" Ha ekaanina ee talo ninkii oran karoo dhiibta" Oraahdaan aan kaa maqlay kadib waxaan oranayaa , Muuqaalka waxaa ka muuqda dumar qaar aan xijaabneyn, waxa ila qurxan in muuqalka ka muuqdaan gabdho xijaaban, maadaama loo soo gudbinaayo bulsho muslim ah... lana ixtiraamaayo dhaqanka islaamka.
Hadalkaaga waa sida murtida oo kale❤guul
Mashalah brother
❤❤❤msha llh gulyso brother taasan been eheeyn waaw respect
Waa wacyi galin eey ubahan yihiin umada somaliyeed
Maa shaa allah guuleyso saaxiib
Guuleyso msl sare
Legend Guuleyso
Guuleyso wllkeyga
❤
Codkaagu rabi hakuu deysto wllo😊
Masha allaah Mowduuc Aad muhiim u ah oo lama Huraan u ah Qofkasto oo Da,ada dhalinyaro Kusugan
❤
Woow the best
Waa ku sobiqday wlal wxan ka socdaa wlalky iga weeyn(( mohamed photographe))
" Ha ekaanina ee talo ninkii oran karoo dhiibta"
Oraahdaan aan kaa maqlay kadib waxaan oranayaa ,
Muuqaalka waxaa ka muuqda dumar qaar aan xijaabneyn, waxa ila qurxan in muuqalka ka muuqdaan gabdho xijaaban, maadaama loo soo gudbinaayo bulsho muslim ah... lana ixtiraamaayo dhaqanka islaamka.