
- 57
- 1 657 981
Hogol Official
เข้าร่วมเมื่อ 16 ก.พ. 2019
#Please#Subscribe#Like#Share
Fanaanka Maxamed Saciid BK oo Raali gelin Bixiyay
#Fanaanka Maxamed Saciid BK oo Raali gelin Bixiyay
มุมมอง: 243
วีดีโอ
Shiik Shariif oo Dowlada ku eedeeyay in ay ku fashilantay Amniga Muqdisho
มุมมอง 1374 ปีที่แล้ว
#PLEASE#SUBSCRIBE#LIKE
Madaxweyne Xaaf oo uga tacsiyeeyay shacabka soomaaliyeed ee ku waxyeeloobay Qaraxii Saaka ka dhacay
มุมมอง 534 ปีที่แล้ว
Madaxweyne Xaaf oo uga tacsiyeeyay shacabka soomaaliyeed ee ku waxyeeloobay Qaraxii Saaka ka dhacay Muqdisho
Farmaajo ka Tcasiyeeyay qaraxii saaka ka dhacay Ex Kontorool Afgooye
มุมมอง 474 ปีที่แล้ว
#PLEASE#SUBSCRIBE#LIKE
Agaasimaha isbitaalka Madiina oo sheegay in lasoo gaarsiiyey dhimashada 73 qof iyo dhaawaca 52 kale
มุมมอง 2024 ปีที่แล้ว
#PLEASE#SUBSCRIBE#LIKE
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo faahfaahiyay khasaaraha qaraxa Ex kantarool
มุมมอง 134 ปีที่แล้ว
#PLEASE#SUBSCRIBE#LIKE
Guddoomiyaha aqalka Sare Cabdixaashi oo cambaareyay Qaraxii ka dhacay Ex cantarool Afgooye
มุมมอง 114 ปีที่แล้ว
#PLEASE#SUBSCIRE#LIKE
Cabdi wali Ibrrahim oo dib usoo nooleeyay Fanka Soomaalida soona saaray Heeso Qaaci ah
มุมมอง 974 ปีที่แล้ว
#PLEASE#SUBSCRIBE@LIKE
Maxkamada Ciidamada qaladka sida oo xukun ku qaaday Shabakad ka tirsan Kooxda Alshabaab
มุมมอง 254 ปีที่แล้ว
#PLEASE#SUBSCRIBE#LIKE&SHARE.
Daa'uud Xanfar Heestii Dhulka Hooyadeey Waan Jeclahay Dhaqashadiisiye
มุมมอง 26K4 ปีที่แล้ว
Daa'uud Xanfar Heestii Dhulka Hooyadeey Waan Jeclahay Dhaqashadiisiye
Gabar Indhoole ah oo jaceyl dhab ah galay
มุมมอง 1314 ปีที่แล้ว
Gabar Indhoole ah oo jaceyl dhab ah galay
Mohamed Haji Ingiriis oo laga wareystay saameynta waxbarashada iyo Soomaalida
มุมมอง 3.1K4 ปีที่แล้ว
Mohamed Haji Ingiriis oo laga wareystay saameynta waxbarashada iyo Soomaalida
Xasan Skeekh Maxamuud oo sheegay iysan Dowladu waxba ka qaban dhibaatada ka taagan Baladweyne
มุมมอง 135 ปีที่แล้ว
#PLEASE#SUBSCRIBE#LIKE
Madaxweyne Sheikh Shariif oo sheegay in ay u baahanyihiin Doorasho Xor ah
มุมมอง 125 ปีที่แล้ว
Madaxweyne Sheikh Shariif oo sheegay in ay u baahanyihiin Doorasho Xor ah
Taliyaha nabadsugida Galmudug Cabdi Dheere oo ka badbaaday qarax loogu xiray gaarigii uu watay
มุมมอง 1275 ปีที่แล้ว
Taliyaha nabadsugida Galmudug Cabdi Dheere oo ka badbaaday qarax loogu xiray gaarigii uu watay
Fowsiya Xaaji "Muqdisho afar qaybood ayay u kala xirantahay, indhahaygana waxaan ku arkay Gabar wad
มุมมอง 115 ปีที่แล้ว
Fowsiya Xaaji "Muqdisho afar qaybood ayay u kala xirantahay, indhahaygana waxaan ku arkay Gabar wad
Xildhibaan Warsame Joodax"Madaxwene baan ahay iyo Ra'iisuwasaare ban ahay danta dadkana fiirin meyno
มุมมอง 235 ปีที่แล้ว
Xildhibaan Warsame Joodax"Madaxwene baan ahay iyo Ra'iisuwasaare ban ahay danta dadkana fiirin meyno
Darawalada mooto bajaajka oo ka careysan dilka wiil bajaaj leh oo uu dilay askari ka tirsan ciidanka
มุมมอง 775 ปีที่แล้ว
Darawalada mooto bajaajka oo ka careysan dilka wiil bajaaj leh oo uu dilay askari ka tirsan ciidanka
Ciidamadii ugu horeeyay ee Komaandooska Soomaaliya oo Tababar ku soo Qaatay Dalka Turkiga ayaa Maant
มุมมอง 155 ปีที่แล้ว
Ciidamadii ugu horeeyay ee Komaandooska Soomaaliya oo Tababar ku soo Qaatay Dalka Turkiga ayaa Maant
Gudoomiye Yariisow oo u hanjabay Muuse Suudi Sheegayna in Maxkamad lasoo saarayo
มุมมอง 135 ปีที่แล้ว
Gudoomiye Yariisow oo u hanjabay Muuse Suudi Sheegayna in Maxkamad lasoo saarayo
Ciidamada Amaanka Soomaaliaya ayaa gacanta ku dhigay hub aad u badan iyo walxaha qarxa
มุมมอง 155 ปีที่แล้ว
Ciidamada Amaanka Soomaaliaya ayaa gacanta ku dhigay hub aad u badan iyo walxaha qarxa
Xildhibaan Goodax Barre" xildhibaano wakiilo shabaab ah ayaa la wareegay Golaha shacabka.
มุมมอง 65 ปีที่แล้ว
Xildhibaan Goodax Barre" xildhibaano wakiilo shabaab ah ayaa la wareegay Golaha shacabka.
Xildhibaan Fiq''kuma jirin Ajandaha in warbaahinta loo codeeyo''
มุมมอง 35 ปีที่แล้ว
Xildhibaan Fiq''kuma jirin Ajandaha in warbaahinta loo codeeyo''
Madaxweynaha Galmudug oo manta ka qeyb galay tartan oroddo ah lagu maamuusayay malinta nabada iyo ho
มุมมอง 215 ปีที่แล้ว
Madaxweynaha Galmudug oo manta ka qeyb galay tartan oroddo ah lagu maamuusayay malinta nabada iyo ho
Heestii Arageena Kala maqan iyo Hassan Gacan
มุมมอง 24K5 ปีที่แล้ว
Heestii Arageena Kala maqan iyo Hassan Gacan
Maxamed Bk Heestii Dadka Ruux Gacan Maran
มุมมอง 3685 ปีที่แล้ว
Maxamed Bk Heestii Dadka Ruux Gacan Maran
Suldaan Seeraar Hees Cusub Aamina Xamar Lyrics 2018
มุมมอง 1.5M5 ปีที่แล้ว
Suldaan Seeraar Hees Cusub Aamina Xamar Lyrics 2018
Heestan ilaa markey soo baxdey ilaa manta 12.12.2024 waa hesahan ugu jeclay❤
11/12/2024 haben qamiis so galeyso 09:10pm, waxan rajeynaa in sanadka xiga eysan xaladeyda saan ahanin😢
HEES TAN WAXEY ISO GARTAY 2024 SORR😅😅
Hestan in ani lyqaday mooda markan inantan dunida ugu jecla iyana run ahantii sidhaba iijeclayd 6years na wada shekysanay nay ay hben hbenda kamida 10/9/2023 Ay iiyedhay ay idhahday waalidkay waxay ikla dooran siiyen duco iyo habar nin bayna igu dren aan ilmaabti nahy ee Katali😢 markasan anon saan ahy garanen ayan kudhhay waxkasto inoogu taliyo waad samyn sowmaha ayay iyado ilmynaysa igu dhahday haa waan samaynaya😭markasan dhahy isla hda aan hlkaa wada fadhino ina mari waa isla baxsanynaaye ayay igu jawabty ina mari😭markasan dhahy may ee walidka habarkiisu yuu kugu dhicine ninkay kugu dren raac anoo qlpiga ka ooyaya😭markasay iigu jwbty maxad samyn maxase kuudanbyn walal iyado ilmynysa😭 markasan ugu jwabay inaan meel kaala sootoso ma ahyn jacylkankuqabyy ee waxaad iga balan qaada inaad sida hada iijeceshahy aad inta noloshada kadhiman ii jeclanyso😭blankaana way iiqaday ilaa hada aan qoraalkan qorayo waxanu nahy lba qof oo sidhaba isu jecel iyado ah weliba ninkle xaaskisa😭😭😭😭😭
Turkey Istanbul 8/12/2024 Habeen isniin soo galayso Hees aanka jclhy heesa kale
5/12/2024😂😂
Laascaanood ban ku dhagaysanaya 4 December 2024 time 6:18
manaag baa ku boday maskiinkas
Hesteydii Amiino❤❤❤❤❤❤
Heestan safar kugalay Aniga io zaxipaday wllhi igu qaliya ❤
😂yaa iga dambeeya 28/11/2024:❤😂
❤❤❤❤❤
Fv song🎵🎵🖤
Hestaan Aad baa udhagestaan in ka badan 1000 mar 😢
Heestan erayada gabadha qof sixi karo haduu jiro ha isoo qoro dhalinyaro❤
21/11/2024
Heestan waxa aaad u qurxiyey oo ku jeclaysiinaya qisada bilow ilaa dhamaad lagaaga sheekaynayo, waxaanay gaar uleedahay oo heesaha kaga duwan tahay farshaxanka iyo musawirka hortaada la keenayo ee maskaxdaada isku sawiraya ee heestu ku bilaabmayso kuna dhamaanayso. ❤️ Sidoo kale waxa xiise gaara u yeelaya goobaha quruxda ay leeyihiin humaag laguugu sawirayo qofkii garanaya xamar iyo jawharna dhadhan gaara ayay u samaynaysaa. Qofka aan wali arag ee anigoo kale ahna waxay ku beeraysaa xiise iyo jacayl badan oo kuu galaya xamar iyo beeraha jawhar iyo wabiyada laga waramayo, waxaasoo qurux ah heestan xitaa hadaanan arag hadana sida ay iigu sharaxday ayaa ka dhiganba inaan arkay oo kale. Mullaxanka heesta oo lagu magacaabo Jinni i shumina wuxuu heesta la helay laxan aan innaba caadi ahayn oo ay adag tahay in heestan qisada ah laxan la saara, isna waabu ku xaragoodo xitaa laxanka laba jeer ayuu bedelay inta heestu socotay. Jawharoo dalxiisloo Dalagiyo beeruhu Durba wada baxeenoo Intuu dararay maalkii Dadku wada xamdiyayaan Duleedkeedii maan iman Jacayl digashadiisiyo Dhibku igu dirqinayeen La daalaa dhacaayeen Doodaayey kaligay Sow dariiqa gurigaan Deyro badan ku noolaa Intaan dawgii gees maray Dib u raadintiisa Saacado ma deydeyin. Walow heestanoo muuqaal leh ay aad u fiicnaan lahayd hadana, Bahda heestan u hagar baxday guud ahaantood abwaanka Mullaxanka Musiishanka iyo Fannaankuba aadbay u mahadsan yihiin wax dhaxal gala ayay uga tageen fanka soomaali. :) Heestan xasuus gaara ayay igu leedahay 2022 ayaan si aada u dhagaysan jiray aniga iyo asxaab aan aad qaali isugu ahayn waagaas. Caawana waxan ku dhagaysanayaa Addis Ababa Ethiopia 🇪🇹 2024 Nov, 19
Maanta ooy thy bishu 05/nov/2024 waxan jeclaystay inaan dhagaysto heesta markale
Poise, elegance, class ❤ Allaha Unaxariisto.
Heestan wxa Ila daawnysa Xaaskyga Mustaqblka 29/10/2024 bln wxn Ku qadny Inaan 29/10/2025 kusoo laabno Ango. Sidi La qrx Badn 🤍🧕
Hestan waxan ku xasusta 2018 ayan ka dhagysan waga cilantro aha mobile man lahyn lkin midan edo uu ka dhagysan jira hada wa /28/10/2024❤
Wa xasuso safa
Heesahaga we iska fican yihin lkn ilma nation noqotay
26/10/2024😊😢
24.10.2024. HAPEEN JIMCE SOO GALAYO ALX WAAAN KU FARAXSANAHAY XIDHIIDHKAAN KU JIRO WALIBA SI WAYN. 🎉 ANIGOO XAASKAGA NOQDAYNA INAAAN DHAGAYSTO WAAA RIYADAYDA. HADUU ILAHAY IGA KAAA JECLADANA 😢 JACAYLKAYGU WAAA ADIGA UUUN XATAA HADAA DABADAA GUUURSADO. I LOVE YOU. ❤️ INA-UPDILAAHIYOOOW ❤
1.11.2024 HAPEEN JIMCE SOGALAYO. I FEEL BAIN 😢
5.12.2024 khamiis 10:00 hapenmo😢
2024/10/22
hees iyo bar burco iyo baledweyn maxa kala heysto dad is jecel weeye walle Abwan HADRAWI AUN oo ahaa reer burco markil heesti baledweyn u tiriyey. Ayaa Abwaanki reer baledweyn MAXAMUUD MAXAMAD QAA,QAA asna heestan u tiriyey burco dhulka meel barwaaqa, oon laheyn bad iyo wabi dhirtu ay ku badantahy, baryo leyrsi lo tago Reer baledweyn iyo Reer burco Illah xarafka b iskugu beegay, dad is jecelna wuu ku beeray labada magaalo😂😂
oh my love you
❤
❤❤❤❤❤❤
7/10/2024😢
1 oct 2024 ❤
Heestan waligay waan maqli jiray lakin man fahsaneen habeen dhaweyd uunbaay gabadhi isoo dirtay marka uunban fahmay heesta mecneheedaba 😢😢😢 xiligan dhasgeysanyo 2/10/ 2024
Naxariistii janno Kinsi
Waa hees xasuus mudan caaw iyo gurigii boqorka io jawi macaan aniga io yaasir boqor io mar labad
What a amazing song! Fanaanad kinsi xaaji aadan maxay fanaanad cajiiba oo cod tolmoon ahayd Still lestining 26/09/2024🎻🔥
😊
25/9/2024 yaa iga danbeeyo❤😂😂
Anga 😂😢
AMINAY 😢
Anyone watching 2024😢 alx jamacadii 2sano iiga harty wadankayga wn aadayaa inshallh xamarna wnka dagayaa iyo qoftydiih.
Rooda keyf tiktok ku so arky kinsi xaaji iso xasiisisay said is ku egyhin
Hesta kaliyee iga burjiga wen wye wll 😢😢😢
15- September-2024 Haben Axada Time 9:38pm
Heestan markii iigu horeysay een dhegaysto waxay ahayd anoo 14jira 1978 hargeisa, iminkana waxaan ku dhegaysanayaa anigoo 60jir ah city of london!
Ma. Allah wayo wad so jog tay lkn anigu cawa 29 ban jira waxana hoga ogadenya Region casumada jigjiga
You are probably right about the timing. When I first heard this song, it was from a record, not from a radio, and around that time. now at age 57, and living in Latin America, this song still comes to my recollection here and there. RIP Kinsy H. Adden (Qaarta).
Tankis ❤❤
Allah Naxarista janno ferdoz haa ugu balaanqado.waxaan joga Canada hessta add ayaaan ujeckahay . Lakiine, stop watching oo 5 daqiqo fataxada umara maaytida oodhaan, including I lost my mom 2018 alaya rahmu.❤❤
Gobolkii ragga ee toga dheeraa baan ku dhegaysanayaaa heeskan 7-9-2024 waana hees cajiiba.
Naftu hdl ay diido udarn qulubtana sow daren kumaan helin😔💔
6/9/2024 still fav song
What a amazing song.!😮 Legend suldaan seerar,tani hees waa dhaaftay waxa la oran karaa waa heestii qarniga 21aad. Still listining 05/09/2024.!🎻❤️
4/9/2024 hben khamiis sogaleyso ayan dhageysanaya goorshegtuna ay shegeyso 21:12
Same😂zhp wn isku soo baxayna