Aaytullah Khumeya & Hassan Nasrullah, Maxaa Laga Rabaa Oo Wax Looga Sheegayaa Arabta Ayaga Ka Fiican

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Please: Subscribe, Like, comment and Share
    / @ahmedalyamaani
    follow us on
    / ahmedalyamaani
    / yamani1979
    / ahmed_alyamaani

ความคิดเห็น • 111

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 3 วันที่ผ่านมา +5

    Iran 🇮🇷 waan tagaarsan gase difaacday kuwe sune yuhuuda la shaqeeya ka soo hadal

  • @idilmohamed8943
    @idilmohamed8943 4 วันที่ผ่านมา +9

    Alloow soo hanuuni shiicada dhamaantood 🤲🏽🤲🏽

    • @AhmedAlYamaani
      @AhmedAlYamaani  4 วันที่ผ่านมา +3

      Amen 🙏 Yaa Rab

    • @RahmaNoor-z2s
      @RahmaNoor-z2s 3 วันที่ผ่านมา +1

      aamiin yaarabi

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 2 วันที่ผ่านมา

      ANAGU HADDII AAN SOMAALI NAHAY KHAWAARIJ AYAA WAX WALBA KA XUN. KHAWAARIJTA WASAKHDA AH EE GAALADA IYO SHIICADA KA LIIDATA KA HADAL.
      WALAAHI KHAWAARIJ AYAA KA XUN OO DULLI AH.
      KHAWAARIJ IYO YUHUUD IYO GAALO OO DHAN WAA ISKU MID DULLI AH

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 2 วันที่ผ่านมา

      ANAGU HADDII AAN SOMAALI NAHAY KHAWAARIJ AYAA WAX WALBA KA XUN. KHAWAARIJTA WASAKHDA AH EE GAALADA IYO SHIICADA KA LIIDATA KA HADAL.
      WALAAHI KHAWAARIJ AYAA KA XUN OO DULLI AH.
      KHAWAARIJ IYO YUHUUD IYO GAALO OO DHAN WAA ISKU MID DULLI AH

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 2 วันที่ผ่านมา

      ANAGU HADDII AAN SOMAALI NAHAY KHAWAARIJ AYAA WAX WALBA KA XUN. KHAWAARIJTA WASAKHDA AH EE GAALADA IYO SHIICADA KA LIIDATA KA HADAL.
      WALAAHI KHAWAARIJ AYAA KA XUN OO DULLI AH.
      KHAWAARIJ IYO YUHUUD IYO GAALO OO DHAN WAA ISKU MID DULLI AH

  • @Xamze394
    @Xamze394 3 วันที่ผ่านมา +5

    Sax waaye majeclaanayno qof rasuulka saxaabadiisa ku cad gudba wuxuu qabto yeelkiis

  • @DuniyoSheikhcali
    @DuniyoSheikhcali 3 วันที่ผ่านมา +2

    Allaah ku xafido sheikh axmed jasakallaahqeer❤❤❤❤❤❤

  • @muldhatatv6762
    @muldhatatv6762 4 วันที่ผ่านมา +7

    Iran wexe tahayii waxaba managa galiin iran wan tagersana haben iyo malinbaa okay qof walboo falastin garb tagan hadeye raban Jini ha axadan waan tageryena sxb ee isdejii

  • @Farxiyomahamed-v5q
    @Farxiyomahamed-v5q 3 วันที่ผ่านมา

    Aniga ayaa kamid ah dadka su,aashaa iswaydiin jiray جزاك الله خيرا شيخنا

  • @SumayaElmi-sq7nd
    @SumayaElmi-sq7nd 3 วันที่ผ่านมา

    Ilaahayow muslimiinta u gargaar yaa rabbi raxmaan

  • @ءامينة___شريف
    @ءامينة___شريف 2 วันที่ผ่านมา

    300k hanpalyo sheekh oo dat wanaaga kugu jecel ah alaha kuu ziyaadiya walalaha reer qaza dhibka alaha kadul qaado 😢insha alaah wey kabaxayaan dhibta dheef alaha ugu badalo😢amiin yarabi 🤲

  • @فردوسنوح-ق5ط
    @فردوسنوح-ق5ط 4 วันที่ผ่านมา +3

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who broughtOh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May God reward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 6 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number 00967717415667 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////;&&;&;&;;&🎉😢😢😢😢;&;&&&//&..,!~~~♡♡♡~~~♡~♡~•~•~•~•~♡~♡~♡~;l.i.i.i.i.i.l.|-....،....

    • @hajama119
      @hajama119 4 วันที่ผ่านมา +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤Loeve

  • @rahhmamohhamed9027
    @rahhmamohhamed9027 4 วันที่ผ่านมา

    Jazakallah sheekh taariikhda aad ayaad ugu fiicantahay noo soobadi

  • @hiddenname5928
    @hiddenname5928 4 วันที่ผ่านมา +3

    قال تعالي
    وَالسَّابِقُونَ الْأَوَّلُونَ مِنَ الْمُهَاجِرِينَ وَالْأَنْصَارِ وَالَّذِينَ اتَّبَعُوهُمْ بِإِحْسَانٍ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُمْ وَرَضُوا عَنْهُ وَأَعَدَّ لَهُمْ جَنَّاتٍ تَجْرِي تَحْتَهَا الْأَنْهَارُ خَالِدِينَ فِيهَا أَبَدًا ذَلِكَ الْفَوْزُ الْعَظِيمُ ﴿۱۰۰﴾ As for the first outstrippers among the migrants and supporters and those who followed them in doing good, Allah is pleased with them and they are pleased with Him. He has prepared for them gardens underneath which rivers flow, where they shall live for ever. That is the greatest winning. (100)

  • @Farxiyomahamed-v5q
    @Farxiyomahamed-v5q 3 วันที่ผ่านมา

    Aamiin Aamiin ilaahay ha ugargaaro reer falastiin cadowgana rabigay ha uga hiiliyo

  • @DuniyoSheikhcali
    @DuniyoSheikhcali 3 วันที่ผ่านมา +2

    Allaah dhibaka ha ka dulaaqaado walaalaleheen amiin yaarabi😂❤❤❤❤

  • @SOOMAALIY-1960
    @SOOMAALIY-1960 2 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanida Shekhi ❤

  • @imraankoje
    @imraankoje 3 วันที่ผ่านมา +3

    Iran is helping falestens

  • @DuniyoSheikhcali
    @DuniyoSheikhcali 3 วันที่ผ่านมา +1

    Salallaahu caleyhi wasalam❤❤❤❤❤❤❤

  • @kiranpath7033
    @kiranpath7033 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waan ku salaame Mr A yamani.
    Please bal noo sheeg sabata ay u caawin laayihiin reer falastiin kuwa isku sheegaaya Sunnah.
    Egypt, Saudi, Jordan, laba wajiile Emirate,
    Ma yuhuudaa noo dhaanta shiicada.????

    • @abuimraan2021
      @abuimraan2021 2 วันที่ผ่านมา

      Anaga wxy aminsanyihin shicadu waxba mnga gelin mna arkin ayaho asxabta caynayo wa walalehen qirta kalmada towxidka wxy aminsanyihin ayaga iyo rabigoda

    • @abuimraan2021
      @abuimraan2021 2 วันที่ผ่านมา

      Falastiin dadka uhiilinayo wa shiico aawi suniyinta kuligod gaal raac wye msr jordan sacudi imarat

  • @idilmohamed8943
    @idilmohamed8943 4 วันที่ผ่านมา +2

    Jzk khayran waa cashir nagu cusub ❤️

  • @AhmedAli-nw8nu
    @AhmedAli-nw8nu 4 วันที่ผ่านมา +3

    Walaal hadambaabin ilaahey kacabso
    Waxaan kaa codsanaa in aad soo daawato video oo uu soo geliyay, sheikh salama abdelkawi radii aad carabi fahmeysid

  • @faadumaibrahim3335
    @faadumaibrahim3335 3 วันที่ผ่านมา

    Allahuma ameen Allahuma ameen 😢😢yaa Allah ❤😢

  • @wiiliskaako5875
    @wiiliskaako5875 4 วันที่ผ่านมา +4

    Ilaa hada tariq xun oo shico ayad ka shekeynesa ,war sunniyintaba dad ay layen way jiran lkn isku so duubduub hada ayaa lataganyhy, iran calamul slam ayada aya hoganka uhyso dhanka shacuubta ummada slamka ,crbtana wxay yihin maleh

    • @abuimraan2021
      @abuimraan2021 2 วันที่ผ่านมา

      Suniyinta mu ku hdlo bayta ilahe baloni lagu ciyaroya iyo hees muqaniyaad lakeena mrwlpo

    • @abuimraan2021
      @abuimraan2021 2 วันที่ผ่านมา +1

      Subxanalah sheekhan waba ncy ba mrwlpa waxu no caaya shiico anaga wa taagersanhy wayo dadka kliya falastin ukaalmeno aawi sunniyinta

    • @wiiliskaako5875
      @wiiliskaako5875 2 วันที่ผ่านมา

      @@abuimraan2021 hdlkada wa sax , qof slam ah dhiig leh madaawaden masakontas yahuda gumadaysanaysa ,dilaysa gubaysa guriyahodi, markas ayu rba dadka kaliya ee abaal uhayaan inu caayo

  • @IBRAHIMMOHAMEDALIO-e8x
    @IBRAHIMMOHAMEDALIO-e8x 2 วันที่ผ่านมา

    Aaamiiin ❤❤

  • @MohamedLotfi-m6s
    @MohamedLotfi-m6s 3 วันที่ผ่านมา

    Uma maleynayo in la joogo waqti shiico iyo suni laysku kala saaro ee waxa la jooga waqti muslimnimo leys ku raaco. Ma is leedahay sheeqow inaad sheekadan aad ugu dheeratay .

  • @saidamahmoodali709
    @saidamahmoodali709 2 วันที่ผ่านมา

    Allow soo hanuuni shiicada,

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf 3 วันที่ผ่านมา

    Subhana Allah

  • @Xamze394
    @Xamze394 3 วันที่ผ่านมา

    Sheekh xaqaad ka hadashey haba nacaan in badane waana sunada ilaahay xaqa in yar baa qaadato ha u bixin cidii jeclaato raafido

  • @OS-db8um
    @OS-db8um 3 วันที่ผ่านมา +2

    Hada cashar bay barteen hade

  • @samirgaming3918
    @samirgaming3918 3 วันที่ผ่านมา

    Ameen yaa Allaah

  • @imansheikh6454
    @imansheikh6454 3 วันที่ผ่านมา

    Aamiin Aamiin yaarabi 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @ayaanabdisalan830
    @ayaanabdisalan830 3 วันที่ผ่านมา

    Amiin yaa allah

  • @bilanalawi814
    @bilanalawi814 4 วันที่ผ่านมา

    اللهم يحفطك ويحميك

  • @ahmedxasan720
    @ahmedxasan720 4 วันที่ผ่านมา +1

    سبحان االله الله يهديكم

  • @CaafiTiens
    @CaafiTiens 4 วันที่ผ่านมา +2

    Somali rabaa in sheeco in ku diro. Allah charges everyone with their behaviour

    • @wiiliskaako5875
      @wiiliskaako5875 4 วันที่ผ่านมา

      Si ficn ayan u fahantay ,carabta dhaqankeda ayu rba inu naso galiyo oo an nacno. Lkn iran adunka dhan walojeda inay thy dalka kaliya u dagalamaya rer plastine

    • @Junanilll
      @Junanilll 4 วันที่ผ่านมา

      Carab iyo shiico midna marabno , anaga hadan somali nahay waxan nahay dal African ah dadkisana African yihin.

  • @CaafiTiens
    @CaafiTiens 4 วันที่ผ่านมา +2

    Ninyahow joog. Suni iyo sheeco kalamo laho arinda. Yaa kuu dirsaday. Allah baa xukminayo. Maxaa ku hayo. Views meshas kaa kashay

    • @Sagalabdielmi
      @Sagalabdielmi 3 วันที่ผ่านมา

      Gaalada iyo shiicada Muslimka suniga isku si bey uneceb yihiin

    • @Sagalabdielmi
      @Sagalabdielmi 3 วันที่ผ่านมา

      Gaalada iyo shiicada Muslimka suniga isku si bey uneceb yihiin

  • @amanaadam9123
    @amanaadam9123 3 วันที่ผ่านมา

    Aamin aamin aamin

  • @FAADUMOCABDINUUR-sb1mb
    @FAADUMOCABDINUUR-sb1mb 4 วันที่ผ่านมา

    Amiin amiin amiin amiin yaarabi

  • @AhmedAli-nw8nu
    @AhmedAli-nw8nu 4 วันที่ผ่านมา +3

    Aragtidaada waa kugu kaligaa sxb

    • @wiiliskaako5875
      @wiiliskaako5875 4 วันที่ผ่านมา

      Si fican sxb 🎉 yalagugu tashkilinin fikirka crbta , iran wx yahud naga celinkaro wa ayaga dowladaha kale dhan walagatay ee carbed😊

  • @shiilamohamed7231
    @shiilamohamed7231 4 วันที่ผ่านมา

    Amiinn

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 3 วันที่ผ่านมา

    Hada shiico,iyo sunni ma joogtee cidii falastiin u hiilineysa gaal iyo shiicaba,Allaha soo hanuuniyo,kuwa hada carabta madaxda u ahna waaba cadawga islaamka,ina Salmaan channel4ka ayuu ka lahaa 73% waa dhalinyaro iga yar wax falastiin la dhaho idont care, ayuu yiri waana calooshiis la cayaar,sheekhoow ninkii falastiin u hiiliya hanuun ayaan Allah u weydiineynaa.

  • @OS-db8um
    @OS-db8um 3 วันที่ผ่านมา +1

    Lkn hada dagaal inagama dhexeye inay Muslimiinta kake isbar bar taagana diyaar ayay u yihiin sheekh maxa la yeelaya in cadawga laga kaashado so maaha

  • @Ahmed-q7p4q
    @Ahmed-q7p4q 3 วันที่ผ่านมา +1

    Cunta ku hadhaye maad cuntid wlle

  • @cabdiXasan-vv7yz
    @cabdiXasan-vv7yz 3 วันที่ผ่านมา

    Alahu akbar

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 3 วันที่ผ่านมา

    Video qaybta Live Hasoo galin soo gali dhanka download waan save gareysan lahayn qaybta offline TH-cam 🫡

  • @khalidpgba5965
    @khalidpgba5965 3 วันที่ผ่านมา +1

    Shiiq ahmed horta waa ku tagersanahay oo wax badan kaa faaiday lkiin shiicada waa islam waa walaalaheen fikradaha qaliijka waxay naga dhaadhicin in yuhuuda ka dhowday shiicada waa firqooyin badan Culumadana waa gaalo madhihi karaan sababtoo ah waa ahlu Towxiid sunniyinta na matala 100 Shiicada dhaamo oo wax isku dayi kara Lkn sunniyinta xita ma booteyn karaan😅

  • @sacdiyocali3146
    @sacdiyocali3146 วันที่ผ่านมา

    Asc falastiin dhibka laha hakasaaro

  • @Junanilll
    @Junanilll 4 วันที่ผ่านมา +2

    Maantoo kale qof iran wax kashegaya cid dhageysaneysa malahan. Away carabta sunaha aha gumaadka Gaza lagu haya way dawanayan. South Africa waa Gaalo waxayna garab istagen reer Gaza marka ayagana berito ayad kasoo hadli adoo nagu diraya. Illahay aya xisabinaya ayaga (iran) hadey xunyihin. anaga wanagoda ayan aragna intas ayana naga badan.

    • @XalimoIbraahim
      @XalimoIbraahim 3 วันที่ผ่านมา

      Amiin amiina 🤲🤲🤲

    • @abuimraan2021
      @abuimraan2021 2 วันที่ผ่านมา

      Wlhi hdl fcn ayd ku hadashy kaliya wanagoda ayn argna wxy aminsanyihin ayga iyo rabigoda aawi dadka isku sheega suniyinta naag gaal ayey qabaan msr iyo imarad naag gaal

  • @abdiabdulahi4890
    @abdiabdulahi4890 4 วันที่ผ่านมา +1

    Wajigagu waa cadan qalbigaguna waa madaw maxad cabtay sxb

  • @xawomaxamedmaxamed-eg3yl
    @xawomaxamedmaxamed-eg3yl 3 วันที่ผ่านมา

    Shiikh waaruntaa aad Baan ugu farxay hadalkaa runta ah wadaado aan waxba uqabanayn baa cambaaraynaya shiicada

  • @CabdiCagjar
    @CabdiCagjar 4 วันที่ผ่านมา +1

    Iiran maanta waa garabka muslimka hadaa ma sida Saudi carabiya ayaan America taagerna mya Iran waa quwada muslimka

  • @jamaalhashi8309
    @jamaalhashi8309 3 วันที่ผ่านมา

    shiicada asalkooda waxa abuuray ibliis iyo yuhuuda oo aha kuwa ku dhaqmo manhajka ibliis ,lkn Allah wuxu qadaray iney ku noqoto seef laba af leh. oo marna ahlusunaha jarto marna ayagii sameeyay.

  • @NuurmaxamedNuurmaxamed-u7h
    @NuurmaxamedNuurmaxamed-u7h วันที่ผ่านมา

    Suni waxaad kuheysaan sacuudiga mareykan ayuu udawadha qaa

  • @Qeyrqabto124
    @Qeyrqabto124 3 วันที่ผ่านมา +1

    Adiga sheecaa taagersanahay gar iyo gardaro sababtna waa cadawgaaga cadowgiisaa waa saaxiibkaa marna imaraad iyo sucuudi ma raacaayi

    • @deeqoahmed1771
      @deeqoahmed1771 3 วันที่ผ่านมา

      Qofkii raaco sunnada waa qof raacey sunnadii nabiga scw laakiin ma aha nin raacey imaaraatka iyo sacuudiya waxaana ogaataa shiicada iney yihiin sidii gaal gargaar ku siinaayo hadana hoos kuwato Bible kiisa maxaa kadheeftay gargaarkii hadii diinta lagaa badalo soomaalida waxey aaminsan yihiin sunnada iney carabta leeyihiin sunnada waa qofkii raaco kitaabka illaahey iyo sunnadii nabiga scw carabtana waxa dhibaatada wado waa siyaasiyiinta laakiin ma aha shicibka iyo culumada ummada soomaaliyeed allaha siiyo caqli iyo damiir ay wax kufahmaan yaa arxama raaximiin

  • @abdirahmanii
    @abdirahmanii วันที่ผ่านมา

    falastiin waxii u hiilinaya waa waa waajib in la taageero iran falastiin u hiilinaysa hada

  • @khadijoabdulkadirhussein4372
    @khadijoabdulkadirhussein4372 3 วันที่ผ่านมา

    ilahow Naga qabo wanagu si xogesanyn kuwan

  • @hiddenname5928
    @hiddenname5928 4 วันที่ผ่านมา

    Waa calaa fikra hawarte iyo athigay hade an arko ina lacayayo maxanagayi you know why couse i dont know what they did behand me maoge waxee ayi khofka kale ayi kabeiyen

  • @Liidibeacg65
    @Liidibeacg65 3 วันที่ผ่านมา

    shiicada iyo yahuuda yaa u roon islaamka

  • @NuurmaxamedNuurmaxamed-u7h
    @NuurmaxamedNuurmaxamed-u7h วันที่ผ่านมา

    Sacuudi ayaa qan Daraas kasoqadateen ee umada kadeeya marin hawaabka

  • @hiddenname5928
    @hiddenname5928 4 วันที่ผ่านมา

    Abo xabebe yaa kugu khasbay inat at jaclatet shicada they dont need ur love hada at nacded ama jaclatet maxaa uu zaithne

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb วันที่ผ่านมา

    ANAGA IIRAAN WAXAANBA WADAAGNA DALADA KORE E ISLAANIMADA AH O GAALADA WEYBA NOGA DHAWDAHAY RUUSH IYO CHINA AYAAN TAAGEREYNA O KA HADLAY QADIYADA FALASTIIN CARABTII KALE E SUCUDIGA U WEEN RUUSH IYO CHINA NOOGA DHOW MAANTA

  • @SagalAhmed-m3m
    @SagalAhmed-m3m 3 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaat shegeyso waaqalad eran hagulesato

  • @OceanRehab
    @OceanRehab วันที่ผ่านมา

    Iskuma dhowa ayagaa ka. Fiican kuwa hogaamiyo dalalka sunniga ah

  • @hiddenname5928
    @hiddenname5928 4 วันที่ผ่านมา

    Shia suni aya subiyeen marke hadithka bukhariga ayi kuushegen ina cumar iyo abubakar rathe allah canhum ina fatima bint rasullah ayi dulka fedak ayi kaa qadeen marki as dhenteay rasulaka bax so baro ditatha khisas yahudy malobahana hade at ubahantahay o wiji atku jarsanosit good luck for you

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb วันที่ผ่านมา

    SUCUUDIGAN SOW KAN AYAGA JABIYEEN DOWLAL CUTHMAANIYA NIO NAGA DHAAF ANAGA CAQIIDADOODA MAJECLIN IIRAAN EE GARABKEEDA AYAAN RABNAAA

  • @xawomaxamedmaxamed-eg3yl
    @xawomaxamedmaxamed-eg3yl 3 วันที่ผ่านมา +1

    Kiran waa taageersanahay wanna muslin taageeraysa qasa

  • @hiddenname5928
    @hiddenname5928 4 วันที่ผ่านมา

    Hadithka bulhary waxaa kukhoran ina abubaker ito omer rathe alla canhum inay fatima ayi utagayen oo ayi rale geliyen oo fatima ayi diday ralygot baax aqriso shicada suni aasamayen marke ahaithka fitno ayi geleyan oo rasulka as dhiheen

  • @AhmedAli-nw8nu
    @AhmedAli-nw8nu 4 วันที่ผ่านมา

    Mawaxaa aaminsan tahay shiicada in eey gaalo yihiin?

    • @wiiliskaako5875
      @wiiliskaako5875 4 วันที่ผ่านมา +1

      Ninkan warkisa wa cadyhy ,iran nacayb ayu meshan ujooga ,kama hadli karo crbta iyo diinta sida ay hoos ugu dhigen ayago ,walal ka dhigty yahuuda xarirna lasameeya

    • @abuimraan2021
      @abuimraan2021 2 วันที่ผ่านมา

      Muxu crbta ugu hdli wayey beyta ale gaalo fanaaniin imaanayan muxu ugu hdli wyey wa dadka walalohod falastiin daawanaya mka yeeleno sheekh

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f 3 วันที่ผ่านมา +1

    Iran cadawgeeda hajabo xamaasey garabtaagantahay ilaahaa u cabiidiyey oo uqasbay iney garab istaagto hiil iyo hoo shiico shiicanimadooda ilaahaa kulaxisaabtamaayo laakin maanta dad intaas oosano djibeysnaay eey maanta tiri dhulkiina xoreysta anaa idingarabtaagan aaway carab aaway muslimki kale Iran guul cadawgeda hajabo

  • @hiddenname5928
    @hiddenname5928 4 วันที่ผ่านมา

    Baax kutumanka haka bixiyan culumada fitnatha oo taifega o yahuude kaso shaqayisa with the helps of the مونافقين been at ka sheektay shicada quran ma aqriyan aniga ayi chanalkotga fersathay iraq iran xuti kuli xisbe quranka hal an kanahay ama shicada agaqan kuwi hinditga iyo qaweel kala oo hide ah ayi quraka aminsanen

  • @abrahamabraham-gr8xu
    @abrahamabraham-gr8xu 2 วันที่ผ่านมา

    Wad warersantahay miskin

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 4 วันที่ผ่านมา +1

    Somalida ummada Ilahey amaan siiya malaaik baa garbahooda saaran uu allaha u xil saaray adiga shiico iyo Sunni maxaa kaa galay aaway malaayiinta sunnida ee daawanayo dadkaa la laaynayo shiico cid aan eheyn ma heynaa oo soo hiilisay Sunni qaxwo cabow bey ku jiran

    • @CaafiTiens
      @CaafiTiens 4 วันที่ผ่านมา +1

      Ninkan diin aqaanaa ku dhahayo dambika afkisa ka baxayo

    • @Junanilll
      @Junanilll 4 วันที่ผ่านมา +1

      Waa runta

    • @abuimraan2021
      @abuimraan2021 2 วันที่ผ่านมา

      Sheekhan danbi dadow mxa ka gely kiisa mu mel la fariisto ku ooyo imarat sacudi urdun msr miya dhegta nogu raaxeyna

  • @hiddenname5928
    @hiddenname5928 4 วันที่ผ่านมา

    Bax walaal deenta oo runta subaro wele qesde yahuudiga nokala geyeen at wili at wadaa qiso cusub mashegoset waankaso dharakne gisde munafiqinta oo marki rasulka as dhintee oo nolkanay noso khoree felin at sheegosa ot inka wahabe iyo salfi so khoray ina omada lugu kala gayo baax aqriso tafserka surat altaxreem suniga xata wa cayayi caisha radeyallah canha waxayku sheegen inay seer ay bexesi itha iyo hafsa radiyallah canhom

  • @hiddenname5928
    @hiddenname5928 4 วันที่ผ่านมา

    Waax kele anku shega dadka jahil nemo at kuu arkarten waax aqris baatnaan magaranayan dintotha dhan waxaat oga dhekteen qisas iyo shica waa kuufar cashan saan batnan uumada magaranayan wixee loo shego wayi aminayan hory

  • @moxamedsheekh2753
    @moxamedsheekh2753 4 วันที่ผ่านมา

    Sheekh warkaaga waxuu u egyahay war yahuud waaye…. Maanta dooda shiica iyo suni ma jirto

  • @ibraahincarte
    @ibraahincarte 4 วันที่ผ่านมา +1

    waryaa daaa iiraan adiga iyo carabtaba waykafiicanyihiin qudhunbaatahay

    • @wiiliskaako5875
      @wiiliskaako5875 4 วันที่ผ่านมา

      🎉😂 usheeg , manta dhan tariq been ah kashekena war hada aan noolnahay wxay yihin wan ujedna ,inay yahud laynayaan ,crbtana ay yahuda difacayso

  • @ahmedugas8495
    @ahmedugas8495 3 วันที่ผ่านมา

    You talking non sense
    Maanta lama jooge xiligii Suni iyo shiico laysku qaybinayey! Ayaan daranaa ninkan Wahaabiga ah Somalida uu sheekha u yahey

  • @hiddenname5928
    @hiddenname5928 4 วันที่ผ่านมา

    Brothe go learn ur real deen i think you sleeping deep iam not defeding anyone suni and shica is same for me
    Thers agakhan they r from india and theres other they call darus many people they call them self muslim shia ali even theyer tasbix is ali madad ali mada we know them there masjid no one can go in expt them they live here in atlanta we know all the shica how is the real or not

  • @mulkiabdulle1568
    @mulkiabdulle1568 4 วันที่ผ่านมา +1

    Adiga wahaabi baad tahay shiicada ayaa kaa islaamsan

    • @abuimraan2021
      @abuimraan2021 2 วันที่ผ่านมา

      Naagohod xita sidey u asturanyihin ayu wax kashega Suniyinta qaar oo xijbka dhigy

    • @abuimraan2021
      @abuimraan2021 2 วันที่ผ่านมา

      Wxy aminsanyihin mxa nga gely shehow hku danbabin ayaga iyo rabigoda wa walalehen shiico oo wdgno kalimada towxidka wa dadka falastiin uhiiliya

    • @abuimraan2021
      @abuimraan2021 2 วันที่ผ่านมา

      Suniyinta aawey wa dadka yahud lajiro naahohoda xita gaal waye walalehen flstn isha ka fiirsanayo mnta yaa Muslim ah shiico iyo suni

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 3 วันที่ผ่านมา

    Ninkan ma somali baa mase afkuu bartay sheekh buu isu eekaysiiyay waa se sun fadhiya 1446 ka hor buu nooga sheekaynayaa war hadda ka sheekee

  • @xawomaxamedmaxamed-eg3yl
    @xawomaxamedmaxamed-eg3yl 3 วันที่ผ่านมา

    War Naga aamus kaayeelimayno Kiran naca