HABEENKA HOBOLKA HCTV WARAYSI SULDAAN SEERAR BEST 2018

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 205

  • @jbr-boy9094
    @jbr-boy9094 6 ปีที่แล้ว +68

    Inta magaca somali ila wadagta Like isaara👑😚😍🔥 Somali Wa Dadkey😍

  • @zakariahassanrakoub5735
    @zakariahassanrakoub5735 6 ปีที่แล้ว +56

    Welcome to hargeisa city Suldaanka geeska yaa ciyaalo hargeisa city like ha ila dhaafina maanta ana ah first one daawada one ❤️🙏

  • @aaminzerka9978
    @aaminzerka9978 6 ปีที่แล้ว +107

    Inta fanaanka suldaan seeraar taagerta like ta ha ila dhaafiN 👍🙏

  • @beerdilacshe2739
    @beerdilacshe2739 6 ปีที่แล้ว +3

    Al fanaan suldaan aniga codsi hees ban rabaa in la ii sameeyo oo aan xaaskeyga uqaadi dono in shaallah❤✌

  • @anasyare5423
    @anasyare5423 6 ปีที่แล้ว +11

    Fanankena inta tagero u ah like isara asxabey keep goin

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 6 ปีที่แล้ว +31

    Warasigii Nimco Samriye u xiistay like ta saar i miss nimco walhi

  • @wasodoontowaasaayewalashii4060
    @wasodoontowaasaayewalashii4060 6 ปีที่แล้ว +6

    suldaanka geeska qalbiga
    inta afsomaliga ku hadasha wuu qaatay😭😍

  • @sundusaxmed8994
    @sundusaxmed8994 6 ปีที่แล้ว +4

    waxaan yar naxariis badana indhihiisa eega kabax nooloow Suldanka geeska wale kaama daalo❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👈👈

  • @calibd1637
    @calibd1637 6 ปีที่แล้ว +32

    Suldaaan seraaar heesta xamr bila yaa ila jecel

  • @zuhureprahim
    @zuhureprahim 6 ปีที่แล้ว +7

    Walhi aad baan ugu farxay arinkaa ka bixida fanka, rabbi haku waafajiyo wll suldaan .

  • @warzandahir5915
    @warzandahir5915 6 ปีที่แล้ว +3

    Wanka xumahay hooygii soo nolayta dhaqanka somaliyeed jigjiga magaladii nuuraysay in dhibkaasku dhaco oo xasuuq iyo qax ka dhaco anoo aqoon ban qurbaha ka tagay 3sano kahor masha allaah bay ahayd iyo magaalo horumar xaawli ah ku socota ilahay cadawga haka qabto dds

  • @maskiintiiallemawalwasho726
    @maskiintiiallemawalwasho726 6 ปีที่แล้ว +2

    Ku jecliya cade suldankeyga allow ana ku waayin👌👂💋💙💙💙

  • @almisdalalchannel211
    @almisdalalchannel211 6 ปีที่แล้ว

    suldanka waan tageeraa maran dalxiis ku maray jigjiga oon kula kulmay hoolka sayidka ayanba u sexeexay ahayd
    wana fananka kaliya ee manta MUSIC/EREYO/LAXAN intaba aan ku hanbalyaynayo
    hore u soco pro kp going

  • @badrimc5756
    @badrimc5756 6 ปีที่แล้ว +31

    mansha allah sxb waxad tahay fanan buuxa cod, akhlaaq, dagnaan , iwm lkn waan daremayaa in ay murugadii deegaanka yara gelay kaa muuqato cidii ku garan uun garan wllkey guuleyso sxb

    • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
      @weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 ปีที่แล้ว

      Badring Mo.alin1234 Masha Allah wllo💯💯

    • @badrimc5756
      @badrimc5756 6 ปีที่แล้ว

      Sagal Khalid 🌹🌹mahad sanid hno 🌹🌹🌹

    • @fadomomahamed7556
      @fadomomahamed7556 6 ปีที่แล้ว

      Waaya garad dhamees tiran baa tahay runtii dr cilmi nafsiga ayaadba ku fiic naa laheed marka ilaahey murugta haka qaado soomaalai meel kasteey joogto waxaan lehay guuleesta waligiin

    • @badrimc5756
      @badrimc5756 6 ปีที่แล้ว +1

      fadomo mahamed 🌹🌹🌹 mahad sanid hno lkn dr kaas ha iga dhigin, lkn suldaan ayaa aqoon badan u lee yahay Marka saa ayaan u idhi 🌹🌹🌹

    • @fadomomahamed7556
      @fadomomahamed7556 6 ปีที่แล้ว

      Badring Mo.alin1234 adaa mudan wll

  • @apdivatahmaraje4219
    @apdivatahmaraje4219 6 ปีที่แล้ว +2

    Aniguna Ayaan qudha ma lado adi la'aantaye ka helay heesta inta jecel😍😍Like ii saara

  • @abdalleh.ebrahim7642
    @abdalleh.ebrahim7642 6 ปีที่แล้ว +9

    Hoyga fanka Somaliyeed
    Hargeysa
    immisey soo saartey Fanaanii
    Ninkii Fanaan noqonayoow Hargeysa ka soo xaadir
    iyadaa ku soo shaac saari ee
    Agree or disagree

  • @biimbiim8454
    @biimbiim8454 6 ปีที่แล้ว +4

    Fanankan dagananta kujeclahay iyo sidu walidkiisa iyo xaaskiisa ugu fanayo allah haisku kiin xifdiyo

  • @najuabdulaziiz8913
    @najuabdulaziiz8913 6 ปีที่แล้ว +1

    Nasab Dhalaad Suldaaan sareer love from Galakacyo😍♥️♥️♥️😍

  • @nightcrawler6469
    @nightcrawler6469 6 ปีที่แล้ว +8

    This guy have incredible voice.👍

  • @hamseatam3029
    @hamseatam3029 6 ปีที่แล้ว +16

    💚🥚♥️ Duriyadii iyo Suldaanka Geeska 🔥🔥🔥

  • @namcoxassan8651
    @namcoxassan8651 6 ปีที่แล้ว +6

    One love song xamar bila❤️❤️❤️🇸🇴

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 6 ปีที่แล้ว +13

    Welcome Hargeisa hadhwanaaag❤🙌💯

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 6 ปีที่แล้ว

    Full Waraysi XIISO LEH thanks Fihiima and HCTV

  • @IsraNuur-s5d
    @IsraNuur-s5d ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤

  • @capitano5572
    @capitano5572 6 ปีที่แล้ว +66

    Tani garan mayso sida dadka lo waraysto inta igu taagersan like ugu qabta

  • @awoshire9908
    @awoshire9908 6 ปีที่แล้ว

    Fihiimaay walaal plz is astur adoo raali ah I remember markaad media ku soo biirtay and baad u khajili jirtay laakiin beryahan dumarka tvyada qaar ka soo hadla sidoodii baad u lebisataa maraad gacmaa soo banayso iyo mar timahaaga la arko walaalo quruxi waatii qarsoon plz sidaadii hore ahay.
    Igana raali ahaw hadaad hadalkayga qoonsatay xbbti walaanimo ayaan kuu waaninayaaye alle haina dhawro dhamaanteen.

  • @isralayla8598
    @isralayla8598 6 ปีที่แล้ว +1

    Nin is dhisay weeye wlhi suldaanku maha keliya fannaan waa ardey ganacsade yar hamigiisana alle ha urumeeyo
    Lkn tan wareysanaysaa ilaah dhulka kula goo ma dhahaa 😂😂😂

  • @c.raxmaanmaxamed8370
    @c.raxmaanmaxamed8370 6 ปีที่แล้ว +9

    Welcome to Hargeysa Cadey

  • @shukrimohamoud5693
    @shukrimohamoud5693 6 ปีที่แล้ว +6

    Hesteyda ugbad❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @zuhayphayaanyuusuf3369
    @zuhayphayaanyuusuf3369 6 ปีที่แล้ว +9

    wlaal zay Nimco zamriye utagtay ma jirto qof zideeda ama anba zi udhaw udaadihisa barnaamijka fanka wlaal so celiya nimo zamriye
    zaan in badan Tv ugu Hirnaano

  • @suldaanofficial9245
    @suldaanofficial9245 6 ปีที่แล้ว +3

    Matanti jeceylka my favorite song suldanka geeska inti tagerto please like andcsubscribe ✌✌✌💘

  • @sheekhatvakocha9844
    @sheekhatvakocha9844 6 ปีที่แล้ว +1

    Wlcome hoyiga vanka hrgyza cadey taageero kuu haynaa Zuldaanka geeska

  • @omergedi9428
    @omergedi9428 6 ปีที่แล้ว +2

    legend is always legend nolow fanaanka waqtigiisa kujiro mr guhàd👏👏👏👏👏😍😍

  • @mohodinibrahimmuhd2500
    @mohodinibrahimmuhd2500 6 ปีที่แล้ว +8

    Xamar bila pest favorite song

  • @farduuusdeeeqadeen6978
    @farduuusdeeeqadeen6978 6 ปีที่แล้ว +2

    mashallh waa fanan dagan misana aqlaaaqbadan allaha kudaayo wallo

  • @ayaannuurka9396
    @ayaannuurka9396 6 ปีที่แล้ว +5

    Waaaaw Sultaanka geeska noolow 😘😘😘😘😘

  • @Ziizeman
    @Ziizeman 6 ปีที่แล้ว +7

    ❤ZULDAANK GEEZKA❤

  • @nasrabara5259
    @nasrabara5259 6 ปีที่แล้ว

    maansha alaah suldaan seeraar noolow codkaaga kama dhargo maansha alaah farxad ku noolow alaha kuu barakeeyo

  • @musemoalim6619
    @musemoalim6619 6 ปีที่แล้ว +4

    Suldaan My legend horo usoco

  • @abdifataaxsaxaardid7802
    @abdifataaxsaxaardid7802 6 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah suldaanka sanadka Allah ku xafido suldan sare

  • @sharmakehd7398
    @sharmakehd7398 6 ปีที่แล้ว +6

    waxan sugi laa ahay heeska ciida soo baxaya ee amuun loogu tala galay hadad ila sugaysid like taabo

    • @zalmaahmed1797
      @zalmaahmed1797 5 ปีที่แล้ว

      Sharmake HD adoo hees zugaya dhimanyaza😂

  • @khadarkhaan7588
    @khadarkhaan7588 6 ปีที่แล้ว +3

    Suldaanka Fanka Soo dhawaw Legend Suldaan Seeraar Guhaad

  • @shukricadeey7141
    @shukricadeey7141 6 ปีที่แล้ว +1

    ar suldaanka geeska alla maxan jeclahy alla Muqdisho mo no imado

  • @caliduugte2717
    @caliduugte2717 5 ปีที่แล้ว

    Suldan nin weyn heesa hesana waa top horo u soco brother wii love you

  • @kickozmart7514
    @kickozmart7514 6 ปีที่แล้ว +9

    "qof bilamataan ahi wa Qof bilaa damiira" Hesta matanti jaceelka wareysigeda danbe ila fiirzada hhhhhhhhh

    • @abdirashidgaandaa7305
      @abdirashidgaandaa7305 6 ปีที่แล้ว +1

      Kicko Zmart waan Kula Arkay Zxp... Waa Su'aal Aqoon Darro Ka Muuqato

    • @kickozmart7514
      @kickozmart7514 6 ปีที่แล้ว +1

      Abdirashid Gaandaa gabaDha wa KU cusubtahy umalayN😅

    • @hanadgeesi4133
      @hanadgeesi4133 3 ปีที่แล้ว

      @@kickozmart7514 halkee

    • @kickozmart7514
      @kickozmart7514 3 ปีที่แล้ว

      @@hanadgeesi4133 2 sano ka hor ahayd wa ilobay ka raadi!

  • @zarazara665
    @zarazara665 6 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭I love this guy so much

  • @sahalyusuf6106
    @sahalyusuf6106 6 ปีที่แล้ว +8

    Suldanka Geezka lipaaax Aan Tageero weyn U U Hayo ❤ welcome ZOMALILND

  • @aarkajigjiga3854
    @aarkajigjiga3854 6 ปีที่แล้ว +2

    suldaanka habenkaas mirqaan iyo murugbaa isugu darsamay. waraysi uma diyarsanayd.

  • @cadnaansaeet7272
    @cadnaansaeet7272 6 ปีที่แล้ว

    suldaanku wakala kacsanyahay hapeenkan hapeen kale maY ka dhigTo

  • @MohamedIsmail-ti6ss
    @MohamedIsmail-ti6ss 6 ปีที่แล้ว +5

    Inantani mayna aqoon saxaafadeed soo qaadan, waa maxay sidan ay tahay iyo deg degan ku jiraa.
    aar inanta training siiya waa idin sidee.

  • @الحمدلله-ب9ج2ش
    @الحمدلله-ب9ج2ش 6 ปีที่แล้ว +4

    Suldan waasax serar suldan serar mgac fcn

  • @queenofall6050
    @queenofall6050 6 ปีที่แล้ว +11

    War dadkan baa iga yaabiyay suit kiisa unbaad ka hadlaysane ma idinkaa lacag kala baxay mise dookhad la leehidin ignore what he is wearing and enjoy his songs ✌️

    • @AminaAli-wj1ws
      @AminaAli-wj1ws 6 ปีที่แล้ว

      Queen Of All xitaa,ikuma,eeka,suudku,waa,badaw,color,kuubay,karaaceen.

    • @queenofall6050
      @queenofall6050 6 ปีที่แล้ว

      Amina Ali waanba ka yaabay dadkan mashquulka badan ee beenta wareejinaya

  • @shakirosman746
    @shakirosman746 6 ปีที่แล้ว +1

    We We suldan seeraar guhaad suldaanka Geeska 🙋❤😍👍🔐

  • @sumeya7887
    @sumeya7887 6 ปีที่แล้ว +5

    Manasha Allah suldaan

  • @shukrihussien5159
    @shukrihussien5159 6 ปีที่แล้ว +2

    ar wareysigii xariir axmed soo galiya please

  • @cawkeyare5047
    @cawkeyare5047 6 ปีที่แล้ว +4

    Ma. Cadha ku galisay kulha tani wariye maha wlhi😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sam93-19
    @sam93-19 5 ปีที่แล้ว

    mataanta jaceylkaay , kumee ma nooshahay madhimashaa, halke maanta joogtaa

  • @logannnnnn930
    @logannnnnn930 6 ปีที่แล้ว +1

    Niow tan wariye mahee iska badala qofkiyoo hadlayay hadalki kaboobaysaaba mayada lawaraysanaya mise yada waxwqraysanaysa

  • @newafrica9098
    @newafrica9098 6 ปีที่แล้ว +1

    Adooogaaa allajaneeee engineer seeraaar mataantaydiiiyeey xageee maanta joogtaaa 👉👉👉👉

  • @ahmedhaykal6906
    @ahmedhaykal6906 6 ปีที่แล้ว +5

    Nio Fananiinta HadaLKa laga habaaray tolow Yaa naagaHa uLa hadLa ma Abwaaninta🤔🤔

  • @mohameddeeqxadaari4850
    @mohameddeeqxadaari4850 5 ปีที่แล้ว

    Ninkani fanaan wuu dhaafay

  • @Fogaan_Aragmedia
    @Fogaan_Aragmedia 6 ปีที่แล้ว +5

    Muraadkeda noloshaa
    Murug lagu lifaaqoo
    Sidii loo macneeyaba
    Naftu mahadin maysee

  • @mohanahmed7736
    @mohanahmed7736 6 ปีที่แล้ว +3

    Suldanku waa so qayilay habeenkan ee habeen kale loo balamiya hadalku waa dhibaya suldanka hhh

  • @khaalidabdiraxmaan8660
    @khaalidabdiraxmaan8660 6 ปีที่แล้ว +6

    Suldaanka geeska xidigaha geesku waa dhuunteen waayadan

    • @caamirfarah6756
      @caamirfarah6756 6 ปีที่แล้ว +1

      khaalid cawil war niyo adoo lagu baafinaayaan ogaaye malagu helay sawirkaaga arkey iyo qof leh wuu iga lumey oo hooyadiis baan ahey leh😃😃🤣🤣🤣

    • @khaalidabdiraxmaan8660
      @khaalidabdiraxmaan8660 6 ปีที่แล้ว +1

      Usaame Faarax berigaas ma isii share garaysay zxp

    • @caamirfarah6756
      @caamirfarah6756 6 ปีที่แล้ว +1

      khaalid cawil haaye bro malagu helay 🤣

  • @jeebchannel4776
    @jeebchannel4776 6 ปีที่แล้ว +2

    MaTaanaHa Fanka Zuldaanka Geezka iYo Zhpkii Xariir Axmed Legendz

  • @naimamohamed1822
    @naimamohamed1822 6 ปีที่แล้ว +1

    Suldaan walaalo jiro joog ❤️👆

  • @bashiirosman8870
    @bashiirosman8870 6 ปีที่แล้ว +12

    Kuso dhwoow hoyga fanka hargysa.somaliland

  • @ckhassan1393
    @ckhassan1393 6 ปีที่แล้ว +1

    Fanaan somaliyeed nolw halyeey 😍

  • @AyanAli-dr6lm
    @AyanAli-dr6lm 6 ปีที่แล้ว

    Sultan seerar waxan ku ahay fan

  • @farxiyacaliismacil4370
    @farxiyacaliismacil4370 4 ปีที่แล้ว

    Shugrn suldanka geska suldan serer guhaad⚘⚘🍷🍷

  • @MaxamuudAli-v3b
    @MaxamuudAli-v3b 8 หลายเดือนก่อน

    Legend🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽

  • @garaadabdinaasir2777
    @garaadabdinaasir2777 6 ปีที่แล้ว +1

    Matanti jaceylkaay
    Best ever 2018

  • @ismo_official
    @ismo_official 6 ปีที่แล้ว +1

    Suldaanka geeska wellcome your city

  • @almazamoh2258
    @almazamoh2258 6 ปีที่แล้ว

    Alfanan suldeenka geeska my fanankyga nolow

  • @salankoshulaac1173
    @salankoshulaac1173 6 ปีที่แล้ว +3

    Nazab suldaanka geska

  • @khuuriye
    @khuuriye 6 ปีที่แล้ว +4

    Jacaylkii Koobad ila Raaadiya Yarta Raadiya🥇🥇🥇📶1️⃣4️⃣3️⃣📶

  • @inalibaaxsankataabtechanne3362
    @inalibaaxsankataabtechanne3362 6 ปีที่แล้ว +5

    Horncable caawa waxaaan ahay qofkiii ugu horeeyeee pin iii saaaraaa bilaahi calaykum

  • @fatmahabikalsonidanafta9508
    @fatmahabikalsonidanafta9508 6 ปีที่แล้ว +2

    Wareysi xumaa mexey ugu horbodeysaa hadana timihii miyaad sofedatay walle wey isgadeysaa wareysi ma ahan uf ... nimco samriye kudeyda gabdhoow sideeda uwareysta

  • @abdishakirsamriye3209
    @abdishakirsamriye3209 6 ปีที่แล้ว +3

    Gabadhan waa wariye dhamaystiran. Go forward sis

  • @capitano5572
    @capitano5572 6 ปีที่แล้ว +11

    Heeska iyo heesta hhhhh
    Reer jigjiga heeska .
    Rer hargaysa heesta

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 6 ปีที่แล้ว

      makula Makula kkkk Reer Hargeisa Sax saxan , Heesta Naag Baanu Ka Dhiganay

    • @capitano5572
      @capitano5572 6 ปีที่แล้ว

      Caashaqu Ogaysiis ma leeyahay
      Hhhhhh de ha hargaysa hoyga fanka ah o ka saxsan

    • @sacadcabdiraxmaan997
      @sacadcabdiraxmaan997 6 ปีที่แล้ว

      makula Makula hhhh

    • @aarkajigjiga3854
      @aarkajigjiga3854 6 ปีที่แล้ว

      dhahahooga , indhahooga..... ree hargaysa

    • @mohamedhashi1693
      @mohamedhashi1693 6 ปีที่แล้ว

      makula Makula saxdu rer hargaysa wllkay

  • @hipaaqraygal466
    @hipaaqraygal466 6 ปีที่แล้ว

    My jedhkaygii suladan halayso radiyo

  • @niciimaoslo6312
    @niciimaoslo6312 6 ปีที่แล้ว +1

    Welcome to Hargaiza suldan seerar

  • @zakixasan510
    @zakixasan510 6 ปีที่แล้ว

    abwan abdiraxman fiili my class met go forward

  • @necbiyanacaypka7391
    @necbiyanacaypka7391 6 ปีที่แล้ว +1

    Nolow suldan seraar jir o joog

  • @samiiramaxamad454
    @samiiramaxamad454 6 ปีที่แล้ว +1

    Suldanka geska walahi hestan xata Dad An heso aqon hesha ku bartey

    • @abubakarahmed6272
      @abubakarahmed6272 6 ปีที่แล้ว

      samiira mahamed adiga miyaa ku bartay 😅😂😂

  • @fartuunali8884
    @fartuunali8884 6 ปีที่แล้ว +6

    suldanka murugta dalkiisa ddsi ayaa ka muuqata waqtiga wareysiga la duubay iyo malmihii xasarada ayaa is adaneed hadaladiisa dhan cajis caajis wlhi sorry huno😢xamar kasoo slaamaa

  • @osmanhiired6743
    @osmanhiired6743 6 ปีที่แล้ว

    full respect suldaanka baladka💪💪💪

  • @apdiladiifmane3595
    @apdiladiifmane3595 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @hamdaibrahim7322
    @hamdaibrahim7322 6 ปีที่แล้ว

    Heestan anabay igu socotaa

  • @suldaanaadan3033
    @suldaanaadan3033 6 ปีที่แล้ว +4

    Tageeraha koowada ee zuldaan zeeraar mE

  • @HEES_CUSUB
    @HEES_CUSUB 6 ปีที่แล้ว +8

    Suldaanka suudh kale halo iibiyo

    • @abdirahmanmohamed9196
      @abdirahmanmohamed9196 6 ปีที่แล้ว

      Faantawi Lyrics qaracbd thy walhi sided Ku grty

    • @Ziizeman
      @Ziizeman 6 ปีที่แล้ว

      Faantawi Lyrics hmmmmm
      GARAC GOORMAD WAX FIIZATAY

    • @abdirahmanmohamed9196
      @abdirahmanmohamed9196 6 ปีที่แล้ว +1

      A-Aziz Eman Hassan ey ba thy walhi wad indho dheer thy agga!!!

    • @Ziizeman
      @Ziizeman 6 ปีที่แล้ว

      Abdi moh hmmm Agga🤣🤣

    • @AminaAli-wj1ws
      @AminaAli-wj1ws 6 ปีที่แล้ว

      Faantawi Lyrics badawsanidaa,ikumaba,eeka,suudhku,waa,kala,nooc

  • @sabiriinadan9317
    @sabiriinadan9317 6 ปีที่แล้ว +2

    suldaanka nolow pro

  • @carafaadaleeli5144
    @carafaadaleeli5144 6 ปีที่แล้ว +3

    somali legend mR guhaaD

  • @haybeofficialchannel7817
    @haybeofficialchannel7817 4 ปีที่แล้ว

    Live the live suldaaaaanka geeska

  • @qadroali9367
    @qadroali9367 6 ปีที่แล้ว

    Ww wariye fahiima iyo suldaanka sereer guhaaaad

  • @xasanbatalale5596
    @xasanbatalale5596 6 ปีที่แล้ว +3

    Suldaan waaa unuu hees qada somaliland power sii fankiisu ku sii jiro mudo badan fanan mustaqbal lehe dagan cod leh

    • @kinglovelove1386
      @kinglovelove1386 6 ปีที่แล้ว

      Xasan Batalale my somaliland majiran horta hhh

  • @maysaraislam592
    @maysaraislam592 6 ปีที่แล้ว +2

    zuldanka Geska hore usoco huno

  • @zamiraeid5551
    @zamiraeid5551 6 ปีที่แล้ว +2

    war halkan iska joog waata zxpka ina iley xilkiina laga tuure

  • @SheekhMustafe2024
    @SheekhMustafe2024 6 ปีที่แล้ว +3

    Suuldaanka Geeska

  • @mapzuudmohamed8385
    @mapzuudmohamed8385 6 ปีที่แล้ว +1

    naagtu suaal xumaa xariir maxaad isku mid ka tihiin kute😫😫😱😱😱