Xikmadihii William Shakespear

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 271

  • @kanadiproduction846
    @kanadiproduction846 5 ปีที่แล้ว +72

    Mansha allah wa barnaamij qiimo leh qofwlbo caqlilehna waxbadan oo kaqarsonaa ayuudareemyaa

  • @khadra5217
    @khadra5217 5 ปีที่แล้ว +7

    Mahadsanid abowe ad iyo ad ayan wax wanaagsan uga fa'idnay👍⚘
    Adina cilmikaga Allaha ha ku siyadiyo🤲

  • @Mohamedhazzan-112
    @Mohamedhazzan-112 5 ปีที่แล้ว +4

    Dhamaantood waa xikmado saamayn leh masha Allah wax badan ayaan ka faaiday runtii waad ku mahadsanty dedaalkaa iyo juhdankaa aad noogu soo diyaarisay oo aad noogu soo turjuntay akhii aadan sahan

  • @abdiwahabmohamed1988
    @abdiwahabmohamed1988 5 ปีที่แล้ว +4

    Alle ha ku barakeeyo ummada soomaaliyeedna ha anfacdo waanooyinkaagu

  • @abdishakourmohamoudjama2326
    @abdishakourmohamoudjama2326 5 ปีที่แล้ว +6

    Muuqaalo aan daawashadooda lagu qasaarin weeye walhi thanks brother horena u soco

  • @inshaaryare257
    @inshaaryare257 5 ปีที่แล้ว +15

    Hadaad tahay dadka jecel aqrinta comentiyada like me ha ila dhaafin liketa😃😃😃😃

  • @asadmukhtar4350
    @asadmukhtar4350 5 ปีที่แล้ว +3

    Allahayow khayr kusii zXp dadaalka aad ku bixisay awgeed, waxa aan codsanayaa hadii ay suurtagal tahy barnaamijka (fawqa suldah) ee kabaxa Aljazeera

  • @engkaderabeib1135
    @engkaderabeib1135 4 ปีที่แล้ว +6

    Maansha allaah congratulation wallee waa muhiim waadku mahadsantahay

  • @shugrifarah7267
    @shugrifarah7267 5 ปีที่แล้ว +4

    Walalaha iga dambeya wa codsi ee isoo duceeya wa bil ramadaan fadlan fadlan wll

  • @IndhalOfficial
    @IndhalOfficial 5 ปีที่แล้ว +8

    Anaa ugu horeeya caawa like saae

  • @yoonisjuba9073
    @yoonisjuba9073 5 ปีที่แล้ว +3

    Murti muhiim ah oo dhaxal gal ah tnx sida qurxda badan noogu soo gud bisay

  • @abdisaadaq3157
    @abdisaadaq3157 3 ปีที่แล้ว +5

    Wallahay waxan filayaa inay markii afraad ee aan muuqaalkan kusooceshado aytahay illaa iyo intii aan arkay kudhawaad sanad kahor waa xigmado cajiib ah oo nolosha oodhan khuseeya mahadsanid wll aadan sahan

  • @haniyusuf9881
    @haniyusuf9881 4 ปีที่แล้ว +5

    Ad iyo Ad wax badan Ayaan rajeeynaa ineey bulsha deeyna ka faa iiday mhd snid wall🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👌👌👌🌷🥀💜

  • @vibes8900
    @vibes8900 5 ปีที่แล้ว +12

    Nacaybka wuxuu kala geeyaa dad isu dhow jacaylkana wuxuu isu keenaa dad aan isku qowmiyad ahayn waana farqiga udhaxeeya islaamka iyo gaalnimada. Hadalkan maskaxdayda ayuu ka soo maaxday ee waa xikmad mala dhihi karaa 😅

  • @fardawsoelmiabdi8663
    @fardawsoelmiabdi8663 5 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah wll mahadsanid xikmada aad noo soo gudbise

  • @salwaalifarah6830
    @salwaalifarah6830 3 ปีที่แล้ว +11

    Quruxda Hantiiluhu waa Deeqsinimo.
    Quruxdu Saboolkuna waa Qaneeco.
    Quruxdu Gabadhuna waa Dhawrsooni.

  • @jamjam8564
    @jamjam8564 5 ปีที่แล้ว +4

    Xikmadahaa noo soo badi zxp aad baan uga faa,iidneee

  • @adeeghayemarket
    @adeeghayemarket 5 ปีที่แล้ว +4

    Mnsha allah aadan sahan zxb sare hore u soco

  • @deikhassan8518
    @deikhassan8518 5 ปีที่แล้ว +4

    Shakespear xikmado aan caadi ayaan ka dhuuxay
    Mahadsanid Aadan bro

  • @samiirmh3nczmz877
    @samiirmh3nczmz877 5 ปีที่แล้ว +5

    Gabadhu waxa ay marka hore
    Wax ka jeclaataa idhaheeda
    Ka dibna qalbigeeda
    Ka dibna caqligeeda
    Manshallah waan kaheelay xikmadahan

  • @philosoherofficial4697
    @philosoherofficial4697 5 ปีที่แล้ว +5

    Xikmadu waadiinteena
    Sifiican haloobaaro xikmadaha dinta islaamka الله اكبر

    • @zakyizak5309
      @zakyizak5309 2 ปีที่แล้ว

      Waa sax sxb diinta islaamka baa aad iyo aad uga qiimo badan xikmadaha reer galbeedka .

  • @ahmedk5064
    @ahmedk5064 4 ปีที่แล้ว +5

    Aniga afsomaliga an kuhaysta. Like sar haddi ad ka heshay adigana

  • @zuhaybcarab5768
    @zuhaybcarab5768 5 ปีที่แล้ว +5

    ❤Ha isku dayin in aad Ku guulaysato dood kastaba,mararka qaar in aad qalbiyada hanato ayaa ka mudan in aad doodaha hanato

  • @maxamedxasan119
    @maxamedxasan119 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah. Shaqo wacanaad haysaa

  • @maymuunnuur4339
    @maymuunnuur4339 5 ปีที่แล้ว +4

    Walaal Aadan noo soo diyaari xikmadihii luqmaan alxakiim mahadsanid

  • @mustapheqaadiroproduction791
    @mustapheqaadiroproduction791 5 ปีที่แล้ว +3

    Fulaydu marar badan ayay geeridooda ka hor dhintaa
    balse Geesiyadu hal mar uun bay geerida dhadhamiyaan👍♥️

  • @idontcare6856
    @idontcare6856 5 ปีที่แล้ว +4

    MasHa AllaaH jazaka AllaaH thanks bro 🙄

  • @inamohamed8458
    @inamohamed8458 5 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah mahadzanid wllo wn ka faa'aday ino badan

  • @puntishboy4682
    @puntishboy4682 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allh aadbaan uga helaa xikmadahaan qaaligaa wxnan ku daboolay noloshayda

  • @calicarfaaye1516
    @calicarfaaye1516 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah noo soo badi murtiha kuwaan oo kale waa kahelay walaal

  • @marwaanmuhued4231
    @marwaanmuhued4231 4 ปีที่แล้ว +5

    Muhiimadu MAAHA INAAD NOQOTO KA U HOREEYA EE AAD EEGTO BALSE MUHIIMADA DHABTAA WAA INAAD WAX KA FAA'IDO

  • @nalkamaankadaara3869
    @nalkamaankadaara3869 5 ปีที่แล้ว +7

    I miss my channel these days wlh❤Ramadan kareem wlky Aadan big respect

  • @samirahsamir6930
    @samirahsamir6930 5 ปีที่แล้ว +7

    Ninkan Xadithyo uu Nabi Muhammad SAW 1400 sano kahor dhahay unbuu so copyeyay sida halkan 7:02 ama Khayr ku hadal ama iska amusta

  • @bashiirmokhtar2944
    @bashiirmokhtar2944 5 ปีที่แล้ว +3

    Waad mahsantahay allaha ku barakeeyo

  • @ubahiita7710
    @ubahiita7710 5 ปีที่แล้ว +3

    Wcs
    Masha allah
    Waa xikmado wanaagsan shakisbiir waxaan ku maqlay inuu ahaa nin gabyaa ah balse ma ogern inuu ahaa nin xikmadiyahan
    ah
    Dhabtiina waan ka helay xikmadihiisa

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 2 ปีที่แล้ว +4

    Mzha allh, mzha allh
    300k anoo wali daawanaya ayey noqotay malahaygana waa markii 100 aad een daawanayo Videogan .
    Aadan Khadar Cali - Aadan_Sahan
    Hanbayo Hanbayo🥰

  • @SaynaboMoalin
    @SaynaboMoalin 7 หลายเดือนก่อน +6

    Any one 2024 ❤😂

  • @shaficibashe2995
    @shaficibashe2995 5 ปีที่แล้ว +9

    *Naftaada bar sida wax la isu mooganaysiiyo, hadal kasta oo aad maqashaaba u juwaabid uma qalmo'e*

  • @barkhadmaxamed4668
    @barkhadmaxamed4668 5 ปีที่แล้ว

    Aad aad ayaan uga helay sida aad u diyaarisay ee maqal ka iyo muuqaba ah jasakallah mahadsanid

  • @asadmukhtar4350
    @asadmukhtar4350 5 ปีที่แล้ว +7

    Miyey suurtagal ku tahy zXp in aad wax nooga soo tabiso xikmadihii Cadaa Al-Askandariy

  • @mohamatmoha7924
    @mohamatmoha7924 5 ปีที่แล้ว +9

    Dhabti dhabti galada ayaaba noga dareyn badan qiima dumarka tuusale William murtiizo cml
    Hadii atahay nin rag 👦 Oo ragtinimo leh Ha u ogalaan qof Dumar in ey Ooydo mhdsnid sxp

  • @zaladhuseinomar4472
    @zaladhuseinomar4472 5 ปีที่แล้ว +3

    MAHadsanid zhp jazakalah

  • @hanadmohammad5575
    @hanadmohammad5575 5 ปีที่แล้ว +4

    Waaaw xikmado aad u qiima badan thanks sahanka xogaha

  • @bashkaali4980
    @bashkaali4980 5 ปีที่แล้ว +3

    Aad iyo aad sxb dadka sidaana xikamtooda inoosoo badi

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation3048 5 ปีที่แล้ว +3

    Big Respect full brother aadn!!

  • @haniitaaxmed575
    @haniitaaxmed575 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashallh qeyr allha kusiiyo wax badan baan ka faiday nolow yqe😍😍😘😘😘

  • @quusta24cabdiqani35
    @quusta24cabdiqani35 5 ปีที่แล้ว +3

    Asc Ramdan krm thnk marko hore hno
    Marlabaad ka waa waane
    Dadka ku xidhan ama daawada
    Dadka aqliga leh ama culmi nafsiga
    Waxay dhahaan ama xaaladaha
    Ay kahad layaan hadii aay mid kamid ah kusaameeso qasab ma‘aha inaad iska dhaadhiciso inaad adigu tahay sidooda ama indha garaad
    Runta waxay tahay aniga iyo adiga iyo kan ino turjimayaba ineeynu
    Nafteena kawar hayno qofka aynu nahay marka intii aad ismoodi laheed
    Qof aadan aheyn waxa ka fiican
    Inaad ku ekaato qofka aad tahay
    Ood isku daydo inaad faa ido iyo cilmi korordhsi uqaadato wixi aad maqasho ama aragto Cws!

  • @qaaalidarajo1573
    @qaaalidarajo1573 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha alllaaah waar ninku run badana
    Hadaldiisu inu muslim aha ayaad moda

  • @abdinasirjama9602
    @abdinasirjama9602 5 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah
    Ilaahay hakaa abaal mariyo

  • @sedeimvocal3761
    @sedeimvocal3761 4 ปีที่แล้ว +5

    SaHanka xogaha wllkei.si gaar aH ku tagera dar alle ku jecelahaY xikmadaHaga wan tagera

  • @muxamedsaadakhnuur6577
    @muxamedsaadakhnuur6577 ปีที่แล้ว +2

    (Ilaahay ciduu doono ayuu siiyaa murtida ama xikmada , qufkii xikmada la siiyana waxaa la siiyay khayr farabadan kumana waan samaan quraanka inta garaadka badan mooyee........) 269 cutubka al-baqara .

  • @abdirahmanmohamed7365
    @abdirahmanmohamed7365 5 ปีที่แล้ว +4

    8:35 qoraalka iyo odhaahdu isma waafqsana

  • @abemusse8907
    @abemusse8907 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah zxp allaha ku naxarisata wax walba waad iga medan tahay

  • @abdallahassan5703
    @abdallahassan5703 5 ปีที่แล้ว +3

    Xikmada kaliya an ka jeclahy william shakespear e ab marwalipana kaso qato wxay tahy "love is smoke made with the fume of sights"

  • @amenxared8505
    @amenxared8505 5 ปีที่แล้ว +2

    ما شآء الله
    بارك الله فيك

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 5 ปีที่แล้ว +4

    Go for word bro long life

  • @abuuzedeattacker3832
    @abuuzedeattacker3832 4 ปีที่แล้ว +3

    Qeer illahay hakugu badalo wll M.A❤

  • @done3164
    @done3164 5 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waa qoslay yeeyda yeey maaha hadii aysan idaha ido eheen🙄
    Thanks bro xigmado ficn waan ka faaidy

  • @abdiamiinpaulo2921
    @abdiamiinpaulo2921 5 ปีที่แล้ว +1

    Xikmadaha iyo dhiirigalin ba noo gali thanks

  • @muniirhaadi3501
    @muniirhaadi3501 5 ปีที่แล้ว +10

    Waaka xumahay dadka channelka ku xidhan badankoodu maaha kuwo wax faaidysanaya
    First person io second person io balaa balaa ayay ugu mahad celinayaan
    Qoraalka io muuqalka waxqtiga badan lagaliyay. Shittt!!!

  • @koodbuurmediaprodaction7214
    @koodbuurmediaprodaction7214 5 ปีที่แล้ว +1

    asc sahanka xogaha salan kadib waxan idinka codsanaya inaad xigmad iyo dhaqanka soomalida dhalinyarada uso gudbisan waayo dhalinyaradu dhaqanka waxba kama yaqaanan waad mahadsantin

  • @yungaden3931
    @yungaden3931 5 ปีที่แล้ว +4

    Sxpow keep going chanalka wan lasocdaa

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 5 ปีที่แล้ว +3

    Hory usoco sxp lkn lahjadada jilci mararka qaar erayadada mafahmo ???

  • @kingaj5578
    @kingaj5578 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allh keep going pro

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah mahadsanid ninkani waxa laga yaaba inuu ahaa nin muslima oo carbeed xigmadani waa tii carabta waxa wanaagsanaan lahayd in dadka isaga ka soo jeeda haday jiraan DNA laga qaado

    • @jaleefanofficial3743
      @jaleefanofficial3743 5 ปีที่แล้ว

      Halima Dirie cajiib walaaley carabtu waa dadka ugu jaahiliyada xumaa ee dunida soo marey waa dadkii quraanka lagu sheegay ee gabdha nolosha ku aasi jirey ee buugaag ta faanka ah ee ay qoreen iska badhax oo iska baadh

  • @suheybahmed8561
    @suheybahmed8561 5 ปีที่แล้ว +6

    Waxaa noo soo gudbisaa walal ximadihii laga dhaxlay ahmed showqi

  • @hassanabdulaahi7607
    @hassanabdulaahi7607 5 ปีที่แล้ว +3

    shugran wll qly allah ha ku dhowro

  • @siciidyusuf2248
    @siciidyusuf2248 5 ปีที่แล้ว +5

    Asc. horta walaal aad ban ku salaamayaa aad baanad ugu mahadsan tahay mahadsan tahay waxbadan ood no faaiidayso waanad ku amaanan tahay intaasi waa hordhacayga. hadaba waxaa jira marmarka qaar in qaladaad yari jiro markaa bal walaal emailkaaga iso sheeg si aan isula saxno mahadsanid.

  • @FOOTBALLPLANETYT
    @FOOTBALLPLANETYT 5 ปีที่แล้ว +4

    Hayso Intaad Muujisato Wax Ka Badan Oo Dheh Intaad Taqaan in Ka Yar. HADALKA IYO QORAALKU ISMA LEH
    BALSE HILMAAN HADAL KUMA JIRO.

    • @sahanka97
      @sahanka97  5 ปีที่แล้ว +2

      Dabcan isma laha markan dhammeeyaan arkay qaladka ka noqoshana ma lahaym lkn qoraalkaa saxayay

  • @aburahmanmohamed7341
    @aburahmanmohamed7341 5 ปีที่แล้ว +3

    Habayn iyo maalin waan dhagaystaa kama caajiso

  • @lanjerilyrics
    @lanjerilyrics 5 ปีที่แล้ว +2

    Plz more info willaim Shakespeare

  • @Seki-Saed21
    @Seki-Saed21 5 ปีที่แล้ว +4

    edger allen poe noosoo turjun zxp thanks

  • @mobarakmario8622
    @mobarakmario8622 5 ปีที่แล้ว +5

    wllhi aadan ilhy darti ayaan ujcly.

  • @khalidismail1774
    @khalidismail1774 5 ปีที่แล้ว +2

    Maley ley uhn abwaaniina u sameysa heesha fanaaninta ajaaniibta sida ana oo kale aan u leenahay fanaaniin oo loo sameeyo heesaha mzl

  • @jaabirmaxamed7643
    @jaabirmaxamed7643 5 ปีที่แล้ว +4

    Sxp xikmado kle oo ninkan ah noo raadi

  • @aminmicheal5780
    @aminmicheal5780 5 ปีที่แล้ว +3

    Keep going pro

  • @zayidgames6414
    @zayidgames6414 5 ปีที่แล้ว +7

    Like ku qabo

  • @zakasazakuku8655
    @zakasazakuku8655 5 ปีที่แล้ว +3

    Sxp warbixinta ninkaan aad ayaan uxiisanyaa

  • @cumarmustaphe7955
    @cumarmustaphe7955 5 ปีที่แล้ว +2

    shukran wl aadan nooso badi kuwaasoo kle

  • @AbdinasirANasri
    @AbdinasirANasri 3 ปีที่แล้ว +4

    Ha isku deyin in aad ku guulaysato dood kastaba mararka qaar in aad qalbiyada hanato ayaa ka mudan in aad doodaha hanato

  • @abdiwasaabdirashid2779
    @abdiwasaabdirashid2779 4 ปีที่แล้ว +4

    Walal waxad dib u egtaa hadalkad tidhi iyo waxad qortay 8:36

  • @abdikanijama6445
    @abdikanijama6445 5 ปีที่แล้ว +3

    Wr Nio Zxb Falsafada ka Soo Hadal Hore Waxaad ii Tidhi wn ka Soo Hadli doona lkn Zxb hada Wn Cusbahay ee Aan Soo kobco Zxb Iimika wd hirgashay ee Plz isku day inaad ka soo Hadasho ASC

  • @badrishariif1089
    @badrishariif1089 5 ปีที่แล้ว +3

    Waa jenalka uugu Faidada badan kaa somali Agan

  • @arafatshire5992
    @arafatshire5992 5 ปีที่แล้ว +3

    Sxb qli wixii xikmado ahna play list gaara u samee
    Mahadsanid sxb

  • @dalmaryare4752
    @dalmaryare4752 5 ปีที่แล้ว +3

    Here usoco wll dadaalkad mujisay mirihiisa wadheli dontaye

  • @dacarabdi726
    @dacarabdi726 5 ปีที่แล้ว +3

    Sxp noosoo Badi xigmahada isha allah

  • @hordeeqtech
    @hordeeqtech 5 ปีที่แล้ว +2

    waa xikmado aad u wanagsan lkn waxaa fiicnaaan leheed in aad video-ga documentka soo raaciso "soo dhigto qoralada qeebta hoose" mahadsanid Macalim.

  • @mohamedismail1203
    @mohamedismail1203 5 ปีที่แล้ว +1

    Williyam waa nin waxgarad ah 👍wata maskaxda uwanagsan dadka Aduunka iny waxka bartan

  • @ahmedhillowle4957
    @ahmedhillowle4957 4 ปีที่แล้ว +4

    Thanks keep going bro like

  • @ahmazinic6384
    @ahmazinic6384 5 ปีที่แล้ว +3

    War ninku murti badanaa muxuu waxbadan ogaa 👌👌👌

  • @sayidcumar6536
    @sayidcumar6536 5 ปีที่แล้ว +2

    Sxb horey usoco

  • @aminmicheal5780
    @aminmicheal5780 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah

  • @mohamedkalif755
    @mohamedkalif755 5 ปีที่แล้ว +3

    Gabadhu waxay dunida ka dalbataa nin uun markay hanatana isagay wax walba ka dalbataa 😘✍

    • @wejdaanaabdurahman3506
      @wejdaanaabdurahman3506 5 ปีที่แล้ว +1

      Waa say asi la tahay ee ha u malaynin xaqiiqada

    • @mohamedkalif755
      @mohamedkalif755 5 ปีที่แล้ว +1

      Arintaasi markaad ufiirsato xaqiiqo waaye

  • @somalianopinion
    @somalianopinion 4 ปีที่แล้ว +4

    Ar kaalay mee xigmadihii odayadii Soomaliyeed

  • @SG-SPOT
    @SG-SPOT 5 ปีที่แล้ว +5

    Wax badan baan ka fa'iiday
    Aad ayaad umahadsantahay wllkaƴ

  • @jamamawlid2266
    @jamamawlid2266 4 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله aadn zahan الله يبارك فيك

  • @canabeyabdulahi9831
    @canabeyabdulahi9831 5 ปีที่แล้ว +4

    Wat mahat santahay wll xx

  • @abdifatahibrahim201
    @abdifatahibrahim201 5 ปีที่แล้ว +3

    Halkaa 8:35 codka iyo qoralku way kala duwan yihiin.

  • @khadaripnuhirred1204
    @khadaripnuhirred1204 ปีที่แล้ว +3

    Keep going 🎉

  • @mohamedxikmadzame8895
    @mohamedxikmadzame8895 4 ปีที่แล้ว +1

    Walaalo mudada lagu jirro bisha barakaysan waxaad noo soo bandhigtaa taariikhda saxaabada