SIDEE WAX LOO KHIYANA | KHIYANO 101: P1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 82

  • @muusecabdi9842
    @muusecabdi9842 2 ปีที่แล้ว +20

    Mida kale waa inaad horay ugu socotaa casharada ka tarjumaayo khiyaanada dadka waxay moodaan qofkaan wax khiyaanayo in qofka kale ee uu xagiisa u socdo inuu ka caqlibadiye iyo inuu sirsirtay waxyaabahaas ayee iska mala awaashaan marka waa inaad dadka usoo bandhigtaa waxa uu qofka khiyaanolowga ah samaynayo inay tahay
    wax uu isaga doortay aysan cidna sirsiran laga caqlibadin iyo inaysan jirin wax loo
    balan qaaday uu kaga tagaayo qofkaan kale. Go ahead, my friend, use the knowledge you have learned to benefit us, may God reward you

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  2 ปีที่แล้ว +1

      Aamin wll, Shukran in bdn wan si wadi muqalada nocan ah inshallah

    • @hudaabdullah3447
      @hudaabdullah3447 ปีที่แล้ว +1

      @@SalimOmer Maya ustaad Gabar iyo wiil saaxiib manoqoni karaan hakayaabin qofka dumarka ah waxaana fiican In eey Illahey barido Aabeheed iyo wiilashooda in eey suuqa ugalaan hhhhhh

    • @Gulledmusse5541
      @Gulledmusse5541 ปีที่แล้ว

      😅😅😅😅😅😅😅

  • @AyaanMaxmed-nv9ld
    @AyaanMaxmed-nv9ld ปีที่แล้ว +2

    Uztada caqliyan wad uu zhaqeyan ilhy hkuu karameyo inzh alllh waxn ka hely zidad canab falcelinted iyo caqliged uu akhrizay mnzh alllh ❤

  • @AbdimahamuudGabane
    @AbdimahamuudGabane 6 วันที่ผ่านมา

    Aad iyo aad masuul cashar ayaan ka baranay thank you so much macalin 🎉

  • @aaminadaacad3976
    @aaminadaacad3976 26 วันที่ผ่านมา

    Wlhi shekadan wa cajiib wax badan ban ka bartay keep going pro salim❤❤

  • @cumaraxmed9206
    @cumaraxmed9206 2 ปีที่แล้ว +4

    MshAllah... Saalim aqoonyahan aqoontisa iyo cilmi baarista daacad u ah wye..wa barnaamij fiican. Mahadsanid..horay usoco.

  • @hamsenuuriye6840
    @hamsenuuriye6840 ปีที่แล้ว +1

    Ma u ogolaan lahayd su aasha ah hadaan u gudbo kala qaad nin xaaskii waa xaaskii naag aad lasheekaysato iyada ma qabtid iyaday u taal ficilkay samaynayso balse haday kuu sheegto inay xidhiidhkale leedahay waydi ka ay u go,ayso mar haday kula wadaagtay hadii aad guud ka ogaatana kalsooni haku qabin ee si boqolkiiba kontana u wajah thanks salim

  • @caarifibrahim4802
    @caarifibrahim4802 2 ปีที่แล้ว +3

    Salim sxp an ku faraxsanahay inaad soo laabato videoska soo badi sxp nin qaaliya horay u soco fadlan

  • @zmzm.osman001
    @zmzm.osman001 2 ปีที่แล้ว +8

    Psychology ga aad ugu dheeraatay Saalim yaa ku Shukaamin rabo waadba aqrinaysaa qofkee hhhh Kaftan, Waan ka helay Videoga Make more. ❤

  • @yusufabdirahman5509
    @yusufabdirahman5509 ปีที่แล้ว +4

    Shaxdaan,waxa ay ku dhamaaneysaa labadii Shabbir ay rabtay in ay ku disho Hal dhagax in labada shinbirna ay dhagax laweydo,axmed ayaa maanty ku sheegay lakiin Ahmed waxa uu ogaaday inta aad gaarsiisantahay
    Ahmed waxa uu ogaaday waxa kaa suurooba oo aad xataa asaga ku sameen kartit.
    Ahmed waxa uu ogaaday in qofka ku cabira maalintaas yaa ku farxad galin kara Ahmed waxa uu ogaaday in aadan eheen qof aragti dheer intaas oo dhan oo la isku soo daray,maalintii aad is khilaaftaan Ahmed ha ka sugin inuu kuu. Calaa calo ku baryo ee badalka maxamec adigaa calaa calaya sababtoo waxa aad gashod iyo waxa aad gudid intaba Ahmed waa uu ogyahay.

    • @IsmaaciiladanIsaack-k1q
      @IsmaaciiladanIsaack-k1q 29 วันที่ผ่านมา

      Wlhi labada ma qiyaanin lkn ayada is qiyaantay sbbto ninka ay gadaal racday shaxda wu fahamay hda kdib sidii hore Kuma ahanaay

  • @FazuuAOmor
    @FazuuAOmor 2 ปีที่แล้ว +19

    Ustad qaliya meeel fog halagarsiyo video marka dawato like ta hala dhafin siduu meel fog ugaro.😇

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad Nabigeena scw wuxuu yiri hakhiyaanin qofki ku khiyaano diinteena khiyaanada waa danbiyada waa weeyn lkn waa In aad noqoto qof fojigan

    • @cabaas8626
      @cabaas8626 ปีที่แล้ว

      Asagaba qaain midkaan

  • @muusecabdi9842
    @muusecabdi9842 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you so much mudane saalim.

  • @xirsiguuleedxirsi8316
    @xirsiguuleedxirsi8316 6 หลายเดือนก่อน

    Masuul guulayso 👊

  • @Assad98
    @Assad98 2 ปีที่แล้ว +4

    Dadka Aqoonta io wax laga faaidayo way joogan TH-cam sida Saalim okle sxp ka so hadal khiyanada iyo beenta…mahadsanid

  • @MAXAMEDOZIL10
    @MAXAMEDOZIL10 2 ปีที่แล้ว +2

    Welcome back

  • @iqrasomali12
    @iqrasomali12 ปีที่แล้ว +1

    Ad ugu xumahay wilka mohmed wixi ku dhacay 😢

  • @TAARIKH202
    @TAARIKH202 2 ปีที่แล้ว

    Please soo badi casharadan ustad thank u

  • @Abdulltoosane
    @Abdulltoosane 2 ปีที่แล้ว

    Hurey Usoco Shp , Guule Kaleh Gaar.👏

  • @abduqdirhusseinhassan1150
    @abduqdirhusseinhassan1150 ปีที่แล้ว

    بارك الله فيك ❤❤❤

  • @simsimadan7621
    @simsimadan7621 ปีที่แล้ว +1

    Waaligaay wax maan khiyaamin lkn waa lay khiyaamay mid dhaabar jab ah alx allah ayaa nabsi bax isiiyay😢

    • @cabaas8626
      @cabaas8626 ปีที่แล้ว

      Midkaan kuleh kwrn waxan idin barayaa sida wax loo qiyaano

  • @muusecabdi9842
    @muusecabdi9842 2 ปีที่แล้ว +3

    100% waan kugu raacsanahay sida aad u fikirayso sxb waxaad raacaysaa qaabkii qoraayga buugagta khayaanada Niccolò Machiavelli All the best 👍 lpx

  • @csalaammaxamedweheliye1503
    @csalaammaxamedweheliye1503 2 ปีที่แล้ว

    Thanks waxa Naga qarsoon noo ifisay noo soo badi

  • @MustafXasansiyad-mp6wm
    @MustafXasansiyad-mp6wm ปีที่แล้ว

    Dumarku logic ahaan ma fakeraan mise waa emotionally kaliya

  • @ismailali7223
    @ismailali7223 3 หลายเดือนก่อน

    Meesha ku yaabay fadhiyaa

  • @Somalibadboy
    @Somalibadboy 6 หลายเดือนก่อน +1

    Barnaamijkan soo celi please and please.

  • @sxpfcniyowllba2793
    @sxpfcniyowllba2793 ปีที่แล้ว +2

    Szp. Salim. Horta ma xumid. Lkn. Inaad dadka ku dhiirigalisid sida ay wax u khiyaami lahayeen ayaa wll xataa dambiya. Kaliya dhe. Ha bartaan. Si. Ay iskaga ilaaliyaan khiyaanada. Ereygaa. Waligaa kaa hadhi mayo. Xataa shaqsiyadada ayuu wax u dhimi karaa mustaqbalka. Kaliya dhe wll. Bare ayaan ahay. Tobobare ah si dadku khiyanada iskaga ilaaliyaan. Tnxz sxp.

    • @cabaas8626
      @cabaas8626 ปีที่แล้ว +1

      ❤xayawaankaan Ma ila aragtay inuu qaldanyahay dadka ayuu leeyahay qiyaano ayan idin barayaa ilmo xaraamkaan wa bilaa diin.

  • @safwanabdullahiwarsame9200
    @safwanabdullahiwarsame9200 2 ปีที่แล้ว

    Hore pro noo soo badi video yaashan cml❤

  • @Caaisha..
    @Caaisha.. 10 หลายเดือนก่อน

    😢😢 sideen ku baranaa inan qof qiyaani karo 😢😢😢😢😢😅😊nooooooo evilness

    • @ShakiiraBidhaan
      @ShakiiraBidhaan วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂 baro yaan lagu qiyaamine😊

  • @saladmuxyidiin1681
    @saladmuxyidiin1681 2 ปีที่แล้ว +10

    R.I.P wilka 6 da sono, khibrada it arrives over time but it is late, the boy did not understand how female psychology works.

  • @aameen10
    @aameen10 2 ปีที่แล้ว

    Ustaaad❤

  • @Faashid-Ali
    @Faashid-Ali 2 ปีที่แล้ว

    Saaxib mahadsanid

  • @deqoadan1669
    @deqoadan1669 2 ปีที่แล้ว

    Wow.❤🤴

  • @bushraismail3338
    @bushraismail3338 ปีที่แล้ว

    Waxaan ka baraty casharo badan
    Aad ayaa umahdsan thy
    Waxaan jeclaan laha xili hore inaan ogaado Alxmdulilaah marba hadan hada helay

  • @asmaanaxariisbdn2105
    @asmaanaxariisbdn2105 5 หลายเดือนก่อน

    Qof inaa qiyaamo waxan u arkaa imaankeyga inuu liito alxmdulillah qof ma qiyaamayo oo nolosheyda dambe shalaato uma rabo

  • @ayaanaxamedcabdilaahi7628
    @ayaanaxamedcabdilaahi7628 ปีที่แล้ว

    Msya sirtagalmaaha

  • @Sahra-we2ie
    @Sahra-we2ie ปีที่แล้ว +1

    In qofkale lalsocdaa waa qalad

  • @riyaanMuhamed-ih3fz
    @riyaanMuhamed-ih3fz ปีที่แล้ว

    Aniga fijirkeyga qiyano ma ahn waxfican 😢 waa nabsi melkuyalo wayna kagoanaan 😢😢😢

  • @mohammedibraahim8544
    @mohammedibraahim8544 2 ปีที่แล้ว

    Thankz zxh lkn waxa jira dadyow smart ah dhinaca body languageka sidee lagu ogaan kara feelingkisa

  • @abdirisaqhaybe4534
    @abdirisaqhaybe4534 5 หลายเดือนก่อน

    Wiilka dambe ayay isku dhaceen mrka si ay ugu laabato midkii hore waa inay iska hubisa wali ma ku sidiiba mise wuu ka tashaday
    Dhinaca kale
    Dareenkeda ama cadifada ay daremayso ayaa ka xoog batay wayna u xiistey ama tabtay mrka waa inay ku laabata isla sidii oo kle hhhh😂

  • @zamzam892
    @zamzam892 ปีที่แล้ว +1

    😢

  • @AbdiasismohamedAhmed-gd8xi
    @AbdiasismohamedAhmed-gd8xi ปีที่แล้ว

    m.a

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 ปีที่แล้ว

    Acuudu billah Illahow khiyaana leey haiga dhigin

  • @ASLAM-e6q
    @ASLAM-e6q 2 ปีที่แล้ว

    Casharada no soo badi taliye

  • @faadumocarab3093
    @faadumocarab3093 3 หลายเดือนก่อน

    Wwww

  • @Najmoxasan-o4d
    @Najmoxasan-o4d ปีที่แล้ว +1

    canab way fududatay

    • @IsmaaciiladanIsaack-k1q
      @IsmaaciiladanIsaack-k1q 29 วันที่ผ่านมา

      Wlhi xanun ban daremay lkn ogow ayadu ku dambayn donaaa

  • @FaadumoAbuukar-g9l
    @FaadumoAbuukar-g9l 5 หลายเดือนก่อน

    tan caadi maaha😂😂

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 ปีที่แล้ว

    waxa fiican daacad nimo lkn hadii aad Aragto in uu qof kukhiyaanaayo sicad goaan cad uga gaar

  • @yaado
    @yaado 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxp nin wax fahansan aya thy runti

  • @bakaruulow6601
    @bakaruulow6601 2 ปีที่แล้ว

    Caaqil

  • @mohamedbashirmohamed7706
    @mohamedbashirmohamed7706 ปีที่แล้ว

    Yaah 😂😂😂

  • @quenmelyuun1698
    @quenmelyuun1698 ปีที่แล้ว +3

    Salim wll mida raba inaa iga Jahil bixiso oo ah marka hore qof fur furn ayan ahyn qof ksta ina barto way ii fududahy balse dhanka xirirka marky noqoto kuma ficni oo qofkan Aan xirirka la bilabay hadi an arko call kisa io sms yo badna uu xagayga uso dirayo ano raba qofkas ina call ka qabto oo la hadlo ayey hadana maskaxdydu ii didaysa hade ina la hadlo waa raba balse si ayan u didaya oo ma rabi mrka wll bal talo ayan kaga bahnahay waxan ma wax aniga ahan an iska dhadhiciyeyba oo ay maskaxdydu ii shegyso mise waa wax jira

    • @SalimOmer
      @SalimOmer  ปีที่แล้ว +1

      Diyaar wll muqqal ayaan kaga soo sameen. Waa arin jirta

    • @quenmelyuun1698
      @quenmelyuun1698 ปีที่แล้ว

      @@SalimOmer mhd snid wll Alle haku sharfo

  • @sacdiyo.maxamed
    @sacdiyo.maxamed ปีที่แล้ว +1

    Labo nin waligeey iskuma shukaasan maba awoodi wlhi

  • @fardaousosmqn6992
    @fardaousosmqn6992 2 ปีที่แล้ว

    saliim noosoobadi

  • @abdihakimomar4404
    @abdihakimomar4404 2 ปีที่แล้ว

    Mhsnid🥵

  • @HiYoutubeH-be4tg
    @HiYoutubeH-be4tg ปีที่แล้ว +1

    Qoftaa waa narcissist weynatay, waxay u rabtaa in uu ka 5 sano wxy rabtaa in uu horey u soconan oo uu ilaabin iyadoo mustaqbal ka layan.

  • @ASLAM-e6q
    @ASLAM-e6q 2 ปีที่แล้ว

    MYeeY

  • @menu651
    @menu651 ปีที่แล้ว

    🙄

  • @kingdaahakingdaaha6575
    @kingdaahakingdaaha6575 2 ปีที่แล้ว

    Sidee loo xakamaynkaraa qofka dareen kiisa taas ayaan iswaydiinaya

    • @yasminhassanmohamed5895
      @yasminhassanmohamed5895 ปีที่แล้ว +1

      Waxkasta ka sii xadi kufilan haday noqon lahayd kalsooni iyo farxad ba oo haka badin si usan uga bixin xayn daabkaga markastana wuxu noqonaya qof ad rumudka uhaysid.💀

  • @cabaas8626
    @cabaas8626 ปีที่แล้ว

    Ya xayawaan mid walbo oo wax qiyaano abaalkiisu wa qiyaano ilaheybaa ka jaraya adigana waxad ledahay qiyana idin barayaa qaain baa tahay bilaa diin ah

    • @asmaanaxariisbdn2105
      @asmaanaxariisbdn2105 5 หลายเดือนก่อน

      Qof hku caayin ficilkiisa balse waxa wanag u aragto ka hadal wllo caay xal maaha qof wax barteyna dood baa u foran

  • @cabaas8626
    @cabaas8626 ปีที่แล้ว +1

    Haduu qofka qarsado inuu qaain yahay soo ilahey quluubta lama socdo nabsiga wuu soo dag dagaa gaal iyo muslim ragg iyo dumar qofka qaainkaa ilaheybaa ka abaal mariyaa😒

  • @MAXAMEDOZIL10
    @MAXAMEDOZIL10 2 ปีที่แล้ว

    Salim suaal maku weydiin karaa helkee joogtaa

  • @yaado
    @yaado 2 ปีที่แล้ว

    Lawadinaba wa idin wata ridwan asigana xiftad dhamestiran ayu uu leyahay waxu qawanayo micnaha barnamijkisa