Hamster Kombat Airdrops oo la qaybiyay $100 waa meeqa token?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ย. 2024
  • Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.
    ✅Subscribe
    🔔Notication-ka furo
    🟢Telegram: t.me/abdishakurhm

ความคิดเห็น • 477

  • @AbdixaafidBaari
    @AbdixaafidBaari 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +21

    First comment

  • @DIYASPARE
    @DIYASPARE 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +40

    Waa meshan ku taajiri lahaa reer comments love isara ❤😂

    • @shavshtoak7788
      @shavshtoak7788 15 นาทีที่ผ่านมา

      😂😂😂 rajada walida wey ku nayid jabisaa

  • @AbdishakurHM
    @AbdishakurHM  2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +52

    Akhyaarta waa mahadsantihiin 🎉

    • @wardi-nr4
      @wardi-nr4 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Shp ilaa hada wallet kuma aanan xidhin mxaa xal ah

    • @aasiyaqurux5733
      @aasiyaqurux5733 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ustaad waxa helay xagan ka eegta

    • @SAMOJECELOFFICIAL
      @SAMOJECELOFFICIAL 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Adaa mudan ustaad ❤

    • @cabdiraxmaancabdulaahi
      @cabdiraxmaancabdulaahi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      hello..ustaad hadii tonkeper igu xiranyahy mahela mise binence lee in aansamesto iguwaajib eh miyaa

    • @Xabuuqfilms12
      @Xabuuqfilms12 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Adaa mudan taliye ❤

  • @mursalabdihakim161
    @mursalabdihakim161 55 นาทีที่ผ่านมา +17

    Ustaad waxaan ubaahanahay muqaal ku saabsan gas feeega sida loo sameysto
    War liketa saara si uu ustaadku u arko commentigayga😊

  • @ahmedfindho2950
    @ahmedfindho2950 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +17

    WllHi 100K ayaaN helaY ❤

    • @Charlesoliveria444
      @Charlesoliveria444 55 นาทีที่ผ่านมา

      Wax igaro sxb aniga 0 bay isiyen

  • @Balaxoofto
    @Balaxoofto 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    1. Acount one: 10 bari 374 hamster
    2. Acount two 273 hamster 10 bari

  • @Faizafican3035
    @Faizafican3035 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +20

    3kun Alxdulilah allah ii barakeyo

    • @ALIIMZE
      @ALIIMZE 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      mswww fodada jooji😂

    • @CaliCadawe786
      @CaliCadawe786 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Xalimo waye muse is dajii😂😂​@ALIIMZE

    • @addeyahye
      @addeyahye ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂

    • @SadadBoy-cf6ly
      @SadadBoy-cf6ly ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂musow see iyeelaysa

  • @il-bidhiqsi409
    @il-bidhiqsi409 10 นาทีที่ผ่านมา

    Ustaad fahankaagu aad aYuu u sareeYa mazha allh keep going Legand

  • @KalidAbdi-b5l
    @KalidAbdi-b5l 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ustad allaha ku daayo ❤

  • @wacanjaamac1335
    @wacanjaamac1335 57 นาทีที่ผ่านมา +2

    Macalin season one kama faaidaysan season two Maka faaidaysan karaa isoo jawaab plz😭😭😭

  • @Tech-deer
    @Tech-deer ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    X empire maxaa muhiim ah
    1.coin per hour
    2.balance coin

  • @MuniAadan
    @MuniAadan ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Bishan 14 marky mareysey ayuu wlhi mobile biyo iga dhacey mel fican ayan ka marayey asi iyo 2 kle oo bishan gudaheda laso shacinayey wey qorneyt alx midankan wlshey iska leh adna wll guuleyso mahaddanid❤😊

  • @MaaskaMaxamed
    @MaaskaMaxamed 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ustaad waad mahadsantay

  • @mazlahabdi9733
    @mazlahabdi9733 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Intee kaala soo xiriirnaa sxp

  • @userr-moha75
    @userr-moha75 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    memefi sidee loo bixiyaa cambo giisa ka soo hadal eng Abdi shakuurow

  • @Muztaf22
    @Muztaf22 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    549 ayaan helay gamekana kaliya 7 maalmood ayaan ciyaarayey.

    • @asamadahmed1433
      @asamadahmed1433 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Libaah

    • @Ladik_01
      @Ladik_01 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      War shb intee laaga firiya

    • @Muztaf22
      @Muztaf22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Ladik_01 qeybta hoose ay ku qorantahey Airdrops

    • @asamadahmed1433
      @asamadahmed1433 53 นาทีที่ผ่านมา

      @@Ladik_01 zxp hamster gal

    • @asamadahmed1433
      @asamadahmed1433 53 นาทีที่ผ่านมา

      @@Ladik_01 wad arki doontaa

  • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
    @Falanqeynta_musalsalada_Somali 29 นาทีที่ผ่านมา

    Neefoow dadku waxay heleen haku mashquulin

  • @naztexoapdirashid3561
    @naztexoapdirashid3561 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Binance moonbix iyo dropee war naga soo sii

  • @abdifatahchama7770
    @abdifatahchama7770 40 นาทีที่ผ่านมา

    جزاك الله

  • @AishaHirsi-pf4cm
    @AishaHirsi-pf4cm 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wlal sidee season 2 uga faaiideysan karaa

  • @SalmanDalmar
    @SalmanDalmar 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    😂😂😂 airdrops hamester igu horeysay iguna danbeyso macaalaaamo

    • @Kinaan1
      @Kinaan1 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maxaa kugu dhacay sxp😂

  • @Garadle
    @Garadle ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    3month iyo 10 maalmod aya kujirey, 7m PPH.
    200 fure, Achievements wax idhina majirin lvl25 cards xita wan geyey friends igu filan wan hayey, sidaso ay tahay 2243 aya laysiyey dulmi cad weye .😢

    • @kasalerali2077
      @kasalerali2077 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Beenta ma ficno😂

    • @Abadinuur
      @Abadinuur ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Friends maba qiimayn dadkii aan friends-ka keeniin baa ka token batay kuwo friends keenay😂

    • @Ladik_01
      @Ladik_01 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@Abadinuur war shb intee ka firiya waba ujeediye

  • @mohamedkasimabdi3923
    @mohamedkasimabdi3923 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    43.7

  • @Wiyeeryare
    @Wiyeeryare 56 นาทีที่ผ่านมา +2

    Halkee laga fiirinayaa please😢😢😢😢😢

  • @AshwarProTeach
    @AshwarProTeach 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Ustaad Ano Tonkeper Ku Xirtay Ayuu EBI Exchange I saaray Mxa Xal Eh

    • @Maariyo-gs8vw
      @Maariyo-gs8vw 31 นาทีที่ผ่านมา

      Anika toonkeeper maku xeran lkn ebl iiku xeray😢

  • @ISOULEchannel
    @ISOULEchannel ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Engineer abdi seen ula baxa

  • @abdikhadirabdullahi844
    @abdikhadirabdullahi844 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Ustaad toonkeeper in lacag lagu shubto muu rabaa mise air dropka wa heleena

    • @xamsekeysecismaan6449
      @xamsekeysecismaan6449 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Gas money buu rabaa

    • @abdikhadirabdullahi844
      @abdikhadirabdullahi844 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sidee lagu xirtaa​@@xamsekeysecismaan6449

    • @Azmarr-h3f
      @Azmarr-h3f 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Gaas maxa laga wada sxb​@@xamsekeysecismaan6449

    • @mursalabdihakim161
      @mursalabdihakim161 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Nio gas feegaas inaad ifahansiisid baan rabaaye xaggee kaala soo xariiraa​@@xamsekeysecismaan6449

  • @cabdiraximburci4924
    @cabdiraximburci4924 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shukran❤

  • @mursalabdihakim161
    @mursalabdihakim161 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustaad group dhalinyartu wax isku weydiiso noo samee oo waqti gaara la furo

  • @c.fataaxmahad8759
    @c.fataaxmahad8759 10 นาทีที่ผ่านมา

    899 ayaa helay mudo 20 cisho waanku jiray

  • @abdiwali4669
    @abdiwali4669 27 นาทีที่ผ่านมา

    Mahadsanid ustaa lkm su'aal midkee muhiimsan in diomonka la ururiyo ama in pph loo badalo wayo waxan maqlay in diomonska oo la urursado muhiim tahay

  • @Maxamed-j2d
    @Maxamed-j2d 22 นาทีที่ผ่านมา

    Thanks ustaad 🎉🎉

  • @MaftuuxAli-v6t
    @MaftuuxAli-v6t 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Zxb season wuu ii dhafay season 2 side uga faa,idaysta

  • @AyuubcaliQooje
    @AyuubcaliQooje 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Manta Ana uhoreya kk

  • @sayidahmed99
    @sayidahmed99 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waan fahmi waayay

  • @AbdiqaniBishar-rz9up
    @AbdiqaniBishar-rz9up ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Thank you 👍 zxb

  • @abdursakibrahim1478
    @abdursakibrahim1478 36 นาทีที่ผ่านมา

    Waxan Heley 1kun wax kayar Eng abdirashid inta qof ee kun wax kayar heshy kasoohadal 😢😢😢😢

  • @Maxamed-j2d
    @Maxamed-j2d 22 นาทีที่ผ่านมา

    Hampalyo 180k🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdirasak7756
    @abdirasak7756 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustaad GEMZ ka waa sidee markaad card furto pph wuu sii yaraanayaaye bal muqaal nooga soo samee

  • @wwewokeup8917
    @wwewokeup8917 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wll airdrops kale fursad sii oo mid walba muqaal noga soo samey hadey macquul tahay

  • @libanhassanomar6683
    @libanhassanomar6683 44 นาทีที่ผ่านมา

    Intee ka fiiriyaa

  • @Naima...89
    @Naima...89 24 นาทีที่ผ่านมา +1

    10 days isticmaalaye
    368 hamster aa helay
    Mrka qiyaas 0.3 hdu ku imaado.
    368×0.3=110.4$
    No bad😂 intaasba ciida kama heleen

  • @muxamedcabdi5341
    @muxamedcabdi5341 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustaad waxan garacayeey mudo 56 cisha waloow aan labadii is buuc ee udaanbeyey
    Aan xog udhaqajiyey 582 ma orod yaran malaha

  • @Wiilgareen
    @Wiilgareen ชั่วโมงที่ผ่านมา

    10 maalmood ayaan ku jiray 41kun ayaan helay nasiib wcn

  • @maqriblabisteofficial
    @maqriblabisteofficial ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qarso ustaad wlhi youtubers iyo dad social power kuleh mooye dadkii kale bilaash bay u daalen 100%50 invited friends ayey ahayd😂😂

  • @GullethShakunda
    @GullethShakunda 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Frist one ustaad

  • @zhidesaed
    @zhidesaed 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxad noo sheegtay marka hadda ustaad wax akhbaaro cusub nooma shegin

  • @Cabdifataax999-ct1qs
    @Cabdifataax999-ct1qs 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wll hadii aan iibinin showroom blood kadib qiimihiisu muu kacayaa mise hoos buu udhacayaa😊

    • @yaxyemaxamuudawcumar5164
      @yaxyemaxamuudawcumar5164 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Iska hayso wuu kici doonaa zxb mustaqbalka ee u samir anba wan haysanayaaye

  • @axmedmaxamed3532
    @axmedmaxamed3532 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Saxip walled tonkeper aya iga lumay sidee usoo cishtaa muhiim aan u ahy

    • @ifrahali9939
      @ifrahali9939 35 นาทีที่ผ่านมา

      24 ereyo hada hesid ama scrren aad hore uga qadate waso ceshan karta

  • @calixamdi2193
    @calixamdi2193 57 นาทีที่ผ่านมา

    On chin ayaa igu xidhan
    Sharcina mahaysto micnaha
    Passport maxaa xal ah ustaad

  • @abdihakiinrayska7103
    @abdihakiinrayska7103 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Zxb kwrn hadaadan tonekeeper kugu xidhnayn iyo wax kaleba fursad danbe ma jirtaa xgeese lacagtaa hadhow ka helaysaa hadii laguu bedeloba

  • @Tommy1234-x7m
    @Tommy1234-x7m ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Just 180k 🎉

    • @ac-cy7wy
      @ac-cy7wy ชั่วโมงที่ผ่านมา

      188k ban hestaa 12$😂😂😂

  • @RaamSaam-o3n
    @RaamSaam-o3n 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anoo kuxirtay tonkeeper qasab miyaa bitciona inaan ku xirto mise tonkeeper kufilan

  • @educationunit4643
    @educationunit4643 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Binance wali lama soo gelinin sidee ku iibsan karaa?
    Aniga Somalia ayaan joogaa wuxuu i leeyahay 26 semtember maa la so gelinaa?

  • @KhadarMohamed-c9k
    @KhadarMohamed-c9k ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    255 helay allow waad na arkysay sidaan wakhti iskaga luminay
    Wakhtigii naga lumay oo bilaa yacni ah Haa nooga dhigin allow😂😂😂

    • @Xidigyare1
      @Xidigyare1 34 นาทีที่ผ่านมา

      141 helay adaaba iga sareeyo

    • @KhadarMohamed-c9k
      @KhadarMohamed-c9k 25 นาทีที่ผ่านมา

      @@Xidigyare1 hhhhhhh nio anu 30beri xiriiira isku waalay nio lacag darteeed 😅😅

  • @Subeerceshqi
    @Subeerceshqi ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sidee u eega zhp

  • @aburahmanhassan6673
    @aburahmanhassan6673 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anigu wacba ma helin sheetimhka i qatay dadaalkaygii aadka u badnaa waa khasaaray

  • @CabdifitaaxCabdi-i6t
    @CabdifitaaxCabdi-i6t ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustad waxba kuma xiranin ee sidee ogu xirtaa

  • @sharmaofficial9187
    @sharmaofficial9187 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Tonkeeper xage lagu ibiya waa ubahanahy

    • @zakariemohamed-h1b
      @zakariemohamed-h1b 58 นาทีที่ผ่านมา

      lama iibiyo waa wallet playstoreka kala so dag sxp

  • @Halimoigal-w8v
    @Halimoigal-w8v 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asxabey Hal mid iga caawiya, tokenska laysiiyey hee waye ma Total Hmstr, mise unclaimed labadas kee waye wye

  • @DabaxYare
    @DabaxYare ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daily code sida loogu qoro meesha larabo noo sheeg sxb

  • @mustafehariMUSTAFEhari
    @mustafehariMUSTAFEhari 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    136

  • @maxamudsunni6456
    @maxamudsunni6456 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustaad aniga 39maamood ayaan kujiray HAMSTER waxaana helay 417

  • @shaaficimacalinmaxamud7024
    @shaaficimacalinmaxamud7024 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    25000 kun Axl 🤲🤲

  • @mahadxasan8199
    @mahadxasan8199 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc tokens keygu waa eber 0 shalay baan kusoo biiray sidee ku kordhin karaa asxaapey qofkii yaqaano reply

  • @U.cristiano.f
    @U.cristiano.f ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xage laga eega please isheega inbadan Ayan ku jirey

  • @CiiseIsmacil
    @CiiseIsmacil ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustd hamster sidee looga xirta hada Ton keeber wallet

  • @434tube2
    @434tube2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    69775 AYAN ayan ka helay😇 Ganacsi ayan maalgashan rabaaye Afkaar halaygu caawiyo axsabay💯✋🙏🙏🙏

    • @Ladik_01
      @Ladik_01 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      War shb intee laga firiiya

  • @CapdallaCabdi
    @CapdallaCabdi ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tone kepar Ayaan ku xirte Ma is Qalde mise Waan Qadeyn karaa Hadii wax lahelo😮

  • @duuban533
    @duuban533 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sxibow cilad ayaa ihaysata qofkii icaawinka tone walet mesha lagu xiri lahaa EBI exchange marka walet maleeyahay lagala bixi karo lacagta ebi bal icaawiya rajo maleeyahay mise bas waye pls reply😢😢

  • @pro-mohamed1
    @pro-mohamed1 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    eng quality ga vedio ga aya i cajabiyay m..a

  • @youtuberooy8775
    @youtuberooy8775 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    3.5

    • @Xabuuqfilms12
      @Xabuuqfilms12 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂

  • @MaxamedcabdiHawiye
    @MaxamedcabdiHawiye ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cabdi shakuurow sxb wan u bahna inan is ticmalo balse mq aqaan sida loo samesto sxb iyo qaabka loo is timalo sxb ee iga saacid

  • @AbdikaafiCabdi
    @AbdikaafiCabdi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hamster 26 waxii ka Danbeya walalshamsi ayaan ku qadeynaa 3 month dhib iyo aan kamarnay iyo waxa ey nasiiyeyn is malaha

  • @wanaagdoonmedia2412
    @wanaagdoonmedia2412 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xagee laga fiiriya inaad token heshay plasea icaawiya waa yaabanhay

  • @UgaasMaxamedisack
    @UgaasMaxamedisack ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Catizen ka lasheegaayo inteen ka helaa ustad

  • @hassanfarhanmohamoud
    @hassanfarhanmohamoud ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustaad binance malihi maxaa xala soo jawaab mana lihi oo passport ayay kuwaydiinayan mida kale season 2 games kii ciyaarnay diamond kuheli maysid maxaa jira 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @sheekeeye369
    @sheekeeye369 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustaad X Empire inta heysatid ma suuqa lagu keena mise sida hamster naloo gaadi doona.😂

  • @caashoXasan-sq5mr
    @caashoXasan-sq5mr 27 นาทีที่ผ่านมา

    Xagee laga feershaa asxpe

  • @SyL-o9y
    @SyL-o9y ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wllka waxan rabaa wax inaa ika jahel bixiso xagee kala so xariira🎉

  • @teamlivarpool
    @teamlivarpool 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    500k 🎉❤

  • @someshorts-m1k
    @someshorts-m1k 47 นาทีที่ผ่านมา

    Waxa haystaa 290k axld❤

  • @mohaninho
    @mohaninho ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Eng exchage iguma xirna hadane 40 hmk bay i siiyeen ma saxbaa oo exchange ma ku xeran karaa hada

  • @MahamudAbdillahi
    @MahamudAbdillahi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaan codsanayaa in sxb kay oo iibsaday crypto currency casharadee lacagtiina waa laga hayaaa lkn casharkiii loomasoodirin

  • @abdirizakzak3650
    @abdirizakzak3650 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    625 k alx🎉🎉🎉

  • @MushtaaqHusein1
    @MushtaaqHusein1 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    1dolar am 0.5 intas le idaweyssa wayo wax ka filayey kama helin

  • @CabdirsaaqCabaas
    @CabdirsaaqCabaas ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Intee Laga arkaa

  • @huseinahmed5083
    @huseinahmed5083 12 นาทีที่ผ่านมา

    Ustaadow Exmpr invalid ssl sertificate proplem ayoow i leyahay maxaan sameyaa xal maxaa aha

  • @abdifatahdekabdi8191
    @abdifatahdekabdi8191 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Macallin sidii la filayay iyo si u dhaw may samaynin

  • @TufaaxMarket
    @TufaaxMarket 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anigu 700 ban helay lkn cilada jirta waxaytahay Tonkeeper ban ku xidhay lkn hada wuxu iso qoraya ebi & direct claim bu so qoraya qaybta withdrawal ka maxa xal ah

  • @_DAYAXTV
    @_DAYAXTV 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustaad waanba weynay

  • @abdifatahabdilahi6920
    @abdifatahabdilahi6920 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    571 baan helay 7 maalmood baan kujiray imisay ii noqonaysaa?

  • @abdulfetahabdulahi1302
    @abdulfetahabdulahi1302 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    499
    Only 1 week waan ku faraxansanhy

  • @ApdizamedMahamud
    @ApdizamedMahamud ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War zhp kan una dhafaybe kuwan kale yayna na dhafine ka so hadal iyago dhamystiran gemz memefi iyo kuwa wali wakhtigodu anu dhawayn casharo ka so same

  • @HaaruunMowliid
    @HaaruunMowliid 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    249 3 isticmaalayey😮

  • @muscabaxmed1048
    @muscabaxmed1048 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ani wax mahelin ustaad tonkeper baaku xirtay

  • @KABAROMAANTA
    @KABAROMAANTA 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustaad waxaa maqlay hamster qofki binance kuxeran inuusan helenin

  • @CadekaCade-d2t
    @CadekaCade-d2t นาทีที่ผ่านมา

    Saxib sidwen juheka aqbateyda

  • @AbdirahmanSahardid-m6m
    @AbdirahmanSahardid-m6m 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustaad xitaa hadi an ka hel 1$ Alle sokadi ada mahadsan 66days ku jiray 900 l isiyey

  • @MaxamedLiibanxaashi
    @MaxamedLiibanxaashi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Sxb x empire ma shqenaye mxa qaldn 😂

    • @izakanaani7658
      @izakanaani7658 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dhankaga Lee weyn

    • @MaxamedLiibanxaashi
      @MaxamedLiibanxaashi ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@izakanaani7658 It looks like some of our users haven’t been able to access the game for the past few hours.
      The issue has been fixed.
      Jump back in, grab your bonuses, and level up your Empire!
      Tlye sane so dhahen ayaga dhn kod wye hda wala xLiye dadka qare sas knoqden