nolasha dalka masar guryaha maciishada. qaali raqiis qaybtii shanaad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 33

  • @arabe9921
    @arabe9921 7 วันที่ผ่านมา

    Mshllh tabarakallah waan imaan doonnaa inshllh mhdsnd ❤

  • @ahmedkoukou-m8r
    @ahmedkoukou-m8r 7 วันที่ผ่านมา

    Wa saxanthy abdi eid somali wa mel bahal dagan inta kunol ilhy haka badbadiyo

  • @Jaceelman
    @Jaceelman 13 วันที่ผ่านมา +1

    Video inta soondubtid raali geli umada somaliyed thank you asalamu alaykum brother Somalia 🇸🇴 hanoo lato hana is raacdonamiin aamiin Allah is Great

  • @aasha-t3q
    @aasha-t3q 13 วันที่ผ่านมา +1

    Adduunka dagaal waa soo maraa waa na ka baxaa dhibaatada laguma waaro gafka aad wadid jooji taariikhda masarna baro dabaq aadanlaheyn haku faanijn aabahay baa geel leh anaa dameerleh baa ka roon

  • @aasha-t3q
    @aasha-t3q 13 วันที่ผ่านมา +1

    Waa ka xumahay in aatiraahtid calankii hoogay oo ba ay yaa bi iyaynadigoo kale maa daama aadwaddankaaga cayday wax lagu daawado maistaahishid

  • @Jaceelman
    @Jaceelman 13 วันที่ผ่านมา +1

    Somali wa wadan marka umada somaliyed raali ahow dheh apologize raali calanka somali 🇸🇴 ee ee ad wax ka sheegtay #1 mida #2 wadankaga hooyo wax ka fiican majiro

  • @shukrishacni6666
    @shukrishacni6666 9 วันที่ผ่านมา

    Muqdishaba kaqurxan masar masaanaa😂

  • @HanaYousouf-q4o
    @HanaYousouf-q4o 13 วันที่ผ่านมา

    Bro abdi Eid wan ku salamay salan ka dib wll waxan rabay inad iga cawiso hadi aad aqon uledahay masar imashahega waxan wata sharci yar ee jarmalka dravel docoument qabke aan ku tagi kara

  • @Jaceelman
    @Jaceelman 13 วันที่ผ่านมา +1

    Calanka somali 🇸🇴 wa calan umada somaliyed leedahay apologize

  • @fuaadcaraale6326
    @fuaadcaraale6326 9 วันที่ผ่านมา

    Kuwi madaxda ahaa aya carurtoda dibada geystay somaliya dadka wey ka cararayan

  • @MubYus
    @MubYus 11 วันที่ผ่านมา

    Meeshu qashin badanaa.

  • @raxmocabdi-pi4fy
    @raxmocabdi-pi4fy 13 วันที่ผ่านมา

    War wll masarbad nagu diraysa wan jeclaye

  • @fowziyoahmed3975
    @fowziyoahmed3975 12 วันที่ผ่านมา

    Walal waxkastuu yahay wadankaga wax kuu dhamo malahan aduunka wadamo badan ayaa dagal so dhex maraay xataa yurub sideey isku layeen somali 🇸🇴 iskuma leeyn hadana waa kaa hormareen walal tariiqda aduunka dib uu rac oo aqriso ilahay wadankeena sii nabad warto oo mideey somali 🇸🇴 masar waan kuu so noola marna niyaad kuma joogiin wadan adaan leheen dareen kuu joog

  • @EnaAbdy
    @EnaAbdy 12 วันที่ผ่านมา

    Wll masar xgaa libiya ma laga galaa
    Please isoo jawaab

    • @CabdiEid55
      @CabdiEid55  12 วันที่ผ่านมา

      Walaal wax akhbaar ah mahayo halkaa

    • @qodaxdhuuni5332
      @qodaxdhuuni5332 10 วันที่ผ่านมา

      Libya waa meel khatar ah walaal

  • @hooyo-hj6dd
    @hooyo-hj6dd 13 วันที่ผ่านมา

    Meeshan waa caashar somalida soboolkaa ayaa degan ee dhinaca kale taasic iyo thaamin waa guryo cusub oo qaali ah somalida qurbaha ka timid ayaa dagaan. nin yahow aqbaarta iska sax.

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 13 วันที่ผ่านมา

    oo ayraboorka ma bajaaj baad usoo raacdey? waaba magaalo fiican

  • @libaanmaxamed7074
    @libaanmaxamed7074 4 วันที่ผ่านมา

    300$ RAQIIS MIYAA SXB?

  • @grigorig1055
    @grigorig1055 13 วันที่ผ่านมา +2

    Is it really cold in the morning? I see a lot of folks wearing jackets

    • @CabdiEid55
      @CabdiEid55  13 วันที่ผ่านมา

      It is cold throughout the day

    • @wadani2724
      @wadani2724 13 วันที่ผ่านมา +2

      Saddex dal aan soo maray, Itoobiya,Sudan iyo Masar.
      Mar walba feejignoow qofna ha aaminin, wax walbana sideey yihiin ma aha, waa ummado lacag hadeey arkaan iyaga dhan isbadalayo.

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 13 วันที่ผ่านมา

      @@CabdiEid55 waa dawadey video yadii qaahira waxaan ka helay xaafadii u dambeysay ee video gaan aad ka soo duubtay waayo guryaha waxaa u dhow tukaamo suuqyo, laakiin xafadii madinat waa meel aad mood xafadihii safaraduhu dagi jireen oo markaad meel aad wax ka gadato rabto aad gaari u baahan tahay.walahi waa runtaa soomaliya waa meel bakhtiday walaal aano qabiil baa laguu dilayaa xitaa hadii nin aalkolistaa oo reer kiinaa aalkoliste kale dilo adigaa u dhimanaya.uma socdo dalkaas

    • @ajsmoth3509
      @ajsmoth3509 13 วันที่ผ่านมา

      In the winter Egypt is cold in the summer it’s boiling

    • @grigorig1055
      @grigorig1055 13 วันที่ผ่านมา

      @ when you guys say cold, is it throughout the day or just in the morning.

  • @Hornscope
    @Hornscope 13 วันที่ผ่านมา +1

    Meel baaba'a ayay degan yihiin soomaalidu oo aan indhaha u wanaagsanayn.
    Laakiin waxaan ku weydiiyey airportka iyo xaafada soomaalidu miyay isu dhow yihiin

  • @MunaHussein-w3g
    @MunaHussein-w3g 13 วันที่ผ่านมา

    Asc dhibka ugu daran wa iqamad la an ee sede lagu heli jara nolosha wa raqus guryaha wa raqiis lakin away dal ku joge

  • @SakiValverde
    @SakiValverde 13 วันที่ผ่านมา

    If Allah say l wiil gone is this place

  • @libaanmaxamed7074
    @libaanmaxamed7074 4 วันที่ผ่านมา

    CAJIIB!!! Waa RAQIIS 1.80$ aaway Xisaabi?
    Imisa ayaa loogu jaraa NINKA MASAARIGA AH?
    SOOMAALIYEEY AAN XISAABTANO.

  • @nuuriyenuuriye14978
    @nuuriyenuuriye14978 9 วันที่ผ่านมา

    Hhh somalia daarood ayaa qasay 😅 dhibkana wada

    • @CabdiEid55
      @CabdiEid55  9 วันที่ผ่านมา

      @@nuuriyenuuriye14978 you need help