jaahilnimada | Jaahilka | Astaamaha Jaahilka.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 183

  • @zakisoleiman4287
    @zakisoleiman4287 2 ปีที่แล้ว +5

    Khayr ilaahay ha ku siiyo

  • @abdiqaniqadar4095
    @abdiqaniqadar4095 5 ปีที่แล้ว +25

    Jahliga wxa qudha lagaga bixi kara waa adigoo barta quranka iyo sunnaha nabigena(scw)

  • @mohamahrez2428
    @mohamahrez2428 5 ปีที่แล้ว +7

    قل هل يستوى الذين يعلمون والذين لا يعلمون

  • @mahmudpaul6121
    @mahmudpaul6121 5 ปีที่แล้ว +6

    Waa calaamadaha wlhi inagu badan maanta haddii Aan Soomali nahay wll alle ha inoo gargaaro adna aadnow rabbi hakaa abaal mariyo, jazaakallahu khayran.

  • @deqaario723
    @deqaario723 5 ปีที่แล้ว +8

    Allahayow jaahilNimo iyo doqonimda
    Naga dhowr😢

  • @suleimanyasin6199
    @suleimanyasin6199 5 ปีที่แล้ว +11

    وَعِبَادُ الرَّحْمَٰنِ الَّذِينَ يَمْشُونَ عَلَى الْأَرْضِ هَوْنًا وَإِذَا خَاطَبَهُمُ الْجَاهِلُونَ قَالُوا سَلَامًا (63) سورة فرقان Allah wuxu leeyahay adoomada raxmaanku waa kuwa dhulka dushiisa u socda si dagan oon Isla weyneyn marka ay la hadlaan kuwo jaahiliinta ahna markay la hadlaan waxay Ku dhahayaan nabadeey

    • @adanahmed4695
      @adanahmed4695 5 ปีที่แล้ว

      Ruux iscajabiyey iga dheh

    • @suleimanyasin6199
      @suleimanyasin6199 5 ปีที่แล้ว +1

      @@adanahmed4695 wll yaa is cajabiyey malaha hadalka waad iska tuurtay uun e umaad fiirsan

  • @nasirpazheh9961
    @nasirpazheh9961 5 ปีที่แล้ว +9

    Inta nabiga jecel like 1 ahy

  • @calidaauus3934
    @calidaauus3934 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah, ku xidhnaanta degelkagan waxaay i tahay aqoon kororsi iyo faa'iido, waan ku mahadsantahay la wadaagaa toolmoon ee hagarli ida ah.

  • @aamiincabdixirsipurcaawi1494
    @aamiincabdixirsipurcaawi1494 5 ปีที่แล้ว +6

    walaalyaal cidii lanbarkiisa haysa iiso sheega idinkoo mahdsan

  • @mohamahrez2428
    @mohamahrez2428 5 ปีที่แล้ว +5

    Wxn rajeenyaa in dhalinyro bdn oo soomaliyeed oo sidaadoo kle fikir koodu u heer sareeyo inuu ihy noogu deeqo *ilaahay haku xafido wll*

  • @mohamahrez2428
    @mohamahrez2428 5 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahy baa cidii doona cilmi siiya maashaallah wll

  • @safiyamuxumed3825
    @safiyamuxumed3825 5 ปีที่แล้ว +6

    alle hakaa abaal mariyo

  • @cabdiraxmancabdiraxman3119
    @cabdiraxmancabdiraxman3119 5 ปีที่แล้ว +3

    Hada ayeey taasi jirtaa waayo madax deena oodhamibeen ayeey inoo Sheegaan anana waan rumeeynaa beentaas ayaana nagalisa dhibaabo farabanan allaw dariiqa saxdaa nagutoosi Amin insha allah

  • @aamiincabdixirsipurcaawi1494
    @aamiincabdixirsipurcaawi1494 5 ปีที่แล้ว +5

    walhi 12 kaa aad sheg tayba somalida ayaa aad ugu badan
    xirtaaa aniga badh ka mid waan ahy lakiinse ilahy ha inaga daweeyo xaqiiqda ayaad ka hadashy walhi zxp

  • @cabdulahimalaas7764
    @cabdulahimalaas7764 5 ปีที่แล้ว +6

    Inta at shegtayba wa dhaqanka somalida waqtigan runtina adiga shegay wllhi

  • @abddulkadiralihaji5054
    @abddulkadiralihaji5054 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Allah haku hafdiyo

  • @khadra5217
    @khadra5217 5 ปีที่แล้ว +2

    Wax maanan dhaamin jaahilka intaan baran sahanka Xogaha, Mahada Alle ka dib Adey kuusugnaty walalo☝Mahadsanid 1001 jeer✌

  • @ayaanleahmed5549
    @ayaanleahmed5549 5 ปีที่แล้ว +2

    Aadam sahan wllhi umada yaa sidn ka wda dhiga Allah cilmiga hku brakeyo🤗👍👍

  • @sadiikfeisal9162
    @sadiikfeisal9162 4 ปีที่แล้ว +3

    mansha allaH alle haku xifdiyo wll

  • @AK_boy-
    @AK_boy- 5 ปีที่แล้ว +5

    jaahilnimada allah hanaga ilaaliyo

  • @ahmedwarsame4538
    @ahmedwarsame4538 5 ปีที่แล้ว +5

    Jaahilku so'aal kama keeno nolosha ee waa "yes man"

  • @siciidibrahim2566
    @siciidibrahim2566 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay ayaan ka magan galaynaa jaahilnimada

  • @alijimale3280
    @alijimale3280 5 ปีที่แล้ว +5

    شكرا

  • @Storymaker12-e
    @Storymaker12-e 5 ปีที่แล้ว +5

    inta taageerta barnaamijka like iiSaar

  • @khaalidkhadar3615
    @khaalidkhadar3615 5 ปีที่แล้ว +2

    جزاك لله خيرا جزا

  • @omarmaxmud7794
    @omarmaxmud7794 5 ปีที่แล้ว +7

    Calaamadahaas midka mida baan leeyahay wll ninka raka ah waa ninka jabkiisa sheega

  • @injineerkainjineerka4105
    @injineerkainjineerka4105 5 ปีที่แล้ว +4

    Jaahillku mar waliba waxa uu raadiyaa wixii qaldan walaal aadan

  • @Fodcade-Forever
    @Fodcade-Forever 5 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid

    • @ahlulwanaagmedia9425
      @ahlulwanaagmedia9425 5 ปีที่แล้ว

      Ahmed Hassan walalkey subscribe igucaawi Allaha hakusharfo I 🙏🙏🙏

  • @hassanabdulleahmed8890
    @hassanabdulleahmed8890 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh chanalkaan sahanka xogaha runtii waa janal aan aad ugu xiranahy runtii waxaa inuu diyaariya barnaamijyada chanalka wiil aad uda'yar hada aqoon allah uu kumanestay wax badana wanka faaiiday wllll mhdsnd

  • @muslimdaahir6794
    @muslimdaahir6794 5 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid walal halkaas kasiiwad walal

  • @zakariaademmohamed9593
    @zakariaademmohamed9593 5 ปีที่แล้ว +5

    adan wll adoo mhdsnd noo soo diyaari barnaamij oo ah MAAREENTA WAQTIGA ???

  • @faisamohammed7096
    @faisamohammed7096 5 ปีที่แล้ว +4

    Sax wallahi 😥😥

  • @fardawsmahamed7376
    @fardawsmahamed7376 5 ปีที่แล้ว +3

    Alla ku jecliyaa .

  • @HassenAbdiOsan
    @HassenAbdiOsan 10 หลายเดือนก่อน

    KHAYR ALLAHA KU SIIYO

  • @maymuunnuur4339
    @maymuunnuur4339 5 ปีที่แล้ว +4

    Jaahilku waaxaan dhihi lahaa waa midka aan dulqaadka laheyn ee mar walba xanaaqa badan

  • @xaqaytagi
    @xaqaytagi 5 ปีที่แล้ว +2

    Alle haku ilaaliyo saaxiib.

  • @hashijiger223
    @hashijiger223 5 ปีที่แล้ว +3

    Maasha alaah

  • @fardowsahussainadontialle8036
    @fardowsahussainadontialle8036 5 ปีที่แล้ว +1

    Shukran sheekh yarisow

  • @same-kaabaar-salaan6263
    @same-kaabaar-salaan6263 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah JAZAAKALLAAHU KHAYRAN

  • @c.cazizomer6952
    @c.cazizomer6952 5 ปีที่แล้ว +2

    Hore u soco zxp

  • @crmane8594
    @crmane8594 5 ปีที่แล้ว +3

    Sxp walahi waa ta tagan manta sxp indheer garad ayaad tahay waanan kugu tageera aqoontada araga fcn

  • @abdirsaq7299
    @abdirsaq7299 5 ปีที่แล้ว +7

    dadka somalidu waa ka kow arinta jaahilnimada tusaale sheekha waxay ku odhanayaan adu diinta ku eekow yacni siyaasada faraha hala galin taasi waana jaaahilnimo diinta illahay waxa uu usoo dajiyay in la isku maamulo dadka wax garadka ahna maamulaan inta kalena ku daba faylaan sidii asxaabta iyo nabi mxamed (nnkh)

  • @abditube3865
    @abditube3865 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah wll guulayso

  • @maxamadxuseen4998
    @maxamadxuseen4998 5 ปีที่แล้ว +5

    Walaahi runtaa fiicane anigu aad baan u jeclahay English ka ilaahow carabiga I jeclaysii

  • @guledismail4935
    @guledismail4935 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah, Jazaakallah aad baad u mahad santahy

  • @hamdaabdirisaq864
    @hamdaabdirisaq864 4 ปีที่แล้ว +3

    Maleedahay caruur

  • @somaliland6837
    @somaliland6837 5 ปีที่แล้ว +2

    Wll waad ku mahadsanthy. Sidaad noogu faaiidaysay ilahaay baan ka magan galnay jahligee . Ereygaa jaahilna aqoon laawe maynaan ku badali karin

  • @saaxyuusuf1560
    @saaxyuusuf1560 5 ปีที่แล้ว +10

    Fikirkeena ma isku darsanaa si nuclear loo soo saaro ama talephone cusub.🇰🇵🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @abdallaosman3103
      @abdallaosman3103 5 ปีที่แล้ว +1

      Noo qari, sheekadaan lol

    • @abshirlaaly1678
      @abshirlaaly1678 5 ปีที่แล้ว

      Hanad yuusuf halyeey si wanaagsan ayaad uikiraysaa

    • @xamzetaani1561
      @xamzetaani1561 5 ปีที่แล้ว

      Sxb hanad haa wllhi sifiican ayad ufikirty waana kugu taagersanhy fikirkaa Sxb

  • @abdallemohamedomar1592
    @abdallemohamedomar1592 5 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah aad ayaad umahadsantahay aqoon inoo soo kordhinta iyo baraarujinta aad umadada lagarabtaaganthy

  • @calishiine6270
    @calishiine6270 5 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid sxb

    • @ahlulwanaagmedia9425
      @ahlulwanaagmedia9425 5 ปีที่แล้ว

      Cali maxamed xasan walalkey subscribe igucaawi Allaha hakusharfo I saar 🙏🙏🙏🙏

  • @abdullahiyusuf6948
    @abdullahiyusuf6948 4 ปีที่แล้ว +2

    Alxamdullillaaah malihi runtii

  • @dhigaaltv7437
    @dhigaaltv7437 5 ปีที่แล้ว +2

    mahdsanid wllo alle haku shafee

  • @sayidcismaan5892
    @sayidcismaan5892 5 ปีที่แล้ว +1

    Mzha allh mhdznid wllkay qli alle caqliga iyo maankaba hakuu siyaadiyo

  • @zuhaybcarab5768
    @zuhaybcarab5768 5 ปีที่แล้ว +2

    Run ayd kahadashay wlhy waa xaqiiqo Tana somalida dhexdeeda waalgu arkaa

  • @cismaankhyrecismaa6956
    @cismaankhyrecismaa6956 5 ปีที่แล้ว +4

    Walal aadan arinkan aadka hadashay waa dhab waayo arinkan dadkena (boqolkiiba hal ) ayaaka madhan baan orankarnaa ☆allaahu ma,jini JAHLI

    • @khaalidnuur4668
      @khaalidnuur4668 5 ปีที่แล้ว

      Walaahi wadsaxsantahay wanankutaageeraa sxb

  • @mowenapdi464
    @mowenapdi464 5 ปีที่แล้ว +1

    Nin aan taagerta #sahanka xoogaha

  • @runsheegewaxhalabarto4674
    @runsheegewaxhalabarto4674 4 ปีที่แล้ว +4

    Bro wllhi Somali wey ka buxaan markan is dhoho Mason fahansii bar cadowga si jees jees ah ayey igu oranayaan nagala kortag ina ku qoslo ban ku dhahaa ader iska soco waxa dameer dhan asal raacday ah maah maahdas ada I baray Walal Adan Khadar

  • @sahidsalahjamac1808
    @sahidsalahjamac1808 5 ปีที่แล้ว +2

    Horo usoco adan

  • @xilkasoi3878
    @xilkasoi3878 5 ปีที่แล้ว +4

    carabigu waa luuqada cilmiga, hdaarabto inaad muthaqif noqoto carabi baro waahubaal

  • @ahmedwarsame4538
    @ahmedwarsame4538 5 ปีที่แล้ว +6

    Sxb jaahilnimada waxaa ka mida inaad wadaadada sucuudiga laga soo biilo si indha la'aana isaga raacdo.

    • @nasra591
      @nasra591 5 ปีที่แล้ว

      Qof aya igu yidhi wali ma aragtay wadaad lacag la,aan ah intay surwaalada gaabsadeen ayey Baabur Cad cad wataan 😂😂 lakiin qofkas iyo qof kastoo mooda in wadaada dad lacag siyaan waxay ilaween in ay istiqfaarta ku heleen risiq
      Kama wado qolyo qalbi madhan oo muqaalka culumo uga eeg

    • @yoonisjeele6625
      @yoonisjeele6625 5 ปีที่แล้ว +1

      @@nasra591 xigmada iyo caqliga ale haku ziyadiyo

    • @abshirlaaly1678
      @abshirlaaly1678 5 ปีที่แล้ว

      Nasro daahir maasha allaaah

  • @maroune9761
    @maroune9761 5 ปีที่แล้ว +1

    Jaahilnimada waa dhibaato wllhi

  • @aaminbidixo9187
    @aaminbidixo9187 4 ปีที่แล้ว

    keep goind aadan khadar ali
    zxp inaga xata waa ing badan yahy walhi beenaalaha iyo hacoguba zxp...inta igu racsan like

  • @kafiyainamahamed7977
    @kafiyainamahamed7977 5 ปีที่แล้ว +5

    73firqo Markey yimadaan sidaanu kugaraneyna tan saxda?😭😭ilahow tada saxan nagu hanuuni😢

  • @adamissa2607
    @adamissa2607 4 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waxaan leyahay midaa ugudanbeso

  • @cabdifataxodawaa9766
    @cabdifataxodawaa9766 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid dr

  • @rahmoapdilahi2386
    @rahmoapdilahi2386 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashlh aadan jasakalah khayr 👏

  • @Tsb_pro1
    @Tsb_pro1 5 ปีที่แล้ว +2

    Aboowoow musikada dhiiqleh naga daa wll waan dhibsaday wlhi waayo habeenkii markaan sariirta tago ayaa fiirsadaa dhiiqdanaga daa blz codeyn uqaad badalaada from hollan

  • @bashiirabdirahman4976
    @bashiirabdirahman4976 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc walal waxad ka hadashey arrin tagan oo beryahan geygena somaliyeed ku so korodhey

  • @kamalabdi9622
    @kamalabdi9622 5 ปีที่แล้ว +3

    Saaxiib ka wrn hadaan nin aan meel wad dhigano oo aan tartano aan wxba maqano waa siidee arinkasi

  • @baalebb7371
    @baalebb7371 5 ปีที่แล้ว +5

    Asc wr wb camo dadka meshan ku jira 70% wa jaahilin iminkadas bay isku hystan wxd uga shekynysy camo

  • @abdullahiyusuf6948
    @abdullahiyusuf6948 4 ปีที่แล้ว +3

    Dhageysigeygu wuu badan yahay aamusnntyduna yartahay

  • @DiDiDiDiDiGAGOFREEFIRE
    @DiDiDiDiDiGAGOFREEFIRE 5 ปีที่แล้ว +2

    Mahasanid sxb

  • @Guledaarka
    @Guledaarka 5 ปีที่แล้ว +4

    Mudane aadan waxa ka codsanayaa erey bixinta(thesis defence ) af somali maxa lagu dhahaa , hadaa wax ka hayso igu saacid mudane , qofkii kalo yaqaana ha iso shego walalayaal.

  • @znaprashka6620
    @znaprashka6620 4 ปีที่แล้ว +1

    Mzhllh Bor

  • @mohamedmahres2333
    @mohamedmahres2333 4 ปีที่แล้ว +3

    Xaqiiq weyi

  • @ilhaanomer7302
    @ilhaanomer7302 5 ปีที่แล้ว +2

    jahilnimada illaahey hanaga ilaaliyo

  • @ayoupinhobrown6386
    @ayoupinhobrown6386 5 ปีที่แล้ว +2

    Zxp uGu horeN #jaahiL qof alle yaqaaN ah jaahiﹰL manoqdo somhn

  • @omaari155
    @omaari155 5 ปีที่แล้ว +2

    Ha cooyo waligey maan maqal !!
    Wllkey mideynu wada fahmeno nogu so gudbi insha allh

    • @dhugasho1860
      @dhugasho1860 5 ปีที่แล้ว

      hacoo =waa nacas nacasnimada ku fogaatay ayaan u aqaanaa

  • @nimcnofficial3625
    @nimcnofficial3625 5 ปีที่แล้ว +4

    Like walalayaal

  • @najibsaid8215
    @najibsaid8215 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid bro👍🏾

  • @sadamabdi9710
    @sadamabdi9710 5 ปีที่แล้ว +1

    Thanks sxb

  • @axmedjamac6156
    @axmedjamac6156 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah

  • @honestman4046
    @honestman4046 4 ปีที่แล้ว +2

    👍👍💯

  • @abdirahmanwaber6529
    @abdirahmanwaber6529 5 ปีที่แล้ว +2

    Carabigu Waa afqalaad marka afqalaad aqoontu miyaad maya maya. Luqadeenuna Waa somali ilaahayna baana gartay Inaan somaali ahaano. Imisa wadan oo muslin ah ayaan ku hadal luqada carabiga had ah Waa kuwan ugu awooda badan dunidan Muslimka.

    • @abdihakenjamaalgamuute
      @abdihakenjamaalgamuute 5 ปีที่แล้ว

      luqada carabiga waa afka jannada

    • @abdallamoha4210
      @abdallamoha4210 5 ปีที่แล้ว +1

      Carabigu waa luuqada qur`aanka kariimka ah ee loo baahan yahay in la barto pro

    • @abshirlaaly1678
      @abshirlaaly1678 5 ปีที่แล้ว

      Somali waa qowmiyadeenna muslimiintuna ummaddeenna

    • @blackman8295
      @blackman8295 5 ปีที่แล้ว

      Luuqadu maaha cilmi

    • @hothakathermhamet2860
      @hothakathermhamet2860 4 ปีที่แล้ว +1

      Anigu waxan Aaminsanahay in quranka barashadiisa Ay muhiim u tahay Arabida Illahaybaana doorthy

  • @idilasalad2584
    @idilasalad2584 5 ปีที่แล้ว +2

    wlh blh inta sheegtaba ana arkay umad ah ana qarba heesta isma faninaye 1ba allaha ka dhige yacni ma aha ina sii ahan lkn wa lees badali

  • @faadumoahmed6502
    @faadumoahmed6502 5 ปีที่แล้ว +3

    Vedioga aad uga hadleyso magalooyinka wxad siisay dhul somaliyeed oromada mrka wll ka saar

  • @abdiqanimaxamedabokor3381
    @abdiqanimaxamedabokor3381 4 ปีที่แล้ว +3

    Jahalku waa inagi ilahay nuqusta haynga saro

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid walale inta aan isku arkay in sha allah waan iska deyn

  • @xamzetaani1561
    @xamzetaani1561 5 ปีที่แล้ว +1

    Illahayow aqoonta noo fudaydi jahilkana maskaxda ufur..

  • @mohamedabubakar2174
    @mohamedabubakar2174 4 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan kuu rajaynayaa wll 200k mudo dhow

  • @cctv7002
    @cctv7002 5 ปีที่แล้ว +1

    SUBXAAN WAXAA AAD SHEEGTAY SOMALI 80% 👈

  • @ruushka777
    @ruushka777 4 ปีที่แล้ว +2

    SCW SCW SCW ♥️

  • @faarissidomaribrahim2
    @faarissidomaribrahim2 5 ปีที่แล้ว +2

    Waa sida dadkenu ubadan yihiin 🤔

  • @abdirahambashe7009
    @abdirahambashe7009 5 ปีที่แล้ว

    Thanks bro

  • @khapirkakhapirada3837
    @khapirkakhapirada3837 5 ปีที่แล้ว +3

    Dad Badan Ayaan AstamaHan ku Arkay Mxan ku Sameya Tolow 🤔

  • @abdifitahisse9431
    @abdifitahisse9431 5 ปีที่แล้ว

    Thanks wll

  • @hanadyuusuf9185
    @hanadyuusuf9185 4 ปีที่แล้ว +3

    Walal reer galbeedka waa jaahiliin lkn
    Waxey isku maleeyaan in ay yahiin kuwa ugu cilmiga badan ....bcz Allah ayey ka furteen

  • @abshirlaaly1678
    @abshirlaaly1678 5 ปีที่แล้ว +5

    Gabadhii soomaaliyeed ee dhawaan gashay maamulka mareykanka waxay taageertay jaahilnimada dadaka iskujinsiga ah inay isguursan karaan ama qamuluudka ama homosexualka

    • @somalilanderman6429
      @somalilanderman6429 5 ปีที่แล้ว

      Waxasay noo buunbuuninayen dhaqanki gaalada qaadaty

  • @suhayramaarin3409
    @suhayramaarin3409 3 ปีที่แล้ว +4

    Waxa aan hubaa haday jahilintu amusnan lahayen inaan is khilaf imaden

  • @geesigeesidhalay433
    @geesigeesidhalay433 5 ปีที่แล้ว +5

    R