hestan waxan ku xasusta jacayilkaygi raxma xasan xajiya ilahay hay xafido hadana kuma qasarine jacayilki hadana wan wada jogna ila 2016 ila 2023 masha alah idhaha ilma ader qaali wan ini wada salamaya duhur wcn ❤
Ka helitaaan Jacayl dhab ah Wakhti dheer ku talo gal Ugu danbeyn calafkisi may noqon Isna wuu u duceyey Hees maaha ee wa qizo keliya waxa dareemi kara qof ay ku dhacdey 😢 Inti ay ku dhacdy wxn u rajeynaya in alle swt qalbiga uga reeebo
7 years ago Waxaa dhacday in habeen aan Joogey Hospital 🏥 So waxaa dhacday anoo Hospital ka Cafateria diisa Fadhia 😢 baan Waxan Meel agtayda Ah ku arkay Gabar aan Abid ku fakarin inay aduunka joogto 😢 qurux asturnan ❤ iyo Hanan soo jiidasho leh ❤ After way Murugsaned 😢 Waan la hadlay waxana isku dayay inan Cabiro heerka cafimadkeda 😢 balse waxay igu tidhi : pls Ma rapo inan Xnnkayga kula wadaago 😢 I dhaaf 😢 balse ani kama yeelin waxn isku dayay inan xnn ka la qaybsado ❤wana ku gulaysty 😢❤ finally Wxn ka qatay telkeda ❤ Hadase Waa XaskaYga aan aad u jeclahay 😢❤
13\8\2023habenka an qoralkan qorayo ayaa ani qidadan igu dhacday 😢😭💔mudo 4sano ah wxan wada soconay gabdh an isb baranay form two gaygi 2020❤️wakhati farxadleh oo jawi jacayla wan soo wada qadanay Siday jacaylka ii dareen sisay dumarka kle wan ilaway oo ayada un baan arkayeye balse mxaa dhacay in ay qald anan ka galin iga tagtay oo ani shpkey runa oo intaa hosta iskala socden on darensanaa racday oo bil ka dib oo cawa ah isla aqal galen ana an murug iyo mahadho mel lafadhiyo 😭😭😭😭😭😭😭😭 Lkn Damirkayga Garashadu Ducuu ku Hibeyee Dumar ugu sare Abid 💔💔💔💔
Ax alla xanun badana 2021 Sanad Iga Xanun abadan ama so marin Waqtiga Nakal Geyay Midii Dunida Ka Calfaday Dumar Ugu Sareey Epid Ana Ii Dor Allow Dumar mida igu Filan💔💔💔😭😭😭
Wll inadhahaga fur dib haw Laban waxabarshada kudadal Gymka tag is mashquli iLheyy ka ag dhawow maskaxda ku Hay meshad rabtid ina gartid waxksta yaga kuso donan dona wana kusalemeyy😊
Ana Aan Dawoobe Igu Deeq Allahayoow Gabadh Aan Ku Daga oo Diin Iyo Asluub Lahoo Dookhana Wadaagnoo Daacad U Ah Jacaylkoo Intaan Dunida Joogoba Idaryeesha Weligeey Hadaan Daydayaayoo Dadka Kama Aqaanee I Door Allahayoow Mida Dumar Igaga Filan 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Anna Aan Dawoobee igu Deeq Allahayow Gabadh Aan Ku Daga oo Diin iyo Asluub Lahoo Dookhana Wadaagnoo Daacad u ah jacelylkoo intaa Dunida joogba I daryeesha waligeey Hadaan Day dayaayoo dadku kama aqaanee i Door Allahayoow midda Dumar igaga filan❤
Hestan waa jaclhay ❤ lkn hada single ayan ahay. Lkn waxan rajaynaya Boqoradaydi allaha calaf igu daro waliba sacan aan u diray si ay udhagesato. Nolashaydi wan kujaclahy insha allah maalin ayan rajaynaya inn labadena wada jir udhagesano mcn adigo xaaskayga adunka ah nolashaydi 💋 wan kujaclaan donaa mcn allaha ikaa xafido mcn
Hal inan ayaan aad ugu xasuusta heesta mar walon magalada kawada baxaynaanu dhagaysan jirnay nasiib daro maanta waa xaaska qof kale wali maan arag qof la qiimo ah Walhi waa qiso runa
hestan waxan ku xasusta jacayilkaygi raxma xasan xajiya ilahay hay xafido hadana kuma qasarine jacayilki hadana wan wada jogna ila 2016 ila 2023 masha alah idhaha ilma ader qaali wan ini wada salamaya duhur wcn ❤
M.a❤
Masha Allah
Maansha alaah❤
M.a❤
❤
Inan aamina la odhan jirey on jeclaa meel ay joogto ma garanayo iyadoo hargeisa joogta iigu danbeysay jabuuti bay tagtay baan maqlay allow dhowr aamina qrx 😢❤
Heestan abwaanka sameeyay uu ku nuuxnuuxsaday sida uu ereyada iskugu habeeyay ayaa cajiib ah caadi buu sawir nooga siiyay qisada iyo siday wx u dhaceen allha maskaxda ha u barakeeyo fanaankana sidoo kle sida uu ugu raaxaystay
Heestann waan u soo laabtay aydoo 1/8/2024🎉🎉❤
Aniga waxa aan u soo laabtay aydoo (18/2/2024😅😊
2024/02/26
Maxaaaaad. Rabtya😊
8/8 2024
❤
Galabnimo khamiis ah 5:14
4/7/2024
Suldanka geesta ❤
After two weeks 1:53 2024/19/7
@@salmadek9285aftter 16 hours malin jimca galabnimo
@@salmadek9285after 22/7/2023
8/8 2024
Ka helitaaan
Jacayl dhab ah
Wakhti dheer ku talo gal
Ugu danbeyn calafkisi may noqon
Isna wuu u duceyey
Hees maaha ee wa qizo keliya waxa dareemi kara qof ay ku dhacdey 😢
Inti ay ku dhacdy wxn u rajeynaya in alle swt qalbiga uga reeebo
7 years ago
Waxaa dhacday in habeen aan Joogey Hospital 🏥 So waxaa dhacday anoo Hospital ka Cafateria diisa Fadhia 😢 baan Waxan Meel agtayda Ah ku arkay Gabar aan Abid ku fakarin inay aduunka joogto 😢 qurux asturnan ❤ iyo Hanan soo jiidasho leh ❤
After way Murugsaned 😢
Waan la hadlay waxana isku dayay inan Cabiro heerka cafimadkeda 😢 balse waxay igu tidhi : pls Ma rapo inan Xnnkayga kula wadaago 😢 I dhaaf 😢 balse ani kama yeelin waxn isku dayay inan xnn ka la qaybsado ❤wana ku gulaysty 😢❤ finally Wxn ka qatay telkeda ❤ Hadase Waa XaskaYga aan aad u jeclahay 😢❤
Masha allah❤ tabaraka llah allahuma barik in badan wallo
Masha alah isku wara
Masha Allah ❤ waxaa idin rajeynaa nolol qurux badan I.a isku waara❤❤❤❤
Masha allah wll
❤❤❤❤❤❤❤
13\8\2023habenka an qoralkan qorayo ayaa ani qidadan igu dhacday 😢😭💔mudo 4sano ah wxan wada soconay gabdh an isb baranay form two gaygi 2020❤️wakhati farxadleh oo jawi jacayla wan soo wada qadanay
Siday jacaylka ii dareen sisay dumarka kle wan ilaway oo ayada un baan arkayeye balse mxaa dhacay in ay qald anan ka galin iga tagtay oo ani shpkey runa oo intaa hosta iskala socden on darensanaa racday oo bil ka dib oo cawa ah isla aqal galen ana an murug iyo mahadho mel lafadhiyo 😭😭😭😭😭😭😭😭
Lkn
Damirkayga
Garashadu
Ducuu ku
Hibeyee
Dumar ugu sare
Abid 💔💔💔💔
Sorry abwe 😢
Sorry bro anba jaceyl 4 sana wada Allah igaqabto fidnada😢😊
Sorry abowe ilahy qalbiga hakuqabojiyo
Sorry abwe aduunkaba sas iska ah 😢
@@Albaas7alle haku fududeyo bro🤲
Hadii hoy lagula galay
Damiirkaa iceliyoo
Dareenkayga garashada
Duco kusoo hibeeye
Dumar ugu saree abid 😩🥺😔🌎
😢😢😢😢
Heee@@SahraIsmaacil-w1b
Heestane jacyl u qabo waxa uso laabtey 10/2/2024❤️✌️
Inte dhageysanysa 2024❤😊
😂🤝
❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤
Still 2024 wala dhageystaa😂❤❤❤
What a amazing song.!😮
Legend suldaan seerar,tani hees waa dhaaftay waxa la oran karaa waa heestii qarniga 21aad.
Still listining 05/09/2024.!🎻❤️
Heestn la anteyda shaqo maqbta wllhi 😢😊
Hestan waa ka helay maxaa yeelay.
Waxaan jeclahay dalxiiska Somalia 🇸🇴 waa wadan ku wacan dalxiiska lkn. Wadankayga Somalia 🇸🇴 xilagaan lajoogo laguma dalxiisi karo 😢 maxaa yeelay magaalo wadanka kamida hadaa tagto waxaa lagu oran yaatahy 😢 😢 somaaliyay saan aan wax ka badalno wadan nicmco taal ayaan haysanaa
Somalia 🇸🇴 🇸🇴 oo nabada i............a
Waa hees iyo badh hestan hore hore wan udhegeystey lakin iima baxin ereyda lakin hadan dhuxey oo lajogo 2023❤
Ax alla xanun badana 2021 Sanad Iga Xanun abadan ama so marin Waqtiga Nakal Geyay Midii Dunida Ka Calfaday Dumar Ugu Sareey Epid Ana Ii Dor Allow Dumar mida igu Filan💔💔💔😭😭😭
Wll inadhahaga fur dib haw Laban waxabarshada kudadal Gymka tag is mashquli iLheyy ka ag dhawow maskaxda ku Hay meshad rabtid ina gartid waxksta yaga kuso donan dona wana kusalemeyy😊
@@dytffttg6491 ok wll Thanks 🙏
Anyone watching 2024😢 alx jamacadii 2sano iiga harty wadankayga wn aadayaa inshallh xamarna wnka dagayaa iyo qoftydiih.
Ana Aan Dawoobe
Igu Deeq Allahayoow
Gabadh Aan Ku Daga oo
Diin Iyo Asluub Lahoo
Dookhana Wadaagnoo
Daacad U Ah Jacaylkoo
Intaan Dunida Joogoba
Idaryeesha Weligeey
Hadaan Daydayaayoo
Dadka Kama Aqaanee
I Door Allahayoow
Mida Dumar Igaga Filan
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Inta dhagaysanaysa 2023 isooraaca
24.10.2024. HAPEEN JIMCE SOO GALAYO ALX WAAAN KU FARAXSANAHAY XIDHIIDHKAAN KU JIRO WALIBA SI WAYN. 🎉
ANIGOO XAASKAGA NOQDAYNA INAAAN DHAGAYSTO WAAA RIYADAYDA. HADUU ILAHAY IGA KAAA JECLADANA 😢 JACAYLKAYGU WAAA ADIGA UUUN XATAA HADAA DABADAA GUUURSADO. I LOVE YOU. ❤️ INA-UPDILAAHIYOOOW ❤
1.11.2024 HAPEEN JIMCE SOGALAYO.
I FEEL BAIN 😢
5.12.2024 khamiis
10:00 hapenmo😢
Abwaanku sida qisada uu noogu soo gudbiyay asagoona toos noogu waramin wa cajiibka sugaanta❤
12-June-2024
Adoo ubax dilaacoo❤
Dabadeed tacliintan ugu dhoofay dibadaha……….dalsantii wacnaeyde xamaran kusoo dagy❤ xamarey mxan ku xiisay 😢29/9/24🔥
masha allah
Naftu hadal ay diido
Udaran quluubta
Soo dareen kuman helin
Inaa dadab lagula jiro midaan dumar ka cashaqay 😢😢😢
❤I still have 13/12/2023
3:22 hapenimo Wednesday ama arabaca
Bye 2023 wakhtigu waa hilaac wlhi🎉
WaaLid ku dadaaLo🤍
Daacad kuu ahaa baa🤍
Diinta kugu barnaarsho🤍
Quruxdiyo dadnimadaiyo🤍
Daganidaad u dhalataa🤍
Damac ii hagaa iyo 🤍
Dokhaygukula dhacay 🤍
Walaahi wan kahelay Heston m.a ilahay codka hakuu barakeeyo
Waxan dageysani jirey feb 2021 hadana waxan so boqdey 20 Aug 24
Ani iyo poqoradeyda labawadan aan kala joognaa lkn heestaan waxy idareen siisaa inan mar oon kulmidoono❤❤
Anna Aan Dawoobee igu Deeq Allahayow Gabadh Aan Ku Daga oo Diin iyo Asluub Lahoo Dookhana Wadaagnoo Daacad u ah jacelylkoo intaa Dunida joogba I daryeesha waligeey Hadaan Day dayaayoo dadku kama aqaanee i Door Allahayoow midda Dumar igaga filan❤
Heestan safar kugalay Aniga io zaxipaday wllhi igu qaliya ❤
26April 2024
Fiidnimo jimce ah habeen sabti soo galayso 7:34PM magaalada hargaysa xaafada XeroAwr❤
Hestan wakhtiGay zoo paxdqy ila iyo Hada kama daaLo wlhi❤😊
It reminds me when I was in highschool but always my favorites ❤❤❤
Hestan 2021 wiiL her jig jiga ah iqadi jirey maqan hada meshu kunolYhy wllo ahen
Wali.maad.i xasusta
Hestan waa jaclhay ❤ lkn hada single ayan ahay. Lkn waxan rajaynaya Boqoradaydi allaha calaf igu daro waliba sacan aan u diray si ay udhagesato. Nolashaydi wan kujaclahy insha allah maalin ayan rajaynaya inn labadena wada jir udhagesano mcn adigo xaaskayga adunka ah nolashaydi 💋 wan kujaclaan donaa mcn allaha ikaa xafido mcn
M.a ilahy clf ha kugu daro😢❤
Waa hees xasuus mudan caaw iyo gurigii boqorka io jawi macaan aniga io yaasir boqor io mar labad
Hestan in ani lyqaday mooda markan inantan dunida ugu jecla iyana run ahantii sidhaba iijeclayd 6years na wada shekysanay nay ay hben hbenda kamida 10/9/2023 Ay iiyedhay ay idhahday waalidkay waxay ikla dooran siiyen duco iyo habar nin bayna igu dren aan ilmaabti nahy ee Katali😢 markasan anon saan ahy garanen ayan kudhhay waxkasto inoogu taliyo waad samyn sowmaha ayay iyado ilmynaysa igu dhahday haa waan samaynaya😭markasan dhahy isla hda aan hlkaa wada fadhino ina mari waa isla baxsanynaaye ayay igu jawabty ina mari😭markasan dhahy may ee walidka habarkiisu yuu kugu dhicine ninkay kugu dren raac anoo qlpiga ka ooyaya😭markasay iigu jwbty maxad samyn maxase kuudanbyn walal iyado ilmynysa😭 markasan ugu jwabay inaan meel kaala sootoso ma ahyn jacylkankuqabyy ee waxaad iga balan qaada inaad sida hada iijeceshahy aad inta noloshada kadhiman ii jeclanyso😭blankaana way iiqaday ilaa hada aan qoraalkan qorayo waxanu nahy lba qof oo sidhaba isu jecel iyado ah weliba ninkle xaaskisa😭😭😭😭😭
Hal inan ayaan aad ugu xasuusta heesta mar walon magalada kawada baxaynaanu dhagaysan jirnay nasiib daro maanta waa xaaska qof kale wali maan arag qof la qiimo ah
Walhi waa qiso runa
Suldan marku nabad qabe 😢
Hada maxuu qaba😂
😂😂😂😂nag walan
Heestan ilaa markey soo baxdey ilaa manta 12.12.2024 waa hesahan ugu jeclay❤
qofki daren wax ka yaqano le hestan u imanayo qimaha ay ledahay ayga le oganayan 2023 lamaroya wli my fav wye
Hesta kaliyee iga burjiga wen wye wll 😢😢😢
Dalsantii wacaneed xamara kasoo dage😢❤
Hdl aan dadayo dibnaheygu diiden inan dibada keenana deg degu ma fcne dib u hayy xishood yiri isaga dareemiyee dadku yeeyyy ogaannn kle😢💔2023/11/5_/11:00 😢
Alla jaceelku xanuun badanaa 🥺💔
Aragana udaawo dumar ugu nasib bdn❤❤❤
Hadii Hooy LaguLa Dagay😥
Damiirkaa IceLiyoo 😓
Dareenkeyga Garashadu
Ducoo Kuu hibeeyee
Dumar Ugu Sareey Abid
hestan wxan dhagysan jry oo jcyl ihayo oo from2 ah 9/20/2019 hdane wxan so dhameyy jamacdii rafd badan kadib iyo qlbi xnn waa anigan cwa fraxsan qfkn jecla wali wan wda socnaa alx 2 years ango iski dhcsan ban wda hadlijrny hdane sidi bn nahy alx eid mubrk 16/6/2024 all muslims ❤🎉
Inuu caashaq idilayaan anigoon dareen siin intaan Daad gureyaan xafadi degmadi hodan,
Heestana waxa dhageysana jiraaye xiliga aay soo paxdeye ila imka fav song❤
Wllhi ani xitaa❤
Naftu hadal ay diido
U daran Quluubtana
Soo Dareen kumaan helin
Inaa daba Lagula jiro
Midaan Dumar ka
Caashaqay
😂yaa iga dambeeya 28/11/2024:❤😂
11/12/2024 haben qamiis so galeyso 09:10pm, waxan rajeynaa in sanadka xiga eysan xaladeyda saan ahanin😢
25/9/2024 yaa iga danbeeyo❤😂😂
Anga 😂😢
Naftu hdl ay diido udarn qulubtana sow daren kumaan helin😔💔
Heestan wuu kaga dhex qadeee 😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Heestaan inta qisadeeda soo aragtay jini ishubi iyo cabdulahi xayawaan soo dhegeesteen 🤙🤙🤙
xage ka dawatay
Heestan wan jeclahy jacelne ima haaayo hhhhh😂😂😂😂
Same 😢😂😂
Heestii igu fiicneyd intaan heeso so dhagestay 😮😮
Hestaan Aad baa udhagestaan in ka badan 1000 mar 😢
23/11/2023 mlin khmisa sacdu thy 2.44 wxku dhagesnyaa qolmadow ax😢 ya jcli
15- September-2024
Haben Axada
Time 9:38pm
4/9/2024 hben khamiis sogaleyso ayan dhageysanaya goorshegtuna ay shegeyso 21:12
Same😂zhp wn isku soo baxayna
Abwankii sameyay juhdigii kabaxay ma khasarin❤❤
Waligay kama xiiso dhigo every week❤
Tankis ❤❤
Asc ✌✌
Wcs
HEES TAN WAXEY ISO GARTAY 2024 SORR😅😅
heestani madaama ay tahay hees qisa dhab ah kusaabsan.waa message waafi ah
Waxa dhagesanayaa manta oo tariiqda tahay 21 April 2024 saacaduna tahay 14:00 malin axad ah roobna no da.ayo ❤❤❤❤
Ana waxaan dhagaysanayaa maanta oo goor sheegtu tahay 23 May 2024 14:10 cadceeduna kulushay from Borama
@@abdaleMedia6830ana June 7 jumco 2024
oo maxaa loo lahaa heesa waa kuwii hore iyada oo suldaan seeraar uu inoo heesayo 2023
5 years ugu dabnayn waxa laysku dady inaana nla soo dheex galao wan nalaga guulaystaya😢😢😢😢
😢😢
Hestan stil in my hart ♥️ ❤️ 💖 💓 😍 💛 ♥️
Me too❤️😂🖐
@@Ibtihaaaaaj00 q2qq
@@guushafiiqow208❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hestan waan iska jeclahay qof haddu i dhaho hestebad jeceshahay iyadaan dhaha mana aqaan sababta
12/june/2024 maalin arbaca oo fasax jaamacaded kujiro baan dhageysanoya😂❤
Kujedaa wili yareey 😂
7/10/2024😢
Taariikh igu leedahay heestani
Hestan waxan ku xasusta 2018 ayan ka dhagysan waga cilantro aha mobile man lahyn lkin midan edo uu ka dhagysan jira hada wa /28/10/2024❤
Of all the songs he hitted, this really moved me❤
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Maalin isniin ah 5:20 galabnimo 5/8/24 ayan Heestan si xiiso lwh udhagysanayaa🥺
Dumar ugu sare abid🫶
Galab nimo jimco ah 15:29
2 August 2024❤
Hesteydii Amiino❤❤❤❤❤❤
Maanta ooy thy bishu 05/nov/2024 waxan jeclaystay inaan dhagaysto heesta markale
Who else love amina and the song❤
Heestan waan kuu hèsta
Anakaa kadaran
1 oct 2024 ❤
1 agousto 2024 sudan 🇸🇩
04/07/24 goobta Addis ababa habeen isiniin ah 😢❤
2023😢😢😢
2024😢🥺
Inta dhagysanysa 2024
Hestan Aniga iga hadleysa Wlhi Qiso Dhab ah oo igu Dhacday kashekeneysa 💔🥺🤦♂️
Ma iga shekayn kartaa
anoo gari wadan dadan🥺
Heestan wxa Ila daawnysa Xaaskyga Mustaqblka 29/10/2024 bln wxn Ku qadny Inaan 29/10/2025 kusoo laabno Ango. Sidi La qrx Badn 🤍🧕
Qiso dhab ah wallaahi
Suldanka 👑 geeska ❤
Heesti wllhi xasuus bey igu thy😢
Ruun ahti heestan waxa sameya abawan argti foog
Saxiibkey Abdi kaamil ban ku xasuustaa heestaan
Habeen saqdhexe ahayd 19 July 2024 muqdisho to gaalkacayo
Hees aamina 🥰💋
Uuu7ytr