GABAR EEY KU JEES JEESI JIRTAY OO YASI JIRTAY AYAY SABAB UNOQOTAY NINKEDA INUU JECLAADO MASEER AYAY💔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 144

  • @anisamacaneeyabdi5679
    @anisamacaneeyabdi5679 ปีที่แล้ว +1

    Wcs xbbty masha Allah ayaanay ilxun Allah ka koriyo xbbty ii noolow mcnto 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥💓💓💓🔥🔥🔥🔥🔥💯

  • @haliimoyuusuf1236
    @haliimoyuusuf1236 ปีที่แล้ว +4

    Wcs abaayo mcn imiss you my queen 👸 teydii allha iikadhowro kujclhye

  • @maryanissa2071
    @maryanissa2071 ปีที่แล้ว +2

    Ayaan Abaayo ma fiicanthy

  • @ugbaadxuseen7970
    @ugbaadxuseen7970 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan qurux cimri dher iyo cibado suban ayan ku rajenay wllo igu qali thy

  • @saalaxlove4124
    @saalaxlove4124 ปีที่แล้ว +2

    Asc ayaaney waaku salaamay x.bti ilaahey haku xifdiyo adi iyo caruurtaada familkaada ayaaney rafiif mexey imraan qalbiga ugu dhaawacday xaasinimada eey uaqbto badanaa rafiif maqawaa maxamuut mise

  • @ifrahelmi6269
    @ifrahelmi6269 ปีที่แล้ว +2

    Asc ayaanee see tahay xabibti ma nabad qabtaa ayaantaan waan kaa waayey chanelkaan aadbaan kaaga sugi jiray qisada cimraan iyo rafif bal xaalka ka shekee madaama aad hooyo iyo xaas tahay waan kuu dulqaadaneeynaa lakiin waan kuu xiisay xabibti ❤

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 ปีที่แล้ว

    Ayaney waan Ku salamay maficantahay waan Ku sugeynaa qisadi cimraan iyo

  • @sabrinmohamed4385
    @sabrinmohamed4385 ปีที่แล้ว +1

    Ayaney maxa kgu dhcey abyo 6malin mesha wad Ka maqan thay inaad fican thay ayaney rijeynaya 🥺❤️

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 ปีที่แล้ว +13

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝😥

    • @anisamacaneeyabdi5679
      @anisamacaneeyabdi5679 ปีที่แล้ว

      Salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalim

    • @ashaalimire5760
      @ashaalimire5760 ปีที่แล้ว

      Asc sister meday qabti 26 27 mailoday mise waxad no qoray mashqul waxan rajanaya in adcafimadqobto

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 ปีที่แล้ว

      Scw

  • @fathigolden3270
    @fathigolden3270 ปีที่แล้ว +7

    Inaa dhageestaa usooo kacay wlllhi😭😭❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @foosmacalin1389
    @foosmacalin1389 ปีที่แล้ว +2

    Caleyhi salaatu wasalaaaM💞💞💞💞

  • @saynabjama2038
    @saynabjama2038 ปีที่แล้ว

    Wlhy qisadan anigoo sooman ayaan hadana daawada❤ayaan ilhay haku xiftiyo

  • @Tushlyyyyyyyyyyyyyy
    @Tushlyyyyyyyyyyyyyy ปีที่แล้ว +7

    Wcs hppti sawirkooda xaqiiqada miyaa kan teytalka saaran

  • @queensacdiyo402
    @queensacdiyo402 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid abyo m.a Allah idin xafido adi familkaga Aamiin ayaney💋😚

  • @maxamedclaahi1097
    @maxamedclaahi1097 ปีที่แล้ว

    Mashaa aallah Ayaan Allah Haku xafiido mcnto

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah abyo

  • @suadqueensuad1223
    @suadqueensuad1223 ปีที่แล้ว

    Quruxey ayaanta waad naga jiftaa

  • @mumtazdagan4595
    @mumtazdagan4595 ปีที่แล้ว +5

    Alla qisadu dherer badanaa

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah walashey Allah xa ku xifdhiyo

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว

    Soo dee hee qeybta lix iyo labaatanaad waa sugaa iinshaa'allaah

  • @ruquyoabiikar4612
    @ruquyoabiikar4612 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah mahadsanid walaashey

  • @caashocaliibraahim8645
    @caashocaliibraahim8645 ปีที่แล้ว

    Ayaaney xabti allha ku xafido

  • @shamsoalihassan5137
    @shamsoalihassan5137 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +1

    Wcs my dear abaayo ayaan cadeey waan dhownahay adna sidookale

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 ปีที่แล้ว +3

    Ayantena thank u yaqay xbbti qisada nala so gar

  • @farhiaissahaji2878
    @farhiaissahaji2878 ปีที่แล้ว

    Asc ayaaneyee setahay abaayo waan ku waayey ee ma xanunsatay

  • @sagalfaarax2509
    @sagalfaarax2509 ปีที่แล้ว +3

    Thanks abayo

  • @hodmaniitaqueen
    @hodmaniitaqueen ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid apayo ayaaney 😊❤

  • @naimaahmed9566
    @naimaahmed9566 ปีที่แล้ว

    Ayaaney Abayo waydan waa lagu wayay waxan Rajaynaya in ad cafimad qabto Adiga famlka dhamanba wan ku xisanay
    Wana ka warwarayna maqnashiyahaga

  • @umusiham7291
    @umusiham7291 ปีที่แล้ว

    Ascm abaayo ayan xaged aday maficantahay waxwalba cafimadka kaweyne

  • @ayaanmaxamed6927
    @ayaanmaxamed6927 ปีที่แล้ว +11

    musasalku macaanaa qofta warineysaa deganaa oo balaaqo ficnaa masha allaah

    • @masbalali7820
      @masbalali7820 ปีที่แล้ว

      Qul maanshallah tabarakallah

    • @ayaanmaxamed6927
      @ayaanmaxamed6927 ปีที่แล้ว

      abaayo wanba iri masha allaah qoralka dib u fiiri

    • @firdousaahmad
      @firdousaahmad 11 หลายเดือนก่อน

  • @hamdimuuse3574
    @hamdimuuse3574 ปีที่แล้ว +3

    Asc musal dheer

    • @hamdimuuse3574
      @hamdimuuse3574 ปีที่แล้ว +1

      asc ayaanay qaybti 26 away ay igusocty

  • @Ishwaaq9
    @Ishwaaq9 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaney intee kabahde abaayo

  • @amiiraali2173
    @amiiraali2173 ปีที่แล้ว +2

    Sheeko mcn marka qosol badan ee maalin dhaafka naga dhaaf xbbti

    • @amiiraali2173
      @amiiraali2173 ปีที่แล้ว

      War gabartii ayaan yaa meel ku sheega allaw soo nabad celi

  • @qamarxasan5531
    @qamarxasan5531 ปีที่แล้ว +1

    Ayaneey maxakugudhacay abayo 💟26 nagusharaf

  • @yusraahmed8511
    @yusraahmed8511 ปีที่แล้ว

    Ayaney ku away abayo 3malin kuma arag wlhi waa nabad qabta aa fila abayo 🥰🥺🥺

  • @hodmaniitaqueen
    @hodmaniitaqueen ปีที่แล้ว +1

    Ayaaney apayo xaaku helay😢🥺bisinkee

  • @faamadhudi
    @faamadhudi ปีที่แล้ว

    Asc ayaan abaayo mcn ma nabad qabtaa dhawr malin kumanna arage ilahayow ku xifdi

  • @afnaanabdi5189
    @afnaanabdi5189 ปีที่แล้ว +3

    Asc, Ayaan Goobdoon, walashey mar labaad waxaa kaa codsanayaa musalsalka magaciisa hadaa rabo inaa dawado seen kuheli karaa.

  • @nasriinanasramaxamed5941
    @nasriinanasramaxamed5941 ปีที่แล้ว

    Ayaaney abayo wlhi qisadaan waacibraqaadasho wlhi

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 ปีที่แล้ว

    Mahad.sanid.qisadan.aadbay.umacaantahy.thanks😘😘😍

  • @nimcoaden5483
    @nimcoaden5483 ปีที่แล้ว +1

    🥺😭Ayaan San kusugaayee wan daalay

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว +3

    Wcs ayaan Qaali sharafay ❤ ♥

  • @hodankosar4133
    @hodankosar4133 ปีที่แล้ว

    26 maxaad usoo dan weetay qali

  • @maxamuudcabdi3383
    @maxamuudcabdi3383 ปีที่แล้ว +5

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته صباح الخير يا عسل انتي كيفك وكيف عيالك وأهلك كلهم يا احلا واجمل اخت 🥰

  • @suadqueensuad1223
    @suadqueensuad1223 ปีที่แล้ว

    Ayaney byo ma nabad qabtaa waa lagu wayee kheyr sheeg

  • @ramaasguesthouse2181
    @ramaasguesthouse2181 ปีที่แล้ว +1

    abyo ayaaney intee ka helaya musalsalkaan

  • @ruqiyoladan6236
    @ruqiyoladan6236 ปีที่แล้ว +1

    Kumee Kuma arkee ayaaney nabad ma jirtoo prta 26 aya lasugoya adna nabad aya kuu rejeynayaa iyo caafimad inad ku maqan tahy

  • @xafsamaxamadsalaad9881
    @xafsamaxamadsalaad9881 ปีที่แล้ว

    Ayaaneey abayo waku wanay xaa qaldan

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu ปีที่แล้ว +3

    Wcs wr wb

  • @ayaanmaxamed6927
    @ayaanmaxamed6927 ปีที่แล้ว +1

    musasalka qebtii 26 intee laga helaa chanalkan miya laga guuray abayo

  • @nimo758
    @nimo758 ปีที่แล้ว +1

    Wcs abayo qali mahdsanid xbibti 💯💯💯💘💘💘🫱🫲

  • @anababdullahi2698
    @anababdullahi2698 ปีที่แล้ว +1

    Asc xabibti ayan sthy abayo waba qatare marke rafif dhamato filiman kale musal salo san cml nogu so daay 🥰

  • @naimamohamed644
    @naimamohamed644 ปีที่แล้ว +2

    musalsalkaan asoo afsoomali ku turjuman mala helaa ayaaneey.

  • @hananabdi874
    @hananabdi874 ปีที่แล้ว

    Abyo qeybti 26ka sugaa i.a xbbt so dhaqso plz

  • @ubaxabduqadir7822
    @ubaxabduqadir7822 ปีที่แล้ว

    ASC abaayo ayaaney manabad Qantaa?

  • @najmaelmimussanajma4676
    @najmaelmimussanajma4676 ปีที่แล้ว +1

    Alla ayaaney meshan ayan kuso indha waynahy la aanta howl maqabto xbbt Allah haku xifdiyo 🤣🤣 dalac bilaash ayaan kugu samaysanaya

  • @saalaxlove4124
    @saalaxlove4124 ปีที่แล้ว

    Asc ayaaney waaku salaamay x.bti maxaa kugu dhacay ma xanunsaty la.aantaada awaar nolol majiro xasaasiyadi maa ku heyso abaayo seey wax ujiraan ilaah adoo nabat qawo ha inookaasoo celiyo .

  • @aaminaaadan7307
    @aaminaaadan7307 ปีที่แล้ว

    Maanta ka hor kuuma soo qorin comanti ee maxaa ileedahay wllo

  • @farhiabasal1227
    @farhiabasal1227 ปีที่แล้ว

    Asc abayo I hope you’re okay

  • @somaligirl2535
    @somaligirl2535 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @amatarahmanchannel
    @amatarahmanchannel ปีที่แล้ว

    Salam ayaan awaye rafiif manta ????????

  • @xamdixuseen4655
    @xamdixuseen4655 ปีที่แล้ว +1

    ilahow eysan ciyoow dhamaan qisadan waa igu socata wllhi

  • @nasroibrahim3605
    @nasroibrahim3605 ปีที่แล้ว

    PLZ MAGACA FILIMKA YA IGUCAWIYA AAN

  • @ayaanmaxamed6927
    @ayaanmaxamed6927 ปีที่แล้ว

    anaa aqaan gabdh diimo kale ah ya musasalkan daawadsiiya lkn nasiibdarro ilama hadasho hdn ushere garen laha

  • @sulekhahassan7439
    @sulekhahassan7439 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @naciimodirir3056
    @naciimodirir3056 ปีที่แล้ว +1

    Susan qurux tnx byo 😘

  • @masbalali7820
    @masbalali7820 ปีที่แล้ว

    Ayaan away qisadii

  • @cabdifitaaxcabdullaahi6549
    @cabdifitaaxcabdullaahi6549 ปีที่แล้ว +1

    Qeybta 27 ayaan sugeynaa

  • @nasriinanasramaxamed5941
    @nasriinanasramaxamed5941 ปีที่แล้ว

    Ayaaney aawe qisadii hee

  • @fadumajinow6796
    @fadumajinow6796 ปีที่แล้ว

    Ayaan xabiibti setahay

  • @anisaali6064
    @anisaali6064 ปีที่แล้ว

    Asc ayan abyo maca fimad qabta qaliyey

  • @indhoarts1177
    @indhoarts1177 ปีที่แล้ว

    Ayaneey maxakugu dhacay huuno nabad inaad kumaqantahay ayaan kuurajeynayaa

  • @masbalali7820
    @masbalali7820 ปีที่แล้ว

    Ayaaan yaaa warka heyaaa

  • @cashoc8
    @cashoc8 ปีที่แล้ว

    Naa ayaaney xageed aaday meeday qaybtii kale

  • @fridasson848
    @fridasson848 ปีที่แล้ว

    Ayaan sc abaayo macaan ilaahow ku xafid adiga iyo famikaga ❤️ abaayo diima waxa haya jecel maaha ee way xanuusantahay dad badan ayaa saa ku dhacda oo qofkay jecelayen haday waayan qofkale uma rabo waa xanuun ku dhaca

  • @foosmacalin1389
    @foosmacalin1389 ปีที่แล้ว +2

    💝💝💝💞💞💞💖💖💖💓💓✌✌

  • @hawolulibrahimsalad5056
    @hawolulibrahimsalad5056 ปีที่แล้ว

    Ayaaneey ku aaway maxaa ku helay

  • @malyuunmaanka586
    @malyuunmaanka586 ปีที่แล้ว

    Abyo sidaa ku sugaynay wn dalnay noso dhaqso plz mcnto

  • @deeqacali_23
    @deeqacali_23 ปีที่แล้ว +1

    Ileen wiilka quruxda badan an aqon wayey waxa dhashay mamada shaqalaha ina kuwaydiya rabey thanks mcnto

  • @fadumajinow6796
    @fadumajinow6796 ปีที่แล้ว

    Ayaan

  • @xamdixuseen4655
    @xamdixuseen4655 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaney wajiga maxamuud na tusi

  • @najuucnuur8775
    @najuucnuur8775 ปีที่แล้ว

    Ayaaney intee aaday😪

  • @najmaxuseen2017
    @najmaxuseen2017 ปีที่แล้ว

    ayaaney abaayo Malin walbsogeli noh pl

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 ปีที่แล้ว +1

    Insha allah wa sugeyna

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu ปีที่แล้ว +4

    👍👍👍👍🥰

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 ปีที่แล้ว

    Ayaan ana ma jiratey

  • @deqanuur2311
    @deqanuur2311 ปีที่แล้ว

    Ku away maanta sister are you ok?

  • @aasiyocraxmaan4465
    @aasiyocraxmaan4465 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo maxaakuku dhece miyaa xanuunsate aawe musal salkii

  • @zuhuurabdalla2651
    @zuhuurabdalla2651 ปีที่แล้ว

    Ayaney musalsalkani magacisa maad no shegtidna

  • @xafsamaxamadsalaad9881
    @xafsamaxamadsalaad9881 ปีที่แล้ว +1

    Wcs

  • @sagalsaafi2215
    @sagalsaafi2215 ปีที่แล้ว +3

    Abyo ayan musaslka shekadan laga sameyey mgcis isheg bls

    • @afnaanabdi5189
      @afnaanabdi5189 ปีที่แล้ว

      Haa, aniga xitaa waa kacodsaday magaca musalsalka iney ii shegto, comment Hada ineysan akhrinaa umalenaa

    • @najmaelmimussanajma4676
      @najmaelmimussanajma4676 ปีที่แล้ว

      Haa xabibaati waxa ladhaha لعبه القدر

  • @sahrasahra1913
    @sahrasahra1913 ปีที่แล้ว

    Naa ayaaney maxa ku helay Mcnto

  • @faizaaden2987
    @faizaaden2987 ปีที่แล้ว +1

    Asc xabibti ayaneey 🥺😰abayo maxaa kugudhay miyad xanusaty wllhi sidan kugu xiisay ama aan kutaby marnaba qiyaas maleh wllhi channel ka daqiqad walba wansoegaa inad gadashey waxsodhigty hadana wankawayaa xabibti nabad kusolaabo wllhi wanku xisay hadii ad xabusaneysan allaha kucafiyo mcney 💕❤️❤️🤲

  • @ikranabdullahi5536
    @ikranabdullahi5536 ปีที่แล้ว

    Wlhi dimaa waa wala raabtaa waxas jaacal mahan

  • @maymuunaxmadcllahi3011
    @maymuunaxmadcllahi3011 ปีที่แล้ว +3

    Aad baad umahad santehe

  • @najmomohamed9291
    @najmomohamed9291 ปีที่แล้ว

    Wan jeclahay musalsalkan maalin walbo noso deey hade macquul thy sis wanku farxa marka arko wlhi

  • @nimcoaden5483
    @nimcoaden5483 ปีที่แล้ว +1

    Inta shekada ila sugeso ismujiya🙆😁

  • @farxiya529
    @farxiya529 ปีที่แล้ว

    Aysney khayr hel wall hormar waaara yeelo wall janalkaga kale qisada udanbaysay qaybta 4aad laso dhakhso walashay