse dadku ma fahmayaan laakiinse qof jacayl soo maray uunbaa garangara nasiib wanagsan sxb

  • @alhamdulilaahalluakbar595
    @alhamdulilaahalluakbar595 4 ปีที่แล้ว +19

    Heeeeeeee dhibtaa aan galaayana ii gar garaarimaysidee kan waaba saleeban waar maad ashahadataan a doonyo gadoon walee anaabu Masxada ii ruxay 25/3/2020goormu covi19dhamanayaa bal ashahaata uun

  • @ridwanrayi2351
    @ridwanrayi2351 4 ปีที่แล้ว +10

    Hore u soco WllkaY

  • @sihammohamud493
    @sihammohamud493 4 ปีที่แล้ว +12

    Woow hestan wnku haysta👏👏

  • @halashalas8844
    @halashalas8844 4 ปีที่แล้ว

    Heestan yarku wuu qaadey👍👍halkii tubeec ayuu ka qaadey

  • @the_hit_man_
    @the_hit_man_ 3 ปีที่แล้ว

    Hargeisa hooyada fanka somalida uun mahe waa baladka la hubo ee 100% somali pure joogaan

  • @mrabdi3813
    @mrabdi3813 4 ปีที่แล้ว +6

    Nice voice waliba waa uu dayarhay

  • @hamsa_sancaani752
    @hamsa_sancaani752 4 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah wlhi waa wiil Naftiisa ku muujiyey kalsooni kalsoonidu waa meesha laga dhaqaaqo Go forward

  • @waqalhure3710
    @waqalhure3710 4 ปีที่แล้ว +22

    Woow he so talented 😍

  • @abdishakuuormohamed2822
    @abdishakuuormohamed2822 4 ปีที่แล้ว +2

    Hergesa wa hooyo faned wlhi wn kama dalin ina dawado wn ku cel celshte

  • @issashidiye
    @issashidiye 4 ปีที่แล้ว +3

    Beautiful talent , welldone

  • @qadirourdoox9906
    @qadirourdoox9906 4 ปีที่แล้ว +1

    Haduu quraanka akhriyi lahaa sh.sudaysi .wuu ka cod macaanaan lahaa illaahayoow dad sidan u cod macaan oo somaliya dacwada ku hanuuni

  • @ahmedabdi2065
    @ahmedabdi2065 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxba lagama qaban karo cunaagan yar waa ma sha allah

  • @hudacabdilaahi3861
    @hudacabdilaahi3861 4 ปีที่แล้ว +3

    Hore usoco inabti farxaan cabdi muuse

  • @khadaryassein2445
    @khadaryassein2445 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi kan yari waaah mucjizO ❤

  • @khatrahaji7351
    @khatrahaji7351 4 ปีที่แล้ว +4

    woow boqorka codka 👏👏👏👍

  • @mahatfarah206
    @mahatfarah206 4 ปีที่แล้ว +1

    Yaa salaam inaba caadi maahan horay u soco

  • @TruthTellerMan
    @TruthTellerMan 4 ปีที่แล้ว +9

    Fanaan baa tahay.

  • @zahrabeautyhenna
    @zahrabeautyhenna 4 ปีที่แล้ว +5

    Inabo cadi mahn wiilkan 👏👏👏

  • @Dawaco22
    @Dawaco22 4 ปีที่แล้ว +6

    Perfect. Talented.

  • @Bulshaawimedia07
    @Bulshaawimedia07 4 ปีที่แล้ว +18

    FarxaaN Abdi Muuse Qalinle Yare Hobolka Ninka KaliYee TageroH CasiMadah

    • @mounaabiibmire1477
      @mounaabiibmire1477 4 ปีที่แล้ว

      wiilkan waxan rabay inaan lasoo xiriiro ma igu soo xiri kartaa

    • @Bulshaawimedia07
      @Bulshaawimedia07 4 ปีที่แล้ว

      @@mounaabiibmire1477 haaa

    • @mounaabiibmire1477
      @mounaabiibmire1477 4 ปีที่แล้ว

      @@Bulshaawimedia07 ok intee kala xiriiri karaa aboowe

  • @sarahaahmed6313
    @sarahaahmed6313 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaha. Allaha ku.xafido

  • @hamsejamaismail878
    @hamsejamaismail878 4 ปีที่แล้ว +13

    Just watching songs on this confinement period , stay safe from covid-19

  • @richman9183
    @richman9183 4 ปีที่แล้ว +3

    Tubeec oo yar weeye kani fanan buuxa weeye

  • @mohamouda.dualle
    @mohamouda.dualle 4 ปีที่แล้ว +1

    Adeer aqoon iyo xirfad baro
    Fanka waxa koowood haka dhigan
    Xirfad faneed waad leedahay
    Haysku ilaabin

  • @khadarjamac5356
    @khadarjamac5356 2 ปีที่แล้ว

    Farxaan yare waa cajiib walee ❤️❤️

  • @jeedalcas4899
    @jeedalcas4899 4 ปีที่แล้ว +2

    mansha allah hore u soco bro

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว +1

    Hees xusid mudan.

  • @ZAYIDLYRICS
    @ZAYIDLYRICS 4 ปีที่แล้ว +1

    Inaba caaddi Maaha mucjisadda fanka

  • @100YearsAgo.
    @100YearsAgo. 3 ปีที่แล้ว +1

    Hargeisa hoyga fanka.com

  • @abduqanimohamud1779
    @abduqanimohamud1779 4 ปีที่แล้ว +11

    Astaan tv
    Codsi noo hakiya arimahan Coronaha hana dhaafee

  • @abdikadirmohamedabdullahi7567
    @abdikadirmohamedabdullahi7567 4 ปีที่แล้ว +1

    Wow Axsan cod🔥👌

  • @SLEEPY0088
    @SLEEPY0088 2 ปีที่แล้ว

    One of Best songs to My favorite

  • @IAMDoctor5585
    @IAMDoctor5585 4 ปีที่แล้ว +4

    banaankada kudhacday wiilow👏👏

  • @sidiiqfarxaan
    @sidiiqfarxaan 3 ปีที่แล้ว

    qofkii koowaad waa aniga fadlan like iisaara

  • @axmednuurmaxamuud6665
    @axmednuurmaxamuud6665 4 ปีที่แล้ว

    Hooyga fanka iyo murtida 🙏🙏🙏🙏❤🎊

  • @ayaanlesaleeban5258
    @ayaanlesaleeban5258 4 ปีที่แล้ว

    Yaa salaam taageero buuxa ayaan kuu ahay farxaan

  • @abdirizakmd9711
    @abdirizakmd9711 4 ปีที่แล้ว +3

    Wow Fariid yar

  • @Tema27-q9c
    @Tema27-q9c 4 ปีที่แล้ว

    Horey u soco waa wiil ilahay cod hibo u siiyey

  • @mustafexirsi
    @mustafexirsi 4 ปีที่แล้ว +5

    Caleek caleek!

  • @somalitv9129
    @somalitv9129 4 ปีที่แล้ว +1

    Gayi abaareed dheh👊👊👊
    Nono galin abaareed
    Faar faar

    • @hindaabdi564
      @hindaabdi564 4 ปีที่แล้ว

      @Abdulahi Anwar
      Gayi abaareed = dhul abaareed.
      Waanu fahanay macalin.
      Galin abaareed baan odhan jiray laakiin imakay macno samaynaysaa.
      Ilaahay noocaga ha badiyo afka Somaliga ciidan u ah. Laakiin nono da inaga daa.
      Faar faar taa dambana maanu garan.

    • @mohameddube3583
      @mohameddube3583 3 ปีที่แล้ว

      Talented young man

  • @mawliidwaaadadisjecelmaxam8928
    @mawliidwaaadadisjecelmaxam8928 4 ปีที่แล้ว +1

    Ceed walba waadhigay kani fanka dhashi weyan nin hoyigi fanaka jogaa weayan zxp

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 ปีที่แล้ว +7

    Heesaha Aanu jeclahay Weeye

  • @abdifatahomar26
    @abdifatahomar26 4 ปีที่แล้ว +1

    Ka yar codkisu waa fantstic lkn laxankaa ka jabaya, waayo markaad dhagaysato heestan gufaac maxames saleeban 1967 ayuu duubay duubistaa wakhtigaa laxankeeda ayaa ugu qurux badnaa, mar dambe oo uu waynaadayna wuu qaaday lkn laxanku kii hore wuu ka yara duwan yahay, farxaan yarena duubista dambe ayuu dhagaystay.
    Si walba oo ay tahay ka yar waa talented.

  • @asiimirealex9859
    @asiimirealex9859 4 ปีที่แล้ว +1

    its nice voice i like him

  • @8yearsago649
    @8yearsago649 4 ปีที่แล้ว +8

    Sacid qalinle. Noo keena. Heesaha samatar. Qaaci. Ha inoo. Qaade

    • @kingteti7822
      @kingteti7822 4 ปีที่แล้ว +1

      How come ur comen is 8yrs old wow

  • @daauudcali1726
    @daauudcali1726 4 ปีที่แล้ว +1

    Farxan qarami idle wiilkana ka fican sabto ah idle wuxu cada hal fanan wana xasan adan wilkan lakin wuxu cafinayo maleh horay udoco sxb

  • @ramlanor3713
    @ramlanor3713 4 ปีที่แล้ว +4

    waxaa jiro adeer ku nool hargeisa kaaso ah mid kabaha tola lkn codka tubeec io kan cumar dhuule alle yaraxme barteeda ayuu dhigay walibo markaa dhageesesid aaba moodid iyagi caadiya
    aniga adeerkas aqoon umalihi lkn asoo wariye wareesayo aaan youtub ku arki jire iskna dhageesa jiray

    • @ayanlefarahibrahim3385
      @ayanlefarahibrahim3385 4 ปีที่แล้ว +1

      Xaqiiq weeye wuu jiraa se Goobtan in lagu marti qaado weeye.....Isna waa umagac iyo Mustaqbal waana Hibo fanka Kusoo biiraysa oo ina beddeli karta Fan kuxaarka soo kordhay

    • @ramlanor3713
      @ramlanor3713 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ayanlefarahibrahim3385 wlh wuu ubahna dhiira galin walibo dad bdn bdn bdn ayuu dhamaa adeerkas alle hadaaye

    • @abdikarimmohamed6977
      @abdikarimmohamed6977 4 ปีที่แล้ว

      Muuse canjil ayaa la yidha waa lagu casuumay wuuna ku jira astaan tv waraysiga aad sheegayso ka dib ayaa lagu soo macsuumay si fiican wuu u heesay adeeerkaas