"Naguma Filna in arrintii aanu kasoo hadalnay si fudud la iskaga yidhaahdo waa been"W\ Cali Mareexan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 360

  • @hamseabdihakinmohamoudhuss7272
    @hamseabdihakinmohamoudhuss7272 3 หลายเดือนก่อน +29

    Si fiican ayuu u hadlay Wasiir CALI MAREEXAAN

    • @Zolaouais
      @Zolaouais 3 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 3 หลายเดือนก่อน +7

    Well done wasiir ! Very deplamatic speech! Very proud of you❤️🤍💚💪💪💪

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 หลายเดือนก่อน +2

    war cafar u yedhayaa ama mucaradka Djibouti xuduudaha u fura oo eretrea la heshiiya !!!!!!!!!!!

    • @missjano8249
      @missjano8249 3 หลายเดือนก่อน

      Mucaradka djibouti 🇩🇯 waa issa awdal iyo gabiley iyaga leh

  • @rahmanuur5191
    @rahmanuur5191 3 หลายเดือนก่อน +10

    Cali waageesi qaran guuleso ❤

  • @NaasirOsmaan
    @NaasirOsmaan 3 หลายเดือนก่อน +4

    Somaliland way waasheen waar nidaamka diblomaasiyada barta oo channels ka siyaasadu laga wada xidhiidhaa maaha in microphone-nada laga wada hadlo . Maxaa idiin diiday in aad wafti u dirtaan oo aad tagto . Dampshit waxanaa masuul dad sheeganaya waar doorashada ayaad damacsan tihiin inaad la meereysanaysaan . Cidwalba maxaa idinku diray ?

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 3 หลายเดือนก่อน +7

    Waar mooshino iyo dabino baa laydiin dhigaye isilaasha hargeeysa burco berbera,ceerigaabo,ka xoreeya CADAWGA GURYAHA JIIFA EE MASAAKIINTA LA MOODO EE SIXIRKA IYO SIRAHA WADANKA GUDBINAYA KA SAARA DALKA KUWA JAREERTA AH EE NAAGAHA QABA KA SAARA DALKA VACUUM MARIYA PLEASE.

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 3 หลายเดือนก่อน +1

      kkkkkkkk isaaqlan aamina

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 3 หลายเดือนก่อน

      Iidoorland ceerigaabo ma adaa leh

  • @Sport-Khayo
    @Sport-Khayo 3 หลายเดือนก่อน +11

    Xaqiiqada ayaa ah sida mudane maxaad ka badali kartaa, oramo iyo amxaaro ma rabno

    • @jamalsaleeban1666
      @jamalsaleeban1666 3 หลายเดือนก่อน

      😂 Canfarta itopia iyo kuwa ertariya ciisaha ku kacsan walahi inaanu ku kicin

    • @faizam523
      @faizam523 3 หลายเดือนก่อน

      @@jamalsaleeban1666 wax vaa baalaha ifa yaacay maxay kicin karaan.

    • @jamalsaleeban1666
      @jamalsaleeban1666 3 หลายเดือนก่อน

      @@faizam523 25 goorma ayaad xornimada u dabal degaysan

    • @Mousta_alpha94
      @Mousta_alpha94 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@jamalsaleeban1666😂😂😂 habad kiciside halked so marin ??

  • @ahmdtube
    @ahmdtube 3 หลายเดือนก่อน +1

    Si diblomaaasi ah oo masuuliyadi ku dheehantahay ayuu u hadlay, xaqaa'iqna wuu soo bandhigay.

  • @AbdiAli-xw3my
    @AbdiAli-xw3my 3 หลายเดือนก่อน +1

    Canfar in badan aye sugeysay arinka wey na codsaty somaliland in dhul laga siyo manta wa malintoti inta ithiopia jogata xalkan ha la keno

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 หลายเดือนก่อน +1

    jabuuti maxay ciidaeena iyo dhagaxeena u gurta wa in laga joojiya berigi dp world sowtay bada soo galeen qof ku dileen berigi siyad bare sowtay mingiste siyaad meeesha ku heshiisyeen berigii dadkeena qaxeen sowtay alababada ka xidheen sowki dadkeenu tegay itoobiya dhulkii isaqa

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wasiirku siwanaagsan buu u hadlay

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkani si fiican oo waafiya oo xushmad iyo sharaf leh ayuu u hadlay. Hadal ku salaysan xaqiiqda. Bal barbar dhig hadal carruureedkii wasiirka maaliyadda Jabuuti.

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wasiir su'aal yar inaga soomaali miyey inaga geydaa inaan dhahno amxaaraa naga kiin xigta?
    Waa maxay wanaaga aynaan inagu sameyn e aan dadka ka rabnaa 😂muuse iyo kooxdisow miyad na waalaysaan

  • @CabdirisaaqMaxamed-qx6wd
    @CabdirisaaqMaxamed-qx6wd 3 หลายเดือนก่อน +4

    Maxaad ka badali kartaa caliyoow

  • @guleit89
    @guleit89 3 หลายเดือนก่อน +11

    Adeer wa qayishen ee badina jaad haku badalina

    • @SaidAlifarah
      @SaidAlifarah 3 หลายเดือนก่อน +3

      Isaaq qac buu kayeedhsiyey Somali fake

    • @faizam523
      @faizam523 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@SaidAlifarahisaaq jiq buu galey ilaa maalintii GOOJACADE lagaga adkaadey 8/25/2023

    • @cabdisudhaaye-ng2eh9lp5c
      @cabdisudhaaye-ng2eh9lp5c 3 หลายเดือนก่อน

      Adeer qaadka nin raga cune ee orod oo ka xoree hooyada iyo hablahina amison iyo telegram

  • @abdirazakwaid7271
    @abdirazakwaid7271 3 หลายเดือนก่อน +5

    Insha Allah lughaya saylac state iyo Awdal state way xoroobi doonan dhawan

  • @ridwaanfure2727
    @ridwaanfure2727 3 หลายเดือนก่อน +6

    wasiir waa kuwadana shaqadada iyo horumarka aad malinpa mid qaadaysid guuleyso ilahy aqliga ubadka cafimadka cibaadada haku barakeeyo wcs

  • @prosl11
    @prosl11 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wasiir gudaha somaliland mideeya cid walba waynu iska celin karna

  • @AbduraxmansaidAwale
    @AbduraxmansaidAwale 3 หลายเดือนก่อน +2

    Jabuuti baanu raacnay

  • @AhmedIbrahim-ut3wm
    @AhmedIbrahim-ut3wm 3 หลายเดือนก่อน +2

    Guul wadankyga ❤somaliland ❤__Ethiopia ka baqayaan ku wa jabouti mamulaa 😅

  • @mmh8047
    @mmh8047 3 หลายเดือนก่อน

    SNM,USC,SSD....idinkaba jabhada baad aheydeen????? 1990---‐2024!!!! ...!!!!¡!¡!!😢😢😢😢😢

  • @Shuhuura
    @Shuhuura 3 หลายเดือนก่อน +1

    Reer Awdal iyagaa xor u ah dhulkooda Ciday rabaan ayay dantooda ku darsanayaan ,wax iidinka khuseeya ma jiroo 💙⚪💙

    • @JohnTheworld-to1ob
      @JohnTheworld-to1ob 3 หลายเดือนก่อน

      Badhyo culuseey adigu badhidaada ilaasho

    • @JohnTheworld-to1ob
      @JohnTheworld-to1ob 3 หลายเดือนก่อน

      Badhyo culuseey adigu badhidaada ilaasho

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@JohnTheworld-to1ob abaarsooy oohinta yareeh 😂

  • @mmh8047
    @mmh8047 3 หลายเดือนก่อน

    Dhulkiina hadda waad haaysataan ood kudhaqantihiin ?¿???? DEEGAANKiina Cid idinku haysato maleh!!!!!!!!! -----QABiiL kastaba Sidaas ookale bay XAQ Uleeyihiin😮😮😮😮😮

  • @hamzemoumin3242
    @hamzemoumin3242 3 หลายเดือนก่อน +2

    Hada nahay shacabka réer Djibouti
    Shacabka somalilalend wa walaalahen lkn siyasiyinta aya khilaf ka jira gorme cadow noqonay

    • @ayoubfarahallaleh286
      @ayoubfarahallaleh286 3 หลายเดือนก่อน

      ISAAQA WA LA BABINAYA WIXI AMXAR RACAY WIXI SOMALI DJIBOUTI WAY IMANAYN

  • @mmh8047
    @mmh8047 3 หลายเดือนก่อน

    Qabiil Qaran manoqdaa??¿?? hal Qoysna QABAA _I L maxukummi karaa!!!!¡!!!😮😮😮😮😮

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisa 3 หลายเดือนก่อน +22

    Jabuuti qofkasta oo Somali ahi wuu imankara

    • @cartancartan8452
      @cartancartan8452 3 หลายเดือนก่อน +5

      Waa beentaa

    • @Hamzahmed782
      @Hamzahmed782 3 หลายเดือนก่อน +3

      OK madaxdiinu sidas may u hadasho maxay jabhadaha durbanka uga daba garaacayan marka dambena waa been leedahy😂😂

    • @Siciid_Carab
      @Siciid_Carab 3 หลายเดือนก่อน +1

      Dhashii faransiiska kkkkk

    • @AnnoyedGuitarAmp-rk8zwfa
      @AnnoyedGuitarAmp-rk8zwfa 3 หลายเดือนก่อน +2

      𝐖𝐥𝐥 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐱 𝐦𝐮𝐝𝐨 𝐤𝐨𝐫𝐝𝐡𝐢𝐧 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚𝐚𝐲𝐨

    • @Hamzahmed782
      @Hamzahmed782 3 หลายเดือนก่อน +3

      @@Siciid_Carab wa adontii faransiiska🤣

  • @principle6930
    @principle6930 3 หลายเดือนก่อน

    dakeeda berbera waxa curyamiyey DP world .. intad qabtan dp world aya hormarisay dekadda berbera . ma hormareysan ... dp world waxa laga leyahay emiradka carabta ma uu maleyneysa inay dekad kuwooda ka hormarsan inay ku dhisayso.

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jabuuti waa maafiyo tuuga
    Waa in la iska celiyo

    • @somalilandnew
      @somalilandnew 3 หลายเดือนก่อน

      Cajuuuska calosha weyn Waa laga 😂 xorynaya! Canfta ku istadha

  • @Miicaadyare
    @Miicaadyare 3 หลายเดือนก่อน

    Futo Mareexaaney dee İlyas Dawaleh Ciisenimadiisuu Difaacanayaa Sidaad Isaaqnimadaada udifaacaysid,, Hello.😂😂

  • @abdiasisadendualle1723
    @abdiasisadendualle1723 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jabuuti Waynu iska celinaynaa

    • @missjano8249
      @missjano8249 3 หลายเดือนก่อน

      Ssc 😂ma iska celisid

  • @Koomaali
    @Koomaali 3 หลายเดือนก่อน

    #Calow cabaadka yaree! Waxaad fasheen waad ogtahay, Awdalna qool idinkuma jirto,

  • @hary0102
    @hary0102 3 หลายเดือนก่อน

    Cali Baxar iyo Xertiisa Not Easy Viva Awdal State ❤👑❤👑❤
    Xaafidii yareed Weey fashilantay Xabashi iyo Oromo walaalaysta, Dhulbahante iyo Warsangali hereey u Shubeen, hadana Samaroon iyo Ciise ayaa qulqali raba 🔥🔥🔥

  • @AliGeeljire
    @AliGeeljire 2 หลายเดือนก่อน

    The Somali people are very happy and supportive of both Awdal State of Somalia and Khatumo State of Somalia 🇸🇴. Both states are crucial for Somali unity and have demonstrated their readiness for a united Somalia, which brings us great joy to witness this approach. Currently, Somaliland comprises only three cities: Hargeisa, Burco, and Berbera, and it is primarily represented by one clan, the Isaq. Therefore, they cannot claim all of northern Somalia. It is important for this clan to respect peace and avoid creating any new conflicts in northern Somalia.

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd 3 หลายเดือนก่อน

    Somaliland Guul iyo gobanimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ashanor8035
    @ashanor8035 3 หลายเดือนก่อน

    Doqon samaroon iyo ciise dhulkooda iyagaaleh Habar Awaleey dulkiino haydiqaado qabiil qabiil umadaladaynkaro

  • @collineest9827
    @collineest9827 3 หลายเดือนก่อน

    Arrin dad isla ogyihiin
    Ayay dadkalena iska wereerinayaan.
    Adder muse bixiso iyo ina cumar iyo xasan sheekh ba intuba arros Ayay kuwada kulmee3n 😂😂😂
    Don t forget this

  • @abdifarhan8979
    @abdifarhan8979 3 หลายเดือนก่อน

    Waar meesha kala taga siyaasad xumada hadan sidan ayaan wax ka badalin tii laascaanood baa laga bilaabayaa ...............

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden1335 3 หลายเดือนก่อน

    WALEE. WARAF. IYO. SHIMBIRO. WAR. ISUMA. HAYAAN. XAARKA. AYAA. KA. DAADANAYA. SOMALI
    DIIDKKA

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 2 หลายเดือนก่อน

    Kani faan baddanaa waddanada sahaara ka hooseeya somaliland portikeega ayaa ka horeeya kulahaa. Ma portka Nigeria iyo Angola, Mombasa iyo Tanzania ayay ka horeeyaa ka Berbera? U dambayn portka jabuuti waa ka sadexaad 3 Africa oo dhan 10 terminal container ah bayleedahay waliba waxaa soo gala hyway truck traffic iyo brand new electric train made of China's company 4 years ago. Intaas oo dhan porka Berbera maleeyahay?

  • @ismailhassan4397
    @ismailhassan4397 3 หลายเดือนก่อน

    33 sano ciidan Ethiopia ah Somaliland masoo gelin!!! Well oo maxag ka soo doonayaan waa gobol yar oo ay maamulaane. Jigjiga iyo Hargaysa iyo Gorowe waa isugu mid .Duufow oo Dufkubax .

  • @housseinchinemohamed6990
    @housseinchinemohamed6990 2 หลายเดือนก่อน

    markii SNM ay la dagaalantay Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre Allaha ku soo dhaweeyo Janadiisa Fardowsa ah SNM oo lagu soo dhaweeyay Jabuuti 🇩🇯 ogaada Sool iyo Awdal ciise iyo samaroon baa leh

  • @Maqal-Tv
    @Maqal-Tv 3 หลายเดือนก่อน

    War doqonyahaw dowlad matihidine reer awdal faraha kalabaxa Muuse juudaan kursiga buu rabaa inuu siijoogo Somaliland wax ladhaho majirto gobolada waqooyi weeye.

  • @AhmedIbrahim-ut3wm
    @AhmedIbrahim-ut3wm 3 หลายเดือนก่อน

    Guul wadankyga ❤somaliland ❤__Ethiopia ka baqayaan ku wa jabouti mamulaa 😅

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jabuuti waa cadow waa layska qabaynaa , xirsi iyo ina xaashi waa daba dhilif la iibsaday

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 3 หลายเดือนก่อน

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

  • @fhuddle2311
    @fhuddle2311 3 หลายเดือนก่อน

    Markaad Amxaar raacday yaad fashilanteen oo aad xuduudii soomaalinimada ka gudubteen,Jabuutina waa soomaali.

  • @mustafamohamed3761
    @mustafamohamed3761 3 หลายเดือนก่อน

    Jabuutina ma amxarada laga jecelyahay weybu garanee somalia. Hhhhhhh

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 3 หลายเดือนก่อน +1

    jabuuti dafiraad usoconmayso we faragalin hayska dayso

  • @BashirDhere
    @BashirDhere 3 หลายเดือนก่อน +2

    Adeer doorashada qabta ila meereyso ileyn wey dhamaataye. Marba meel been ah shacabka ha ujiheynine

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 3 หลายเดือนก่อน

      Doorashadu waa arrin gudahayaga ah ma khusayso waddan shiisheeye

  • @Miicaadyare
    @Miicaadyare 3 หลายเดือนก่อน

    Kursigii isaaq Fadhiisan jiray miyuu Gadabuursi Fadhiistay😅😅😅

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 3 หลายเดือนก่อน

    Waar reer Somalilandow ku faana dhulkiina siiba reer sheekh isaxaaqow
    Idinkaa majority ka ah Somaliland
    Walaahi khati bila baan ka joognaa somalidan nagu walatay…iyagaba aqoonsi ku sheegyo haystee maxaa na daba dhigay uskagan
    Kuwa seylac ka shekeynayow candhuuftiina dib u liqa cid idiin soo socotaa ma jirto…xeeb isaaq naga badan

  • @FrontlineDiplomatsFD
    @FrontlineDiplomatsFD 3 หลายเดือนก่อน

    Abiye axmed abiy hadalkiisuu wuu cadyahay wuuna sheegay marar badan in uu doonayo in uu xoog ku qabsado zeylac
    Taariikh been ahna wuu ux sameystay

  • @abdi-chakourkourian4245
    @abdi-chakourkourian4245 3 หลายเดือนก่อน

    Djibouti wad ku walateen ee mx dhacay furun miya rabtin

  • @Rahim123Jr
    @Rahim123Jr 3 หลายเดือนก่อน

    Kani taagda daran jabuuti ma khaatumo ayuu moodayaaa. Inkastoo khaatumo laftoodu eryadeen.

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 3 หลายเดือนก่อน

    kkkkkkk jamhuuriyadee isaaqland aamin adeer been baad ku nooshihiin 33sano

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 3 หลายเดือนก่อน +14

    Jabuuti adeer waa walaal laidinka yeeli maayo taas maalinba qolo noogu sheegi maysaan kolna walaal kolna cadow

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 3 หลายเดือนก่อน +2

      Siyaasada fahmi meysid iska aamus 😂

    • @Abdikanijibril
      @Abdikanijibril 3 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@kaaha1233siyaasadu ma marba in meel laysku qaadaa

    • @somalilandnew
      @somalilandnew 3 หลายเดือนก่อน

      Walaaalo😂😂😂 Waa ino dagal

    • @XamasNasri
      @XamasNasri 3 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@kaaha1233 siyaasadu hadba ma reer isku qaad baa waa badow xukun qabatay 😂

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 3 หลายเดือนก่อน

      @@XamasNasri siyaasadu sxb joogto ah maleh ee Dan joogto ah ayay ledahay qofkii shaley kula saxibka ahaa manta cadow ayaad isku noqon kartan wana xeerka siyaasada kolba halkii aad dantaada ka dhex aragto ayaad tageysaa

  • @farxaancumar9052
    @farxaancumar9052 3 หลายเดือนก่อน

    Waa maxay baryadu calow, iyaga inaga liita jabutiyanku,
    xuduuda kusii daaya kuwaynu ka horjoogno eed garanyso!

  • @mukhtarhagar4344
    @mukhtarhagar4344 3 หลายเดือนก่อน

    HADII AAAD TIRI WAXANU DHULKAYAGA UTASHANAY 33 SANO KAHOR MAXA DIIDAYA IN RER AWDAL 2024 DHULKOGA UTASHTAAAN?
    IIDOORKA CAQLI XUMADA WAXA UDHEER TABARYARIDA KKK😂

  • @MmiMmi-ih7hh
    @MmiMmi-ih7hh 3 หลายเดือนก่อน

    Somaliland de wxde eedeyn mhe imika shacab iyo msuuliyinba hanjabadbay ka maraysaye war coladan iyo wxnd laapta ka jeclaaten waa laydinka aqbalaye waa wxd ka hesheena soodhawada

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 หลายเดือนก่อน

    Wasiirku waa ninka ugu hadal wacan somalilaan si fiican oo masuul Ah Ayuu u hadalay iyaguna jabuuti maxay tidhi waa beentiin hadalka Ayaa.laga habaray🤣🤣🤣🤣

  • @axiddig5486
    @axiddig5486 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkani wali geeli ayuu lajoga luqaddii dawaladnimo ama ka wasiirnomo kuhadlimyo degdegu ma ficaana iyo sawiiro yaryar oo jeebka lagu soo qaato .

  • @venti9407
    @venti9407 3 หลายเดือนก่อน

    Dadkii lacagta ka soo xaday djibouti maxaad u soo qaban waydeen

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 3 หลายเดือนก่อน

    Iska celiya jabuuti cid walba waa idin soo qoslaysaa beacause Farahad Burcad ku haysataan

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 3 หลายเดือนก่อน

    Dawlad hadad tihin wasir xildhibanada parlament Somaliland ku jira ee beenaynaya waxa ad manta cadaynaysid sharciga mariya

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 3 หลายเดือนก่อน

    War nacaas yaxaw muuse iska gabta muuse nagargabe weeyi ciil gaaba oo tuuga oo jahila on ne dhibjir

  • @SaabircabdixasanmacaaniSaabir
    @SaabircabdixasanmacaaniSaabir 2 หลายเดือนก่อน

    Awdal state deegaankooda iyagaa leh hadday xoraystaan miyaad Ku haysataa

  • @MohamedIbrahim-tl8tc
    @MohamedIbrahim-tl8tc 3 หลายเดือนก่อน

    Sidee amni daro loogu sameyn kara Somalia didka ileen bariga Afrika shabab ayaa amni daro kawado shababna idinka hoyo iyo aabe u.ah😡😡😡

  • @mehdiahmed3639
    @mehdiahmed3639 3 หลายเดือนก่อน

    Wa reer somaliland waxay isku haystan dawlad cadi ah!?
    Ismaciilo gacalaadas wey fogadeen ee so wala dareeri oo tus in ay waxba ay ahayn

  • @Sumadeena
    @Sumadeena 3 หลายเดือนก่อน

    Djibouti waxba maysan samayn waayo jamhuuriyad pranki ah baa tihiin.

  • @ahmedindhacade9233
    @ahmedindhacade9233 3 หลายเดือนก่อน +8

    Muuse basaarboorkii jabuuti ma sidaa ayuu ku waayay hada hhh

    • @Rôlemodelpodcas
      @Rôlemodelpodcas 3 หลายเดือนก่อน

      La somaliland bu Ku dhoofa ahbalaw
      Hoyadadi bisada korsanjirtayba wase

    • @ahmedindhacade9233
      @ahmedindhacade9233 3 หลายเดือนก่อน +1

      Xayawaaan aan caqli badan lahayn ayaad umuu qaataa.

    • @Rôlemodelpodcas
      @Rôlemodelpodcas 3 หลายเดือนก่อน

      @@ahmedindhacade9233 waxey Ila tahay ilmo xaraan ayaa tahay caqli sheygeysid meel u ka marey ayaan raadineyaa waan Ku so heeli

  • @yusufjama
    @yusufjama 3 หลายเดือนก่อน

    Wlhi haduu geele idinku yidhi DPW iska hubsada talo waafiya ayuu idin siiyey hadaad qaadan lahaydeena maanta xabashi uraysa idinkamay iibiseen
    120-ka milyan 33-kaa sano xidhiidh baynu la lahayne noo sheeg shilin ay naga faaiiday mooyee shilin aanu ka faaiidnay
    Anaga iyo reer galbeedkaa quudina kolkaasay na leeyihiin qof gaajoonaya oo aan ilbaxnimo, iyo xadaarad ganacsi asalba u lahayn baan wax ka faaiidayaa sawtii shalay malaskoodii muqdisho joogi jirey markuu madaxweynaha u ahaa lahaa xabashiyey somalida wax ka barta
    Waxaasoo dhan iska daayoo boqolaal kun oo xabashi ahbaa somaliland maanta joogtee qof ka mid ah oo koob shaaha inaga iibsanaya ma haysaan mid inaga dhaqaale inaga uruursada mooyaane

  • @Neima1000
    @Neima1000 3 หลายเดือนก่อน

    Baada ad bixineysan cisse iyo gadabursi aya lee talabad issaqow jabuuti wa ilinigasoo wada saridona kurastad kibirka ad kufadhidan qabiil walba magalafisa ha xidho wasida

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 3 หลายเดือนก่อน +3

    Adeer calaacalka iska daa waa waxa aad hore u dhigatey adiga ayaa axmaara yiri waa walaalaheen soomaali ayaan nahay hadaan reer jabuuti nahay

    • @somalilandnew
      @somalilandnew 3 หลายเดือนก่อน

      Waa naloo daraba! Gurigago qurarad ah Dhagax ha tuuurin! Waa in laga xoooreyo shaydanka calosha weyn

    • @missjano8249
      @missjano8249 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@somalilandnewmeel ad so marayso majirto carabsiyo ma so dhafi kartid

  • @HilaaHilaac
    @HilaaHilaac 3 หลายเดือนก่อน

    SOMALILAND CADAWGA KOOBAD EE AY LEEDAHAY WAA ISMACIL CUMAR GEELE ANAGU ODHAN MAYANO WAXABA SHICIBKA WAAYO DADKA REER JABUTI IYAGAABA DULMAN OO BILAA BIYO IYO LAYEDHA AH 2024 LA MARAYO.

  • @Garyaqaan123
    @Garyaqaan123 2 หลายเดือนก่อน

    Allow futooy yaa kula taliya. Yaa ku yiraahda dhuludhacaaga hubso.

  • @rayalefifty3069
    @rayalefifty3069 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaas oo cabaad ah 🤣🤣🤣 Adeer dadkani way baraarugeen wax dambe oo reer iyaga la mid ahi uyeedhiyana ma qaadanayaan inbadan bay dheheen war aan wax wada yeelano lkn sheekadaasi way soo afjarantay. No more

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 3 หลายเดือนก่อน

    Beentii iyo khyaalkii ciyaalka kuwasheen ayaad hada eedeen war 2025 sanka ayaa layniga tolin

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 3 หลายเดือนก่อน

    Isaaqow waa inala dulmiyay ayaad leedihiin idinkuna dulmiga ma deysaan

  • @demhaoj7092
    @demhaoj7092 3 หลายเดือนก่อน

    Djibouti wa dala harwo maray waxab kama badilisi Adigoo Amaxar doraday

  • @housseinchinemohamed6990
    @housseinchinemohamed6990 3 หลายเดือนก่อน

    Maamulka gobolka Snm ma faxmin miyaa awdal iyo salal ciise iyo samaroon baa iska leh iyagaa xaq u leh inay dhulkooda ilaashadaan markaa hadaad wax iibinaysaan waxaad iibin kartaan berbera iyo burco.

  • @gare12
    @gare12 3 หลายเดือนก่อน

    BEESHA ISAAQ WAXBA KAMA GELIN GOBOLKA AWDAL EE DEGAAMADIINA KA HADLA...SOMALIYA WAA HAÖ DAL MANA JIRTO ISAAQLAND.

  • @AbdikadirOmer
    @AbdikadirOmer 3 หลายเดือนก่อน +1

    Well done wasiir Cali mareexan sifiican ayaad u hadashay

  • @ABWANABDOURAZAKCHIREH
    @ABWANABDOURAZAKCHIREH 3 หลายเดือนก่อน

    Maa heshiin 😂😂😂😂jawaab wafiya iyo waar sugaan toona

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 3 หลายเดือนก่อน

    Awdal State kuso dara Djibouti aan idin aqoonsano

  • @MaxamuudFarax-f8g
    @MaxamuudFarax-f8g 3 หลายเดือนก่อน

    Reer aw dal haday jabhad samaysteen
    Maxaa idinka khuseeya

  • @AbdikhadarOsman
    @AbdikhadarOsman 3 หลายเดือนก่อน +4

    Mansha allaha libaax❤❤❤❤

  • @AbdiAli-xw3my
    @AbdiAli-xw3my 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkan mesha haysta aya raba inu ku qariyo dhaqale xumada so fod sartay

  • @MaryamMahamed-r9c
    @MaryamMahamed-r9c 3 หลายเดือนก่อน

    Nacaskan eega wasiir isku sheegaya imiga ma si xal ah ayuu u hadlayaa mise qori dab leh ayuu la wareegaya war bal xishoo cadawgii ayaa nagu sii badinaysaa meel inoo hadhay ma jirto Ethobiyana ammin ma leh soomaali kuu hadhayna ma jirto umadii ayaad ka baxdeen dadka kala reebta.

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 3 หลายเดือนก่อน

    Muu kahadlo budhurken jabuuti ma jileec ayaad ka dareentay ileen dhulkaagi maaha bada lughaya samaroon io ciise ayaa u taliya

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 3 หลายเดือนก่อน +1

    Si fiican shaqo halooga qabto siyaasiyiinta somaliland ee khaayiminta ah hala xidho

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn 3 หลายเดือนก่อน

    JABUTI IYADA WAXAY DONAYSA S.LND INANAY AQONSI HELIN NABADGALYONA AYKA JIRTO KALIYA XATTA INAY SOMALIA RAACDO MA OGOLA MARWALBA HAMIGEDU WA S.LND O NABAD BILA DAWLADI KA JIRTO SI AY SUURAGAL UTAHAYNA MA GARAN

  • @mariamtaoulanehmariam3250
    @mariamtaoulanehmariam3250 3 หลายเดือนก่อน

    Chanelkan ma maxkamad ba War jabuuti somaliba usiman awdalna wa mudaneh et marti maahine

  • @archialleli6516
    @archialleli6516 3 หลายเดือนก่อน

    Waxay 23 ilaa 24 ayuunbay dad xornimo leeyiin isaaq ayaan ka qaadanayna waar ceeb haysu jiidina

  • @abdallaahmed9105
    @abdallaahmed9105 3 หลายเดือนก่อน

    Nacaladnimadi iyo xumanti baa iskukiin dirtay.

  • @abdullahialishahad8729
    @abdullahialishahad8729 3 หลายเดือนก่อน

    In lagugu soo socdo maa shaki kaka jira sxb waxba ha cala calin somaliya iyo jubuti waa kuu so socdan awdalna waa la xoreyna ee calacalka iska dhaaf ee is diyari waxaa balan ha in aad qado waxba balaheyga yacay 😅😅

  • @OmarAhmed-fg7kc
    @OmarAhmed-fg7kc 3 หลายเดือนก่อน

    Dawlada dawlada waxad dawladnimada ufahanteen qalad waxbadana reer awdal iyo reesoolba waxay idinlahaayen arkadaaya afar nin oosuudh soxidha inkuna reera cidna dhegeysan meysee wala idinku tagwayey waxayba idinku ekaatay inay sidan dawlad nimadu tahay markaa waxan qabaa intaa waxkabadan inan cidina idinka dhegey sanayn wayo hebel haduu seexdo markuu sotoso wahebeluun cidawalba waxay utashanaysaa inteeda shekakaleh waydhamaatay

  • @missjano8249
    @missjano8249 3 หลายเดือนก่อน

    Saylac iyo lughaye djibouti 🇩🇯 dad mid ah leh

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 3 หลายเดือนก่อน

    itoobiya waa yahuudiii geeska halagu halgamo

  • @abwaansulub3774
    @abwaansulub3774 3 หลายเดือนก่อน

    Jabuuti iyo somaliland waa dad wllo ah e yaan hadalada siyaasiga lagu xajiimoon

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 3 หลายเดือนก่อน

    Naga aamus khaniis yahaw hooyadaa siilkeedii wase weliba jabhad baad sheegtee sidii gacanlibaax baa la idin wasayaa, hooyadaadii timaha madoobaysan jirtay wase adigoo nin ahbaad futo maarshaaloow timaha madoobaysataa, 5 sano ka hor waadigii cirro lahaa ciradii meeday waad madoobaysay soo maaha orod adiga iyo ina kaahin muuse futada u dhaqa