ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Allah ha u naxariisto, labadaba,
Illaahay ha u naxariisto aamin qof kasta qabri sugaayo kuwii ku waan qaata alle ha nagu daro aamin
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Dhaga war hedhe qol kumay xidhnayne inta uu karboonka baxayey maxa dhex dhigay gadhiga war hoyo alaah mataqanin qol kumay xidhnayn alaah kabaqa runta sheg
Ilhay ha u naxariisto labada qof ee shababka ah, ninkan Dr ah mid baan leeyahy waxda sheegtay iyo baadhitankaasi hadu run yahay jazakaallah kheer, hadii aad inun been ka sheegtay siday wax u dheecan adiga iyo kuwi dilka gaystay waxba isma dhaantan
Waa war igu uguba ogsajin baa ka goday hargaysa oo dhan gawaaridu waa wada billaa egsas
Si cilmayaysan ayuu u hadlayaa
Markaan maglay waan gartay 😢😢😢inay taa si dishay
Dhakhaatiir dalka ma joogto oo sidoodii ayay waxay doonaan iska yidhaahdeen
Ma fahmin dhakhtar kale hala geeyo
Saxaafada Somaliland Baqashada Aan Ta Alle Ahayn Waa Lagu Cadaab Gala .
Kani maa dhakhtar baa? War aqligayada ha ku ciyaarin dayuusyahow 🤬🤬🤬
Ogsajin baa ka goday!!!
Waar waa aayad ilaahay cabsi galin ah bal in wax lagu qaato qofkii iimaanle ayuunbaa fahmaya qofkii kalena wuuku wareerayaa
Ma Fahmin Ma Fahmin , Lakin isaga Fahmay Ma Dhaqtarba Mise Danbi Baadhe Xadkaga Badhista Ku Egow 😂 😂 😂.
Beenaale noo dhaaro
Kumaaanu qancin
adigu ma qoskii baad tahay. mise dadka qabiilka caabuda