Hamster Kombat Season 2 baa la shaaciyey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ย. 2024
  • Salaam
    Hada Dalbo Online Courses iyo Website Design Service
    📞 WhatsApp link wa.link/zjb442 ama +252905582875
    👉 Academy ://gellebashir.com/
    👉 WhatsApp link wa.link/zjb442 ama +252905582875
    👉 Subscribe-garee Newsletter-keena mailchi.mp/0c2...
    👉 Register Binance - accounts.binan...
    👉 Register Crypto.com Exchange - crypto.com/app...
    ✅ / gelle_bashir_academy
    ✅ SUBSCRIBE GUYS
    Gelle Bashir Academy:
    👉 gellebashir.co...

ความคิดเห็น • 141

  • @abdiqadirzanka7034
    @abdiqadirzanka7034 วันที่ผ่านมา +52

    Waqigii iiga lumay hadan Quraan Ku akhrisan laha kama shalaayeen

    • @CumargureeyCumargureey
      @CumargureeyCumargureey 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂

    • @AaminoAbdalle
      @AaminoAbdalle 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂 aaa carartaaa

    • @Mj2030hunk
      @Mj2030hunk 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wlhi waa runtaa😂😂

    • @DrIbraahim-hy7el
      @DrIbraahim-hy7el 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@CumargureeyCumargureey😂

    • @SuhybMxmd
      @SuhybMxmd 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😆 😅

  • @abdihalimosman1826
    @abdihalimosman1826 วันที่ผ่านมา +13

    Crypto oo dhan iyo wixii la xidhiidho oo dhami waa xaram halayska jiro aakhiro hala xasuusnaado

    • @liidarajo2605
      @liidarajo2605 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      FIFa aad saartay maxalaalba ayadu Soo yahuud malahan Football ka ay keeneen

    • @ninyaroowayn3260
      @ninyaroowayn3260 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      ​@@liidarajo2605 waa sidaas wlhi ilma yaroo maantoo dhan messi iyo ronaldo ayaa kana haya ayaa raba dad shaqaysanaya inuu wax kasheego

    • @Allthe0necyrpto
      @Allthe0necyrpto 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dhego iyo AF an ismaqlin umadeena somaliyeed uga kaalay wlhi... Dhowr qof ba arkaysa waxay ka digayan isla ayaga ku dhex jiran😂​@@liidarajo2605

  • @kingfaresh91
    @kingfaresh91 วันที่ผ่านมา +5

    Qofki u horeeyay ii camira ❤love ka

  • @manheru
    @manheru 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +17

    Nobody will play season 2

  • @Faysalabdiqadir2233
    @Faysalabdiqadir2233 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wlhi macalin daacad ah guulayso waxwalba dhibaato Kaiman karto dadka lama wadaago ❤

  • @drmohamedibrahimali2948
    @drmohamedibrahimali2948 56 นาทีที่ผ่านมา

    Absolutely true advice
    Geese bashir

  • @mohanke447
    @mohanke447 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Aniga dharku waa ii wada furan yihiin wlhie sxp🔥

  • @Tyr77-w4h
    @Tyr77-w4h 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ustaad kan saan filayo waa interlude ee wali weyan season 2

  • @ilwaadqurux5
    @ilwaadqurux5 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ani muudo kuu jir Waxa badaan heleya 🇩🇪🇸🇴❤️

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Guuleyso ilwaad

  • @hasanhariir4871
    @hasanhariir4871 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Geele bashiir sxb su all? Hamster kombat ma xalalbaa mise waa xaaraan I waiting for you??

  • @AyuubHassan-e6d
    @AyuubHassan-e6d วันที่ผ่านมา +4

    I'm the first 🥇

  • @cabaasxuseen7659
    @cabaasxuseen7659 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Good luck dadkii 🎉

  • @ahmeddahirlohos9004
    @ahmeddahirlohos9004 วันที่ผ่านมา

    Geele bashiir best youber

  • @Dalkiiuhiiliye
    @Dalkiiuhiiliye 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    War waxan dadka moodaya in lacag laga helayo way iska xiiqaayaan,lacag sidaa fudud laguma helee ha xiiqina

    • @Ladik_01
      @Ladik_01 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Calamka kle runtii nasiib baa ku helaaysa nio africanta iyo somalida ayaga gaajo ah moye

  • @nuurcumar-i9y
    @nuurcumar-i9y 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tank you my dear friend 🎉

  • @AbdirahmanCado
    @AbdirahmanCado 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wan basay haaa

  • @IbrahimA-l3k
    @IbrahimA-l3k วันที่ผ่านมา +1

    Macalin fadlan marka airdrop ku kusoo galo telegram wallet ka sidee looga bixin karaa ama lacag ahaan loogu badali karaa

  • @maxamudosman5154
    @maxamudosman5154 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahadsanid ustaad ❤

  • @AshwarProTeach
    @AshwarProTeach 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Season 2 Lama Bilaabin Waa Enterlode waaye

  • @MO20TV
    @MO20TV 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Utaad wixii aan shaqaysanay xagay mariiyeen ma scn buu ahaa

  • @mahadcabeey8828
    @mahadcabeey8828 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qofkasta kaar laaan ah sideee layeela walka please 🙏🏻 iisojawab

  • @MascudAbdi-v4y
    @MascudAbdi-v4y วันที่ผ่านมา

    Ok talaye😮

  • @cabdallazain
    @cabdallazain 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Balance exchange qaabka loo sameysto noo soo geli ustaadii isagoo baratocal ah mahadsanid

  • @Faysalabdiqadir2233
    @Faysalabdiqadir2233 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustaad way shegeen hamstarka dusha kuqorantahy waxad shaqaysatay odhan waxayna rabeen profit per hour 3m

  • @Saa11birin
    @Saa11birin 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadhow amey dhahan lacag kushubo si ad lacag ulabaxdo

  • @DIINTAADABARO
    @DIINTAADABARO 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka aan ka fa'iidaysan qaybtii hore Maka fa'iidaysan karaan season 2 ga

  • @wall_man7708
    @wall_man7708 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wall qofki cusub oo an hooray u dheelin hdu hda dheelo lcg maleyahy

  • @cabdicabdulaahijiis4467
    @cabdicabdulaahijiis4467 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qof iga cawiyo ma heli kara Binance inan samesto ayan raba an lacag ku shubto ustad

  • @Aisha_____Hassan
    @Aisha_____Hassan 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    intaas diamond heysataa mana ku kalsooni waaad leedahay amazing

    • @Ladik_01
      @Ladik_01 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Anagu been noshegaya asigana hoos hoos buu ushaqaysaanaya😂😂

  • @suhaybcaska2360
    @suhaybcaska2360 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Off chain and deposit, muxu kawada igu caawiya wll

  • @rinna.0099
    @rinna.0099 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wll x empire mxa hely ka so hadl plz

  • @HareedCabdulaahi-pi7tn
    @HareedCabdulaahi-pi7tn วันที่ผ่านมา +1

    First comant

  • @SahraDaahir-u1e
    @SahraDaahir-u1e ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wllo markaa hadleeso hadalka ayar ukala dhig dhig🙏

  • @ÇiAi-c7d
    @ÇiAi-c7d 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Rocky rabbit kaso hadaL🐰👍

  • @Mogadishu23
    @Mogadishu23 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaan ubaahanay Course CRYPTO AH

  • @mahadcabeey8828
    @mahadcabeey8828 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qofkasta kaar laaan ah sideee layeela walka

  • @marwahabdalla4710
    @marwahabdalla4710 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wll Toonkeeprki Igu xidhna wuka saarye e

  • @somali_tech_275
    @somali_tech_275 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Zxip direct inaad kula baxayso ayaa lagusoo daray ee kasoo hadal

  • @Mj2030hunk
    @Mj2030hunk 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Galadhan wey nawaalen anagey raban iney namashquliyaan wlhi 😢

  • @saacidabdullahi2871
    @saacidabdullahi2871 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustaad adigoo raaliya hamster kombat kii season 1 ma aanan ku xidhan wax wallet ah so makasabar baa lacagtii aad shaqeysatay tusaale aniga hada 20$ ayaan shaqeystay mana ku xidhmayo iiso jawaab ustaad thanks❤

  • @SaedMohamed-r6w
    @SaedMohamed-r6w 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    6 bilood baan ku jiray 725 hmstr bay isiiyeeen

  • @Xabuuqfilms12
    @Xabuuqfilms12 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War nio waa laqeybiya ee soo fiirso

  • @suadmohamed3360
    @suadmohamed3360 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadkaan kii hore ciyaarin imnka ma bilaabi karaan

  • @XaliimoAxmad-wt5du
    @XaliimoAxmad-wt5du 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa kha maar xaaraan weye

  • @NimcanibnuSmail
    @NimcanibnuSmail 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka khayaanada waday ee laga closed gareeyay mxay samynayaan wakhti badan wuu kasoo Galye mxaa xal Ah please feedback is a important give me chance and feedback me

  • @Hagardiid1000
    @Hagardiid1000 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka ladiiday iyo dadka laqaatay sidee lagu ogahaa ustaad lacagahana intee lasoo dhigaa dadka guleesaty

  • @CabdicasiisDaahir-i7q
    @CabdicasiisDaahir-i7q 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustaad waxaa jirta in aan Toonkeeper ka ku xidhay Maalin Hore HamsTer_kombat_ka lakin Hadda maku xidhan Aniguna kama furin Hadda qaab aan ugu xidhaNa waa la.ahay sababToo ah wxuu ileeYaaHay 21/September/kadib wax wallet ah laguma xidhi karo

  • @ahmetbahnan
    @ahmetbahnan 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustaad ilaaa imisa ayuuu soconayaa daimondku mise hamster oo dhanba 26 seb ayaa u danbysa

  • @JIMCAALEMUUSHassan
    @JIMCAALEMUUSHassan วันที่ผ่านมา

    Thanks wllo

  • @GalaD10
    @GalaD10 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Game ka hexe puzzle qaabka aa udheesay saas maaha

  • @abdulahihassanjimale8149
    @abdulahihassanjimale8149 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    hda maxaa sheegto laga faaiday

  • @Zaethirsi
    @Zaethirsi 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wan wada qatay anigu xalay wixiiba wan wada furtay skins ka

  • @xamsemohamet9999
    @xamsemohamet9999 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Eng wallet kaan ku xidhay waa layga saaray hadda waa iga bilaa wallet waana la wada qaadee maxaan sameeya bal ila wadaag

  • @Yahye___yonis
    @Yahye___yonis 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xagee laga soo dagsadaa

  • @OsmanChannel-6537
    @OsmanChannel-6537 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    GEELE WAXA JIRA WAX LA CHEATING BAD CARD OO LAGU WAAYAYO LACAGTA AIRDROP KAN

  • @LiibaanLiilove
    @LiibaanLiilove 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Zxp se lo so dagsadaa

  • @hanaomar5432
    @hanaomar5432 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustaad waxaan ilaway in aan account ku xidho bybit lkn maan buxin I'd card bybit maxaan samiya sidee ton keeper igu xidha

  • @Mohamedgafdiid
    @Mohamedgafdiid 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bulshada soomaliyeed uma bisla fursadaha ka jira Internet dadka inoosoo gudbiya arimahaan oo kale aan taageero Dhalinyaro mahadsanid ustaas geele

  • @burdibixasanjamac2820
    @burdibixasanjamac2820 วันที่ผ่านมา

    Nio maxay ku xiran thy in ad waldkaga u dhaqaaaq sameyo miya laga raba

  • @AbdicazizWali
    @AbdicazizWali 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Blum airdrop cashar nooga Soo samee zxp

  • @maxameddahirmaxameddahir4703
    @maxameddahirmaxameddahir4703 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nio wxa muhimka ka hadal wallet Kaso hadal bro

  • @maxamedManuel
    @maxamedManuel 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Macalina ❤blum ka soo hadla

    • @saalaxmacalin6655
      @saalaxmacalin6655 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Blum waa Xaaraan wll Shirkad khamri baa leh, Culimada way kadigeen.

  • @FAGAARESHOW
    @FAGAARESHOW 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lacagtii hore een shaqaystay meeday aduu youtube baad tahay ina lagu daawado uun baad doonaysaa

  • @sahroruuni7158
    @sahroruuni7158 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Side lactaa logala pxaa

  • @AbdiqaniMohamed-h3b
    @AbdiqaniMohamed-h3b 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lacag Malaga sameyaa😊

  • @FARXAANCAYDIID
    @FARXAANCAYDIID 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War nio ma account ayaa ku xirtaa hada yaa laga yaacine

  • @XajiAbdi-d2i
    @XajiAbdi-d2i 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sxp binance banan ku xidhan markii hore sidoo loo xidhan karaa iminka

  • @mk-ln9it
    @mk-ln9it 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    X empire kasoo hadal ustaad

  • @MubarakJamal-s1c
    @MubarakJamal-s1c 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustaad waxani ma runbaa

  • @Ruuney1212
    @Ruuney1212 วันที่ผ่านมา

    Lkn kii hore warka sugaynee ustaade cheating dadka ku dhacay zero ma uso bixi mise wax ba jiro yacni ani cml hal mar lee fure yaal qaate intaasba dhib ikentay😢😅

  • @AmiinZasio-w8p
    @AmiinZasio-w8p 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nio day gaygu waa 0 lacag ma helaya mise sidaasay igaga gubatay miya

  • @aminahme8477
    @aminahme8477 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc wll gelle bashiir lacagtii hamster kombat way iisoo dhigeenee sidee loogala bixi hadaba
    Iiisoo jwb frntaydaa zxb

    • @nashmimahdi7790
      @nashmimahdi7790 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      marka hesho iso sheg😢

  • @kunciilofficial638
    @kunciilofficial638 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haa aniga saka ayan arke teda kale anu wan ka quustay qabka lacagta logala baxo macaln😢

  • @ahmeyxavi4311
    @ahmeyxavi4311 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bro anigoo waxba ku xeran ayuu iga tagay season 1 mrka lacagti iigu jirte sideen u heli kraaa hadhow

    • @Ladik_01
      @Ladik_01 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wali wkaa gadhaa tonkipeer ku xiro

  • @DuniyoTahani
    @DuniyoTahani 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    telegram ahaan ayuu igu shaqeynaa app ahaan ma helin pro maxaa xal ah

  • @sahraramos9421
    @sahraramos9421 วันที่ผ่านมา

    Hamester

  • @raafidabdi2233
    @raafidabdi2233 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Geelle sow madheheynin mar kale kamasoo hadlaayo iyo scam waaye 😂😂

  • @xafsamaxamed3344
    @xafsamaxamed3344 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walal wallet ka wanka ilabay maxan sameya

  • @mustafehasan1799
    @mustafehasan1799 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustaad EBI account ayaan istcimaalay markaa Hamsterki ayuu diidayoo ID ga inaa ku qoree

  • @xafsamaxamed3344
    @xafsamaxamed3344 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walal wallet ka iga caawi

  • @AmiinIbrahim-q5n
    @AmiinIbrahim-q5n 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sidee account loga samesankaraa

  • @bashiircabdalle644
    @bashiircabdalle644 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Geelow dadka ay usoo qoreen cheating is bad kwran😂😂

  • @maanrizakofficial150
    @maanrizakofficial150 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qofkii hmster dhaafay waxa jira FOXS airdrop cajiba oo hda trendin ah kuso biir comment ugal🎉

    • @AshwarProTeach
      @AshwarProTeach 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😊 tell us

  • @hoodo667
    @hoodo667 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gas fee tonkeepar sida loo samaysto kasoo hadal

  • @BahjaapdallaYaasin
    @BahjaapdallaYaasin 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wallet sidaa ugu xirtaaa hda maogolaba

    • @sumisorry6078
      @sumisorry6078 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sorry

  • @Xalimo-z4t
    @Xalimo-z4t 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anigu wan ku xirty wallet 😢😂

  • @abdirahmaandawlad6928
    @abdirahmaandawlad6928 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🎉

  • @threedays7586
    @threedays7586 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    34 skins xalay free lagu qeybinayay Wn ka faideysty kuli wan qaaty

  • @mattanmusic1241
    @mattanmusic1241 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hmstr ✅✅✅✅✅

  • @maankagraphicdesigner22
    @maankagraphicdesigner22 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waxaa kasoo hadashaa x empire haday macquul tahy

    • @Gooni17pr
      @Gooni17pr 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      30 ka soo baxa

  • @Adangasi44
    @Adangasi44 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🎉🎉

  • @skills-lx9du
    @skills-lx9du 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Saxiip calamada digniinta iga saaran😂

    • @Ladik_01
      @Ladik_01 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Cheating is bad baad smeysa mrka😂

  • @manohagio4987
    @manohagio4987 วันที่ผ่านมา

    Season two adeg waye 😂😂

  • @Madaar13
    @Madaar13 วันที่ผ่านมา

    ❤❤

  • @mahadcabeey8828
    @mahadcabeey8828 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Malabixi kara

  • @faizarashid9972
    @faizarashid9972 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qebta dharka laga badalaayo kuli free iiyahay

    • @saalaxmacalin6655
      @saalaxmacalin6655 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Iskumid nahay, Arday daacad ah nahay❤ tuugtaa laga xidhay Abayo.

  • @Farxaanibrahim-m4d
    @Farxaanibrahim-m4d วันที่ผ่านมา

    First📌

  • @thiag1066
    @thiag1066 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    1,164 token isiyen😢

  • @KIDOXGAMING
    @KIDOXGAMING 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sual binance malagula bixi karaa hamster mid baa igu dahay makula bixi kartid 😭😭😂

  • @aminamohamed6870
    @aminamohamed6870 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadkii aad qayaantey ee aad dhahdey scam waayo maxey dareemayaan mideeda kale mesha aad garaaceyso wali waayo gameka unbaa la dheelayaaa saa ola soco